QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 258

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +68

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo💓❤😢

    • @hafsamurshit5760
      @hafsamurshit5760 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ya rabi 😢😢

    • @MaxamedNuur-sg5db
      @MaxamedNuur-sg5db ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @raaara324
      @raaara324 10 หลายเดือนก่อน

      Muqaalo xumaan ah bad soo dhigtaa see ku tageerna wll!!

  • @Abdullahi__nasir
    @Abdullahi__nasir ปีที่แล้ว +25

    Nacas CiiLan Mooyee Nin RaGeeD Ma CaytaMo 👌💪

  • @mtani7228
    @mtani7228 ปีที่แล้ว +15

    Ninkaas gabarta caayay heerka ragganimada iyo xidhiidhka midnaba waxba kama yaqaan. Meelbuu kaga dhacay ragganimadana gabartaasna waxaan leeyahay allah dheh ninkaas kaa reebay wixii intaas ka dambeeyana hubbi cida aad qalbigaaga siinasid. Intaa jeclaystay inaan gabarta idhaah.
    Xidhiidhka iyo jacaylku hanoolaado dadka wax ka yaqanana guul iyo gobonimo.

  • @qadroabdikadir1
    @qadroabdikadir1 ปีที่แล้ว +32

    Ridhwan is my fv youtuber keep going bro wish you success ❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +20

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano

  • @fahiimajama6049
    @fahiimajama6049 ปีที่แล้ว +10

    Lovely programme 🎉❤❤❤ keep going wllo Ridwaan👏👏💯

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 ปีที่แล้ว +2

    7 sanno ka dib iyo 4 caruur ah ilaa Hadda waxyaabaha Guurka lagaga sheekeeyo iyo jacaylka ❤Gabdhahan Ridwaan isaaq u yimaadaa ay sheegayaan iyo masarkan midna ma arag
    Marka laga Reebo ubadkaa alle Nakala siiyay
    الحمدلله على نعمة أولاد.
    Haddii alle ogolaado ilaahay waxaan
    Ka Rajaynayaa.
    1. Gabadh farxad badan.
    2.udgoon badan.
    3. Aan ku kalsoonay.
    4. Sirtayda aan uga Sheekayn ehelkeeda.
    5. Run badan oo daacad ah.
    6. Agteeda deganaansho aan ka Helo.
    7. Wixii alle Na Siiyo ku qanacsan ha yaraato ha badnaato.
    8. Udgoon badan..
    9.cadawga aan ii jabin.
    Iwm
    Ax Ax Ax

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 ปีที่แล้ว +31

    Wareektoy atahay xaartoy ayaa tahay kulahaa saqajaan🤣😀😜🤟🤸

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +21

    Legend always ridhwan isaq another's levels 💯👍⚽️❤

  • @hassanmohamud5470
    @hassanmohamud5470 ปีที่แล้ว +11

    Qof aan qalbigaga u qalmin ayaad qalbiga iska siisey isku samir labadaba isla jira mida lagu daadiyey😢

  • @sagalcumarcali7783
    @sagalcumarcali7783 ปีที่แล้ว +12

    Bisharo hambalyo ❤sorry hamdi abayo kan nin ma ahaan mid ka wangsan Allah ku siyo 😢

    • @shamsofarasle8198
      @shamsofarasle8198 ปีที่แล้ว

      Saas waaye maskaxda mid kakorsan maaheyn xaartooy kulahaaa

  • @bingalad3497
    @bingalad3497 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk wallahi ridhwan waaku wataa keep going bro

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว +12

    Diinta Shukansiga ma ogolo Kulahaa 🤣🤣 legend Aduunka majoogo miyaa Asaga!

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 👍👍👍

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว +7

    Xarfaanka danbe walaalow mcnow buu ugu dhameeyey😂😂😂😂😂😂

  • @AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry
    @AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry ปีที่แล้ว +4

    Wllkey Ridhwan keep going wllkey

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY ปีที่แล้ว +31

    30 jir aan shukaansi aqoon Baan ahay..
    Tolow danbi miyaan kujiraa
    Waa Su'aale😂😂😂😂

  • @mohamedabdulle6331
    @mohamedabdulle6331 ปีที่แล้ว +15

    Ilma Abti iyo ilma eedo hadeey yihiin meetoos ugu sheegato public inee kadhigato ma’ila qumaneen Aniga haduu ku adkeeyana iyada lee ogaan leheed hada sidaan soo fashil ma’ahan😢😢

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 ปีที่แล้ว +5

      Iyadu sidan bay rabtayba
      Waayo walalnimo ahaan bay isku la hadlaan kadib khilaafkii kala hadhkooda.
      Lkn ujeedkeedu wuxuu ahaa in ay ogaato in noloshiisa gabdh kale ku jirto iyo in kale wayna ogaatay, waabay u dhacantay hadda inantan😂

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 ปีที่แล้ว

      ​@@zuhurhassan2881 saas waye😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Ridhwaan wlc Brother 👍👍👍👍

  • @amiiracadey519
    @amiiracadey519 ปีที่แล้ว +5

    Bisharo hambaliyo xamdi sorry Abayo Kan wuku bahdilay 😢 mid ka qerbadan Insha allah

  • @foosiomer4279
    @foosiomer4279 ปีที่แล้ว +36

    Wlhi Barnaamij kaan waa mid emotional kiisa wata .... Qof isku kalsoon uun baa iman kara nin ama gabdh aanad ku kalsoondyn meesha halasoo istaagin 😂😂😂😂

  • @mohamedamiin606
    @mohamedamiin606 ปีที่แล้ว +1

    Bisharo Guul🙏🙏Farxadada hawarto❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Insha Allah Deh

  • @nasteexo2574
    @nasteexo2574 ปีที่แล้ว +8

    Walashey plz waan kaaga digaa ilmo eedo ama ilma abti hadaa tihiin amaba qaraabo kalaba iskajooji hada ayuuba sidas udhaw😊mayaaye wlh qofaa qaraabo tihin guurso oo hadana waxwalbo ad lasomartay haku dhaawaco wlh wax kaxanun bdn malahan qofki somar unbaa dareemi karo 😅

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️🇸🇴

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 ปีที่แล้ว +4

    Nin dhahay saacadaan lajoogo xariir malahi wax jeceel ah kuu ma ha yeee waqtiga heyska luminin gabarey ina abti iyo eedo waxa ka muhiimsan iney labada qof jeceel isku hayaan

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +7

    HADAAD WOF SHUKAANSI IYO SHEEKO ISKU FAHMI WAYSEEN. Guur iskuma fahmaysaa ee KALA TAGA

  • @user-cu6qp7uv7v
    @user-cu6qp7uv7v ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco zxp

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 ปีที่แล้ว +1

    Saxib Ridwan Waxa igu soo Xiririsa Xamdi ❤

  • @sihamqali3169
    @sihamqali3169 ปีที่แล้ว +4

    Iwish sxp kega inta tijawiyo raway dacd waye wlhi

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว +3

    Ridhwan isack ma maqlin Kulahaa bal intuu kunool yahay ⭐

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว +3

    Wa ka xumahay gabdha u dambeysa ninka ayada uunba jecel

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +7

    Ridhwaan Aniga ii Tijaabi waxaan Raba Labarka waxaan jogaa Usa

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว

      Ridwaan isaaq lambarkiisa maa u baahan tahay baayo

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 ปีที่แล้ว

      ​@@abdullahiahmed581 haa baayo isodir

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 ปีที่แล้ว

      ​@@haachannel8793 wara aniga kuhyo manoshhy

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha danbaay ninkaas ka daneyso adaa jecel hadii u ku rabi lahaa waxaso dhanba ma xasusateen labadiina

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Kheer insha Allah

  • @SundusCabdi-lz6gk
    @SundusCabdi-lz6gk ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan aboowe halkee joogtaa

  • @abdirizakdahirahmed9075
    @abdirizakdahirahmed9075 ปีที่แล้ว +1

    Jah sami bishaaro❤😊

  • @abdifatahdakabeabdifatah423
    @abdifatahdakabeabdifatah423 ปีที่แล้ว +17

    Waad maqashay qofteyda Diinta maogolo shuknsi😂😂😂😂😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +1

    Jah waa qiirooday wlahi ❤❤❤❤

  • @hamzahoussein4437
    @hamzahoussein4437 ปีที่แล้ว

    Macha allh bro❤

  • @mahamudh9589
    @mahamudh9589 ปีที่แล้ว +5

    Inanta inu cayo mahayn dadku way is nacan wayna kala hadhan lakin xaydu wa ceeb

  • @amraneeidle6671
    @amraneeidle6671 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @CibaadoMaxamud-gr8qo
    @CibaadoMaxamud-gr8qo ปีที่แล้ว +1

    Good legend

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +21

    War Midkan Sidii Ciyalki U Ceytamayo Maxuu Ahaa Wuuba iga Yabiye😂😂 No Face Caadi ah
    RidwaaN Marke Maqlan Ha Dansadan Mobelka Dadka isku wado Xariro badan😂😂

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan sxb no so Badhi baarnamjkan

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 ปีที่แล้ว +1

    No No No this is emotional 100% sorry my sister Hamdi

  • @MohamedHassan-dg6lk
    @MohamedHassan-dg6lk ปีที่แล้ว

    Ar muxuu ugu oxinsiyay wlhi majeclii sithas

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Labarkda iso to Qor fadlan

  • @mohamudabdi1051
    @mohamudabdi1051 ปีที่แล้ว +15

    Sorry abayo xamdi kaaso kale nin ma aha waa nin xume mid kawanagsan ayan ku rajaynaya

  • @kawsaribrahim5785
    @kawsaribrahim5785 ปีที่แล้ว +1

    ridwaan war jecelaaa😂

  • @user-ri7ci5qf9q
    @user-ri7ci5qf9q ปีที่แล้ว

    Waxz jacel miuaa😂😂😂😂😂🎉❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Shukansi Deh 😢😢😢😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Alx Deh

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 ปีที่แล้ว

    Gabadha tarxada cagaarka wlhi waa libaaxad ❤

  • @abdiwelijama3633
    @abdiwelijama3633 ปีที่แล้ว +1

    Xaraan xaraan uu tagan yahay😂😂

  • @maryanmaxamed5449
    @maryanmaxamed5449 ปีที่แล้ว +1

    Kan udanbeya waa aniga cml😂🤣😭✊️

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +4

    👍👍👍👍👍👍

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. ปีที่แล้ว +3

    Ridwan mid ayad ka ilawday Stupid ka inanyar iniyaad jabiyy ma farax Tahribayba in ad inta waydiso ayy ahayd ! Gabdha wajiga u badashay nin Rag ah xita ma dhama nacas ! Yarey emotional ka iga daa oo qof wanagsn raadso kaasna he need to apologise her to intu cayy!

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +3

    Caruur saan wayn. Miyaad isku dadayanaysaan.Wax idin arooso Ilaahay ha idin sahlo.
    RAGOOW 4 4 aan ka dhigno farahay ka bateen wayna bislaadeen. gabdhahana si fiican aan ula dhaqano

    • @hoyadaiyodhalanka897
      @hoyadaiyodhalanka897 ปีที่แล้ว +3

      4 maxad utari kartaan idinkaaba biriq aho aqonin sida dumarka loo qanciye😂

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 ปีที่แล้ว

      @@hoyadaiyodhalanka897 hadalkaa waxbaa ka jira lakiin raga dhan ma wada xumo marka inta raga dhabta ah awoodaana waa inay 4 4 u guursadaan waayo gabdhihii baa fara ka batay oo meel walba ku dayacan.

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว

      ​@@truecomment3650 😂😂😂😂iyaga kaaga ma baahna talin ee adiga isku tali wllow😂😂😂4 kuteh tabartaasba sanadkaan ma heysiin ninyhow

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 ปีที่แล้ว

      @@samirasamani8298 Dumarka ayey dan u tahay in raga awooda u leh 1 xaas iyo ka badan ay guursadaan oo islamarkaana la wanaajiyaan. Ciladu ma ah huuno dumarkoo la badsado ee waxay tahay raga badanoo awoodin oo guursanaya naago badan iyo raga badankii oo aa aqoon u lahayn la tacaamulka wanaagsan ee dumarka. Dhinaca kale dumarkii oo xaasid noqday diintoodana ay yartahay, social media saameen ku yeeshay

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 ปีที่แล้ว

    Walalow macanow😂😂😂

  • @user-zy7vr7jy1k
    @user-zy7vr7jy1k ปีที่แล้ว

    Walal waxan raba inad itijabiso jecelkega e xage kala soxaririkara😢

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 ปีที่แล้ว +7

    Nafarkas legendsana diintu shukansi ma ogola kulaha 😅😅😅

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 ปีที่แล้ว +1

    Very painful ,calling her stupid, he's very arrogant 🙄. Kwenda ! Dear abayo, be strong ,he's the one who's stupid, Allah is fair sorry about that 😢😢😢😢😢 jecl waxkama garanaayo 🇬🇧

  • @faadumacabdimaclin8669
    @faadumacabdimaclin8669 ปีที่แล้ว

    Walal bedalaad sameesta hadji qof xumaato qof aa wanaagsan

  • @fahmamohamed7747
    @fahmamohamed7747 ปีที่แล้ว +1

    Istubirid kulahaa😂😂😂😂😂

  • @queenramla9683
    @queenramla9683 ปีที่แล้ว +7

    😂😂 laxawla gabadha u dambaysa ninka iyada jecel o u mudhuudhuqday 😂 nin ku xumeyay ad tiri xanunbu i marsiiya maxa ku dabadhigay ado laga daba ordi karo o qaali noqon kara mxa nooca ka dhigay na adi halagu jeclaado o halaga dabo ordo tkle mxd iska qarin muqalkan inu dawada laga yaba

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 ปีที่แล้ว +1

    Hadii Aah Nin ka Shakido meshan hasoo Aadin walaaley please Ee go Aan ka gaar 😢

  • @mohamed-Kim33
    @mohamed-Kim33 ปีที่แล้ว +2

    Sxbow Ridwaan Hal Miid Sameey Lawadhaan Qof oo Isjacel Siiba Gawadaa Kaduceysoo Usoo Celiii Bro Anakanaa Ducadaa Kuguu Soo Kalmeyneynaaa Plzz Do Tht Job utapata Ajer Yaa Iguu Raacsaan Ariinkaaz

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 ปีที่แล้ว

      Sax waa ra'ay aad uwanagsan waana kuugu raacsanahay wllky Moha🫡👍

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-zb9mn9mk9d
    @user-zb9mn9mk9d ปีที่แล้ว +1

    🎉🎉

  • @user-oe7yk8vo6k
    @user-oe7yk8vo6k ปีที่แล้ว +1

    Nin cuna aya taha sxb ogawa nin lama kala qarina aya uskudiriyasa ogaw wlla dadka hakaladilin baranaamishakan isakaday waxuman kufikira sida bila aadanak uskumida ma ah ogawa wlla

  • @abdullahiabdinasir4174
    @abdullahiabdinasir4174 ปีที่แล้ว +1

    Maya Maya shaqo kujira nio 😂😂😂

  • @jihaan7387
    @jihaan7387 ปีที่แล้ว

    ridwaan taliye waxaan jclhy in qof ii tijaabisida see ku helaa labarkaga

  • @zakariyeabdullahi3503
    @zakariyeabdullahi3503 หลายเดือนก่อน

    Shukaansi xaaraan waaye 😂😂

  • @ruush-gb3oj
    @ruush-gb3oj ปีที่แล้ว

    Qurbajoog waa nuucas oo miirab😢😢

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 ปีที่แล้ว

    Wa eey xuuun kaan daanbee

  • @hanimaxamuud7725
    @hanimaxamuud7725 ปีที่แล้ว +1

    Faraxd ayayvgashay😂

  • @isninabare4336
    @isninabare4336 ปีที่แล้ว

    Keep going kend half Milian

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk caadi maaaha kkkkkk

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 ปีที่แล้ว +1

    Bisharo bisharo bisharo

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 ปีที่แล้ว +2

    2bada gabdhod ee islaa socda midkaa danbee wa eey ey dhalay o edaab iyo akhlaq an laa bariin

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 ปีที่แล้ว

      Commentiga so qortay soo koobaayo heerka akhlaaqdada intaa qofkle la gaarin ....bcs waalidkeeda ugaftay...naftada ku noqo

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 ปีที่แล้ว +2

    Shukaansiga diintu maogala😂😂😂😂

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂kkkk hadan kaayeelo lee

  • @Iyuuuust
    @Iyuuuust ปีที่แล้ว +1

    Quruxey jcylka ilawo move on please

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Cadi waye

  • @mohamedrashid5164
    @mohamedrashid5164 ปีที่แล้ว +1

    Wala jognay😂😂 mxa lagawada haliso fasiro

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @imranfarah851
    @imranfarah851 ปีที่แล้ว

    Indho adeeg😂😂😂😂

  • @nacimofarax9850
    @nacimofarax9850 ปีที่แล้ว +1

    Istuberad kulaha 😂😂😂

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 ปีที่แล้ว +1

    Ninka gabadhacaayay...waa dabaal, qofbuu iska gadaaya ayaa moodaa.

  • @aliaxmed3135
    @aliaxmed3135 ปีที่แล้ว

    Rufiyan jawabtisa wa taa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 ปีที่แล้ว

    Wa wax edaab daaran wayee

  • @user-ps2jh2dg3l
    @user-ps2jh2dg3l 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂 xartoy atahay waregtoy atahay waregtoy atahay istubirad atahay kulah wale wayabi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safiaahmed3923
    @safiaahmed3923 ปีที่แล้ว

    Ridwaan WAA CAYISHEY😮😮😮

    • @mohamet35
      @mohamet35 ปีที่แล้ว

      Liiskga kadhargay oo kucayilay😅😅😅😅

    • @samiirsaki-uk5ww
      @samiirsaki-uk5ww ปีที่แล้ว

      @@mohamet35 😋😂

  • @reysow2297
    @reysow2297 ปีที่แล้ว +1

    Nio qof wlbo wuu kugaran bee😂😂😂😂

  • @kaltuunabdi2234
    @kaltuunabdi2234 ปีที่แล้ว +1

    Lambarkga seee ku helaa wllke Rudwn😢😢😢

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaa dharka cad ee labaad ridwaanow igu soo qabo anaa neyroobi ka soo wadanaayo

    • @baxsanbeelo9024
      @baxsanbeelo9024 ปีที่แล้ว +3

      Nin rageed thy gabadhas maskin umuqata weliba dagan e ku qabso🥰🙏

    • @Ustaad402
      @Ustaad402 ปีที่แล้ว

      @@baxsanbeelo9024 isoo raadi baxsan

    • @baxsanbeelo9024
      @baxsanbeelo9024 ปีที่แล้ว +1

      @@Ustaad402 wlh aqoon uma lihi maahe wnkgu xeri laha nacas ba xumeye nin ragedki wanaji laha unoqo hadaba heshid go forward bro

    • @Ustaad402
      @Ustaad402 ปีที่แล้ว

      @@baxsanbeelo9024 thanks

  • @ruush-gb3oj
    @ruush-gb3oj ปีที่แล้ว

    Ritwaan is not easy!

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +4

    Hh xartooya tahay ilahow nin carura yaan zhukanzan 😂

    • @fahmamohamed7747
      @fahmamohamed7747 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂waa mit ciyal ah

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂wllhi marka uu cay kabuu xiyey waxa islaha midkaan waa xariif marka uu lahadlo ayuu iska sasabi doonaa
      lkn doqon inuu yhy aya cadatay 😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Plz

  • @Raaxo-kw6gh
    @Raaxo-kw6gh ปีที่แล้ว