Bye Bye Mogadisho 🇸🇴 || Qiyaas Wadanka Carabta Ah Ee aan U Safray Markii Iigu Horeesay……

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 321

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 วันที่ผ่านมา +79

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😭

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 วันที่ผ่านมา +2

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @mariyamaxamed7324
      @mariyamaxamed7324 2 วันที่ผ่านมา +1

      Scw

    • @Fatmachannel-kf8
      @Fatmachannel-kf8 2 วันที่ผ่านมา

      صل الله عليه وسلم ❤

    • @ShacniQurux-bb9mo
      @ShacniQurux-bb9mo 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maasha allaah nabad gaara

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 2 วันที่ผ่านมา +40

    Wll ku sali nabigena muxamed scw

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 2 วันที่ผ่านมา +1

    Inshaa Allah waa xaramka illaahay ❤waana ku qasbantahay waayo mar hadii illaahay wax ku siiyay caafimaadna ku siiyay waa inaa Cimro Aado walow Xajka ka weyn yahay hadana waa Ajar iyo Jeclaan Aad ku jeclaaneyso Xaramka illaahay iyo Rowdada markaad mar Aado waad ku noqnoqonaysaa illaahay Amarkiis Anagana illaahay hanoo kaso,Adigana Allah haku garansiiyo 🤲🤲🤲❤️😇🙏

  • @maherfarah2838
    @maherfarah2838 2 วันที่ผ่านมา +8

    Queen of cooking in whole somalia
    Chief Nasra abdulqadir Ahmed (Nasra Abtidoon )
    Go ahead sister, wherever you go
    Insha Allah
    We are tagerahaga mar walba
    ❤❤🙏

  • @nalkamohamed8802
    @nalkamohamed8802 2 วันที่ผ่านมา +16

    Masar waaye ❤❤❤❤ love ii sara

  • @SabirinYusufAhmed
    @SabirinYusufAhmed 2 วันที่ผ่านมา +27

    صلي الله عليه وسلم

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj 2 วันที่ผ่านมา +9

    Nasroy dhib malahan meel kasto aad ku gaarto 1m ka farxadi waa isla farxadi inkasto xamar kusii wacned kusii qurux badned meel kasto aad ku gaarto we can't wait 1mka nasra abtidoon 👸🏻😩❤️💋

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr 2 วันที่ผ่านมา +19

    Haa kuwada sallino Nabigeena❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 วันที่ผ่านมา +6

    Alxamdulillah abayo
    Ku so dhawow Istanbul
    Horumar wacan❤️💖

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 2 วันที่ผ่านมา +7

    Gabadha aan gaarsiino 1m guys

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +46

    yahuuda allaha jabiyo falastiin oo xorowday ilahey hana tuso

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 วันที่ผ่านมา +3

      اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@QueenMuniiza شکرن

    • @Beru700
      @Beru700 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaa Dan ah ee kugu jidha xoraynta falastin?

    • @maowali6725
      @maowali6725 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@Beru700Walalalaha waa

    • @Beru700
      @Beru700 2 วันที่ผ่านมา

      @@maowali6725 maya waad qaldan tahay .
      Carabta iyo yuhuuda 💯 100 waxa fiican yuhuuda .
      Labadaba aniga la so nolaaday .
      Carabtu waa daalimin gumaysiga xaqdara iyo cunsuriyada ayay caan ku yihiin halka kuwo yuhuuda ah aanad hal eray oo xuman ah ku maqlayn .ixtiramka wad yabaysa marka ay kula jogan ama aad wada shaqaynaysan

  • @AsmoAbdirazack
    @AsmoAbdirazack วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah hadii an isku dayo saudia🇸🇦🇸🇦

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah safar salaam nasra qurux abaayo 🎉🎉🎉😊😊❤❤❤

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd วันที่ผ่านมา +2

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +6

    xisbullaah guul

  • @raxmomaxamed6848
    @raxmomaxamed6848 2 วันที่ผ่านมา +7

    Safar salaama nasro meeshaad rabto allha nawad hakugu geeyo❤❤ mss turki😂😂😂

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 2 วันที่ผ่านมา +3

    Gabar Cadaado la kullan haddii aad Masar tagtay Nasra qurux ❤

  • @AmiinIbraahim-ij5ur
    @AmiinIbraahim-ij5ur 2 วันที่ผ่านมา +3

    EGYPT WELCOME ABYO❤

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allaah guul wacan quruxey ❤

  • @fadxiabdulahi123
    @fadxiabdulahi123 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mnsha alah nasra horay u soco abayo🎉🎉🎉🎉

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah safar salam ❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah nasro abtidoon Allah ku xifdiyo

  • @fowsiyokhaliif9645
    @fowsiyokhaliif9645 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qadar waaye samideyda nasro aa ley dhaha is ku magac aan nah nay❤❤❤ my love nasro abtidon

  • @RadiaAden
    @RadiaAden 2 วันที่ผ่านมา

    I am the first to watch 😮😮😮 what a record ❤❤❤❤ love my sister 😘😘😘 love from 🇩🇯

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo วันที่ผ่านมา

    DUNIDA WADANKA UGU MUDAN IN LO SAFRO AYAT
    UU SOCOTA MCLMT 🇸🇴
    Q💕L💯ABTI DOON ALLAH HAKU BARAKEEYE🤲🤲🤲.

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh masr ku sodhawaw walshy nasra

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 วันที่ผ่านมา +1

    One million waa gaarsiin waydeen gabadha intay wadankeeda joogto

    • @MunoXasan-vf7zt
      @MunoXasan-vf7zt วันที่ผ่านมา +1

      Hada wan milayan may utagtey masar😂😂😂

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 วันที่ผ่านมา

      @@MunoXasan-vf7zt mooji

  • @TapPlay-x1p
    @TapPlay-x1p วันที่ผ่านมา +2

    مصر أم الدنيا

  • @NaimoDagan
    @NaimoDagan วันที่ผ่านมา +1

    Masar wankugu soosheegeyna xabibti ❤❤😢😢

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nasray mar un wan ku arki dona safarna wa isla qalidona insha alah abayo hurmar wacan

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صل وسلم وبارك علی نبینا محمد

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 วันที่ผ่านมา +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @SumayoAbdirisaqCiise
    @SumayoAbdirisaqCiise 2 วันที่ผ่านมา +4

    ALLAHA KUNABAD GEEYO❤

  • @wllkuzabamaxamed6132
    @wllkuzabamaxamed6132 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wllahi wanku jeclahay Nasra 😢❤

  • @laylaamiin9867
    @laylaamiin9867 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc xabibti manta waxad u safraysa Qahira/Masar sida an u malaynayo Safar salaama Allaha kugu geeyo, Amaana Allah iyo Amaana Rasuul inshallah 🙏 ❤️ ♥️ 😀 😄

  • @faizafilzan
    @faizafilzan 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    See wyeh Nasra Ineee egypt tahy weeba cadahy ninka agtaada Ka hadlaayo Lahjadiisa Fahmay❤😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah ❤❤❤ nasro abtidoon 🎉🎉🎉 guuleso Insha Allah my queen 💞💞💞👑👑👑👑 well-done 👌👌 update no ahaaw you tube shaqa rabaa

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masar

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +3

    xuutiyiinta guul

  • @adenhassan86
    @adenhassan86 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saudi Arabia 🇸🇦

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 วันที่ผ่านมา +7

    6:50 wllhi waan gartay fiiri anoo hal comment fiirinin baan dhahay Masar miyaa omg

    • @zuzumoha8844
      @zuzumoha8844 วันที่ผ่านมา +1

      Diyaaraday ba ku qoran thy...😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 วันที่ผ่านมา

      @@zuzumoha8844 diyaarad ba ma fiirinin 😂

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 วันที่ผ่านมา +2

    Turkey imaatay snapshat kala socday adoo muqdisho joogo ooga wn baa ku wareeray gorme baxday is dhahay oo noqotay 😅

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr 2 วันที่ผ่านมา +2

    Safar salaamo walasheen❤

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 วันที่ผ่านมา

    Safarkan gudahiiisa 1M i.a🎉🎉🎉

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa allaah

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 วันที่ผ่านมา

    1 millyan subscribe Waad Gaaraysaa insha allaah

  • @HafsoMuhudin
    @HafsoMuhudin วันที่ผ่านมา

    M.a. Allaha. Safar salaam nasra qurux. Abaayo. ❤🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @SaadaAden-u1k
    @SaadaAden-u1k 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Egypte 🇪🇬

  • @YUSROGUREY
    @YUSROGUREY 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Welcom masar

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hdaa gob thy abyo 50dollr 😢😢😢 igu qaado wlhi si deg deg buu alle ku so Galina ka badn

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 2 วันที่ผ่านมา +1

    7 jeer ayan masar tagay waa meel shidan Walahi Nasra markan ka so tagay masar miya imanee 😢😢wan ka xumahay 8 bilod ayan jogaa masar wan u xiisay 29/9/2024 ka so tagay 😢

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 วันที่ผ่านมา

    Dhib malahan 3dabiloda simistarka kudhiman iskasodhameso jamacadada
    Qalinjabinta iyo 1m aa xaflad weninbadan muqdisho lagugu dhigaa❤❤
    Taransi lemakuehed

  • @AbdishakraAbdalla
    @AbdishakraAbdalla 2 วันที่ผ่านมา +3

    Anaa ugu horeeye

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 วันที่ผ่านมา

    saudi arebia cimra usocota nasra cadey ❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedmatheyhassanow1648
    @mohamedmatheyhassanow1648 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qatar wayee

  • @Labwa313
    @Labwa313 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa qatar ayaan umalayna.

  • @MunoCabdimaxamad-q8t
    @MunoCabdimaxamad-q8t วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @falisa576
    @falisa576 2 วันที่ผ่านมา

    Safar salaamo Allaha ku yeelo eedo
    Mcnto meel kasta ad tagtana
    Allaha kugu xafido

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r วันที่ผ่านมา

    Mashaallah 🎉🎉🎉

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 วันที่ผ่านมา

    Cairo Egypt 🇪🇬

  • @MiinaAhmed-so3yr
    @MiinaAhmed-so3yr วันที่ผ่านมา

    Waa 🇪🇬 Egypt

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 2 วันที่ผ่านมา

    Safar salamah Nasra ❤❤❤❤

  • @nagiibibraahim1483
    @nagiibibraahim1483 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUADI ARABIA

  • @user-eb3cm3uf9c
    @user-eb3cm3uf9c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Safar ka kaa bartaa ano sariirteyda dhaafin😂😊

  • @farxiyacali9727
    @farxiyacali9727 วันที่ผ่านมา

    Masr umi dunya❤

  • @KawtherAbdi6
    @KawtherAbdi6 2 วันที่ผ่านมา +1

    Abu dabia wadankaas wadanan maka yeeleeyno😂❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 วันที่ผ่านมา

    Safar salama walashay
    Waxaan u malaynayaa Qatar❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 วันที่ผ่านมา +4

    Airport dhexdiisa lu ka shaqeeya dadka safraaya uu geeya terminals airport

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  2 วันที่ผ่านมา +1

      Wan ogahay abyo wan iska kaftanaye lee😂

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc nasrai save journey sis ways your best friend ismahan dahir gacma dahab

  • @fahimasheik8945
    @fahimasheik8945 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dubai ❤

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 2 วันที่ผ่านมา

    Mashalaah masar maxad usocota ha bo

  • @AmaalSaalah
    @AmaalSaalah 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahow diyarad koraa waa u baahnahaye😢😂

  • @Qalbidheeman45
    @Qalbidheeman45 วันที่ผ่านมา +3

    Mansha alaah nasro safar qeerq😊abo ma😊can badan

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 2 วันที่ผ่านมา

    Carab maxaadka faaidaysaa israa,il hosteda fadhiya marastodina ku qoslaya gumaadka lugu hayo waa team alidheere

  • @Istaahil-h9s
    @Istaahil-h9s 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar aduunka ugu jclhy

  • @LeyloAhmedAbdi-t1e
    @LeyloAhmedAbdi-t1e วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo nasro adiga ayaa Masar Trans ku aheed airport kooda sidee waaye yacnii meel xun miyaaa

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 วันที่ผ่านมา

    Egypt

  • @fowsiyokhaliif9645
    @fowsiyokhaliif9645 วันที่ผ่านมา

    Qadar

  • @Asadyaasiin
    @Asadyaasiin 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc xbbty setahy adiga iyo caruurtaada horey usoco waxaad usucotaa masar

  • @Fuluussead
    @Fuluussead วันที่ผ่านมา

    Qatar 🇶🇦 ama Emirates 🎉

  • @ShukraanWardheere-gz3zc
    @ShukraanWardheere-gz3zc 2 วันที่ผ่านมา

    Walhi waxaan qoyaasay saudia🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 วันที่ผ่านมา

    Sxp qadar

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 2 วันที่ผ่านมา +1

    Diyaaradaa ku kashiftay waa masar

  • @منىمحمد-ف1ش1ص
    @منىمحمد-ف1ش1ص 2 วันที่ผ่านมา +1

    Abu dubai welcome 😂

  • @NaimoDagan
    @NaimoDagan วันที่ผ่านมา

    Masha alah ❤❤❤

  • @shushushushu1451
    @shushushushu1451 วันที่ผ่านมา

    Malaysia 🇲🇾 gor me ade nasro 🎉

  • @nimcoyousuf6606
    @nimcoyousuf6606 วันที่ผ่านมา

    Nasra intaa aanad tagin maa koko la sii kulantid 😢

  • @Farax-e8m
    @Farax-e8m วันที่ผ่านมา +1

    Cairo anaka jogna maxa no dhaftey😂

  • @ibraahim.143
    @ibraahim.143 วันที่ผ่านมา

    LUQMAAN AWEY SHPKEEY WAAYEH NINKAAS ISU MEEL DAGANHEE

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 2 วันที่ผ่านมา

    Wow diyaarda ka arkay waa masar 😊

  • @qmaalim1687
    @qmaalim1687 วันที่ผ่านมา

    Masr ama emirates

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 วันที่ผ่านมา

    Safar salama❤

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah

  • @rahmaHussein-g5i
    @rahmaHussein-g5i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masaru waye qali❤

  • @dahrandegen9789
    @dahrandegen9789 2 วันที่ผ่านมา +1

    Emirat ama masar

  • @Akp83366
    @Akp83366 วันที่ผ่านมา

    Waa Masar

  • @SafaaDahir
    @SafaaDahir 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masr waaye

  • @IqroSayd
    @IqroSayd วันที่ผ่านมา

    Nasraaay masar usocota diyarada la arkaaa 😂

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 2 วันที่ผ่านมา

    Safar salam habo ❤