SACIID QALINLE AFKA KUGUMA DILI KARO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 572

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +276

    Hadal doqon kugu tiri waligaa hadaba galin🙏
    Saami cade waa noo dhuumatay hees waa dhaaftay😂another level

  • @stararawelo2385
    @stararawelo2385 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah maansha alaah cod ayuu alle ugu deeqay saciid qalile waa nin aan caadi ahayn ciise dhuux 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴 fron garoowe

  • @ahmedabdi7790
    @ahmedabdi7790 3 ปีที่แล้ว +14

    Hees kaliya maahane waa motivational song waa dhiiri galin caadi ah in kabadan 20 jeer baan dhagaystay anigu waxaan ku siiyey boqorka codka siciid qalinle noolow brother

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 3 ปีที่แล้ว +111

    Fanan qof kasta laguma tilmaame walle laguma xaqiri karo poowe *Zaid* *Qalinle* NACASKA DIB UGA GURO😘🙏

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 2 ปีที่แล้ว +8

    Alla waa hees aan malin aay ku habon tahay aan dhageysan doono insha allah 😢🎉✅✅✅✅✅✅😍

  • @khaledwarsame163
    @khaledwarsame163 3 ปีที่แล้ว +13

    The best song with great words I’ve ever listened couple times. From all the way Arizona State.. Sami Cade war Eraya Culus kasoo maaxday🙌 laxanka iyo wiilkan sidii fanaanintii hore u heesayo baa sii shiday yaqee 👍

    • @zamzamhirsi8412
      @zamzamhirsi8412 3 ปีที่แล้ว +1

      Salaan la mid ah.All the way from AZ as well.What do you mean by Arizona State?Arizona wa gobalka.Are you referring to ASU(Arizona State University)

  • @xidigcabdulahi7064
    @xidigcabdulahi7064 3 ปีที่แล้ว +38

    Erayada saami cade
    Laxanka sakariye kobciye
    Codka saciid qalinle
    Music xamdal
    Waa hes dad weyn ay isku tagteen runtii saami cade keep going abwaan aan tagersanhy

    • @Balanbaalis
      @Balanbaalis  3 ปีที่แล้ว +5

      thanks alot walalkay

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +17

    ereyada : Abwaanka qarniga Saami cade Yaslaaam wllky Hormar iyo Guul insh alaah Waxa tahy runtii Qof howlkar ah Oo bilcda Magalada Muqdishu so bandhigay una so bandhiga Bulshada somalida ah Sidkelh waxad ku Darsatay Curin iyo Heeso sameen Maskaxda eebe haku Ziyaadiyo 🙏❤

    • @Balanbaalis
      @Balanbaalis  3 ปีที่แล้ว +2

      aad baa u mahadsan tahay walal macaan

    • @ikranmohamed2489
      @ikranmohamed2489 3 ปีที่แล้ว

      @@Balanbaalis ad

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว

      Abwaanka heestaan sameeyey Saami Cadde halkeen ka helaa igu caawi walaal emailkiisa ama taleefoon laga helo. Mahadsanid

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +40

    Boqorka e seerar lasiyey qalinle ayaku leh yaa ila arkay? Nacaska waliga walaga dherada heestu waa dhiiri galin buuxda 😍🙏

  • @muusiga
    @muusiga 3 ปีที่แล้ว +117

    Hore usoco siciid qalinle inta kabo la'aan ku daawanaysaa like igu qabo

  • @ilhanali8397
    @ilhanali8397 3 ปีที่แล้ว +4

    Cunugaan maanshalah caadi ma’ahan waa wiil yar Oo cod macaan leh waliba waxaan jecelahay markuu heesaha xasan adan Samartar uu qaado ❤️ from jigjiga saciid huuno keep going ayaan ku leeyahayna 👏👏👏👍👍👍💪💪💪

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 3 ปีที่แล้ว +20

    Erayo cajiiba
    Fanaan kasoo bixi Kara ayaad udhiibtay
    Hambalyo Saami cade👏
    Mahadsanid cod libaaxle
    Siciid qalinle da'yarka fanka🙏🏻

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว +45

    Sami heestan maxaa farxaan yare awal ugu dhiibtay mise Saciid Qalinle horsisay wllow heestan uma qalmo inuu qaado saciid Qalinle qofaa aheen waa rayigeyga inta ila mida like ta kutusa saami cade

  • @anisaabdirashid920
    @anisaabdirashid920 3 ปีที่แล้ว +4

    Cod’ka/💯
    Qurux’da/💯
    daganan’da/💯
    Music/💯
    Ereeyada/💯
    Gal’sonida/💯
    Fur’fur’nashaha/💯
    Everything’s/💯
    Masha allah!

  • @sadiaali2269
    @sadiaali2269 3 ปีที่แล้ว +6

    Fanaankaan waa la hagraday walaahi, codkiisa kama daalo 👌👌👌

  • @agentperish3414
    @agentperish3414 3 ปีที่แล้ว +6

    Saciid qalinle heesta hooyo e u qaado markan arkay u qiray inuu yahay fanan buuxa keep going walalo ✌🥰

  • @nadamuctar5602
    @nadamuctar5602 3 ปีที่แล้ว +3

    Midka ku dadaaliyo…. Kala baro midka ku daran❤️‍🩹♥️ weedhasi way dhantahy

  • @madiinoabuukar9367
    @madiinoabuukar9367 3 ปีที่แล้ว +5

    Da,yarka fanka said qalinle ilaheygi ku umaa kudhameyy heybad and hanaan cadka idilay masha allaah my brother xafidu laah ❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @samiiraali7911
    @samiiraali7911 3 ปีที่แล้ว +4

    Hestan waxa moda inee i tabaty wlhi
    Rabbi ha xafido ninka sameye iyo kan qaaday iyo inta ka qeyb qadatay
    Thank u

  • @abuukarxayle4043
    @abuukarxayle4043 3 ปีที่แล้ว +6

    Fannka kaliyaaa eee aaan Hubo inooo yahay fanaan cod iyo anshax isku darsday inoo yahay legend saciid qalinle ma isku rascnay bal dhalinyaro
    Codka waaaa %1000
    ERAYADA SAAMI CADE %1000
    NAAXIYADA S.KOBCIYE %1000
    MUSIC XAMAADA AL CASAL %1000

  • @muhiim9116
    @muhiim9116 3 ปีที่แล้ว +10

    The one and only Said Qalinle keep going bro
    Kaan darajo kula rabin wn kaaga digayaa i like wllhi ❤

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa jira dusha sare
    Daacad ruux matalayo
    Dibnaha ku macaansho
    Misna neceb dantaado
    Aan darajo kula rabain waan kaaga digayaa🖐️

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 3 ปีที่แล้ว +2

    Sami cade marka hore Hambalyo Aroskaga Erayadan Inaba Cadi Maha Qalinle Another one waye eshqiyasak

  • @canabm3126
    @canabm3126 3 ปีที่แล้ว +31

    Boqorka codka omg his voice is sensational ❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 8 หลายเดือนก่อน +1

    Esh calaa xasuus 2021 to 2024 🔥 hees dhirigalin ah 🤝

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +2

    Yasalaam afka caano macaan laku qabiye💙💙💙👌👌👌🙌🙌🌹🌹🌹✔✔👑👑✅ waa fanaan cod macaan quruxoon alle iyo dagan isku darya cadagow u noloow ❤❤🌹🌹👑👑👑

  • @naftauroon2482
    @naftauroon2482 3 ปีที่แล้ว +9

    Waaaah waaah Walhi taasaa Beeen aheen afka maa liisku dilikaraa🤣🤣🤣🤣🙈👌waa maya qof asaga dhinte mar hore makudili karo 👏👏👏👏👏👏

  • @mrmaqaneofficial1597
    @mrmaqaneofficial1597 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa,hees qof weyn kuhadli karo afka yaan lagugu dilin brother

  • @Mahadwardoon
    @Mahadwardoon 3 ปีที่แล้ว +7

    Erayo inaba caadi eheen abwaan Saami cade Fanaan gurxankiisa kacsan music kasiidaran ☺️❤️🔥

    • @Balanbaalis
      @Balanbaalis  3 ปีที่แล้ว +1

      waad mahadsan tahay walal macaan

  • @kafixasan695
    @kafixasan695 ปีที่แล้ว +1

    Hadal doqon kugu tiri waligaa hadaba galin ala run badan
    Bro keep going waxaan hees lama oran karo another level for you 😆

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

    ASC SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA .MR.SAID.😁👍🇫🇰

  • @MOHA-jj8en
    @MOHA-jj8en 3 ปีที่แล้ว +16

    first one one love❤ Somali 🇸🇴

  • @ridkamohamed2545
    @ridkamohamed2545 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadan awothay one million Ayan ku siini laha 😢😢😢❤️❤️❤️❤️❤️

  • @liibaanxasan2809
    @liibaanxasan2809 3 ปีที่แล้ว +3

    hadii erayo mug iyo miisaan leeyihiin saami cade ayaa sanadkaan curiyey sxb waan ku taaganahay👏

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 3 ปีที่แล้ว +4

    What A Song😱🔥
    Erayo🔥
    Laxan🔥
    Music🔥
    Cod🔥
    Fanankan marki iigu horeyso aan arko waaye xaqiiq wuu iga gadan yahay🔥🙏
    Keep it up pro👏🙏

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +1

    Saami cade.
    Sxb.waad noo Dhuumatey.
    Hees iyo Bar.dhe
    Wax baa ka dhacay.
    S qalinle..halkeeda Ayuu dhigay

  • @hananhalane6781
    @hananhalane6781 3 ปีที่แล้ว +6

    Siciid qalinle full respect uhayaa🙏🙏🙏♥️♥️♥️

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 3 ปีที่แล้ว +14

    My brother sami cadde isga leh erayada go forward wx kastaad sameyn karta

    • @Balanbaalis
      @Balanbaalis  3 ปีที่แล้ว

      waad mahadsan tahay walaashay macaan

  • @ARAGMEDIA1
    @ARAGMEDIA1 2 ปีที่แล้ว +1

    Heer sare

  • @nani900t7
    @nani900t7 3 ปีที่แล้ว +3

    Saami cade ♥️🔥waxaba kaso go.ay abwaan ii dhuuntay🙏horay usoco wll erayadan qalbiga ka dareemay♥️

  • @aziazaid410
    @aziazaid410 3 ปีที่แล้ว +4

    "Dabcigiisa qof gaday, haku dayanin wa guni" Kabanka mar waan ku tumi qalinloow🥺👏,

  • @ruwedaolow6083
    @ruwedaolow6083 3 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka codka guuxa maa inoo yimid reer muqdishay ❤🤗

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 3 ปีที่แล้ว +4

    Erayada cajiib music ish calaa codka 💯 🙄👍

  • @samiiramoalim5205
    @samiiramoalim5205 3 ปีที่แล้ว +7

    Wooof caleeg 🔥 hees iyo badh wlhi 🥰🔥🔥🔥🔥

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 ปีที่แล้ว +3

    Said qalinle fanaan yar oo codleh waaye😘🤩Saa usoo heesa ama naga aamusa

  • @shamsamaxmed6862
    @shamsamaxmed6862 3 ปีที่แล้ว +2

    Weeeeey siciid qalinle nintegey masha allh nin ninka tegey 🥰🥰 qosol nolosha o farax wll

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 3 ปีที่แล้ว +5

    Wax hankaaga dib u dhiga damac yow kuu geyn 😎
    Ereyo cajiib ah wlh 🥰😍

    • @aminomaxamed8246
      @aminomaxamed8246 3 ปีที่แล้ว

      Ifraax

    • @aminomaxamed8246
      @aminomaxamed8246 3 ปีที่แล้ว +1

      Ifràax cabduhaab 😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💌💌💌💘💝💝💝

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee iga gadan heestani erayo iyo laxanba 🌷💖👏👏👏

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta heesta coming soonteda marhore kuso aragtay farxan yare like

    • @Dunida191
      @Dunida191 3 ปีที่แล้ว +2

      Codka Farxaan ayaa ku soo baxayey laxanka

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 ปีที่แล้ว

      Aday kulatahay saaxiib

    • @bintisomaalchannel7069
      @bintisomaalchannel7069 3 ปีที่แล้ว

      Sheeka haysa wll wiilkana ku leh lkn fikirkaga ma kugu didani

    • @stopbeenta7040
      @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว

      Saciid qalin le fanaan way cod maashaa alah

  • @ismaelsori1887
    @ismaelsori1887 3 ปีที่แล้ว +9

    Excellent song with excellent advice keep it up bro

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah wuxuu adegsaday erayo aad u xikmad badan mahadsanid

  • @bilecalimaxamed1229
    @bilecalimaxamed1229 2 ปีที่แล้ว +2

    ish cala hees geep going pro😍

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว

    Degaankaas uu fanaanku heesta ku duubey fadlan ii sheega dadkeygow. Allah dhulkeenu qurux badanaa cir buluuga waaban u xiisey!

    • @nimcokaynaan3836
      @nimcokaynaan3836 3 ปีที่แล้ว +1

      Hargysa hadhwang weyan walalo alow dadka iyo dalka nodaa🥰🤲🇭🇺🩸💯❤❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcokaynaan3836 Mahadsanid walaalo!

  • @ladansumaya6338
    @ladansumaya6338 3 ปีที่แล้ว +2

    Saami cadde waad tagtay ish caala iyo cotka siciid qalinle ee dahabka ah ❤❤❤❤

    • @Balanbaalis
      @Balanbaalis  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walaashay macaan

  • @ABWAANDAYIB-QOODH
    @ABWAANDAYIB-QOODH 3 ปีที่แล้ว +3

    Wah wah fanan waa ku bannaanyay Siciid qalinle🔥👍

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa jira dushaa sare
    Daacad ruux matalayoo
    Dibna kuu macaashoo
    Aan darajo kula rabin
    Waan kaaga digayaaa💯👌💯👌💯

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 3 ปีที่แล้ว +4

    Wooow my pro saami Cade nin weeyn wallkey qaliya guuleyso 🙏👍

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 3 ปีที่แล้ว +1

      Xxbti wilka mansha Allah qurux bu la licaya e ma reer puntland ba

  • @safiyomohamedali
    @safiyomohamedali 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw caadi maaha daacad ruux metelayoo aan darajo kula rabin waan digaya 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼💕💕💕💕💕💕💕 Nice pic

  • @salmancali9067
    @salmancali9067 3 ปีที่แล้ว +13

    Fananka reer garawe♥️

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว

      Garoowe mahaae heer somaliland dheh hooyga ganka iyo ilbaxnimada hargeeysa laga yaab

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว

      Garoowe mahaae heer somaliland dheh hooyga ganka iyo ilbaxnimada hargeeysa laga yaab

    • @manshaallhmohamed7881
      @manshaallhmohamed7881 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jaamacabdi489 kkkkkk idinka reer soomaalind dadka mayska qaadanaysan marka hore dadka sookala baro ninkaan waa reer puntland hargaysa fanku kabilabay mooye

    • @siciidcadde734
      @siciidcadde734 3 ปีที่แล้ว

      @@jaamacabdi489 hhhh huno somalind Uma dhalan ee waa nin reer somali Gaar ahan reer puntland somalind waa walihis la soco

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 3 ปีที่แล้ว

      @@manshaallhmohamed7881 laf ahaantiisa sheegi maayo anigu meeshu doono haka yimaado lkn hada waa fanaan heer hargeeysa ah

  • @omariidle3372
    @omariidle3372 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw said qalinle wxaan kuu siiyey brw 3 dhibcood

  • @aliosmanmohamed7616
    @aliosmanmohamed7616 3 ปีที่แล้ว +1

    Haku dayan qof maan guran iyo ruux daciife waa hees murti leh saami cade fanaanka qalinle wey kabaxsadeen

  • @sacdiyoqalbi7276
    @sacdiyoqalbi7276 3 ปีที่แล้ว +10

    Wooow qalinle asal sood👏❤

  • @xabiiboyaxye9249
    @xabiiboyaxye9249 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow hadl doqoni kugutidhi walaga hadaba galin waa sax bro qalinle good

  • @abshiribrahim6793
    @abshiribrahim6793 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan way iga gadantahay cadi ma aha saciid qalanle fanan buxa 👌👌👌

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 3 ปีที่แล้ว

    Ishqiyaasak Al fanaanka aan aad u jeclahay Saciid Qalnle wn ku wataa

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 3 ปีที่แล้ว +7

    Qalinle Samatarka Qarniga 😅🦋🦋❤️❤️

  • @dekhajama9454
    @dekhajama9454 3 ปีที่แล้ว +2

    Oh my God wow Nice I wait lik this song I know coming Wendy 👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 ปีที่แล้ว +1

    Eryad /laxanka/ codka/music / waa iga gadanyihiin kusoc siciid qalinle❤👌

  • @ciiseaadan1970
    @ciiseaadan1970 3 ปีที่แล้ว +2

    Tani hees waadhaaftay Walee erayadii Sami cade aa ❤️✌️

  • @iqraabdinaazirabdullaahi8560
    @iqraabdinaazirabdullaahi8560 3 ปีที่แล้ว +3

    Reer somaliland waa hoyga murtida iyo sugaanta soomaaliyeed ❤💚💬

  • @faraxasannuur9667
    @faraxasannuur9667 3 ปีที่แล้ว +2

    horey usoco abaawe been ma ahan taas guul wacan good

  • @daganahmed548
    @daganahmed548 3 ปีที่แล้ว +20

    Woow 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴

  • @saynabibraahim1945
    @saynabibraahim1945 6 หลายเดือนก่อน

    maash allh wllky cisi iyo sharafa ku noolowa abidakaa wllo mcn

  • @nuuraxmed6206
    @nuuraxmed6206 3 ปีที่แล้ว +2

    Saiid qalinle fanaan Aan jeclahay kep up bro

  • @king15716
    @king15716 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan lahubo sicid qalinle keep going

  • @cayuushacabdulle9883
    @cayuushacabdulle9883 3 ปีที่แล้ว +3

    the one and only saami cade wllka muqdisho cadey

  • @takeoffemi8259
    @takeoffemi8259 3 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi mahan heesta
    Codka 100
    Laxanka 100
    Eayada 200
    Edit 100

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw muusiga iyo heestu weyisleyi hiin waanka helay

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว

    Faraxsan iyo siciid qalinle yaa heesta loo dhiibay yaase bililiqeeystay dhanka codka👉legend siciid qalinle horay usoco eebow🙏🙏🙏🙏

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 ปีที่แล้ว

    ASC WAA IDIN SALAMEY HABO SICIID QALINLE WAA SALAMEY WAXAAD TAHAY FANAN

  • @anisabotan3334
    @anisabotan3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah walalkaygii fariidka ahayow boqorka codka tan hees lama oran karo

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 3 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan siciid qalinle da.yarka fanka codkiisa ku jooga keep going powe

  • @ubaxluul6377
    @ubaxluul6377 ปีที่แล้ว

    Amarka illahay wiilkan codkiisa wn ku soo celceshada❤

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 3 ปีที่แล้ว +5

    Another level wllkay siciiD

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 3 ปีที่แล้ว +1

    What a song and talent... Axyaa fnaan Sicid qalinle.....

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 3 ปีที่แล้ว +1

    wallhi ninkaan fanaaan waaa dhaaafay codkiisa waa 💯💯

  • @raahmoomar650
    @raahmoomar650 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah aabowee cod miyo hess micnoo leeh mahad saniiid gull kaa gar

  • @housseinali9505
    @housseinali9505 3 ปีที่แล้ว

    Soomali oo dhan fanaaniin ma ku tilmaami kara walalayaal🥰

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadaad sidaydo kale jiif kudawanayso like iisaar

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 3 ปีที่แล้ว +3

    Waiga gadanthy heestaan ❤🙏

  • @kawsarabdulahi1925
    @kawsarabdulahi1925 3 ปีที่แล้ว +1

    Afkaaga caano lagu qabay 💕❤️👏👍🏽🇸🇴🌺🎈💕❤️👏🌺

  • @qarandeeq214
    @qarandeeq214 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalinle plss wll heesta xasan aadan quruxdii africa soo cusbonee

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ruuxa kuu necep afka kuguma dili karo🥺🥰

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestani Waa Xaqiiq

  • @samiiraali7911
    @samiiraali7911 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta xifaaltan aduun so aragtay kaliya ayaa fahmi karo hestan qimaheyda
    Thank u for everyone👏💯💯

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 3 ปีที่แล้ว

    Woooow heestu caadi maaha laxanka iyo codka 👋👋🎧🎧📺📺🎤🎤

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว

    Sami cade war ninka heeso badan u dhiib laxanka zakariye kobciiye hasameeyo saciid qalinle cod waa hayaa dhuunta ka hadlaa

  • @khaderahmet5618
    @khaderahmet5618 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ruuxa kuu neceb Afka kuguma dilikaro

  • @caqilkacalifure4010
    @caqilkacalifure4010 ปีที่แล้ว

    Qalinle fanan aan tagero aad iyo aad wlipa m.a horaY usoco fanan🥰🥰

  • @hodisaisack7790
    @hodisaisack7790 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxay ximbarsantahay tix cajib ah .. nice song keep it up.
    2020/12/13

    • @naciimaabdi7740
      @naciimaabdi7740 2 ปีที่แล้ว

      Aniga xita heestan qiso cajiib iledahaay 2020.4.11 😭