SAKARIYE KOBCIYE | URURSAN | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 104

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 5 ปีที่แล้ว +40

    Masha allah sakariye kobciye waa Wiil edeb iyo akhlaaq ka muuqato oo xishood badan wll allaha jidka khayrka ha nagu soo hanuunsho adna alaha fanka kaa madoobeeyo ana dhagaysigooda 😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

      Wa iska afgabanyahay waxaa iigu danbeysay 2010 kii asoo miro sa sameyo oow idhihi jiray ader iga dhageyso asoo waxiisa la xishoda oo hestow qoraba qafsiyo nimcaan aa yiri banaanka isken kaabe war ninku waabad allaha xafidee

    • @abwaanmaslaxbaashe6728
      @abwaanmaslaxbaashe6728 5 ปีที่แล้ว +1

      Maanu kaaga dhamaynaa

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 5 ปีที่แล้ว

      usaame Baashe maya wll qof hadii wanaagiisa la sheego Ma in la doonayo u malaysay lagama yaabo in damac ii galo wllky ee wuxuu yahay unbaan sheegay 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mahmedfarah6422
      @mahmedfarah6422 5 ปีที่แล้ว

      faiza Boorama amiiin abayo alaha ka madoobeyo

  • @talizoapdiraxman493
    @talizoapdiraxman493 5 ปีที่แล้ว +28

    Wooooow welcome Somaliland sakariye kobciye fanaan qaliya from Nairobi like inoo saara😍

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว +12

    Waaw boqorkii ila dhashay zakariye kobciye iyo xidigaha geeska ❤️❤️❤️❤️

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว

      Nashaad qafta lawaayay zakariye in aan dhaho waye hees aan nashad kudhagax dhigto ii soo samey😂😂

    • @thelastone7763
      @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว

      Qeysow hestii u habinkii iga balan qaday u ila hada la maqan yahee ninka dhagta so qabo

  • @mmhajji
    @mmhajji 3 ปีที่แล้ว +6

    Illaa hadda waxaan la yaabbanahy sababta hees sidani u qiimo badan ay viewskaasi yar u yeelan karto! Kobciye 👏🏾👏🏾✌🏾

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 5 ปีที่แล้ว +13

    ZakariYeh kobCiyeh Legend aYaD TahY Apti👌

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 5 ปีที่แล้ว +46

    Soo dhawaw sekeriye kobciye ❤❤intii bk uxiisty like hyla dhaafin

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 5 ปีที่แล้ว +21

    Ugbaad aragsan ayaa ugu shidan

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +10

    Adeer ree abtigaaa ayaad dhexda kaga jirtaa masha allah ninkaan labo kanoole eheen ey dhibtaa qob qobka somali dhaxyalo

    • @pureheart10
      @pureheart10 5 ปีที่แล้ว

      Qeys Arsenal isagu halkuu kaso jeedaaa

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +2

      @@pureheart10 anoow iga soo jedaa waa samatar yar ader baan u ahay curudka aabahey ayaa dhalay

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

      @@shafiehashifanidalmar687 nin culus waad u abtirise xoga waa la asturaa lpx😂😂😂

    • @dr-lulaabdi6167
      @dr-lulaabdi6167 5 ปีที่แล้ว

      Qeys Arsenal lol

    • @somalilanderman6429
      @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว +4

      War xagu xigmada kakeenay unban islaha de show reer abtan u nahy

  • @Ramboooooooo
    @Ramboooooooo 4 ปีที่แล้ว +4

    6:23 Inantaa uu madaxa taabtay fannaanku, runtii waa inan quruxbadan.
    Really, she is innocent girl😍

    • @Ramboooooooo
      @Ramboooooooo 2 ปีที่แล้ว

      Mar dambe ayaan ogaaday in ay inantaasi Asma Saban tahay. Runtii, Asma Saban quruxdeedu ma qarsoomi karto.

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 4 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye kobciye walee waa abwaan iyo fanaan waa isku darsaday

  • @sadamturkiofficio1736
    @sadamturkiofficio1736 5 ปีที่แล้ว +14

    Masha allllh sakariye waanin qalbi wanagsan

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 ปีที่แล้ว +2

    still love this song zaki best Somali singer

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +15

    Adeer mcne allaha kubarakeyo waad taktay hamigaga kamira dhali samatar marka laga yimaad fanaankaan kufaano

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo 4 ปีที่แล้ว

    Ururusan dhan kastaba edabsan anshax iyo xishood ku aadan qof imaanku celiyoo akhlaaqda wanaagsan iyo asuluubta ku dhaadata wa adiga nasra qalbi aadba ku jeclahay💯❤ zakariye kobciye wad na qiiresay jaceylkeyga ban u qoray marka hees nasro ah fadlan so qaad

  • @ifrahbintuyusuf4305
    @ifrahbintuyusuf4305 5 ปีที่แล้ว +9

    Wwww Alla mxn sugayay ana ugu horeyo ❤❤❤❤

  • @saadakjimalle5746
    @saadakjimalle5746 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi ninkaan caadi Maaaha, hipo Hadaa MaQasho waa tan, H0r0 usoc0 legend k0bciye

  • @axmedwarsame5620
    @axmedwarsame5620 5 ปีที่แล้ว +4

    Erayada + laxanka + codka
    Ahna ahna
    Magic
    💪💪👍💕

  • @mmss6906
    @mmss6906 5 ปีที่แล้ว +33

    Inta uu ku sheegay inanta wlh isagaan ka arkaa anigu kobciye wlh xaalad kale ayaad igalisay caawa 😪😪😪😪 nin ilahay wata baa tahay cidna kuuma soo dhawaan karto

    • @zidilkobciye2652
      @zidilkobciye2652 5 ปีที่แล้ว +4

      Shugran wll nimco alle haku amaano

    • @Hadhwadaagnews
      @Hadhwadaagnews 3 ปีที่แล้ว

      @@zidilkobciye2652 walee sxb fanaan eebe dhamaystiray ayaad tahay waxba lagaama qaban karo sxb

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 ปีที่แล้ว +15

    Bk iyo khadra intii u xiisty like ta igu qabta yurub wataas soo noqotaye

  • @schurrlesuleiman9692
    @schurrlesuleiman9692 4 ปีที่แล้ว +2

    The only fanan abwaan from koonfur🤩

  • @hanixuseenwarsame426
    @hanixuseenwarsame426 4 ปีที่แล้ว +2

    Ina adeer key wlh fankada wahel bu i yahay mowdka haku hilmamo Zaki Abdirahman odawaa

  • @muzaismael5010
    @muzaismael5010 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofka ku ogolee kuusoo ordee intaa iyo intaa ku ilaashadee ilaahey dartii kuu jecel adiga adiga kuu jecel waa aniga😍😍😍.

  • @ladancdy1218
    @ladancdy1218 5 ปีที่แล้ว +4

    Axsan cod kobciye qurux asal wlhi❤

  • @maxamedxasan9586
    @maxamedxasan9586 5 ปีที่แล้ว +3

    wlho boqorday ayaa heesta aya mu soo xasuustahy😍ilove u malikA

  • @Gudcuro
    @Gudcuro 5 ปีที่แล้ว +9

    Ugbaad aragsan naag nool 🥰🥰

  • @mariama.k.4635
    @mariama.k.4635 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw axsan fanan kobciye 😍😍

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 5 ปีที่แล้ว +6

    reer somaliland gob ayaatihiin
    sakariye kobciye si ficanaa ugu istaagten

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 ปีที่แล้ว

      Isagu somalinders maaha miya

    • @cadecade2747
      @cadecade2747 5 ปีที่แล้ว

      Asaga soo somalldr mahan xagee kudhashay hoyadii reer hargeysa ah oo kidhashay xmr dhawaan ayoow yimi familkiisa shekh ayey dagan yihiin

    • @naimaabdi4578
      @naimaabdi4578 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa habargidir lkn hooyadis ayas isaaq ah

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 5 ปีที่แล้ว +4

    Wow zakriye kobciye ❤❤❤

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 5 ปีที่แล้ว +2

    Zakariye Kobciye adaan kuu codeeyay huuno mcn horey u soco

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 ปีที่แล้ว +9

    Kobciye nin wax badan og😂😂👏👏👈

    • @hamdaquen3909
      @hamdaquen3909 5 ปีที่แล้ว

      Muxuu ogyahay🤔🤔🤔

  • @falisaqaadir9311
    @falisaqaadir9311 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii Waxan layaabanaa codka axmed aarshe ee yarkan ayaaba iga yaabshay oo kaba sii daran heesta inta udambaysa waxn dareemay jacayl xad dhaaf ah

  • @nezraapdikadir8626
    @nezraapdikadir8626 5 ปีที่แล้ว +1

    zakariye dhankga codka waa good👊👌lkn dhnkga jaazka izka zax huno😧

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 ปีที่แล้ว +2

    Kan yari caadi mahan walahi manshala

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij qurux badan
    Markasta ba wxa cusùb bad marwalba keentaan

  • @abdirizakyusuv4833
    @abdirizakyusuv4833 5 ปีที่แล้ว +4

    King kobciye qoborka fanka

  • @yaasmiincqaadir728
    @yaasmiincqaadir728 5 ปีที่แล้ว +3

    First One ayaan ahay 😍😍😍

  • @ismaaciilcabdimaxamed3061
    @ismaaciilcabdimaxamed3061 5 ปีที่แล้ว +9

    Heesta icaJabisay waa aragsan

  • @abwaanayaanlecuriyecabdira5802
    @abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 ปีที่แล้ว +3

    *Sakariye kobciye fananka ugu horreya sanadkan ee xidigaha geeska*

  • @hapoonzeid8923
    @hapoonzeid8923 5 ปีที่แล้ว +4

    Omg amazing song 💖🌸💖

  • @guleidsalah3511
    @guleidsalah3511 5 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka heya papa kobciye👍👌🔥

  • @abdirasak5597
    @abdirasak5597 ปีที่แล้ว

    Ugbaad aragsan inta quruxdeeda la ashqaraarsan ee isla markiibana niyadiisa kasawiranaya qamar neef😂😂

  • @ahmedshaker9702
    @ahmedshaker9702 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi hipo wa halkeed mashalah xaqidi waxad oday 90jira lkn wa wil yar o d'a yar

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 5 ปีที่แล้ว +4

    TALENTED SAKARIYE

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂aragsan dhankastaba islaeg markow dhahay ayey diis xalimo xashi aa igu soo dhacday qafkey aragtaaba isla eg qurxoon islaeke qurxone ey dhahda afmacanida hoyo xalimaad kawadata wllkey fanan qoarson ayoow ahay alla maxow qaci iitumay allah yaraxma

  • @ayaancalitirike1216
    @ayaancalitirike1216 2 ปีที่แล้ว

    Waxasa heesa masha allah

  • @maandeeq_calansida3361
    @maandeeq_calansida3361 4 ปีที่แล้ว

    750k coming soon Waqal studio👑🎊🧨

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed718 4 ปีที่แล้ว

    Sakariye kobciye best song keep going ❤️🙌🏾

  • @farxiyoali6112
    @farxiyoali6112 5 ปีที่แล้ว +3

    wwwww masha Allah horo u soda 💪💪💪💪💪💪

  • @yasminmohamed4120
    @yasminmohamed4120 5 ปีที่แล้ว +5

    Mursal ilko wayne maxu la qoslayaa😂😂

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye iyo yurub waa laba jacayl kasamysan

  • @abdikariinnuuriidle3671
    @abdikariinnuuriidle3671 4 ปีที่แล้ว

    Fanaan aad u cod macaan Masha allah

  • @aisha665
    @aisha665 5 ปีที่แล้ว +2

    WAW,KOBCIYE WALEE BANAANKU KU DHACAY WIIL DEGAN ABWAAN AH LAXAMIISTE AH MURTI DHEER LEH IYO CODBA,NAAGTII HESHAY WA NAAG KA WEYN LAAKIIN WA DOOQ IYO CALAF.

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂mel aan lugu kala weynen aajirto lkn

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 5 ปีที่แล้ว

      Idil barkhad ayuu qabaa sidan maqlay

    • @braziliano12
      @braziliano12 5 ปีที่แล้ว

      dil barkhad ayaa naag wayn ah waad wareersan tahay idil waa gabdh curtin ah maskiin baad tahay ma adaba idil wax ka yaqaan

  • @shaakirfdofficial157
    @shaakirfdofficial157 5 ปีที่แล้ว +1

    Axya hees haapan u hayaa sakariye kobciye

  • @suugahilaaca6790
    @suugahilaaca6790 5 ปีที่แล้ว

    Fadlan ha is cadayn sidii dayax

  • @hibaaqabdi3475
    @hibaaqabdi3475 3 ปีที่แล้ว

    Niin dagan masha allha

  • @somvocal2258
    @somvocal2258 3 ปีที่แล้ว

    heestan oo bilaa music ah isla markaane aan ku fara yaraystay waxaad ka helaysaa channelkayga

  • @hanaomar7625
    @hanaomar7625 5 ปีที่แล้ว

    Manscha Allh baanu leeniy koliy kooxda dhammantood

  • @arorabanji3476
    @arorabanji3476 5 ปีที่แล้ว +1

    qatar way shidan yihiin caml

  • @Mohamed_qadri
    @Mohamed_qadri 5 ปีที่แล้ว +1

    Axzan fanaan

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin9360 5 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye kobciYe 💥💥🤺

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaga rap kana waa chani iyo oday

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    2020😍❤😊😘🌏

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 5 ปีที่แล้ว

    Ninkani hlka laxankiisa aad ayn u jecelhy

  • @kingboy9811
    @kingboy9811 5 ปีที่แล้ว

    Waahi bkdban lama ilaawi karo walaayo waa fanaan ween runtii

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed1050 5 ปีที่แล้ว

    The best love song of the year #jacaylkobciye go forward bro

  • @Abdinasirramlitv
    @Abdinasirramlitv 3 ปีที่แล้ว +2

    Amazing song

  • @ayaanleapdi7823
    @ayaanleapdi7823 5 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye kopciye xidigaha geeska lagusoo daro kooxdu iyadaa u baahan wa Qanada fanka cusup

  • @jamlaaxmed5592
    @jamlaaxmed5592 5 ปีที่แล้ว +4

    Qofka ku ogole dadka kuu jeceli waa (------)

  • @nuhaosman4477
    @nuhaosman4477 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw

  • @oubahprodhomme1043
    @oubahprodhomme1043 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 😘😘😘

  • @qurusyarejr8988
    @qurusyarejr8988 4 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye Kopciye PesT Vnaan Horo Soco Prother
    Parta cas Taapo Wll
    Subscribe Like 🙌🙌🙌🙌

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 ปีที่แล้ว +5

    tii maba kacaysee ma xamilaa saban

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว +2

    Barwaqo qAlanjo way dhuubnaatay

  • @yusufmohamedguled580
    @yusufmohamedguled580 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan kunacay sakariye heesihiisu waa sheeko caadi ah

  • @shooterfailed4975
    @shooterfailed4975 5 ปีที่แล้ว

    Qofka iskukalsoon mafaano manaqayliyo ewudaganyahay bro halkaa kahay