"Yaa manaan yaa xanaan in aan duulo ayaan rabaa" Prof Xuseen Iimaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • "Yaa manaan yaa xanaan in aan duulo ayaan rabaa" Prof Xuseen Iimaan.

ความคิดเห็น • 62

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o 4 หลายเดือนก่อน +1

    The best professor, I have ever seen from Somalia 🇸🇴 This is what good education does!

  • @user-do3uy4fu8m
    @user-do3uy4fu8m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Prof xuseen ma sha allah ninkan iyo profsorada kale aan leenahay in la dhageesto dadka wadanka maamulo ama la tashtaan💯🇸🇴👈🏾👈🏾🇸🇴🇸🇴

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa Allaah, Qisada Enginer-ka New York ka qabsatay mid la mid ah ayaa Agakhan Hospital ee Nairobi iga qabsatay 1996. Somali haddaan nahay fitra saliim ah ayaan leennahay

  • @Syfyany
    @Syfyany 4 หลายเดือนก่อน +1

    You are an authentic son of an authentic Muslim, and you represent the true, authentic Muslim who does not differentiate between Muslim sects. I wonder, in the introduction to the clip, why you did not provide us with a brief overview of this distinguished personality and her social and professional status so that the viewer could get to know her.

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa run Qof aan firqo ku jirin oo cid lagu tirinayn Baa dadka Isu keeni kara wax walboo maslaxo ugu jirto dadkiisa proff Xuseen iimaan allaha barakeeyo ❤❤

    • @HappyJapaneseMaples-ny7no
      @HappyJapaneseMaples-ny7no 4 หลายเดือนก่อน

      Qof aan firqo kujirin waaba munaafaq munaafaqaa kooxna ka tirsanayn

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@HappyJapaneseMaples-ny7no
      Allah ka cabso walaal .
      Firqo diin ma aha , waxa kaliya la rabaa in aad noqoto ahlu sunna wal jamaaca hadal ahaan iyo ficil ahaan sheegashana ma aha

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน +4

    Maca kullu ixtiraam Ing. Nooma sheegin sababta uu quraanka iyo diinta u baran waayey. Wuxuuna sheegay in loo diidi jiray ka qayb galka munaasabadaha diinta iyo barashadeed. Marka ha sheego waxa uu qaranuyey.

    • @samirr546
      @samirr546 4 หลายเดือนก่อน

      Waa sida aniga oo kale waxay hooyaday noo diidi jirtay meelaha lagu digriyo ee dumarku isugu yimaadaan in aan tagno oo timir amawax cunto ah ka cuno nebi amaan iyo wixii ay doin ula niyoodeena aan dhegaysano iyada oo hooyo aanay diinta wax ka aqoon ayey odhanjirtay Jin iyo shayaadiin baa lagu soo casumay meesha ee yaan laydinku derderin!!!!!

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@samirr546
      Malaha hooyadaa kheyr iyo shar ma kala garaneyn miyaa.yaa ku dhahay meelaha ilaahay digrigiisa iyo saliga nabiga Scw iyo amaanta awliyada lagu hayo shaydaan baa yimaada. Waa marin habaabin wayn sida hadda dhalin yarada yar yar inta been loo sheegay dabadeedna bam lagu xirey lagu yiri dadku waa gaalee isku dhex qarxi.

    • @samirr546
      @samirr546 4 หลายเดือนก่อน

      @@warsameahmed9871 digri Allah iyo sali nabi miyaad tiri !!!
      Dhegayso awliyada Allah qayrkii la baryo
      Shar ma arkaynee shiikhii cadaa ee sheekh nuur xuseen Ann wakiilanaynaa!!!!
      Hilib kulance qiiq rag ku sheeg naago isku jira shaydaan foox loo shido duq riyaada iyo duq riyoota iska dhididin tusbax modow oo subak la Marshall uskag iyo dufan baryo iyo xaafado wareeg shaqo la aan iyo baad ku noolaan siyaaro qabri iyo mayd dultaagnaan uus buuran iyo xaaraan ku naaxid
      Laab iska garaacid iyo baha bahaa xaq ka aamus iyo xoolo raadin
      Saar Turid iyo si xun u socod
      Indho qalooca iyo inshaaro ayaa ku qabatay
      Dikri Allah sali nebi baa lahayey wax ma garatada u sheeg!!!!!

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@warsameahmed9871
      😂😂😂😂
      Mudug ayaaa laga duulaa miyaaa

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-tz4hc5hd4v
      Shinbiruhuba waa duulaan laakiin mudug waxaa yaal caqiido raasiq ah oo maca cilmi ee aan ahayn wax maalinba meel ku harsanaya ee shaki buuxiyey.

  • @fadumokayton
    @fadumokayton 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah qofka caqliga leh waxaas diintenu waa quranka karimka iyi sunadii nabiga scw axadithta qof inkirikanarana majiro adigu diintabaro sida saxdana ugu dhaqan firqo jano kuma gaynayso

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 4 หลายเดือนก่อน +1

    Professorka wlhi wa khabiir hanolaso badiyo hana wacyi galiye 😅❤

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 4 หลายเดือนก่อน +2

    shirki iyo tawxiida lamideen rabaa

    • @aabaayaabayruntii5559
      @aabaayaabayruntii5559 4 หลายเดือนก่อน

      India 1000 diimood ayaa laga aamin san yahay waana umad jirta .
      Muhiimadu ma aha in hal diin lagu heshiiyo balse waa in maslaxada guud iyo wada noolaanshaha laga fikiro.

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 4 หลายเดือนก่อน

      I​Diinta islaamka hadaynaan dhexdeeda ku heshiin ma waxaad Doonaysaa Jaahilnimo iyo Cilmaani ,iyo weliba Dimoqraadiyadii reer galbeedka eee shirkiga ahayd diintaanu aamin sanahay iyadaana ina deeqda .​@@aabaayaabayruntii5559

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 หลายเดือนก่อน

    ❤mansha allaah❤ waa xakiim ninkaasi ❤

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa proff cabqari Ah
    Runtii .Laakiin time ka ayey ku yareeyeen .Somalia. qofka .waxa fiican sheegaya .soo gaabi ayaa la dhahaa .kuwa bilaa xikmadda Ahna .waqti badan iska daac daacsadaan
    Professor Mahadsanid

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 4 หลายเดือนก่อน

    Professor damiira

  • @CaashaRaaxo-cm9pm
    @CaashaRaaxo-cm9pm 4 หลายเดือนก่อน

    Ok
    Somalina midee insha allah

  • @user-qf6fe6nk3n
    @user-qf6fe6nk3n 4 หลายเดือนก่อน

    mudug balo oo dhan baa lagu sheegaa salaama

  • @Abdikafi2002
    @Abdikafi2002 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 4 หลายเดือนก่อน +3

    Diin xumo shirki iyo Tawxiid miyaa meel is la galo

    • @MrMaxhindi
      @MrMaxhindi 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haddii diin xumada aan la soo dhaween oo aan la barin goormey dhamaanee mise dil lee wax lagu toosiyaa?

  • @cantoobo29
    @cantoobo29 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalada iney nakala qoqobaan ayey rabaan

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 4 หลายเดือนก่อน

    Wadaadka caadi ma ah.

  • @seydcali5169
    @seydcali5169 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahan soomaaliyeed waa muhiim qodobada uu ka hadlayaahi

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 4 หลายเดือนก่อน +2

    SHEEKADAN ANAY IGU DHACDAY MIYUU IKOOBIYEEYEY WALLAAHAY 😂 😂😂😂😂😂😂

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn runta sheeg firqadee ayey gaalada ugu necebtahay ? Adigoo Cudur daar ulaheyn jaajlnimada

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan ma aqoonyahan buu sidaan ku sheegan rabaa mise waa majaajiliiste yaab walee aqooneey xaalqaado

  • @samirr546
    @samirr546 4 หลายเดือนก่อน

    Allah muxuu runsheegay
    Somali markaas bay ahayd dad isku ummad ah!!!!!
    Nin yaab leh oo aan wax isdaba marin la barin!!!!!!
    Rub baad sheegtay ee kaalay oo qabaailka somaliya heshiisii oo marba imow meel ay is horfadhiyaan kuwo reer abti isu ah oo hub isu haysta!!!!!!

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad eheed waagii hore cilmaani umaleynaa

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 4 หลายเดือนก่อน

    Yaab waaye hadalka Injineerka sheekaddii Shaakir iyo Saaxiibkiisu kusoo celiyay:- " Yaa Xanaan yaa Manaan in aan duulaan rabaa...Koonfurta lagama duulaayo....Mudugaa laga duulaa Mudugaan usocdaa"

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 4 หลายเดือนก่อน

    NINKAAN WAA SHAACIREEYEY.
    WUXUU KALOO SHEEGAY INUU DADKII CILMIGA LAHAA WAXAY QABAN WAAYEEN UU QABTAY ISAGOO JAAHIL AH !!!!!!!!!!!!!!!

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa manaan ma waxa laga wadaa yaa manaata?

    • @MaryanAbdikadir-my5dh
      @MaryanAbdikadir-my5dh 4 หลายเดือนก่อน +1

      Magyada Alle ayee kamid yihiin

    • @CandiqaadirWarsame
      @CandiqaadirWarsame 4 หลายเดือนก่อน +2

      Magacyada alle bay kamidyihiin waana almannaan waxaa laga wadaa allaha galad sheegta

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t 4 หลายเดือนก่อน

    Hh

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 4 หลายเดือนก่อน

    Shirki iyo gaalnimo cad qabti la baryaayo awliyo la cuskanayo iyo towxiid alle swt kaligiis ku xirnow ah waa xaq iyo baadil waana suno illahey swt ineeysan waligood kulmi karin caamada diinta aan aqoon ayaa waxaas alla waa run leh 😂😂 waa suno illahey swt xaqa iyo baadilka ineey laga tamaan ah

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w 4 หลายเดือนก่อน

    Qaadiriya
    Saalixiya
    Uweeysiya
    Axmadiya
    Kuli waa isku Ashcariyo

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ingineerku ha ogaado in aabihiis caqiido uu lahaa meesha ay asaga ku dhaaftay waa qalad uu galay. Marka Ingineerka ilaalinta caqiidadaas iyo diintii aw sheekh awees laga dhexlay ilaalin teedu in ay waajibtahay ha ogaado.

    • @akshaale
      @akshaale 4 หลายเดือนก่อน

      Tii nabi mohammad SCW laga dhaxlay baa waajib ku ah isaga iyo sheikha aad sheegeysidba,
      Hadalka iska sax sheikh uweys ma nabi buu ahaa

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน

      @@akshaale
      Adeer intaadan oran waxbaa qaldan horta marka hore kala garo sax iyo qalad. Xabiibka ilaahay SCW waxaa dhaxley culumada . Si loo dhawro raadka nabiga SCW waa in la raaca raadka culumada daliil waxaa u ah ilaahay muslimiinta wuxuu baray in salaad walba ku ducaystaa in ilaahay ku hsnuuniyo wadada toosan ee ay mareen dadkii uu u nicneeyey oo ay u horeeyaan anbiyada dabadeedna culumada.marka la soco sheekada.

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 4 หลายเดือนก่อน

      Yaa waajib ka dhigey

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน

      @@adenmohamed4760
      Ilaalinta caiidada toosan hadeysan waajib ahayn maxaa waajib ah oo dadka muslimiinta ah ay ilaalsanayas.

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน

      @@adenmohamed4760 I
      Aw Ingineer waa garan karaa haddi la yiraahdo darawalkaada ayaa beerta kanaal u jeexaya ,laakiin ma oga haddi dad aan diinta shaqo ku lahayn la yiraah ka taliya sida uu is moodsiyey qatarta ka dhalan karta ee hadda nahaysa.

  • @abdiqanimaxamud6023
    @abdiqanimaxamud6023 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhh ragsanaa odeygaan

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 4 หลายเดือนก่อน

    Ingineerkw waa ku jeesjeesay culumada ehlusunna asagoo leh culumafa reer koofureed awliyo maleh ee reer mudugbaa leh .asagoo is moodsiinaya in aysan diintu cid gooniya la dhalan.

  • @user-jo6dd2tp6s
    @user-jo6dd2tp6s 4 หลายเดือนก่อน

    Soofiyaw umada Allah hakaqabto hadu kal qadida kugu dhamo

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 4 หลายเดือนก่อน

    beenale wye 97 98 alshaab maba jirin

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 4 หลายเดือนก่อน

    Jaahilnimo lagu faanaayo .... calmaani diin ku dheeeeel

  • @AliUsmanJama-jm6xb
    @AliUsmanJama-jm6xb 4 หลายเดือนก่อน

    Qofka muslimka ah waxa ku waajiba inuu barto diinta islaamka si uuu kala garto xaqa iyo baadilka nin professor sheeganaya o hadana shiico iyo sunni makala aqaan ku odhanayaa wa musiibo

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad rabtid sheeg wahaabiyo waxay kuu yaqaaniin gaal adiga iyo aabahaaba!!!!!!
    Laakin qubuuriya Kumar qaannaan
    Gaal!!!
    Labduba ilaahay ma caabudaan ee ilaah yo bani aadam ah ayey caabudaan sida(sh abduqaadir jaylaani iyo m /a wahaab)
    Keebaad raacday?😅

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 4 หลายเดือนก่อน

      Hadaan aanan Firqo diineed shaqo ku lahayna bal taana 0dayow ka waran?