SICIID QALINLE - MAALMAHA QALOOCAA - XASUUSTII XASAN AADAN - DAYAX BAND 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.พ. 2020
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.com/+AbdirahmanSo...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction
  • เพลง

ความคิดเห็น • 527

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 3 ปีที่แล้ว +48

    Ninkan Musiga Tumaaya Mucjiso yaa ila arkay 👍❤️

  • @keenodiidwaaye23
    @keenodiidwaaye23 4 ปีที่แล้ว +68

    I am speechless walaahi,
    Siciid qalinle waa fanaan buuxa.
    Wiilka musica garaacayana wa mucsjiso kale..💯👏👏👏

  • @mustafcabdi3972
    @mustafcabdi3972 4 ปีที่แล้ว +210

    ninkan wuxu iso xasusiyey hasan aadan samatar xasinow eeding wlhi inta xasan adan tagerta like ii saar rer awow isingna iing sari ley xasinowkeng wa🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 2 ปีที่แล้ว +8

    Heeskii fanaankii waynaa uu qaaday Hassan Adan Samater walee barteedii baad dhigtey waxaad tahay nin dhalinyaraa oo talent leh👍🥰

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 3 หลายเดือนก่อน +3

    Erayadu waa became philsofy aun Abwaanka wayn Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune.
    Soomaali legend From Growe poet.

  • @hannaalii6111
    @hannaalii6111 4 ปีที่แล้ว +16

    Qalinlle iga wallee waligay qof heesa uma hanbalyeen
    Ashqaraaaaray
    Mashalaah Mashalaah codka luuqda dhuunta RABI SWC Ha
    KUU BARAKEEYO BRO 🙏❤💙💖

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 4 ปีที่แล้ว +52

    Bal firiya wilka tuumaya ama ciyaraya biyaanoga(piano)
    Waxuu leeyahay karti aad uu wanaagsan oo si fiican ayuu uu fahmay biyaanoga Waxuu xasuus ku leeyaha koodhayad biyaanoga
    He has mastered the secrets of piano codes.Il a maitresé les secrets du codes du piano.
    Aad baa uga helay sida aad uu tuumayso biyaanoga.Bravo

    • @abdiabdi5455
      @abdiabdi5455 4 ปีที่แล้ว +1

      Pourquoi vous ecrivez en somali,englais et francais frere? Pourquoi simplement ecrire une seule langue ( une remarque de plaisanterie)

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 3 ปีที่แล้ว +1

      @abdi Abdi,frere pardon de se long silence J'etais tres occupê,la raison qui ma poussé d'ecrire trios langue j'ai eu peur de faire bcp de faute orthograhe surtout l'ecriture somali

  • @cashaxusen2540
    @cashaxusen2540 4 ปีที่แล้ว +28

    Musicgani intii la garanayey wuu dhaafay 🤤🤤🤤🤤 wlhi Bulshawi wuxuu ku soo bandhigay macalinmadiisa

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 4 ปีที่แล้ว +33

    The Best copy i ever enjoyed, welldone Qaline thanks for your Remake.
    Xasuustii Legend X.A. Samatar

  • @abdiazizsuleiman9997
    @abdiazizsuleiman9997 4 ปีที่แล้ว +94

    Bulshaawi wlhi ciyaalkii wuxuu tusay inuu yahay legend.
    Wuu kaga hadal-siiyay
    Bulshaawi legend gacmo dahable

    • @faaraxbaane7020
      @faaraxbaane7020 4 ปีที่แล้ว

      Subxaanyo miyaadan waligaaba maqlin

    • @abdiazizsuleiman9997
      @abdiazizsuleiman9997 4 ปีที่แล้ว +1

      @@faaraxbaane7020 mayee waxaan maqlay AXMED WELI FURINLE AABAHA MUSISHANKA

    • @cilmiaxmed378
      @cilmiaxmed378 4 ปีที่แล้ว +1

      Bulshaawi noolow inta nololi jirto

    • @malmohamud1465
      @malmohamud1465 4 ปีที่แล้ว

      Beentaa ma aha waayo yarku waa kawataa cod

    • @abdirisaaqalli4424
      @abdirisaaqalli4424 3 ปีที่แล้ว

      However

  • @siciidibraahimfaarax5586
    @siciidibraahimfaarax5586 2 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle halkiisii ayuu dhigay
    Waa fanaanka kaliya ee xasan meteli kara

  • @naasirkayse5045
    @naasirkayse5045 4 ปีที่แล้ว +36

    Siciid qalinle waxu lyhy cod lab dhinca klna heesHa hassan Aadn xgeedu dhiga go forward brother👍🤘🏿✋🏿👏🏾
    Qolda like tay like hay saarina wlloyl aniga😇😅😂

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว +4

    Maalmaha qaloocaa hadii ay kaa marooraan Waa muurayad Waayuhu caashuqu ka muuqda. Yaaaa xasan naacle Yaa qalinle Jr Dayax band ❤❤👏👏❤👏👏

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 ปีที่แล้ว +17

    Amazing bulshaawi siduu music 🎶 ugaracayo
    Siciid qalinle😱😱😱

  • @hooyomcnto6493
    @hooyomcnto6493 4 ปีที่แล้ว +18

    Xasan oo Yar Horay u soco qalinle ❤️❤️❤️

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 ปีที่แล้ว +12

    Cod Nin buu leeyahay libaaxx caadi ah 😍😍😍 siciid qalinle kalaay iska arag garoowe iyo hargeisa Ba adaa iska leehh

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 4 ปีที่แล้ว +7

    Omg 😮 Hassan aden samtar oo yar waye wilkan 🌸🌸🌸🌸🌸

  • @zakimuhnad3069
    @zakimuhnad3069 4 ปีที่แล้ว +108

    Siciid Qalilne inta igu Raczan inu Fananti Hoore Lamid Yahay like 👏👏👏

  • @DHAQANMAAL
    @DHAQANMAAL 4 ปีที่แล้ว +57

    Goormaan idhi legend musician bulshaawi meel fog baa laga doonaya. Bal eega wuxuu garaacayo mucjisadii musiga keep going bro long life

    • @najmaabdilahi6592
      @najmaabdilahi6592 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Mohamed Abdulrahman Runtaa bay ahyd.

    • @DHAQANMAAL
      @DHAQANMAAL 4 ปีที่แล้ว +1

      @@najmaabdilahi6592 najma walaashay markhaatigaaga ilahay ha furo alla haku xafido walaashay

  • @galaydhofficial4256
    @galaydhofficial4256 3 ปีที่แล้ว +4

    Hagar la an ayuu utumaya musigaa axxx yaaa ilaa arkay 👌🏿👌🏿👈

  • @deeqa445
    @deeqa445 2 ปีที่แล้ว +5

    😳😳😢 maalmaha qaloocaa hadii ay kaa marooraan waa muurayad waayuhu ♥️♥️👏👏 form somaliland ✌️🔥

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 3 ปีที่แล้ว +9

    Bulshaawi we r very proud of you one of the best Somali musician 2020

  • @abdiqaniqarni7738
    @abdiqaniqarni7738 4 ปีที่แล้ว +25

    Mucjisada music ga left and right bidix iyo midigba waa laga tumayaa 2020 furuline dhulkuu ku garaaacay bulshaaawi keeep fckin going real waraya 🤟🤟🤟🎆🎆🎆🎆🎆🎈🎈🎈🎐🎐🎐🎐🎐🎐🆒️

    • @baylood.germany
      @baylood.germany 4 ปีที่แล้ว

      ABDQANI QARNI TUPE macalinkiisu waa furinle ninkii dhana ee wax soo baray baad garab dhigaysa bro

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam hobal hobal boowe kuu qiray Waabari jacayl bari samaad halkuu Legend kii Xasan Aadan Samatar ka joogay inaad Fankan Cusub aad ka joogtid oo dhagaha iyo madaxa nagaga dhagacen socdaal,sharma boy,Qamar suugani lil balil,faladagan 2021 maxaa usoo jooognay kugu ilownay danbi dhaaf alle hanoga dhigo

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hees hore qiso dhab ah oo ku timid aun abwaanka sameeyay Mxmmed Cali walash oo loo yaqaannay Caydiid Kaba Cune.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +8

    Bulshaawi beatz🌟Qalinle yare🔥Heesta waa loo awood sheegtay⚡⚡⚡

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooooow alfanaan siciid qalile
    bartedii ayuu dhigay xaduustii xasan aadan samatar 👍👍👍👌👌

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad iyo aad ayuu umahadsanyahay fanaankan da'da yar.
    Weligay ma arag heed sidaa meesheedii loo dhigey..alla haku barakeeyo walalka soo dhigaw
    .

  • @walgo-media
    @walgo-media 10 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan xasan xaji c laahi,xasan ganey wuu qalbi hadlayaa siduu dalkiisa iyo dadkiisa u jeclaa alaha ku xafido abwaan xasan ganey iyo ragan kaleba❤❤❤

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 6 หลายเดือนก่อน

      absolutely 💯 ❤aamiin ilaahay cimriga iyo caafimad haw dheereeyo🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 4 หลายเดือนก่อน

      Ganey malahan heesta abwaan reer Nugaaleed ah baa lahaa oo dhintay.

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@cabdiwalibeeroof2483hayska odhan ee so baro tani muran malahe xigmadas maba lihidin reer somalia 🇸🇴 😂

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 4 หลายเดือนก่อน

      @@UmaAhmedMacan kkkkkkkk aun Mxmmd Cali Walash ayaa lahaa heestaa oo lagaran ogaa Caydiid Kabacune waa anti Ssdf buu kmd ahaa.

  • @unnieqween639
    @unnieqween639 4 ปีที่แล้ว +2

    Axsan swt seee ku heli karaa siciid qalnle axasan cod wax danbe odhan adaaa kuhaysta my big bor 🔥🔥

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 4 ปีที่แล้ว +5

    Music 🎶 + cod. Halacsi ah.
    Waayo waayo iyo 40 sano kahor Ayan xasuuste 👍🤛

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 หลายเดือนก่อน +1

    Best songer siciid qalinle Zxp igu qali

  • @haajilacag1535
    @haajilacag1535 4 ปีที่แล้ว +283

    mujaahidkan yar waa iga gadanyahay✌️
    dadkan dambe isaga ugu haystta
    yaa igu raacey 😁😁

    • @hibosalat7054
      @hibosalat7054 4 ปีที่แล้ว +2

      Saciid i love that song! & originally from my blood legend Galmothog😂

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 4 ปีที่แล้ว +2

      jamhuuriyada barakaysan wa wada sida

    • @munsaryare9100
      @munsaryare9100 4 ปีที่แล้ว +6

      Lkn amah nigula joga waa dowlada buntland

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 4 ปีที่แล้ว

      @@munsaryare9100 😂😂 ma laaciba

    • @haajilacag1535
      @haajilacag1535 4 ปีที่แล้ว

      Osman Abdi hhh waanu iibsanay

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 4 ปีที่แล้ว +7

    Xasan baad u cod egtahay sidii loogu lahaa wuu isbiimayey kanyari Masha Allah keep going

    • @mohamedibrahin255
      @mohamedibrahin255 ปีที่แล้ว

      Inaan kaxuntahay waa macquul yarisey 😂

    • @mohamedibrahin255
      @mohamedibrahin255 ปีที่แล้ว

      Inaan kaxuntahay waa macquul yarisey 😂😊

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤barteeda ayuu dhigay saciid qalile

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 ปีที่แล้ว +11

    Siciid qaliinle waxani cood kaween dee mad ku sidaartaa imka yabaye 😂😂😂 huno jumeirah cafe isku baranay Ankara ka so slmaya 🥰🥰🥰🥰💪

  • @galaydhofficial4256
    @galaydhofficial4256 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxa idilay musigishinku siduu ugu xaragon kabanka iyo codka isracsan waaaaaaaaw wanku istmay cidigaran ayaa garaan eshcalaa hees🤟🤟

  • @galaydhofficial4256
    @galaydhofficial4256 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu ninka garacaya organka ayan ladhacay ukaga hadlinaya bismilah waaaaaaaaw wanba kudalay egistisa musigaaaa

  • @galaydhofficial4256
    @galaydhofficial4256 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadan fanan noqon hay garaco bulshawi waaaaaaaaw I missing ❤❤👌🏿👈

  • @sakariyedayaxsalaad750
    @sakariyedayaxsalaad750 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninka garaacaya organka yaanba la dhacay qaabka uu ugaraacayo maanshaa allaah iyo fanaan cod macaan

  • @cabdixakiimmaxamedaxmed7141
    @cabdixakiimmaxamedaxmed7141 3 ปีที่แล้ว +5

    Taagero saciid qalinle ahay waxna ma idinka heeyo is garta ❤

  • @nastahahmed1967
    @nastahahmed1967 4 ปีที่แล้ว +1

    Xili Yada danbe marka dhageyiisto codkagaa wxn so xasuusta sidan ugu mirqaami jireey xasan Adan samatar thanks siciid qaliile

  • @21promised
    @21promised 3 ปีที่แล้ว +4

    One of H Adans toughest songs some1 could dare to do. Applause 👏🏾 for Mr Qalinle.

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 2 ปีที่แล้ว +1

    War garaca music ga tumaya wa another level wlhi bulshaawi wa ninkii heestii aduunka qabsatay tumay wa wa wayn kii duriyada

  • @caliibrahim1686
    @caliibrahim1686 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam inaba caadi maaha macalinka biyaanada iyo fannaan siciid qalinleway isla haystaan

  • @amiir.1243
    @amiir.1243 4 ปีที่แล้ว +5

    Qalinle fanaan iyo badh baad tahay, bahasha nin khasbada maahid qayb ayuu kaa yahay fanku! Muusishanku isna waa xirfadle heer sare ah, muuqaalkan ayaan ku bartay In Bulshaale la dhaho. Guys guulaysta, waad ku mahadsantihiin hawsha aad fanka Soomaalida u haysaan.

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 4 ปีที่แล้ว +7

    mujaahid saiid qalinle waa inuu puntland ku noqda isagoo super star ah
    abwaana waweyni abdi qays,,hadrawi,,adan tarabi,,labsalax,,wa inay heeso cusub u dhiiban fanaanka

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +1

      Muxuu idin kasoo doonin markuu cusbaaba garab istaagi wayde ader rag baa soo saaray iyaguuna waligii la noolaan

    • @amrangabayre6487
      @amrangabayre6487 4 ปีที่แล้ว +1

      Buntland maxuu kasoodoonayaa reermiyiga hargaysuu haystaa hooyadii fanka from bosaaso deeqa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +2

      Hassan adan samatar iyo axmed cali cigaal, abdilqadir jubba, kulli hargeisa ayey ruwaayado iyo heeso badan ka heleen, sida maalmaha qallooca oo hassan uu udhiibay Hassan Ganey, ruwaayaddii Galbeed Waa la xoreeyey

  • @goldboyofficialchannel5732
    @goldboyofficialchannel5732 4 ปีที่แล้ว +5

    Hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo
    My brother al fanan sacid qalinle fanan kayga aan tageero hal hees uu leyahay ima dhafto isha miriq ka siiiiyaaaa waa fanan da yar oo toon ku rabo ka heesi kara 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ilyasfarahadan4560
    @ilyasfarahadan4560 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasan aadan wa nool yahay ee maxad ugu qorteen xasuustii xasan aadan

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว +2

    soo saaraha muuqaalka iyo kooxda masraxa heesta waad noo maceyseyn thanks

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +2

    30 saano ee laa soo dhafeey fanaanada soo baxeey waxaa ugu coid wanaagsana Cabdiholan waxaa soo raaco wiilkaan daadaa yaar saciid

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 ปีที่แล้ว +5

    Woow axsan fanaan codka allaha kui barakeeyo siciid

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 4 ปีที่แล้ว +4

    Kooxda dayax o ciyaarta wadata waxaanu leenahay hambalyo 👏💐💐💐💐💐💐🔥🔥🔥 great team

  • @fadumomohamed3033
    @fadumomohamed3033 4 ปีที่แล้ว +17

    Maasha allh afkaaga caano geel lagu qabay huno❤️❤️❤️ fanaan aan taageero buuxo I hayo said Qaline nooloow abid nolosha Kuma xumeeyso 💓💯 ❤️ from garissa keny 🙏

    • @labasiigaalmedia110
      @labasiigaalmedia110 4 ปีที่แล้ว +1

      Mhsnid quruxleyda

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 2 ปีที่แล้ว +1

      Grsa magalo aan jeclahey fadlan igu salan grsa cadey from noth america

  • @Yaasir_Yaaska
    @Yaasir_Yaaska ปีที่แล้ว +2

    Ninkan Dhalinyarada Runtiii halkeedu dhigay heeskan Yaa salaaam
    Maalmaha Qalooca haday ka marooran waa muurayad caashaqu waayaha ka muuqda 😊

  • @bashkaxaaji2322
    @bashkaxaaji2322 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasan adan fanka somaliyed dib usoo mari maayo cimri dher iyo cafimad Allaha siiyo ⚘👍

    • @jallam
      @jallam 3 ปีที่แล้ว

      Xasan oo yar waakas hadi uu helo dad garab qabta sidi xasan loo garab qabtay
      Siciid qalinle

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว +20

    Wiilka heesaya iyo Kan tumayaba masha allah waa xarfaan uu soo diyaar garoobay fanka

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 4 ปีที่แล้ว +14

    Only in HARGEISA SOMALILAND

    • @wardi6
      @wardi6 4 ปีที่แล้ว

      Xaargeysa suuliland

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 4 ปีที่แล้ว +1

      @@wardi6 caac xasiid ma afloxo

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, dhalinteenu caadi ma ahan..... Alle ha dhawro wiilkaan iyo kuwa la mid ah ee bulshadeena usoo kacay.

  • @faadumocabdilahi8716
    @faadumocabdilahi8716 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sxp buuhoodle ha noolaato abdi Rahman hooray soco

  • @qulumbeyare7238
    @qulumbeyare7238 4 ปีที่แล้ว +4

    Siciid Qalinle duni kale ayuu kayimi isna wiilka misica garacaya waa iga gadanyahay

  • @haniitahluzah1869
    @haniitahluzah1869 3 ปีที่แล้ว +5

    Anibabay iga hadlaysaaa ax 7decmber2020 xanuunbdnaa jcylku😭😭😭😭😭😭 mrkleh dream ma midobi dona

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 6 หลายเดือนก่อน +2

    The one and only saciid legend ❤❤

  • @dekj2572
    @dekj2572 4 ปีที่แล้ว +4

    Xidigihii waa la liqay 100%

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 4 ปีที่แล้ว +16

    *Mohamed Abdillahi Dirie Bulwashi Farahaa lagaga gubtay walle*
    *Awood baad muujisay ustaad*

  • @hilaacchanel1241
    @hilaacchanel1241 4 ปีที่แล้ว +7

    mansha allaah allaw ku daa waa xasan aadan oo da yar

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 4 ปีที่แล้ว +4

    Wooow woow bulshawi aad buu u gacan macan yahay weliba gacan fudayd ayuu wax sheegtay

  • @kulanyare8803
    @kulanyare8803 4 ปีที่แล้ว +9

    Axyaa cod macal music heestan inay dhamatanba diiday markasta waan kuso cestaa 👌✌ copy xasan hore usoco scid qalinle

    • @Soomaali53
      @Soomaali53 4 ปีที่แล้ว

      Ma illa aragtey sxb kulaney cawee

  • @somaliland1885
    @somaliland1885 4 ปีที่แล้ว +1

    Siciid qalinle fanaan dayar oo HADANA cood kiisu cajiiib yahay mnsha allh ❤️🌷👍🙏

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 4 ปีที่แล้ว +12

    Inanka garaacay organka masha Allah

  • @aamiinahmed5676
    @aamiinahmed5676 3 ปีที่แล้ว +3

    Wee wee legend bulshawi intii lagaranayy waad dhafisay musikada cadceed godkiisay biyo ugugaleen

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +4

    Maalmaha qalocaa haday ka maroraan waa muraayad caashaqu waayuhu ka muqdee😉🖤 hestan miyi u dhexeya Laascaanood iyo Garoowe ku dhagaysn jiry. Xasusti Xasan Adan Samatar ____ codka Sicid Qalinle

  • @AhmedAli-xx2kg
    @AhmedAli-xx2kg 3 ปีที่แล้ว +3

    Hargaysa hooyga fanka 💯🔥

  • @ramlamohamed263
    @ramlamohamed263 4 ปีที่แล้ว +3

    War wiilku cod macaana mashalah Style iyo cod ba alla u dhiibey ❤️

  • @samisultan1800
    @samisultan1800 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow Mohamed bukshaaawwii 👏👏👏
    Well Dane sxb

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +3

    Woof Woof Cajiib Qalinle walee Heesta Barteedii buu si Quman u dhigay """thanks keep going👍👍

  • @caydaruscaydiid2458
    @caydaruscaydiid2458 3 ปีที่แล้ว +4

    Bulshaawi macalin laftii wlhi
    Ilahay gacanta hakuu barakeeeyo wll

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 3 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful sound and music.

  • @axlaaamqueen7915
    @axlaaamqueen7915 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooow😳😱masha Allha wlhi waa wiil ad u COD mcn ilahaow xafid kama helo hesata somalida lakin qalile aya Ijecleysinaya 💋💋❤️❤️❤️♥️iska he’s loma heso qalile kabarta qabka fananka

    • @alasadboy9645
      @alasadboy9645 4 ปีที่แล้ว

      hadadan kahelin heesaha somalida adiga maxaa tahay ii sheeg yariisay

  • @hanadomar7706
    @hanadomar7706 2 ปีที่แล้ว +2

    Siciid qalinle he can be the next abo xasan walhi fantastisk 🔥✍️

  • @gadiidali3854
    @gadiidali3854 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba ka dhacay meeshan, waxan halkaan ka cadaynaya heestan inuu gadikaaro, wiilkan waa mucjiso ku soo biirtay fanka somalia

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 5 หลายเดือนก่อน

    MusicienKu inaba caadi mahaan mashaalah Allaha gacantisa ha u barakeyo wuxu i xasusiya MusicienKu ina karama ki u tumayay
    Qoomal iyo zahra dawo

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 4 ปีที่แล้ว +5

    Bulshaawi is my musician + cabdiraxiin carab + saxdiid mohamed +maahir studio siciid maahir my best time I have ever = rageedii. Raga aan Aad u jeclahay wakhtibadan isla soo qaadanay q

    • @wardi6
      @wardi6 4 ปีที่แล้ว

      Eeyduur cadiifad ciyay. Nagala tag caqli xumada Eeyduurka

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +5

    Kooxda eryatay qayrkeed #DAYAXBAND iuo music yahnkoda xata indhaha ku yuma #BULSHAAWI abwankooda #DAAHAGAAS iyo dhmaan kooxda wan salamayaa

  • @muxiyomedieproduction6396
    @muxiyomedieproduction6396 4 ปีที่แล้ว +5

    Bulshaawi wlaahi waa musican dhaba legend hore u soco

  • @Huzzayn
    @Huzzayn ปีที่แล้ว +6

    Wah! Laf dhuuxleh iyo dhagax laiskuma hela ayaan maqli jiray. A combination of top notch musician, talented Pianist and incredible Camera team.
    Guuleeysto. ❤️

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 4 ปีที่แล้ว +84

    Wwwwwwwww fanan codki Hassan Aden samatar dhigay inti igu tagertay like igu isara

  • @gudgudestudio7568
    @gudgudestudio7568 4 ปีที่แล้ว +110

    #Gaagaale 🎹🎹Lyrics
    Maalmaha qaloocaa
    Hadii ay kaa marooraan
    Waa muraayad waayuhu
    Caashaqu ka muuqdee
    Marbaan sida mayeedhaan
    Mudo aamusaayoo
    Isha midhiq ka siiyaa
    Mar waxaan idhaahdaa
    Siday tahey mar curad geel
    Ilmii mawdku kal tagey
    Maqaarsaarka ciidaa
    Yaa maali jirayeey
    Marbaan mawjadaha dheer
    Maaxaa dhexdoodoo
    Muuqeyga la arkaa
    Laakiinse aan maqanahey
    Intaasoo marxaladood
    Anigoo kasoo marey
    Ma huraan dhulkeeniyo
    Ayan manta ka horow
    Ma higaanku igu dhicin.
    Waayaha ma duugaa
    Hadii uu kaa madawyahey
    Waa uguryo deebaaq
    Caashaqa martiyayee
    Marbaan mudanta ciida
    Cadaw iga magoodiyey
    Muragadeeda la ooyaa
    Mar waxan idhaahdaa
    Rag naftiisa mooyee
    Maaree dhibaate
    Mintidoo is diidsii
    Muhashana sidkaa filo
    Marbaan malaha beentaa
    Muuq maryo u xidhey
    Maaweeliyaayoo
    Laakiinse ay maqantahey
    VT
    Intaasoo marxaladood
    Anigoo kasoo marey
    Muharaan dhulkeeniyo
    Ma naxaanka caashaqa
    Ayaan manta ka horow
    Mahuraanku igu dhicin
    #Gaagaale 🎹 Lyrics

    • @ugaaskaramo7555
      @ugaaskaramo7555 4 ปีที่แล้ว

      Qaar ayaa khaladay erayada inta badan waa sax

    • @hannaalii6111
      @hannaalii6111 4 ปีที่แล้ว +1

      Gaagaale noloow akhii
      Lkn page labaad
      Waayahan masuugaa
      Weeyaan

    • @isseb6289
      @isseb6289 4 ปีที่แล้ว

      Thanx sxp heestan laxan keda iska jeclaha erayda man fahmi jirin hadase wax weyn ba iga baxay mahadsanid marlabad sxp ✋

    • @omerreese7984
      @omerreese7984 4 ปีที่แล้ว +1

      Gaagaale Media NEWS WAX BADAN BAA KAA QALDAN QORAALKA WAA ERAYADII ABWAANKII WEYNA EE XASAN XAAJI CABDILAHI XASAN GANEY IYO LAXANKII XASAN AADAN SAMATAR .. WAA DHISO DHABBA OO ABWAANKA KU DHACDAY DHALINYARNIMADIISI TAASO KU QABSATAY MUQDISHO MAAHA HEES JACAYL AH LKN WAA LOO QAADAN KARRAA EE WAA HEES WAAYAHA ADUUNKA KA HADLAYSA . THANK YOU 🙏

    • @dunya4754
      @dunya4754 4 ปีที่แล้ว

      Madhansentey❤️❤️

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 4 ปีที่แล้ว +20

    Mohamed Diiriye Bulshaawi musicain 2020

  • @mohamedabdullahi3446
    @mohamedabdullahi3446 4 ปีที่แล้ว +31

    Walahay xariifka music garacaya lagend weeye sxp soryy for u name saciid asagana waa talent cod sida aarki reemayu leeyahay fanan kuwii hore matali kara oo da yar ba tahay keep going bror adiga iyo music yarka tumahayaba 👌

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 4 ปีที่แล้ว

      Musician bulshaawi ayaa ladhahaa wll

  • @mushtaaqmohamed918
    @mushtaaqmohamed918 4 ปีที่แล้ว +13

    Qofka u horeyan ahay said qalinle 🙏🙏💯hormar wacan 👏

  • @fataaxibrahim1908
    @fataaxibrahim1908 3 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maaha music inaba caadi maaha ninkaan magacii tumaya garaad Abdirahman somali sidoo kale fanaanku meesheda ayuuba dhigay heestaba isagaa kusoo bixi lahaa

  • @abdisuleimanmaalim7308
    @abdisuleimanmaalim7308 3 ปีที่แล้ว +3

    M. A good voice cisiid keep it rocking always don't loss hop in this world

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 4 ปีที่แล้ว +49

    kani musica garaacaya wu iga yaabiyey masha allah

    • @shikh-saalax-macalin
      @shikh-saalax-macalin 4 ปีที่แล้ว

      Caaadi ma ahan ma arkinoo

    • @gudgudestudio7568
      @gudgudestudio7568 4 ปีที่แล้ว +4

      Father of the Music #Bulshaawi Maxamed Diiriye Laandheere #Black Adan Ah

    • @atisardias9622
      @atisardias9622 4 ปีที่แล้ว +1

      aad iyo aad

    • @mucjiso2000
      @mucjiso2000 4 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/EbaYlS52LxA/w-d-xo.html
      #Reaction cajiiba #xasan aadan #SAMATAR IYO FANAAN #SICIID #Qalinle

    • @faarahali3483
      @faarahali3483 4 ปีที่แล้ว +1

      wiilka musica tumaya waa boqol milion

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely talented young man!

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว +23

    LEGENDARY VIVAA saciid qalinle and music ❤❤❤sorry i have no name ❤❤❤ FROM JUBBALAND

    • @fay2491
      @fay2491 4 ปีที่แล้ว

      HUFFE XAAJI HAGE from Somalia sxb wtf is jubbaland???

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 3 ปีที่แล้ว +2

    عجيب. هذا الولد صوته لا يعلى عليه وفعلا جاب اغنية حسن ادم بضبط

  • @wlltaaju244
    @wlltaaju244 ปีที่แล้ว

    War ninka musica tumaayo macalin wye wllhi 👏👏👏👏

  • @mohammedshilkaawireerorush9942
    @mohammedshilkaawireerorush9942 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani xargaha wuu goostey alaha daaye 👐👐👐👐

  • @AbdulahiOmar-lv3cn
    @AbdulahiOmar-lv3cn หลายเดือนก่อน

    SICIID QALINLE LEGEND OF THE TEACHER