Mursal Muuse Heesti Dhiigaa ugu Sharaf Badnoow official lyrics video HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 378

  • @CAMAARAMEDIAPRO
    @CAMAARAMEDIAPRO  ปีที่แล้ว +124

    HEESTAN XANAN GONI AH AYAY XAN BARSAN TAHAY MARKA SI AAD DARENKAGA UGU CABIRTO TAABO REMIX MESHA EEY KU QORAN TAHAY KADIB KASO SAMEE HAL DAQIIQO VIDEO AH YACNI ,(VIDEO Shorts )😢😢😢😢Maxaad dhalila isaaraty 😢😢😢😢

    • @axmedbilaalaxmad
      @axmedbilaalaxmad 3 หลายเดือนก่อน

      4:23

    • @zalmanmawlid2950
      @zalmanmawlid2950 หลายเดือนก่อน

      Khadra silimo my ku socaty heestu ☹️😭🔥

  • @anisaali-s3i
    @anisaali-s3i 2 หลายเดือนก่อน +114

    Markii aan Qisada heesta soo dhagaystay💔😭😭😭 06/10/2024💔😭😭dadkii wanagsana wali dunida kama dhamaan ilahow calafka noo hagaaji oo mid na jecel nasii💔😭

    • @ZahraQueen-2
      @ZahraQueen-2 2 หลายเดือนก่อน +12

      Hada soo dhagestay qisadas nin rageed ayuu ahaa wiilka hesta laha😢

    • @ayanahmed3118
      @ayanahmed3118 2 หลายเดือนก่อน +6

      aniguba imikan dawaday sheekada qisadan. waa qiso xanunbadan wanagna ugu badalay qofkii dhawacay.

    • @queens2139
      @queens2139 2 หลายเดือนก่อน +3

      Ax adunyoy wata lknse nin ragged bu aha wnka naxay qisada inanka aniguba hda kaso dawaday tiktok

    • @Gabadhinaxriistabadneyd
      @Gabadhinaxriistabadneyd 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qisadaa mx wy neh

    • @monaahmed2291
      @monaahmed2291 2 หลายเดือนก่อน +3

      Nin Rageed walaahi ❤

  • @Haboon_farxan
    @Haboon_farxan 4 หลายเดือนก่อน +65

    Heestan wlhi waxan xasuusta malinku qofki i baraya qadayaya isaago ohin dhabankisa socoto marka man garanyan macnaha nin raagi inu dartaa u ilmeyo oo shay cadiya ayay ila ahyad lkn manta ayan qomamanya wlhi maxu dartay waxa kasto i farxad galinya dhabarka u dhigatay maxu ila talin jiraya oo u naftisa naftayda ka hor marin jiraya waxa kale ma awode ee
    Ano dhex dhexadinaya dhacdada maantiyo jaceylka dhag xuman kuu quuri maayee dhigaa ugu sharafa badanow 🤴🏻❤️
    I faraxsanow intad noshaya rabi waxan kaga baraya nolo ta ugu quruxda badan[21/8/24]🤲🏻💘😭

    • @NimcoCabdikiriin
      @NimcoCabdikiriin 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi waka xumhyy sorry byohwlhi isku malin so boqonyy lkn ani cadi iskaga imadyyyy😢

    • @UgbadAhmed-f1y
      @UgbadAhmed-f1y 3 หลายเดือนก่อน +2

      21/824 ayaan ka dagy sbb jirto Wa jeclahy lakin waqdika noo samixi waye abiid ❤

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 3 หลายเดือนก่อน

      Soryy wll nolal qurux bdn insha allah ❤

    • @Cadar-yar
      @Cadar-yar 3 หลายเดือนก่อน +6

      Sidaada oo kale ayaan Aniguna qof I jecel u dhayalsan jirey oo aanan waxba ugaso qaadi jirin isago ilmeynaya oo i odhan jiray miyaadan qalbi lahyn😭isago wax walba oo farxadeyda ah ila garab taagna booskii aabahay iyo hooyadeyba ii buuxiyay😭lkin wlhi xumaan igama aheyn aniga family problems ayaa i heystay oo maskaxdeydu jacayl iyo xidhiidh umay so jeedin dabeecaduna xoogbay iiga xumayd erey haduu idhaho wan ku qaylin jiray 😭lkin alxm ilhy ugu danbeyn ilhy qalbigeyga wu uso jeediyay xoog ban isku jecelnhy ilhy hayskukayo daayo wuu iga dhoofay ilhy nolosha hanagu kulmiyo 🥹❤️

    • @asmafarah661
      @asmafarah661 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Cadar-yarAniga lkn waa ly khiyaamy hno xta dhib Iyo dilbuu iigu dry wejigyga sgaal qodoba lyga toly mrkd akhristo wn masaxya waayo ka imika wada socono umn sheegin nabarka wejiga igaga yaala meelbn ka dhacybn ku dhahy 😢😭

  • @mohaoffical
    @mohaoffical 9 หลายเดือนก่อน +17

    23/3/2024 haben ramadan marayo 13 ayan dhageysana 1:45 hbnimo💔

    • @habayscambe9238
      @habayscambe9238 9 หลายเดือนก่อน +1

      1/4/2024 habeen Ramadan marayo 22 ayan dhegysana 4:44 habeenimo💕

    • @infantinoalarkon5219
      @infantinoalarkon5219 9 หลายเดือนก่อน +1

      2/04/2024 ramadan marayo 23 01:00 dhageysanaya ❤

    • @FardowsoSiciid-bx4qo
      @FardowsoSiciid-bx4qo 2 หลายเดือนก่อน

      7/10/2024 6:18 ban dhagaysanaya♥️

    • @adamfact5848
      @adamfact5848 27 วันที่ผ่านมา

      Gaal bad tahay

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน +10

    Qisada heesta axax 😭😭😭😭😭😭jacaylku waa cadow Ehel jacayl dhex maray❤ Nin goba ayuu Ahaa, ❤😭😭😭😭

    • @captainakuunas206
      @captainakuunas206 2 หลายเดือนก่อน +1

      Inte la so dhigey qisada 😢

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +18

    Wxn garan la ahay sababta aan hestan ugu soonoq noqnayoh si bíla sabab ah 😢 waa layga ma qanyahaye halayso duceyoh😮😢❤💘💔

    • @josephsadak4723
      @josephsadak4723 2 หลายเดือนก่อน

      Bal hda qisadeda soo dhageyso bl😢

  • @maryanabdi1049
    @maryanabdi1049 2 หลายเดือนก่อน +26

    Qisadah mrka dhageystey bn heesta soo radiyey wxaa maqli jiray doqoni calaf maleh😢

    • @Richarlison-jn1kl
      @Richarlison-jn1kl 2 หลายเดือนก่อน

      Kaly yceiow ishek 😢

    • @CaliHassan-hc5ck
      @CaliHassan-hc5ck 3 วันที่ผ่านมา

      Sideydo kale a tahay marka qisadeda an arkay an so shitay😂😮

  • @ibrahimissasaid83
    @ibrahimissasaid83 ปีที่แล้ว +71

    Waxaan kula talinayaa qof welba oo jaceyl ku dhacey oo looga baxey, noloshu macaan iyo kharaar labadaba waa leedahey ee haniyad jabin marna, mar welba oo dhibaato aad dareento u carar salaadda oo Alleh bari, Alleh ayaa faraj kheyr qaba kuu furaya, hadayicin fursadaha kale ee rabbi ku siiyay, marna naftaada dhib ha ugeysan, hadaad wax kale awoodi weyso qofkii kaa tagey kasoo qaad qof dhintay oo kasamir.

    • @teamfraxadaofficaill5330
      @teamfraxadaofficaill5330 ปีที่แล้ว +2

      Taas been ahayn

    • @mariacdy5308
      @mariacdy5308 ปีที่แล้ว +2

      Walhi wad i dhiirisey Wllke 😢

    • @ibrahimissasaid83
      @ibrahimissasaid83 ปีที่แล้ว +4

      @@mariacdy5308 Mahadsanid walaal Maria Alleh qalbigaaga haku dhowro, haniyad jabin marna, fursadaha rabbi kusiiyeyna daah ha iska saarin ee kafaa'ideyso oo ku xamdi naq.

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 ปีที่แล้ว +1

      Waa walhi runta

    • @KoshinCumar-ug6fv
      @KoshinCumar-ug6fv 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi waxd thy shqsi imaan leh misna aaminsan nolasha hadii aad Saad rabtay u heli weydo ay jirto si kale oo alle kuu qoray wll nolasha haka quusan oo ku xirnow xiriirka alle hadii ad alle la saxiibto waxa hubaal ah inaad sidaad rabty wax kugu hirgalayaan badi salaada oo mar waliba midkaan naxariis laga waayin waa alle wll fariintaan hadaad aqrisato like 👍 ii reeb jakallahu qeyr 🤲

  • @halgan99598
    @halgan99598 3 หลายเดือนก่อน +23

    Ilaahoow waan jeclahay yonis ee hayga fogeyn😢❤

    • @Cadar-yar
      @Cadar-yar 3 หลายเดือนก่อน

      Ammiiin❤❤

    • @ZakariyeAliAbdi-cf6lu
      @ZakariyeAliAbdi-cf6lu 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll qerna allow igu wa faji dheh
      Allha dhib io kala dhantal ba Allah
      Idinka hayo wllshe 👸

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin qaliyey,lkin taxadàrkaga lahow farax aminad malee😊

  • @Naado_moha8382
    @Naado_moha8382 2 หลายเดือนก่อน +12

    wiil aa aa jecel naga dhexeye😢 ayaa zuwax marka so kace aa ku arke qadka aroskisa intaa yabe😢 iska oyo inta wace ayu idhahe nagta waligu dare😢 mopelkane wa igu jare😢😢
    zhpkisa weydiye waxu dhahe gawadhan 8sano xirir kalo dhaceye😢 wan yabe 😢3bil kadib ayuu ilo so hadle wan lahadle runta wax xuman eh umo mojin wana iska cafiye xuman hadu iquure ani wa uquuri waye hadane zhp aya nahe ❤😊 muhsin dhiiga ugu sharaf badnow❤❤

    • @abdirahmaandawlad6928
      @abdirahmaandawlad6928 2 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @butterflyha1889
      @butterflyha1889 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sxip gob ayad tahay ilahay aya badal khayr qaba ku siinaya❤😊

    • @munadagan2301
      @munadagan2301 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @roimire44
    @roimire44 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qisada heesta markan maqlay ayaan heesta soo raadiyay 10/10/2024 dadkii wanagsana weli way joogaan gob gobi dhashay hadaa maqashid waa ninka iska leh qisada heestan laga sameeyay🤝👏👏👏

  • @ifkanolasha1233
    @ifkanolasha1233 ปีที่แล้ว +16

    Mxaan ddka kaa dhawaysty mxan dhibta kaa ilalshy mxan qalpigga dhawray😢inan khayrkaa ku dhaafsho mxan isku dhiirigaliyy ano dhayal sada dantyda mxan taada kuu dhameyy😢hdii lays dhaami waayo wanaag lma kla dhaxlee 😢💔ano dhex dhexaadinaya dhacdda mantiyo jaceylka dhagxumo kuu quuri myo dhigaa ugu sharaf badnow😢💔💔sat,(20/5/2023) waayo waayo😢 17:9pm

  • @asmagaid1527
    @asmagaid1527 ปีที่แล้ว +15

    2023 inta dawanaysa iyo wxii ka danbeeya 🙏

  • @hibosaid9884
    @hibosaid9884 3 ปีที่แล้ว +14

    Inader cod macanida 😚labata ayaa igu degta kalmad walba afkagag kaso baxeysa 🥰gortaan kudhegeystoba hadlakaga qalbigeyga 😍ayuu ku qormaneyaa mar un waan kula kulmi dona xitaa hadaan naag cajusada 🤣noqodo inshallah 🤲🤲🤲

  • @BarwaaqoOmar-x1f
    @BarwaaqoOmar-x1f หลายเดือนก่อน +5

    Abahay baa heestan jeclaaa😢😢😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢 ilahow kuu naxariiiso daddy 😢

  • @Hajjihashi1122
    @Hajjihashi1122 7 หลายเดือนก่อน +10

    Jacaylow😢❤
    Ilaahow ayada daacadbaan ujeclahee haiga fogeynin💚😢

    • @SuhypSancho
      @SuhypSancho 4 หลายเดือนก่อน

      Zhip mawda diction Ila hada

    • @inaahmed5174
      @inaahmed5174 2 หลายเดือนก่อน +2

      Halka Mar ee aan arko qof dhahaya q0f baan si dhaba u jeclahay waa halka Mar ee aan ilmeeYo.
      Waxaad samaysaaa ereyga waan ku jeclahay hadaad ku celcelso xiisihii badnaa ayaa meesha ka baxaya ee waan kaa helay ha u dhaafin.
      Chaylkuna wax sahlan maahee alle ha kula garab qabtoH

  • @amienzyyali1002
    @amienzyyali1002 2 ปีที่แล้ว +11

    Hadii lays dhaami waayo wanag lama kala dhaxle😍😔❤️📍

  • @Adamchannel1010
    @Adamchannel1010 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xanuun weeye wlhi qisada heesta 😭 gobanimo iyo sharaf buu isku darsaday

  • @Zapriiiina
    @Zapriiiina 6 หลายเดือนก่อน +19

    17 Jun 2024 goaan ayaan ka qaatay qofkaa dadka ka dhawaystay blase asiga marwalba si uu ixanuujiyo dadaal ku bixin jiray cawa culeyskyga wan ka qaaday 😢💔👋

    • @MarwaSolteco
      @MarwaSolteco 5 หลายเดือนก่อน

      inader uso noqo hadaad nooshahay 😢

    • @Zapriiiina
      @Zapriiiina 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@MarwaSolteco maya alxm waanba ka nastay ina adeer🥰

  • @ugbaadmuuse5481
    @ugbaadmuuse5481 6 หลายเดือนก่อน +20

    Hapen salaso ah 4/6/2024 20:22 hapenimo ruux an aduunka odhan ka jecladey blse an noqon sidan u ahaa💔💔 maxan dadka ka dhawestey
    Maxaan dhibta ka ilashey
    Maxn qalpigaga dhowrey
    Inan qeyrka ku dhafsho mxaan isu dhiri galiyey anoo dhayalsada danteyda mxan taada ku dhameyey
    Dhag xumo ku qudhi maye dhigaa ugu sharaf badnow😢💔😣

    • @zamiirahmedmohamed1333
      @zamiirahmedmohamed1333 6 หลายเดือนก่อน +4

      😢😢sorry huno waxaa nakulmisey qiso ❤❗️

    • @ugbaadmuuse5481
      @ugbaadmuuse5481 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@zamiirahmedmohamed1333insha allah kheyrka xigi wll

  • @anisoabdillahi
    @anisoabdillahi 4 หลายเดือนก่อน +10

    Jclka waa xanuun dad waxaa jiro si kasto u jceshahay ka faidesanayo 😢😢😢

  • @CabdinaasirAwes
    @CabdinaasirAwes 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dheg xumo kuu quuri maayo dhigaa ugu sharaf badnow abayoh😢

  • @Que3ninaHhusein9270
    @Que3ninaHhusein9270 2 ปีที่แล้ว +17

    Waaa xaladaaan ku jiro hada😪😢ilahow noloshan nolol dhaanta iguh badal

  • @Kaligeed-boqorod
    @Kaligeed-boqorod 3 ปีที่แล้ว +24

    Maxan kadhursugay jacaylka😭😭😭💔💔25/12/2012

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 4 หลายเดือนก่อน +6

    Waxm cwah qiray oh yaqiinsadey inan is dhiibo oh wxuu qalbigu doonayo ka tamaasulo😢😢 ßi kasta haw adkaate hdanh wan aqbalay midaa 😢

  • @HoyooMacan-c4f
    @HoyooMacan-c4f 23 วันที่ผ่านมา +1

    HADANA DHAG HADI LA GOOYO DALOOLKEDAN DHAMAN TEAM 2025❤😂

  • @faraxsanosman8145
    @faraxsanosman8145 5 หลายเดือนก่อน +14

    Hadi lis dhami wayo wanag lama kala dhaxlee ano dhax dhaxadinayo dhacdada manta iyo jaceylka dhiga ugu sharaf badnow dhag xumo ku quuri mayo😢❤️
    Malin axad eh 7/7/2024💔😢

    • @anashashiali-we3tb
      @anashashiali-we3tb 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wll qalbiga allh haku qaboojiyo 🤲🏾

    • @Rayan12zcol
      @Rayan12zcol 5 หลายเดือนก่อน

      😢😢

  • @ZabNaBuraaLe-t6x
    @ZabNaBuraaLe-t6x 4 หลายเดือนก่อน +11

    Hadii Lis dhami Wayo Wanag lama kaLa dhaxLee ano dhax dhaxaadinayo dhacdada manta iyo JaceyLk dhiGaa uGu sharaf badnoW 18/3/2024🥺💔

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 2 หลายเดือนก่อน

      Qisada so dhageeso😢

  • @khaalidabdi7983
    @khaalidabdi7983 3 ปีที่แล้ว +7

    Maxan dadka ka dhawestay😭
    Q........k .....b....a
    😭😭😭😭😭
    😭😭😭😭😭😭
    Dhiga ugu sharaf badnow.
    😭😭😭😭😭😭
    😭😭😭😭😭😭

    • @khaalidabdi7983
      @khaalidabdi7983 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
      Ano dhayalsada dantayda maxan tada ku dhameyay😭😭😭😭😭

  • @HodonFaarah-q8b
    @HodonFaarah-q8b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Really wan ilmeyey 😢 ano qalbiga ka daremaya waxyaalo badan hadana qisada soo arkey😭 06/10/2024 time 06:45 maqribno 😭

  • @lakibintucabdi
    @lakibintucabdi ปีที่แล้ว +5

    Anigo ku qon bu wakhtigu ika barayey waxan ku wayey anigon ka marmin waxan birey dadka is jecel lkn wan guul daresty jacl ka waxan kala kulmey dhacdoyin an la so kobikarin. Waxan raba ina noloshayda si wato ilhy qalbigega ha iga rebo aaamin yaa allh aamin yaa allh waxan halkan ka salamya qof kasto jaclka ku guul daresty

  • @Sucaad-sw6xv
    @Sucaad-sw6xv 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ilhow wa hesta qof ijecel dhibna wlaigy kadaremin ilhow ixafid😢❤

    • @yahyedhaqanemadey1285
      @yahyedhaqanemadey1285 8 หลายเดือนก่อน +1

      M,a abayo isku waara ebid o is dhowrto habalaha kle sidaada cml inan noqdaan fiicnaan lahed 😢

    • @Sucaad-sw6xv
      @Sucaad-sw6xv 7 หลายเดือนก่อน

      @@yahyedhaqanemadey1285 amin wall thnks🤗

  • @SumayaBarud
    @SumayaBarud 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qisada hestaan waa mid aad utabanaysa daremha qofka binadamka runtiii raganimda lagama wada sino ❤❤❤❤🎉

    • @blackgrial491
      @blackgrial491 2 หลายเดือนก่อน

      Halkee ka ogaadaa abyo😊

  • @sawdafarah721
    @sawdafarah721 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadi lays dhaami wayo wanag lama kala dhaxlee.
    Ano dhex dhaxadinaya dhacdada mantiyo jactaylka xuman ku qurimaye.
    Dhigaa ugu sharaf badnow.💔🥺
    15/10/2024😭✨

  • @FarxiyoCabdalla-o5q
    @FarxiyoCabdalla-o5q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ani wan an jacalhay kalu kayk waxan rajinaya ina calaf u noqodo allo no aqbal Amiin wan xissy wallhay mcn waxan qoras (8)(10)(2024)❤ suleyman Ali muumin wan ku jacalhay 😭

  • @amaalkhaliiil1854
    @amaalkhaliiil1854 3 ปีที่แล้ว +10

    Yaa dhahaysanaya 26/12/2021 maxaan dadka kaa dhawysty maxaan qalbigaga dhawray 😭😭😭😭

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +7

    Alla maxay hees dhaaftay tani dhigaa ugu sharaf badnow ❤️26/12/2022

  • @cadaarcabdirisaq5326
    @cadaarcabdirisaq5326 11 หลายเดือนก่อน +5

    1sano kadib hada dhageysanaya wa qiso isomartey qof ad wanajineyso asaganah kafantadi tolayey alxmdulilah malın illah idhafshey

  • @KawtharAliAbdi
    @KawtharAliAbdi หลายเดือนก่อน +1

    Mxan Dadka kaa dhaweysta😢 mxaan dhibta kailaal shay 😢mxan qalpigaga dhawre💔 inaan Kharkov ku dhaafsho 🥺mxan isu dhiiragaliye 🥲 ano dhayalsada dantyda😢mxaan taada ku dhameye🥺 hadii lays dhaami wayo😩 wanaag lama kala dhaxlene 😔Anoo dhexdhexadinaya dhacdada maantiyo jacylka🥺💔xuma kuu quuri maye 😩 Dhigaa Dhigaa usharafbadnow {20\11\2024}🥺💔🙌

  • @zucadcumar8005
    @zucadcumar8005 ปีที่แล้ว +4

    Maxaan ka dhursugay jacaylka maxaan kugu dheel halaabay maaxaan dhabta kugu heesay😭💔maxaan cashaqa dhankayga kajiray dhaxan uga timadaa dhaliilo maxaad isaartay♥️ ,8,February 2023,=5,22galbnimo 💔💔💔

  • @AmranMoha-wq3cr
    @AmranMoha-wq3cr ปีที่แล้ว +2

    Dhiga ugu sharaf badnow💍♥️😭yaxye abdihamiid said imizy boqor wakhtiga inaka kexeyey wll

  • @Nimcuuzh
    @Nimcuuzh 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan wan iska jecelahay❤bari dhawac iso gaadhay ban aad udhagaysan jiray dhigaa ugu sharaf badnoow❤🎉

  • @MaysuunDrs
    @MaysuunDrs 3 หลายเดือนก่อน +1

    19/8/2024😢😢❤ wxn dremya murugo aad ufra bdn runti mna aqano sidan ku ilawo 😢😢😢😢😢

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada heesta 💔
    Ninkaasi legend buu ahaa wlh sida niyadiisu rabtay meynoqon lkn gobanimuu qaatay

  • @Abdulleking
    @Abdulleking หลายเดือนก่อน +1

    23/11/2024 ayaa soo arkay qisada heestaan2
    11:26 habiinimo😢

  • @nimcofarhaan-o5p
    @nimcofarhaan-o5p 10 หลายเดือนก่อน +4

    22/2/24😢 ma aqaan wxn ka dhagaysanayo kaliya wxn u hystaa wax aan tabayo

    • @anuushwacays4883
      @anuushwacays4883 10 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭 waa jacayl

  • @NasteehoCabdi123
    @NasteehoCabdi123 ปีที่แล้ว

    Maxaaan ka dhursugay.jacayka. 20/9/2023maxaan kugu dheel halaabay😥 mxaan dhabta guugu heesay😩🥺😢

  • @AniisoAbdi-n9u
    @AniisoAbdi-n9u 5 หลายเดือนก่อน +6

    Team 2024❤🎉

  • @Warsansiman1234
    @Warsansiman1234 4 หลายเดือนก่อน +12

    Xasus unba meshan ikente iyo dhwac aan bogsen😢

    • @kiindaahir6485
      @kiindaahir6485 4 หลายเดือนก่อน +1

      Anigana xiligaaan baan imid mana aqaan sabbta jaceelka dhabtaa xitaa hadii aad kala tagtaan sinaba ma ba aaayo😭💔

    • @Warsansiman1234
      @Warsansiman1234 3 หลายเดือนก่อน

      @@kiindaahir6485 wa dhab midas anena ihesata

  • @asli1435
    @asli1435 5 หลายเดือนก่อน +4

    Lix berri ayan is dagalsanen waliba isagaa iga qaldana cawa ayu iiso direy hestan 😫💔 anigo jcl ayaan okei kaliya u direy 😭 yaa rabbi illahayow qalbiga iiga reeb oo mid ka wngsn igu beeg😭🤲

    • @kingmaalik7398
      @kingmaalik7398 5 หลายเดือนก่อน +5

      Hadu ku jecelyhy so cesho wa dhif iyo naadir qof dacad kujcl waliga ha dayacin❤

    • @asli1435
      @asli1435 4 หลายเดือนก่อน

      @@kingmaalik7398 wll hdii la dhimanayo xitaa waa inad dharerka ceshata 😫 still rabbigey waa ka baryaya mid ka wngsn because qof kibir bdn ona isla weyn inu nloshyda ku jiro ananba u bahneyn 😢

  • @ClahiXasanbare
    @ClahiXasanbare หลายเดือนก่อน +1

    Jaceelkan ikarkariyoo baay❤😂🎉

  • @AbdishakurOsman-b4s
    @AbdishakurOsman-b4s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wilka qisada laga qorey gob gob dashee weeye runtii🎉

  • @mumtaasahmed9082
    @mumtaasahmed9082 4 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan jeclahy inan akhriyo qisooyinka dadka so mara ay youtube kuso qoraan runti qisooyin badan halkn wan ka akhristo murugo badan😢 1Augst 2024 maalin khamiisa saacaduba tahy 5:42pm

    • @yaasindhagayare7214
      @yaasindhagayare7214 4 หลายเดือนก่อน

      Wll Ana wlhi hadaa kula aqrisn, isku Mar dhagaysanaynaa, guulayso inader qli hambalyo puntland❤

  • @lakibintucabdi
    @lakibintucabdi ปีที่แล้ว +2

    20/22/9/9/ september manto kle waxay i aheda malin ad umadow waxan galy mugudigi nolosha waxan ka dheraday iftinka sido kle faraxada waxan wayey faraxdedi qalbigegi horumerki han watay aya iga wiqamey waxan marey xald kasto oo qof jacal lagag baxo u maro waxan noqoday bukan socoda ila malinta iyo manta noloshaydu waa isku meda 😭😭😭😭😭😭😭 maxan dadka ka dhawesty maxan dhibta ka ilashy boqorki nolosha dhibtadad farha badan darti u maraye 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CAMAARAMEDIAPRO
    @CAMAARAMEDIAPRO  ปีที่แล้ว +4

    100k views ah ayaygartay caawa 😮😮

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 2 หลายเดือนก่อน

    Alla gobsanayaa allh ha sharfee
    Jacayl Dhabi ma dhamado ❤❤

  • @MohaHayne
    @MohaHayne 23 วันที่ผ่านมา

    Heestan anige iga hadle
    😢😢
    Inaan qeyrka kudhaafsho
    Maxaan isu dhiiri galiyey
    Ano dhayalsada danteyda
    Mxan tada udhameyey 😢😭💔

  • @muhazeali2142
    @muhazeali2142 13 วันที่ผ่านมา

    Nin ba waxa la weydiyay wa maxay xanuunka an dawada laheyn markasu ku jawabay wa qof gob ah o ubahaday qof guun ah😢
    hadii la isdhaami wayo wanaaga lama kala dahxlee Ano dhex dhexadinaya dhacdad mantiyo jaceylka dhagaxumo ku quudhi maye dhiga ugu sharaf badnow😢

  • @kadraabdihashi832
    @kadraabdihashi832 2 หลายเดือนก่อน +2

    7 oct 2024 markan qisada heesta soo dhagaystay 😢

  • @HanaMustafe-e6s
    @HanaMustafe-e6s 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhayow mohan wan jeclahay ee hagaa fogayn🎉❤❤❤

  • @HadiyaDagan-o3k
    @HadiyaDagan-o3k 29 วันที่ผ่านมา +1

    Noloshada qofna 100 kiba 100 hasinin wayo wax kasta way kugu dhicikaran 😢

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maxan qalbigaaga dhawrty💔😭iinta is laha wa qof bila hiyo io bila abe ah waxu rabo u samee oo boos kasta u buuxi ilynn wa biniadam waba laygu dulsocday 6 year ba isla soconaa waan daalay saan u samrayy oo qalad aan lahyn dusha iska saray naftyda aakkhiro warbaa u yaal allow i cafi 😭😭💔💔💔

  • @sakiyaabdi9137
    @sakiyaabdi9137 2 ปีที่แล้ว +8

    3/October/2022 malin xasuus igu mudan gadhigan la socda laga dhagysanyay ano safar ku jira waliba iydo hoydy xanuunkeda lay so shegy iyda darters Bn uso socdy Wxn daremay break ilhow hoydy cimrigeda dheree ana waxan rabo irumee😢😢

    • @AishaAbdiweli-wl4iq
      @AishaAbdiweli-wl4iq 5 หลายเดือนก่อน

      Hooyo sethy hda 😢

    • @XawaAdan-l5d
      @XawaAdan-l5d 2 หลายเดือนก่อน

      Hada hooyo xaladeda waa sidee sowma ficna

  • @abuucubeyda1423
    @abuucubeyda1423 2 ปีที่แล้ว +5

    Maxaan Qalbigaada Dhoowray {R💔🫀}
    19/SEP/2022 MY BAD DAY😭😢😭😭

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe 5 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan waxaan u hadyadayn doonaa qof❤.

  • @Habifaysal7989
    @Habifaysal7989 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan xasus goniya ayey igu leedahay wyo
    Wiil ayan is baraney 13/02/2021
    Mudo dhowr bila saxib ahayn ka dib haben aya uu jecayl i so bandhigtey waxayna ahayd habenka 08/05/2021 habenka hdi aan ogan laha in aan dhawac io xanun ka qadayow wllhi jcyl iska da in aan an ka aqbale wllhi xidhidhtu i so xidhinayow ayan jari laha lkn ma ogeyn qaladna kuma lahayn ka dib wiilkii wan is jeclanahay waliba xad dhaf ayan wllhi uu jecladey heer wxn gadhey qofka ila so hdla in aan dhahow marwo ayn ahay sidii ay sida uu ahayd wiil aan ilmader nahay aya abahay i weydistey abo wax uu ku dhahay anigu qof biladana ma qasbi karo mustaqabalkedana kuma ciyari kro ee watas iyadu hadey ku yeshow wan ku sinaya hdi aya ku didana wadad ayad ka mareysa shekadii ayan la wadey wiilkii xidhidhku naga dhexey wax uu i sheeg in uu aad i jecel yhy ka dib wiilkii indrka ahayn wan qanciyey wax kastana wan uu shegey in aan wiil is jecel nahay haye uu i dhahay waa uu iska labtey marka isagu wax uu joogey oo uu ku nool yhy Austarelia marka xidhidhkeni sida uu u socdey ayan wxn ka daremey gabis ka dib ana sualo weydid maxa dhacay ku dhahay wax uu igu jawabay waxba ka dib waxan so ogadey in uu reer yeshey inta wliba xidhidhka lahayn oo gabadhu qurbaha joogtow wan weydiyey indhaha aya uu cadeyey oo ma jiran wxz igu dhahay haye dhahay ka dib wiil asxab yihin wareystey arinkas wey jirta igu dhahay sawiradii meherkana waa lay tusey xanunkan qadey ila hda wllhi wn la xanunsanayaaa 😢😢😢oo tarikhdu thy 28/11/2024💔💔💔💔

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhigaa ugu sharaf badnow waligaa {N}🙏🤴🏻
    15/8/2022 maalin xasuus igu leh 💔🤕💉😰

    • @nurabdullahi227
      @nurabdullahi227 ปีที่แล้ว

      DHIGAA UGU SHARAF BADNOW WALIGAA❤

  • @GaniadenRashid
    @GaniadenRashid 18 วันที่ผ่านมา

    Maxaa dhibta kaa ilashay maxan dadka kaa dhaweysatay maxaad qalbigeyga dhawacaday maxaad nolosha igu caburaty ilaa malinta iga fogatay ilaa hada maxaad qalbigeyga ka bixi ladahy ilaa hada eey tahy 10/12/2024 maxaan ku rabaa waqti walba nolosheyda ah wllhi ilaa hada waan kamar milahay ilahayow qalbigeyga ii qabooyi yaa rabi waqtiga aan dhageysanyo 5:28😭💔❤️‍🩹😫

  • @MaarigbashirYaasir
    @MaarigbashirYaasir 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waad i ciishey wllhi salma c laahi jamaceyy❤😢

  • @ZaamAHMED-u2u
    @ZaamAHMED-u2u หลายเดือนก่อน

    13/11/2024 heesta qisda marka soo dhagsty😢Malinta arbco sacd 13:52 malinta doorshda soomalilan😢😢😢😢

  • @yaasmiinsiciid9705
    @yaasmiinsiciid9705 ปีที่แล้ว +15

    Maxan dadka ka dhawestay maxan Maxan dhibta ka ilashay maxan qalbigaga dhowray adigana maxad noloshyda babisay qalbiga Ayan xanun said ka darema 1 sano Aya kaso wagtay ila hadana ma ilawin waxan noqday qof bila jiho aha amus badana farxdi Aya iga gurtaya wiilashi Ayan naceb uqaday Mar xalado anana udulqadan karin Ayan gala hadi usan imanana kygu ficanna lahen Wan is dili laha naftyda iyo Alleba denbi Ayan ka geli laha alxm ilhy ay ixafiday balse nolosha ku nolahy dhibasha dhanta waxan ahay walashin o dhibatesana qof kasto qoralkyga arka garab isi walala maxan sameya indhahayga ilmo kama dhamanto ano iftin joga mugdi kujira Wan jecaladay o keliya waxbo kama galabsan waxan wiilasha ushega gabadha walalhina unaxarista aboweyala

    • @CAMAARAMEDIAPRO
      @CAMAARAMEDIAPRO  ปีที่แล้ว +2

      😪😪😪😪🙄🙄😒

    • @libanibrahim8415
      @libanibrahim8415 ปีที่แล้ว

      💔

    • @farxiyacabdiwali746
      @farxiyacabdiwali746 ปีที่แล้ว

      Walal wa adun usamir ilahayna iskuxidh salaatulaylka iyo ducada badso

    • @taakamoha6167
      @taakamoha6167 ปีที่แล้ว

      Iska samir wll tani wa aduunyee

    • @RahmaMahamed-xq7vx
      @RahmaMahamed-xq7vx 9 หลายเดือนก่อน

      Bil ramdana ban qoralkaga arkayy abyyo ilahy karbada hka dulqado😢wxana rajaynayah hda ina faraxsanthy😢nololl qrux bdan ba kusugysa iska samirr abyyo😢ilahyna haku dhawrro

  • @awaleeabdi7786
    @awaleeabdi7786 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta wan dhagaysta mar walba lkn jacayl IMA hayo 🥱🥱

  • @ApdallaLeedo
    @ApdallaLeedo 2 หลายเดือนก่อน

    Qisdada heetan waalhy haddaa dhagaysto waa xanuun qof wanaagsam buu ah❤😊

  • @asmaciiltira5666
    @asmaciiltira5666 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢dhiga ugu sharafbadnow😢❤

    • @updikhaliq7059
      @updikhaliq7059 ปีที่แล้ว

      Dhigaa Ugu SharaF Bdnow__💔🤦‍♂️

  • @HamzaaKhadiir-b8c
    @HamzaaKhadiir-b8c 26 วันที่ผ่านมา

    heeztan markaan maqlo waan idka ilmeeyaa waayo markaan zoo xazuuzto qizo I zoo martay 😢😢😢😢😢

  • @AbdelaziizAhmednuur
    @AbdelaziizAhmednuur 9 หลายเดือนก่อน +2

    Habeen isniin ah trikhda 11/03/2024 sacdu 20:13 jacaylkaygii iga dheeraday😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wana qofkii ugu horeeyay aan jeclaado waana laguursaday😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @katrafaarah6160
      @katrafaarah6160 9 หลายเดือนก่อน

      Srry wll wakula dhagesanoy 😢

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry wlaal😢

  • @zamzamdheeman8148
    @zamzamdheeman8148 28 วันที่ผ่านมา

    Xuma kuu quuri mayeee
    Dhiigaa dhigaa ugu
    sharaf badnoow😢

  • @samiiraahmed6393
    @samiiraahmed6393 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadana dhag hadii la gooyo dalolkeedan dhamaane🥺a💔

  • @MaryanmahamuudMaryanmahamuud
    @MaryanmahamuudMaryanmahamuud 10 วันที่ผ่านมา

    💔💔 dhiga usharaf badnow

  • @SacdiyoCabdi-e7l
    @SacdiyoCabdi-e7l หลายเดือนก่อน

    😢😢 alla hestan ma aniga leygu Tala galey mursal wan ka hayaa hestan cawa unba arkay inta an dhagesanaye hesahaga

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi je taime toi habibi qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @prettyaasiya
    @prettyaasiya 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadana hadii dhaglagooyo daloolkeedaan dhamaan😒🤕😢😮

  • @caliyare7380
    @caliyare7380 ปีที่แล้ว +4

    Mxan ka dhur sugy jaceylka 💔
    Mxan kugu dheel habaaby 😢
    Mxan dhabta kugu heesy 🫂
    (24/08/2022 malin xasus ii ah)

  • @kaafiahomett6360
    @kaafiahomett6360 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ani dhayalsada dantayda maxan taada ku dhameeyay 😭💔

  • @NimcocraxmaanNimco
    @NimcocraxmaanNimco 2 หลายเดือนก่อน

    7/October/2024 Hbnimo 11:30 inta qisada so araktay ka dib so radisay hesta😭😭Gobonimo bu sameye🥹❤

  • @munadagan2301
    @munadagan2301 หลายเดือนก่อน

    Dheg xumo ku quudhi maaye dhigaa usharaf badnow😢

  • @BusharCabdiraxman
    @BusharCabdiraxman 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hesteydii ♥️🥺🎵

  • @maryanabdirahiin384
    @maryanabdirahiin384 2 หลายเดือนก่อน

    Alla qisadeeda wale ragii gobta aha ma dhaman😢😢

  • @Abdirahman10-te4mb
    @Abdirahman10-te4mb 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sixid
    Anoo dhexdhexaadinaaya
    Dhacdada maantiyo jacaylka
    Dhag xumo kuu quudhi maayee
    Dhigaa ugu sharaf badnoow

  • @MohamedHassan-zo8pk
    @MohamedHassan-zo8pk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow waxan jeclano iyo wax na jecelba.🤲❤

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

    Wax xun kuu quudhi maaye dhiga ugu sharaf badnow😢

  • @farxiyac.raxman4616
    @farxiyac.raxman4616 ปีที่แล้ว +2

    2018 dhagaysan jiray nasiib xumo wey ii qorneed laba qiso kala duwan kala xanuun bdn inaan heestan u dhagaysto 2023😞

  • @CaaishaAbdullahiIbraahim
    @CaaishaAbdullahiIbraahim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxan dadka ka dhawestay 😢maxan dhibta ka ilaalshay🙂‍↕️ maxan Qalbigaga dhoray😭😭 Ax ax Xanuun said qalbiga ka daremaya allow Qalbiga ii Qabowji💔😭😭

    • @yaxyeCnaasir
      @yaxyeCnaasir 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin abayo 😢

  • @mohamedgaradshalaqbeen902
    @mohamedgaradshalaqbeen902 8 หลายเดือนก่อน

    24/4/2024
    Sacadu Tahay 12:30 ayan dhgesanaya
    Dhagxumo ku quuri maye dhiga ugu sharaf badnow wlhi wa xanun inad sida tirahda qofad noloshda ku haminesay inad wada qadatan macan io qararka nolosha adby u xnun badantahy
    Waxan ku leyhy markasta
    Ha Mudan Dhib iyo Ciil🙏🙏

  • @RahmaMahamed-xq7vx
    @RahmaMahamed-xq7vx 9 หลายเดือนก่อน +2

    ilhow asga wn jeclahye haiga fogenn😢 🫀😭

  • @deqomahamed-b8c
    @deqomahamed-b8c 3 วันที่ผ่านมา

    Xalad waxan ku juraa qofkan jeclaa asiga nh i jeclaa aan is fahmi la.nhy weliba cilada ay dhankeyga ka jirto weligis ima xumen sas ay thy ma aqno wax iga qaldan ilhow waxii dhib iyo cules igu juro iga fogey qofkeyga aan fahmi la ahy nh wngsn iyo jceyl naso dhax dhig wayo waa qof aad u wngsan anah wan jclhy sas ay thy marwlpo ma aqno swpta aan la dagalo cawa ay taqridu thy25 dec 2024 waxan ka dalbadey in aan kala takno aniga aan heynin swp ama in ay jirto nak ama wax la mid ya rabi nolsha meshey ka qaldan thy wan kasi la.ahy ee i wanaji nolsha marar bdn wan dhibatodee💔😭😭🤲🏻

  • @khaaliddave7585
    @khaaliddave7585 3 หลายเดือนก่อน +1

    Darxumo kuu quudhi maye 😢

  • @qadansaleeban5679
    @qadansaleeban5679 ปีที่แล้ว +1

    Xumo ku qudhi maye dhiGa ugu sharaf badnow😪

  • @NuurXusen-q8s
    @NuurXusen-q8s 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagay sanaya heestan an0 jaccayl kaygi wayay 12/20/2023😢

  • @nashuuhussein3238
    @nashuuhussein3238 2 หลายเดือนก่อน

    Cajib marka qisada arki so radi ..hadana dag hadi lagoyo dulelkeda daaman😢10/10/2024