AX! 3 NIN AY TIJABISAY LAKIN NASIIB XUMA TIJABI JCYKA Pt121

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 415

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +142

    Qofkii ugu wacnaa ee abid ugu aqoonta badnaa, uguna quruxda badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed (scw).

    • @shukrimuhammed5939
      @shukrimuhammed5939 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @fartuunsalad8127
      @fartuunsalad8127 ปีที่แล้ว +1

      Sallalahu calayhi wasalam ♡

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 ปีที่แล้ว

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @bisharabdi8099
      @bisharabdi8099 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

  • @farahmohamoud5922
    @farahmohamoud5922 ปีที่แล้ว +103

    Gabdhaa ayaan layidhaa qof qalbi nadiifa leh weyee alle farxda haw siyaadiyo hyskugu daro clf wiilka😇 🥰

  • @nuurcool
    @nuurcool ปีที่แล้ว +86

    Intaa jecla nabiga naxriista badan igula saliya Scw scw scw

  • @MohamedMoha-ey9ke
    @MohamedMoha-ey9ke ปีที่แล้ว +102

    Abwan gesi allaha unaxaristo oo kutubkisana gacanta midigta allaha kasiyo

  • @BBCNEWSSOMALIA
    @BBCNEWSSOMALIA ปีที่แล้ว +93

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

    • @fartuunsalad8127
      @fartuunsalad8127 ปีที่แล้ว +1

      Sallalahu calayhi wasalam ♡

    • @amrancali7869
      @amrancali7869 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @lolesp1084
      @lolesp1084 ปีที่แล้ว

      Walaal qur'anka ayaa oogu wanaagsan saliga Nabiguna(SCW) waa qaali.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +39

    Allah inaantan yar waa badbadey jaceylkeedana waa ku guuleysatay maansha Allah jaceyl iga dheh💯💯👏👏

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +29

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +74

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤🕋☝

  • @suldaandaacad4968
    @suldaandaacad4968 ปีที่แล้ว +112

    Jaceylka Hala ixtiraamo Ragow gabdhaha idin jecel Qalbiyadooda u dhoowra oo Nolashooda ayey idin siiyeen way idin aamineen farxad siiya daryeel iyo jaceyl ❤️😘___Midakale Hadaa haysatit qof Ku jecel waad Nasiib Badantahay ee hayska Fogeen malin ayaad aad ugu baahandoontaa qofkaas qalbigiina wanaaji kuwa wax jecelow kuwa___ la jecelyahay idinkana qalbiyada dhowra oo farxada siiya kuwa idin jecel

  • @nadifaaabdullahi6015
    @nadifaaabdullahi6015 ปีที่แล้ว +25

    Ayaneey calaf wanagsan kurajeyni 😍😋insha allh

  • @zamzamabdi281
    @zamzamabdi281 ปีที่แล้ว +43

    Deeq masuul waayo. Allaha barakeeyo iscalfada idim Allah.

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 ปีที่แล้ว

      Amin Yaa Rabi 🤲🏻☝️🎤 jazakallahu khaira

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +80

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +62

    Ku Sali Rasulkeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +29

    Dadka is guursanaayoow iska bara caafimaadka inramad gurigelin kajor qataro badan ayaa jiro oo caafimaadka waa muhiim

  • @jamaalgb7135
    @jamaalgb7135 ปีที่แล้ว +26

    Aniga Amadi qosolka iga dhameeyay runtii afgeygaa ku hadloowaa ku lahaa ar Amadiyaa 😁😁😁😁😁

  • @shakashenodahir4321
    @shakashenodahir4321 ปีที่แล้ว +41

    3 nin tijabi inteey is dhaheysay
    Hal midna maaa aaysan ogaan
    Iyada hada dhiqo lugaha kula jirto😂🤣🤣😅

  • @abdihakimhassan2268
    @abdihakimhassan2268 ปีที่แล้ว +60

    Naag kastoo xijaab wayn shiikhad umalee 😂😂

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +64

    Masha Allah ayaan waa fariid farxd badan boqorad isku dabeecad ban nahay Anna saasn iskaga farxsnada xalad walba ♥️♥️❤️qofka sidayda u farxda badn wan jeclhy

    • @yohanamolel9949
      @yohanamolel9949 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xataa igu dar haiga reebin

    • @updyfatahali8732
      @updyfatahali8732 ปีที่แล้ว +1

      Aniga aqano ilaso xirir

    • @imkhatray8099
      @imkhatray8099 ปีที่แล้ว +1

      Xayasiinti oo qof ah

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +1

      @@imkhatray8099 hee xppt maxad aragtay 😂

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +1

      @@updyfatahali8732 oo maxan ku waydiiya wll

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 ปีที่แล้ว +27

    Gabdho wax haysku qasina nin marku ku jecelyahay wa exactly Deeq okale halkaas wan islafahanay somaahan 👀Kalabaro igabaro dadka. Deeq iyo marwadiisa Hambalyo ban idinleenahay. Ano afhayenka comment ku dhiig layasha kamid ah 🎉🎉👏🏿👏🏿😍✅

    • @ayanyarisayyarisay5050
      @ayanyarisayyarisay5050 ปีที่แล้ว

      Mahsanid xabibti

    • @lulgane4654
      @lulgane4654 ปีที่แล้ว

      @@ayanyarisayyarisay5050 you’re welcome my love hambalyo ❤you’re very lucky Mansha Allah 😂

  • @mohamedabdirahman3404
    @mohamedabdirahman3404 ปีที่แล้ว +28

    I wonder where these people get the courage 😂😂😂

    • @shukrimuhammed5939
      @shukrimuhammed5939 ปีที่แล้ว

      Allah me too😂😂

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +1

      They get other stupid ppl online so they copy each other 😛

  • @fadmaabdi9449
    @fadmaabdi9449 ปีที่แล้ว +22

    Aniga gabdha danbe faraxsanaanteedaa isoo jiidaty Mashalh Ayaaneey ❤️😁

  • @mustafemohamed1308
    @mustafemohamed1308 ปีที่แล้ว +55

    Radwaan markasta bro waxaan kuugu nasteexaynayaa inaad dadka Asc tidhaa yoo yooo dhaaf bilaacaleeg

  • @captain12474
    @captain12474 ปีที่แล้ว +9

    The last girl was so funny 🤣🤣

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +11

    Ax 2 da qof ee hore waa isku nuurayaan💕💕😂☝️

  • @hafsa652
    @hafsa652 ปีที่แล้ว +12

    First one love ❤️ Isaar bro

  • @sarjonayow4439
    @sarjonayow4439 ปีที่แล้ว +7

    Ridwan wan ku wataa Sxp. Sharma boy inta kaa salamayaa aapo 97

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 ปีที่แล้ว +6

    Inantaa ayaan wlhi ninka heley nasiib badanaa maasha Allah

  • @hawomohamed2210
    @hawomohamed2210 ปีที่แล้ว +5

    Jah ilahow mid deeq oo kale ah🤲

  • @munacjibaar9214
    @munacjibaar9214 ปีที่แล้ว +8

    400k subscrieber cooming soon wn ku faraxdanahay in aad gadho intaas in badan wn ku rajeynayah hanbalyo hanbalyo hanbalyo ridwaan isaaq

  • @marwaanOw
    @marwaanOw ปีที่แล้ว +7

    400K coming soon Keep going pro

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ayan io deeq jecliyaa inta is jecel ku midooba nolosha bi,idnillah

  • @abdalaabdihussein1967
    @abdalaabdihussein1967 ปีที่แล้ว +19

    Timirtaaad beerato ayaaad berrito guranaysaa 3nin bay utimaaday inay tijaabiso lkin midna maysan helin laganayaabee inaysanba sheeegeen, Lkin Ayaan hal mid ay daacad utahay ayay tijaabsatay kalsooniday ku qabto iyo qalbigeeedu siduu doonaba Ha ahaadee,waayo qalbiyada ma maamulno inaku. Balse siday jeclayd bay u noqotay waana runooo daaacadi ma hungooowdo 🤞🏿🤘🏾

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🤲🥰💜

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +44

    400K Subscriebers Cooming 🔜❤️

  • @hamdashiine7145
    @hamdashiine7145 ปีที่แล้ว +22

    Hada dacad noqoto hubaal dacad ba laguu noqon doona😇

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +36

    Legend always legend keep going ridhwan isaq another's levels 💪💯

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 ปีที่แล้ว +21

    Keep going my brother Ridwaan 400k coming soon ❤

    • @cabdiraxmangedi3107
      @cabdiraxmangedi3107 ปีที่แล้ว

      Ridwaan isaakh wan kuxiranahy yutubkaga ee saan kugula xiriiraa isheg wan ubahanahy

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +10

    Markaan Arko 2bo Qof Oo Soomali Isku Faraxsan Aad Aan U Farxaa Walaahi

  • @caaishoahmed3865
    @caaishoahmed3865 ปีที่แล้ว +12

    400k coming soon 🥰💯

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 ปีที่แล้ว +11

    Ku sali Nabi Mohamed صلي الله عليه وسلم

  • @BASHOW_PODCAST
    @BASHOW_PODCAST ปีที่แล้ว +3

    First coment ridhwan issack

  • @daadaaamin6872
    @daadaaamin6872 ปีที่แล้ว +8

    400k subscribes cooming soon zxp I.a

  • @ayaanmaxamed1022
    @ayaanmaxamed1022 ปีที่แล้ว +4

    yo yo yooo.ridhwaan isaaaq.wabkusalaamy.wllky.qaalika.hore.usoco.wankahelaaa.barnaaamijyadaada❤️❤️❤️❤️

  • @omaraboubakar6147
    @omaraboubakar6147 ปีที่แล้ว +12

    Xijaab weeyn ini laso xirto baa 3 nin latijaabina....war somali wey nawalen😂😂😂

    • @xawoibrahim5274
      @xawoibrahim5274 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @xaawocabdi1383
      @xaawocabdi1383 ปีที่แล้ว

      War xijaabko waaa asturad ee wax dadka lgo qiyano maha

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations Ayan 😮

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @almaazapdi3667
    @almaazapdi3667 ปีที่แล้ว +7

    Tan danpe Qosol ey igu disheh wlh Kuli waa i jecelyihiin kulahaa😂😂 hda walaley Midna maheysid Ragiina Isku dirtey😂😂

    • @muniraadam3888
      @muniraadam3888 ปีที่แล้ว

      Baxar ayay bartanka ufadidhaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +5

    Gabdhaha africa joga
    Wakhtiga ha iska luminina
    Ee wiilasha africa guursada
    Kuwan qurbaha jogaa anagaa si fcn unaqano kuligod waxay dhahan naag afrika jogta ma soo wadayno kaliya Stareska un baa ula sheekaysanaa by igu dhaheen 😂marka gabdho 50$ oo lagu soo diro mustaqbalkada ha ulumin.
    Markii magaceda La,sheegay wy faraxday maskin ninka wuxu og yahay in aad kenya jogto ridwana uu kenya jogo 😂
    Gabadha ugu danbayso waa gabar aqli badan Ma.A❤

    • @ayanyarisayyarisay5050
      @ayanyarisayyarisay5050 ปีที่แล้ว

      Abayo walhi tas ma ahan waxa stares heysto ma jiro walhi jaceylka waa ka dhab so ma argtid

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn ปีที่แล้ว

      @@ayanyarisayyarisay5050 byo qof bin adam ah ma qancid kadhid allh ha isku kiin barakeyo hdi adih thy guul ku rajayn👸❤️

    • @ilhaanilhaancumarabukar7660
      @ilhaanilhaancumarabukar7660 ปีที่แล้ว

      😄😄😄

  • @alsaalihiyatv7549
    @alsaalihiyatv7549 ปีที่แล้ว +2

    Asaxaabta 200k igaarsiiiya amurahiina alahasaheleee

  • @ahmedcige8675
    @ahmedcige8675 ปีที่แล้ว +2

    Wax badso wax beel beey dhashaa bey dhahdaa Soomaalidu
    Qofka haddaa fahmi waydo banaankaas ka mar adaan khiyaamayn

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 ปีที่แล้ว +11

    Gaanjibo waa gabadhan 😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @raxmacabdi7691
    @raxmacabdi7691 ปีที่แล้ว +2

    Walalayalow iso jwaba pls reer kenya 🇰🇪 intee kawada Helen mobeladan airfonka mise taraakla laga wada gade ana wan heybiya mana haye haradayeey sideen helaa somalay kkkkkkk

  • @salmaanmohamed737
    @salmaanmohamed737 ปีที่แล้ว +4

    Ridwanow aniga ugu horeye link igu qabo

  • @yuuzamaahmett4653
    @yuuzamaahmett4653 ปีที่แล้ว +6

    Cwada waa so dahay 😂😂😂😂😂

  • @shukridiaz8148
    @shukridiaz8148 ปีที่แล้ว

    Keep going brother

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 ปีที่แล้ว +1

    How does she have time for 3 man please sister being single for now . don't forget sis what you do will come back u so don't play ppl feel just someone else play ... You don't want to get revenge on innocent people because your ex hurts you not good 🙏 counter as a blessing at least you know before you marry him n move on from your pass

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 ปีที่แล้ว +5

    Mash allaah hambalyo hambalyo ayaan 🥰🥰👍

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @user-eh9lx5bf7p
    @user-eh9lx5bf7p ปีที่แล้ว +1

    Walai she iz right de second lady never trust one man, try as much as u can ,men dey ar useless their heart iz strong nt like ladies

  • @saciidbashiir2
    @saciidbashiir2 ปีที่แล้ว +5

    War ragow kadigtonada naagtan cml waxna maxaqiijin weyna is baxreysay 🤣🤣😅

  • @caskaaxmed4003
    @caskaaxmed4003 ปีที่แล้ว +13

    Qufta dambe jumlo eey Ka wadataa 3 leey dhan 😂

  • @AsmaFaarax-hj4di
    @AsmaFaarax-hj4di 9 หลายเดือนก่อน

    Ridwaan wll lanbarkaga wan ubahana 🙏

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 ปีที่แล้ว +2

    Farxad marabta cafimad marabta quranka aqriso

  • @zakariyecali4589
    @zakariyecali4589 ปีที่แล้ว +4

    Qof dabeecad wanaag sn dhaqan wng sn waa MAxay waxa ka tijaabinayso somali way walan thy🤣🤣🤣😂

  • @saladmaxamed6936
    @saladmaxamed6936 ปีที่แล้ว +1

    Good job

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 ปีที่แล้ว +22

    Though people are different just keep on loving yourself and be social with the people around you.
    Keep on having a long relationship 🤪🤪 while fate is on the way to devastate your memories 😁

    • @mayo3034
      @mayo3034 ปีที่แล้ว

      heheh

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      Long distance relationships never work 😜 I love farah next door who we go to watching movies or out to eat communication eye contact not phone 🤳 we're not seeing people and you just talking on the phone u not see the person They pretend someone else , special the husband they always playing girls different state or different country so his wife never find out 🤣

    • @mayo3034
      @mayo3034 ปีที่แล้ว

      @@faisamusse8522 sure?

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      @@mayo3034 hell yeah

    • @faisamusse8522
      @faisamusse8522 ปีที่แล้ว

      @@mayo3034 hell yeah 👍 I left one of ex for become truck driver 🤣 maybe I have trust issue kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk I got see my everyday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mubashirjamac143
    @mubashirjamac143 ปีที่แล้ว +1

    Wwww masha allan deeq iyo ayaan masha Allan markale

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 ปีที่แล้ว +5

    3ninleyey😂😂😂xijab ween😂😂

  • @sahalcabdisahal676
    @sahalcabdisahal676 ปีที่แล้ว +2

    400k come soon

  • @user-bh8vn6oc1z
    @user-bh8vn6oc1z ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @najmoadam2250
    @najmoadam2250 ปีที่แล้ว +2

    Okey ayaaad tahy sxb😂😂😂😂😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please isoo booqo adoo mahad san

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 ปีที่แล้ว +1

    M.a nin rageed ada hantiyaay alow sidaas iga dhig jeclkeyga sidaan isku waar abid wiil daxaado wacn keep goin my bro inolow

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 ปีที่แล้ว +11

    Tan miqaabka waa xaraabo walhi😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah waxaa ka dhacday hye macanto hye macaan 😂😂😂😂😂

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂 adiga mid sida ah ma haysata

    • @liibaancabdi2174
      @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว +2

      @@asmadahabo6472 haa abayo xaasle ahay alx ❤😂🙏🏼cafio

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 ปีที่แล้ว +1

      Liibaanoow maka xuntahay macnaha😂😂

    • @liibaancabdi2174
      @liibaancabdi2174 ปีที่แล้ว

      @@Maryama_22 xaashaa lilaah 😂 xaazle dhameystiran baan ahay 😂😂😂

    • @Maryama_22
      @Maryama_22 ปีที่แล้ว

      @@liibaancabdi2174 Boowe hada xaasle thy,intaas yar wax macnaa kumay sameseen Xas ku dhahdo wad heli Sabar😂😂

  • @Fathia2
    @Fathia2 ปีที่แล้ว +3

    Iga cilmi bdn walahi qoftaan lkn nimanka wax lugooye lee ka dabo ordaan .

  • @anisomohamed1738
    @anisomohamed1738 ปีที่แล้ว +1

    Jah waan maseeray kan oo kle ii soo radiya😂😂

  • @mayo3034
    @mayo3034 ปีที่แล้ว +4

    When you are not honest you will end up with nothing

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว +3

    Haye baby kulaha iga daa ciyarta jacalka xasasiyad Ayan ku qabaye kkkkkkkkk

  • @rayaandaahir4906
    @rayaandaahir4906 ปีที่แล้ว

    Ayyyy jah jacaylkaa haka ahato 🥰

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 ปีที่แล้ว +3

    Kkk 3 nin way ku arki donaan niqaabka nagta wadta dacadnimda radinesaa 3 ba tijabinesà cajiip weye

  • @Tayba283
    @Tayba283 ปีที่แล้ว +8

    Part2 ka soo dhig hee 😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo

  • @asmadahabo6472
    @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha sadexda nin shukansatay abaayo dhiiqo aya lugaha kula jirta sadexdaba imika way ka tagayan markay arkan😂😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please isoo booqo adoo mahad san

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 ปีที่แล้ว +1

      Haa dhiiqo ayay luqaha kula jirta .

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว +30

    3 dex nin leey ben iyo balyey la xijaba wayn tahay😂 safka ka mar

    • @Amiira96
      @Amiira96 ปีที่แล้ว +2

      Horaa loo soo qiyaamay sidaas ay ubadsatay wax danbina malahan

    • @anfacdadkaagaofficial6479
      @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว

      @@Amiira96 niyada hadii laga jabshay allah maa ka qusatay adna maka janin dad kale ka xa xabi hee watase

    • @Amiira96
      @Amiira96 ปีที่แล้ว

      @@anfacdadkaagaofficial6479 qof allah ku xeran ma guul dareysto wlshey

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +20

    Gabdhaha siday U Rag shukaansi Badanyihiin Ha Noo Ogalaadaan Damaca rageed Ee Nagu Jiro Inaan Tu Kaste u Shukaansano🙈
    Waan iska Hadlayay Hal Midaan Wali Goobayaa 🙈

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 ปีที่แล้ว +3

      Idinkaa naga shukaansi badan o shalmad raaciin ah😂

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +1

      @@fihiimaqurux1439 Damaca Iyo Jaceelkaan Idin Jecelnahay Nagu Kalifaya 🙈😂

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว +2

      @@abdinasir____k9909 nasir cde🥺 maku tijabiya😂😂😂

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +1

      @@Zahruush Zahra Adigii Miyaa🙈 Diyaar Baan U ahay Tijaabadaa Balse adaan Lagu Helayn 🥺😂

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว +2

      @@abdinasir____k9909 waa zahradii kama haro couse ada caan ah😂 marka igu qado cankygii🙈😹😹

  • @amranismaciil4337
    @amranismaciil4337 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhasii waxna may ogaan 3diii nina way isku dirtayy😂😂🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @mohaaadam9335
    @mohaaadam9335 ปีที่แล้ว +5

    Magacyada badanaa dumarku yaab 🤣

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 ปีที่แล้ว +4

    Nin iga dhah waxn jcl lga dhaha❤

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว +1

    Bismiillaah wayo 3nin

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah 2 qof e dacada is ku noqday

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 ปีที่แล้ว +4

    I can't wait 400k✅🎆🧨❤

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 ปีที่แล้ว

    Zxbow ani neh maad isoo qabatid bro waxa raby inaa qof ii tijabiso

  • @mosabahmed7316
    @mosabahmed7316 ปีที่แล้ว +7

    Waa lawo Mid waa inuu foolxunyhy ama inuu yryhy jecelka ku cusub yhy 😄😄maahne nin france 🇫🇷 jogo daacad Ah majiro 😁

    • @sacdiyaabdi6840
      @sacdiyaabdi6840 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh istaqfurallah

    • @feyzalhanad729
      @feyzalhanad729 ปีที่แล้ว +1

      Macnaha ma adaa kuli wada tijabisay 🤣

    • @ishraaxishraax5238
      @ishraaxishraax5238 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyaabdi6840 waa run anigaba jooga fool xumo darteeda gabar ila hadasha weysanahy xita yurub an keeno kkkk

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 ปีที่แล้ว +1

      Fuulxumo ragga looma eego laxyey. Was nin ragga oo go.aan leh ta kale ayaan ninka helaa nasiib leh

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 ปีที่แล้ว +2

    ayaan .mcn.badan .
    maasha.allh.il.iyo.coowri.la.aaw

  • @ambiahassan8908
    @ambiahassan8908 ปีที่แล้ว +1

    Yaaab naa Niman badnidaaa😂😂

  • @legendruuzi
    @legendruuzi ปีที่แล้ว +2

    Xabadka Angola jooga waxa lagu doortay waaa cashka kkkkkk

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว

    #Ansal is on the FIRE 🔥 📛

  • @anabbile386
    @anabbile386 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @aboubakerhassan5407
    @aboubakerhassan5407 ปีที่แล้ว

    Asc ridwan sxb labarkaka ayan u bahan yahay iso dir

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 ปีที่แล้ว +3

    massha allah waa kafar xiyey

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @mychannel-ed5rm
    @mychannel-ed5rm ปีที่แล้ว +4

    Gabadh walbo xijab xiran shiikhad ma ahan😂😅

  • @quenhabbi1116
    @quenhabbi1116 ปีที่แล้ว

    M.a jaceylku haa waaro

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san

  • @xawafarahyonis4801
    @xawafarahyonis4801 ปีที่แล้ว

    nuuuunow tuuu jeclaa ooo schooolka miya gabartan kkkkkk