xasan aadan samata siraad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 401

  • @Mo.BirJeeX
    @Mo.BirJeeX 4 ปีที่แล้ว +207

    Hooyaday magaceeda “ Siraad “” please hadad hooyadaa jeceshahay love ii sara

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 3 ปีที่แล้ว +37

    Heestaan aabahey aad buu ujeclaa waayo magaca hooyadey baa kujiro "Siraad" rabbi waxan uga baryaa inuu janada ku kulmiyo maadaama ay si xad dhaaf isku jeclaayen coz 1998 bey hooyadey geeriyootay anigoo aad uyar kadibna aabo ma guursan asigoo dhihi jiray siraad baa wali jeclahay ilmaheeda ayaa jaceel sii siinayaa alx anagoo nasoo barbaariye 2017 buu asna geeriyooday

    • @hodhare961
      @hodhare961 2 ปีที่แล้ว +1

      Aabe fiican buu ahaa. Allaah ha u naxariisto Aamiin

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah Aabo wanagsan ayuu ahaa rabbi janada fardowso haka waraabsho Aabo iyo hooyo 🤲

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 ปีที่แล้ว +2

      Labadoodaba uducèya hadda duco bay kaa mudan yihiin

    • @sukhraabdi96
      @sukhraabdi96 2 ปีที่แล้ว +1

      @eng abdiqafar aamin wll ilaahey hawnaxariisto labadooduba janada haku kulmiyo

    • @mahomedhussein5543
      @mahomedhussein5543 2 ปีที่แล้ว

      May allah bless his soul waxuu ahaa( A FEW GOOD MEN )

  • @safwaanbootaan8536
    @safwaanbootaan8536 3 ปีที่แล้ว +9

    1973 malintii ay heestii soobaxday waxaan joogay muqdisho aniga xaaskayga waxaan ka dhegaysanay radio mugdisho
    like iisaar hadaa yaabtay

  • @Suinaldo2003
    @Suinaldo2003 7 ปีที่แล้ว +61

    waa waqtigii ninka Somaliga ah dal uu kufaano lahaa lana xushmayn jiray. music saan lootumo iyo codkan fasiixiga ah ayaa Talent loyaqaana

    • @xaaxinews9269
      @xaaxinews9269 7 ปีที่แล้ว +4

      Ali Junior anagu wadan aan ku faano oo taarikhle wn haysana Somaliland

    • @Suinaldo2003
      @Suinaldo2003 7 ปีที่แล้ว +7

      Sakariye Maxamed Bro aniga ree waqooyi baan ahay inkastoon qurbaha kudhasay. Somaliland waxaan kujeclahay waa Nabada. Aloow usiyaadi. Taas marka lagasootago Somali wada jirkeeda wax walbo ayaanu kajecel nahay waa hadii 50/50 wax walba ay uqaybsanayaan ree waqooyi iyo koonfur Not 4.5. Oo dhibkii dowladii Siyaad bare aygaysatay xal iyo maqdhaw lagabicinayo. Qilaaf ictraaf xal mahan. Wadamada islamka iya kala go'o . kuwa galada na iyaa xal waara keensada.

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 4 ปีที่แล้ว +1

      @@xaaxinews9269 oh somalialand iyo somalia halkeh ayad ukala wada hnoo

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa waqti ay dadku imaan lahayeen dhiig la daadiyo ay u arkeen inuu cirka soo dumay waa waqti uu qofku ku mashquulsanaa dantiisa lakiin hada waa muxuu qofkaa u nolaaday ilaahey wuu soo celin karaa

    • @werewolfgp3869
      @werewolfgp3869 3 ปีที่แล้ว

      @@Suinaldo2003 wa runta wll

  • @ameen3854
    @ameen3854 7 ปีที่แล้ว +150

    showgaan waa 1974.. 43 sano kahor sanad guuradi 4 aad ee xuriyada emiratka magald dubai lagu qabtay waxa ka qeeb galy SAMATAR saado cali FADUMO qasim HILAWLE iyo aniga o kamid aha technical teamka waayo waayo

    • @buqaarijaalle7861
      @buqaarijaalle7861 7 ปีที่แล้ว

      mohamed amin heestan abwanka sameeyay mgci wll

    • @dacardige8419
      @dacardige8419 7 ปีที่แล้ว +9

      Buqaari Jaalle Aun Maxamed ciise cabdi ayaa sameeyay maareyihii tiyaatarka laxankana cabdi kariim faarax qaarey (cabdi kariim jiir) ayaa saaray

    • @ramlanuur3548
      @ramlanuur3548 7 ปีที่แล้ว +2

      sadaam xuseen mar aaa dhageesaye ninka laxanka saaray wareesikiiga wuxuu dhahay waxaa heesta sameeye ciise ganeey nin la yiraaa

    • @dacardige8419
      @dacardige8419 7 ปีที่แล้ว

      Ramla Nuur waa Isla asaga kofartisa baa sida aheyd

    • @ramlanuur3548
      @ramlanuur3548 7 ปีที่แล้ว

      sadaam xuseen mcnha koofartisa neenaas maaaka wadaa isku nin miyaaana

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 6 ปีที่แล้ว +67

    1974______💚____2019 kama daalo waayo waayo Barigaan Doopka ahaa ayaan xasuustaa markaan dhagaysto heeska ☹️

  • @hajjimunir9676
    @hajjimunir9676 3 ปีที่แล้ว +43

    yaa iLa dwaanaya 2021 axyaa hees ..❣️🙏

    • @maxamudibrahim7448
      @maxamudibrahim7448 3 ปีที่แล้ว +1

      ana kula daawanayo sxb waan ku salame mcn

    • @hajjimunir9676
      @hajjimunir9676 3 ปีที่แล้ว

      Thankz zhp mcn ku raaxayzo ziraaD 🙏❤️

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 7 ปีที่แล้ว +65

    raag wa ragi hore hadal nuxurkisana ayagalatagay wale..its 2017 and am still watching ☝ farta taag if you do the same

    • @maxamedcali946
      @maxamedcali946 7 ปีที่แล้ว

      ✋anigaa daawanaya zxp

    • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
      @midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 ปีที่แล้ว

      ☝☝☝☝☝☝☝☝

    • @ayuubqaasim9810
      @ayuubqaasim9810 7 ปีที่แล้ว

      Adam hapi rag waa ragii hore lama diidana dumarna waa kuwii ay qabeen

    • @xaaxinews9269
      @xaaxinews9269 7 ปีที่แล้ว

      Adam hapi hhhhh sido kle masuul

    • @DadsoorTourism
      @DadsoorTourism 7 ปีที่แล้ว

      Adam hapi ☝☝☝☝☝☝☝ haa anaa kaala siman waa dawaanaa

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 2 ปีที่แล้ว +1

    cabdikariim qaaray "jiir" alle ha unaxariisto Feb 2022 ayuu geeriday
    Laxankan heesta isaga lahaa marxuumka laxamayste laxankiisa la helin karin alle haku naxariisto
    Erayada mufakirka abwaan mucjisada ah maxamed ibraahim warsame hadraawi

    • @socdaalchannel7410
      @socdaalchannel7410 8 หลายเดือนก่อน

      Abwaan Maxamuud Tukaale ayaa Sameeyay hestaan

  • @ismailmohamedmahdi9682
    @ismailmohamedmahdi9682 6 ปีที่แล้ว

    Erayadi abwanki weynaa korneyl maxamud ciise cabdi mulaxamistihii c.kariim jiir codkii al fanan xasan adan samatar music iyo cod layab leh waqti yara fananka 45 sano ka hor ayey aheyd hestan mana la helayo waqtigan fanan lamid ah samatar kuwa waqtigan jiro kama.taqaanid dameer qeylinayo labis iyo dhar quruxon o la xerto waxba ma taro legend samatar nolow fanan wa fanaaninti hore dadna wa dadki hore ala yacizak

  • @smiledon77
    @smiledon77 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa xasan aadan oo yar heesta wuu ku soo baxay siraad nooloow legegn xasan aadan

  • @Abdirahmanossman2215
    @Abdirahmanossman2215 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkaygii hore maray igu adkaysay ayaan heestan warqad ugu qoray Hablo Kula sinmaa Jira old is gold Caafimad iyo cimri dherer samater

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwaan muxamed ciise cabdi ganey aun ahaa mareeyahii tiyaatarka hargeysa kuna geeriyooday bandhigii fanka naygeriya 1976kii laxankii cabdiqadir jiir qaarey codkii samater 1973kii muqdisho

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 ปีที่แล้ว +1

    Ma ogtahay siraadey
    Sadex sano dheerad
    Nafta waan sasabayoo
    Intaa waan ku sugayee
    Baydka maqan weeeye
    Old is a Gold❤

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 11 หลายเดือนก่อน

    Erayadi Abwaan maxamed sagal ciise ganey. Kornelka
    Laxanki cabdikariin farax jiiir qarey
    1971 lasameyey soobaxday 1973 salamaad xasuus

  • @siyadgulled8221
    @siyadgulled8221 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw ! Waa 2021 iyo Addis Ababa wali xiisa gooni ah ayey ii ledah heesta. Legend Hassan

  • @sharmarkegaraad9027
    @sharmarkegaraad9027 7 ปีที่แล้ว +26

    Its October 2017 and still listening..............how sweet.......Amazing singer

    • @mohamedxafuun6491
      @mohamedxafuun6491 4 ปีที่แล้ว

      P ₩₩₩₩₩₩!) ₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩

    • @abdulegueh2444
      @abdulegueh2444 4 ปีที่แล้ว +2

      Aaaaaaàaàaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaaaààa

    • @khadiiraxmed
      @khadiiraxmed ปีที่แล้ว

  • @abdirashidnur863
    @abdirashidnur863 3 ปีที่แล้ว +11

    Heestan aabahay ayaa aad u jeclaa, 2003 ayuu emirite kala yimid cajalad ay ku duubnayd heestani, xusuus qaaliya😍

  • @xabiibonuur3454
    @xabiibonuur3454 6 ปีที่แล้ว +20

    xasuus Heestaan hooyadey ayaa qaadi jirtay Wooow samatar

    • @dekaways1252
      @dekaways1252 4 ปีที่แล้ว +2

      Hees qaliya ayay hooyo qaadi jirty ❤️

  • @rijaal4rl
    @rijaal4rl 2 ปีที่แล้ว +1

    December 2022 Ayn Daawanayaa , Marki Hees Igu Soo Dhacdaba Wxn Dhageystaa Qaaraamiga Si Gaara Heesaha Samatar Iyo Tubeec Two Legends , Wn Salaamayaa Qofkastoo Fariinteyda Arkaayo.

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah fanankeyna somaliyed illahay haka soo hanuniyo heesaha hassan adan samatar

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 ayan firsanaya wlhi wan qiiroday waa somalia ay is jeclayeen allow no so celi nawadan❤🇸🇴🤲

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisada hestan waxey ku dhacdey Ayeyadey iyo Awoweheyga waxana lagu sameyey hestan degmada qansax dheere oo ka tirsan Gobolka Bay
    😘😘😘😘😘😘😘

  • @ahmedshaadh6921
    @ahmedshaadh6921 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa dawanaya cawa axyaaa qaraaami berigaaan ,timaha lahaaa ayaan xasuustaa wayo wayo ,cawana waaa ,,, 15 ,3 2019

  • @samadoongk5900
    @samadoongk5900 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaa heeesta kaliya een dhagaystay inkabadan 10 jeer waana mid iiqaasa

  • @MohamedHassan-ue8tx
    @MohamedHassan-ue8tx 3 ปีที่แล้ว

    Ma ogtahay somaliyo idil u ma sidatid quruxda-- Xasan adan samatar waa ku wata keep giong

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 7 หลายเดือนก่อน

    Waa erayadii Abwaan mohamed ciisa abdi ganey Boqor ka Heesaha hal muceedka Ahna maareeyihii tiyaatarka qaran ka Soomaliyeed Ahna
    Colneyl ciidamada Soomaliyeed

  • @smiledon77
    @smiledon77 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa heestii ugu horeysay ee aan aroos gaaf ka qaado anoo yar thanks xasan

  • @Carab1347
    @Carab1347 5 ปีที่แล้ว +32

    Ya ila daawanya 2019😍❤😍❤

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii ciise maxamed kornaylka
    Laxankii abdi kariin faarax qaray jiir
    Codkii xasan aden samatar
    Sain poul minnesota 2023
    From sain cloud❤️👸🏼🌘

  • @1xbewin189
    @1xbewin189 4 ปีที่แล้ว +4

    Abo siyat wallahi mel uu nagarsiiyay arag bal iyo meshan jogno

    • @mr.seasalteee3667
      @mr.seasalteee3667 4 ปีที่แล้ว

      Ugaas he ain’t no my aabo hadii ow ilaahey diintiisa sharfi lahaa asna ilaah baa sharfi lahaa bro dadka somali badankood sacab ayee utumayeen markow ilaah diinkiisa ku jeesjeesayay ilaa hada cuqubadaas naheeso are you agree with?

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa bro haddu xumaa Madaxweyne Siyaad imisa sano ayaa so wareegtay
      Allaha u maxariisto rabi ha ka warabiyo janatul fardowsa

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 5 ปีที่แล้ว +3

    Igadaa ala xusan iga baxeyn marnaba gebedh aan isjeceyn jogtayne galkacyo duledkeda ane muqdisho inkasto marki danbe calaf inakalgeyay ayan kuxasusta xbbti melwalbood kunoshahay calaf waaa halkisa
    Nolol farxad leh igunolooow😢😢😭❤❤

  • @HassanFatow
    @HassanFatow 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waaye qof wax jecel baarisanaa naxariis badanaaa amaanta kama daalo in aan mar waliba niyadda kuugu haayo kama daallo xuman kuuma guuree wasidaa ee iila qabo ee ha iigu sii deynin ❤❤❤❤❤ from Baidoa janaay

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir8282 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxan dhegaysan jiray 2010
    Waqti xusuus leh lasoomaray waxan xasuustaa waxan u diray ayadoo qoral ah gabadh an jeclaa waa hees samayn leh

  • @legendman2523
    @legendman2523 2 ปีที่แล้ว +10

    Its 2022 and still listening 💯🥰🔆

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 4 ปีที่แล้ว +3

    alle hownaxiirsto abwaaan maxamuud ciise cabdi laandheeere maxamed subeeer reer isahaaaq isaaq abtiyaaashii ahaayeen

    • @axmedcabdullahi3097
      @axmedcabdullahi3097 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdile somalinimadu makugu filnaan wayday waa adi reer hoose usii gudbaye

    • @FarhanSwaggy
      @FarhanSwaggy 4 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedcabdullahi3097
      Walee wa runtaa walalo

  • @apdymawel5237
    @apdymawel5237 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan abaal weynbaan uhayaa
    Waa heestii aan qaramiga ku bartay
    Waagi hore heesaha qaraamka aad baan unacay
    Heestan waxay sabab unoqotay inaan kumanan heesod oo qaraam ah barto
    #Siraad Hassan adam samatar
    4 july 2021 in burco somliland

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waan jecelhay magaca hooyaday macn siraad cali 💟💞💖

    • @Mohamud_A._Xamaraawi
      @Mohamud_A._Xamaraawi 4 ปีที่แล้ว

      Hooyaday Ramla Cabdiqaadir ba la dhahaa😍😀

    • @ramlaaxmed9549
      @ramlaaxmed9549 4 ปีที่แล้ว

      @@Mohamud_A._Xamaraawi masha alllh

    • @Mo.BirJeeX
      @Mo.BirJeeX 4 ปีที่แล้ว

      Me too abaayo hooyaday “Siraad “

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold
    Rag wa ragi hore hadalna wa kay dhehen.❤

  • @daletaalidaleta8838
    @daletaalidaleta8838 4 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak
    Waa xili Habeen Eid carafa ah
    Mogadishu Degmada cabdi cadiis
    Waxaan fadhinaa Guryo same
    Aniga iyo my friend Raage

    • @shelby-y3i
      @shelby-y3i 2 ปีที่แล้ว

      salaan sharafeed jaalle 1 sanno kadib 😂

  • @dulmidiidxilkas733
    @dulmidiidxilkas733 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma og tahaay Zamzam inan weli ku jeclahahay inkasto lagu qabo waxan ku rejaynaaa nolol farxad leh calafka na kala qaaday mooye niyada ku nooshahay weli from Bangaldesh 12/2/2020

    • @5soomaaliwaadadkaygi635
      @5soomaaliwaadadkaygi635 4 ปีที่แล้ว

      Dulmidiid xilkas sxb way dhacdaa ha ubixin noloshaada horey uwad gadaal ha fiirin mid ka wanaagzan ayaad helaysaa inshAllah calaacalku waa rag ceebtii

    • @mohamedyare2942
      @mohamedyare2942 4 ปีที่แล้ว

      Please sxp gadaal hafiirinin waan kula darermi karaa xanuunkaa🥰😭

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 ปีที่แล้ว

    Jiir allha unaxristo wuxuu inagaga tagay heso codkodu ka qimo badanyahay erayada hesta saaraan badana hesta waxa nuxurka u yelaya waa codka iyo fananka xita haday Erayadu xun yihiin hesto top bey noqoneysaa afef kalama jeedo hestu iney erayadeda xun yihiin balse waxaan u hadlayay si guud guleysta bahda fanka🙏🙏

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa bawanka kaliye jacaylka ruunta kasheegay gabadhi munan odhan Adiga qurux ugu siita waxu kuyidhe ganshaha somaliyed galigaa uma qurx badniid qaar kula mida jira balse Adigu qalbigaygu kuracaye wax ilaqabo alow kunaxariiso abwan Maxamuud ciise abwanadi jacaylka aya u qiray markay soobaxday heestani oo yidhe Wale ninkana run kuhadlay

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi heeztan xazuuz ayay igu leedahay /2017 ayaan zaa,I'd u dhagayzan jiray inan aan mudo wada zheekayzanaynay ayaa mar qudha iz badal waaali ah ku arka oo nacab iyo warxumo tazhiil nazookala dhex galay ,inta aanan ,iloobin waa zababtuna waxay tahay zanbabadiyo beerkiyo wadnahaygaa zudhantay alxmdulilaah lkn hada waan ka zoo kabzaday oo marwo aan aad u jeclhy ayuu allh iziiyay

  • @aydrousmahmud638
    @aydrousmahmud638 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 fanaan wayn xasan aadan dhamaantiiin wanaag bn idiin rajynayaa.

  • @nasiimlove5701
    @nasiimlove5701 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestah kama hdlo dhagaYisged Ayeeydy mxn uu qadi jiraY mar walba ayeeyoh siraad miss U walhi 😢❤❤

  • @Abdirahman1
    @Abdirahman1 5 ปีที่แล้ว +4

    Kamadaaalo dhegeysigeedaa 29/03/2019
    Jimce
    From garowe.

    • @Abdirahman1
      @Abdirahman1 4 ปีที่แล้ว +1

      Labo sano kadib dib baan usoo booqday heestan oo kamida kuwan ugu jeclhay
      Nairobi, kenya 11/01/2021
      1:00 Am

    • @hassanolol1292
      @hassanolol1292 3 ปีที่แล้ว

      @@Abdirahman1 legend 💞🇸🇴

  • @abdifitahmohamud7383
    @abdifitahmohamud7383 ปีที่แล้ว

    Waa April 2023 wali waan dhageysanayaa sidii inay igu cusub tahay baan u xiiseynayaa

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaa lahaa Maxamed Ciise Abdi oo ree Dhagaxbuur ahaa ehel na ay ahaayeen Abwaan Sangub, wuxuuna ku dhintay shil gaadhi wadanka Nigeria asaga oo bandhig faneed u jooga. Waxayna isla shilka kuwada dhinteen Xassan Abdullahi Qarshe, oo uu dhalay abwaan Abdullahi Qarshe, geerida wiilkiisana wuxuu ka sameeyay heestii “ waa ayaanba ayaan “.

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 4 ปีที่แล้ว +1

    Ab iyo ab boqorkii codka (sambadiyo beerkiyo wadnahayga sudhantahay waa wax dhaca

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 7 ปีที่แล้ว +2

    wooow hees aad u macan wa marki ugu horaysay oon maqlo heestan aad bn ula dhacay

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 ปีที่แล้ว +8

    Look how music 🎵 it's Good.
    I believe in 2021 there's no one in This can beat like that's super music 😍

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah cimriga hakudhereyo xasanow fanan mugwayn😍

  • @khadarmohamed2612
    @khadarmohamed2612 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaan dhagaytay mulacanka wayn ee maxamed faarx qaarey jiir oo ka sheekaynaya wuxuu yidhi hadraawi baa ubogay heestan iyo midhaheeda sida farshaxanka leh ee u sameeeyey abwaankii hal abuuray

  • @esiraress2007
    @esiraress2007 7 ปีที่แล้ว +9

    1970 ayn u labisani jirnay hdu wadankena ila manta u nabad nosi ahani laha Xidigaha ayan la sinaani lahen.

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 ปีที่แล้ว +4

    Hesaha AL Fanaan Xasan Adan samatar mida aan ugu jecelahay 2022 waa tanaa❤❤✅
    Waxan hees way dhaftay Inta ila dawaneyso
    Like 2022

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 4 ปีที่แล้ว +1

    Hestan beydka 2 ad caadi maaha xaqiiqda nolosha jacelka si qurxoon u tarjumay TOP

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 7 ปีที่แล้ว +12

    ERAYADII JENERAAL MAXAMUUD CIISE CABDI IYO LAXANKII CKARIIM JIIIIIIIIIIIR WAAYO WAAYO

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdile darajadiisa Col bay ahayd walaal.

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 4 ปีที่แล้ว

      waxay ahayd COL ayuu ahaa

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 ปีที่แล้ว +10

    Ma ogtahay ifraxeey
    Caashaqii na sirayee
    Sahalka aynu moodnee
    Ina saaqay barigii

    Inuu soo kordhayiyo
    Siigiyo dabayliyo
    Soo kiciyay ceeryaan

    Oo xalay saqdii dhexe
    Hurdadii ka salaloo
    Soo toosay dhowr jeer

    Safaad male jacaylkuye
    Wan sidaaye ila qabo
    Soo dhowow ila qabo
    Oo ha igu sii dayn

    Ma ogtahay ifraxey
    Somali oo idil
    Uma sidatid quruxdee
    Hablo kula sinma jira
    Oonan sidaa u eegine
    Waa su aale kalidaa
    Maxan kaaga sahansaday

    Sababtuna waxay tahay
    Sambabada iyo beerkiyo
    Wadnahaygaad sudhanty

    Safaad male jacaylkuye
    Wan sidaye ila qabo
    Oo ha igu sii dayn

  • @faysalismail6178
    @faysalismail6178 7 ปีที่แล้ว +3

    waayo waayo ayaan xasuustaa markii iiguhoraysay galin danbe aan kadhaysatay radio hargaysa yaa salaam waa samar oo yar

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 หลายเดือนก่อน

    Mid ka mida Heesihii laga shidi jiray garoonkii Istadio Muqdisho ka hor inta aanay ciyaartu bilaabmin 1980th kii....

  • @abdullahiali1394
    @abdullahiali1394 4 ปีที่แล้ว +2

    fanaan hadaad
    maqasho waa
    xasan adan samatar
    waa fanaan dadkiisa
    qanci kara ✌🇸🇴💯👈

  • @khalifbaby1298
    @khalifbaby1298 11 ปีที่แล้ว +36

    oh thats my mothers name how sweet

  • @koshincllaahi5857
    @koshincllaahi5857 7 ปีที่แล้ว +3

    Waa xasuustii kooxda waaberi iyo walalakiin xasan adan samatar

  • @runtarunta4836
    @runtarunta4836 3 ปีที่แล้ว +3

    Safad male jacaylkuye waa sidaaye ilaqabo sodhawoow ilaqabo oohaygu sidayn❤still21

  • @saciidloveloveofficial8721
    @saciidloveloveofficial8721 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 ya dawanaayo plz like ismuujiya

  • @sagalonline
    @sagalonline 6 ปีที่แล้ว +8

    still waan dhagaystaa ilaa 1999 _2018

  • @mowlasutmad4900
    @mowlasutmad4900 5 ปีที่แล้ว +19

    Ma oGtahy siraadeeey
    Somaliyoo oo idil
    Uma sidatid quruxdii
    Habla kula dhigmaa jira
    Axsan SamaTar
    2019/April/20 14:49 SabTi

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 10 หลายเดือนก่อน

    Still am listening this song 15/2/2024 maalin khamiisa 3:38 casar❤😊

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 2 ปีที่แล้ว

    🌜❤️❤️❤️❤️💕💕🌹🌹🌹 aad u farxasanhy 24/12/2022 @🌛 jawigana wa mid AAAd u dagan mash Allhu Allaha I siyaadsho @❣️💖☑️

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Muuqalkiisu aad buu isku badaley xasan baashi hada iyo waagas😁 Allow Cimri dheer &caafimad kusii fanan Qiimo badan waaye ..

  • @abdulahiyare389
    @abdulahiyare389 2 ปีที่แล้ว

    Yaa Allah bal maqal waxa lagaraacayo oo kaban iyo aalad ah

  • @khaliilismaaciil7113
    @khaliilismaaciil7113 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaw XAsan AADAN intii Ila argty likete ha Ila dhaafina

  • @amirahajiali3168
    @amirahajiali3168 5 ปีที่แล้ว +10

    22-01-2020 🤓 yaa ila dhagaysanayo 💃

  • @SiradoShareey
    @SiradoShareey 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hada siraad qof la dhaho ana ka nol❤😊

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 8 ปีที่แล้ว +6

    abwaan maxamed ciise cabdi ayaa lahaa erayada heestaan

    • @زهرةحسان-ع1ن
      @زهرةحسان-ع1ن 6 ปีที่แล้ว +1

      Nabadoon soomaaliyeed Waa rutaa Ilahay ha unaxristo awawgaybu ah maxamed ciise cabdi cumar axmed alaah yarxamu

    • @murasetube6880
      @murasetube6880 5 ปีที่แล้ว

      Zxb mu lahayn heestan
      Heestan waxa laha abwan Hasan askari ayaaa laha

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

      Munir Murase
      Waxaadan cilmi ulahayn ama aadan hubin ha sheegin walaal heesta waxaa lahaa Maxamed Ciise Abdi

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc hees macaan cod dahabi ah laxan fiican waxan ku dhegeeysanayaa hooygii suugaanta magaalada geesiga dhasha xarunta gobolka Togdheer waa Burcee

  • @maxamedclahiaxmed4026
    @maxamedclahiaxmed4026 5 ปีที่แล้ว +8

    Samatar iyo sh mustafe farqiyaaa u dhaxeeya labadaba muqaladoodoo aad ufog ayaa lahelaa lkn nina aduunyo Nina aaqiro ayuu uduqoobay

  • @maankamoha4089
    @maankamoha4089 2 ปีที่แล้ว +1

    6/9/2022 habeen xasuus leh waa habeen talado

  • @sidiiqbashiir8403
    @sidiiqbashiir8403 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Adan Samatar
    Kama xiisodhaco Runtii Heestan Listening still 2020

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +3

    الاميرحسن اذم سمترمتعك الله بالصحه والعافيه ...... ابداع لاحدود له

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว

    KOOXDII WAABERI - iyagoo suit xiran oon marqaansanayn sharaf ka muuqato ayay dadka ruxeen music qurux badanna garaaceen
    kuwa hada jooga ee musicianka isku sheega iyagoo macawis xiran oo af xunoo malagiis galay qaad ku cunaya ayay camerada soo hor fadhiistaan
    CAJIIB

  • @FarhanSwaggy
    @FarhanSwaggy 7 ปีที่แล้ว +22

    my dad's mother's name is called ' siraad' best name ever

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 5 ปีที่แล้ว +2

      intaad waxaa leedahay maxa kuu diiday inaad Grandma tidhaahdid

    • @abdirahmanismaciil7213
      @abdirahmanismaciil7213 3 ปีที่แล้ว

      @ farhan Anigaba Ayeeyday Aabo ayaa la yidhaah Siraad

    • @FarhanSwaggy
      @FarhanSwaggy ปีที่แล้ว

      @@abdishakurawl1773apti de qofku maanu choice yeelan kadhin 🤔🦉

    • @bogorehconstruction7855
      @bogorehconstruction7855 2 หลายเดือนก่อน

      Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm😊mmmmmpm

  • @somalitoday4962
    @somalitoday4962 3 ปีที่แล้ว

    Ninka Drammerka ama Batariga Tumaayo wxn umaleynaa in uu yahay Aweys Abukar Goobbe

  • @shirmooge
    @shirmooge 6 ปีที่แล้ว +4

    Rag waa raga raxanwayn iyo inta abti u nahay legend

    • @geeleyare236
      @geeleyare236 4 ปีที่แล้ว

      Qabyaali naag naag dhalay ayaa thy wlhi

    • @axmedcabdullahi3097
      @axmedcabdullahi3097 4 ปีที่แล้ว

      Qabiil waxtarkiisa iyo faaidadiisa bal noosheeg walal somali bilow

    • @shirmooge
      @shirmooge 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedcabdullahi3097 ninkaan waa libaax d.m aha inkastoo markuu xamar tagay la qalday qabiilkale qoorta loo suray kaleexda hasanow eden afkii reer janaad ku hadla afmay

    • @axmedcabdullahi3097
      @axmedcabdullahi3097 4 ปีที่แล้ว

      somali Bilow walal wax umada faaido uleh sheeg ama iska aamus
      Qabiil noloshaadi iyo mustaqbalkaagi aad ku wayday haku wareegine

    • @shirmooge
      @shirmooge 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedcabdullahi3097 hasanow eden walal qabiil ma noqdo waa fanaan digil iyo mirifle ah ee afka kala bax wax kale ku mashquul

  • @ina____waaberi
    @ina____waaberi 6 วันที่ผ่านมา

    Cod xisihiis iyo talanti ayuu isku darsaday Alla Yaa cizak❤❤❤

  • @somalitoday4962
    @somalitoday4962 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii corneel Maxamuud Ciise Ganey Aun
    Laxanki Ckarin faarax qaareey(Jiir)

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว

    Abwaankii sameeyay wuxuu ku geeriyooday wadanka Nigeria shil gaadhi asaga bandhig faneed u jooga hogaaminayayna hobolada Somaaliyeed oo bandhig faneed ku lahaa Nigeria.

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 6 ปีที่แล้ว +30

    Gabadh aan jeclaa ban u qaday markay igu tiri maxad hablaha kale kaga duwanahay miyan ka qurux badanahay markaas ban iri ma ogtahay heblayoy somali oo idil uma sidatid quruxdee hablo kula sinmaa jira onan saa u eginee waa su aale keligaa maxan kaga sahan saday

    • @amaniquen2996
      @amaniquen2996 3 ปีที่แล้ว

      😂aanku qabto wa anigiye

    • @cigesoma5549
      @cigesoma5549 3 ปีที่แล้ว

      @@amaniquen2996 xajiyo shaydanka iska naar wan ku amanayay uun ee

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 3 ปีที่แล้ว

      😅🤣🤣🤣🤣😅 waa lagu qabatay

  • @kamalibrahim6405
    @kamalibrahim6405 2 ปีที่แล้ว

    Ma ogtahy sunduseey
    Somali oo idil
    Uma sedatid quruxee
    Hablo kulasimaa jira
    O anan saa u eeginee
    Waa su.aale kelidaa
    Maxaan kaga sahan saday

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 6 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Naji Sacad....miyaa Ninka Guitar....tumaya

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 2 ปีที่แล้ว +1

    It's 2022 and I am still listening so good song.
    First time I heard this song was 2012 and I was teenager.

  • @iftinmaxamediftinmaxamed4563
    @iftinmaxamediftinmaxamed4563 3 ปีที่แล้ว +2

    xasuus xasan Aadan samatar hees an jeclhy ruuntii in 😔

    • @qadiijomohamed2303
      @qadiijomohamed2303 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma og taa AAA
      Siraaday Somaali
      Oo idin uma zeda tid
      Qurux dee hablo 👰
      Kula siman maa jiraa
      Oo aan saas u
      eegenee wa su aal
      Igariid ah maan kaga sahansa dii ee
      Sabaab tu na waxay i tahay sababadii iyo
      Beer kiiyow wad na hayga surantaheey
      Safaad malah jacayl kiyee waan sidaa 😥
      Ilaqabo sodhawoow
      Ilaqabo ooh haygusiday😤
      Qof jacayl galay uun
      Baaga rankara
      Markaygii hore
      Heestaan waan
      Necbaa lkin hada
      Dareema yaa😫😖😭
      Xanuun kisa dadka
      Waxaa fican in naa
      Loosa meeyo xuquuq
      Ladhoho jacayl
      Xaqiisa halasiiyo 😁

  • @jazz8931
    @jazz8931 3 ปีที่แล้ว

    Ahmed naji sacad at the back

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 5 ปีที่แล้ว

    Boqolaal sano kabacdi sidanbaa loodaawan dhaxal somaliyeed majecli inaan kaxigsado soomaali lkn maxaned ciise cabdi family baa nahay wax wiil ah wll ma ahayn gabdhomooyee heesaha uusameeyay badankoodna xasan qaado gabdhahaas waa laga ilaaliyaa xusuusbay galaan xitaa maweydiinkartid taariikhdaas maalin baan kawarayso isdhahay gacanqaad baa igaadhay

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo aanan sidaa u eegine waa suaale kalidaa maxaan kaaga sahansaday ?

  • @zafwanhappytube9938
    @zafwanhappytube9938 3 ปีที่แล้ว

    Heestan waqti hore dhagysan niray lakin nasiib umayelan inan waqtiga falcelin kabixiyo xasan aadan samatar

  • @cabdiraxmaan9298
    @cabdiraxmaan9298 6 ปีที่แล้ว +3

    waa hees xuus badan igu reebtay

  • @xarago1960
    @xarago1960 7 ปีที่แล้ว +4

    What a days....aduunyo.........dawlad baa jirtay, police baa mee walba taagnaa, dadku waa ja wanaagsanaa maanta, dalku barwaaqo, shaqo buux, markaan soo shaqeeno ayaan kareoke aadi jirnay....heesaha iyo baararka muqdishu...somalia oo sidaasku noqota jiilka farmaajo doortay ayaan ka sugi

  • @mofmorales
    @mofmorales 5 ปีที่แล้ว +1

    fanaan buuxa mashala noolow hasan aden