Daawo;-Ninkii La Qabtay Shabaabka La Shaqeeyey Oo Bixiyey Wareysi Lama Filaan Ku Noqday Horjooge Cal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2022
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 77

  • @iglanahmed7416
    @iglanahmed7416 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan wariye fcn oo warka si fcn ugasoo saaro haloo Keeno mida kale wuxuu u egyahay nin lasoo dirsadaye iska ilaaliya nin wax soo xasuusanaaya hadad aragtay waxbuu kharinayaa nabee

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin xasuusta ka dhuntay

  • @abdiazizsiciid
    @abdiazizsiciid ปีที่แล้ว +3

    Waxbdan ayuu qarinayaa

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 ปีที่แล้ว +4

    Sarakisha ururka al kulahaa ☹️ Uruka dameerada dheh goormee Saraakiil nowdeen😢

  • @dulqarnaylbargaan5594
    @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว +1

    Waa isku wada af mid wax yaqaan
    Mid wayn iyo mid yar

  • @daadiramiin4935
    @daadiramiin4935 ปีที่แล้ว +1

    W

  • @abdullahiabdulle1536
    @abdullahiabdulle1536 ปีที่แล้ว +1

    Jawaabigiihis waxbaa qaldan!!!!!!!!

  • @iglanahmed7416
    @iglanahmed7416 ปีที่แล้ว +5

    Kan wariye fxn maaha wlh ninka wuuba is qaafinnaa oo waa nin aan Rabin si dhaba inuu wax Usheego talisyada meelaha ay kuyaalan side ku aqoon waayay mida kale wariyuhu mayaqaano sida qofka waxloo weeydiiyo siduu kusoo baxsaday muxuu uwewysiin waayay war waxaan waraysi maaha wlh waa Sheeko kale

    • @mohamedSagal
      @mohamedSagal ปีที่แล้ว +2

      Waxaas lama ogola sababto ah haduu sheego suu kusoo baxsaday sidoo kusoo galay kuwa badan oo sas kusoo baxaan lahaa bey galaafan

    • @maryamokeyton9176
      @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว

      @@mohamedSagal waa runtaa wlle ama abayo

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 ปีที่แล้ว

    Weey ogyihiin in eey Alshabaab yihiin dilaayga shacabka bil caani ayeey ugu bireen

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 ปีที่แล้ว

    NINKAAN JIR AHAAN UMA EKA ASKARI AL SHABAAB CAADI AH OO JIQDA KU JIRAY OO DURUUFI KAMA MUUQATO. WAA NIN MADAX AHAA OO HORJOIGE SARE AH OO RAAXO KU JIRAY OO HADDA ISKU SOO DHIIBAY BASAASNIMO EE FIIRO GOONI AH HA LOO YEESHO EE GOD UUSAN KA SOO BEXEYN HA LAGU RIDO.

  • @cabdifitaaxcabdulle4124
    @cabdifitaaxcabdulle4124 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว

    Indhihiisa Waa qaayin wayn

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 ปีที่แล้ว +1

    Waa tuug isqarinaya

  • @abdulqadirkahiyeosman2238
    @abdulqadirkahiyeosman2238 ปีที่แล้ว

    Warkiisa laguma kalsoonan
    Karo ma aha Ee mid la soo
    Diray Ee ka digtoonada

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 ปีที่แล้ว

    Iska ilaaliya inaad ciidan ku dartaan ama shacabka dhexdiisa ku sii daysan

  • @farhiyohasan2441
    @farhiyohasan2441 ปีที่แล้ว

    Loop

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Ninkaan warka waa ismogeysiina ee ka dhaliya wasaqa

  • @abdullahiabdulle1536
    @abdullahiabdulle1536 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan baaris badan u baahan Yahay

  • @anythingsofficial.6178
    @anythingsofficial.6178 ปีที่แล้ว +1

    (Yartaay 🤒)
    -☑️laan daaqa geeluba🌾🐪
    - ☑️lebigii jarka udhaw🌏🌏
    - ☑️intuu laac isleeyahy🥳🐫
    - ☑️soo looli kana dhaco😩😱
    🤪🤪

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 ปีที่แล้ว

    Xitaa halkalmad oo ku lid Ah Al shayadhiin madhihin war ninka iska ilaaliya, whli kuwaan Aamiikn maleh.

  • @asha3777
    @asha3777 ปีที่แล้ว +1

    Allaha soo hanuuniyo, ummaddii way dhibeen
    Ina Sha'aa Allaha Xaqa ayaa dilaaci Daalin Khasaari ku danbeeyaa

  • @kokeibro2480
    @kokeibro2480 ปีที่แล้ว

    Baadhis fcn buu ubaahanyahay.

  • @advancedtv1110
    @advancedtv1110 ปีที่แล้ว

    Nin Benaale ah. al shaabab waaye wali

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 ปีที่แล้ว

    Ninkaaan hadalkisaa masaxnaaaa ha ligaa fojignadaaa markay jabeen ayey rabaan inay tagtiig kalee ciyaaran

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 ปีที่แล้ว

    NINKAAN WUU KA CAQLI BADANYAHAY WARIYAHA. WUXUU ISKA DHIGAYAA QOF AAN WAXBA XUSUUSNEYN. WAXA LA RABAA IN SI HOOSE LOO WAREYSTO OO WAX KASTA UU QARINAAYO LAGA SOO SAARO, MEEL GOONI AHNE LAGU HAAYO, MUDDO KA DIBNA LA KHAARIJIYO MAXAA YEELAY QOFKA MARBA HADDUU SHABAAB NOQDO LAMA AAMINI KARO, AAKHIRKA ADUU KU DILAYAA.

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 ปีที่แล้ว

    NINKAAN WAA AQOONYAHAN, HORJOOGE AHAA JIRAY OO LOO SOO DIRAY IN UU BASAASO DOWLADA SOOMAALIYEED. MA LA AAMINI KARO QOF AL SHABAAB SOO NOQDAY EE MUDO MARKA LA HAAYO SI QARSOODI AH HA LOO DILO, KUWAANI FAA'IDO MA LEH MANA LA AAMINI KARO.

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan Aaminsanahay in ninkan Been sheegayo, wariyahane sidii qof Alshababa loowareysto uma wareysan , marka waxaan dhihi lahaa ninka gacan halooceliyo hadii warkalaan sugeynaa.

  • @shalka34
    @shalka34 ปีที่แล้ว

    Somali siju waa wlh

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 ปีที่แล้ว

    Adigoo reer waamo sijuu ah marka reer mudug ku wareesto hadalkii iyo wax waliba way kaa lumaan.

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Ninkaan somaali maahan afka ayuu bartay

  • @abdullahiabdulle1536
    @abdullahiabdulle1536 ปีที่แล้ว +1

    Afsomaligiisa Sax Maha

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 5 หลายเดือนก่อน

      Waa somali sijuu kenyati ah😢

  • @arabe9921
    @arabe9921 ปีที่แล้ว

    NINKAAN DAD MADILAY MISE HALA WEEYDIIYO INTA QOF SOMALI UU DILAY OO MASAAKIIN AH WAA WARAABE DAD CUN AH

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 ปีที่แล้ว

    Waxa uu iska dhigayaa dabaal laakiin waa nin ka mida all.sheydaan

  • @feisalmohamedabdullahi6128
    @feisalmohamedabdullahi6128 ปีที่แล้ว

    Daacad kama aha waray siga

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว

    Qof caadiyu waraysanayaa ma qof la qabty ama isa so dhiiba sa uhdla

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว

    Waxaan yaan la aaminin waa bahalo, yaan dadka lagu dhex sii deyn

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 ปีที่แล้ว

    Ninka ka soo gala shabaab haduu isa soo dhiibo waa in dhaqan toosin la galiyo mudo dheer hadii ku soo noqon karo caadi

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว +1

    Waana yaqaan soomaali wuxuu iska dhigin Sajuu sifiican u hadal hooyooyinkood Soomaaliyeed ayaad gablamisey oo asey u saartey please dadkaan horteena ha keeninina dhiigga nagu kacin

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว

    Nimankaas ha aaminina waxay rabaan ayey sheegin waa is dhamaasin gardaranaa Qashin kasta Galguduud ayuu dhihin rabbi idin soo qabey ninkaas beeraha ku fala ha ku deynina dadka iyo dalka

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 ปีที่แล้ว +1

    Beenaale haduu gaalo muxuu kenya uga dagaalamiwaayay
    Kenya ayuu gaalo kasoo waayay arbuu somalia gaalo uu laayo ka helay
    Waa yaab.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 ปีที่แล้ว

    Ninkaan iska ilaaliya maxayelay wan kashakisanahay hadalkiisaa

  • @dulqarnaylbargaan5594
    @dulqarnaylbargaan5594 ปีที่แล้ว

    Raxan wayn kuligood ma wada xoolo miyaa? Mise waa waa la wada fara xumeeyey xataa ma yaqaan meeshi lagu taba3baray

  • @haliimoabdule4337
    @haliimoabdule4337 ปีที่แล้ว

    Ninkan ad wareysanayso jaajus ayuu u egyahay

  • @yussufali1337
    @yussufali1337 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu u egyahay nin waalan ama been buu sheegayaa

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว

    Dhiigyacab imasa qof ayaa gacantisa kumaqan nin waxsoobartay Waa laiqalday Waa been ninkan yaan la aaminan

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur8784 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa tiftif lasoodiro

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 ปีที่แล้ว

    Intee ku dhalatey? ayaa la weydiiyey? Jubooyinka ayaan ku dhashey kulahaa !!! : jubooyinka magaalo la dhaho miyaa jirtaa? ? Ninkaan hal kalmad oo run ah ma
    Sheegayo beenaale waaye mana uusan is dhiibin ee ninkaan gacan adag halagu qabto oo runta hala sheegsiiyo :

  • @dr.a.mowlidabdi1904
    @dr.a.mowlidabdi1904 ปีที่แล้ว

    Warkan waa beenaale
    Lo ayuu kasoo dhuuntay mid wax lajoogo ma aha.

  • @ashcartips8306
    @ashcartips8306 ปีที่แล้ว

    Qaab loo wareesto xitaaa ma yaqaano

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 ปีที่แล้ว

    Wahaabi malcuuna imisaad dishay masaakiin??!!

  • @halimaomar9258
    @halimaomar9258 ปีที่แล้ว

    Hadalkiida been badan baa kabuuxda

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 ปีที่แล้ว

    BEEN AYUU SHEEGAYAA EE ISKAJIRA !!!

  • @gare12
    @gare12 ปีที่แล้ว

    warkiisu waa been wax walbo ma ogi,ma aqaani, ma xasuusto,uu ku dhameeyey..ee ninka hala xiro hadii lasii daayo bambooyin uu dhigi doonaa...

    • @samsammaxamed2279
      @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว

      Waligaa Arki maysid mid dhahaayo waa aqaan kuli waa iswada maahinaayaan

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 ปีที่แล้ว

    Waydii reerkiisa iyo halka ay deganyihiin

  • @abwanahmedheersare6182
    @abwanahmedheersare6182 ปีที่แล้ว

    Waa baxoolo kani

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 ปีที่แล้ว

    wariye kumafiicnid adiga

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 ปีที่แล้ว +1

    beenaale. weeye. waxbuukala qarinayaa. waxwalba umaleynayaa. ayuuleeyahey. sifiican haloogaraaco. imisaqofbuu diley imisaqarax ayuu fuliyey. halaweydiiyo ?

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 ปีที่แล้ว

    War beenaalahan way soo dirsadeen dadka ha
    Laga qabto.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 ปีที่แล้ว +1

    indhihiisa ayaadka garaneysaa. inuu. yaaney nin masalibah

    • @mahadhassan9757
      @mahadhassan9757 ปีที่แล้ว

      Niinkan sifiicn ha loo baaro waana inn la iska ii laliyo

  • @Ahmed-pd8km
    @Ahmed-pd8km ปีที่แล้ว

    Qolomad tahay

  • @kacabhirsi7842
    @kacabhirsi7842 ปีที่แล้ว +1

    War waa suufi alle si kal iyo laab ah ayuu u hadlayaa maskiinka cafis haloo fidiyo ax ax ax

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว

    Ninkan maskaxda dhawac ka garey wareysigiisa cadi mahan

  • @hooyadaikraantahliilalahax4012
    @hooyadaikraantahliilalahax4012 ปีที่แล้ว

    Beenloo. Qiyaanoole marna af soomaali qatar mar na afsoomaali gajagaja
    CBB da dhaqankeeda oo kala uu wataa..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

      CBB iyo Alshabaab wa Dab iyo dhagax ayey isku yihiin ee hadaa tahay hooyadii ikraan tahliil orod kadoono gabadhaada mahad salad rooble iyo alqabyaala kuwaasaa alshabaab ehee

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 ปีที่แล้ว

    Film ayaad jilaysaan beenaale ciyaal miyaad noo haysataa