DALMAR YARE 2013 WAAN IMANAYAA OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY (STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 617

  • @hodanhargaisa7040
    @hodanhargaisa7040 ปีที่แล้ว +50

    Tarikhdu wa 27may 2023 malin sabti ah 2:28❤malin farxadeda wadata ayy itahy runti inta iga danbysa ee qoralkana aragta farxadban urajynayaa

    • @mohazbyramtube666
      @mohazbyramtube666 ปีที่แล้ว

      weligaa faraxsanow queen

    • @farxaanshakaal7739
      @farxaanshakaal7739 ปีที่แล้ว +1

      M.a

    • @abdiazizAhmed-vp3fc
      @abdiazizAhmed-vp3fc 7 หลายเดือนก่อน

      Waliga faraxsanow quen 👑

    • @devrajhareeday9618
      @devrajhareeday9618 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waqtiga Aad So Qortaye Farintan Halsano Waxa Kadhiman 2bari Cajiib Guleyso walalo🤝 25/5/2024❤

    • @Bederofficial
      @Bederofficial 4 หลายเดือนก่อน

      Maantan ar tariikhduna waa 9/Aug/2024 jawtooban quruxery

  • @kalsonilaandi8225
    @kalsonilaandi8225 5 ปีที่แล้ว +26

    Heestaan xasuus ayeey ileedahay wiil aan walalo aheen ayaan ku xaasuustaa mar oo qurubaha sacudi uu imaaday ayuu iso wacaay ana mar horee waan jeclaa xita sacuudi ayaan ugu imaday lkn kuma guleeysan waayo uma sheegiin in aan jeclaaa hadana soomali ayuu xaas ku gursaday jecelkeeygi hore ayaad aheene guul ayaan ku rajeeyna wll qaali farxad ku nolow shrw.

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 3 หลายเดือนก่อน

      Adiganah anah diyaar u ahay ina ku guursado o ku tirtiro😢😂

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 3 ปีที่แล้ว +10

    Jcylkaygii ciyaalnimo ilaa hada waan wada soconaa dalka wuu kaqaman yahey 7 year wada soconaa xalad kazta iyo markazta we are Twins my happiness qofkazta oo qof jecel ilahy haku simo

  • @malyounkhadar349
    @malyounkhadar349 5 ปีที่แล้ว +32

    Hees an aad ujeclhy runti anyway wali wan daawanyh 2019 😢😢😍

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 5 ปีที่แล้ว +31

    Laba axdi dhexyaal muxuu waqti kla dheereeyay😢 2019 August

  • @dhambaaljacayl4430
    @dhambaaljacayl4430 4 ปีที่แล้ว +111

    Yaa meeshaan jooga waar like ta dhac iigu siiya waa 2020 😭😭😭

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah xaaskiisa inaba caadi maaha samiira caday samiday nooloow nolol aayatiin wacan ku nooloow ilaahay haysu kiin barakeeyo ninkaagana ilaahay heesaha ha kaaga reebo aamiin.

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 3 ปีที่แล้ว +10

    19.9.2021 habeen axad so galyso 04:44 waa xili dambe wan gami wayay say heestani niyada igaga so dhacday wax dareemi karaa qof jacyl dhab ah so arkay balse aan ku gulysan 💔🥺😭

  • @amish6567
    @amish6567 3 ปีที่แล้ว +7

    1luulyo/7/2021Haben Khamiis Sogalayso 19:43 wan is arki mar un inkasta aad ukala fogeen hadana wakhtig ina ciiley. wa ku farxay kulankagi Babe sanadka sanadkisa 2020/2
    Allah Nabad haisuken tuso😭😭slyban ❤️😍🤤👌waku xiisa Markasta wana kujeclhy 🥲♥️uurka igaga taal Ha iga amin bixin 💐❤️
    Hadii yeelana wan imanaya🌷♥️

    • @farxaanshakaal7739
      @farxaanshakaal7739 ปีที่แล้ว

      OMG WAXAAS AA XUBBI DHABBA LAGAA DHAHAA😂❤

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 3 ปีที่แล้ว +19

    Waan imaanaya xaauus igu qaaliya 😭
    Still listen 2021

  • @nimcohappy4567
    @nimcohappy4567 3 ปีที่แล้ว +12

    I like heestan 🥺 marwlpna wan dhegysataa maadama qofkygii IGA fogyahy♥️ilhy ha isoo dhaweyo 🤲

  • @abdihamidaj9425
    @abdihamidaj9425 6 ปีที่แล้ว +39

    Yadhaysanayo 2019 like isar

  • @ismaciilyare9464
    @ismaciilyare9464 ปีที่แล้ว +1

    30/3/2023 Waa Habeen Jimca Ah sacadu waa 1:02 habenimo Waa Ramadan Ah Ramadana Marayisa 9 Cawa ilahay Kuwa Loogu Danbi Dhaafo Ha Naga Dhigee Wxn Rajayinaya Nolol.Qurux Badan In Allah i Siiyo Wxn Gacanta Ku Haya Hooyaday iyo Aabo Iyo Hablahayagii Oon Nolosha la Rafadaya sidan Wax U Tari Lahaa Wxn Ka Soo Raray Meel.miya Wxn kenay Magalada Guri Kiro Ah Ii duce Hadad iga Dabayso in Allah igu Asturo Xilkaa😞🙏

  • @maarizamaxamed5417
    @maarizamaxamed5417 2 ปีที่แล้ว +8

    remember 11january2023 illahayow Riyadeyda ii Rumey io rajadeyda nolaleed😰🤲🤲🤲

    • @abdi85237
      @abdi85237 ปีที่แล้ว +1

      Remember bil ladhoho maa jirto😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 5 ปีที่แล้ว +9

    2013 marka ay soo baxeysay ciyaal iskuul baan ahaaa 2020 kana Xaasle baan ahy wlh Time is going....xusuus shukaansigeyga taariikh ku leedahay Heesta.

  • @trustursalef2368
    @trustursalef2368 5 ปีที่แล้ว +7

    Inaad qof sugtaaa waa dulqaad labada kala fogna dhibka ka imaankara waxaa kaliyoo fahmi kara labadiii kala maqan hadana is jecel waa maalmo duniduye rabiyooow idaaa my lovely husband I miss him walahay 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hamdiinaali645
      @hamdiinaali645 5 ปีที่แล้ว

      Ilaah farxad hanigu wada nolaansiyo sis insha alh 💑 ana iso duceey ilaah meel iskukaaya noolaaysiyo insha alh. (Loading soon) teem laga maqanyahay😥😥😥

    • @ahmedkhaliif8653
      @ahmedkhaliif8653 3 ปีที่แล้ว

      Wlshey illaahey nabad ha idinku ku kulmiyo meel kasta ayu dhibku lamanaha kala maqan ka jiraa😭

  • @mohamedabdullahi5510
    @mohamedabdullahi5510 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ya meshan joogo like dhac iku siiyay 2024 still inta dhagesaneysoH 🤚

  • @ugaasyare9898
    @ugaasyare9898 5 ปีที่แล้ว +15

    marki ay so baxesay 2013 ma aqon sida youtupka commenta looga dhipto 6 years kadip ayan comme.t ka dhiiptay plz ha ila yaabin waaga wan yara ee plz like ii sar

    • @cabdirisaaqfaarax43
      @cabdirisaaqfaarax43 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey dartiisa hees udhaaf ee cilmi raac ilaahey wuu ku jeclaahaa

  • @_nlkyy
    @_nlkyy ปีที่แล้ว +6

    I have been listening to this song for 10 years and I still love it 😭❤️But it's not a loveable song, oh my god, let me be dark😭🤲

  • @xamsekeiseyasin
    @xamsekeiseyasin ปีที่แล้ว +1

    00:48 hpnimo hrgyza jooGa hurdo iska waayay heestan ayaan soo aaday wax walpa way iga dageen wN jacelahy nolozhyda waa wiil xirir naga dhaxeeyo wan kala aamusanhy illhow sidii roon 2023/3/13 hpn isniina😭😭😭♥️

  • @farahaden9401
    @farahaden9401 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha allah waad imaanysaa adigoo nabad iyo angoo nabada 10/ 5/2016 ilaa caawa oo ah 19 julay 2022 cidla waynbaan dareemya 😢😢

  • @filsanmacalim5501
    @filsanmacalim5501 9 ปีที่แล้ว +54

    It makes me remember my husband gave me hope to live keep up buddy best song ever

    • @dekalodekalo222
      @dekalodekalo222 6 ปีที่แล้ว

      Gf uuu uuu uuu uuu uuu in is Monyu

    • @mohamedabdi560
      @mohamedabdi560 6 ปีที่แล้ว +1

      Nice feeling m.a

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 5 ปีที่แล้ว

      that is your objective are you acheaved dear sister filzan macalim

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 5 ปีที่แล้ว +23

    Walahi Heeestan 6sana Kahor ayeey sobaxday Marwalbo waan Dhagaystaa waayo Qalbiga ayeey iiiga taaal
    macanto ogoow in aaan wali Kaa goynin qalbiga Malin un in aaad isolabato ayaan Eebe ka Baryaaa Runtii LA aanta Noolasha Aduun ayaaa. nacay Isku day in aaad marun isoolaabato Gacaliso😭😭😭
    Kaftan igama ahan walahi😭😭🙏

    • @lulahmed9303
      @lulahmed9303 4 ปีที่แล้ว

      May kusolabatay

    • @samiirababe7054
      @samiirababe7054 4 ปีที่แล้ว

      @@lulahmed9303 😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedmohamud173
      @mohamedmohamud173 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay hakuusoo celiyo sxp run ahaanti jacylku xanuunka uuleehay markaad qof aad jeceshahay kaa fogaado qofkasti ma dareemi karo aniguba sidaado kale waxan kamid ahay qalbiyada dhaawacmay

    • @nasriinabbe2946
      @nasriinabbe2946 3 ปีที่แล้ว

      Allah ku fududayo

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 4 ปีที่แล้ว +8

    Noloshaydii aan jeclaayey waan kusugayaaa mar uun inaad isoo laabato ayaan ilaahay kabaryaa ,sikasta waan isugu dayey inaan ku ilaawo balse waan awoodi waayey ,mar uun isoo laabto naftaa kuu bahanee

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 4 ปีที่แล้ว +22

    2020 bn daawan yaa ila Daawana Like dhac ku sii Allh Corona haka badbaadiyee 👍👍👍👍

  • @araxmaanmaaney2313
    @araxmaanmaaney2313 2 ปีที่แล้ว +13

    Heestan saa ujeclahay waqtigay sobaxday ilaa 2022 hada iladhagaysanaysid 👍 saar mahadsanid

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 11 ปีที่แล้ว +7

    Wiilkaan cod aa alle ugu deeqay maasha allah

  • @bahjobaashi2865
    @bahjobaashi2865 3 ปีที่แล้ว +13

    Qofkee 2021 dhagaysana🤣

  • @omarahmad8386
    @omarahmad8386 11 ปีที่แล้ว +2

    fanaanka dada yar dalmar heestan qiirada kaa muuqataa cadi mahan sxb si wanaagsana wad u la dardarantay wan filaa iney qadato ayadanaa asxabta kalana ayaguna haka faaiideystan mahadsanid

  • @caweyskayangrashka2362
    @caweyskayangrashka2362 5 ปีที่แล้ว +11

    Jan 2020 ya iladawani hayaa qarabooy like taa halisaroo

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 ปีที่แล้ว +59

    2023 still my favourite song

    • @xidigtisuhura1505
      @xidigtisuhura1505 ปีที่แล้ว +2

      Wn isla dhagaysanaynaa 😂

    • @mahadkaka986
      @mahadkaka986 ปีที่แล้ว +1

      Also me on my God /7/ June /2023

    • @Asadali-ec8fy
      @Asadali-ec8fy ปีที่แล้ว

      Ilwaad Quruxey imanshahayga so axdi kumanan marin❤
      Urkaa iga taal ha iga amin bixin😢
      Hadu eebe yeeelana waan imaanayaa🙏

    • @GATEXsp
      @GATEXsp ปีที่แล้ว +1

      I’m so obsessed this song still till 2014😢

    • @MaxamedAsbiima
      @MaxamedAsbiima ปีที่แล้ว

      ​@@mahadkaka986and to bites the same bites be able to bites the same bites be able to bites the same bites be able to bites the same bites be able to the bites the same time to year award and including a good the same same time to same same time to

  • @habiib_ibnu_habiibhabiib5031
    @habiib_ibnu_habiibhabiib5031 7 ปีที่แล้ว +10

    hadii eebe qorana wan imanaya hestan walhi xasus igu ledahay dalmar yare

  • @engrashkaboy5772
    @engrashkaboy5772 2 หลายเดือนก่อน

    Song nice ❤❤❤ heestN xaqiiqdii waxaan dhagaysan jiray 2013 waa hess ka taabanaysa laba qof oo is jecel oo kala fog heestN mudo laga jooga 4 years ayaan gabar xiriir jacayl naga dhaxeeyay ayaan u diri jiray lkin hada soo dhamaday xiriirkii ma ogi halka maanta ay ku suguntahay lkin waxN mar walba u rajanyaa nasiib wacan gob iyo nasab ahayde in aan isla sii socono wakhtigaa diiday
    Maant oo bishu tahay 21/10/2024 ayaan dib u xusayaa heestan akhrista sharafta lahoow fadlan waligaa qof ku jecel ha khaayimin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @huppihaniifa8324
    @huppihaniifa8324 3 ปีที่แล้ว +13

    1st July 2021❣️
    Best song 💕
    Still on fire🔥🥰💋🌹❣️

    • @OdayTutorials
      @OdayTutorials 3 ปีที่แล้ว

      This is a classic song
      🔥🔥🔥🔥🔥

  • @abdirahmanilkacade3348
    @abdirahmanilkacade3348 6 ปีที่แล้ว +8

    4:57 p.m. Saturday 5 January Some one else? 💖💖💖💯

  • @asilitakhal8911
    @asilitakhal8911 11 ปีที่แล้ว +3

    Wooooow manshaa allha cadi ma tihiin ee allha ku xaifdoo dalmar yare
    yaree cood ayaa kugu dhamadaay indeer qaali

  • @mohaabdigeelle6951
    @mohaabdigeelle6951 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay amarki heestan meel bay itaabata 😭😭

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dalmar wn kùso xiisay wlhi manta boqorka codka ❤10&2&2024🎉🎉🎉

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 3 หลายเดือนก่อน +2

    Who is lestining 27/09/2024
    Uurkaad igaga taal
    Hayga aamin bixin
    Haddii Eebbe yeelana
    Waan imayaa ❤

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 4 ปีที่แล้ว +5

    Hees aan jeclahay 🇸🇴 mar marqaar aan Soo raadsho hadad dawaneyso 2020

  • @mohamadale-qz1rv
    @mohamadale-qz1rv 7 หลายเดือนก่อน +1

    heestaan caawa waxaan dhageystay 20 jeer caawa kaliya tarikhduna waa 08/05/2024 waxana ka jeclahay inta oow leeyahay( uurkaad iiga taal hayga aamin bixin hadii eebahey yeelana waan imaanayaa ) ❤ hppi masaafada noo dhaxeyso wey badanthy balze makeneyso jaceylka aan isu qabno iney nusqamiso 💋👸🫂🫶🫀

  • @sahrasharaf5186
    @sahrasharaf5186 11 ปีที่แล้ว +2

    saaaas aa lakaa rabaa dalmar yare calaacalka no siiwad ileen dumar hadaanahay waan jecelnahay ninka calacalayo mid kale soo qaad nooh

  • @anasbadal1637
    @anasbadal1637 3 ปีที่แล้ว +19

    Tue 30 Nov 2021
    Still rocking the social media
    LIBAN JAMA legends never die🙌🙌🙏
    DALMAR YARE never ages❤❤❤❤❤

  • @axmedcabdiqadiraden9468
    @axmedcabdiqadiraden9468 2 ปีที่แล้ว +1

    Uurkaad iiga taal
    Ha iga aamin bixin
    Haduu Eebbe yeelana
    Waan imanayaa❤❤

  • @zirmubarak7025
    @zirmubarak7025 2 ปีที่แล้ว +3

    Tan iyo waagii ay soo baxday heeskan gabadhii aan u balan qaday inan u imaanayo uma tagin xatal aan oo calaf nakala geeyey kalmada ay iwaydiisa waa (soo igama balan qaadin inaaa mar uun iman doonto 😢)

  • @CIMA143
    @CIMA143 11 ปีที่แล้ว +1

    axyaaa dalmar yare hees cod macaan dareen jeceyl waan imanaya hayga aamin bixn samiira qurux waa ku sugaysaa allaha isku kiindaayo sxbyaal

  • @moohazaani
    @moohazaani 5 หลายเดือนก่อน +3

    Who is watching still 2024🎉🎉 like

  • @Aisha-jy9zm
    @Aisha-jy9zm ปีที่แล้ว +1

    Urkad igaga taaL Hayga aamin bxin hadii eeba yelana waan imanyaa😢😢2013.....2023

  • @abdirahmanguedi8241
    @abdirahmanguedi8241 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waan imaanaya xaauus igu qaaliya
    Still listen 2024❤

  • @sawdojama2522
    @sawdojama2522 4 ปีที่แล้ว +4

    Still I’m watching 😢2020❤️😢

  • @aishahfiona4274
    @aishahfiona4274 11 ปีที่แล้ว +1

    Awww ♥♥ caari mahaan heestaan awww dalmar iyo samiiro ilahay haa isku deysto ♥♥ codkaga dalmar yare

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 2 ปีที่แล้ว +2

    4/2022🥺Heestan Marna Kama Xiiso Dhaco Intii Isjecel Ee Kala Fog Alle Haysu Soo dhaweeyo😰❤

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 3 ปีที่แล้ว +2

    Weli waan sugayaa qoftaydii aan nolosha la qeyb san lahaa.😓❤💔💙 eebaw soo dhawee.

  • @mckaluun
    @mckaluun 11 ปีที่แล้ว

    Libaan jama
    waa shakhsi usoo umada somaaliyeed meel kastoo ay joogaan waayo wuxuu fankii soomaalida ka saaray casri jaahiligii wuxuu la jaanqaadsiiyay dunida cusub
    halkaa kasii wado howshaada
    thank you bro LIIBAAN JAMA

  • @SaciidHaaji-u5n
    @SaciidHaaji-u5n ปีที่แล้ว

    Still whaching now at 20:35 Habeen Tuesday ah Dabayaaqada 2024

  • @maxamedboqorka6831
    @maxamedboqorka6831 9 ปีที่แล้ว +1

    dalmaryare caadima aha waafanaan codmacaan
    fanka wuukudheeryahay waan kahelay heestan
    siwayn aad iyo aad

  • @nuurkaaofficial1014
    @nuurkaaofficial1014 4 ปีที่แล้ว +6

    Heeestan 2020ka bisha 1 aad
    Qofki ila dawaday like dhac kusii

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 6 ปีที่แล้ว +23

    Heestaan wxn dhageysanayaa sanadka 2019 hdd ilaa dawaneysoh like taa haa ii kala bakheliin pls pls

  • @sabirabdiqani5373
    @sabirabdiqani5373 ปีที่แล้ว +2

    Tue 29 Aug 2023 still I,am listening this song 🎵 🎧

  • @CabasXabiibbarre
    @CabasXabiibbarre 2 หลายเดือนก่อน +1

    tariiqta waa 7/10/2024 hestan waxan xasusta anigo gabar an jecla oo kala magalo kala jogno oo sii weyn an u jecla hadane xaskeyga ayay noqotay xasus bay igu ledahay hestan

  • @abdihamidsheikh6694
    @abdihamidsheikh6694 9 ปีที่แล้ว +8

    one and only dalmaryare i realy like it

  • @makahilabduqadir454
    @makahilabduqadir454 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanaayo xasuus ismujiya 😁1/6/2022

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 6 ปีที่แล้ว +33

    2018 yaa dhagaysanaya

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan wagay soo baxeysay wan maqli jiray ayado dadku dhageystan ereyadeda qaar ka mida xifdiyy wana yara lkn hda ereydeda isleenhy 8:57 habenimo 15 Sep Sun 2024

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaadka 2024 ayan is keenay 2025 ama 2026 hadaad qoraalkeyga aragtaan liketa iisaara si aan uso laabta markale

  • @MsLiongirl
    @MsLiongirl 9 ปีที่แล้ว +1

    dalmar yare waa ka baxsatey. heestaan waxaa asal u leh oo u qaado Laki Haji wacays, fanaanada dalka Holland. 😗

  • @ckhassan368
    @ckhassan368 4 ปีที่แล้ว +7

    Mi bloody Dalmar
    16
    feb
    2020

  • @kinglua4631
    @kinglua4631 4 ปีที่แล้ว +4

    hees aad u macaan 2020 ya wali dhageysanaya liketa ha hilmamin

  • @jabarkuson2241
    @jabarkuson2241 ปีที่แล้ว

    9-11-2020 Manintii jecelkei qufkii iguhorei anjecel daab ah uqathiii run ahantii waa qufka kalix an jeclaahai illa manta balse wankaladernahaai balse qalbigaa Kalajira waqtii walboo kujeclahai hppti satka ♥️wan imanayaa galisoo alaha ikadayoo

  • @maxamedxuseen8387
    @maxamedxuseen8387 8 หลายเดือนก่อน

    Waqtigi ay soo baxaysay aadbaan u dhagaysan jiray waana ku cel ceshan jiray runti jacayl ima uusan hayn xiligaa oo waxbarasho ayaan xooga saarayay caawa ayaan dib usoo raadshay oo ah 2024 Waqtigu waa socdaa

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 ปีที่แล้ว +10

    My fanaankega aan taageero dalmar yare still hitt 2019 😍🔥

  • @bachus57
    @bachus57 ปีที่แล้ว

    My brother came from far May Almighty Allah stand with you and your family watching from Kenya

  • @zamzamcumar1309
    @zamzamcumar1309 ปีที่แล้ว +2

    ❤adaan kuujeclahay😢

  • @ubahhayaan3782
    @ubahhayaan3782 4 ปีที่แล้ว +5

    Heeskan wan jeclahy xasuus😢❤

  • @walalmaazilstudio7273
    @walalmaazilstudio7273 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dawanaya 2024/5 bissha 9 September hadii alle cimri isiiyo malin ban dawan donaa hadii ad iga dambeyso love isaar dhalin yaro guulo bdn ayan idin rajeynaa 🫡👍

  • @abdiwahabahmed5248
    @abdiwahabahmed5248 11 ปีที่แล้ว +1

    Hees taan aad ayee macantaha naagta aad uqada hadee wax idinka dhaxeen xitaa weekuu dabceesaa dalmar nice song

  • @ahmedamcofficial2189
    @ahmedamcofficial2189 ปีที่แล้ว +3

    6 February still my favourite song 🎵

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw xasuus runtii waan qoslayaa hadda hhhhh school Grad 9 ahaay. Xasuusta qaar waa caafimaad WLLHI. 01/April/2021

  • @ibrahimbaros463
    @ibrahimbaros463 9 ปีที่แล้ว +3

    ilaaah ha so hanuniyo fanaan dan

  • @koosawale2211
    @koosawale2211 4 หลายเดือนก่อน

    18 years ahaa markaan jacaylkayga isla bilownay xidhidh till now oon 23 ahay ❤️ long distance relationship with him ❤

  • @zakimohamet4513
    @zakimohamet4513 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 yaa wali sugaya in loo imado 😂😂😂
    👍🏾

  • @amanmichael8706
    @amanmichael8706 8 ปีที่แล้ว +5

    waaw dalmar yare qatar ayaa tahay walalo noolow waligaaaaa ok

  • @qasiimoosmanow2863
    @qasiimoosmanow2863 11 ปีที่แล้ว +2

    Caadi maahan heestani lool..sax dii iga dheh. ...♥

  • @WardaMaxamed-vl4tv
    @WardaMaxamed-vl4tv 3 หลายเดือนก่อน +2

    3/10/2024 😢❤

  • @ahmedhossein4078
    @ahmedhossein4078 6 ปีที่แล้ว +8

    2019 yaa jooga farta taag

  • @ceynishamsiabdullahi1256
    @ceynishamsiabdullahi1256 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasus gara ee iledahay hestan wlhi,my days in 2014 with garadki raga 😢😢💏

  • @AliJibril
    @AliJibril 11 ปีที่แล้ว +1

    Liibaan, You Really did a GOOD JOB, xirfad, aqoon iyo sawir-qaadis heer sare ah, waanu ku hambalyeenayna.Dalmarna Salaan sare naga gaadhsii.
    TEAM

  • @halbotechchannel5159
    @halbotechchannel5159 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxay dib igu celisa xiisahii marka ku jiray dugsiga sare iyo somalia

  • @maxedjamamaxud2865
    @maxedjamamaxud2865 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus 😢😢😢 2014
    Hadana wa
    2022😭😓

  • @abdiqanimohamed3292
    @abdiqanimohamed3292 2 ปีที่แล้ว +3

    18 July 2022 I'm listening this amazing song

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d 10 ปีที่แล้ว +2

    ive fallen for this song good job Dalmar yare

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +4

    My fav❤ song 2013 👏👆 now 2019🎧🎧🎧

  • @nimcomahdi8746
    @nimcomahdi8746 2 ปีที่แล้ว +1

    After 9year maantaa daawaday

  • @calibile7045
    @calibile7045 ปีที่แล้ว +2

    Hessta waa jeclahay wow🥰❤🔥💔💖❤

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 8 ปีที่แล้ว +12

    ❤waaaaw inaa aderkaaY dalmar Yare allhaa kuu dhawro wad jirtaaH ❤❤❤❤❤nasap nasap dhalay dalmar yare❤❤big respect ❤❤tageero buuxaa ❤
    ❤ cadawga maa cil baxo👌

    • @xilwalove3694
      @xilwalove3694 7 ปีที่แล้ว

      ibraahim shakul yare hhh afaaro qabiil cideydana 😂

    • @mysticmaple1107
      @mysticmaple1107 7 ปีที่แล้ว

      ibraahim shakul yare

  • @marwo_moh29
    @marwo_moh29 ปีที่แล้ว +2

    Weligay commenti masoo qorin se caawa ........😢 10:01 PM 19|08|2023
    Xasuus gaar ah bay igu leedahay heestani😢😢
    qofkii heestan ii qaadi jiray hadeer bilaa garab baan ka ahay😢💔 se waa aduunyada in ama la midoobo ama lakala irdhoobo se waxaan halkan uga dirayaaa dhambaal🫡
    Waxaan ku leeyahay garab noloshu iga fogaysoow😢 hal maalin iska daaye hal minute caloosha xumaan kuuguma aan qaban Noloshayda inbadan waad igarab taagnayd intii rabbi wakhti qoray ayaynu wadaagnay weliba intii ugu quruxda badnayde rabbi wayne waxaan kaaga rajeeyay nolol mida ugu quruxda badan heerkastoo aad jeceshayna rabbi hakuu fudaydiyo idamkiis marweliba oon kusoo xasuustana waan kuu soo ducaynayaa walaal Insha'allah 😢🤲☝️
    Waxaan ku leeyahay waxba kuuma qabo ee iifaraxsanoow garab noloshu iga fogaysoow😢🥺☝️

  • @abdulahisugow8418
    @abdulahisugow8418 4 ปีที่แล้ว +2

    unig yada jirka dalmar love,❤❤🇸🇴💓❤🧚‍♀️

  • @asmamahamuudali4451
    @asmamahamuudali4451 20 วันที่ผ่านมา

    Alla heestan 2014 walshei baa dhageysan jirtay ana mrkaa 9 jir baan ahaa waxn dhanba wax kama fahansaneen waxn fiirsan jiray meelaba quruxda badn uu ninka isku soo duubay hadna waxn udhageysnoya madma ay isaameneyso uuna qalbiga uhurayaa alla jaceylka muxuu qofka in badan badalaa🥺💔

  • @boqoradainaxaaji1201
    @boqoradainaxaaji1201 11 ปีที่แล้ว +4

    masha allh nice hees iyo nace cod Dalmar yare

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    MY Favorite Song
    Waa Habeenimo khamisa
    Sacadu tahay 1:05AM
    05/01/2023
    Mudo badan ka dib Heestanba ibaxayza caawa