UGU DANBEN WAN GULEYSANAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 341

  • @deqaabdulahi3021
    @deqaabdulahi3021 9 หลายเดือนก่อน +13

    Maasha Allaah jaceylkii dhabta ahaa wuuw guuleystay waa Alle mahadiis Alxamdu lilaah Hazaaley walaal adigane isdaji oo illaali xaajigaaga qalbigiisa gogoshiisa iyo gurigiisa kafi adigane qofween iskadhig waan jeclaan lagaa in uu dardaaran keyga intaas kabato balse mahaayo meel aan niigala soo xiriiro wadanoolaada oo nabad ku waara ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 9 หลายเดือนก่อน +20

    Maasha allaah tabaarakalaah ilaahay ha idin barakeeyo ugu danbaytii guulaysta oo geed hadh weyn noqda 👍👍👍👍👌👌👌👌👆👆👆👆👆❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatushxuseen2132
    @fatushxuseen2132 9 หลายเดือนก่อน +11

    Kafi Abdi legend aan taageero bro guul iyo hormar wcn ku rajeynaaa adi iyo hazal axmed❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 9 หลายเดือนก่อน +35

    De wa xaraan inaa gacma isla gash gashaan ee xadiskii nebiga wlkay xasuso ee gabadh ajnabi kaa ah oo aan xalaal.ku ahayn ina istabatan iska dhawra😢😢

    • @sacdiamandela1382
      @sacdiamandela1382 9 หลายเดือนก่อน

      Byo soo isma qapan

    • @prettyhalla2950
      @prettyhalla2950 9 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiamandela1382
      May

    • @Asli256
      @Asli256 9 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiamandela1382may sxp lee

    • @SaadaHajio
      @SaadaHajio 6 หลายเดือนก่อน

      ❤,.
      5​

    • @MaxaboShaafi
      @MaxaboShaafi 6 หลายเดือนก่อน

      🫶🫶🫶🫶🧕

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah aad iyo aad ayaad isugu fiican tihiin isugu qurux badan tihiin isugu wacan tihiin ❤❤❤بركلاه فيكم ❤❤❤❤

  • @abshiramohamed6423
    @abshiramohamed6423 9 หลายเดือนก่อน +16

    Nin yahoow Wanaag Sameey Hadaad Rabto inuu Allaah Ku Wanaajuyo Oo Gabadhaas Haku
    Dheelin Oo Allaaaah Ka Cabso

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 9 หลายเดือนก่อน +6

    Kafi really you are lagend well done care that lady hazal Ahmed finally congratulations 😊❤❤❤❤

  • @fatimadhool9134
    @fatimadhool9134 9 หลายเดือนก่อน +6

    I am so happy to see you together guys 😍

  • @kiinabdi7387
    @kiinabdi7387 9 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah guurgiina guur khayrer isku waara insha allah guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💚💙😍💜💕💕💖💜🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @HoodoCbdisalaa
    @HoodoCbdisalaa 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maash alaaaa gulayst barkob wanku faraxay fahan kiina wanaagsn wansu gayay mantokale arooskan sodadajiya

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah
    Congratulations 🎉 my beautiful sister and Dumashi wa Inan Majeerteen Ah
    Caqligeeda Dadnimadeeda Iyo Kartideeda kuso jiidatey Duniduba wa Mj Iyo inlagu qurxiyey❤❤❤ Guul iyo Gobonimo inta idiin dhiman🎉❤

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 9 หลายเดือนก่อน

      Thanks Ina adeer sidaa noo amaantey they are brilliant couple allah isku kheyro waan ku faraxsanahey isku waara

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 9 หลายเดือนก่อน +14

    Congratulations guys I hope you get the win ❤

  • @CumarCiyow-hq6nk
    @CumarCiyow-hq6nk 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah markan daawado sheekooyinka ku saabsan xiriirka ay sameeyan hazal iyo kafi dad badan oo aan aniga ugu horeeyo xasuus baan galnaa

  • @FaaaraxmaxamedOsman
    @FaaaraxmaxamedOsman 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allh guleystaa lamane ad iskugu nuraya batihin farxad ku nolada insha allh ❤❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 หลายเดือนก่อน +9

    Sax Hazal dumaashi usheeg ina adeerkay ragu inuu badan yahay 👍👍
    Waligaa nin hau jilcin
    Gabadhi gabadh waa umagan

  • @ShamsoMaxamud-be7ri
    @ShamsoMaxamud-be7ri 9 หลายเดือนก่อน +6

    Kafi hasal hees qaas u ah usoqad dee inadeerteyda dumashii❤😂😂

  • @hodanali5595
    @hodanali5595 3 หลายเดือนก่อน

    Kaafi inaad ahayd youtuber unbaan ogaa laakiin qisadiina maanta Ayaan soo daawaday, waxaad soo wada marteenba jacaylkiini ayaa guulaystan ❤ farxadaas ABID ku waara wllayaal ❤❤❤

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha allaah anigu hada kahor waxaban uhaystay in aad is qabtaane guulaysta oo gobonimo kuwaara oo iscalfada aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamed4747
    @fadumomohamed4747 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aaaad bn ugu faraxad wlhi gabadha qalbigeeeda Ilaaaali sidoooo kale Adiganah wiiilka ilaaaali xasid kanah fursad hasiiiinina isoooo duceeeya anah ina aaaan ku guuuleeeysidoh jecl xalado Aadag ku jiraaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 7 หลายเดือนก่อน

    War ramadaan ka cibaadaysta oo ilaahow u dhawaada oo musalsalka aad sheegaysaan umada haku mashquulinina ilaahay hacaabudaane ramadaan ku waa fursad qaali ah ee hayla dayicinina

  • @sadiamohamedismail9754
    @sadiamohamedismail9754 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan waa gabar qalbi fiican hadana qurux badan oo daacad ah Wll guurso oo ha lugoyn qof ku jecel lama helo maalintaad waydid bad ogaan doonta

  • @reinaifraxaden7960
    @reinaifraxaden7960 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdullilah Waan idhinku farxay,guuleysta❤️❤️

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi aniga waxaba iigu kiin horaysay qisada Ridwan isaq kadiban idnso radiyay wax badana idinka ogaday mashalah

  • @HoodoHussein-p8i
    @HoodoHussein-p8i 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maan shaa allh guurkiina uunsugynaa hasl iyo kaafi🎉❤

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah tabaraka ilahay rayiidiina ha idiin rumeeyo labadii inta cimrigooda ka dhiman farxad kudhamaysta ilahay ha idinka dhigo ilahayna awlaad baariyiina ha idinku arsaaqo waan idin tageera wanad iga qoslisaan ilahay ha idin xafido kafi iyo hazal kaaba

  • @hafsoapdirashiid6251
    @hafsoapdirashiid6251 9 หลายเดือนก่อน +1

    Isku wara waligin abayo iyo abowe waa idin soo dhaweynenaa lamane cusub❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shukrii-bm7bt
    @Shukrii-bm7bt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 brother and sister ❤ wan injeclhya qqalbiga ayn inkjeclhaa

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 9 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 9 หลายเดือนก่อน

    Wa ogaa inee isku so labaneysiin Always congratulations hambalyo kuwii isku wara is gursada Allah idinka dhigo

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 9 หลายเดือนก่อน +5

    Guuleysta lamanaheyga ❤❤🎉

  • @umuimanchannel
    @umuimanchannel 9 หลายเดือนก่อน +1

    mabruuk congratulations waad isu qalantiin waxaan wada sugaynay band ka dhawajisay kaafi hazaal way uqalantaa wadnahaga qayb inay ka degto ❤

  • @rahmoomar7230
    @rahmoomar7230 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah masha allah hambalyo gurkina neh wa sugeyna i.a ha guleso jclkaa❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilaahey ha isukin barakeyo waa isku soo baxeysan

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaraka Allah
    Congratulations walalayaal jacalku hawaaro ❤❤❤❤❤ Hazal way soo samirta ilaali Kaafi

  • @umu2600
    @umu2600 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalahaa wll hamblayo wanjecalahyin aan arko aroskina wanjeclahay jacaylak gulasta Mashalahaa ban idileyahay ❤❤❤❤❤ gulsata iskuwra

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo. Kuwii. Isku. Waraa. Alle. Haa idiinka. Dhiigo. Reerkii. Isku. Barakobaa. Noqdaa. Hanbalyo 🥰🥰🥰

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 9 หลายเดือนก่อน

    Habmlayo Habmlayo Habmlayo ❤❤❤❤ isku waara ubudka qeer qabo iyo kowa caafimaad qabo Allah idin siiyo Allahuma Aamiin

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabarakallah hambalyo ❤❤❤❤❤❤

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah aad baan idiinku farxsanhy jcylku hawaaro ❤❤❤❤

  • @AminaCabdi-c1s
    @AminaCabdi-c1s 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllshay qali adigo raali catad ayad ku Qurux badantahay❤❤

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mabruug aad ayaan isula kiin jecleyn maansha'alla

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc kaafi iyo hasaal waa you’re good❤❤❤❤❤❤❤❤ jecelku ha guuleysto

  • @user-kowsar739
    @user-kowsar739 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allh congratulations ilhy haidiin barakeeyo

  • @khadijahirsi3449
    @khadijahirsi3449 9 หลายเดือนก่อน +17

    Congratulations,keep going guys

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah illaahey calafka ha isku kiin daro 🤲❤

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 9 หลายเดือนก่อน +3

    Cawan idin saraay kadib markii jacaylki ishelay wadajiro waayobadan wadajooga walaalayaal gabadha yarta noo ilaali xishood ku wa qurux ❤

  • @AlbadrAlbadr-n6p
    @AlbadrAlbadr-n6p 9 หลายเดือนก่อน +5

    Hambaliyo walaalahayga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah
    Hambalyo hambalyo 🎉Wiil iyo Caano ❤❤

  • @nastexamohamed-z7z
    @nastexamohamed-z7z 9 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah,farxad bay noo taha🥰🥰❤

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 8 หลายเดือนก่อน

    I love ❤️ filmka say walahi😅😂😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haa abaayo waad cayisha Masha allah

  • @maryammohammed6058
    @maryammohammed6058 9 หลายเดือนก่อน

    Waw finally intaan rabnay waan maqalnay congratulations kuwii ❤ ka Mira dhaliyo allah idiinka yeelo

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen1793 9 หลายเดือนก่อน

    Waaw nuu kaliyaata waxaan sugayaa guurkiina waayo kasaa iigu farxad badan waayo waan jeclay jacaylka guulaysta guul insha allaah

  • @sahroali2761
    @sahroali2761 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaha Waxa nadamkan isugayay guurkina ❤

  • @Hindahappy-s3m
    @Hindahappy-s3m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah hambalyo hambalyo wlhi aadban ogu farxay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 9 หลายเดือนก่อน +3

    ASC WLLYAL WAXAAD SOO WADAAN HA DAMBEYAANE BAL FARXADIINA IYO FARXADEENA SOO AJARA ALLAHA ISKU KIIN KHEYRO HAMBALYO🎉🎉🎉❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 หลายเดือนก่อน +6

    Koley hadey kunacday kuguma soo noqoteen lkn Dumaashi bilaneey soo dhowow family ga dhaadheer ee cad cad iyo adigoo qurux badan xaalku waa 🥰🥰🥰

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guulaysta lkn kaafiyow inanta
    Ha xumayn😢❤❤❤

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 9 หลายเดือนก่อน

    One of the best clip [Say walahi ]

  • @safiyoqali1883
    @safiyoqali1883 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nolosha ha idin qurux badnaato ❤❤

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 9 หลายเดือนก่อน

    Guur kheyr ubad iyo caano

  • @KadiraHassan-lk5ko
    @KadiraHassan-lk5ko 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kafi i love kadira

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 9 หลายเดือนก่อน

    Please respect her she love you love her respect to her make her she your queen. She made me cry if she said to you, she respect you and still she want to be love.😢❤❤❤❤🙏inshalah isku wara Amiin 👩🏻 Anzal❤❤❤❤❤❤

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdhaa guurso Insha Allah ❤

  • @IsmahanOmar-v8f
    @IsmahanOmar-v8f 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallaha tabaraka Allah 🤲 congratulations congratulations 🎉

  • @sagalmahamud4506
    @sagalmahamud4506 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allaah Hambalyo 🎉❤

  • @nasrasulub6894
    @nasrasulub6894 9 หลายเดือนก่อน

    Wallahi waad isku soo baxeysaan wll Mashallah kolay ninbay u joogtaaa ee why aad u guursan la dahey dee ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ dhaqsada hanbalyadiiniina waaaa tan deee🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋🤙🤙🤙🤙

  • @AswanAbshir
    @AswanAbshir 9 หลายเดือนก่อน

    Adinkoo saan ujooga wllhi waan ku farxay

  • @hibomaxamedcismaan7039
    @hibomaxamedcismaan7039 6 หลายเดือนก่อน

    Allbadiinabo waad guulisteen😊

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 9 หลายเดือนก่อน +1

    Azalay wllo qali dhuubniida waad ku qurux badan ee isdhuub 🎉🎉

  • @samiaali8763
    @samiaali8763 9 หลายเดือนก่อน +3

    Bal markaaad is guursataan filmaanta noo soo badiya inshalh

  • @Marwaaxmed-bw2jh
    @Marwaaxmed-bw2jh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 🎉

  • @salmacabdi4198
    @salmacabdi4198 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallh ❤habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo

  • @happymohamed2925
    @happymohamed2925 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha and congratulations 🎉

  • @UmuSara
    @UmuSara 9 หลายเดือนก่อน +3

    Man sha allh haye naga so dadajiya aroska

  • @dekaanab
    @dekaanab 9 หลายเดือนก่อน +1

    haa waa runteed sterss ka waalagu cayilaa

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน

    Walahi kafi ilahay qacli badan buu kugu nicmeeyay mashalah tabarakalah ilahay ha ku siyadiyo Film kaa fariinta Ninkayga hore haaa wanu garanay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 หลายเดือนก่อน +9

    Congratulations 🎊🎈🎉

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      For comparison at this point everything ethically is the sound very similar but it seems like 👍 😂

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo xiliga caado ahed so qurux abayo xoga misanka iska dhin waana dinku farxay ina noqoten lamaano masha Allah hambalyo ❤

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 7 หลายเดือนก่อน

    Soo badi ❤🎉

  • @fatumosaid9795
    @fatumosaid9795 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alaahu ma baarik

  • @Mohakisumu6036
    @Mohakisumu6036 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah bro and the your are very clever surely. Congratulations 🎊 🎉for ever with hazal inshaallah my brother kaafi abdi keep going

  • @FaysalFaarax-q6k
    @FaysalFaarax-q6k 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ mash allah axa yaa jacyli

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน

    Kafi adiga iyo Hazal heestii manooso qadikatan dee wa farxad soomaha wanu idila farasanahay😂😂mashalah ❤❤KULANKEENU WAA KHAYR KAFTANEEN WA DAHAB KAMADADU WAA NOLOL XERADAD KU KOBACDA AHAYD MIDAN KULAYL ARAG AMAN AAN LAKOBAYN KOW MA KAGA QAADA KUN MA KUGUGEYA........❤❤❤❤❤

  • @Fatimaaxmedyusuf
    @Fatimaaxmedyusuf 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh alle ha isku kiiin daayo ❤

  • @laylamaxamuud8001
    @laylamaxamuud8001 9 หลายเดือนก่อน

    Kaafi aad baad udulqad badan tahau abti guulayso hasela waxan ku odhan lahaa noqo qof go.aan keeda kusocota hanbalyo hanbalyo abti anhabo

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hanbalyo 👏👏👏👏❤️❤️❤️🌹👏👏

  • @SalmaHassan-m4l
    @SalmaHassan-m4l 9 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations❤❤

  • @abdullahimohamed428
    @abdullahimohamed428 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kafi kualha wxani Qac wy dhaafty 😂😂😂😂 ❤

  • @RahmaQaran
    @RahmaQaran 9 หลายเดือนก่อน

    Abti kafi guulayso habana igu salan

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 9 หลายเดือนก่อน

    M.a m.a guulayzta izku waara abid

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw❤❤❤mashalah kafi Boqr ka hasawaha😂😂😂

  • @FahiimaGanacsan-ib9ko
    @FahiimaGanacsan-ib9ko 9 หลายเดือนก่อน

    Kuwaygiii alle garabkiina hagalo waaa idinjeclahay❤❤

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 9 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤

  • @RodaJama-w8v
    @RodaJama-w8v 9 หลายเดือนก่อน

    Kuwii nolol qurux badan ku midooba rabi ha idinka dhigo

  • @hibaaqfaysal1780
    @hibaaqfaysal1780 9 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo 👏👏👏♥️♥️♥️🎉👏👏

  • @sammiramoallim722
    @sammiramoallim722 9 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations ❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 9 หลายเดือนก่อน +5

    👏👏👏👏👏👏👏🎂🎂🎂🎂🎂🎂👌👌👌👌👌👌👌👌mansha Allah ku guuleysto guurkiina noqdana kuwa is fahmo

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ❤❤❤from mj