Dalkan 400 oo Muslimiin ah oo keliya ayaa ku nool 🇱🇦Safarkaygii dalka Laos
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024
- Waxaad ku arki doontaa muuqaalkan aniga oo booqanaya dalka Laos, gaar ahaan Vientiane. Waxaan booqday meelaha muhiimka ah sida masaajidka ugu horreeya ee dalka laga dhisay, iyo suuqyada habeenkii ee xiisaha leh. Waxaan sidoo kale tijaabiyay cunnada dhaqameedka Lao.
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Tuk-tuks are used only by people who don't know, like tourists. Because tuk-tuks are the most expensive of all modes of transport, because they are exotic...Laotians they use mobile applications such as electric kok-kok (orange color looks like a tuk tuk only electric), loca, indrive,xanh and others...There are many companies in Vientiane, just scan their logos with your mobile
In every tourist country there are taxi drivers or tuk tuks Drivers, most of them ask more money if they know you are a tourist.
@@GeediSahan such as tuk tuk, are considered exotic and therefore they are expensive... perhaps soon they too will disappear from the streets of Vientiane, just like the hair-pedal rickshaws that disappeared from the streets of Vientiane 30-40 years ago...for example, Korean companies electric kok-kok (they look like tuk-tuk, only they are all new electric, perhaps you have seen them on the streets of Vientiane, orange colors, electric)...yes tuk-tuk drivers, they work for themselves, not for a company, like electric kok-kok drivers who do not work for themselves and only get a salary (6,000,000-7,000,000 kip per month is their salary)
@@GeediSahan there are Korean companies Electric Kok-Kok (similar to tuk-tuk only orange colored electric), there are Laotian companies LOCA, there are Vietnamese companies (Xanh), there are Chinese companies and others... there are many companies in Vientiane, and they are much cheaper compared to tuk-tuks, and at the same time they are more comfortable, and because all the cars are new and the drivers undergo a customer service course....you just need to scan their logo on your phone
@@GeediSahan You should go and make a video of "Vientiane Museum of Contemporary Arts". It has a huge collection of wooden items and paintings from different historical and ethnic groups of Laos. It's very beautiful, although you have to pay for admission.
GEEDI SAHAN
Waxaad tahay you tuberka Soomaalida ugu fiican .
Xaga diinta ku taraafala.
Marka sidaada ahow.
Allaah ku xidhnow.
Muusiga naga daa.
Nashiido geli.
Wuu kuu barakoobayaa.❤
Waano wacan
Waxaad tahay kaan ka daawado Soomaalida taraafasha.
Laakiin hays bedelin. diinta ilaasho.
Muusiga dhexda nashiido ku bedel.
Keep goen ❤
Geedi Sahan oo weli aduunka ina kala baraaYa keep going bro 🎈
Mahadsanid
Somali youtoper geedisahan isthebest
Mashaa Allah ilaahay ha quweeyo umada islaamka meel ay joogaanbaa mahadsanid geedi sahan
The best TH-camr ❤. Keep going brother
Runtii aad baan ku dawadaa inadeer qli wax yaalo badana waanu kaa faaidna allaha haku sharfo waad sharfantahay ...... Shukaran jaziilan
Best youtuber in somalia❤
Masha Allah :)
Episode aweey😂
Best Somali TH-camr 🙏🏻❤️
❤❤❤🎉 hore u soco geedi sahan isku magac waa nahay waxa kuu rajaynaya youtuber tourists sanadka somalida kuu rajaynayaa
keep going mrGeedisahan❤
Guulayso zxp wad gaaraysa hadafkaga allh ku bad badiyo
Legend geedi sahan❤️😍
Hore u soco maxamud
Mahadsanid masul.
300k is coming wllka ✊❣️
Masha allah sxb keep going
Hore u soco wallalkiis Mashalah
Wcs ww MshaAllah muqaladad aad aga helay wll shaqo wacn kusoco
Second comment wll🎉👍💥🙏
Manta baa is laha wax buu soo dhigaya nr gedi sahan ❤❤ wakusalamay
Sxb geedi sahan 🎉🎉 tu fais des voyages extra
SXPYAAL GEEDI SAHAN AAN KOR UQAADNO Waa ninka kaliya Si wanagsan waxnoogu soogudbiya
Maasha allaah
Geedi sahan yuutubarka ugu fiican somalida
Maasha allaah ❤
Goat❤
The legend 🐐
Qofkii koobaad waa faraxsanahy wlhi ❤ @geedi sahan
Shukran
Hore usocco wll ❤❤
Shaqo wanaagsan ayaad haaysaa sii balaari mahadsanid
ASC.GEEDDI SAHAN FARIID YAR AYAAD TAHAY MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH LUGTAADA AYUU ALLAAH WEYNE KUU BARAKAYEY, KHAYR ALLAAH HAKU SIIYO
Maasha Alaah GEEDISAHAN❤
Masha allah
Asc wll geedi sahan waan kusalaamay sxp jasiirada Fiji 🇫🇯 maad muuqaal nooga soo sameesid ❤❤❤🥇🥈🥉🇫🇯
Horey u soco sxp
Aduunka waad na bartay guuleeyso sxb.
Masha alllah Geedi sahan horey usoco
Socdalkaga wax badan ayaan ka faa,iday hore uu soco zxb
Wad ku mahad santahy Geedi sahan bro
keep going bro
ماشاء الله رائع 👏
Nin soo jabay💯
Mansha allah guul badan baan ku rajaynayaa❤❤❤❤❤
Geedi shan zxb wadan aan ku nolaado raba marka smalia imado isoo qbao is raaceyna
I like your video bro so koing going
Geedi sahano wlle 1m baad uqalanty lkn dadkaga somaalida ah baa qof jeceel udhimanya ee horey usoco wax bdan baan kafaaidney
Best Somali TH-cam
Good job bro
Mahadsanid
لا إله الا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
Horay usoco bro
Dadka asianku waa dad degen martina lo noqon karo asia waa qaarada ugu dalxiiska badn❤
Maashaa alaah
Keep going
😢😢😢😢😢😢
Somalida waa xadayaan alaabtaan
Msha allh wiil hoog go go street
Subxaa na laah wabi xamdihi subxana laahi caliyul cadiim❤❤❤
Team geedi sahan 1000 like guys 😢❤
Nice one bro🔥
🙏🏾
Nice Video 🎉
Geedi sahan waxbadan oo ku saabsan dalalka aduunka yaan ka bartay sxp hadi waqtiga ku saamaxo dalka Taiwan 🇹🇼 next
Next trip please visit PHILIPPINES
Horay usoco sxb
Mashaallah
Next philipine
Zxb next philipine😊
Waxa aan lasoo koobi karin ayaan kaa faaiday geedi sahan
Wlhi wan qoslay markad tiri: Kamsarada ku badan.,😅😂
Gedisahan dalxisahz somalida😊
Nio adika laku dhici maayo qof walba waa gorgurinee waxaan omaleenaayay soomaalida kaliya inay taqaano gurguriska
Waad fogaato zxp
Baaahidii oo qof ah
Lacagtu bililiqo iyo Isbaaro midna kuma soo gelin, kolkaa waa inuu gorgortamaa.
Soo badi seexiib maxamuud
Geedi sahan 😮
Gedi Sahan please visit Armenia it's a beautiful country and i heard the population are nice and not racist
wow
9:15 sxp misaajidka somali waaba la xadaa haddii la geeyo 😅
Waxaad inoo tahay dictionary aan aduunka kala socono mahadsanid wll
Music ka reeb geedi
❤❤❤
Mansh.allah
Geediyoow wll inkastoo adiba ad dadaal inoo wadid hadana inoo so dhaqso sida an ku sugeyne wan dalnee ilhay ha ka rali noqdo
Dalka hadii macawiis iyo koofi masaajidka la dhigo wey xadayaan😅😅
😂😂 CCTV ku xidhinayna
Kkkk legan aaba gacan adayga
Waaw
Zhp 2milyan ayad u qalantaa iyo ka badan waayo wax badan ayaan kaa bartay
Mashaa lah wll maxamud waxan ahay dadka aadka kuigu xidhan wxkastoo soodhigtana daawada sobabtuna wxa weeyi inmarkasta aadka eegto wadanka aadtagto maxay soomalidu kafaaidaayaan aadbaanankuugu bogaadinayaa arinkaa wll jasaakalaah
sahanoo maxaa ka shaqeesaa wadamada dxs kuaadi meeqo kaaga baxo iisoo jawaab ❤❤❤❤❤❤
Bro gacan adkidaa markaad dalxiise thy bahasha la isku ma adkeeyo hada waqti dhan gorgortan nooga cuntay
Goed
❤❤❤🎉🎉
Next trip Myanmar or Bhutan
Sxb allah ha ku xafido ee music nashiido bilaa music ah ku badal
Bro kudar dalalka markaa booqatid halka uu dhaca iyo xuduudaha uulaleeyahya si umada wada fahanto thanks 😊
How can I join the habit of traveling to every country plz inform me
Hooyo waanjeclahay muuqaaladaada laakiin musiga kubadal codka shinbiraha
Geedi wa bakheyl cadiya wlhi😂
😂
Bakhayl maaha ee qofka dalxiisaha waa laga faa iidaystaa markasta iyo meelo badan oo aduunka kamid ah, marka waa nin wax fahansan oo iska dhicinaya in looga faaiidaysto cusaybnimada