NASRA ABTIDOON IYO GABAR TURKI AH OO TARTAN BAASKIIL WADIS AH ISKU BAXAY YAA BADIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 394

  • @quruxsaninagobaaf1284
    @quruxsaninagobaaf1284 2 ปีที่แล้ว +174

    walaalahay iso duceeya ilaahay awlaad inu isiyo salaada igu so duceeya please 🤲😭😭😭

    • @deqocusmaan9222
      @deqocusmaan9222 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha ku siiyo oo laad bariya

    • @anabbintuadawa708
      @anabbintuadawa708 2 ปีที่แล้ว

      ALLAHA Kusiyo Owladh salixin oo Bariyal ah

    • @anabbintuadawa708
      @anabbintuadawa708 2 ปีที่แล้ว

      AMIIIIIN AMIIIIIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Zuldanzomali
      @Zuldanzomali 2 ปีที่แล้ว

      Aleh hku siiyo awlaad aad ku Faraxdo

    • @samiiroahmed9908
      @samiiroahmed9908 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakusiiyo kuwo barakaysan wllo😊

  • @JohnJohn-im3zy
    @JohnJohn-im3zy 2 ปีที่แล้ว +12

    Nasra abtidoon waa gabadh one in a million ah walhi. Wax walba wey ku fiican tahay gabadhani masha Allah. Akhlaaq, diin, Asturias, kaftan, qurux, dadnimo, hooyanimo, ixtiraam. Maasha Allah ma wadi Karo she has a lot of qualities that many lacks. Walashay noolow

  • @ahmedosman4648
    @ahmedosman4648 2 ปีที่แล้ว +30

    waad guuleysatay haddiiba adigoo goor Dhaw bartay aad sidaas u wadeyso Maasha 'Allah

  • @zeefarida
    @zeefarida 2 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah, naag iyo nuss Nasriina qurux. Always love to watch you, on snap, tiktok, Facebook and now on TH-cam. 😂 what a fans am I!

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allah, Wad dadaashay walashay
    Waxaan noo tahay qof ku dayasho mudan❤️

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 ปีที่แล้ว +62

    Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤

  • @ladnamaxamed7440
    @ladnamaxamed7440 2 ปีที่แล้ว +5

    Ala nasraaaay waaan kaayaabay anuuu baaskiilna maad fuushay waa Another level

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 ปีที่แล้ว +18

    masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰❤

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waan jeclaa inaan turky aado oo aan wax kasoo barto
    Lkn familkayga kama tagi karo✋🥺

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 2 ปีที่แล้ว +15

    Nasro hyati keep goin❤

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +15

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔💔

  • @fadumakherow4902
    @fadumakherow4902 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah tabaarakallah keep going waaba igu dhiragalisay balan waye in aan Barto Switzerland Ayaan joogaa waa in aan caruurtayda la tartamaa

  • @tofytisa6576
    @tofytisa6576 2 ปีที่แล้ว +16

    That must have been Soo much fun.

    • @munasmax9808
      @munasmax9808 2 ปีที่แล้ว

      M.sh allh tabaraka llaah urusoco wllo

  • @ilkacasguure1287
    @ilkacasguure1287 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan zafar unahay 1m allaha nagaarsiiyo hadaa nahay fmly nazra abtidoon🇸🇴✔️😍💟

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏

    • @Ssacuudiya
      @Ssacuudiya 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Nasra masha allah abaayo maalin walba ayaan ku shaqo tagnaa baaskiil Holland inlagu keeno waaye mar insha allah

  • @maxamedcabdidaahir1590
    @maxamedcabdidaahir1590 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow ilahay isha dadka kale hakaa ilaaliyo abaayo saayid aadba lugaha udhaqadhaqaajisay dadkaas sidaad uwaday umaba wadi karaan💞💞💞💞💞

  • @all4389
    @all4389 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo muhimada maahan qofka badinaya muhimada waa inaad haweysatay o u babac dhigtay qof 12 jir kuso bilaabay inaad la' tar,tanto masha'allah wan ku jeclnahay walashen na la'dhalatay allah SWT haku xafido hana ku barakeyo guulo badan gaar aameen🤲😍😍💕🤍

  • @ayancali2265
    @ayancali2265 2 ปีที่แล้ว +5

    Masah allah abayo mcnto allah ku xifdiyo 🥰🥰🥰🥰

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @zamzamahmed4379
    @zamzamahmed4379 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah queen always queen
    Inaad waxkasta isku daydaa waa karti hadii markan lagaa badiyey markale ayaad badin guuldaradu waa furaha guusha sis Allah haku sharfo xabiibati waan ku wataa inader

  • @fartunabshir3518
    @fartunabshir3518 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah nasra is funny 😄😄😂😂😂 alle ha Ku daayo abayo ❤️❤️👑

  • @huneydawarsame171
    @huneydawarsame171 2 ปีที่แล้ว +22

    Queen always queen ♥️🥰

  • @muuna8
    @muuna8 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nasraay waa iska baran doontaa caadi matihid ilaahay baashalka hakuu siyaadiyo.

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nasra abtidoon waa qof qalbi wanagsan allah haku barakeyo wll qlli 🤲❤❤❤

  • @mariamahmoud1743
    @mariamahmoud1743 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah rabi haku xafido wllshey nasra

  • @asma44543
    @asma44543 2 ปีที่แล้ว +7

    Abayo waxan kaa codsanaa inaad noo soo gelisid cake fudud😍😍😍

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 ปีที่แล้ว +7

    Fantastic wye sas lagaa rabaah
    Seni de tebrik ederim nasra🤩🥰💙

  • @amiiroahmed9286
    @amiiroahmed9286 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasra wlshei qlpiga ka jeclhY baaYo ina kula kulmo rajYnaa from puntland 🇸🇱❤💋👸

  • @yusromohamed7156
    @yusromohamed7156 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 😘😘 allaha kuxafido Abyo 💝💝❣❣

  • @yurubfamily4500
    @yurubfamily4500 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaalahay somaliyeed waa hoyo somaliyeed isòo boqda mahadsanidin

  • @hiigsiofficial401
    @hiigsiofficial401 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah anaa hollan ku wadijiray wllhi wax kala marabtid adeega ku doon caadi mahan school ayaan ku aadijiray

  • @muslimabile3700
    @muslimabile3700 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allaah abaayo👏🌹👑

  • @ruwaydocraxmaan6184
    @ruwaydocraxmaan6184 2 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo nasro take care 🖤🔗

  • @ayanwarsame9388
    @ayanwarsame9388 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wllsh mcn ❤

  • @ubahnoor9852
    @ubahnoor9852 2 ปีที่แล้ว +2

    Tabriiik nasrooo hhhh mash allah keep going dear sis ❤

  • @cabdifatah2117
    @cabdifatah2117 2 ปีที่แล้ว +19

    Waw abayo nasra abtidoon qof dadaal badan aya tahay hambalyo abayo masha Allah anagoo yurub jogna maba baran caruur dhalid iyo caruur koris aya meel la fadhina kkkkkkkk nolosha in la dadalo ayey ku ficn tahay waxa ahay gabar hore u soco lov you ❤

    • @maryamahassan377
      @maryamahassan377 2 ปีที่แล้ว +1

      Mxaa magaca ragga kugu qasbay inaad ku qorato adoo gabar ah huuno igana raali noqo

    • @ictimaadibraahim6165
      @ictimaadibraahim6165 2 ปีที่แล้ว +3

      Lagayaabe in xaajigeeda la isticmaalayso wanaaga ka fiiri u khtii

    • @maryamahassan377
      @maryamahassan377 2 ปีที่แล้ว

      @@ictimaadibraahim6165 shukran uktii mcquul🙏

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 2 ปีที่แล้ว

      Ilmhaba korisey rabaan abaayo naagihii soomaaliyeed caruurtii halaga rooro ay taagan yihiin ilmaha hadii la dhaho koris ay rabaan

    • @cabdifatah2117
      @cabdifatah2117 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimaahmed4226 my abayo qof ilmahiisa ka roorayo ma jiro sas ha u qadan walasha

  • @shukriabdi1083
    @shukriabdi1083 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw qalanjo qordheeeeer my sister 😊👍👍😍😍❤️😍👑👑 queen 👑👍😘😘😘😘😘😘😘 nasra cadey

  • @sahrinamukhtar382
    @sahrinamukhtar382 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa dadashay nasraay

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister Nasra Abtidoon waw waw ViVa keep going sister siqirux nadan bad u wada ado ku cusub . I will try. My favorite Bicycle 🌹🌹🌹🌹🌹👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️😀😀😀😀😀👍👍👍👍👍🇩🇯🇺🇸 asaxab tada wan salamaya

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👍❤️❤️❤️

  • @MuscabCade-sz6xk
    @MuscabCade-sz6xk 2 หลายเดือนก่อน

    Kkk takbiirla

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha Allah wllhi waa dadaashey tookada xigta adaa badino

  • @nasridayib6772
    @nasridayib6772 2 ปีที่แล้ว

    M.allh nasra abtidoon big fun

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah😍😍😍👍👍

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah nasra 🥰🥰🥰

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🥰 baskiil waa exercise buuxa

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabaraka sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sawdamahamed8418
    @sawdamahamed8418 2 ปีที่แล้ว +1

    asc wlshay nasra wan kusalaaamay aadban kuuu taageeraaaa hor mar wacan abaaayo❤❤❤❤❤❤

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 2 ปีที่แล้ว +2

    mashallah nasra Allah ha Ku xiftiyo horusoco👍🏼

  • @Maoamiias7783
    @Maoamiias7783 2 ปีที่แล้ว

    Alle ku xifdiyo wax kasto jceshay ku Gulayso Baayo mcn

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 2 ปีที่แล้ว +1

    Masaha Allah Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Nasra💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @filisbintuulusow3288
    @filisbintuulusow3288 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlhi gabar adag baa tahay abaayo wn ku hambalyeyna aniga ani jarmalka baa joga wn jeclay lkin wn bara wayay

    • @anisabeela7806
      @anisabeela7806 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhowrmar isku day abyo wad baranee

  • @jimcaale_baadiye
    @jimcaale_baadiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkii baaskiilku markuu dhacay th-cam.com/video/v_U4zUX2dd0/w-d-xo.html

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 2 ปีที่แล้ว

    M.a horey u soco 🙏

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha 😍 ♥

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaad dadaashay abyo keep forward 🥰

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah nasro abtidoon dumashi beautiful gul insh Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🥰🥰

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว

    Tabriik nasra❤️❤️❤️❤️

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 2 ปีที่แล้ว

    I love your content

  • @mohamedosmanidel7013
    @mohamedosmanidel7013 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah beautiful 😍 tell me the name sister thanks 😊

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @halushhalush8224
    @halushhalush8224 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sister👍👍👍

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂 wad iga qoslisay nasro takbiir

  • @yaasmiinxasanmaxamed6173
    @yaasmiinxasanmaxamed6173 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah

  • @umacabdirisaq6399
    @umacabdirisaq6399 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah abayo

  • @masbalsalahchannel5992
    @masbalsalahchannel5992 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah walaahi wa hawlfican xabiibti horay usoco ❤️💯✅🇸🇴

  • @marexangirl5093
    @marexangirl5093 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa markale iyo walshen nasra abtidona obaskiil wadho 😂😂💋

  • @halimasahal5435
    @halimasahal5435 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll horo usoco

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Abaayo Nasra 1👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti wax yar ayay kaasoo hormartay 5 habeel iyo 12 years macquul maaha lkn geesiyad baad tahay hore usoco laga yaabe mar labaad ama karka 3aad ee aad la tartanto inaad ka badiso ama aad hal mar ku kulantaan macni isku mar aa soo gaadhan goobta markaa hambalyo Qaali hargaysa cadey baan kaasoo salamayaa 🧡

  • @maryanomar3002
    @maryanomar3002 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku xafido abyo

  • @Princessahme
    @Princessahme 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah horay usoco mcnto

  • @abdisalanismailabdilahi7283
    @abdisalanismailabdilahi7283 2 ปีที่แล้ว

    Keep going nasra abtidan

  • @hibomohamed3507
    @hibomohamed3507 2 ปีที่แล้ว

    Qosol igudishe nasra

  • @runahmed6393
    @runahmed6393 2 ปีที่แล้ว

    M.a habibty Allah hakufudhiyow aqriska ina ardey tahy silagugarani ardey Nima anuxisi wlh marka aqris kujirto ilmo iskaderemi

  • @ifrahgedi5686
    @ifrahgedi5686 2 ปีที่แล้ว +2

    Nasra abtidon gawar an jeclahay🥰🥰🥰🥰

  • @hodancumarcumar8165
    @hodancumarcumar8165 2 ปีที่แล้ว

    Nasra keep goin xppto

  • @ridwanademmaher2479
    @ridwanademmaher2479 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xppti aniga ayaaba ku lafaraxsan❤💯

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 2 ปีที่แล้ว +1

    Seni seviyorum nasra abtidoon

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah inaa mudo wadaysay cml aa laguu maleeyaa

  • @Quraankari
    @Quraankari 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @meyruufofficial3366
    @meyruufofficial3366 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaayo hori usoco

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobanimo abaayo

  • @ladanmohamed3941
    @ladanmohamed3941 2 ปีที่แล้ว

    M.a Nasra abtidoon Alle haku xafido

  • @hannahfarhan6109
    @hannahfarhan6109 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani somali kubrty wllahyga ibary wlhi 1 week kubrty wa xsusta 2016 ahyd ila hddana wa aqaan Somali joga wili lkin xafda kuwada

  • @ilwathahmet8770
    @ilwathahmet8770 2 ปีที่แล้ว

    Coming soon 600k❤️✊wlllzhey

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waa iska kaa jeclahay ilaahay amrkii nolol wacan xbbty aduun io aakhiroba

  • @farhiyoomar4163
    @farhiyoomar4163 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @rahmodeer6621
    @rahmodeer6621 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh nasro hor sucud Wanaag san

  • @hanaanfahad1315
    @hanaanfahad1315 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha aalah aniga kuu lamid ban aah good 👍 👌

  • @dahaboaliabdi4337
    @dahaboaliabdi4337 2 ปีที่แล้ว

    M.allah abaayo wad asturanthy yaa ku jafoowya waliga saa le u asturnaaw alle haku dhawro

  • @rahmarahmarahma1424
    @rahmarahmarahma1424 2 ปีที่แล้ว

    saan ufarxay ani inaan wado cml iifaraxsanoow abaayo

  • @mudalibali9923
    @mudalibali9923 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh qorax leyda alle hako daysto hormar wacan

  • @hassanwehliye7615
    @hassanwehliye7615 2 ปีที่แล้ว

    War nasro caadi maahan wlh masha allaah

  • @fatimaaa8140
    @fatimaaa8140 2 ปีที่แล้ว +4

    Ani 7 sano ayaa baskiil wadaa shaqada adeeg meel walba wan ku tagaa Holland ayn jooga meeshan cid walba baskiil wat watan 🥱🤣

    • @43jr57
      @43jr57 7 หลายเดือนก่อน

      Netherland waaba halka baaskiila lagasoo gaadhay 4jir ila 90jir waala wataa mar aan shqo utagay bn la qabsaday hda Belgium k wxkle ma kaxaysto 27 u eeg 17jir baan ahay alx

  • @halimah7164
    @halimah7164 2 ปีที่แล้ว

    Nasra Holland markaan baaskiilka bilaabayay baad i soo xasuusisay waad la qabsan e horay u soco

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasro you are so funny wllhi 🤣🤣🤣😅 waa iga qoslisy wllhi😅😅😅😅🤣🤣🤣

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤ ♥

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 2 ปีที่แล้ว

    Enjoooooy it Nasra ❤