AX! YAAB 3 NIN AYAY TIJABISAY MAXA KARACAY TIJABI JCYK Pt86

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1K

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +548

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @Apdirashiid1
    @Apdirashiid1 2 ปีที่แล้ว +730

    Xidhiidhka dhabta waa ka ka dhexeeya allaah iyo adoonkiisa swt ma isku raacnay✅

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 2 ปีที่แล้ว +191

    Xiriirka ugu wanaagsan waa Xiriirka Allaah swt iyo Addoonkiisa❤.
    Ramadaan Mubaarak

  • @sadamsuldanmahamud998
    @sadamsuldanmahamud998 2 ปีที่แล้ว +161

    Hal qof inad jeclaato oo aad daacad u ahaato waxad daremaysaa inad qof qofkale muhiim u ah tahay naftada kalsooni iyo ixtiraam dheeri ah ayay helaysaa lkn markad dad badan xidhiidh la wado waxaad ogaanaysaa in aadan qof muhiim ah oo qiimo badan lahay Aad tahay sababtoo ah wax waliba oo raqiis ah qof walibaa iska jecel lkn wixii qaali ah dadka qiimahooda bixin kara unbaa jecel oo hela hal qof jecloow oo noloshiisa xafid isagana haku xafido taasi waa quruxda nolosha dhabta ah gabadh waliba oo wiil jecel iyo wiil waliba oo gabadh jecel waxan u rajaynayaa nolosha ay ku riyoonayaa inuu rabbi u rumeeyo 🙌🙌🙌

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 ปีที่แล้ว +12

      Aamiin aamiin wll waxaad nasiisay talo wax Ku ool ah waana Ku dhaqmayaa Insha allaah shukran

    • @maxamuudabuu784
      @maxamuudabuu784 2 ปีที่แล้ว +4

      Mhdsnd wlll qaali 🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏

    • @farxaancabdixuseen5029
      @farxaancabdixuseen5029 2 ปีที่แล้ว +4

      @@faadumomaxamed8399 adiga xiriir maledahay

    • @alikapanda5858
      @alikapanda5858 2 ปีที่แล้ว +3

      @@farxaancabdixuseen5029 my house

    • @khaalidcadoosh6968
      @khaalidcadoosh6968 2 ปีที่แล้ว +2

      Pro wanku racsanahay

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +87

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤

  • @umalkhayrshaif7771
    @umalkhayrshaif7771 2 ปีที่แล้ว +52

    Love her energy🥺❤️

    • @alfaafilms
      @alfaafilms 2 ปีที่แล้ว +3

      Very disappointed lady 😞 😔 😒 she was curious to know them

  • @abdullahimohamed2053
    @abdullahimohamed2053 2 ปีที่แล้ว +318

    No love b4 marriage the true love is one ofAllah

  • @samirafidse
    @samirafidse 2 ปีที่แล้ว +56

    Best episode ever 😂😂😂😂. Love her energy

  • @maslaxmanka8630
    @maslaxmanka8630 2 ปีที่แล้ว +140

    Sallahu caleyhi wasalam ❤
    Ku sali rasuulka Sallahu caleyhi wasalam ❤

  • @officialcamaar8688
    @officialcamaar8688 2 ปีที่แล้ว +37

    Ramadanka kuwa ilahay narta kahoreye alaha inaga digo daman tena 🤲🤲

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 2 ปีที่แล้ว +11

    Woow this girl she has confidence may Allah protect her.

  • @aishanoor3825
    @aishanoor3825 2 ปีที่แล้ว +29

    I love her confidence MashaAllah 🤗🤗

  • @aliyaabrl3128
    @aliyaabrl3128 2 ปีที่แล้ว +91

    Wlhi l Like her energy this Lady is another Level💪😭♥️♥️😩😩

    • @rashfordmessi8483
      @rashfordmessi8483 2 ปีที่แล้ว

      I ʟɪᴋᴇ ʏᴏᴜ ǫᴜʀᴜxᴇɪ

    • @aliyaabrl3128
      @aliyaabrl3128 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rashfordmessi8483 who☠

    • @rashfordmessi8483
      @rashfordmessi8483 2 ปีที่แล้ว

      @@aliyaabrl3128 ʏᴏᴜ 🤩ᴀʀᴇ ʏᴏᴜ sᴏᴍᴀʟɪ

    • @aliyaabrl3128
      @aliyaabrl3128 2 ปีที่แล้ว

      @@rashfordmessi8483 No👿☠

    • @rashfordmessi8483
      @rashfordmessi8483 2 ปีที่แล้ว

      @@aliyaabrl3128 do not think you are from another country😁

  • @qm689
    @qm689 2 ปีที่แล้ว +92

    Wow Masha Allah this girl is really has confidence may Allah protect her Aamiin Aameen 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🌹🇨🇦

    • @abdiyarow7395
      @abdiyarow7395 2 ปีที่แล้ว +3

      Ingiriiska iskasax saaxipey

    • @roodashahmed9430
      @roodashahmed9430 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @sadamkeyow6801
      @sadamkeyow6801 2 ปีที่แล้ว +1

      Qamar intee joogta

    • @qm689
      @qm689 2 ปีที่แล้ว

      @@sadamkeyow6801 I’m in Canada right now 🇨🇦

    • @user-io7vh9xk2x
      @user-io7vh9xk2x ปีที่แล้ว

      ​@@sadamkeyow6801 😂😂😂

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 2 ปีที่แล้ว +35

    Gabadhaas xaqiiq Waxay jecleeyd midkey kow tijaabineysay balse waxaan kale wey ku ciil baxday lkn maxaad ka rabtaa hee Kii sheegey xataaa Haduu clpkan arko wuuw ku daayey kalsoonine wey u qaaday marka ilaahey ayey qabtaa fariintan Waxaan filaa iney Gaari doonto gabarey is ilaali kan neyrobi joogo daacad ayu ku ahaa balse Adiga kii Hore ayaaad Rabtay. Marka is jir

    • @AeyziinAeyziin
      @AeyziinAeyziin 2 ปีที่แล้ว +3

      Indeer garad aya tahay runtii meel deer aya wax ka aragtay

    • @mohamudnoor5537
      @mohamudnoor5537 2 ปีที่แล้ว +1

      That is truth

  • @mahadmohamed3521
    @mahadmohamed3521 2 ปีที่แล้ว +42

    Sorry wlhi 🥺😳 Nolosha kuma ficna 3 Qof inad shukan sato allh 🤲☝🏾 ha ku sahlo Hal Qof ooo wanag San 💯♥️😍

  • @mohamedosmanhassan5407
    @mohamedosmanhassan5407 2 ปีที่แล้ว +26

    Gabdhan waa qalbigeygeeda wanaagsan sida dareemayo ee waxa rabtaa qof daacad u noqda
    Kaliyah waa sida dareemayo
    Alla ha sahlo mid ay ku dagto

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 ปีที่แล้ว +1

      Sidaas u fahmay mid ka agdhawna way heshay😂

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa shaki iiga jiraa wali kan la soo boday ikraam

  • @Abdullahi11k
    @Abdullahi11k 2 ปีที่แล้ว +70

    Horta sideedaba markaad xidhiidho badan aad wadi waa sidan oo kale, qof daacad kuguma soo aadayo, waayo ilahay baa ku arkaaya, balamaha aad galayso ayaa iyo quluubta dadka wax sahlan ma ahan, waxana lagayaaba in nabsiga bini’aadam ka dartiis in ay noloshaadi caqabad kugu noqoto jacayl waa jiraa balse daacadnimo ayaa yar nasiib xumo👍

    • @maxamedsuleymaan5588
      @maxamedsuleymaan5588 2 ปีที่แล้ว +1

      Pro nambarkaaga rabey waayo barnaamijka I qanciyey

    • @queencaisha1881
      @queencaisha1881 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedsuleymaan5588 🙂

    • @ikraammohamed5717
      @ikraammohamed5717 2 ปีที่แล้ว +1

      Nin dacada maba jiro

    • @abdullahi9609
      @abdullahi9609 2 ปีที่แล้ว

      @@ikraammohamed5717 xaqiiqatan wuu jiraa waana buux balse dhiiqada ayaa soo badatay teedakale qofka marka uu aaminsanyahay in daacad ah uusan jirin wey adkaaneysaa in uu qof daacad ah helo waayo kan daacadda ah xitaa waxaa macquul ah in uu heysankari waayo isagoo isleh qof daacad ah majiro marka wax aan la heleynin malahan waala kala badanyahay oo kaliya

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ikraammohamed5717 ya ku yiri ana dacade

  • @king__ahmed7995
    @king__ahmed7995 2 ปีที่แล้ว +38

    Jacelka hortis cilmi baro 💔💔

  • @amish6567
    @amish6567 2 ปีที่แล้ว +16

    Gabadha Qalbigeedu waa Wasic ilaahay balaadhiyay keep Going Abayo 🙏

  • @zein-204
    @zein-204 2 ปีที่แล้ว +30

    InTa soonka 5 uyahay like saaar 👋

  • @haretayub464
    @haretayub464 2 ปีที่แล้ว +39

    Ramadhan Mubarak Ridhwan 💓💓💓

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tabarikalha Abayo kana Ada ku jeclahy Allah ha ku barkeyo

  • @Aishaidow
    @Aishaidow 2 ปีที่แล้ว +13

    love her energy and everything she stand for lol

  • @rabaodahir8320
    @rabaodahir8320 2 ปีที่แล้ว +8

    The last one 😂😂😂😂omg she is another level
    & hr energy😍✊👏👏

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 ปีที่แล้ว +32

    Bah dil weye sidan gabar walbeey sharaf aya laha kusiyey is karamee maxa raga udaba ordaysan gabar ta in la daba ordo ayada ku wacan hadad dhimanayso qarso ilaa aad qofkaga sax da calaf kuu galayoo

    • @khaalidmoha3116
      @khaalidmoha3116 2 ปีที่แล้ว +1

      Go.an qadashada ku fcntahay

    • @bilkheyrcabdullahi382
      @bilkheyrcabdullahi382 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo xaqiq waye tasi wayo jcylki wuxu noqday wax layska dheho mahadsanid

  • @yiriisow
    @yiriisow 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhan laba wax ayaa iiga muuqda:
    1: Kalsooni xumo iyo fudayd badan.
    2: Daacad daro iyo isla weyni.

  • @kamaldiin2997
    @kamaldiin2997 2 ปีที่แล้ว +5

    First , Ramadan Mubarak

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 2 ปีที่แล้ว +27

    I love her energy 😂😂😂😂 waqtiyaa saan ahaan jiraa xasuustay maantay alla Maxaa 3 ilaa 5 isla shukaansaday lkn waxaa keena waxa waaye waqti markaa u heyso lee saan sameyn kartaa alla kan u dambeya 😂😂

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 2 ปีที่แล้ว +26

    Asc wll ridwaan talo walaalnimo waxaan ku odhan lahaa inta aayno kujirno maalmaha barakaysan 'ee macaan Ramadanta barmamijka jooji insha allh aad ayaan kuu salaamay

  • @abdikadirgarad8872
    @abdikadirgarad8872 2 ปีที่แล้ว +37

    She’s Really Legend Indeed

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 ปีที่แล้ว +65

    Ridhwan Issack🥰❤️Time 21:48pm..Keep going Ridhwan Issack🥰❤️

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 2 ปีที่แล้ว +11

    She is testing the men but herself she is not loyal. 🤣🤣

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ปีที่แล้ว +51

    يا رب العرش العظيم يا من ملكوت كل شيء بقرابة وقت السحر ، هبلي زوجة صالحة بدات الدين ' شهوانية دات جمال ونصب تعرف قيمة الزواج والحب وارزقني رزقها وتكالفها إنك علي كل شي قدير.

    • @ikhlasmahamad7041
      @ikhlasmahamad7041 2 ปีที่แล้ว

      Saami somali aboow ilaahay hakuu aqbalo aamiin waa bil barakaysane aamiin Aamiin

    • @monahassan805
      @monahassan805 2 ปีที่แล้ว

      يا اخي ادعي بينك وبين الله
      ما ذا تستفيد عندما تنشر دعاءك.

  • @abdisalangaraad5318
    @abdisalangaraad5318 2 ปีที่แล้ว +18

    Jaceel uultimo waxa ow ku dhamadaaaaa iscunow leeeeee 😂

  • @najiibalpha3905
    @najiibalpha3905 2 ปีที่แล้ว +59

    Do not waste your time with someone who has no love for you!!!
    Ramadan Karim¡¡¡🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @luleyhussein4876
      @luleyhussein4876 2 ปีที่แล้ว +3

      That is true but some people don,that

    • @ifrahhashi5285
      @ifrahhashi5285 2 ปีที่แล้ว +2

      So true wlhi u absolutely right 👏Ramadan Mudarak

    • @fardowsamohamed3745
      @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว +4

      Time wasted never be recovered

    • @rowdoali3692
      @rowdoali3692 2 ปีที่แล้ว +1

      Is true 👍

  • @saciidsamadon3278
    @saciidsamadon3278 2 ปีที่แล้ว +11

    Keep going brther walhi qofta cadi mahan ee igu soo baas telkeyda. ....ok.

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 ปีที่แล้ว +124

    Finally 86 still we can wait part 87
    RAMADAAN KARIIM 🌙❤🙏🏾

    • @yuusufibrahim7960
      @yuusufibrahim7960 2 ปีที่แล้ว +2

      Wara yaakuaraba

    • @peswar5373
      @peswar5373 ปีที่แล้ว +1

      Wll Ramadan Mubarak waye Ramadan Kareem maahan eee iskadaaf Allah dartiis

  • @HSH20233
    @HSH20233 2 ปีที่แล้ว +41

    She is strong enough maashallah. 💪💪Nimanka qofki sidaan ugu ciyaaro meel iska saari karo 😂😂

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +12

    SUBXANALLAH ALLAHAYOW xishoodka ha naga qaadin ALLAHYOW qaatumo wanagaan nagu dil ALLAHAYOW soonka naga aqbal AMEEN YAA RABBI

  • @faisaamooy4171
    @faisaamooy4171 2 ปีที่แล้ว +6

    part 1 Upto part 86 wankulasocda am waiting part 87 inshallah keep going bro ritwaan

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Ramadan Mubarak⭐🌙🙏🥰❤

  • @abdirashidabdulahi1707
    @abdirashidabdulahi1707 2 ปีที่แล้ว +18

    Ramadan kariim all Muslims ☪️

  • @usaamecadde2453
    @usaamecadde2453 2 ปีที่แล้ว +14

    Qoftan legend waye wlh umada we ka washay diyas baro waye umalena we iga qoslisay 😃

  • @fardosaadan8426
    @fardosaadan8426 2 ปีที่แล้ว +17

    Her energy is everything 😅😅😅😅😅😅😅

  • @MohamedAli-ew4xb
    @MohamedAli-ew4xb 2 ปีที่แล้ว +8

    Bro soonaa lagu jiraa ee dadka ha isku soodirin ee barnaamijkaankaan xoogaa bishaan gab gasii waa ika talo bro yeenan ku dhihin dadkan keep going cml

  • @hmm1699
    @hmm1699 2 ปีที่แล้ว +2

    Dear sis God bless you

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 ปีที่แล้ว +49

    Inantan wey tashaday kala xulo nimanka 😂😂😂😂😂😂 Waa fariid wan wataa

    • @munocalu6181
      @munocalu6181 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh reer xmr wakujclahy wakacaadi marka runha umalenen🤣😂

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 ปีที่แล้ว +24

    RAMADAN HAPPY 🕋 ☪️ 😊 🤲 ✅

  • @abdikhaliqabdisalaam9006
    @abdikhaliqabdisalaam9006 2 ปีที่แล้ว +37

    The real relationship is the most beautiful relationship, it is as attractive as she told him, why she came there. truth adorns life

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 2 ปีที่แล้ว +4

      English kan aad bootka kula tumanayso waxaa kaaga fiican adoo afkaga hooyo u soo qora umada meeshan joogtaa ileen Ingiriis maahee 😃

    • @juwamahamud9961
      @juwamahamud9961 2 ปีที่แล้ว +3

      War ninyahow Englishkaan kufsiga kadhaaf waa Ramadaan🤣😅😆

    • @faadumofaadumo3865
      @faadumofaadumo3865 2 ปีที่แล้ว

      wllhi sista dulqaad ledahy

    • @abdikhaliqabdisalaam9006
      @abdikhaliqabdisalaam9006 2 ปีที่แล้ว

      @@Never_give_up484 Hhhhhh waan iska japjapsanaya nio Somalia ika hor yimid😂😂😂😂

    • @abdikhaliqabdisalaam9006
      @abdikhaliqabdisalaam9006 2 ปีที่แล้ว

      @@juwamahamud9961 ramadanta Ku fiicn yhy in lku kufsado 👍👍

  • @kassimsoyan6808
    @kassimsoyan6808 2 ปีที่แล้ว +22

    Abayo u are legend wahali u got 1 heart but u devide into 3 part u can become good actor 3 in 1 movie

    • @MohamedYuss
      @MohamedYuss 2 ปีที่แล้ว

      Lmao

    • @lulroble176
      @lulroble176 2 ปีที่แล้ว +1

      Not actor but actress

    • @kassimsoyan6808
      @kassimsoyan6808 2 ปีที่แล้ว

      @@lulroble176 tnx correction typing error

  • @abuanwar8344
    @abuanwar8344 2 ปีที่แล้ว +74

    Gabadhan Qalbigeeda waasac waaye qalbi Barkad ahaa ku yaal😂😂😂
    Baarakallahu fiiki yaa ukhtaa🤙🖐

  • @sacdasiman4161
    @sacdasiman4161 2 ปีที่แล้ว +14

    Wale ridwanow umad matihid muqalada marka sodhigeso wax yalaha ciwaan oga dhigeso Yani qusoqoreso ayaba funny ah maxa karacay kulaha Legend Aya tahay qofka hadu mashquul sanyahay xita adi hoowshada wadane wagale 😂kusoco

    • @abdisalamhassan6521
      @abdisalamhassan6521 ปีที่แล้ว +1

      😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 2 ปีที่แล้ว +10

    Gabadhaan Waa funny wlhi 😂😂

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 2 ปีที่แล้ว +14

    Nowadays there is no trust, love has become scam...

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 2 ปีที่แล้ว +15

    When you like someone and she like someone else💔😥☹

    • @travellorno9
      @travellorno9 2 ปีที่แล้ว +4

      That is how life is🥶🥶

  • @sakariyeqaasin6505
    @sakariyeqaasin6505 2 ปีที่แล้ว +14

    ربنا تقبل صلاتنا وصيامنا وسااير اعمالنا 🤲

  • @footballAsfa
    @footballAsfa 2 ปีที่แล้ว +3

    Naag ikran la dhaho oo foolxun tarikhda laguma shegin🥰

  • @asiyonuurciise8712
    @asiyonuurciise8712 2 ปีที่แล้ว +69

    Nasiibkayga gortan is iri ridwan inu video so dhigay so eeg mise hada ayaba laso dhigay🤣

    • @anaselmi6192
      @anaselmi6192 2 ปีที่แล้ว +3

      Singal war jacel 😏

    • @najmanashad2948
      @najmanashad2948 2 ปีที่แล้ว +1

      Al nagta shaqa laan badna🤣🤣 na shaqo qabso ninka shaqadisu hestaye

    • @anaselmi6192
      @anaselmi6192 2 ปีที่แล้ว

      Najmaa labadani inaa mari💑

  • @aftaabyulempole9733
    @aftaabyulempole9733 2 ปีที่แล้ว +13

    Ramadan Mubarak 🥰💔team ridwaan issack 🥰🥰

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +30

    Legend always legend keep going ridhwan go forward 💪💪⚽️

  • @hassanozmanabdi4270
    @hassanozmanabdi4270 2 ปีที่แล้ว +11

    Soft hearted pple can't watch such programmes👈

  • @sacdiyosheekhabdulahi4335
    @sacdiyosheekhabdulahi4335 2 ปีที่แล้ว +26

    🤣🤣🤣🤣magacyaasha xittaa makadhumayan miyaa kulahaa

  • @cumarowcade6114
    @cumarowcade6114 2 ปีที่แล้ว +17

    True love is after Marriage

  • @saadacali4353
    @saadacali4353 2 ปีที่แล้ว +23

    Abayo danyerado dhan tijabi😀😀

  • @zhacrawiakhaa6840
    @zhacrawiakhaa6840 2 ปีที่แล้ว +40

    Wlhi taan qalpi malha wan laa sheekeysana kulaha 😂😂😂😂😂😂sister adiga waxd radineyso dhanyer maha ee waaa gorilee kaan ugu weyn 🤣🤣🤣🤣

  • @zalmaanayemaydhane5756
    @zalmaanayemaydhane5756 2 ปีที่แล้ว +53

    𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐨 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐚 😂😂

  • @Abdullahi_Dhakaal
    @Abdullahi_Dhakaal 2 ปีที่แล้ว +11

    Inta ila aragtay inuu ridhwaan uu hilmaam badanyahay!

  • @istarabdulrahmaan3303
    @istarabdulrahmaan3303 2 ปีที่แล้ว +8

    WAA gabar fariida inta wareerisay tijaabisay kii jeclaa raacday masha,allah hore usoco

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว +2

    I'm second

  • @mohamedsheikh7835
    @mohamedsheikh7835 2 ปีที่แล้ว +10

    Gabada Bismillah dah deh... ayadaba warersan😂 keep going bro👊

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 2 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Kareem 🥰🌙

  • @abdirahmanifrax3971
    @abdirahmanifrax3971 2 ปีที่แล้ว +7

    This girl is another level

  • @ayanahmed8784
    @ayanahmed8784 2 ปีที่แล้ว +26

    ramadan mubarak asxabta ana manta ugu horeya alxmd naa hedhe nin hadeer ku qariyey hadhow saa su nagaha kag qarine horay usoco xbbti ❤️❤️💋💋🥰🥰

    • @maajidmoha1074
      @maajidmoha1074 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaska hygu dirin 😁😁

    • @axmedshiine2398
      @axmedshiine2398 2 ปีที่แล้ว +1

      Iyadan ba daacad ahayne mxaa daacad loo noqdaa

  • @nimcoabdulrahim9500
    @nimcoabdulrahim9500 2 ปีที่แล้ว +16

    Maalinba malinta kadambaysa xamasad iyo dad walan ayuu leyahay baranmijku😜😂

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 2 ปีที่แล้ว +12

    ikraaney denyniile dhibkan makala imaaday section 3 wa igu dhibtee intana ma is keentay😃🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 2 ปีที่แล้ว +1

      Rer section 3 miyaa 😂😂😂qofta

    • @ilyaazmaow4662
      @ilyaazmaow4662 2 ปีที่แล้ว +1

      @@qadrishmohamed9537 ha😄🤣🤣

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 2 ปีที่แล้ว +2

    Strong women 💪 saas ayafiican qaali naag ad adag oo nafteeda kukalson ayaatahay masha.allah

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว +18

    Oh ikaran wa magca curdeyda mashallha

  • @bishkasaed1716
    @bishkasaed1716 2 ปีที่แล้ว +70

    She never give up 😂

  • @abshirmoalimali2292
    @abshirmoalimali2292 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro
    Tan iyadaba daacad ma ahan

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa fadeexo weyn ridwaan saan
    Laakiin waxaa halkaan laga baran karaa
    Gabdhuhu in ay ka khiyaano badanyijiin ragga. Halkaas ka sii wad. Hadii lagu feero. Maalin maalmaha ka mid Ah
    Diyaar in Aan ku soo gurmado bro

  • @abdirisaakabshir6295
    @abdirisaakabshir6295 2 ปีที่แล้ว +8

    San u qoslayay wan daalay waxaan ka baqay in ay dhahdo kiii 4 iii tijaabi 🤣🤣🤣🤣🤣🤭🤭🤭🤭

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว +19

    Gabadhayhay Adigana deecada matihit ee kuwaxarirka laledahayna daacad maha ee najiba kaga kuahayso 😂😂😂😂👍👍

  • @queensuad3301
    @queensuad3301 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend weeye gabadhani wlhi♥️♥️

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa calaacalay bay iska Nadiifinaysaa waa fariid Ikran😍😍

  • @sahrohumble
    @sahrohumble 2 ปีที่แล้ว +34

    Asalamoalikom huuno ridwan pls don’t sey yow yow instead you’re seying yow it’s better for u to sey Asc by the way the greating of Islam is asc ok lakini uzi ona vibaya

  • @abdikarinabshir6130
    @abdikarinabshir6130 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro wan ku tageraa

  • @abdirahmanmahamed5402
    @abdirahmanmahamed5402 2 ปีที่แล้ว +20

    Sxp lacaagtu wayka dhamataay ayaan filaaya🤣

  • @xuskaboy2839
    @xuskaboy2839 2 ปีที่แล้ว +7

    Cawa qufka ugu horeyaya ahay sxbyaal

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +5

    Ikran nag an jeclahy aya dhaha magaca jeclkeyga ha ceben balo haku dhacde

    • @Najmanalka208
      @Najmanalka208 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @farhiohassan1072
      @farhiohassan1072 2 ปีที่แล้ว +1

      Iska hubi iney tahay

    • @kaafiofficial3950
      @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiohassan1072 wan huba teyda xamar ayey jogta tana keynyo maxa iska galay

  • @nuradinader7488
    @nuradinader7488 2 ปีที่แล้ว +5

    ninka 2aad cumamada way ka riday subhanallah

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 2 ปีที่แล้ว +3

    She’s good 👍👸🏻🥰 howshada wado adiga io majid barakoba

  • @Mjm989
    @Mjm989 2 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂🙌🏻 iyadooo. dumar ah 1000 shoowrineeysa ninka ragana 4 loo baneeye xitaa looma ogalo Dumarka somaliyed Flim cabsi cabsi ah aa moofaa

    • @simancalimaxamud9667
      @simancalimaxamud9667 ปีที่แล้ว +1

      Waleysku lunsn yhy wlhy dunar dacdna wey jirn ragga dacd wey jiren wllo

  • @jamasaid3417
    @jamasaid3417 2 ปีที่แล้ว +8

    hdii wiilka ugu danbeeyaya uu magaceeda sheegay marka uu video fiirsado sidee buu ku aamini inuu jecel jiro maadama 2 nin hore ay ka hormariysay

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 ปีที่แล้ว

      Waa caadi meel ay ku hagaagto ayey rabtay wayna heshay😂

  • @asmaabdirahman6201
    @asmaabdirahman6201 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan karem Ridhwan issak😎

  • @haboonhargysa5405
    @haboonhargysa5405 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllshy qali

  • @hamzashire9306
    @hamzashire9306 2 ปีที่แล้ว +12

    "Don't say (Majid )" only, add Abdi Majid .

    • @roodashahmed9430
      @roodashahmed9430 2 ปีที่แล้ว +1

      Ssx waye

    • @abdirahman8500
      @abdirahman8500 2 ปีที่แล้ว +2

      "Al-majid" baa qalad ah se 'Majid" waa caadi oo dhib maleh.

  • @faadumomohamedhirsi3721
    @faadumomohamedhirsi3721 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi gabadhan wan ka helay waayo nimanka la iskuma jilciyo nag adag iga dheh 👸🏾😏😏🥵🥰🥰

  • @Jihaam-f1z
    @Jihaam-f1z 2 ปีที่แล้ว +4

    Xariiftan wa shiibel nimed wayo wlhi funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @najmaabdi4867
      @najmaabdi4867 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣shabeel nimeed

  • @user-kg2cq1ik1l
    @user-kg2cq1ik1l 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah naag adag weyi ♥️😂