Zakariye Kobciye Hees Cusub Ka Raali Ahoow Intaan Ku Jeclaa Lyrics 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น •

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +249

    Cunugaaan wax walba wuu isku qaatay qurux cod abwaanimo dhamaan jumlu iskgu qaatay masha alle😘😘😘

  • @abdimohamedabdi5594
    @abdimohamedabdi5594 6 ปีที่แล้ว +219

    dhibtaan ku sugnaa miyad ka ladnayd
    nin wax jecel ❤️✊ inta heesta darenkudu tabtay hala idin arko

    • @muniracali3164
      @muniracali3164 6 ปีที่แล้ว +1

      Heestan ad bay qalbigayga u tabatay waa an wax jecla bu iso xasusiye ax ax jeceyl wa balo bili adanka lagu abure

    • @ayanabdulahi2412
      @ayanabdulahi2412 4 ปีที่แล้ว

      Sas waye Aniga hada ihaya

    • @farhanabdihussein4838
      @farhanabdihussein4838 2 ปีที่แล้ว

      @@muniracali3164 hada jcylkii maka ladnaatey hee

    • @farhanabdihussein4838
      @farhanabdihussein4838 2 ปีที่แล้ว

      @@ayanabdulahi2412 ok intejooogtaà dawadiisa anigaaa kuhaya

  • @سارهاحمد-ت6غ
    @سارهاحمد-ت6غ 2 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi anigo ilmaynaya dawanaya kaamaan filaneyn kobtaa I dhigtee ka raali ahoow intaa ku jeecla 17/7/2022/ qofkij ilmaynaya ani sidayda oo jaceyl loga baxay Allah qalbiga hayno qabojiyo amiin 💔😥

    • @dayaxfeysal5062
      @dayaxfeysal5062 2 ปีที่แล้ว +1

      HnnO niyadada adiLe daJisO NoLoshu wey socon qaLbigana aLha ku QabooJiyo I,a

    • @سارهاحمد-ت6غ
      @سارهاحمد-ت6غ 2 ปีที่แล้ว

      @@dayaxfeysal5062 inshallaah wll qali

    • @haniitaalove8356
      @haniitaalove8356 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin 🤲😭😭😭aniga caaw i haysta

    • @abdifatahtahlil4486
      @abdifatahtahlil4486 ปีที่แล้ว

      Halsano Ka hore ayaad comentigan bixisay waxan rajeynayaa inaad kasoo kabatay lkn anigey manta ihaysataa noloshuse qofna Uma istaagto

    • @YurubDahir-ie7vj
      @YurubDahir-ie7vj ปีที่แล้ว

      walhi wa warun

  • @Queen-nz1bt
    @Queen-nz1bt 6 ปีที่แล้ว +382

    Wiilkana jacaylbaa goo'gooye😓 Waxii Jacayl la dhiban Alle ha u saqiro👐🤗

    • @updizamedpogba5771
      @updizamedpogba5771 6 ปีที่แล้ว +1

      Leila Osman amen😑😕

    • @Umulkheyr2829
      @Umulkheyr2829 6 ปีที่แล้ว +10

      Wlee anaa jcyl la dhiban illahy haw sahlo wxii anigoo kale

    • @Hagoshaile8063
      @Hagoshaile8063 6 ปีที่แล้ว +4

      In aan ku iloobo aad ayay u adag tahay balse in aad i iloowdo adiga ayay ku taal, iska iloow SMS-kaan balse qofka soo diray ha iloowin waligaa .
      Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko.
      Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye.🤩👀😂😒

    • @puntlanderboy5333
      @puntlanderboy5333 6 ปีที่แล้ว +1

      INA abdirahman
      Hhh. Nio waxaan jeclaadona waayay wax i jecelna waayay. 😂😂😂

    • @Umulkheyr2829
      @Umulkheyr2829 6 ปีที่แล้ว

      @@puntlanderboy5333 illahy hakuu sahlo qof aad is jeclatan labadinaba

  • @AyaanJamaceyy
    @AyaanJamaceyy 9 หลายเดือนก่อน +11

    Cwo bisha ay tahy/3/30/2024 ilmada iga dhamatay runt😢 inta ila midka eh qlbiga allah i qbojiyo ❤

    • @HafsaQali-ge5pl
      @HafsaQali-ge5pl 6 หลายเดือนก่อน

      28/jun /2024😢😢😢😢😢

    • @africancocktail3221
      @africancocktail3221 22 วันที่ผ่านมา

      Xanuun waaye heesta 😢😢

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 5 ปีที่แล้ว +59

    Zakariye xaqiiqdii waxaad moodaa in uu aniga ii sameeyo dhamaan heesahiisa inta aniga iyo asaga nala midka ah like ta igu qabta

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 6 ปีที่แล้ว +142

    Sakariye Dadkaba wuu Wada rartee miyuu KeliGaa ku raray😭😭😭😭😭 inTa JcylKu Dhulka la dhacay Like ta Hayla dhaafina😢😢😢

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 4 ปีที่แล้ว +32

    Yaa salaam eesh qiyaasak waayo waayo iyo Nairobi 2008 xaaskeyga ugu horeeysay oo markeey Australia 🇦🇺 gashay furniin iga soodalbataye meeshaan islahaa waa ku dhoofin waad midoobin Alxamdulilah dhaawicii iyo dhibkii iyaduu kudambeeyay Ana 2011 ayaan u dhoofay Toronto, Canada 🇨🇦 alxamdulilah

    • @amish6567
      @amish6567 3 ปีที่แล้ว

      🙄

    • @RUUNTIFOW
      @RUUNTIFOW 6 หลายเดือนก่อน +1

      ALHAMDULILAH ❤❤

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢waa waxyaalaha aan layaabay, sababta dumarku ninkooda furiin uga dalbadaan markay qurbaha galaan, walahi waxan usoo joogay wiil 11 sano qabay aanay waxba u dhalin, kadib USA geeyay oo isagu ka hadhay, markay 1 sano ka maqnayd ayay furiin ka dalbatay.

    • @odayxayow3958
      @odayxayow3958 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb waa arin xanuun badan qafkii ay ku dhacday bisaa dareemi karo

  • @Amiira_20255
    @Amiira_20255 6 ปีที่แล้ว +111

    😪Kalgacal eberan keebka uhaye 😰kama filanen kobtad idhigtee ka raali ahow intan ku jcl🙏 heestan xanuun waye qofki heerkan cml somaray baa dareemi kara

    • @akhasninsomalireermiyisand6663
      @akhasninsomalireermiyisand6663 6 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

    • @faizafilsan7485
      @faizafilsan7485 6 ปีที่แล้ว +1

      waa hees itabatay mallaha qisada igu dhacdey ka turjumeysa!😢😢

    • @keynandsigner3504
      @keynandsigner3504 6 ปีที่แล้ว +1

      Anga aya so mari runti, waan arki xanunka ay ledahay.

    • @abdikaficadawe3519
      @abdikaficadawe3519 5 ปีที่แล้ว

      Hadanku jiraa baayo

    • @feisal2166
      @feisal2166 4 ปีที่แล้ว

      Zamzam mohamed ad u weyn wlhi 😭😭

  • @hodanabdirashiid9974
    @hodanabdirashiid9974 4 ปีที่แล้ว +165

    2020 yaa ila dhageysanayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @kingsamawade.samish4592
    @kingsamawade.samish4592 4 ปีที่แล้ว +32

    Sacaada 2:00 habeenimo waxa Isoo jeediyay fikir jacayl iyo xanuun 😭😭😭 balse Adunka Waa is badali donaa 😭One day Way iman inaan cafimaado aan Ku seexdo faraxd iyo qosol ❤️

    • @suurisuuri3739
      @suurisuuri3739 4 ปีที่แล้ว

      King Samawade. SAM&ISH ax wllo kula mid ayaa ahay hurdo laan cunto laan fikir ayaa I dilay insha allah maalin ayeynu bogsan

    • @zagalqueen2296
      @zagalqueen2296 4 ปีที่แล้ว

      Insha allaH wll 💔👁😭😥

    • @mahirabdirahmandirie9490
      @mahirabdirahmandirie9490 4 ปีที่แล้ว

      Libaax hada ma ladnaatey?
      Waa aduunyo dhib kasta waa la maraa Lkn wa lasamraa libaax

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 4 ปีที่แล้ว

      Salad labo suno duko duceyso anigo xanun bdn ihayo ayan intas ka sameyy alx wana cafimaday in bdn waliba

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 4 ปีที่แล้ว +1

      Ax Allaha qalbiga ku adkeyo amba kula miidban ahay walalo mudo 1 year ah an xaladan ku jiraa

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 4 ปีที่แล้ว +15

    Wa xili subax ah sacadu wa 8:23 9/5/2020 wlhi xanun bdn ayan maray 2019 dhamadkeda ila 2020ka hada la marayo kaman filaneyn kobtan idhigte ka rali ahow intan ku jecla wlhi qof aad nolol la wadagty misna owladisa on la aqon ad heyso wa isoa dhibato marku ku xumeyo balse wan ka gudbaya malintey noqotaba waxan noqon qof qalbigisa xur ah😩

  • @ifraahhassan3107
    @ifraahhassan3107 2 ปีที่แล้ว +75

    2022 Yaa Ila Dhageysanayo Waliba Waqti Danbe 😭🇸🇪🥺

    • @maryanmaxamed5449
      @maryanmaxamed5449 2 ปีที่แล้ว +2

      7 habenimo October 2022 haben talada😒😒

    • @ayaanaadan1697
      @ayaanaadan1697 2 ปีที่แล้ว +3

      me walahi jecel xanun waye qof ki somaray le daremi karo xanun kisa qof walaba qof fahamayo ilahey ha usahalo kama filaney kabata idhigate kara li ahow inata kujecela 💔😭🥺👋😫

    • @ayaanaadan1697
      @ayaanaadan1697 2 ปีที่แล้ว +2

      💔🥺😫 qof na fahamo ilahey ha nosahalo qof nafaha mo mahayasato nasiip ka mela xun iga riday mar una waka bixi dina inasha alah 😫🥺💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @ayaanaadan1697
      @ayaanaadan1697 2 ปีที่แล้ว

      Ani 💔🥺😭

    • @maajidmoha1074
      @maajidmoha1074 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanaadan1697 ayeyo qof kufahma wxd kuhelysa adigo qofka mrka isbaratan israacin jcylka imtixan wye gulyso wl

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 6 ปีที่แล้ว +155

    Ani wax xigmada ma haayo kolay that is my I dear akhayaareey saliga hee waa mawliide CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW CSW

    • @mmluckylucky2245
      @mmluckylucky2245 4 ปีที่แล้ว +1

      Idea ideas not dear

    • @hibaaqabdiraxinxasan3211
      @hibaaqabdiraxinxasan3211 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @mawliidcabdi6476
      @mawliidcabdi6476 4 ปีที่แล้ว

      Csw csw csw

    • @amaadin12
      @amaadin12 3 ปีที่แล้ว

      scw scw scw

    • @UbahAden-wb8ky
      @UbahAden-wb8ky 3 ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 💓💓💓💓✔️

  • @amranraage2102
    @amranraage2102 6 ปีที่แล้ว +673

    Inta ayadoo jiifto comentiga aqrisaneeso heestana daawaneeso liketa iisaara
    Kaaman filanen kobtaad idhigty😭😭😭🙌

    • @sinyoritabae5190
      @sinyoritabae5190 6 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhh waa kusaray😁😁😁

    • @amranraage2102
      @amranraage2102 6 ปีที่แล้ว +4

      Naju adan😍❤😘💯

    • @maandeeqbeauty7837
      @maandeeqbeauty7837 6 ปีที่แล้ว +3

      hhhhhhh walal miyad ii arkysa ku saaray koley

    • @amranraage2102
      @amranraage2102 6 ปีที่แล้ว +1

      @@maandeeqbeauty7837 aniyo adi darislee maa heeno daqada kaa fiirinaayay hhhh tnxz dia sis

    • @faysaljumayka8924
      @faysaljumayka8924 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk

  • @nadiifoabdullahi7559
    @nadiifoabdullahi7559 6 ปีที่แล้ว +51

    Kaamaan filaneyn kobtaad i dhigtee ka raali ahoow intaan ku jeclaa♥😢 aax hees cala eraayo intaas aniga aye idawaneysa wlhi ala xanuun badana jaceyl ninki so maray Le dareemi karo wlhi 😭💔😖😢

  • @mohdsamatar
    @mohdsamatar 3 ปีที่แล้ว +19

    Kamaan filaneyn
    Kobtaad i dhigtee
    Ka raali ahow
    Intaan ku jeclaa 🥲💔2022 still 🎵🎶

  • @umalhssn9432
    @umalhssn9432 6 ปีที่แล้ว +11

    Ax ka raaali ahow intaaan ku jeclaaaa walhy kan yar waaaan u qiray waaaa fanaaaanka sanadka heesihisa waban ku haystaaaa long life wlllky horey u soco ku leyahy idinkana likta ha ila dhaaafina azxpta

  • @rasmicaddeey4251
    @rasmicaddeey4251 6 ปีที่แล้ว +539

    Dhibanayaasha heestaan daawanaayo hadey comment geyga aqrinayaan liketa ha igu salaaman😃

  • @axlamhusen7050
    @axlamhusen7050 6 ปีที่แล้ว +12

    yaaaa daawanayaaa 2019/1\2》😍😍😍😍😍 kaman filaneyn kobtaad idhigtee ka raali ahwo intaaa ku jclaaaa axla heeeez iga dheh 💋💋💋💋💘💘💘💘

  • @goldengril8570
    @goldengril8570 6 ปีที่แล้ว +171

    Intih jacyl u ku abuurey sakariye kobciye farta taag😢💯

    • @Mubarikmoha
      @Mubarikmoha 6 ปีที่แล้ว +1

      ☝☝☝☝
      runti cunugaan waa
      Idilyay dadne Wuu bogsiiyay
      Dadne Bogtii hore igu soo kacinooyaa

    • @cabdirashiid4069
      @cabdirashiid4069 6 ปีที่แล้ว +1

      goLden griL ✌

    • @luulqurux1393
      @luulqurux1393 6 ปีที่แล้ว

      ☝☝☝☝☝☝☝☝

    • @safwaanmohammed2298
      @safwaanmohammed2298 6 ปีที่แล้ว

      Shekoo cuzub ha oyine amuu sxp🚫

    • @lovermohamed5164
      @lovermohamed5164 6 ปีที่แล้ว +1

      tagan

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 6 ปีที่แล้ว +18

    Screenshot malaga qadan kara ilkacase lyricskada wankahelay qaab qoralkada ❤️❤️❤️💥💥💥

  • @Amino-z5w
    @Amino-z5w 8 หลายเดือนก่อน +4

    Cawa waaa xili ey sacadu tahay 04:37 tariiqduna tahay 10ka Apr ee habeenka ciida asxaabta iga danbeyso ee arki donta fairiinteyda ciid mubaarik 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @JaamacMaxamed-qm1kh
    @JaamacMaxamed-qm1kh 11 หลายเดือนก่อน +16

    2024 still waching😢😢

    • @amiraali9684
      @amiraali9684 11 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢

    • @hamdadhamen9662
      @hamdadhamen9662 11 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢

    • @ayaanhanad
      @ayaanhanad 7 หลายเดือนก่อน

      Ax sorry💔😭😭🥺

    • @HafsaQali-ge5pl
      @HafsaQali-ge5pl 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢

  • @hassanmatan5077
    @hassanmatan5077 6 ปีที่แล้ว +6

    Nice song bro jacayl qofkii wax ka garanaya unbaa wax ka fahmaya heesta inta kale Somalia ilahay nabad ha inooga dhigo Amiiiin

  • @filsanahmed116
    @filsanahmed116 5 ปีที่แล้ว +6

    Ka raali noqo intaan ku jeclaa😭 Way xanuun baddantahay qof aad daacad u tahay oo ka faaidaysta daacadnimadaada isago ku jeclayn marnwalba ku qabsanaya😭 galabta anigo baadhaya hees nafta ku maaweeliyo tan arkay way idhiirigelisay ina goaan ka gaadho qofkaa jeclaa💔 kaama filanayn
    Kobtaad I dhigtee...

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 6 ปีที่แล้ว +61

    😭😭😭😭 ax ninkaaan mar waliba dareenkeyguu ka hadlaaa

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 ปีที่แล้ว +6

    November /27/20 inta dhagaysanaysa waa inta jacaYlka wxka taqaana fanaankana xushmad uhaysa waan idin salamaya dhamantin ASC 🖐️

  • @inantijecelka3785
    @inantijecelka3785 4 ปีที่แล้ว +6

    Alaa jaceyl yaan ugu dacwodaa aniga 😭😭😭😭😭😭 Qalpigeygiii odhan wada jaceyl buu noqday kadib buu sida murayada ukala dataaay ala yaa iga qabtaa😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔Nasiba uma lehi ya Allah 💔💔💔💔💔

    • @kaltumamohamed3005
      @kaltumamohamed3005 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo soory iskumid baanahy Allah bari mid kaa kheer bathan Allahkugubadali♥️♥️♥️♥️

    • @ayaanaadan1697
      @ayaanaadan1697 2 ปีที่แล้ว

      oh sorry abayo mcnto mar una wahele qof ka wngs inasha alah sabar abayo sabar ka wa muhim 🤲💯😫🥺💔

    • @BakarBullet
      @BakarBullet 3 หลายเดือนก่อน

      sorry wd helisa mucashaqin bdn joga

  • @mahadjaale4358
    @mahadjaale4358 6 ปีที่แล้ว +2

    Ku darso xisaabta
    Wa ninki sameeyay
    Heesta naruuro kuhaay qalbiga uu nimcaan hilaac qaado
    Iyo waliba heeska jaceylkii xamar ku galay ay xamda yar qaado
    Ninkani waa fanaan waa abwaan waana mulaxan 💯
    Inaba caadi maaha zakariye kobciye fanaan buuxa 😍
    Ninki hablaha kawada oohiyay 😅🙏🏻✌🏻😍🎤

  • @hufaadonlineislamicschool5696
    @hufaadonlineislamicschool5696 6 ปีที่แล้ว +82

    intasamaha jecel ♡♡♡♡♡ like ta nacaalaa shydaaan kuyaaaale🤣🤣🤣🤣

    • @ZuldaanKah
      @ZuldaanKah 6 ปีที่แล้ว

      Subscribe bro isaar

    • @munacali768
      @munacali768 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhh qosol bada yarku

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 6 ปีที่แล้ว +60

    OMG wiilkan jacayl buu igu ridi raba

    • @ZuldaanKah
      @ZuldaanKah 6 ปีที่แล้ว

      Subscribe
      WlloH Qli💯💯💯

    • @khadrinakif3132
      @khadrinakif3132 6 ปีที่แล้ว

      @@ZuldaanKah
      😄

    • @islaw940
      @islaw940 6 ปีที่แล้ว +1

      bal aniga ha i dhafin😃😃

    • @nimoyarofficial7164
      @nimoyarofficial7164 6 ปีที่แล้ว

      @@Hashipodcast qalbiga ba iyara dhaxmoday

    • @mtncolow3817
      @mtncolow3817 6 ปีที่แล้ว

      Wllo hablihii geela cascas laga bixin jiray adaa kasoo hadhay

  • @aadandeero4943
    @aadandeero4943 2 ปีที่แล้ว +4

    2023 yaa ila dhagaysanaya💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @jaanisgaadofficial2482
    @jaanisgaadofficial2482 6 ปีที่แล้ว +9

    War ninkaan waa fanaan hore u soco sxb 🙏🙏🙏

  • @aasiyoabdullaahi9986
    @aasiyoabdullaahi9986 2 ปีที่แล้ว +7

    Anigoo jawi iska dagan ku jira baa caawa soo booqday Saddex heesood oo leeyahy Zakariye kobciye , Hadda Dareenka ma qeexi karo , illin aan indhaha so dhaafi karin , Qalbi xanuun dareemaya ayaa kala nqonaya .
    13 October 2022 . 20:40 Friday🙋‍♀️

    • @maxamedaskae5201
      @maxamedaskae5201 ปีที่แล้ว

      aniba cawa so bookhday lkiin wuxu ka hadla wax xaqiiqa oo inagu dhaca hadaan dhalin yaro nahy anigu ha ooyin wax ku xasuusta heesta xanuunay igu reebta hadana mararka qaar waan ku nafisa

  • @seynabsamaanbadanhuseinxas7178
    @seynabsamaanbadanhuseinxas7178 6 ปีที่แล้ว +23

    Ar wiilkan waan jacelahay aryaa uu sheego asxaabta wallhi nairoobi dartii ayaan ugu imid hada waxaan jooga muqdisho ar isoo qabta my tolka

    • @njmabaashe6405
      @njmabaashe6405 4 ปีที่แล้ว

      Isagoon ku ogyn ayad iska tagtay miya 😂 jcyl meel cidla kudhcy

  • @najmamaalin9807
    @najmamaalin9807 4 ปีที่แล้ว +7

    Yaa hadda dhageesanayo oo xanuunkan dareemaayo😥😭

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax wlh heeztan zi fcn pay ii taapatay runtii maxa yelay gapadhii aan dunida ugu jeclaa paa wajiga ii padazhay intay ila zocotay na peen bay igu farxad galin jirtay ilaa hadana wan ka zamri la'ahay dunidii bay igu cidlayzay oo meel aan layzkaga tagin bay iiga tagtay Ana napzi pan raaczhay
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mariamukhtar4216
      @mariamukhtar4216 4 ปีที่แล้ว

      samirka baa muhiima kula mid baan ahaY wiilan uhaystaY inaan 4years jeclaa baan si aan ka filanayn i yeelaY waleH dadkan qalbiba maleh qofkii dacada way dhawacayan meelan abid garin noloshayda bay marin

  • @salmaansaid7802
    @salmaansaid7802 6 ปีที่แล้ว +23

    😭😭😭fanaankan ma anaa la isoodiray ax. true love

    • @sumayomohamad2616
      @sumayomohamad2616 2 ปีที่แล้ว

      Maad bogsotay hda wall after 3year 🫀🫶🏻🥲

  • @cawaalesaciidxalane5684
    @cawaalesaciidxalane5684 ปีที่แล้ว +3

    Jaceylka dhabtaa waa guurka kadib i aamina plz waa ballanta Allaah swc qur'aanka ayeyna kutaallaa

  • @mohamettapdalla9407
    @mohamettapdalla9407 2 ปีที่แล้ว +6

    2023 yAa ila dhagesanaya proken Heart 😭💔💝

  • @kingjamaludin6185
    @kingjamaludin6185 6 ปีที่แล้ว +37

    Kaamaan fileyn
    kobtaad idhigtee
    Ka raali ahaw
    intaan ku jeclaaa
    zakariye kobciye
    waad dareen heestaa sxp
    heesahagu waa qiso dhapa
    go forword bro ilkacase Boqortoyo zln sare

    • @abdilahimohamud9060
      @abdilahimohamud9060 6 ปีที่แล้ว

      Qosolkiii Aduunka
      th-cam.com/video/Yw7YrGoBXVk/w-d-xo.html

  • @ismahaanadem841
    @ismahaanadem841 6 ปีที่แล้ว +16

    Zakariye Kobciye👍
    🎶intaan kax ahaa
    Kulkiisa jacayilku💯

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +5

    Kaaman filaneyn kobtad i dhigtee ka raali ahow intan ku jecla 22 December 2022 xasus ahan ban mesha ugu qortay heestan cawa igu horeysaba ano iska socdey iso gashay insha”allah another years ban so boqon dona iyo sidan isku badalo insha allah

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 6 ปีที่แล้ว +50

    No 1 zakariye kobciye and ilkacase lyrics madax sare waan dhex jiifaa chanalkan like✔✔❤

  • @nasiimlove5701
    @nasiimlove5701 6 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax Kama filaYin gobta ii dhigtaY ka rali Noqo intan ku jecel qof jcyil so maraay dhibtis dareemay 😭😥😢

  • @iammohamedabukarosman1692
    @iammohamedabukarosman1692 6 ปีที่แล้ว +26

    Wlee in bdn heestan wan sugayey

  • @kadarabdi1567
    @kadarabdi1567 6 ปีที่แล้ว

    Nin adag wlhi zakariye kobciye hadii la i oran laha fanka gabadh ka guurso gabadhan ka guursan laha ayaad ka guursatay Idil barkhad isku waaro sxb go forward abwan fanan laxamiste💪

  • @aragsanabdi3384
    @aragsanabdi3384 6 ปีที่แล้ว +14

    karaali ahow intaan ku jclaa 😘❤
    axx yaa hee wllhi inta ila dareentY like plze

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha unaxariisto intii dhimatay inta noolna caafimaad ku waara. Waa Mahadsanid Dhamaan. Zakariya cobciye Mahadsanid.

  • @fatmadiomond6160
    @fatmadiomond6160 6 ปีที่แล้ว +8

    wlhi ani jcylka ihaayo naftan heestan ku sasabaaa😭😭😭😭

  • @XafsoAxmed-u2x
    @XafsoAxmed-u2x 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢 kaama filanen kolkaad i dhigtee ka raali ahow kolkan ku jeclaa 21feb 2024 xanuun qalbiga ka daremaya💔😩🥹😭

  • @maankaqadra2048
    @maankaqadra2048 6 ปีที่แล้ว +6

    Waxaaad umaleysaah in uu daremayo waayo ani inuu iga hadla aaax dareeen xanunbadan qof ani oo kale daremayo Walhi 😥😥😥😥😥😥😥😥😥aax Karali ahoow intan kujeclaa

  • @muniirupdihakim7667
    @muniirupdihakim7667 6 ปีที่แล้ว +9

    Heestan waan qaatay waliba anoo madaxu iifuran yhy ayaan dhagaysanayaa 🚶🏾‍♂️🚶🏾‍♂️🤣🤣🚬

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan oo ah hees xasuus gaar ah ii leh waxaan dib usoo booqdey cawa anigoo qalbi jab dareemaya noloshuna ciriir igu tahay alle waxaan ka baryya in waqtigan adag iga samata bixiyo 😢💔
    2020 - june - 18 Haben Jawigu dagan yahay ayey aheyd isbarasheedanii Xiriir dheer kadib cawa oo ah Mugdiga nolosheyda ayna tahay waqTi aanan ilaawi doonin Cashar badana aan ka bartey tariikhduna 2022 - may - 18 Waa dhamaadka Xiriirkenii BalamiHii Beenta ahaa iyo NoLoshii Waqti Lumiska isku Badashey 😢
    WaxaaN Rajeynayaa inaan dib usoo Booqdo Qoralkan isbadalka dhabta ee aan NoLosheyda la doonayo markan gaaro, Hadaa iga dambeyso like iisaar 👍

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 2 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula dhegeysanaayo jaceyl laygaga baxey 😄

    • @ahmetsultan26
      @ahmetsultan26 ปีที่แล้ว

      😢

  • @xamzeyare393
    @xamzeyare393 หลายเดือนก่อน +1

    Iska rali ahow ciyalow intan ku jecla 😊ax

  • @seherdheyman9186
    @seherdheyman9186 6 ปีที่แล้ว +4

    Waaan ka helaa wiilkaan heesihiisa caadi ma ahan masha allah sidareen ah ayuu heesta u qadaa

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 4 ปีที่แล้ว +5

    Intuu kaligeey
    Lurkiisu I heestay
    Intaan Kolba heer
    Kasoo marayee
    Keeladu I surneyd
    Dhibkaan Ku sugnaa
    miyaad Ka ladneed
    😭😭😭😭😭😭😭
    From 2018 until know
    Wehel beey ii tahy

  • @mustafakaraama1405
    @mustafakaraama1405 4 ปีที่แล้ว +5

    Qasab ma aha inaan ku hantiyo
    Balse waa igu qasab inaan ka daalin qorista fariimaha an kuso qorayo
    Ogoow abaal lagalo waxaa ugu qaalisan qof aad ilintiisa tirto 😪😪

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan Qisooyinka Jacayl waa taxane || Allaha kuu gargaaro sxb

  • @queengobaad4144
    @queengobaad4144 6 ปีที่แล้ว +7

    *Jaceyl an iheyn bu igu beraya wiilkan* 😭😭

    • @BakarBullet
      @BakarBullet 3 หลายเดือนก่อน

      😊 jawi cashaq ma kujirta

  • @raasaanahmett8000
    @raasaanahmett8000 6 ปีที่แล้ว +2

    Zakariye wlhi jacaylku meel xun buu kaa gaarey ilhy haku zahlo😭😍

  • @ismahanabshir5039
    @ismahanabshir5039 4 ปีที่แล้ว +13

    Jeceylka adkaaa oojilcana
    Oo xararbadana oo macanbadana
    Oo farxad badana oo murugbadana
    الحب ليس سهل ابدأ 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Qalbikaaba-
    @Qalbikaaba- 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kaamaan filanayn
    Kobtaad I dhigtee
    Ka raali ahow
    Intaan ku jeclaa😢2024💔😪

  • @queenofthemoney4020
    @queenofthemoney4020 5 ปีที่แล้ว +2

    Zaki cadi matihid wlhi Jacel indho malahn marki laa dhayo Been maahan waayo Aniga kaliya unbaa wax jaclado kumna xad guudbo lkn mirihisa mcnka maa helo Allow Nasib kaa ii haa gaaji Adaa Awodle 😭😭😭😭

  • @xamdiaxmed1989
    @xamdiaxmed1989 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kaman filanen kobtaad idhigtee
    Karaali ahow intaan kujecla
    Still /2024😢

  • @zagaliitoyaazin4288
    @zagaliitoyaazin4288 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qof jira zakariye ♥️♥️🥰🥰

  • @duniyacadowcadowcadow2751
    @duniyacadowcadowcadow2751 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 ya ila dhagesanayo 😭😭😭😭

  • @xafsaahmed6702
    @xafsaahmed6702 6 ปีที่แล้ว +5

    Intaan ku tapayey
    Dartaa kurbanaayey
    Kashaada xasuusta
    Miyaad ka tiraysay😢😢😭😭

  • @ahmedomerakhyaaracm5521
    @ahmedomerakhyaaracm5521 6 ปีที่แล้ว +2

    waar ninkani xagee buu jooga se waa qoloma tolow kkkk ninkan waa talent wlhi hore u soco sakariye full fanaan

    • @ahmedomerakhyaaracm5521
      @ahmedomerakhyaaracm5521 6 ปีที่แล้ว

      @@shafiehashifanidalmar687 hhh waa mxy wan ku sheegi kara dee ...sheeg dee cidna waxba ku yeelimayso..

    • @ayaanayaan2784
      @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +1

      ogaadeen waaye

    • @ayaanayaan2784
      @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +1

      +Ahmed Omer Akhyaar ACM ogaadeen waaye

    • @ahmedomerakhyaaracm5521
      @ahmedomerakhyaaracm5521 6 ปีที่แล้ว

      @@ayaanayaan2784 mahadsanid wll waaba tolka wiilkiyu..

  • @bakarmohamedmuhumed3629
    @bakarmohamedmuhumed3629 6 ปีที่แล้ว +18

    Inta Iga Sii Danbaysa Liketa May Ku Dhibaysa 😀

  • @muxiyadinbaada5650
    @muxiyadinbaada5650 ปีที่แล้ว +1

    intaan kax ahaa
    Kulkiisa jaceyka
    intuu kun igaaray
    intaan ku tabaayay
    Dartaa kur banaayay
    Kashaada xasuusta
    Miyaad ka tireysay
    Axsan hees 2023 inta dhagey saneysa like saara

  • @ayaanqueen2563
    @ayaanqueen2563 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah fanan murti iyo cod iskuhaayo ilah hakuxafido

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 5 ปีที่แล้ว +1

    Weey Inankan Jacaylbaa Muruuruqiyay Wey Jacaylku waa Cadaw Markaan Lagula Wadani Walhi Jacaylkuna Waa Noolsha Dunida igu Macaan Markaad Haysato Lamaanee Ku Jecel Alhamdulilah 🙌❤

  • @xafsoaragsan3676
    @xafsoaragsan3676 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaaila dhageysanooyo 2021 heestaan

    • @amish6567
      @amish6567 3 ปีที่แล้ว +3

      Sister Anilee kula dahageysanayo😥

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 3 ปีที่แล้ว +1

    Ka raali ahaaw intaan ku jeclaaa taatalka heesta ayaa isoo jiitau kadibana waan ku dhuftay waana markii iigu horeysay aan dhageysto heestan calooshaa i badbaday wadnaheey iga taabatay because waqtiigeda baan ku suganahay hada lkn comments aan aqriyayoo dadka dhan waaa wada dhiban yihiin allow sahal umuuraha

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 2 ปีที่แล้ว +3

    2022yaila dhageysanayo 🥺💔🇸🇴

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 6 ปีที่แล้ว +1

    Kobciye fanaan dhamestiran Ku taageraa sxb horo usoco alpo 🌹🌹

  • @naemachama8547
    @naemachama8547 2 ปีที่แล้ว +4

    Kama filanayo kobtaa idhigtee ka raali ahow intaa ku jecla
    19/3/2022😭💔

  • @kowtharxusen9091
    @kowtharxusen9091 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaamaan filaneyn kobtaad i dhigtee 🥺ka raali ahaaw intaan ku jclaa😭

  • @sidiiqtimo8527
    @sidiiqtimo8527 6 ปีที่แล้ว +7

    ❤jacaylku waxa ugu qiimaha badan dunida qofka uu ka xumaado ee uu dayaco qofkii uu calmaday waa inoo iska calaclaa inta nabsigu soo xidhayo ile horaa loo dhahay meel hoo doonaysa Hadal waxba Kama taro si kasta uu kuu xumeeyo jacaylka dhabta ah nici maysid wlhi

    • @IbrahimMohamed-ti1nx
      @IbrahimMohamed-ti1nx 6 ปีที่แล้ว +1

      😢

    • @xamdaqaali9207
      @xamdaqaali9207 3 ปีที่แล้ว +1

      Jacaylka wuu jiraa lkn nafsadaada xaq ayeey kugu leedahay iyadana kahoreyso wax walipa hadaa jaceshahay micnaheeda ma,ahan halaguugu tunto ee jil jilecaas iga dhaafa oo waa in aad kamaar mataa oo walipa katagtaa 😏😏😏nacayb is kadaaye inuu jiro xitaa lagama soo qaado 🙄🤮🤫

  • @yasiinyusuf9633
    @yasiinyusuf9633 6 ปีที่แล้ว +2

    Woow... Codkiisa khataroz... Hore usoco sxb...fanaan cod baa lagu dooratay kolay aniga iga gadanyahy codkaaga

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 ปีที่แล้ว +3

    Markasta Aan Qalbiga Kasoo Danqado Waan dhagaystaa heestan😿💔 waan Kusoo NoqNoqdaaa Ax Jacayloow Xumidaaa😿💔

  • @wardoabdikadir8021
    @wardoabdikadir8021 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxaan dhagaysanayy habeenkii igu xanunka badnayd28/8/2022 marxalada hbeenka ku jiray baan ilaa hda kaso kaban la ahy cwa oo ay tahy15/11/2022 qalbigaygow xanunkaas oo dhan walhi umaad qalmayn jacaylkaagii faraha badna xanun adan kaso baxayn inu kugu bato mahane baaa lakugu badalay ilaaahow qalbiga nooga reeb kuwaan siinay oo nadhaway😭😭🤲🏻💔💔

  • @Abdullah2001-0
    @Abdullah2001-0 6 ปีที่แล้ว +18

    Ninkaan Iyo Jecel Wllhi Nin Kan
    Waa Jirra

  • @caishadhameystiran-jf8dg
    @caishadhameystiran-jf8dg ปีที่แล้ว

    Kamaan filaneyn gobtaa idhegte karali ahow intaa kujecla😢 shlay waxan u imid inaan nolo qurux badan wadgno mantana waxan ubaxayaa si aa nolosha mugdi igalisey inan kameyrto wamerto duniyee armaa hadhow jcl laoysaa ana an kugu digtaa rabow iga haay indho xumadaas farintaan ano oynaya qorayaa 😢waxan soboqon donaa anigo kabogsaday 😢 xanuun ku igeysty kan ragoo idil kadorty😢 tariikhda 10 /12/ 2023 malin axada sacdu 17:22😢

  • @ahmedcadarre9600
    @ahmedcadarre9600 6 ปีที่แล้ว +7

    Kashaad xuzuuzta miyad ka tirayseY😢😢 Ax yaa Heez

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว

    Waa kan fannaankii laguu sheegayaa
    Ereyada laxanka iyo codkaba cid ugamuu baahan .
    Anaaa kama'oo
    Naftana kallifee
    Kalgacal eberaan
    Keebka u hayee
    Kamaan filanayn
    Kobtaad i dhigtee
    Ka raalli ahoow
    Intaan ku jeclaa 👏👏👏

  • @sudaysimahad9995
    @sudaysimahad9995 10 หลายเดือนก่อน +8

    Hapeen Arbaca 21/1/2024/2/21/anago lixa Ayay nobaxaysaa heestani😌.Barkhad suul.. Anwar.xaabsade.khadar.messi.khadar..suwares c/Samad.dadal.Naasir.shumpuro☠️ yaanala dhagysanaya wlhi waa cajiib heestani

    • @MOH__HirzI
      @MOH__HirzI 10 หลายเดือนก่อน +6

      Heeztani hapeenka XazuuzTeeda wax izka leh Naazir zalepaN 🤟hapen Qimo LeG

    • @maxamedbk5895
      @maxamedbk5895 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @maxamedbk5895
      @maxamedbk5895 7 หลายเดือนก่อน +3

      Hpeenka wxay ahayd hpen xasuustisa watta wllhi😢

    • @SubeedaMaxamed-rt8bj
      @SubeedaMaxamed-rt8bj 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ax ax wllhii hees iga dheh

  • @qadarabdillahi2905
    @qadarabdillahi2905 3 ปีที่แล้ว +1

    Intaan kufayee mar aan kacayee intaan kolba heer kasoo marayee keladu I sudhneyd dhibtaan ku suganaa miyaad ka ladhneed aax yaa ereyo intaan waan wataa waxaan u maleysaa in eey aniga iga hdleyso 👌👌👌

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +4

    Ka raali ahow intaan ku jeclaa
    Waan ku daayey walaal doog ha kaa baxo 💔🥺
    7 October 2022
    23: 15 jimce 😭

  • @ishwaaqahmed8174
    @ishwaaqahmed8174 6 ปีที่แล้ว +2

    wil ba aad u jeclalay xirir naga dhaxeyey mudo wilki wu ika tagay anigo jecel hadana waa samray heesaha marka dhagesto aad uso xasusan waa la ilimeyn jiray kadib waxa go,ansaday heesaha ilaahey isku xiro salatul leyl bilaabay mudo marka wilki dhan waa iloway hada xita waa lagu so celina hadi ley dhaho ma rabo alxamdullila heesaha ka fogaaado

  • @munirolovemunirolove5538
    @munirolovemunirolove5538 6 ปีที่แล้ว +7

    Wax moda wilkan ino me iga hadlayo 🤔🤔🤔❤️❤️❤️😍😘😘

  • @nuwaad4301
    @nuwaad4301 ปีที่แล้ว +2

    8/8/2023💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 6 ปีที่แล้ว +21

    2k18 fanaan Ka hirgaley I
    inta igu racsan Like halaygu qabto10k

  • @swaggerhanadchannel3951
    @swaggerhanadchannel3951 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin jacayl googooyey
    Brother
    Nabar xaqdaro ah alle hakaaga dhigo

  • @qaaliqalanjo287
    @qaaliqalanjo287 6 ปีที่แล้ว +6

    kamaan filanen kobtaad idhigtee karali ahow intaan ku jeclaa ax qofan qalbi naxa lahen yan lajeclan 😢😢😢😢😢

    • @BakarBullet
      @BakarBullet 3 หลายเดือนก่อน

      sorry

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan jacaylka ihayo kale baa wacadala ku jira Ax alla jacaylow maxa dhip keenty
    😭😭😭😭😭
    Kaam filayn kobtaa i dhigtee
    Ka raali ahow intaa ku jeclaa😏😏😏😣😣

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 ปีที่แล้ว +9

    *Fanan mulaxan abwaan waxani waa talanti weeye allow daa ma ila argta odayga malin can ku noqode anaa habeen caaan iga dhiga like isaara iyO subsceribe plz soomali weyn*

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 ปีที่แล้ว

    Jacelkeygi an 5sano kahor is weycny oo calaflki dhamady 4 sno ka hor xarir lahen wali ilobi la ah ????
    ka raali ahow intan ku jeclaa🙏🙏🙏👍👍👍