ALSHABAABKI DILEY AUN WARIYE JAMAAL FAARAX AADAN OO DIL LAGU XUKUMEY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ALSHABAABKI DILEY AUN WARIYE JAMAAL FAARAX AADAN OO DIL LAGU XUKUMEY.

ความคิดเห็น • 480

  • @najibh477
    @najibh477 2 ปีที่แล้ว +26

    Tiirka geeya Noona soo duuba khayr Alle ha idin siiyee. Alxamdulilaah Alle ayaa Mahad leh inaga qabtay ragan aakhiro seega ah ee 15ka sano dhiigayaga cabayay. Hada si sharaf leh baan ku iman magaaladii aan kudhashay waana Alle mahadii

    • @abdullahamir626
      @abdullahamir626 2 ปีที่แล้ว +1

      Commentigan love ❤ baan kala daalay

    • @Abuaxlaam
      @Abuaxlaam ปีที่แล้ว

      9 bilood ka dib wali Wariye Jamaal Cadaalad ma uusan Helin, Awlaadiisiina Qaylo waa ka dhamaatay 😔 😟 🙁

  • @alim1638
    @alim1638 2 ปีที่แล้ว +164

    Waa sadex Mj reer Galkacyo ah iyo mid reeer koonfur ah, Puntland Cadaalad ayaa ka jirta, dadkii kale ee danbiga walagu waayay waa la siidayay
    Reer Puntland alshabaab qabiil kuma difaacan waana mida kaliya ee looga adkaan karo
    Reer koonfur haka daydaan Puntland hadey rabaan inay ka adkaadan Argagaxisada

    • @profsomali2467
      @profsomali2467 2 ปีที่แล้ว +4

      4 ninba waa majerten

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 2 ปีที่แล้ว +6

      4 toodaba wa Majerten gaar ahan wa maxamud saleban 4taba

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +5

      4 nin waa mj abtigay ba ii soo sheegay XAQIIQDA .. waa sidaa nin walba dambigii galay waa INUU gudaa

    • @abdowali463
      @abdowali463 2 ปีที่แล้ว +11

      Puntland cadaalad baa taala dadkii ugu badnaa ee argagaxisada loo toogtay iyo kuwa maanta la xukuma waa reer Gaalkacyood. Waa sababtaas sababta Illahay cadaalad iyo sharaf reer Mudug Puntland u siiyay.

    • @Wadaagsin
      @Wadaagsin 2 ปีที่แล้ว +3

      kuwa lasiidaayana kuli reer koonfureed kawaran yaa usheega inaan shabaa qabiil gaara ahayn, ninkii ah baa ah

  • @sharifoahmed9438
    @sharifoahmed9438 2 ปีที่แล้ว +32

    Jamaal Allaah ha u naxariisto
    Alxdullillaah caddaalad ayuu helay maanta kulli israacbey ku dhasheen oo u dhasheen iimaanka beela Allaah idin dabar goo ☹

  • @haashimofficial4410
    @haashimofficial4410 2 ปีที่แล้ว +86

    Waad mahad santihiin dhamaan bulshada reer afmeer❣

    • @najmaahmed6254
      @najmaahmed6254 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilahay wax lama ah in ilhay isoo dayo wllky mcne 😭

    • @ahmedgaas6475
      @ahmedgaas6475 2 ปีที่แล้ว +4

      @@najmaahmed6254 markasta Ilaahay waxa uu la jiraa qofkiii toosan

    • @sucaadaxmed8067
      @sucaadaxmed8067 2 ปีที่แล้ว

      @@najmaahmed6254 ke walalka ah abyo

    • @saadiqnews
      @saadiqnews 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal ka wixii uu gaystay denbi ah ciqaabtiisa waa lamarsiinaya

  • @sultanzaki8220
    @sultanzaki8220 2 ปีที่แล้ว +29

    Shaqo wanagsan ayeey umada uhayan ciidanka xoga puntland e gobolka mudug mansha allah

  • @abdulldaqare601
    @abdulldaqare601 2 ปีที่แล้ว +17

    Masaajidka Abu-hurayra far baa ku godan dowladu waa inay qaab sirdoon ahaan ah dad ugu tukada u dirtaa salaad walba.
    Rabbi ha u naxariisto walalkay jamaal.

    • @kadrahassan2567
      @kadrahassan2567 2 ปีที่แล้ว +1

      Masaajidka abu hureyra ma midka siinaay ku yaalbaa 12 sano kahor baa iigu dan baysay muxaadirada markay kajirto baan aadi jiray

  • @mohamedfaluujaofficial8164
    @mohamedfaluujaofficial8164 2 ปีที่แล้ว +32

    Aderaray aan aduunka ujeclaa ayay
    Idhafiyeen oo ahaa 3nin
    1)waxay dileen aderkay
    Cabdulaahi faray
    2)waxa ay kalo ladileen
    Walalkiis cusmaan guduud
    3) adarkay abahay lahooya
    Ayay hadana iigaga dareen
    Gabi gabi lkn qof aad u nasib badan
    Ayaan ahay manta aderaday haday
    Heleen cadaalad

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed dhamantod allah unaxariisto samir iyo abti waxa layabaya kuwa 15 sano lagu xukumay markey dhamestan wa lasiidaynaya kadib dadkey laayaan ya ka masuula

    • @abdiaden8558
      @abdiaden8558 2 ปีที่แล้ว

      Allah ha unaxariisto

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 2 ปีที่แล้ว

      Raali ahaw walaal adeerada Xaqdaro u dhinteen naxariis eebe

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 ปีที่แล้ว

      Allah ha u naxariisto adeero dhamaantood janah fardawsa Al aclaa Aamiin

  • @safiinodaahirshire6
    @safiinodaahirshire6 2 ปีที่แล้ว +23

    Galkacyo alshabab cashar ayaa loogu dhigay midhaa Galkacyo Qof dambe kuma dilaan hala laayo argagixisada,waxaan bogaadinaya Dowladda Puntland oo argagixisada waajibkeeda marsiisay

  • @xikmad7
    @xikmad7 2 ปีที่แล้ว +9

    Jamaaal si sharf iyo Cizi leh ayuu u dhintay ee muusan dhiman asagoo duli ah lkn idinkaan shegtay dilka ayaa si xun u dhimandoono isha Allah.

  • @abdirahmanahmedabdi8692
    @abdirahmanahmedabdi8692 2 ปีที่แล้ว +12

    Allaahu Akbar yarabi aduunka maxa yaaala maanta haddi wiilku abihis la aaasey uu dilay😥😥😢 adeer Jamal janadi kuu rajeen

    • @apdallaayded4497
      @apdallaayded4497 2 ปีที่แล้ว

      Kwrn kii dhahay aderkay o mar xabsiga iga so dayay ban dilay sababto ah tiro la Idiray ba iga kala dhimanatay asagan ku buuxiyay🤔🤔

    • @xawohodon786
      @xawohodon786 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭

    • @ibraahimciise4482
      @ibraahimciise4482 2 ปีที่แล้ว

      Wax yaala malaha balaayo baa qadadey lakiin waa laxasuuqin

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

      @@apdallaayded4497 kaas xaguu joogaa belo haku dhacdee

  • @abdireshidahmed4592
    @abdireshidahmed4592 2 ปีที่แล้ว +28

    Ciyaalkii Xafada Intii Yaaban isooraaca

  • @Oudfarah
    @Oudfarah 2 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallh🥺Alle ha unaxariisto jamal walhi wa wax laga xumado dhalinyaro wax garadkodi gacantoda kudilen

  • @irridentist
    @irridentist 2 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan Afmeer soo bandhiga kuwa ka baxsaday Gaalkacyo ee lagu raad joogo.
    Alshaydaan ciribtirkiisa waa muqadas.
    Aad baad u mahadsan tihiin🙏

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs eeddo Macaan timire geesi geesi dhalay weligaa jir oo joog eeddo Macaan horay u soco sharafow ilaahay subxaana watacaal ha ku cafido

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto Jamaal farax aadan.

  • @liibaanahmed6139
    @liibaanahmed6139 2 ปีที่แล้ว +8

    Karaamo korkiina ha ahaato team af meer guul iyo gobonimo dhamaan umada soomaliyeed

  • @puritysoul6051
    @puritysoul6051 2 ปีที่แล้ว +8

    Misaanka xasanaadka Allah idinka siiyo raga sarakisha oo iskuhawlay hawshan Galkacyo say ahan jirty iyo hada kaaf iyo kaladheri

  • @jamalabdi9712
    @jamalabdi9712 2 ปีที่แล้ว +32

    Ilahy xaqa wa uhiliyaa 😪 allow na amanso

  • @axmedlove2327
    @axmedlove2327 2 ปีที่แล้ว +9

    Labada kle ee xabsiga lagu xukumay dil ayey uqalman ilaa "qaate iyo qarshe waa isku mide"

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 ปีที่แล้ว +21

    War qofka 2020 shabab ku biiray muxu ahaa nacalad kugu dhacdey 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️

    • @idiloomane7967
      @idiloomane7967 2 ปีที่แล้ว +1

      Lacag doonimo 🤑🤑

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 2 ปีที่แล้ว +2

      Caqligaa xoolahaa waxbadan dhaama maankii iyo mashaxdii baa kaguurtay alshabaab waa cadow

    • @ayanmuse3901
      @ayanmuse3901 2 ปีที่แล้ว

      Manhabka wahaabiyadda ee xagjir nimadda ku sallaysan illaa oo lala dagaalamo la dabar gooyoh argagixiso joogsan mayso anigoo yar baan maqli jirray kaasi wadaad ma aha waa wahaabi waxaan mooddi jirray weedh soomaali ah islamarkaana cay ah hayeshee kolkaan soo caqli saday ayaan bartay wixii waggaan yaraa maqli jirray ninka lagga yaabbo diintiisa laggu odhan jirray in jito koox siddaas oo dadka argagixiso ka dhigtah xataah kuwa aan hubbaynayn ee wax dillayn firkoodda waxba kama duwana kuwaan hubbaysan ee alshabab iyo daacish

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla kuwaan hala jar jaro habeenku jamal farax adan dhintay waxaa iiga xanuun badan cawa😩😩😩😭😭

  • @updywelli
    @updywelli 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka dhaawamey Waaa Adeerkey Wllahey agoonbey Noqdeen😭😭😭😭😭😭😭

  • @jamiilomohamed7756
    @jamiilomohamed7756 2 ปีที่แล้ว +41

    Qof igama soo horeyn sayloor ban soo raadsha😂😂
    Allaha unaxariisto jamal

    • @Muhiyadiinhassan
      @Muhiyadiinhassan 2 ปีที่แล้ว +2

      kkkkk kulamid bn ahe😅😅

    • @fardowsougbad4250
      @fardowsougbad4250 2 ปีที่แล้ว +1

      Saylorka ciyalka xafada miyu ahaa

    • @Muhiyadiinhassan
      @Muhiyadiinhassan 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fardowsougbad4250 haaa waa wiil ciyaalka xafada ah

    • @Muhiyadiinhassan
      @Muhiyadiinhassan 2 ปีที่แล้ว +4

      @@nadiayoonis4595 waa la wasaya asaga iyo hoyadiisba gaalka gaalku dhalay maydkiisa baa laga dul tilaabsan

    • @fardowsougbad4250
      @fardowsougbad4250 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Muhiyadiinhassan wa lay sixra ku qoslaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MalyunMohammad
    @MalyunMohammad 15 วันที่ผ่านมา

    Allah haunariisto Adeerkay Jamaal farax Aadan Aamiin Aamiin Aamiin

  • @blackboy6604
    @blackboy6604 2 ปีที่แล้ว +5

    Laaaya wiixi wax dila waan idin ku tagersanahy 100% wariye abdiwali hala soo celiyo amankiisana hala sugo waaa nin fcn ooo codkisa laga baqo wa aiga talo mahdsanidiin

  • @maxamuudcalimire442
    @maxamuudcalimire442 2 ปีที่แล้ว +10

    Ama 50 dhinaca ha kuutuurto ama yeysan kuu turin ana dilkaaga kuseexan doonaa😪

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 8 วันที่ผ่านมา

      Srry wuu baxsaday ciil waynaa

  • @محمود-ظ7م
    @محمود-ظ7م 2 ปีที่แล้ว +7

    Naxariis waarta allah ha siiyo wariye jamaal ilahay kuwan kuwa la midana hasoo saaro

  • @kaafiyoaxmad4205
    @kaafiyoaxmad4205 2 ปีที่แล้ว +29

    Allaah ha u naxariisto jamaal faarax aadan

    • @asmaamahad3159
      @asmaamahad3159 2 ปีที่แล้ว

      Goormaa la dilay😰😨

    • @Abuaxlaam
      @Abuaxlaam ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa allaah

  • @Kingdhuxulawijiar7847
    @Kingdhuxulawijiar7847 2 ปีที่แล้ว +5

    4 waa mj dadbaa dhihi dona mesha cadalad ma taaalo oo an arki jirey kuwa udoodaya argagaxisada aderayalow cid lagega leexanayo majirto puntland iyo argagaxiso argati baa ka dhaxeysaa hala wada toogto juhulada dadkodi lacgta yar we dacifnimada ku laynaya ilahy cadabta idinku gur umadii wa dhameyseen sayloor baaba igu daran subxanallah maangaan maangaaab dhaley baa tahy duli ah

    • @Shaakiryare690
      @Shaakiryare690 2 ปีที่แล้ว

      Jaale Aad baan u bogaadinayaa MJ sida ay uga go'an tahay La dagaalanka Alshabab Hadey somali oo idil uga go'naan laheyd Yicista alshabab Somalia ma joogi leyn

  • @abdiqani1740
    @abdiqani1740 2 ปีที่แล้ว +11

    Rag danbigooda qirtay ninka isku dayaayo inuu difaaco ayan layaabanhy🤣

  • @mohamedgurey3056
    @mohamedgurey3056 2 ปีที่แล้ว +14

    50dolar dhinac ii rido kullahaa subxanallah war waad shaqeysan kartay konton iyo wax kabadan

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamaal faarax aadan rabi naxariistii jano haka waraabiyo qabrigana ha unuuro

  • @nastehaislow407
    @nastehaislow407 2 ปีที่แล้ว +1

    Goorman arki donoo ragii dilay wallky oo medkisa habeen dhan lawarajinye magalda ilhay haku naxaristo bowe adun cadalad hadadan ku helin aqiro bad ku helaysa insha allah

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

      Sorry alle haw naxariisto xagee lagu dilay😪😪

    • @nastehaislow407
      @nastehaislow407 ปีที่แล้ว

      @@kayfmohamed565 garawe

  • @abdulfattaxabdullahi8823
    @abdulfattaxabdullahi8823 2 ปีที่แล้ว +8

    INTA XAGAAN KU JIRTA OO WAX AKHRINAYSA WAXAAN LEYAHAY, ILAHAY BAA XAQA OG.... ILAHAY AGTIISA BAY CADAALAD TAALA, ILAHAY WAXAAN KA BARYAYA IN UU ARINTAAN KAN DAALIMKA KA AH IYO KAN LA DULMINAYO IN UU KALA CADEEYO, OO UU XAQA BANAANKA KEENO, KAN DULMANAHA KA AH IN UU ILAHAY U HIILIYO OGA BARYA SOOMAALIYEY. AAMIIIN.

  • @maanaamiin3378
    @maanaamiin3378 2 ปีที่แล้ว +18

    Loyarka ku qoslaya😂😂😂😂😂

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 2 ปีที่แล้ว +50

    Belo kudhufsatay waba kudhufsatay oo insha allaah Caska Aya kusugaye aabaha Ninki kula Aasay ayad dishay lacnatullaahi Caleyk for no reason caradada udhimo Ayan kuleyahay guul puntland iyo Shacabkeda Iyo Afmeer gaar Ahan Timire Taarikhda Aya kuxusi donta insha allaah

    • @hanihuseen830
      @hanihuseen830 2 ปีที่แล้ว

      Wa duli wxu

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa arxan darada alshabab ku leeyihiin nin aad caano siinaysid baa sun ku cabsiinaayo subxanallah

    • @luckyqurux1847
      @luckyqurux1847 2 ปีที่แล้ว +2

      Aabihiis inu dilaaba ka suurowda wll naxariis maleh

  • @foownurio9254
    @foownurio9254 2 ปีที่แล้ว +6

    Alxmdulilaah cadalad baka dhacdey haku quusqaatan kuwa hada kujira ama raba inayku biiraan

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahay mahad leh cadaaladu uu helay halyeey Jamaal Farax Adan. Gaalkacyo waa uga dhamaatay mujrimiinta argagaxisada Shabab. Argagaxiso diin iyo qabiil midna ma leh waa in tiirka deg deg loo geeyo si looga jaro xasuuqii ay Gaalkacyo ka gaysteen.

  • @walalalvaro3389
    @walalalvaro3389 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah wan cashaynay kulaha sawira galnay kulaha inta qof islama naftiisa soo go.ayse

  • @bigprofilmsvlogs2692
    @bigprofilmsvlogs2692 2 ปีที่แล้ว +8

    Xaqa Hadii afka Laqabto Feeruhu ka Dilaaca Bay Hooyaday I dhihi Jirtay Balse wan Arkaa Maanta Xaqi Oo Dilaacay
    M.a Aad ugu Farax sanahay Ciidanka Puntland Gaar ahaan Galkacyo Police keeda✌🔥

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Kii dad dilaa hala dilo waxaan ku faraxsanahay inta la sii dayey mashaallah wixii la soo qabto waaba la dili baan amisanaa ileen waxan arkayey ragii tirada badnaa hal Mar la isla toogtay

  • @luckyqurux1847
    @luckyqurux1847 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow muusiibooyinka dagmaysana na hareer mari anaga iyo inti islaama

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid 2 ปีที่แล้ว +3

    Alshanan Nacalad allaha ku rido wiilasheenii bay ino adeegsatay

  • @Emmayyyy2024
    @Emmayyyy2024 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaa qofkii labaad aan arko oo argagixiso ka tirsan oo aan aqaano walee dhalinyaradii balaayaa qaadatay subxaanallaah isma lahayn seyloor ayaa argagixiso noqonaya lknse waa alx hadii dalka cadowga laga qabanayo illhyna qof muslim ah dadkaas Kama dhigo 😭🤲🤲

  • @Mohamedamiin4444
    @Mohamedamiin4444 2 ปีที่แล้ว +16

    Cajiib! dhalinyarta waxa heshay duruuf maadama aysan shaqo haysanin,taaso keneysa inay raadiyaan lacag sabab walbo.waan ka xumahay qaladaadka ay galeen ciqaabtooda hala marsiyo insha allah.

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 2 ปีที่แล้ว +9

      Ragaan aqooon dheer ma u leedahy
      Ragg baahi kukoray maahan
      Reero ladan bey ka dhasheen oo aan baahi arag
      Sheydaan baa qaaday

    • @Mohamedamiin4444
      @Mohamedamiin4444 2 ปีที่แล้ว +2

      @@beer-lula_22 aqoon uma lihi lkn wiilka danbe wuxu yiri lacag darteed u galay Koley baahi lacaged ba qabatay keentay inu sameeyo waxaas.

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 2 ปีที่แล้ว +6

      @@Mohamedamiin4444
      Waa kibir😂😂😂

    • @saynabfarah8626
      @saynabfarah8626 2 ปีที่แล้ว +2

      Baahi ba u gaysey kulahaa baahi hadi in danbi lo galikaro Alle jideynalahaaa daruuf ku haysee ummada islam dhiigooda iyo cirdigooda u gaf laguma oran dil hadi lagu caqliyeysanayo waa arkaan lkn malin walba waa la i khalday iyo daruuf ba i haysey ma soconayso

    • @farhad5541
      @farhad5541 2 ปีที่แล้ว +2

      Si wlbo duruuf ku haysato dil lama fududeysto

  • @so4627
    @so4627 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah soo afjaro waxa umada dhibaatada ku haya

  • @zamiirazoomaal4166
    @zamiirazoomaal4166 2 ปีที่แล้ว +23

    Manshaa allaah cadaladu hawaaarto

  • @xayatabdi3919
    @xayatabdi3919 2 ปีที่แล้ว +4

    Wa ka sugaynay timire warbixintaan alle waxan kaga baryaya inu cadowga ka qabto waxa thy halyey dalkiisa iyo dadkiisa u shaqaynaya kuwo doqonimadu intay ka badatay leh wa nala sixray asagaa balse dadnimo uma sinidin

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 2 ปีที่แล้ว +6

    Saxiibka xun wakan halkaas kudhiga🤔😢

  • @abdirisakyaasin2487
    @abdirisakyaasin2487 2 ปีที่แล้ว +8

    Afmeer shaqo culus ayaa ummadda uhaysan allaaha idin garabgalo

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 ปีที่แล้ว +12

    Habeenkii la dilay walhi aad ban ugu naxay jamal farah adan😢😢😢😢War hala laayo ciyaal kalabta suu uga sheekenayo day tolaaaaaay...waxan yaaan la waraysan

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakqabo umaad somaliyed dhagar qaabasha haku quusatan marakay qof diilan yaagan lodiil

  • @rahmaahmett1683
    @rahmaahmett1683 2 ปีที่แล้ว +16

    Guul afmeer ♥️✊

  • @saadiqnews
    @saadiqnews 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle jamaal hawnaxariisto aaamin aamin

  • @mohamedsahaladan4685
    @mohamedsahaladan4685 2 ปีที่แล้ว +25

    Afmeer Investigation sharaf iyo karaamo ku waara insha Allah

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 ปีที่แล้ว +1

    Afmeeer waxaan ka codsanayaa maalinta tiirka la geynayo ee la tooganayo ii sheega isoo dira telka aan daawdee dad cunkan sida loogu qaadayo xukunka ilaahay aan dawadee dadkoo dhana waa inay daawadaan si ay ugu cibro qaataan kuwa kale ee ku fekeraya in qof muslim ah dhiigiisa si sahlan loo daadiyo

  • @nasiibnasiib6127
    @nasiibnasiib6127 2 ปีที่แล้ว +2

    Gaalo gaalo nashay weyeh shabaab illahay umadda ha ka qabto

  • @aminafaisal1200
    @aminafaisal1200 2 ปีที่แล้ว +8

    Sayloor Io Cade San Maa Idiin Danbaysay Waan Amini La'ahay Bismillh YaLa aminaya Marka Intaa idin shukaansaday Alle Danbi dhaaf ha Iga Dhigo😂😂

    • @user-tu6fs3pt2k
      @user-tu6fs3pt2k 2 ปีที่แล้ว

      Miyaad shukaansan jirtey hhhhh

    • @anj1300
      @anj1300 2 ปีที่แล้ว

      kkkkkk waad sigatay

    • @ahmedxoolo2972
      @ahmedxoolo2972 2 ปีที่แล้ว

      Say maku waseen waaba hubaa inay kuwaseeene

    • @hawaabdullahi9371
      @hawaabdullahi9371 2 ปีที่แล้ว +2

      Qabri baad kaso laabatee qaadir mahadii dheh😳

    • @thegunner971
      @thegunner971 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedxoolo2972
      Xoolo xoolo dhalay.

  • @hadalsan4218
    @hadalsan4218 2 ปีที่แล้ว +5

    ABUHURAYRA MASJIDKA LA YIRAAHDO WAA IN AY TAGAAN TEAMKA AFMEER INVESTIGATION ,BAARITAAN DHEER HA LAGU SAMEEYO NIMANKA MAAMULKA MASJIDKA HAYA ,MASJIDKAAS FAR BAA KU GODAN.

  • @obeeyobeey8223
    @obeeyobeey8223 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuwaan waa iska qosol wlhi 😅😅😅
    Waalee sixray kuyeh🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilmahan dadka madaxda dhameeyay waa wado lacag raadis iimanka Allah kaqaado.

  • @sulemanelmi5670
    @sulemanelmi5670 2 ปีที่แล้ว

    Waa jibkooda halamariyo Jamal farah Aden allaha unaxariisto Nin qaali ah buu ahaa

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 2 ปีที่แล้ว +10

    50kaa dhinac iiridaa ka dhacday 😂😂😂😂

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi 2 ปีที่แล้ว +12

    Shaqo fiican ayaad heeysaan
    Ee saas lee madaxa uga jara 🤜

  • @cusmaanaadam6771
    @cusmaanaadam6771 2 ปีที่แล้ว +17

    Asc. Ilaa dufcadii ugu horaysay ee khawarijtii maxkamadu caadalada marisay, Ilaa kuwan in eheladii maxkamadu cadalada uraadisay, iyo shacbigu maxkamada ku'abaal mariyaan dayactir, Iyo dhisme, Hawl wadeenkedana la'abaal mariyo.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaarahmu wariye jamal.. caruurta argagixiso ah Iyo kuwa tashkiiliyaba waa in wadanka laga dhameeya.

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sugi la ahay inaan daawado raaca labaad ee shabaabka ee lagu toogan Gaalkacyo dhawaan....
    Laamaha amniga iyo Afmeer media aad baan idiinka mahadcelinaynaa howsha adag ee aad bulshada Soomaaliyeed u haysaan..
    C

  • @superstar.19
    @superstar.19 2 ปีที่แล้ว +5

    Timire shaqo adag baa haysaa awoowe allah yaxviik

  • @abdisamadloveanfaal878
    @abdisamadloveanfaal878 2 ปีที่แล้ว +3

    Aŕagixiso waxaan dil ahayn ma istahilaan hala laayo xataa hadii uusan wax dilin uu lafikir yahay kaliyah dil in lugu xukumo baan qabaa

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    AF MEER MEDIA WELL CAME BACK .. SHAQO WANAAGSAN SXB .. .. TY

  • @forman9192
    @forman9192 2 ปีที่แล้ว

    Iimaanka alle haydinka qaado xasbunalaah qpf banii aadam ah oo Isagoo kale ah ayuu leeyahay waan dhamays tiray oo waan siiyey 🇸🇴✌

  • @najmaisse5787
    @najmaisse5787 2 ปีที่แล้ว +5

    Ansaartii magalda wlhi waa taagy mrkz muhaajirin ngu soo dhisin 😂😂😂

  • @Hogolnews
    @Hogolnews 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalinyaro Galkacayo Ku Nool oo dhaami waa macquul inay Al shabaab yihiin ? Shaki la aan ?

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +4

    Aboowayaalaw nimankaan shabaab ahi maxay doqonta u adeegsadaan waa yaabe.
    Bal car in raga oo alshabaab galaxy arag.nacas iyo in liita ayey adeegsadaan..

  • @mohamettomar4377
    @mohamettomar4377 2 ปีที่แล้ว +4

    Meeshaan kuyaabaan fadhaaa!

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah
    Oo hada dhimashadiisa maxay kahelayaan
    Ilahay idin qabay

  • @ibraahimciise4482
    @ibraahimciise4482 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxriiso jamaal dhiig yacaabin kuli hala dilo 😭😭😭😭😭

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 2 ปีที่แล้ว +1

    Timire hadii aan dhal8nyarada shaqo lasiin ayagoo jaamacadaha dhameeyey ayey guryaha joogan waxna qoranayaan alshabab xaqiiq dhalinta shaqo hala siiyo odayaasha ayaa xafiis walba 90 80 70 ayaa dhagiya odayaal maskaxdu dhamaatay hala eryo

    • @axmedfaysal9094
      @axmedfaysal9094 2 ปีที่แล้ว

      Siilkaaga shaqo lasiin oo odaay maskaxdu madoobatay shaqada looga saariye bari soo doono dhilayay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah investigation done transparent and fair government of puntland state.

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 2 ปีที่แล้ว +5

    Waar nimankani waa hit men. Raga dadka laaya ee lacagta kuqaata. Alshabaabna waa Shirkada ay ushaqeeyaan.

  • @salaat98kassa64
    @salaat98kassa64 2 ปีที่แล้ว +1

    Qufkii dila qof Muslim ah waa Dil qisaastu

  • @maanaamiin3378
    @maanaamiin3378 2 ปีที่แล้ว +5

    Guul afmeer 💪

  • @siradm
    @siradm 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ayaa dad u haystaa iney diinta islamka u adeegayaan! Aabahay buu ila aasay oo dabadeedna waa dilay kuye, subxaanallaah

  • @nasromohnet3271
    @nasromohnet3271 2 ปีที่แล้ว +5

    Afmeer mahad sanidiin💗

  • @Far.xiya_
    @Far.xiya_ 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar allahu akbar jamaal xaqiisu inu so baxayo waan ogayn guul iyo gobanimo.

  • @sharmakeali1132
    @sharmakeali1132 2 ปีที่แล้ว +1

    Qolyihii reer koonfureed ha ogadaan inaan cid aan denbiile ahayn cidina dilayn kuwaa toogashada lagu xakynayna waa reer puntland marka wanaaga alle haydin tuso

  • @Abdirisak-badal
    @Abdirisak-badal 2 ปีที่แล้ว +1

    Tani waxay cadayn u tahay mar hadii wiiilal ka yimid baydhabo iyo hirshabeele xoriyadiisa la siiyay kaa gaalkacyo ku dhashayna la xukumay in cadaalad jirto bay ku tuzaysaa

  • @mohamednuur3607
    @mohamednuur3607 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa iyo hada waxaan qaadan la ahay labada nin oo xabsiga lagu xukumay why wa amiro dil mudan yihin 25 sano ama 15 sano xabsi cidna ku hayn maysee aan runta isku sheegnee waa danbilayaal ee dil bay mudan yihiin yaana laga reebin hala toogto koley nolaan mayaane al muhim alle ha ha uraxmeyyo wll marxuum jamal f adan

  • @MurayadJr
    @MurayadJr 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว

    Alle sxpkeen mid xun kama dhigo aaamiin

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan sugaayey warbixintaan aadka u xiisaha badan.

  • @abwaanshaambiye8073
    @abwaanshaambiye8073 2 ปีที่แล้ว +5

    Halalaayo dhamaantood

  • @icekid.5652
    @icekid.5652 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxada wajigiisa ka muuqata ee arxandarnimada bahalnimada ahi ku larantahay aya wax said loola fajoco ah, inu qof dilayba ma moodid!

  • @zaidoraage3202
    @zaidoraage3202 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my bro timire

  • @amaalahmed343
    @amaalahmed343 2 ปีที่แล้ว +5

    Alla sayloor ma shabaabu ahaa balo ku dagty

  • @ayanmuse3901
    @ayanmuse3901 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye timire barnaamijka afmeer argagixisaddu cokiisa kolkay maqlaan argagax iyo farganax baa ku dhaca

  • @samiirabdiwahid9840
    @samiirabdiwahid9840 2 ปีที่แล้ว +3

    galkacyo qofkii argagixiso lagu qabto hala dilo qofkuu rabo ha noqdo nabad naga badan

  • @ugaasoabdalla4253
    @ugaasoabdalla4253 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilashan maskaxdi hogaamineysay dil in lagu xukumay ahayd

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligeed taariikhda ma dhicin nin shabaab ah oo xaflado dhiganaya si uu u tago !

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli1 2 ปีที่แล้ว +3

    2:25 Muxamad is not sure if got justice today. He was properly in jail because he sounded different.
    Liquidated Al-Shabaab members and sympathizers but don’t discriminate.