Wariye Jamal Osman | Dadkii lahaa Jamaal ayaa AS kusoo Hogaamiyay Liyuu Police waxay ahaayen Juhalo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 133

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 ปีที่แล้ว +2

    We 💙Jamal Osman... best investigative reporter in the world today... he reports what he sees not what you like.. he is independent.. we are proud of him.

  • @sms4331
    @sms4331 ปีที่แล้ว +2

    Nuur good job

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +6

    CAJIIB AXMED MADOOBE WA INADEERKAY FORMAJONA WA MAJNUUN🤔🤔🤔🤔

  • @Almacarif
    @Almacarif ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 ปีที่แล้ว +2

    War ninku waa eber ilaaa

  • @mwali2012
    @mwali2012 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad qof xun waraysato ma aha in aad lajirto ama aad lashaqaynayso Jamaal waa wariye professional ah wariye TH-cam israaqad karaadiyo ma aha

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

      Jaahil baad tahay gudaafad ah sida Jamaal ninka idhi Alshabaab Koonfurta marka ay qabsato Puntland iyo Somaliland way is dhiibayaan Puntland dadkeeda ilaashanaya Somaliland waa la mid, Hawiye isagaa dhulkiisa Argagixiso ku casuumay, Laakin Alshabaab awood ma leh 2 région baa looga saaray 6months

    • @mwali2012
      @mwali2012 ปีที่แล้ว +1

      @@dalaisacgibril5899 if you are smart why are you insulting somebody you don't know wariyeyaashu waxay xaq u leeyihiin in ay waraeystaan qof walba oo ka ogolaada in ay waraystaan waxaa kale oo ay suaalo waydiin Karaan qof walba Af caytama ninkiisuu ku yaalaa

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      Farmaajo waxuu ku sheegay inuu yahay nin waalan cali dheere ha ku sheego nin waalan ama nin xun oo dambi galay

  • @mmali9953
    @mmali9953 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waanku ciyaaraayay kulahaa maxa garòon kubada lagu ciyaaro maad joogtay

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 ปีที่แล้ว +3

    War wiilkena laandheraha ah inoo daaya hainoo cayaree AGAH

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL ปีที่แล้ว +1

    Wariye ma'ahe wuu waalan yahay.

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว +3

    Waan kuciyaraayay ma hadalbaa

  • @ganeydubad1306
    @ganeydubad1306 ปีที่แล้ว +2

    Waa benale khaa in ah meshaa ma ahayn miyuu yidhi

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 ปีที่แล้ว +4

    Midkaano kale baa dhahaya wariyaan ahay

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 ปีที่แล้ว +1

    ninkan waa argagixiso isagaba afkiusa ka qirtay argagixisad ayu amaanay wixi u yiri waa amaan

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +1

    kan inuu nacas yehe waliba qabyaaladiiste waliba argagixiso taageera

  • @omerovali4725
    @omerovali4725 ปีที่แล้ว +2

    jamal Osman geesi ayaad tahay sxb halyay magacaa ha jiro.

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 ปีที่แล้ว +3

    Jamaal geesi baad thy horey usoco, dad xanuunsan iyo ilkoyar ha ujawaabin

    • @abdidibitati4846
      @abdidibitati4846 ปีที่แล้ว +2

      Geesi maahan waa doqon adna ma dhaantid

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +1

    Marnaba dhexdhaxaad lagama
    Noqon Karo UGUS & Dowlada

  • @axmedafrika7942
    @axmedafrika7942 ปีที่แล้ว

    Waa wariyihii alqushaashta ahaa
    War kani waa doqon wlhi

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 ปีที่แล้ว +1

    Nuurow ninkan ALSHABAAB amaanaya maxaad u waraysanaysaa...Ma waxaad rabtaa in adiga iyo channelkaagaba ALSHABAAB la qoro...

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 ปีที่แล้ว +2

    Ma sidaan ayuu wariye ku yahay???!

  • @som2323
    @som2323 ปีที่แล้ว +1

    war kan wariye ma ahan Khawarij al shabaab ah waaye oo waalan

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ปีที่แล้ว

    Baraawo wariye Nuur waxaad tahay wariye professional ah waayna kaamuuqataa saad wareeysiyada dhigtid

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 ปีที่แล้ว

    Wareysigan oo dhammaystiran xaggaan ka helayaa

  • @maxamedgaraad902
    @maxamedgaraad902 ปีที่แล้ว +1

    Jamaal alshabaab waa Lagu Soo qabanaa ogow inaad IGA dheeren

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 ปีที่แล้ว

    Kan waa doqon in aad waraysatana waa kuu liidnimo

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninka wayni mxu ka hadlaya waan iska ciyaarayey

  • @adan10000
    @adan10000 ปีที่แล้ว

    Waa Alle mahadii Xayawaankan in Mogadishu laga soo ceershay. Ceebta Wadanka Somalia inuu gado yuu risqi ka raadoyaa. Aadbaan uga magadinayaa Dowlada Somalia in xayawaankan ay aragtey inuu cawaan yahey ceebaha Somalia iyo Qolooyinkii Afka duubnaa uun inuu faafiyo. Bal.car waakaase hala arko Cawaankan Channel4 UK u sgaqeeya oo Somalia iyo Somali ka baafinata. Kii arkow ceyrinta dharbaaxo ugu dara.

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 ปีที่แล้ว

    Ada mujnuun ah bro

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo wan tageeri jiray laakiin xasan shekh shabàab wadanka wuu kasaarayaa farmajona uukoriyay shabab

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 ปีที่แล้ว

    ogaadan iyo hawiya shaabab waaya dhamaantod

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +2

    Stupid kani waa al shabaab doqpniimada ayuu kaga daray waan ciyaarayay ku lahaa .a ilma caruur ah baaa

  • @abdimohamed6386
    @abdimohamed6386 ปีที่แล้ว +1

    Isagoo dhamaystiran soo gali nuurow

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 ปีที่แล้ว

    Full report kii aaway kan waa goos goos.

  • @m0hamedkadar479
    @m0hamedkadar479 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ciyarinba malahoo kuwalbo wuxu rathiyaaa Ben sii u Mel ugarooo layaaab maahaa

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว +3

    Waar sowdigan qòfka wayne waan ciyaarayey maxay tahay???!!

  • @maycosenge1267
    @maycosenge1267 ปีที่แล้ว +1

    Asgoo kuciyaraya ayuu srta ciidanka gudbiyey xoga dalkow Jamal waa inad dishaan inigoo kuciyaarayaa

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 ปีที่แล้ว +1

    Alshabaab in la wareeysto waa dambi waayo waxeey xasuuqeen umadii somaaliyeed

  • @abdirashidhussein3004
    @abdirashidhussein3004 ปีที่แล้ว +1

    Majnuun adaa ah khawaarijna ah waa iska cayaarayay madoobaa fiican farmaajo AA xun yaa u sheegaysaa useless reporter

  • @ahmedsalah9434
    @ahmedsalah9434 ปีที่แล้ว +1

    War aygan maxaad ka waraysan kani waa cadawag somaliyeed gaalo iyo alshaydaan buu u adaaga xayawsn beenaale

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan waa gafuur duub jaajuus ah, lkn inuu qabiil wax ku cabiro na taas wax weyn maaha waa ku ogeyn.

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 ปีที่แล้ว

    Very good haal kaas ka waad

  • @yusufbirjeexofficial196
    @yusufbirjeexofficial196 ปีที่แล้ว +1

    Shaatigii away kulahaa war ninka waad kululaysay

  • @mariamhaji5399
    @mariamhaji5399 ปีที่แล้ว +1

    Waxi ku dhacay waa wajibakisa ilaahay baa na tusay asago xamar lag taraxilay

  • @mohamed137
    @mohamed137 ปีที่แล้ว +1

    Kan cawa ayaan ogady inow yhy mid yaro iska warersan shah

  • @dekaabdirizak5947
    @dekaabdirizak5947 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah wariye nuur waxad tahay wariye qiimo leh horey usoco lakiin ninkan jamal laleyehay wariye maha waa qabiliste qawarijta lug kuleh maxay tahay wan ciyarayey subxanallaah war soco baga cayrinta lagu cayriyey baga 😂😂😂

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninyow keena kani warkiisa baalaha kasoo rif waliba

  • @osmansaid4601
    @osmansaid4601 ปีที่แล้ว

    Doqon ugaadeen.madaxweyne dhan oo soomaaliyeed buu lee yahay wuu waan laa.wuu waan laa iyo dambiile buu ahaa isma raacdo

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 ปีที่แล้ว

    Mid keena wax bartay waa kaa waa qabiileeste

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 ปีที่แล้ว

    ASC WALAAL NUUR ADIGA XAAKIN MAXKAMADEED MATIHID EE WERIYE JAMAL OSMAN HAUWAREYSANIN SIDI NIN DAMBIILO AH ADIGA NUURA SOO REEBO WERIYAHA DHIIQO LUGAHA HAUGELININ 2 NUUROW ADIGA WERIYE DHEXDHEXAADA NOQO SOO REEBO WALAAL SUALAHAAGA ISKA SAX WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Kani wariye ma aha

  • @marada2770
    @marada2770 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah wariiye Jamal wan jucayareyay muxuu kawada runti wa nasiib daro weyn aqoonyahanada soomaaliyed qarkood wariiye Jamal wa iska cadahay in uu yahay nin khawaarijista tageera oo xariir dhawo laleh

    • @Gametime-ne3xx
      @Gametime-ne3xx ปีที่แล้ว

      Jamaal waa nin soo jeeda oo arka waxaan horey u arkay..taas oo ah somaalida waa xoolo..hadaad si fiican ula sheekeysto ruux somali ah waad naxeysaa siday u fakaraan.

  • @adan10000
    @adan10000 ปีที่แล้ว

    Alleylehe Suaashaa danbe waxey cadeeneysaa ninkaan inuu Qabyaalada ku owr kacsado uun dad, Soomaaliyeed iyo Qaraabo dhow cid uu Aabe yeelayo ineysan jirin Jamaal ileen waaba kaasoo denbi geliyay nin ay qaraabo yihiin reer Eastleigh Nairobi na ay ku diirasadeen waana run film uu ka sameeyay oo aad u balbalaarinaya isaga iyo ragii la shaqeynayeyba, taas kaba soo tag waad aragtaan Raiisal Wasaare Hamsa oo aysan marna wada hadal siduu u eedeynayo. Inan Gumeed Jamaal Osman diintiisu waa lacag film laga sameeyo, filmyadiisa oo idilna waa ceebeenta Soomaalida iyo Somalia, ehel, qaraabo, axsaab, Somali, muslin ciduu soo gaaro ceebtooda baafinteed yuu risqi ka raadshaa, car hala arko kaas oo aan cid cayneyn, dadka inta wanaagooda ah dadka usoo bandhigaya. Waa nin xanuunsan oo ku diirsada Cayda iyo Xumaanta umada Soomaaliyeed iyo umadaha Islaamka iyo kuwa deriska. Eygaa qofkii arkow ja fogow yuu ku harameyne, waa iga talo.

  • @m0hamedkadar479
    @m0hamedkadar479 ปีที่แล้ว

    Wareysigii alshabab wa sax qalath maahaa wariyuhu anigu qalath kumaarkoo runtiii inkasto biniadam layahay

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 ปีที่แล้ว

      Wuu iska ciyaarayey ninkaa weyni hadaba 😊

  • @mohameddahir3742
    @mohameddahir3742 ปีที่แล้ว

    Ciyaarayay..... Ma carruur baa?

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Liyuugu waxeey u dhaqmaan sidi kaligi taliyeyaal ma aha dad caafimaad qaba ee Alle caafimaad ha siiyo Aamiin

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Ogaadeen waa juhulo

  • @zhaakirbazhir1269
    @zhaakirbazhir1269 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas waxa calooshiisa ku jira ayaad banaanka keentay 😂

  • @فاعلخير-خ4س
    @فاعلخير-خ4س ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay waxaan loo joogin in laga hadlo totally jamaal qabilistinimada ayaa madaxa ka gashey sidiisaba wariyaha inuu qof sharaftiisa ama bini aadanimadiisa inaad wax ka sheegtid waa qalad waa laguugu dacweyn karaa malaha wuu isku darsoomey.

  • @suraayohussein318
    @suraayohussein318 ปีที่แล้ว

    Ma ciyaar aya gasha al shabaab

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 ปีที่แล้ว

    Jamal wa wariye wayn yarkan isagu wa kuwa beenta ku casheya

  • @maslax1119
    @maslax1119 ปีที่แล้ว

    NiNkaaN WAA ARSENAL MAXAA KA WAYDEENSAN ARSENAL AYAA BUBUNESAAN XAMAR MAREKEY LAGA TARXEELAY WAA KU SAXSANAYEEN

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 ปีที่แล้ว +3

    War kan waa shabaab Hala qabto

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +2

    Nin weyn oo dhahaya waan cayarayey waxba udhiman.

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 ปีที่แล้ว

    Shabaab ninkii wareysto waa shabaab waa iska caddahay adeer mida kale nabsigaad farmaajo ka gashay ayaa kaa soo baxay meelkastana lagaa ceyri oo hanasan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ปีที่แล้ว

    Wariyihii aljizira oo Talibaan ka soowarami jiray muxuu aha?

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 ปีที่แล้ว

    Dadku fikirkooda inay dhiibtaan waa sax
    Mana aha iney caytamaan.
    Wariye Jamaal runbuu sheegay goorma ayeyse runtu dambi noqotay

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว

      Ahmed Farah cadowga somali oo lala dagaalaayo amaan tooda hadaa run u taqaanid, been taada ilaah nama tuso

  • @nurihassan009
    @nurihassan009 ปีที่แล้ว

    Beenta uu sheegay waxaa uguweyn farmaajo waa qayilaa🤔🤔

  • @muscabmohamed6384
    @muscabmohamed6384 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁😁waliba labo weeye kulahaaa

  • @1stunknown1922
    @1stunknown1922 ปีที่แล้ว

    0:58
    waku cyaareye kulhaa nacalaa adi io wxaa tahay….😹

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    KAN ASAGA WAALAN WALAAHI!
    QABYAALAD QADHMUUN AYA KA BUUXDA!

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu xaqiiqada kama heshee beentay ku naaxdaa waana waxa kharibay,,, Farmaajo miyaanu Virginia jaadle ka ahayn waa yaabe??? Mase is waydiiseen sababta Aanu Ina farmaajo maraykanka ugu noqon Karin iyo inay dacwado u yaallaan toona?? Waar isaga iyo inta qof hagaagsan u haysataaba waa majaaniin waana cawaan liita oon jirin,,, wbtawfiiq,,,

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 ปีที่แล้ว +1

    Jamaal wuu qaldan yahay ? Waayo qofka haduu isla saxan yahay waa dhib? Waan ku cayaarayey? Kkkkk wadar &waaxid kee waalan ?

  • @djwarya1139
    @djwarya1139 ปีที่แล้ว

    Qof shaqsi Ina ka shakesatan mhn arimaha wariyonimo Ina ku hadashan eheed qofka wareesanesow marna haka yeelin qof shaqsi ino shaqsiyadisa ku weeraro

  • @abdiali4314
    @abdiali4314 ปีที่แล้ว

    Jamaal landheere aqoonyahan ah weeye kor ukaadi adeer

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    NACDALI KUGU DHACDAY WA WAX DUL QAD IYO AKHLAQDA KA ARADAN. !
    OO BILA DHAQANA !
    KUYE WAN KU CIYARAYAY SIDA LAYLA HADLA ULA HADLAYA !

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 ปีที่แล้ว

    In si fiican lugu jilciyo ama lugu garaaco ayey aheyd
    Sidaas ayaad u qalantaa daalim yahow
    Tankale nuurow kan ka daa wareysi danbe pleese

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 ปีที่แล้ว

    Xagee u ku arkay farmaajo jaadayaa laadib illhy aqooon jamal

  • @mohamedaden5914
    @mohamedaden5914 ปีที่แล้ว

    Wariye jamal cadayn muuhaystaa inuu na isagu majnuun ahayn

  • @AhmedAli-gq8rb
    @AhmedAli-gq8rb ปีที่แล้ว

    inaad Ethiopian tahay ayeey kuusheegtay waana tahay adiga iyo axmed madoobe dalkiinu waa Ethiopia ee daada hadiikale maalin walbo waa leydin musaafuraa qurun yahoow jaajuuskaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

    Wariye Jamaal maca wajigiisa naxariis daro ayaa ka muuqata iyo inuu yahay qof aad u xun oo cuqdadaysan oo wax lagu sameeyayna ma jirto, wuxu ka cadhaysanyahay maxaa Alshabaab looga xoreynayaa dalka,

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 ปีที่แล้ว

    Waraysigan ma intaas baa?

  • @abdinasirmohamed4739
    @abdinasirmohamed4739 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waraysanaya jamal waa nin dhabta kahadla oo cadiifadu ku yartahay markii lo barbardhigo wariyayaal badan oo somali ah

  • @MissHAA143
    @MissHAA143 ปีที่แล้ว

    Kkk somalidu runta neceba

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 ปีที่แล้ว

    Jamal ada walan ano og baa kuleh tuug baa tahy

  • @guleit89
    @guleit89 ปีที่แล้ว

    Wa cayarayey hadal nin ween maha

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 ปีที่แล้ว

    Jamaal waa wariye rugcadaa ah oo aqoonyahan ah lakiin somalidu waa dad iska baroirta oo eed iska raadiya

  • @kiprich2266
    @kiprich2266 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa shabaab madoobeba waa shabaab

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 ปีที่แล้ว

    Ciyaal

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Jamal osman most somali senior member of Al Shabaab terrorism group.
    His life is not necessarily in the movments. Because he shares information security in Al Shabaab chief

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

    Waaryaa Jamaal waqti ha isaga dhumin soomalida, waayo waxay u baahan yihiin inaad u sharaxdo shaqada dhabta ah ee wariye.

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 ปีที่แล้ว

    Wanciyaarayay waa maqnuun xagee wariya nimada iyo anshaxa saxafada Laga jirtaaaa waxan oran karaa Tani waa wariyanimada sosocota 2090

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal ปีที่แล้ว

    Wa cayaarayay ma nin weyn waxa u kuhadla ar somali qabyalad inte lakala geyna farmajana wa majnun madowana wa ina aderkay wayaab

  • @mahadyuusufismaaciil6302
    @mahadyuusufismaaciil6302 ปีที่แล้ว

    Kuwan waan nacay

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 ปีที่แล้ว

    What?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Wariya jamaal xataa haduu duubey meelaha ciidamaha joogan alshaab waay ogtahey waayo wata a saraakiisha somali qaar lagu hayto in al shaab yahiin

  • @maxamadofficial3467
    @maxamadofficial3467 ปีที่แล้ว

    Waraysigii qarniga weeye

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว

    Ninkani caqli ku filan male.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว

    landhere ina mohamed ruun

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 ปีที่แล้ว

    Sax waye

  • @farahdeck5388
    @farahdeck5388 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani ina aderkey ah waa Al shabaab
    meshi lagu arko halagu dilo

    • @abdirahmanabdirahman3588
      @abdirahmanabdirahman3588 ปีที่แล้ว

      Muslim Baad diyaar utahay digisu in ladadiyo. Ilaheey miyaadan kacabsaneyn