QALBI JAB! QALBIGAYGA WA GUBANAYA LAKIN QIYANADISA WA OGADAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 625

  • @farhanyare771
    @farhanyare771 ปีที่แล้ว +374

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 ปีที่แล้ว +265

    Hadaad ujeedo magaca Allah like sar❤❤❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +82

    BEENTA, KHIYAANADA IYO WAKHTI LUMISKA HALA DAAYO. Wiilasha Ilaahay ha cabsada. Markaad diyaar noqoto un gabadhaad rabo guurso❤️

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +109

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว +1

      Meesha haku duqoobin adooyar ilmahaada daadi saxiib

    • @justnow7263
      @justnow7263 ปีที่แล้ว

      Single mother wayn baad thy 😂😂😂

    • @Amiira96
      @Amiira96 ปีที่แล้ว

      @@musemuse1507 adi sii daadi xoolo miyaa mooday ciyaalka

    • @Amiira96
      @Amiira96 ปีที่แล้ว

      @@justnow7263 maya single girl aan ahay hadaf nolosha ka leh cuuuuc

    • @justnow7263
      @justnow7263 ปีที่แล้ว

      @@Amiira96 hhhhh waxaan sidaas kuu idhi dumarka single mother ka ayaa sidaas u hadla.
      Hadii aad diyaar tahay inagaa single isla ah? Aan kusoo qabto 😂😂😂

  • @aminoamino3027
    @aminoamino3027 ปีที่แล้ว +50

    Hablaheyga iyo wiilasheyda waxan idin leeyahay xiriirka dheeriga sanado badan qaadanayo halajoojiyo allah guur calalal oo kudagtan allah haifinsahalo yaarabi

  • @mssdiamond7193
    @mssdiamond7193 ปีที่แล้ว +53

    Ridwaan oo Rudwaan la hadlaaya
    Another level wlahi 😂😂😂

    • @rahma7561
      @rahma7561 ปีที่แล้ว +2

      a female version 😂

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 ปีที่แล้ว +43

    Whoever betrays you once will betray you lifetime
    You don't have to drink the whole Ocean to discover the water is Salty

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 ปีที่แล้ว +27

    Subxaan allaah
    Allow in aan khaaimad noqodo baan kaa magan galay
    Weligay laba qof iskuma wadin sabab igu khasbaysaana ma jiro
    Dhalinyarooy ogaada qofkastoo dadka qalbigooda ku ciyaara waa laga jaraa

  • @Naske14
    @Naske14 ปีที่แล้ว +9

    Ugaaska waa Wiil ay ka muuqato Akhlaaq iyo Xishood legenkasi isagaa daacad ah🎉❤🎉

  • @user-ue7ut2cp9e
    @user-ue7ut2cp9e ปีที่แล้ว +146

    Hodan isn’t easy 😭💔😂😂😂

    • @qalbitajir7125
      @qalbitajir7125 ปีที่แล้ว +3

      Single wax daamo laway😂😂

    • @ahmedzawaaj4293
      @ahmedzawaaj4293 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @PROFESSOR__SADAM__H
      @PROFESSOR__SADAM__H ปีที่แล้ว +1

      Not easy 😅😅

    • @frontiermedia8772
      @frontiermedia8772 ปีที่แล้ว +10

      Dameerad Waye qoftan afka qaloocan

    • @Solo1pxx
      @Solo1pxx ปีที่แล้ว +9

      @@frontiermedia8772 Aqligeeda wxn la yaapay ma oga miYa in ay daawanayn dadka San u galeyso 😂😂

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 ปีที่แล้ว +5

    Legend ! I usually call you allah kasakow guur ilaaliyaha saxdaa.
    Dad badan ayaa been kudhici lahaa sxb thanks for your work .

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 ปีที่แล้ว +47

    Maskin iwaran bbe kulaha 😂😂😂😂 qofta kuma jeclo 😂

    • @abdifitahssdf9784
      @abdifitahssdf9784 ปีที่แล้ว

      Hadalkeda ka dareemayaa maskinka lama jeclo

  • @osmanarto6089
    @osmanarto6089 ปีที่แล้ว +14

    Ridhwan umada qalbiyada ka jabey haku qoslin sxp😔

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 ปีที่แล้ว +8

    Safiya lady is untouchable well respectful , man who lose is a loser , another man will get soon

  • @kaltuunnoor9353
    @kaltuunnoor9353 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakaa caafiyo wll waa kaxumahay sida la guula dhanmay somali walee cadaalidi kadheer😢

  • @ismailadanisack
    @ismailadanisack ปีที่แล้ว +20

    Adigo shiid ah nag dhan iska daaa pro Marka hore shaqayso kadib wx wlba okay ayy ku noqonayaan 🎉

  • @harunmaxruf2130
    @harunmaxruf2130 ปีที่แล้ว +9

    Here I am watching with my two legs on a table 🎉🎉SLM

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamed sc w scw ruux kasharaf badan majiro please ku......

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว +6

    Hodan oo kale ma jirtey Subxana allahi cadiim

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +5

    Hodan ayaa ka raysay rag soomaaliyeed sidaas ha loogu ciyaaro nimankan ku waashay naagah

  • @Joker-ki8od
    @Joker-ki8od ปีที่แล้ว +15

    Ridwaan is not easy 😂😂

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ปีที่แล้ว +3

    War ragoow ilaahay ka baqa oo gabdhaha waqtiga haka lumina ama guursada ama dhaafa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +29

    Legend always ridhwan isaq another's levels program's 💪👍💯❤

    • @MohadIbraham
      @MohadIbraham ปีที่แล้ว

      Number kiisa ii soo share gareeya

    • @awilfarah6375
      @awilfarah6375 9 หลายเดือนก่อน

      Luuqade so qortey waa yab english kas wa khalad

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +34

    kee Jecleed Ma Qabanin Taleefanka Kuway Khaa,imaysayna way Qabteen Taleefanka Iyagoo waliba Daacad ah 😢That means Iyadana Kan ay Jeceshahy Ma Uu Jeclo 😂❤

    • @cutechicken1877
      @cutechicken1877 ปีที่แล้ว

      I hope inuusan jecleen oo wakhtigewda lee dhuminooyo sidey ayada ku sameeneyso kuwa kale.😂

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 ปีที่แล้ว

      Dadka daacadnimada waxee uga cararaan baaban garan waayey subxaana laah

  • @cabaascabdi83
    @cabaascabdi83 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my bro ridhwan I ssack

  • @ademgedi9724
    @ademgedi9724 ปีที่แล้ว +33

    Hodan isn’t easy 😂😂😂😂

  • @queenmaryaniita2574
    @queenmaryaniita2574 ปีที่แล้ว +9

    Hodan is not easy 😭😂💔👋

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 ปีที่แล้ว +6

    Wow the disrespect in ridhwan is crazy you never say tan camal ma tihid to anyone, respect is important

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 ปีที่แล้ว +16

    Qof aan asi daacad ahyn oo rabo in daacad loo noqdo soomaali igu imow qaasatan dumarka😅😅
    Ragaas oo hodan wada shukaansada ha wada tashtaaan cidna uma maqna lkn gbdha safiya la dhoho waa ka naxay waaa gbdh dagan asturan edebna ka muuqto m.a kaas qiyaany wuu qasaary gbdhn cml waa lma helaan wlhida

    • @Mahadyano42
      @Mahadyano42 ปีที่แล้ว +2

      Marka gawadha Kaka qawaned miya niyow idinka aya bilowden in la isla shukansado cadi waye ninkey dhiwayso hala arko 😏

  • @user-eg6kr1qv9r
    @user-eg6kr1qv9r ปีที่แล้ว +2

    Legendary ridhwaan issak ❤🎉

  • @fadumoabdirahman1613
    @fadumoabdirahman1613 ปีที่แล้ว +8

    Keeping going wllo

  • @mamehuuno
    @mamehuuno ปีที่แล้ว +16

    HodaN is not easy 😂😂

  • @mohmedabdi
    @mohmedabdi ปีที่แล้ว +1

    Ridhwan kee goin lk Ahmed sinmba soo gabo

  • @adnaanmohamed4450
    @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว +6

    Sxpow hodan waaad ceeebeyse walee sedaxdaba faro kuma heen doonto wey wada carari doonaan😢

  • @abdihakimadam9304
    @abdihakimadam9304 ปีที่แล้ว +32

    Ridwan is talented i like how you conduct questions, well done bro

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music ปีที่แล้ว +11

    Qofkale inaaad naftaada ubahdisho maaha Naftaada cid walba ka hormari waayo hadii aaanad naftaada qiimayn sideed udoonaysaa inuu qofkale kuu qiimeeyo

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 ปีที่แล้ว +10

    Hodan is not easy ❤😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +24

    Hodan is not easy 😂😂😂😂😂

    • @hamdiaalia7596
      @hamdiaalia7596 ปีที่แล้ว +6

      I’m afraid she may lose all of them after this video 😅

    • @cutechicken1877
      @cutechicken1877 ปีที่แล้ว

      @@hamdiaalia7596 Wallahi i hope she does. Wasting people's time balaayada

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 ปีที่แล้ว +7

    Hodan isn't easy 😂😭

  • @mohamedamin-rw5lu
    @mohamedamin-rw5lu ปีที่แล้ว +22

    Macalin Xaliye illahow qeer kusii 😂😂😂 Hadi wanadhis ahani lehen Xalimoyinka sidhan igu bashali lahayen 😂😂

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 ปีที่แล้ว +2

      Xaliye raga o kaliya uma faideen anakaba wo no faideyay sidas ogow

    • @nagiibabdi9290
      @nagiibabdi9290 ปีที่แล้ว

      Hhh

    • @ayaanaxmad7497
      @ayaanaxmad7497 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @wacanaden2706
      @wacanaden2706 ปีที่แล้ว

      Qofkii qof qiyamo umba laqiyamaa asaganah ...xaliye kulaha adi aqligaa aaw micnaha

  • @MaryamAinte
    @MaryamAinte ปีที่แล้ว +10

    3sano io 5sano xariir soconayo igadulqaad badantihin gabdho ani qofka halsano hadaa lasocdo🤮🤮 dadka isjcl allaha iskusoo dhaweyo waxaa jacl lahen mid qeerqabo ee kuguleestan allaha siiyo

  • @hamadinoor5961
    @hamadinoor5961 ปีที่แล้ว +8

    Cashirkan mxaa kafahanti ani wxn kafahmi sidan :::::midka Sweden jooga sababta lagu dahi asaga an jeclahy ragan kala wxuu deryahy yurub ayuu jooga😅😅😅

    • @hassanomar7406
      @hassanomar7406 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wll mcn lkn dumarka raga dibada joogo dorto iyagana wadada ayaa looga tagaa

  • @abshirhassan6392
    @abshirhassan6392 ปีที่แล้ว +7

    😂😂 Ridwan oo Ridwan la hadlayo

  • @hodenmehamed5560
    @hodenmehamed5560 ปีที่แล้ว +6

    Hodan oo dhan waa laga dawa dhaca ma aqaan sawabta sidii bodhari aya ulayna raga 😂😂

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +5

    Allow hodan okle habarin mid miskiin Allah ishalo ❤

    • @SacdiyoAbdifatah-vx9sd
      @SacdiyoAbdifatah-vx9sd ปีที่แล้ว +1

      Miskiin kulha😒mida iska baqsata rbta😂

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      @@SacdiyoAbdifatah-vx9sd sidaa ma ahan quruxey mid sacdiyo camal rabaaa

  • @AsmaMuhyadin-qf4oe
    @AsmaMuhyadin-qf4oe ปีที่แล้ว +4

    Daacad kuuma sii ahaanayaan balo kuudaacad sataye 😩😭😂😂😂😂😂

  • @RobleNur-ys6bt
    @RobleNur-ys6bt ปีที่แล้ว

    I like what you do bro

  • @Asma-hc1lz
    @Asma-hc1lz วันที่ผ่านมา

    Waryaaaa rudwaan bismilaah ku bilaw wax kasta wllo see Wax u wadaaa

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj ปีที่แล้ว +3

    ❤ الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adnaanmohamed4450
    @adnaanmohamed4450 ปีที่แล้ว +9

    Gabdho lambarkaad wacaysaan iska hubiya😂😂

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 ปีที่แล้ว +9

    War hodan ayaaba iga walan 😂

  • @ibrahimsalat
    @ibrahimsalat ปีที่แล้ว +6

    Hodan❤ Quruxly Lkn shawiso waye 😂😂😂😂

  • @Qaaliyeyyy
    @Qaaliyeyyy ปีที่แล้ว +11

    Hodan is not easy wlhi 🥱🥱

    • @Abwaanka80
      @Abwaanka80 ปีที่แล้ว

      Nagaha qiyaano badnaaa

  • @DugsiiyaSheikhAbdi-it3vy
    @DugsiiyaSheikhAbdi-it3vy ปีที่แล้ว +21

    𝐻𝑜𝑑𝑎𝑛𝑡𝑢 𝑤𝑎𝑎 𝑑𝑜𝑞𝑜𝑛 𝑐𝑎𝑑𝑖 𝑒ℎ𝑒𝑒 😂😂😂

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 ปีที่แล้ว +1

    Hodaneey wiilasha alle ha kaa qabto belaayo khayaano badane 😢😢😢

  • @arsenalfrist4332
    @arsenalfrist4332 ปีที่แล้ว +4

    Nagaha khiyanada iyagaa bilaabay. Keep going raga

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @RuunMaxamad-lt9gg
    @RuunMaxamad-lt9gg ปีที่แล้ว +5

    Hodan isn't easy 😂😂

  • @farhiagurey
    @farhiagurey ปีที่แล้ว +23

    😂😂 5bil xiriir sax mahan waa qalad waxaa uwacday

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 ปีที่แล้ว +3

      Xiriirka 5bilood ma bislaaan wali mida kale hada rag nahay gabadha marka hore inaga danayna oo raadsana balse marka danbe waa ka xiiso dhignaa

    • @hafsaabdi2656
      @hafsaabdi2656 ปีที่แล้ว

      ​@@ogaalmedia581 wale been mad shegin

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 ปีที่แล้ว

    No so Badhi plz sxb all your videos are interesting

  • @shaaficihussein6782
    @shaaficihussein6782 ปีที่แล้ว +5

    Jacayl doqon waaye talefankana wa edabdaran yahay hh

  • @ibnuhirsi4487
    @ibnuhirsi4487 ปีที่แล้ว

    Najib I love u bad kadhex arki

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij lasoo jilay sida riwaayada run yaan loo malayn wA dad kusoo heshiiyey inay dadka waalaan

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 ปีที่แล้ว +3

    Wax badso wax beel dhasha after videogan 3 daa wiil haday aqli leeyihin qoftan way ka fogaan donan waayo qof ani ila sheekayzata ziday nin kale ula hadli kartaapa 😊

  • @hodmanmohamed1614
    @hodmanmohamed1614 ปีที่แล้ว +1

    Magaca hodan wax kale ayu ba noqday show aniga umba dacad ka ah intii kale wakuwa sidan noqde🤣🤣

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 ปีที่แล้ว

    Ugaaska, ma jiri karoooo. Waryaa gabadhaas aad bay kuu jeceshahy waa serious. Inan gumeed haku noqon zhp

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว +6

    Hodan khiyaano qaybsami wayday😂
    Naa Eynimada wiilasha kala tag

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 ปีที่แล้ว +1

    MUHAMMAD 100%98 Waa daacad. Lkn nasiib daro mahelo qof sidow daacad uyahay daacad ula ahaada. Sorry Muhammad yaalow 😢😢😭😭😭.

  • @abshaacade7015
    @abshaacade7015 ปีที่แล้ว

    Walaalow gabadho inaad ii tijaabisaa rabey sideen kugu heli karaa pro

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

    Safiyo okle odacad allh isahlo hodan okle leyguma oga

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 ปีที่แล้ว +3

    Maxay u tijaabinaysaa waa yaabe hadayba rabi🤭 Tani waligeed nin jecel arki mayso😢

  • @aminaissa2759
    @aminaissa2759 ปีที่แล้ว +4

    Hodan isn’t easy 😂😂

  • @Isseseko
    @Isseseko ปีที่แล้ว +3

    Hodan isn’t easy wlhi 🤣🤣

  • @user-fr7ym7uf1v
    @user-fr7ym7uf1v ปีที่แล้ว

    Ridhwaan abowe qofaa rabaa inaa tijaabiyo lambarkee Kala soo xariira

  • @ladylove__001
    @ladylove__001 ปีที่แล้ว +1

    M a ugaska wan kufarxay wlh jclkada wlh Wana sadalinayy inad farxad heli donto m a❤❤❤❤❤ ilasho abwe jclkda queen 👸 RIDWAANA

  • @user-lf6vi3lt7j
    @user-lf6vi3lt7j ปีที่แล้ว +1

    Scw❤❤❤

  • @siciidadan1323
    @siciidadan1323 ปีที่แล้ว

    Hodan wallahi waa garacad illahow hodan oo kale iga hay

  • @HuseenAadan-pk6mc
    @HuseenAadan-pk6mc ปีที่แล้ว +4

    AduunKan wX dacaD LayidHaa majirtO 😂😂

  • @mohamedmanei7564
    @mohamedmanei7564 ปีที่แล้ว +7

    Reaction ay bixsa igadaran hodan 😂

  • @adenyarrowyankowaden-qp6tz
    @adenyarrowyankowaden-qp6tz ปีที่แล้ว +5

    Xerke nagaha tan makujirtaa hablow😂😂😂 hothan isn't easy 😂

  • @ayaanbillan8634
    @ayaanbillan8634 ปีที่แล้ว +14

    Nin Aan Laba Haben oo isku Xigah Isku Dhac Darti Iso Wacin Wale inana Sheegen 😂

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว +1

      Suuro badnidaa ma mj bad thy kkk

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 ปีที่แล้ว

      walhi waru taa

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      @@ayanabdirahman9654 maa run ah kkk

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      😥😥😥jeceyl dhab ayaana kugalin aniga 2 bil liiga maqna marka labaxayayna liima sheegin ano isku dhacsan dahriibi rabay lkn mey dhicin wausolabtay marko yimidna wan lahadlay waayo maba xanaaqi karo sababto ah wan jeclahay asna sidokaleh hadal bis maahin jeceylka dhabta ah waxwalbo kuarke

    • @ayaanbillan8634
      @ayaanbillan8634 ปีที่แล้ว +1

      @@axmeddaacad9497 Mj Mohmud Saleeban Cumar Mohmud Walibah 😅😅

  • @yadoabdi
    @yadoabdi ปีที่แล้ว +4

    Bro lacla hadi qof teyda ku imato ku dheh qofkan waisku dhacsanahy hadi kle hello dada xita wa xifdiyey isla mrkiba waka dansana 😂

  • @user-hv5ky8gi8j
    @user-hv5ky8gi8j ปีที่แล้ว +9

    Gabdo jecel dhaan iskadaafa yq 😅be like me am postive always

  • @lookatthefront9720
    @lookatthefront9720 ปีที่แล้ว +2

    nio dumarka marka la leeyahay Qalibiga caruurbay ka yihiin waa waxa jira subxanalaha

  • @degelleyare4279
    @degelleyare4279 ปีที่แล้ว +3

    Kim jon uu walashis itijabi koreada wuqoyi ayay jogta ayan tan talefanke iga qaban la.a Dahay

  • @dalamrofficial8887
    @dalamrofficial8887 ปีที่แล้ว +5

    Magc ridwan maa naag Miyaa Misa waa Nini Ani wanyab

  • @Salahfoi
    @Salahfoi ปีที่แล้ว +5

    Jacaylow Abaha Cun,😅😅😅

  • @hassanshariif6708
    @hassanshariif6708 ปีที่แล้ว +1

    Hodan is not easy 💔💔💔

  • @boqraninaambiyo2874
    @boqraninaambiyo2874 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha geeska taagan am sorry abaayo😢😢

  • @cabdifataahcismaan
    @cabdifataahcismaan ปีที่แล้ว +4

    War dan sadexda nin tijaabisay way isku jartay sababtoo ah waxaa laga yaabaa in ay daawadaan

  • @dolarzabdi2192
    @dolarzabdi2192 ปีที่แล้ว +2

    The wey he said ex lawad numbarkisa 😂

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 ปีที่แล้ว +11

    Hodan libaxad 😂naga dhici raga abayo 😂

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว +4

    Safiyo gabar fican ayatahay ninkaan cabdinuur Somali jowga hada qabasho leydahy kadhamoow❤

    • @shankaroonmediashm9844
      @shankaroonmediashm9844 ปีที่แล้ว +2

      Insh allah sidaan udaayey weeye illah idinkiiisa 😢😢😢😢

    • @faisal-iv6hj
      @faisal-iv6hj ปีที่แล้ว

      @@shankaroonmediashm9844 safiyo adiga miyaa

    • @shankaroonmediashm9844
      @shankaroonmediashm9844 ปีที่แล้ว +1

      Haaa ani weeye safiyo

    • @user-ee1hk3ff6l
      @user-ee1hk3ff6l ปีที่แล้ว +2

      ​@@shankaroonmediashm9844Hadad safiyo tahay , badal khayr qaba o baraka bdn allaha kugu irzaaqo abyo , qalbigana allaha kaga reebo

    • @shankaroonmediashm9844
      @shankaroonmediashm9844 ปีที่แล้ว +1

      @@user-ee1hk3ff6l amiiiin thnks huno

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว

    Masalllhh❤❤

  • @eymaamuuse8896
    @eymaamuuse8896 ปีที่แล้ว +7

    Ridhwaney wan ku salamay😂😂😂😂

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 ปีที่แล้ว +1

    Jaceylkaan ku hor mareynaa kulahaa alla mayee nacaybkaan ku hormareynaa jaceyl ma jiree jidhkaa isku baahan

  • @aliyake1882
    @aliyake1882 ปีที่แล้ว +2

    Shukri abgaal mise xawadle wye😂😂😂

  • @asmaciise5422
    @asmaciise5422 ปีที่แล้ว +2

    RidwaaN is noT eaSy ciyarihipaD so ceLisaY😅😅😅

  • @aishachannel8510
    @aishachannel8510 ปีที่แล้ว +1

    Hodan is not easy ooh my God

  • @AdenGacale44
    @AdenGacale44 ปีที่แล้ว +4

    nagtan raaga wey isgu laysay 😂😂

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว +2

    Hodan is not easy team dhan Coach uu tahay 😫😂😂

    • @aishaosman8366
      @aishaosman8366 11 หลายเดือนก่อน

      She’s a legend 😅