Dalmar Yare DIIHAAL 2013/2014 DIR: A.zim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Writter/Abwaan: Sonkor
    Laxankii: Dalmar Yare
    Music By: Barkhad Arteh
    Directed By: A.zim
    Heegan Ent. Group

ความคิดเห็น • 251

  • @abdifatahosman2162
    @abdifatahosman2162 2 ปีที่แล้ว +14

    qofka ilaa hada hees taan weli dhageesa naya lagnd baatahay 2022 love all guys😍

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw xasuus WLLHI heestaan 2013 wxn ahaay Grad 9 gabadhaan muqaalkeeda aad u xiisenayay. Wn salamaya dhamaan dadka 7years ago comments ka soo dhiibtay 👋👋👋👋👋👋 01/April/2021

  • @TheSomalinimo
    @TheSomalinimo 10 ปีที่แล้ว +6

    this is my fav song by far, love his voice, her outfit is stuning

  • @abdirahmancadiir7597
    @abdirahmancadiir7597 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 dhageysanayaa yaa ila mid ah 🥰🥰

  • @musalinemusaline6260
    @musalinemusaline6260 11 ปีที่แล้ว +1

    waa hees aad u macaan lakiin aniga dalmar codkiisa marwalbo waa jecelahay noolow wooooooooooooooooooooo

  • @barlinali3350
    @barlinali3350 11 ปีที่แล้ว +2

    The song amazing, the video is amazing... only people who can understand know what a beautiful story the song has.....The girl is gorgeous.. keep it up Dalmar Yare. i'm a Big fan of u

  • @BilanBaxsan
    @BilanBaxsan 11 ปีที่แล้ว +1

    Alla heesta musicga ka xun.
    Dalmar codkiisa iyo heesta erayadeedaba waa daadax.

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa ila jooga🙏⚘🎵🎤🎙❣

  • @libanahmed6384
    @libanahmed6384 7 ปีที่แล้ว +6

    This song really move my heart.....Liiban from Beijing.

  • @yurubmaxamed6588
    @yurubmaxamed6588 10 ปีที่แล้ว +4

    daaaaaaalmr yare inaa cadi matihiin adi iyo qoftabaa

  • @qoloombi4969
    @qoloombi4969 11 ปีที่แล้ว +1

    dalmar ii daaya nice dalmar yare waan kugu haystaa sxb bashaal mashquulka joojiya

  • @omarmahdi2923
    @omarmahdi2923 11 ปีที่แล้ว +1

    Alfaan Dalmar yare Bro Heestaan Inaba Caaadi Mahan Sida ay u laba dhaceyso Earayda ,Laxanka ,Codkaaga Dahabkaa ee miisaaman iyo MUuqaalka isoo jiitay walhi markay dhamaataba waan ku soo ceshtaa Alaha yaa cizak Noolow bro

  • @ashenafikefyalew2759
    @ashenafikefyalew2759 11 ปีที่แล้ว +1

    in lays cayo ma fcna sxb dalmar wa nice song sida kuwad wan ku tagera

  • @meemocumr6716
    @meemocumr6716 11 ปีที่แล้ว +1

    yasaalm dalmar inba caadi mahan tasalam fanaanka cizg

  • @ibraahimgacalo6371
    @ibraahimgacalo6371 11 ปีที่แล้ว +1

    gbdhu wey mareysaaa dalmarooooow
    nice song by the way!!!!!!!!!!!!1

  • @ahmedcanady6434
    @ahmedcanady6434 10 ปีที่แล้ว +5

    One of my favourite songs congrats dalmar

  • @fadumoabdulilaahi3660
    @fadumoabdulilaahi3660 10 ปีที่แล้ว +28

    Asc wr wb dad yahoow ilaah ka baqa oo iska daays heesaha heesahana waa danbi war ilaah aan kabaqno dadka dhan wey jeclyihiin in ay qaatumadooda hagaagto lkn rabi halaga baqo oo heesaha iska daaya waan idiin nasteexeynaa walalayaad rag iyo dumar heesaha waa xaaraan subaxaanalaah war waa ikatalee heesaha iska daaya aa qiro ayaa na sugeysa wllhi qof walba sahay ayaa qaadanaa qof walba waxa uu qaada ayaa laku abaal mariyaa itaqilaah dad yahow ilaah kabaqa oo heesaha iskadaaya ilaah hana hanuuniyo a

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 11 ปีที่แล้ว +1

    odayga cabitaanka daadinayo wuu kabaxsaday jilitaanka viva .....

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 11 ปีที่แล้ว +1

    wooooow afkaaga caano lagu qabay Dalmar yare axyaa fanaan

  • @IFTINMEDIAPRODUCTIONS
    @IFTINMEDIAPRODUCTIONS 11 ปีที่แล้ว +2

    What a Video! Al Fanaan Dalmar Yare has done it again. Amazing Lyrics by Abwaan Sonkor.
    Amazing work by my bro Azim HeeganENT. You got a HIT Video right here!
    - 2 Thumbs Up from the CiyaalWaaberiTV/IFTINMedia Team!

  • @mdalmaraxmed9630
    @mdalmaraxmed9630 8 ปีที่แล้ว +1

    wooooow
    Ala yacizak
    waan ka helay
    heestan
    dalmar noolow for ever bro

  • @Qanciya1900
    @Qanciya1900 11 ปีที่แล้ว +2

    Istaqfurallah gabarta, dharkeda xa dare, abayo Allah ka aabso, aakhiro wala tagga, dhar fiican xerro e is astor

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 11 ปีที่แล้ว +3

    fanaanka sanadka walaahi waa Dalmar yare nice dalmar bro

  • @shacni1958
    @shacni1958 11 ปีที่แล้ว +1

    ALLOW so toosi gabdhahena dhunsan....ameen

  • @nimcoladan6005
    @nimcoladan6005 3 ปีที่แล้ว +1

    long time wakhatigi tagay me and my Best friend zuzu Hussein wakhatigi school ka ban hesatan wada dhagaysan jirnay markan school kaso baxano hal ayrifon kuwada dhagaysan jiranay waxkhati xasus mudan bu aha ilahy nabad haygu katuso saxibtay zuzu Hussein miss you so much from Nairobi so naqo ado nabada 👭🥰😭

  • @osub
    @osub 11 ปีที่แล้ว +1

    NICEE ....Dhalmar Yare I enjoy watching your music videos ninyaho original baa tahay mahadsaniid

  • @sumayasufi6549
    @sumayasufi6549 10 ปีที่แล้ว +1

    Fans way too shin nayd

  • @Kaalim_health_college
    @Kaalim_health_college 8 หลายเดือนก่อน

    2013 ilaa 2024 Listening

  • @dahirmohamed7872
    @dahirmohamed7872 10 ปีที่แล้ว +1

    Waaw hes qatar ah

  • @Pchjelpmega
    @Pchjelpmega 10 ปีที่แล้ว +4

    congratulation for the good voice ,video clip and the beautiful girl 2 ;)

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 11 ปีที่แล้ว

    heestaan waa ku raaxeesatay, al fanaan dalmar allah yacizak

  • @abdiibrahim7945
    @abdiibrahim7945 9 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah heestan inma cadi mah

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 11 ปีที่แล้ว

    Best Somali video ever made .thanks dalmay yare

  • @omyare
    @omyare 10 ปีที่แล้ว

    caadi maaha dalmar yare allaha ku daayo and keep it up bro, anaa deyrka kaa furaya

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 7 ปีที่แล้ว +1

    I am samaroon siciid heer sare fanaan qaali

  • @jemalmohammed2299
    @jemalmohammed2299 11 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw dalmar nice song and veuriful clip well done bro thank u

  • @saytuunabdi207
    @saytuunabdi207 10 ปีที่แล้ว

    Outa All ur Songs, This is the Best Soo Far, I Love Ya Dalmar Yare, Ya just Gifted with that Cod, It's Grt!

  • @ifraahsweet4283
    @ifraahsweet4283 8 ปีที่แล้ว

    Nolow fankena qaliga ah dalmar yare ❤️❤️

  • @1xbet.somali
    @1xbet.somali 3 ปีที่แล้ว

    Diihaal
    wa hes qli igu ah wana hesti ugu horey say en al fanan dalmar yare ka jeclado

  • @samiirshooke2827
    @samiirshooke2827 8 ปีที่แล้ว

    war waa layaabey wuxu soo fans an Mahan ma owalbuu alle kabaqayey

  • @mssxilwa412
    @mssxilwa412 ปีที่แล้ว

    2023 inta iga dambeyso wn idin salamaya

  • @shankashakra6926
    @shankashakra6926 7 ปีที่แล้ว +2

    Heestan heesaha kale ilamid mä ahan wayo wee Iga duwan thy

  • @kamalyare3032
    @kamalyare3032 10 ปีที่แล้ว

    mansha allah fananka da da yare ee dalmar yare ♥♥♥
    ♥♥♥♥dihaal♥♥nic song♥

  • @arsheyaahmed4814
    @arsheyaahmed4814 11 ปีที่แล้ว +1

    best song ever.
    but the end was good

  • @xabeebohupi5369
    @xabeebohupi5369 7 ปีที่แล้ว +1

    HeestaN Kama Xiiso Dhaco Wllhi XasuuuuS

  • @calikaar007
    @calikaar007 11 ปีที่แล้ว +1

    Awwwww amazing video well done bro Dalmar yare

  • @MunaAli-du1zi
    @MunaAli-du1zi 5 หลายเดือนก่อน +1

    xasuus aad igu weyn weyi heestani wlhi

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud2541 11 ปีที่แล้ว +1

    Awwwww amazing video well done bro Dalmar yare One love ♥♥

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว

      Waan ku salaamay wll 👋👋👋👋

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 ปีที่แล้ว

    Dab baa gubay jirkeygoo dareemaha nafteydiyoo dabcigeyga doorshoo dadkaan kaaga go'aye. Adiguna daweeyooy diihaalka caashaqa daraftaada ila qabo 2013 ilaa hda2022❤

  • @alibacha5950
    @alibacha5950 10 ปีที่แล้ว

    best of the best halka kaga hay RESPECT from Djibouti

  • @abdullevra
    @abdullevra 10 ปีที่แล้ว

    Oh oh wata nice song dalmar....

  • @abdikareemmaxamuud3240
    @abdikareemmaxamuud3240 10 ปีที่แล้ว

    aabaheed wasto adaa ku haystee ku wado

  • @jamaalcabas4997
    @jamaalcabas4997 11 ปีที่แล้ว +1

    Cadi ma aha

  • @malmo4235
    @malmo4235 11 ปีที่แล้ว

    Cimi shayaadiin waye saan ilahay caradiisa ayaa idinku dhacayso alla allow no gar gaaar naag qaawan yo nin ku dheg dhegaayo

  • @maymuunaabukar10
    @maymuunaabukar10 10 ปีที่แล้ว

    it's a beautiful song and I liked the video

  • @mawlidcabdi2988
    @mawlidcabdi2988 7 ปีที่แล้ว +2

    waar ilaahay Halaga baqo hore waxaynu ugu doodi jirney in dhamaan Shanta Somali weyn ay Wada yihiin Islaam Lkn hada Allow sahal

  • @zuluu1000
    @zuluu1000 10 ปีที่แล้ว

    Nice song Dalmar yare...waa hees macaaaaaaaaaan

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 3 ปีที่แล้ว

    good song Fanaad qaran🇸🇴 Dal mar yare 2k21

  • @abshirali4641
    @abshirali4641 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan heesaha kale wey iga duwan tahay walba walba 2O jeer ayaa dhageystaa

  • @kiarawi1
    @kiarawi1 10 ปีที่แล้ว

    she is Eritrean ... miss you akberet :)

    • @abbyhudson176
      @abbyhudson176 6 ปีที่แล้ว

      Hair Hustle how do you know????

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe 11 ปีที่แล้ว

    Alfanan Dalmar Yare Nice Song Inaba Caadi Maahan :)

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 11 ปีที่แล้ว

    Wow heesta caadi ma aha actionka Qatar dalmar gabar qurux badana waad Ka wadataa keep it up

    • @m.qadarali9671
      @m.qadarali9671 11 ปีที่แล้ว

      gabarta inaba caadi maahin kkkkkk

  • @mohamudhadiis9009
    @mohamudhadiis9009 4 ปีที่แล้ว

    2020 inta dawatay like

  • @SOMALINEWSTAR
    @SOMALINEWSTAR 11 ปีที่แล้ว

    INABA CAADI MAHAAN GOOD JOB DALMAR BRO

  • @ayangeenyo2120
    @ayangeenyo2120 11 ปีที่แล้ว

    Mash Allah , this is a beautiful songs ... Well done. Guys stop saying bad about her , she is fine ,, it is just Vedeo

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 4 ปีที่แล้ว

    aragtideeda waxaa iigu horeysay 2014 runtey wey dhamestirantahay

  • @caliyarebajamas9505
    @caliyarebajamas9505 10 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw viva dalmar yare nice song

  • @khatrah6636
    @khatrah6636 9 ปีที่แล้ว +3

    Waa kasantahy

  • @mohamedhussein-tv6fq
    @mohamedhussein-tv6fq 11 ปีที่แล้ว

    wow wad kabax satay ciyaal ka xafda dalmaryare

  • @puyolmohamed399
    @puyolmohamed399 10 ปีที่แล้ว

    The beat is rocking

  • @kingking-iu2tl
    @kingking-iu2tl 8 ปีที่แล้ว +9

    soomaalida waan ka yaabaa waxaan dantooda ahayn bay ku mazhquulàan maxa sababay ma camal la aan baa haysa adeer iska daaya dadka aad ku mashquulayzaan

  • @muunaandi2908
    @muunaandi2908 9 ปีที่แล้ว

    wan la dhacay dalmar heestani cadi mahan bro

  • @Saluukpp
    @Saluukpp 11 ปีที่แล้ว

    Omar Mahadi saxib micnaha Heesta fahmeysa waadna i jecleysisay heesta anaba wan ku soo cesh ceshanoya lool

  • @wadanisoomaliyed513
    @wadanisoomaliyed513 ปีที่แล้ว

    Waaw hees iyo bar weeye

  • @ABDIRAXMANKOOFIYAD
    @ABDIRAXMANKOOFIYAD 10 ปีที่แล้ว

    Mansha all dalmar waa fanaan aan taageero lon life dalmar

  • @ahmedaqil96
    @ahmedaqil96 10 ปีที่แล้ว

    looks good so far i am supporting it

  • @moktarmussa2892
    @moktarmussa2892 10 ปีที่แล้ว

    waxad mooodaba hestan in ani laygu tala galay viva dalmar

  • @cabdiraxmaan6896
    @cabdiraxmaan6896 10 ปีที่แล้ว +6

    subxaana laah ma somaaliyad baa mise maaha
    subxaanaka yaacadiim waxani miyanay alle kacabsanayn
    lkn rasulkaa yidhi csw cadaab taan fiiriyay deedna dumarbaa ubadnaa
    waa kuwii layidhi way gashan yiin dhar mana gashna waa qiyaamii sbxaanala

    • @cidacanahawiilkoda6780
      @cidacanahawiilkoda6780 7 ปีที่แล้ว +1

      cabdi raxmaan adiga maxa kuso tagay melaha heesaha lagu hayo hada doneysid ina datka wax ushegtid mel munasib ah wax ugu sheg kkkkkkk

  • @xabad1987
    @xabad1987 11 ปีที่แล้ว

    Heesta waa top kama dhargo dhagaysigeda

  • @amarzaki818
    @amarzaki818 10 ปีที่แล้ว

    Caadi mahn NYC song

  • @nashhbbb1622
    @nashhbbb1622 8 ปีที่แล้ว

    dalmar yare mashallah waa fanaan cod mcn

  • @wiilkajohanessburg3467
    @wiilkajohanessburg3467 10 ปีที่แล้ว

    bro hasan mohamed oraah khaldan ayaad ku hadashay aad ayaad u dambaysaa soo bar,baaar bro waxaa la marayaa don't forget 2014

  • @c.r.751
    @c.r.751 ปีที่แล้ว

    Heestan 87% wan dhageysta wa xasusiigara
    ano dugsileya dhageysanjiray hadane waxan 👨‍💻soqoray qoralkan 11/December 2022⌚12:18AM ano murugeysan😰 malin ayaan commenti gan so raadin donaa hadey is bedehso nolosheyda qof walboo murugeysan waxan urajeynaa inu guleysto nolosha adun iyo mid akhiroba❤✊

  • @amalmoha3142
    @amalmoha3142 11 ปีที่แล้ว +1

    lol@ The fireicing you right wallahi she is all over the fb but can't be here in youtube hahahah

  • @estarhashi7315
    @estarhashi7315 11 ปีที่แล้ว

    best song eveeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @qaxaayecade4204
    @qaxaayecade4204 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nice song viva dalmar yare

  • @missworld422
    @missworld422 11 ปีที่แล้ว

    Fanba la yidhiyee ma wax wanaagsanbad ka sugaysan?

  • @abdisarhayenur9898
    @abdisarhayenur9898 2 ปีที่แล้ว

    Dahariyo dhulkeena

  • @chlungo5672
    @chlungo5672 11 ปีที่แล้ว

    heesta caadi maahan best song

  • @abshirali4641
    @abshirali4641 6 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus dheer

  • @duniamohamed9835
    @duniamohamed9835 9 ปีที่แล้ว

    Hees macan waye dalmar yare

  • @ozilali8430
    @ozilali8430 11 ปีที่แล้ว

    qofta caadi ma ahan

  • @ilhamilmi44
    @ilhamilmi44 11 ปีที่แล้ว

    Nice video waaye

  • @ahmednurabdi5786
    @ahmednurabdi5786 9 ปีที่แล้ว

    aad ayaan.kuu taageeraa sxb

  • @wiilkajohanessburg3467
    @wiilkajohanessburg3467 10 ปีที่แล้ว

    dalmar so well bro meak up !!!!!!!!!!!!!!!!

  • @nasroqaliif9137
    @nasroqaliif9137 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caaaadi mapa ahan heeeeeeesaha dalmar ilove dalmar aaad ayaan ku tagera

  • @lascanodsaaxdheer
    @lascanodsaaxdheer 11 ปีที่แล้ว

    ninkan iyo naagtani waxaay samaynayaan waa wax khaladah waa dhaqan cusub oo hada soobaxay fasahaad ka kamida waxaana keenay king khalid iyo naag yaroo style kan bilabay diinta islaamku dilbayku xukumaysaah in lagu rido ama ciqaab culus lamariyo dadkan

  • @abdimohamed3093
    @abdimohamed3093 11 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwawwwwwwwwwwwww
    Dalmar this is nice song really

  • @mustafaaxmed5371
    @mustafaaxmed5371 7 ปีที่แล้ว +1

    qofta quruxlay waaye wawaxawaxawax

  • @caddemohazka2836
    @caddemohazka2836 10 ปีที่แล้ว

    W e dalmar umetuayabisha