Weriye Jamaal faarax Aadam oo si caro leh uga hadlay qaraxii gaalkacyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ค. 2020
  • daawo weriye jamaal faarax aadam oo si caro leh uga hadlay Qaraxii lala eegtay Allah ha u naxariistee gudoomiyihii gobolka mudug axmed muuse nuur isagoo shacabka gaalkacyo ku dhiiri galiyay inay meel uga soo wada jeestaan kooxdaan Argagixisada ah

ความคิดเห็น • 68

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 ปีที่แล้ว +23

    Allaha ku naxariisto insha allah cadaalad baadna heleysaa mar dhaw balan iyo axdina waxaa nagu ah khawaarijta inaan dhiigooda alle ugu dhawaano inshaa allah .

  • @bukaancaashaq2334
    @bukaancaashaq2334 2 ปีที่แล้ว +14

    Ha fogaato ama ha dhawatee rabi wuu soo qaban qof walboo qof muslima dhiigiisa banaysta mantana xaq wuu helay alaha u naxariisto jamaal halyeey buu ahaa💯

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 2 ปีที่แล้ว +26

    Maanta ayaaad heshay cadalad😭😭😭

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 2 ปีที่แล้ว +14

    Run badana adeerkey 😭😭😭😭

  • @abdirahmanmohamed7981
    @abdirahmanmohamed7981 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariisto ninkaas halkii malyan ee qof qofbaa laga helaa isagoo kale rabbi ha u naxariisto...xaq buu nagu leeyahay dhammaanteen

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin intii uducaysay asagana janada hageeyo tuugadii wadadii aruuriska ayay KU socdaan illaahay ha sooqabqabto

  • @ismailyare3225
    @ismailyare3225 2 ปีที่แล้ว +3

    Video gan ninkii daawada walh buusan oranayn 2da wacal hala cafiyo rabi naxariisti jano hakaa waraabiyo geesi shahiidey ba tahay

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin damii rtiisa dad nimo ayaa Loodilay ar ga gixiso madiiyan allah hau naxariisto

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +6

    Daarood Baa Eheyd Lkn Alle Hagu Naxriisto

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 3 ปีที่แล้ว +8

    Ilahow ku naxariiso muxu geesi an qawaarijta kabaqin

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah yaarahmu

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 10 หลายเดือนก่อน

    Allah Ku naxaristo janno janno

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi nin rageed ayuu ahaa Allah ha u naxariisto 🤲

  • @mohabdi4391
    @mohabdi4391 4 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaah, waa run

  • @omardabar4532
    @omardabar4532 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah yaraxma

  • @fatihgeming1415
    @fatihgeming1415 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaah ha unaxariisto

  • @mustafezeerabtaa9590
    @mustafezeerabtaa9590 3 ปีที่แล้ว +3

    Wariye jamaal faarax Aadan Alle ha kuu naxariisto

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 ปีที่แล้ว +2

    İlaahey ha unaxaristo intii naga dhinatay, adeer suu u sheegay been ma ahan kuwaan masajidada dhooban siiba ramadan iyo abu hureera waa in dowladu wax ka qabato

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว

    Naxariis waarta alaha idiin siiyo adeerayaal cadaabta alaha ku fogeeyo kuwa idin diley waana iska dhicinaynaa fuleyadaas

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว +3

    Wariye jamaal alle haunaxariisto

  • @nadirmohammed3965
    @nadirmohammed3965 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariisto run badnaaya oo geesisanaaya

  • @yaxyekeeyow5815
    @yaxyekeeyow5815 ปีที่แล้ว

    Alle hkuu naxariisto😢😢😢

  • @aishadahir4337
    @aishadahir4337 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha U naxariisto ader jamaal

  • @mohamedciise9414
    @mohamedciise9414 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lillaah wa inaa ilaahi taajicuun ehlu jano

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haunaxariisto wariye jamaal faarax

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto
    Maantaad cadaallad helaysaa

  • @munanouh2124
    @munanouh2124 2 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso jano fardawsana kugu bushaaree allhuma amiiii

  • @abdurahmanabdiaziz6823
    @abdurahmanabdiaziz6823 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto

  • @mohamedhajiisseilaak138
    @mohamedhajiisseilaak138 2 ปีที่แล้ว

    Allaaha unaxariisto

  • @c-mhoror4871
    @c-mhoror4871 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa runta waa gaalo

  • @Ruun89
    @Ruun89 2 ปีที่แล้ว

    Geesi buu ahaa allow kuunaxariiso

  • @maryama4686
    @maryama4686 2 ปีที่แล้ว

    Illahy hakuu naxariisto

  • @sagalaxmed1276
    @sagalaxmed1276 2 ปีที่แล้ว

    ax ax illaahay how naxaristo wlhi halyeybu aah

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 ปีที่แล้ว +3

    Aun

  • @mariammohamed3834
    @mariammohamed3834 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha unaxariisto dhamantood

  • @xaruudxusseen3567
    @xaruudxusseen3567 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto muxuu run sheegay

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 2 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto

  • @efjeey__9832
    @efjeey__9832 2 ปีที่แล้ว

    Adeer ilahay hku naxaristo

  • @amiishacali5847
    @amiishacali5847 2 ปีที่แล้ว

    Allha ku nxrsto adeer mcn😪🤲😥

  • @fardosomaxamed5836
    @fardosomaxamed5836 2 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxaristo

  • @shabeelmudug9339
    @shabeelmudug9339 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto

  • @haashimofficial4410
    @haashimofficial4410 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto halyey jamaal Ahmed farah

  • @yaxyewadaadyare7303
    @yaxyewadaadyare7303 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 2 ปีที่แล้ว

    Alhku Naxariisto MarXuuM
    Alxmdulilaah maaNta Wad Heshay
    XaqaaGi Ama CadaaLadadi

  • @mohabdi4391
    @mohabdi4391 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta maddaraso ay macquul tahay in ilmaha lagu marin habaabiyo ilaa lawada xiro oo ay waayaan meel ay dadka ku lumiyaan waxa aan isu sheegayno waa dhalanteed.
    Madaarista lahubo inaysan kuwaasi meel kasoo gali karin kaliya halla reebo iyagaa ilamaha wax baraya

  • @dualeabdiduale9918
    @dualeabdiduale9918 2 ปีที่แล้ว +1

    Halyey alle jannada ku waydiin nin qaliya bad ahyd alle janada ha ku geeyo

  • @acclegend4158
    @acclegend4158 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin rageed buu ahaa

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 2 ปีที่แล้ว

    Allahaunaxariisto

  • @xikmad7
    @xikmad7 2 ปีที่แล้ว +5

    Qof jeclaaday weeye inow kunoolaado sharf intii uu kunoolaan lahaa dulinimada dadka ay u horseedaan qolodaa dhiigya cabka ah

  • @imanyareimanyare9331
    @imanyareimanyare9331 2 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoow u wada naxariiso

  • @shamiscismaan6890
    @shamiscismaan6890 2 ปีที่แล้ว

    ilaahow unaxariso

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว

    Wa hadalku ku mutay shabab inay udisho miyaa subhanalllah

  • @hoobaaruudhoobaruud3999
    @hoobaaruudhoobaruud3999 2 ปีที่แล้ว

    Sayloor iyoh cade allaha umada somaliyeed ka qabto

  • @MohamedOmar-gg7qo
    @MohamedOmar-gg7qo 2 ปีที่แล้ว

    Allhe ha unaxriisto

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 ปีที่แล้ว +6

    Ina adeer shahiid baat tahay wallee sidad noosheegtay kuwii naga dhameyay in dheer garadkii sidaada oo kale ahaa guryahay nala daganaayen waana lasoo qabtay xabad ayaanu kubil bilaynaa

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

      Markaasaan meydkooda ku dul siigeysan doona najaasta

  • @fowzi9
    @fowzi9 2 ปีที่แล้ว

    Maanta xaqii ayaa soo baxay.

  • @ahmedcali5182
    @ahmedcali5182 2 ปีที่แล้ว +2

    Cadaalad baa heshey maantay

  • @hamdijamac7402
    @hamdijamac7402 2 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay buu ahaa Jamaal faarax kuwii dileyna waala hayaa waaana la toogan cadaaladna waa helay

  • @jamalabdi9712
    @jamalabdi9712 2 ปีที่แล้ว

    Ala haunxristo gesi run bdan

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkii uu adeega u ahaa ayaa dilay ax ilkacase ayaa dilay

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 2 ปีที่แล้ว

    Ma sayloor iyo cadaa ku dilay inaalilaah wa inaa ileehi raajicuun😢

  • @sharmaakeali3212
    @sharmaakeali3212 2 ปีที่แล้ว

    Ilahy hakuu naxariisto

  • @yahyaabdi7664
    @yahyaabdi7664 2 ปีที่แล้ว

    Illaah qabriga uwasici waxuu ahaa shaqsi wax badan ukala baxsanayeen