sorry wllo qofkii wax jeclaada uunba xanuunkisa dreemi kra mrka uu waayo qofku jeclaaye ani xitaa jacyl wa iso marey balse ani ma awoodo ina qoro oo naftaba iga dhaceysa xasuus draaded balse iam so sorry wllo
Dookhagu wuxuu ku yidhi iga daa ma rabee cidkale ragna adigo qura ayu darenkaygu cod saday damiir ku baryaaya iyo wadnaha dagta hana deyrin kugu yidhi nafta daacadaba ku tidhi kuma dayn kare ado dadaka igu dhaw hanoqon ruux igu digte inoqo sidan donayo noqo xbb waxaa iga dacada oo dhar an kugu maray xbb si an dadka loo jeclan ayaan nafta kugu daray xbb mcnow og sonow jirku wa ku damqanaya xbb qalbi ku nugul darta ii daryel xubi
Xanuun badana heestan mrkan dhagaysanyo ilmo Aya iguso istaagta mana aqaan sababta 10/3/2024😭❤️👋🏽
Waa yarthy inadaa hesho qof ku fahamaa jcylkiii waan ku dalene😢😢😢💔
😢😢😢😢😢😢😢
😢😭❤
Aad ayan u dareema heesaha sakeriye kobciye waa abwan laxamiiste 😅
, 😊
Salax sanaag ka soo raacday 👍 😊
Waxa iga daacado dhaarkugu maray si aan dadka lo jeclaan ayyan nafta kugu darey heesta qalbiga ayey igataabtey ❤🌎✨️
HeesTan Waxaan dHaGaysanaYaa Hapeen SaQ dHaxe aH 2023//9/4 Saacadu TaHay 03:21 😫❤️🔥🤦💔
Same😭💔
Inta saalax sanaag kaso maqashay❤😂
Weykn😢
@@YasminJama-c8i kuraxayso waa hees macane🥺
Hada Soo raadiyay xaqiiq 😢
Wan soradiye runtii😢💔
Waanaganaa
Waxay ahayd taariq 2/2/2023 waxaana kala tagnay wiilkii aan saaidka ujeclaaa waan samray oo waan is adkeeyay meelwalba waxaan utagi jiray asaga dartii si aan u arko kalia lkn markastoo aan arko waxaan dareemi jiray wadno garaac saaid ah mana ahayn qof dareemihiisa ushegta qofkale balse 19/6/2023 ayaa la isoo doontay lkn guuurkas kuma aanan faraxsanayn aadna waa udaciifay markaan arkay inaysan cidna garabkyga jogiin aanka ahayn aabahay runtii abaal baa uhayaa hbeen ay ku beegnayd 23/6/2023 ayuu isoowacay wiilkii aan saaidku ujeclaa aniga o murugsan oo stress ihayo oo isoa markaas oynaya ciil dartiii iyo in la igu qasbo qof aanan rabin hadana ayku beegan tahay maalmahygii farxadeed ee aan dhameenayey form4kygii wu isoowacay sth ayuu idhahay runtii waa ugu celin waaye waa fcnhy balse waan isku qasbay waayo ma uusan ahayn ruux ijecel ama hormarkyga ila jecel balse cadaw aan jeclaaday buu aha waan fcnhy baanku iri wuxuu dhahay murug ayaa kaa muuqata ana waxaan ku iri may wax dhiba majiran ee soo daa maxaa isoowacday wuxuu dhahay waxaan usocdaa india arimo cafimad baana u aadaya waxaan ku iri ilahay haku caafio macsalama hben wngsan lkn wuxuu dhahay inaan kulq hadlo ayaan rabaa waliba ogaado waxa kaa qaldan waxaan ku iri aniga family promlem baa ihaysta wuxuu yiri maxaa weeye waxaan ku iri dhawr biri kadib waala iguursanaya anigana guurkas marabo xabsi baana u arkaa iyo qasab blz talo
Kaagama baahni balse idhagayso ayaan ku iri aniga wax walboo igu saabsanaa markaas baan usheegay lkn asagu wuxuu iyiri ma aniga ayaad ijeceshahy wali caasho anigana waxaa ku iri may kuma jecli lkn sanad kahor waxaad igu tiri walalkaa boskisa waku jogaa saasban wax walba kugu sheegtay wuxuu idhahay casho iska guurso oo waaridka hadlkooda maqal aniga isla markaas waxaan dareemay inaan weel maran wax ku shubtay balse waanka xumaday ilin kulul ayaa igusoo istaagtay haye baan iri waa mahdsan tahay sidiibaana isugu keena dambeesay wiilkaas hbeen kas ma aana seexan malinkiina sidoo
Kale subixii waxaan aaday xafladyda anigoo aan faraxsnayh
Lkn dadka umuujina inaan faraxsanahy waliba saaid lkn been ayye ahayd heestu waxay leedahay (dookhaygu wuxuu ku yiri
Igadaa marabee mid kale
Ragna waa adigoo quroo
Dareenkygu codsaday )
Kuwa iga dambeeyow iskadaaya jacylka😭😭 kuma xasuusto hada oo
Mowjadaha bada ayaa iga tanbatay iyo xanuunka aduunyo waxaana kugu ilaaway waqtiyadii xumaa een aa soomaray adiguna maanta waad haysataa qoftaadii ilahay ubad khyrqaba ha idinkala siiyo abwe
(Naf daacada baa ku tiri ku tidhi
Kuma daynkareeh adoo dadka igu dhaw
Hana qon ruux igu digtee sidaan doonayo noqo)😭😭💔
walhi wa qiso xanunkeda leh abyo lkn qof an daren ku henin ba kuhelay sorry
sorry wallashay marwalba sidan awal garabkaga u aheyn hadana aniga u ah waxwalbo dhacay qiso xasuusa haku ahato😢❤
sorry wllo qofkii wax jeclaada uunba xanuunkisa dreemi kra mrka uu waayo qofku jeclaaye ani xitaa jacyl wa iso marey balse ani ma awoodo ina qoro oo naftaba iga dhaceysa xasuus draaded balse iam so sorry wllo
Still listening 25|june/2024 😭😭😭 alypashi apdirizak ilaahow qabrigiisa u qabooji yaaa rabbi anne qlbigeyga iiga reeeb😭😭🤲
Ilahay ha unaxaristo wll 😢
Ax jacaylnaa wuu ii hayaa qalbi kadhofnaa wan ahy😭😭 Africa lagaa heelaa qof shid ah hadana wax jecel
Saalax sanaag baa isoodiray ❤😢
Waxa iga daacado
Dawoy dhaar kugu maray
Si aan dadka loo jeclaan
Ayaan nafta kugu daray
Heestan wllhy toos bay ii taabaty ❤️🥺👸🏻
From salax sanaag😊
From Salax sanaag 😂❤
Hadaan ka imid 😂😂😂😂
😂❤
ƳEYE😂
From salax sanaag 😢😢
😂❤
Heestan mantaa Aayo isoo dir boqorkaygii jacalkii Anaan huri uga Hayaaya midaa ka badan ayan hada u hayaa walhi ilaahay I kaada C❤🤴🌍
9/10/24💔10:47 pm🥺si aan dadka lojeclan ayan nafta kugu daray 😢
Heestan markaston dhageysanayo waxan dareemaa xanuun ilmo igu so istaagta xaqiiqdii illahow dadkan jecel nahy Haday Qalbiyada no ilali yaan maxay noqonayaan😢
25/11/2024💔😭
WllO hamurugon ana garabkaga ahe 😩😢
@@NimcoMaxamed-r4bSharfanid wll🙏
Wale maxn ismooda inan kaligay dhawac qabo😭💔
From saalax sanaag😂❤
Waxan iga daacad inan nafta kugu daray si aan qofan lo jecelaan hppi 😢❤
23/12/2024❤
Malin isniin
Hargiesa ❤🎉 11:17 am
Heestan saalax sanaag ban ku bartay🥺🖤
Waxan dhagaysnaya 21/11/2024 waa habenkan nabad geliyay jcylkaygii 😢💔
2:11 minutes hpnimo
Heestan toos ayay igu saabsantahy 15 12 2023❤😢
Maka cafimaaday😢
Si aan dadka loo jaceyl ayaan NAFTA kugu daray😢💔😭 si dhabay itabtay
Kobciye axsan fanan. Tusmo lyrics go "
Balo maqabo malaha belaayo raadis ahy wax ijecleysiiyey calaacalkana ma aqan some time iam so sad😢
3/2022 ila hada21/12/2024 waxan ahy qof udhiban dartisa waxan uga go.ay ragii geyankeyga aha😢
Inta tiktok kaso argty😂😢10 October 2024
Intta Taqaney Waliged 😍💕🔥
Waxan dhagysanya 22/11/2024🥺haben jimce ah 2:4 habenimo💔😭
Inta saalax kaso aragty is muujiya😢
JaCylka inaa naCo ada igu qasbay Lkn adiga hadanad ilahan Dabada Cid kale ima lahanyso Alle mOye Ciqaab wxa igu filan kashalaynta barashadda 😩😭
Dadka isjecel isku samra isna ilashada Lkn haka foganina qofkago kubahan 27/11/2024😢
😢oh 19-sep-2024
Ethopia caqaartii iskaga cun adigu nin qalbi leh bad iska dhigiye 😂
Waxa iga daacado
Dawoy dhaar kugu maray
Si aan dadka loo jeclaan
Ayaan nafta kugu daray
Si dhabay itabtay.🥹😭
😢❤
Waxan dhageysanaya haben iiga duwan habenada kle Aadna aan u daremayo jaceyl xad dhaaf ah ❤❤
😢
Cafi walalka wacdiga ah inta jecel like
Adoo dadka igu dhaw 😭😭😭😭😭😭😭
7:24
13/10/2024
Ruux iso diray😢
Nafdaacada baa ku tidhi kumadeyn kare Adoo dadka iigu dhow Hanoqon Ruux igu digtee Sidaan donayo noQo🥹💔 11 Oc/2024 06:44 subaxnimo jimca oo roobdaayo💔😭
Jimce + shaqo🥺💔
Heestan😭❤️
9/10/2024💔
RaGna adigoo Qudha DareenkaYgu
Codsadayyyy
Same 9/10/24💔
Jcylkaygii horow talow xaladeee ku zugan tahay🥺💔
Way kan🥺
Waxan dhagesa naya 2024/6/24😢😢😢
😔Sidaan donayo noqo 😭
Waxy si dhab aH uga waramysa darenkayga garka ah hdana way I cidlysay wayna igu digatayy tan jecladayy😢
Heestan 😭💔
15 Oct malin nolosha aan cidlo ku dareemaayo baan dhagaysanayaa dacadnimadu walle waxbee haleysaa yaa Allah qalbiga ii qabooji 😢💔
besti heees💔😭
Salah sanaag ka soo Raacay October 11/2024 12:40am❤💕🌎
23-jun-2024 | 3:28 duhurnimo | Addis ababa, Ethiopia.
same😢
24 june 2023 8:03 habenimo
10/october/2024 habeyn khamiisa 2:33 habeynimo addis ababa same😢
Heestan wxan dhagysanya 2023.7.19. Hben ani io sxbty aan rabnay inan sfr aadno lacgna anan haysan😢😂❤
Imika ma Aden safarki 😅
Wanku dadalya in noqodo sida ad doneysid janis isii
@@naciimofaaraxmaxamuud4037haa 😂😂
Haada maa noshahay oo maa cafimad qaabta walalo😢
12/10/2023 malin khamiis ah bn dhagaysan 😭😭🥲
9/10/2024😭💔 11:30pm
Malin sabti ah. 27/2024 hees sigaar ah itabanayza 😢😢
10:27am Wednesday/16/October 😊
Wx wlba wy ii ahyd naftydan ka jecladay plze naziip xumo hadal xagayga malin kayimi aya wx wlba badalay noloshu kuma xumayso hda qoralkyga malin un aragto _2018/2023💔🥹🙏🏿
1/11/2024 ...3:04am
Xanun jacayl😭💔
Sidan donayo noqo🥺😭
Inta jeren kuceshtay 100 kabadan
Heeztaaaaan😭❤
ma umaleynayo sidaan kujeclaa inaad helesid qof kuu jecel waxwalba dartaa wan usameyay siaadan iga foogan balse waxaso dhan kuuma muuqan😢malaga yaabah inaad isoolabato wankuxisey still welih jaceylkii wanku haya balse sidaada marwalba iqalbi jabineysay hada sidii hore maahi mudo sanad codkaga iyo messege ma arag balse marwalba statuskaga arko aniga dhan sikalan noqdaah mode khaldama balse waxawalba oo aad tahay waxaad aheyd ruux kaliya ee micnaha jaceyl ibarey😢
😭😭😭💔byo mcn sookabasho wngsan 😭
Ilaahay hakuso celiyo isagoo intad jeceshay ka bdn ku jecel wllo🥺
Underrated song 🫶🏽🔥
13 october 20214 ya dwnyo😢
Waxan dhagysanyaa 14/6/2024
07 Oct ~2024 👍
9/Oct/2024💔
DAMIIR KU BARYAAY IYO WADNHA DAGTA HANA DAYRIIN
KU YIDHII NAF DAACADBAA KU TIDHII KUMA DAYN KAREE ADOO
DADKA IIGU DHOW HANA NOQON RUUX IGU DIGTEE
SIDAAN DOONAYO NOQO 😢
Bestie heees
Best songs
15 November 20 24😢
5:44 am Sunday 20 /october❤😂
9October/2024 ❤️😭
😂❤
Stil 2024/12/13😢
Asx.qiso.jecalk.waay.igudhacad.maheelin.qof.
11/10/2024😢😢
3:48
Bisha 7 2023💔😩
11/11/24 Si aan Dadka Loo jecLaan Ayaan Nafta kugu darayyy🥹🫂💕😭😭
Hestanna 😢🥺💔💯2024
2024 / 7 / 2 😢😢😢 hesta
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nolosh.qofa.kufahamay.hesh.waay.dagatah
❤❤
10-oct-2024💔😥
2023🎉❤
2024🎉
😢😢😢
❤
❤😭
hEez dAreEnkEeda xAmpAarzan 💯🫀😳
💔🥺
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
26/Dec/2024🥹💔😭
16/10/2024🥹😂
Dookhagu wuxuu ku yidhi iga daa ma rabee cidkale ragna adigo qura ayu darenkaygu cod saday damiir ku baryaaya iyo wadnaha dagta hana deyrin kugu yidhi nafta daacadaba ku tidhi kuma dayn kare ado dadaka igu dhaw hanoqon ruux igu digte inoqo sidan donayo noqo xbb waxaa iga dacada oo dhar an kugu maray xbb si an dadka loo jeclan ayaan nafta kugu daray xbb mcnow og sonow jirku wa ku damqanaya xbb qalbi ku nugul darta ii daryel xubi
12/3/2023/
Inta salax sanag kaso maqashay😂
🥲❤️
saalax😂
Hana noqon ruux igu digtee sidan doonayo noqo😢