Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )
    xasan aadan samatar heeso qoraal ah
    xasan aadan samatar lyrics
    xasan aadan samatar mp3
    xasan aadan samatar qabiilkiisa
    xasan aadan samatar songs
    xasan aadan samatar 1972
    xasan aadan samatar heeso
    xasan aadan samatar askarmotors
    xasan aadan samatar albums
    xasan aadan samatar asma
    xasan aadan samatar qoraxdoo aroortii lyrics
    xasan aadan samatar qoraxdoo aroortii
    xasan aadan samatar heeso xul ah
    xasan aadan samatar iyo sahra axmed
    xasan aadan samatar baladweyne
    xasan aadan samatar beledweyne
    xasan aadan samatar bulsho
    xasan aadan samatar baladweyn
    xasan aadan samatar lulumaha biyaha gala
    xasan aadan samatar isha baydhabo
    xasan aadan samatar caashaqa ha baayicin
    best of xasan aadan samatar
    xasan aadan samatar collection
    xasan aadan samatar hees cusub
    xasan aadan samatar masuul.com
    xasan aadan samatar iyo saado cali
    xasan aadan samatar dookh
    xasan aadan samatar dajiya
    xasan aadan samatar download
    xasan aadan samatar doqon
    xasan aadan samatar dabaylaha
    xasan aadan samatar dajiya lyrics
    xasan aadan samatar ducaysane
    xasan adan samatar download
    fanaan xasan aadan samatar
    taariikhda fanaanka xasan aadan samatar
    xasan aadan samatar goronyo
    xasan aadan samatar heestii haboon
    xasan aadan samatar hees maay maay
    xasan aadan samatar hees wadani
    xasan aadan samatar heestii qoraxdoo aroortii
    xasan aadan samatar heestii siraad
    xasan aadan samatar iyo magool
    xasan aadan samatar israaiil
    xasan aadan samatar iyo khadra daahir
    xasan aadan samatar israel
    xasan aadan samatar israil lyrics
    xasan aadan samatar 15 jar
    xasan aadan samatar markaan da'da jiray 15 lyrics
    xasan aadan samatar kaban
    xasan aadan samatar kaban mp3
    xasan aadan samatar khadra daahir
    heeso xasan aadan samatar kaban
    xasan aadan samatar haadba haad kici
    xasan aadan samatar qalanjo lyrics
    xasan aadan samatar markaan da'da jiray 15
    xasan aadan samatar muqdisho
    xasan aadan samatar masuul
    xasan aadan samatar maymay
    xasan aadan samatar maqal
    xasan aadan samatar music
    xasan aadan samatar old songs
    heesaha xasan aadan samatar oo qoraal ah
    xasan aadan samatar qaraami
    xasan aadan samatar qaraami mp3
    xasan aadan samatar qalanjo
    xasan aadan samatar ruqiya
    xasan aadan samatar songs mp3 download
    xasan aadan samatar siraad
    xasan adan samatar songs
    xasan adan samatar somali music
    xasan adan samatar siraad
    taariikhda xasan aadan samatar
    heestii ugu horeysay xasan aadan samatar
    xasan aadan samatar video
    xasan aadan samatar wikipedia
    xasan aadan samatar wardheer
    xasan adan samatar wardheer
    xasan aadan samatar heestii wardheer
    xasan aadan samatar xidigaha
    xulka heesaha xasan aadan samatar
    xasan aadan samatar youtube
    youtube somali music xasan aadan samatar
    xasan aadan samatar 1973
    xasan aadan samatar 2019
    xasan aadan samatar 2020
    xasan aadan samatar 2018
    xasan adan samatar 2020
    xasan adan samatar 2021

ความคิดเห็น • 293

  • @Abdirahmanossman2215
    @Abdirahmanossman2215 21 วันที่ผ่านมา +4

    Heestan markii iigu horaysay ee aan arko waxaan ku arkay libaaxyo waraabe yar eryanaya oo silcinaya Waxaa moobil iga daawadsiiyay saxibkay anagoo joogna buuryar oo Beersaaradda la yidhaahdo Waqooyiga dagmadda Aware meel miyi ah
    Old is Gold🎉

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +45

    Heestaan waxaan ku xasuustaah xilih jilaal caadiya ooh dhib lahayn anooh 10 jirah iyo walalkay iga yar Allah daayeh mahad anagooh joognoh soomaali galbeed gaar ahaan gobolka quraxay gaar ahaan santarka lasacaanood qabalah xaaji yare howd udhow ooh ladhoho laamaha xodoyga goor bar qah ilaah afar saac anagooh hareri dheer saaran from kamapala iloohoow dim nooh kulmih abo iyo hooyo iyo walalayaal dhamaan iloohoow nakulmih anagooh qayr qabnah aamiin aamiin

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว

      Wayo wayoo wayoo

    • @ibrahimsugal
      @ibrahimsugal ปีที่แล้ว

      Amiiin wll

    • @fardowsaibrahim7741
      @fardowsaibrahim7741 ปีที่แล้ว

      Aamin ❤wlhy waa xanuus ayaad gashy😅

    • @abdisalanadan6226
      @abdisalanadan6226 10 หลายเดือนก่อน

      Ma kulanten wlo❤

    • @Boqor61
      @Boqor61 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin sxp aniba xusus gaar ah ayey igu ledahay 😢

  • @Aadamow_Jr
    @Aadamow_Jr 2 ปีที่แล้ว +70

    XASAN QADAN SAMATER INTA JECEL ISOO RAACA 🤗

  • @guledguled6968
    @guledguled6968 2 ปีที่แล้ว +28

    20jir ban galay Heston Mantaaan Dawanayaaa wow ✌

  • @zamzamjano5942
    @zamzamjano5942 6 หลายเดือนก่อน +33

    Who is still listening this song 2024😢❤

  • @MohamedAli-kh5mm
    @MohamedAli-kh5mm หลายเดือนก่อน +10

    Aryaa kawar haayo heestaa 2024😅

    • @NaimaNor123
      @NaimaNor123 23 วันที่ผ่านมา +2

      👋

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore ปีที่แล้ว +6

    Waaaaaaaw xassan aaadan aamatar waa fanaanka aan ugu jeclahay heesihiisa fanaan wuu dhaafay xasan Aden samatar cod libaax ayuu ilaah ku maneestay.

  • @CabdixakiimIbraahim-dj2mt
    @CabdixakiimIbraahim-dj2mt 7 หลายเดือนก่อน +15

    who is still listening this song 2024

  • @samsammohamed8461
    @samsammohamed8461 ปีที่แล้ว +8

    Araarta.
    Liibaax & sacii ladan
    Lagad cowsle joogoo
    Laadaaban biyo oon qadin
    Leg rixlaalay jeenigoo
    Waa laba legdeeyaa
    Leheenadaadii gabar yahay
    Waa sida lo'doo kale
    Anigoo lixsoo qaday
    Oo jaceylkana la liitaa
    Legdin ilaa haleeshee.
    Fow caleyk Samatar🎻🎤

  • @wiilhoog0928
    @wiilhoog0928 25 วันที่ผ่านมา +1

    Heeskan waxan dhagaysanayaa 12.30 habeenimo anoo qayilaya jawigu caadi maaha Hasan baashe❤❤

  • @omarabdulahi5810
    @omarabdulahi5810 ปีที่แล้ว +12

    Lulumaha biyaha gala.
    Yaaaaa ila dhageysay dhamaaadka 2022
    Waxaan ku dhageysansyaaa
    Frankfurt am Main Germany 🇩🇪 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅🤞🏻🙋‍♂️

  • @hussenbishar5726
    @hussenbishar5726 10 หลายเดือนก่อน +10

    Thusday :OCT: 26: 23. Joga 001 kenya(mombàsa)..Xaasan Aadan samatr living legend .
    Salamn somali weyn

  • @abdifatahabdullahinuuriye7332
    @abdifatahabdullahinuuriye7332 7 หลายเดือนก่อน +10

    Let’s go 2024 still world class song ❤🎉

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa7870 ปีที่แล้ว +5

    Isniin 2/1/2023,2:8pm
    Woow heestayda .
    Ma jirto sabab igu kaliftay dhagaysigeeda balse I like.

    • @axmedkabtan2812
      @axmedkabtan2812 ปีที่แล้ว

      Ana 24/1/2023 from Djibouti

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedkabtan2812 from Hargaysa somaliland after 4 months baan mar kale soo bookhday.

  • @dulmidiidyare352
    @dulmidiidyare352 ปีที่แล้ว +5

    Cod aa ilaahey siiyay masha allah🫡 👏

  • @wlalraashid1827
    @wlalraashid1827 2 ปีที่แล้ว +16

    Lagend xasan adam samatar

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 ปีที่แล้ว +27

    Markaan SugaYo waqtiga wuu ii dheeraadaa Narirobi islii Saacada 11:11 Habeenimo 16 December 2022 dabaaYqada sanadka 2023 maalin aYaan Soo booqan doonaa Hadaan aduunYo Ku noolaHy Anoo xaalad wacan kujiro 16/12/2022

  • @abdiwahabhusseinhudhusseinhud
    @abdiwahabhusseinhudhusseinhud ปีที่แล้ว +2

    2001 kii Ayan dhageysan jiray heestan waagan miiga xoolaha ku raaci jiray. Xusuus. Redio Ayan ka dhageysan jiray.

  • @ismailali-nd5dp
    @ismailali-nd5dp 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend man
    Samatar Adan Hassan.

  • @mohamettupdulahi5403
    @mohamettupdulahi5403 ปีที่แล้ว +136

    Who is still listening this song 2023❤

  • @mahdiibraahim4162
    @mahdiibraahim4162 ปีที่แล้ว +10

    The legend Always is legend xasan aadan samatar

  • @bilanally6064
    @bilanally6064 ปีที่แล้ว +1

    Coodkiisa uxiisay 😭❤cabdifitah xassan nuur

  • @user-bv2ss3sg3l
    @user-bv2ss3sg3l ปีที่แล้ว +4

    Hestaan wxaa maqli jirtey Niko ciyaal dugsi ah adeerkey Aa kumarqami jirrey Ani nh sac 2023 ethy kumarqamayaa like uncle like son 😅😅

    • @fardowsaibrahim7741
      @fardowsaibrahim7741 ปีที่แล้ว +2

      Iska daa qaadka wllo😢

    • @SabrinAhmedjamac
      @SabrinAhmedjamac 6 หลายเดือนก่อน +2

      Marqaan sxp 2024 ku bashalaya qaxootiga Kenya ifo😊😅

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Yaahuu, War iska daa jinka cuntadiisa bisinkee

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Naa ALLE ka cabso ok xishoo, intad dadka wanaag ugu yeeri laheyd ayaad xumaan qoreeysaa. Dumarka murqaanku kuma fiicna ee iska jar cunada sheeydaanka. ​@@SabrinAhmedjamac

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 8 หลายเดือนก่อน +2

    LUlumaha biyaha gala
    Yaa ila dhayastay 20.11. 2023 Deutschland 🇩🇪 Hannover

  • @mohamba
    @mohamba ปีที่แล้ว +9

    Goat of somali muzik 🤞🥰

  • @MohamedAhmed-tx5ri
    @MohamedAhmed-tx5ri 2 ปีที่แล้ว +7

    Hees waa hesihii hore waaye

  • @abdifatahmohamed5013
    @abdifatahmohamed5013 9 หลายเดือนก่อน +4

    the best song in the world

  • @layloaxmed6017
    @layloaxmed6017 10 หลายเดือนก่อน +11

    I listen when I travel

  • @xaawoluul5920
    @xaawoluul5920 ปีที่แล้ว +6

    Hastani haka ahato micnehedu waa fahmay legend hasan adan

  • @fardowsaibrahim7741
    @fardowsaibrahim7741 ปีที่แล้ว +4

    Heesta why xasuus anigoo yar ayaan waxaan arki jiray libax iyo dhurwaa is cersanaayo ayeey saarnaan jirtay😢

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 ปีที่แล้ว +10

    Wow waxaasaa heesa legend hassan adan🎻

  • @husseinhared
    @husseinhared ปีที่แล้ว +3

    Ustaad ustad ada leh❤❤❤

  • @AlimoalimHasan
    @AlimoalimHasan 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ad bn u xiisyeeya abo xasan adan samatar heestaan markii igu horaysay ee aan arkoh waxn jogay baadiye gaban wllky ah baa wxu ka djagysanayay rikoodhkii hore xasuuus wllhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aamusanne
    @Aamusanne 8 หลายเดือนก่อน +7

    Who still listening 2024 🔥😮‍💨

  • @hamdakhadar634
    @hamdakhadar634 2 ปีที่แล้ว +14

    Xasuus 😪😥💔

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan=Nidaamiye 💕
    Lismayoo lafayjooga🌿
    Lawyadaan cuskanayaa🌿
    Layga madhi lud iyo jiidh🌿

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 10 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha ya raxma, abwaankii xasan baashi soomaalida baray.

  • @sharmakemohamed8597
    @sharmakemohamed8597 ปีที่แล้ว +6

    Liiicliicayaa wali 😭😭🙏❤️

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +5

    Waqti iyo waayo xasuus badan baa galay🥲

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว

      Qrxy iPhone Kas isii nh ama adba igu swr waay🙄😁😆😆

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว

      @@AmiinDeAlberto23 diyaar waaye iga soo doono🤣😗

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 ปีที่แล้ว

      @@AyaanAbdirashiid4631 waa mahadsantahy🤥😁😁

    • @saadmad
      @saadmad ปีที่แล้ว +1

      Waa hesa iyo badha legend Hasan adan Samart waa hesta jacaylka ah lkn

  • @maxameddeeq1396
    @maxameddeeq1396 ปีที่แล้ว +5

    24 decmber 2022 sacado 3:47 galabnimo amesterdam ban dhagesanaya

  • @wllsalman2513
    @wllsalman2513 2 หลายเดือนก่อน +3

    Who stiil watching 2024 😢😂

  • @ZahraMohamedMuse
    @ZahraMohamedMuse 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan aadan samatar legend ❤

  • @aadancali4887
    @aadancali4887 2 ปีที่แล้ว +15

    Xasan aadan xasan baasi

    • @husseinhassan5591
      @husseinhassan5591 2 ปีที่แล้ว +1

      Saas waaye

    • @abdifatahmuse8032
      @abdifatahmuse8032 2 ปีที่แล้ว

      Waaxan ushegayaa hassan aden samatar, adunkaa waa mal maa qudaa,walal Allah dhembii waydisoo ,qadumadha Allah xanosumeyoo

  • @QooqaneClaaho
    @QooqaneClaaho หลายเดือนก่อน +1

    War Wuxu hees waa dhafty

  • @AbdirahmanArizona-ql2zf
    @AbdirahmanArizona-ql2zf 6 หลายเดือนก่อน +4

    Still 2024❤

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 ปีที่แล้ว +2

    Liisamayo LAFAHAY JOOGAAA LAGA MARIII LUUD IYO JIIIIID WAY LABA COD LEYSAAA LIBIN WAXAAN U QATAA CARAB LALAAN MIN LAJIIN.LEH

  • @apdirahmanmahud573
    @apdirahmanmahud573 2 ปีที่แล้ว +12

    Xasan aadan samatar

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +3

    Xasuus 2009 anigo da yar aya mobile yar sxpkey ka dhageysan jiray

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 ปีที่แล้ว +2

    Samatar The legend⚘🥀

  • @khaalidabdi7575
    @khaalidabdi7575 9 หลายเดือนก่อน +1

    Daqiiqada u horeyso aad baan u jeclhy

  • @hamdimohamed3479
    @hamdimohamed3479 2 ปีที่แล้ว +13

    ana liban waxdgagarte labalabtay socotke

  • @anabhaji5862
    @anabhaji5862 2 ปีที่แล้ว +8

    Lahashada galgacalaka 🥰💯🥰💯⚘

  • @AdenYusuf-p5e
    @AdenYusuf-p5e วันที่ผ่านมา

    Love in the air Masha Allah

  • @calialdai6426
    @calialdai6426 8 หลายเดือนก่อน +4

    I'm back 2024 still here 😂😂

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +32

    The only legend ✍️🇸🇴🥀

  • @brhaneablel5362
    @brhaneablel5362 ปีที่แล้ว +2

    I like this music 🎶 when on my bed 🛌 i used to be sleeping good from eritrean

  • @r133abdulkarim5
    @r133abdulkarim5 ปีที่แล้ว +11

    Dedication to my wifey ❤️

  • @adanabdi2670
    @adanabdi2670 ปีที่แล้ว +2

    26 aan galay wxaan sobilaabay 2007
    Cimri dheer

  • @sahantechnology6719
    @sahantechnology6719 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxariisto laxamiiste xasan gareyd

  • @miski3389
    @miski3389 7 หลายเดือนก่อน

    Kama daalo heestan GOAT Samatar ❤🙏

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 ปีที่แล้ว +34

    Legend May Allah grant him health and happiness

  • @tigerjr8425
    @tigerjr8425 ปีที่แล้ว +3

    Ya dhagysanaya september 2023 kdib😢❤

  • @SuhaybCabdi-wt8qb
    @SuhaybCabdi-wt8qb ปีที่แล้ว +2

    The only legend hassan aadan samatar

  • @nourdennk1599
    @nourdennk1599 2 ปีที่แล้ว +5

    Xasuusahaygu dib ayay u laabteen

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 7 หลายเดือนก่อน

    Listening. In Atlanta GA love this song ❤

  • @abdifatahshiikhdon3343
    @abdifatahshiikhdon3343 ปีที่แล้ว +1

    Bilowga hesta cadi mahan❤❤❤

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan yaa ku murqaamay isagoo safara woooow

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaa caawa ku Murqaamaya Minnesota , 25/11/2023 06:55 Subaxnimo Ilaa Caska Igu Haynayaa

    • @xiinxiin8922
      @xiinxiin8922 9 หลายเดือนก่อน

      @@yaasir1936 kkkkkk oo halkaana ma qaadbaa yaala

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 9 หลายเดือนก่อน

      @@xiinxiin8922 kkkk wuu yaalaa

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 ปีที่แล้ว +4

    Lengend 🙆‍♂️

  • @asalamadan6568
    @asalamadan6568 ปีที่แล้ว +4

    Liicliicayaa waliii

  • @kowsarmaxamed8073
    @kowsarmaxamed8073 2 ปีที่แล้ว +5

    Xasan adaan samatar lagend

  • @Aboke10
    @Aboke10 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend

  • @user-pw8dt8gg4o
    @user-pw8dt8gg4o 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta kaliya heesaha ugu jeclahay❤️🥺

  • @liipoojoofficial3351
    @liipoojoofficial3351 ปีที่แล้ว +1

    God tayda la carow

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 ปีที่แล้ว +1

    Naag taydaa ibartay markaan xaaski labaad 😢😢😢

  • @abdiibaale1723
    @abdiibaale1723 2 ปีที่แล้ว +10

    Xasan Adan iyo sado

  • @HassanAbdi-dh1ey
    @HassanAbdi-dh1ey 4 หลายเดือนก่อน

    I enjoy listening this soft music of Hasan Adan samatar

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaal Chanel Legends ukala
    Kiciya

  • @turbotaxproog9742
    @turbotaxproog9742 3 หลายเดือนก่อน

    I don't know a thing but that it slaps hard and my buddy Ahmed loves it

  • @user-bj4dj3ph8k
    @user-bj4dj3ph8k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Who is listening 2024 😮

  • @user-tl4tb5jx4e
    @user-tl4tb5jx4e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasanow adan

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 7 หลายเดือนก่อน +1

    Old is gold❤

  • @abdinasirofficial4929
    @abdinasirofficial4929 10 หลายเดือนก่อน +2

    2010 xasuus

  • @Kdb.junior
    @Kdb.junior 7 หลายเดือนก่อน +1

    Still listening this song 2024 ❤️

  • @hassankhabiir8607
    @hassankhabiir8607 หลายเดือนก่อน

    Ala hestan maxaan safar anigo ah dhagaystay waa hesta darawalada somalida war yaa darawal ah

  • @Muhanad-11
    @Muhanad-11 ปีที่แล้ว +20

    This Song🥺💙

  • @sharifcade1549
    @sharifcade1549 ปีที่แล้ว +6

    19/1/2023 ☺️

  • @cherrykhaleed9997
    @cherrykhaleed9997 14 วันที่ผ่านมา

    2024 still favorite song ❤

  • @inabeed7691
    @inabeed7691 4 หลายเดือนก่อน

    Legendary xasan aadan samatar 🖐

  • @user-gy1we2el1u
    @user-gy1we2el1u หลายเดือนก่อน

    Who listening this song 2024 😢❤

  • @khaalidabdi7575
    @khaalidabdi7575 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha aan ka xiiso dhicin bay kamid tahay

  • @siratmohamed5281
    @siratmohamed5281 ปีที่แล้ว +10

    Best qarami our legend ❤

  • @SaraJamal-rs4lk
    @SaraJamal-rs4lk 3 หลายเดือนก่อน

    Legend somaliyed singer 57

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 2 ปีที่แล้ว +9

    Waaow

  • @heesahamaanta8071
    @heesahamaanta8071 ปีที่แล้ว +1

    Aniguna lur iyi ciil lahadasha kalgacalkaan lug laqaadi waayo licliicaya weli🥺💋😭

  • @mohamedmoallin8745
    @mohamedmoallin8745 2 ปีที่แล้ว +6

    Xasanaden hakana

  • @qadarpowermusic10
    @qadarpowermusic10 2 ปีที่แล้ว +27

    The one and only legend💯🔥

  • @liibaancaraboow9861
    @liibaancaraboow9861 2 ปีที่แล้ว +10

    Sxb Tan Kadaal Ayuu Ka Qaaday Heesta Original keeda Cod Khafiif ah Oo Xoogaa Yaraasho Ku Jirto ayuu Ku qaaday Xitaa Organ ka Noocaan ah Looma Tumin Tan Waaba Music ga Dambe

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Originalkeedu waa kaban, waana sadex bage,
      Tan wuxuu soo cusbooneysiiyay 1999

  • @ducaysanecabdi2494
    @ducaysanecabdi2494 ปีที่แล้ว +4

    14.10.2022 ayan dhegaysanayaa

  • @alijamacsaleban7654
    @alijamacsaleban7654 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan kama xiiso dhaco 11/4/2023

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 6 หลายเดือนก่อน +1

    Listening 2024

  • @zamzammohammed7242
    @zamzammohammed7242 2 ปีที่แล้ว +13

    ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴