🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Ma ogtahay Siraadeey caashaqii ni siraayee sahalka eynu moodnee inuu na saaqay barigee Inuu soo kordhaayo sidyo dabeyliyo soo kiciye ceeryaam Oo xaley saqdi dhexe hurdadii ka salaloo soo toose dhowr jeer Safaad ma leh jaceylkuye waan sidaaye ila qabo soo dhawow ila qabo oo ha igu siideyn Ma ogtahay siraadeey Somaaliyo idil uma sidatid quruxdee habla kula simana jira Oonan saa u eeginee waa su’aal kaliga aan kaga sahansadayee sababtuna waxey tahay sambabadiyo beerkiyo wadnaha iga surantahay Safaad ma leh jaceylkuye waan sidaaye ila qabo soo dhawow ila qabo oo ha igu siidey 🙄🙄🙄🙄🙄🙄
Fanaan da yar oo horumaray wll allah ha noo kaa daayo waayo badan wll allah ha kaa badbaadiyo dhibka muqdisho kaama maaranee meel nabad oo aan qarax ka jirin kaga noolow dalka
Reer jalafle hadu yahay dhib malaha sxb lkn dhibtu waxa weyan caaqaagan ku faanaya nin isaso saaray hhhhh Mida kale hadad cid wax tarayso boqol hibo faneed lehba jire soo saar kuwaas
Erayad waxa laha abwan mahamd ciise abdi o loyaqanay cise ganay o aha mareyihi tiyatarks hargaysa wana faynus sh dahir ninkedi o kamid aha fananiti gadhigu lagadomay e Nigeria ku dhintay qisadan Hestona qisadedu isaga ayay ku sabsanayd illahay haunaxaristo amiin
Magaca hooyaday mcn baa ku jira heesta like iisaar hadaa hooyo mcn jeceshahay ❤
me too
Hoyoyinken allah abalkod jano hakadhigo❤Lakin
walashay guri dambeysta xafadena ladhaha magacan❤
Codkaan waan cajiib really waa real voice asalka ahaa ee fanaanka heesihiisa lagu raaxaysan jiray sicid qalinle fananka Qarniga 21aad xataa samatar waa dhaafay💛💛💛
Hees kaan waxaa lahaa erayada Abwaan Maxamuud Ciise Cabdi Ganeey, sidoo kale Laxankana waxaa Sameyay Cabdikariim Qaareey Jiir. Waxaana qaaday Xasan Aadan Samatar.
Allaha u naxariisto Abwaan Maxamuud ciise Ganeey iyo Mulaxamka Cabdikariim Qaareey Jiir.
M.a wanku hystaa wlh wiilkan wligy 100 like mahelin inta ila tageerta mnta like dhac iguh siiya
Codki xasaasan le waye wukene
MASHA ALLAH WALE WA SAMATAR O YAR ALLOW KU XAFID 💜💜💜💙💙
@@luulabdullahimahmoud1143 hjhj
Qqq1p0pp
B
Uduceeya walalkeen in uu ilahay heesaha ka madoobeeyo. Amin 👐
Amiin
Aamiin
@@khaalidahmet9947 cc buu
Adigaan kuu deceeyneynaa inuu ilaahay kaa madoobeeyo booqashada meelahan oo kale
War noodaa hanoo heesee codkaan macaanbillaheybaa siiyee
Siciid yare my ina adeer qli horay u soco 🇸🇱🇸🇱❤️❤️🥀🥀🥀
Sociid yare cadaw gag uuu nolow 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@@sahalmadey7619 maxay tahay calanka siririlyoonka aadla ordeysaan Galmudug Baa iska leh heesteee 🤍💚💙
Samatarkii qarnigaan inaa tahay waan kuu qiray go forward legend
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ma ogtahay Siraadeey
caashaqii ni siraayee
sahalka eynu moodnee
inuu na saaqay barigee
Inuu soo kordhaayo
sidyo dabeyliyo
soo kiciye ceeryaam
Oo xaley saqdi dhexe
hurdadii ka salaloo
soo toose dhowr jeer
Safaad ma leh jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawow ila qabo
oo ha igu siideyn
Ma ogtahay siraadeey
Somaaliyo idil
uma sidatid quruxdee
habla kula simana jira
Oonan saa u eeginee
waa su’aal kaliga
aan kaga sahansadayee
sababtuna waxey tahay
sambabadiyo beerkiyo
wadnaha iga surantahay
Safaad ma leh jaceylkuye
waan sidaaye ila qabo
soo dhawow ila qabo
oo ha igu siidey
🙄🙄🙄🙄🙄🙄
Best lyrics pro
Waaaaaaw saa udiyaarisay aa ka helay xilwah
Siigiyo Dabayliyo weeye Sidiyo Maahan.
Siigo halkan abwaanku Dabaysha Yar e Boodhka iyo habaaska wadata ayuu ula jeedaa.
Ceeryaama na waa iyadoo xoog badan.
❣
🤗
Fanaanka ereyga wuu qaldi karaa maadaama heestu tahay hees dheer xafidkeedana waqti Rabo, laakiin Codka hadduu halkeedii dhigay intaasaa naga badan. Mahadsanidiin Bulsho. War ninkaa heeso mcn ban u dhiibi lahaaye hala igu soo xiro Bulshooy.
Aad iyo aad barterda ayuu dhigey..well-done bro💕🙏
Haduuba ereygii khalday muxuu cod keenaa
@@cqanikhamiis2771 Lakin heesta si fiican buu u keenay qalad wuu iska dhici karaa mararka qaar..
K
K
Mashlla anigu heestan isaga iyo xasan aadan waan isku eegay runtii siciid ayaa ila sii macaan xasan wuu dhaafay layaabna kuma jiro
Intee ila argtay in u xasan adan halksii dhigay siciid yare
R. I
Mashallah Hargeisa uunbaa Lagahelaa Fanaan cod qurxoon yaa gaadhaya halkan hatimaado cidii wax islahaysa
Waa hoyga suugaanta somaliyeed dee.
Lkn inankani waa Reer garoowe ee hargesa fanka ayuu uyimid so ma aha
Waa hoyfa fusuqa iyo munkarka! bal dad ku faanaya fusuq iyo munkar
@@wardi6 adiga maxa fusuq iyo munkarka maanta ku tuusay marka . hahahahah dad kan oo kalee ban la yabaa hahahahhahaha
@@wardi6 maxaad udaawan hatay tahay
M.a waa wiilka kaliya ee Qaaciga keenay codka xasan adan samter wllhi waad la keentay Siciid qalinle Codkiisa kaliya it's so well really
Heestaan lama keeni karo lkn waa soo dhoweeyay
Marka uu dhahaayo
Ma ogtahay siraadeey isku fiirsha
Waw kabtada lama gashankaro cadi mahan saciid qalinle 😀😀😀😀😀😀💛💛💛 100%
Maila aragte horto
sicid cabdirisaaq shoodhahyga cod ba kugu dhamaday ina aaabo mcn miss u wlho😘🇸🇱👏
Woooow we waited long time for this talent welcome home
Waan jeclahay inaan comment ga akhriyo waa balwadayda iyaa ilaa arkay tallow
Hesaha hano kle comments ka dad wa weyn oo fkir dhbnya ugu imnysa kuwa klena like isar wku bryaya u ncay anaba xaasid iska aminy ina ahy 😂
😂😂
Hargeysa Somaliland
Waa halka kaliya Ee Qofkasta Kusoo Bandhigo Hibadiisa Uuna Magac Ku Yeesho
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🔐🔐🔐💞💞
Gunter Bischoss na hibadisa filmada anshaxa xun buu kuso bandhigay hhh
@somali Vlogs boorama ka mid ah Iyo hargeisa
@@wardi6 HOYGA FANKA SOMALILAND HARGEISA SOMALILAND
Wiilkaaan ma aha Somaliland waaa putland ogow Qabiiland Hadii
Loo firsho Ama wiil Somalia 🇸🇴 ah
WA BEENTA SULDAN SERAR MA.SOMALI LND AYU MAGAC KU YESHAY
Siciid qalinle ina adeer puntlander asal ah Mansha Allah hargaysa waa dhul somaliyed fankana ugu fiican somalia.
😂
Qofkasta o somalia waanu soo dhawaynaynaa anagu hadanu nahay reer hargeisa qofki hibo leh ha soo bandhigo
Adero ninkan waa nin somalilander o landheera marka mashquul uma baahna adero waa nin isaaqo landheera xiniyo cadde weeye caruurey
@@saedfaisjama282
Kee Isaac ma ninka Mj
dadka u arka qalinle in uu puntland yahay ogow fanaan meeelna malaha waaaa fanaan somaliyeeed fanaankaan hasa ahaaaatee codka waa samatar oo halkaan taagan horay u soco fanaan somaliyeed
Mashallah codkiisa jiririca iga kacdey walhi ❤️❤️❤️❤️❤️
Aniga ayey I haysaaa ma ila mid ba thy
Waaah waaah! Another singer with incredible voice … really Somaliland is a Talent factory!
000
He's from Garowe
HE IS FROM GAROWE
Ciise Riyoole ma soomaalilaan ayaa qaadatay kkkk
@@ZhireFarah
Pppplpplplllllpllllllllllllllllllllllllllllppp⅖
Xasus hore iyo Samatar inta Tagerta Fanka oo ila dhageysaneyas cawa like dhac kusi wll
Siciid qalinle fanaan da' yar o cod dahabi ah leh hore u soco😘
Omar bouh
Cajiib wiilka kabanka tumaya suu ula haysto codka dananaya ee siciid qalinle
Muhiim maaha inaad qofkii noqoto ee waa inaad heesta halkeedi dhigto amazing
Safaad maleh Jacaylkuye waan sidaaye ila qabo oo haygu sii dayn" halkeeda ayuu dhigay Codka allah kuubarakee 💫💫👍👍
Aggah.!!!!!! OMG 😲😱😲. Eshcalaaa voice 😍😭😫. Masha'allah. Wlhi beerkad igu dhufatay🥰🥰🥰🥰🥰
Aes
Waa Soo dhoweysay sxboow heesta..thanks.
Love from Kenya 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 Ma Ogtahay Siraadeey
What a voice manshallah!!! let’s not forget the music guyz 🥰🥰 very talented people aya kulmay ✅
Woof woof Aad iyo dadka lama can jilee sidaas ayaa loo codkeenaa
Wow woooow haadba haad kici somaliland wiilal kuwii hore been yiri baa kasoo baxey 2020 yaa salaam wat a beautiful voice 👌👍🌹♥️💚🥀🌺❣
Meshiiyow dhigay yaasalam
Halkeedii ayuu dhiigay walahii siciid qalinle fanan dhuuntiisa kuciilbaxay ❤❤❤❤❤😊
Amazing voice..pure talent..keep going bro .somali are one people and one nation! Artist has no qabiil plz!
Somali people they don,t have one nation and but they have same culture and language.
@@khalidkilas.6552 0_
@@khalidkilas.6552 angjy
Lgglglgldlglgudugugedeguge
Boqorka fanka siciid qalinle❤🎉
Legend Alfanan Siciid Qalinle wanku wataa sxb new Samatar ba tahay🖤👌
Yasalaaaaaam
Alaa ya cisak wllee waa siiqda furan ee dahabiga ah allaha ku xafido wll wlle wa la ag dhigaayaa
Wat a beautiful voice Can't stop listening his songs keep goin bro
Hhhhh
Woow walahay xasan baad moodaa inuu meesha ka heesayo mansha allh
100% Waa aad Keentay Hore usoco Ustaad qalinle
Siciida muse ismaciil qalinle dhala fanaan keep going bro
Aaryaa wiilka ma muuse ismail qalinleh dhalay Agga awoogaa la janee,
i Like Somali Song From Ethiopia
This Song is Great . My Brother Qalinle is very Talented . I love Qalinle because he is the best one to sing Samatar Songs
R to
Ssx caadi ma'ahan
11111
Fanaan da yar oo horumaray wll allah ha noo kaa daayo waayo badan wll allah ha kaa badbaadiyo dhibka muqdisho kaama maaranee meel nabad oo aan qarax ka jirin kaga noolow dalka
Mashaa allah Ninkan Xasan aadan baa kadhex hadlin tlhi codkii xasan ayaaba kudhex bakhtiyee🙂😂
Woooow am amazed he singing it like the legend himself Hassan Adam samatar
Spptuna waxey thy wadnaha iyo beerkiy0 qalpigeygaad su dhanthy 😢❤
Garoowe boy iyo hoygi fanka hargaysa.
Siciid qalinle mucjisada fanka somalida qarnigan iyo na xasuusiyaha hobolkii caanka ee xasan adan👏👏👏❤️❤️
This what you call music what beautiful song beautiful somali language
He got that deep voice! Keep going
1:23 😊
Wiilkaan Reer JALAFLE caadi maaaha guulayso markle waa CIGAALKII majeerteen ❣️💯
Reer jarafle miyaa kuwii Ciise maxmud miyaa
Haa sxb reerka faroole ka soo jeedo weeye fannaankani waa asal reee garoowe waliba miyiga ayuu joogi jiray caano-Diiq gaadhi yar oo dhayne ah wadan jiray
Ninkaan waa New xasan adan waligey HG oo xasan iyo magool sheeganayo ma arkine MJ maxa ku dhacay hhhh
Cigaal fan an somali buu u ahaa
Reer jalafle hadu yahay dhib malaha sxb lkn dhibtu waxa weyan caaqaagan ku faanaya nin isaso saaray hhhhh
Mida kale hadad cid wax tarayso boqol hibo faneed lehba jire soo saar kuwaas
waxaan xasuusta xasan adan samatar masha allaah siciid
Legend amazing fresh to old music horay usoco
Samaderki qarniga hore usoco 🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Mashaa Allah Waa Xidig Ummada Somaliyeed U Soo Baxay Yes Keep Going❤❤❤❤❤❤❤❤👂👂👂👂
Asc
Very beautiful vocals close to the original bravo oyee
Siciid qalinle waa legend aniga ahaan waan aamin sanahay
Qalinlow sxb sare horey usoco waxaan ku ahay taagyeero buuxa waayo waxaan kugu soo xusuustaa Fanaakii waynaa Xasan Aadan samatar(( Hassan Bashii))
Waan la dhargi la ahay codciisa canaanaska ah. Awwwww. Jaceel aa iska kayqabtay qofkana lama yaqaan eshacalaa cod
Keep going my bulsho tv ish cala cod saciid qalinle ayan leyahay wa fanan da' yar hadanah codki xasan adan samar keenay wewe
Erayad waxa laha abwan mahamd ciise abdi o loyaqanay cise ganay o aha mareyihi tiyatarks hargaysa wana faynus sh dahir ninkedi o kamid aha fananiti gadhigu lagadomay e Nigeria ku dhintay qisadan Hestona qisadedu isaga ayay ku sabsanayd illahay haunaxaristo amiin
Xasan adaM samatar siDaan u taageray waliGay fanaaan uMa taageerin izaga io shay mire DacaR ragii fanka lahaaaaa🖐🖐🖐🖐🖐
2020 xusus bay leedahay hestan Qalinle siciid ama samatar yare runti nolashayda waxay ku leedahay mamus wayan iyo xusus still lesting 2021 🙏
Zxb sicid qalinle hory usoco nin an tagero uahy💝💜
Siciid qalinle waa xasan aadankii qarniga waa wiil ku dhashay caasumada puntland Garoowe 👍❤️❤️👏
Hargeysa u guuray kana heesa ilayn garoowe waa baadiyee
@@SaidAdan Garoowe waa caasimad
ma reer puntland ba mise somaliland inankan
Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto maxamed Ibrahim Hadraawi
Inta qalinle taagyeero u ah like dhac igu siiya
The musicians are the hearts that pump the hearts.of any singer on stage what would they do without them marvellous indeed
Edtsyyfdf
Aw woow so much energy 🇺🇸❤️💖
Masha Allah iyo qaar kaalo badan way so socdaan ka yimid Garowe hore u socda puntland iyo Somaliland Gob Gob.
🎉x wow 😊
I found my new fav hobal 🤗🤗🤗🤗
Me too ❤️😭🥺😂😂😘
Xasan adan samatar wax gaarayo ma jiran wllhi
Siciid qalinle only legend 🙌
Magac hooyaday mcn Ziraat Maxaan jecelahay allaha ika daayo hooyo mcn 💋❤️😢👸
Siciid Qalinle heestan wa cashra calaa cashra 🤙🤙
Hassan aadan ba isaga kaga cod macaan kan yari ❤❤
What a rich literary meaning, to the young ones, strive to understand
How are you
Hargeysaa wankusosocda runti xudunti dolkeyga 🔥💓💓
Guul soo barbaar sonaa dhawaaw✌♥️💪👌
ذكريات من الزمن الجميل💙💙💙👏🏾👏🏾👏🏾🎼
Xasan ka qarniga keep going
Samatar maa heesaya dhahaysaa hadaa indhaha isku qabato siciid qalinle 😘
Video ka meesha lagu duube caadi ma ahan fanankane wuu cod fcn yahay heestane waa erayo macaan samatarka cusub hore u soco
Mashaallah codka allah haku barakeeyo siciid quruxbadane love you isha bàxarka
Hargeisa say maxad hanad hobolla haysaa
Caleek caleek ❤🌹
Horay usoco from Galdogob "Hoyga amniga iyo amaanada'
Reer villa maneed libax waaanku hyaaa
War nio deegan 8 sano iigu danbaysa Ma komontigaagu isoo xasuusiyay
Hhhhhhhh
Viva rer Abtigay
Soodhawadda sxpyal
Salaan sare from Hargeisa reer galdogob
Halkiisa ayuu keenay codkii legend xasan Aadan samatar....!!
❤Maansha ALLAAH😡. Tabaaraka ALLAAH❤.
Runyii FannaankaabDa"da yari wuu dhadhaweeyay, Codkii Xasan Aadan Samatar.
Xasan adan samatar what a voice!!
I usually don't like Somali songs but this dude has a beautiful voice. MaashAllah
Sababtuna waxay tahay
Sanbabadiyo beerkiyo
Wadnaheygaad surantee, waaye
Ee maaha wadanaha iyo beerkiyo
Qalinle waan kuwataa hore usoco.
Inama caadi ma ahan hobalkan cimaamadiisa lama haysan karo.
Best singer in my opinion
Charismatic and great Siciid Qalinley love your voice
Wooow waxas hesah Ax qalbigih i tabatayi ❤️❤️❤️🥺
Nice voice brother got skills❤❤❤
Sababtuna waxa ay tahay
Sanbabadiyo beerkiyo
Wadnaheygaad surantee.
waaye Ee maaha wadanaha iyo beerkiyo
Inta kale waan idin ku raacsanahay.