MOHAMED ALTA IYO DALMAR YARE 2014 BOSNIYA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 807

  • @AxmedAbuukar-vu6ph
    @AxmedAbuukar-vu6ph ปีที่แล้ว +7

    Aniga today mrkan kahdlo 2da cod waxaa kuleh midday beiskaleh wanna mohamed.alto❤❤❤🎉

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 9 หลายเดือนก่อน +3

    What a amazing song.!😮
    Legenda Alta iyo Dalmar yare.
    Still listining 17/03/2024
    6/Ramadaan/1443.

  • @MaxamedMukhtar-x8q
    @MaxamedMukhtar-x8q ปีที่แล้ว +4

    Xanuunka daremayo ilahey kaliya daremi karo wax walba ubadkan dhalnan ku ilawaya ninka raga lama ciilo mar ayan gaari donaa hankeyga daruufta iiga taktay alle Waa u simanahay malmihii wacna weyso socdaan alx for everything 😢😢😢😢

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 7 ปีที่แล้ว +13

    Dadku heestay daawanayaan ana fartuun cumar baan daawanayaan she is gorgeous what beautiful that's

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan waxaan dhagaysan jiray wakhti fog 2015 xiligii dhalinyara nimo ee aan jacaylka la liitay waana midka mida xasuusahayga😭😭😭😭😭
    Ilaayo 2014 ilaa hada waan jecel ahay qoftaydii Rooda😭😭😭 inta 2020 07 10 ila daawanaysa liketa isiiiya alwaad jacayl dhalay

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 7 ปีที่แล้ว +20

    codka iyo actionku wa inay iswatan fanka somalida. ani fikir ahantayda hesta ku luuqaynteda waxa ku haysta dalmar yare. well done fananintena sharafta leh waxaad xusaysan qimaha fanka somalida.

  • @asiyoomaar614
    @asiyoomaar614 7 ปีที่แล้ว +70

    Mohamed alta kuleh isaga dartis u dawanaya deganashaha cod Mcn wooow nice 👍

    • @abdicasiisahmed1200
      @abdicasiisahmed1200 5 ปีที่แล้ว +1

      Kalama litan Aisho Omar cadi iskadhig

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 ปีที่แล้ว

      Copy waaye

    • @muudimoonye9026
      @muudimoonye9026 4 ปีที่แล้ว +1

      Asiyo Omaar
      Qoralkaga 2 yrs ago wae i wish magalada ina dhex socsocotid
      Hhhhh
      2 dodapa wey kaso baxeen wlee

  • @saaaafi
    @saaaafi 4 ปีที่แล้ว +4

    Dalmar cod furnantisa darteed heesta wuu awod sheegtay halka altana uu heesta dreenka uheesta ku qadayo darted jawi kle inaa gashaba macquul ah😍16/6/2020❤

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla Xasuus badna hees Iyo badh laba fanan kala dhicin Abdikadir Buunis dariskeygi xalaasha Asal Rer molta siinay intii Garatay liketa ha ila dhaafina 🌹🌹

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 ปีที่แล้ว +12

    Hestan waxan ugu solabtay boqorka cod dalmar yare 2018 yaa Ila soboqday

  • @ahmedmaxmed8030
    @ahmedmaxmed8030 11 ปีที่แล้ว +1

    wooooooow heestan se qas ah aa u jecelahay thnks alto and dalmar yare labadena cod aa alle edanku manesada masha alllah

  • @leyloleylo1576
    @leyloleylo1576 8 ปีที่แล้ว +1

    Alta is the best cod iyo dagnan qof dartiib ah iga dheeh wow hamen danbo wan idiin la joga guys

  • @somaliromanticfanpagekingr5518
    @somaliromanticfanpagekingr5518 7 ปีที่แล้ว +2

    29th December 2017
    Am still wactching yaa ila dawanayo m.alto amazing voice maba ka dhargo hestan

  • @abdirejr934
    @abdirejr934 3 ปีที่แล้ว +8

    2022 I’m still here Buunis Allah cimri dheer iyo cafimaad haku siyo ❤️

    • @libanjama4217
      @libanjama4217 3 ปีที่แล้ว

      Buunis still a life doing good

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +4

    Howlahaaga guud iyo
    Danahaaga gaarka ah
    Intaan soo gudbinayaan
    Teydii ka gaabshay❤alta and dalmar

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 9 หลายเดือนก่อน

      the baste hees dalmar yare mahamed alta

  • @xamdinuur4889
    @xamdinuur4889 11 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw aad ayeey u cod macaan yahiin wiilasha nice pic. Waa heestii. Al fanaan buunis. Waad kabax sateen dalmar yare and maxamed alto

  • @itaanoritaa5344
    @itaanoritaa5344 10 ปีที่แล้ว +6

    waaaaaaaw maxamed alta sxb waa ka baxsatay dalmar adigane nice voice laakiin i like page ka alta i vote 4
    alta

  • @SA-dt2cd
    @SA-dt2cd 7 ปีที่แล้ว +5

    Wow Mohamed Alto u have a killer voice dude n gud luks

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 ปีที่แล้ว

    Alta daganaanta uu heesta ugu raaxeysanayo baan la dhacsanahay fanku waa hibo sido kle dalmar na heestu wuu ka baxsaday isaguna nolaada guys 🙏🙏

  • @Yuusufgraath
    @Yuusufgraath 10 หลายเดือนก่อน +1

    Bosniya 2024 cida firsanasa wan salamay

  • @fartunluul
    @fartunluul 5 ปีที่แล้ว +38

    2020 come on guy's

  • @karimyuusuf2899
    @karimyuusuf2899 6 ปีที่แล้ว +23

    Inta 2019 weli dhagaysata Like iku casuuma 😘😘😘👍

  • @engrashkaboy5772
    @engrashkaboy5772 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees macan ilaa 2014 dhagaysan jiray cawa 9 May Dib u dhagaysnaaya 2024 songs sweet ❤❤❤

  • @omaraar8301
    @omaraar8301 7 ปีที่แล้ว +10

    al fanaan maxamed alto.
    100% axsan soot.

  • @cawaalefarax
    @cawaalefarax 9 ปีที่แล้ว +19

    That's my homie mohamed Ducale (alta) I remember back in the days I used to tell him get in to your house.
    And he's all grown up man..... So strange goo goo my homie.

  • @MuqtaarLion
    @MuqtaarLion 4 หลายเดือนก่อน +12

    What about me I'm here 2024😂

  • @ShukriCabdirahmaan
    @ShukriCabdirahmaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anoo arday ah ba dhagesan jiray hadana hooya ahay Alxamdulillah

  • @cabdulcasiisadanmahamed196
    @cabdulcasiisadanmahamed196 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw xusuus igu qaaliya 2013kii iyo Addis Ababa...ex waxaa qaaday mayaw buunis...

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 6 ปีที่แล้ว +1

    Labaduba may kala dhacaan laba fanaan ooo walaala hadana saaxiba

  • @hasu184
    @hasu184 11 ปีที่แล้ว +7

    woow wr song maxamed alta and dalmar yare woooooooooooooooow caadi Mahan ma sha alha fanaaaninta rer usa and mpls wowowowowow

  • @alibarweyn9515
    @alibarweyn9515 11 ปีที่แล้ว +1

    woow heestani caadi maaha waxaaba ksii daran sida ay booskeeda ay u dhigeen ,, Dalmar yare waan aqaanay Codkiisa Balse maxamed Alta iminkaa iigu horaysa Any way caadi maaha heestani waan ka helay runtii

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 ayaan daawanaya tolow cid mayga danbaynaysa....
    Mahamett alta legend.....____

  • @sumayaxasan5335
    @sumayaxasan5335 7 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah dad wa isku ekadan walhi wilkan maxamed alt la dhahayo aderkey e isku egyihin markan arko aderkeyga so xasusta oo sanad ka hor qarax ku dhintay allow ku naxariso

    • @aliaabshir
      @aliaabshir 6 ปีที่แล้ว

      Allaha u naxariisto adeer wallo

  • @FarahFarah-vx7ng
    @FarahFarah-vx7ng 2 ปีที่แล้ว

    Heestan ninkii lahaa magaciisa halaygu caawiyo fanaanki ugu horeeyay ee qaaday ayaan kawadaa lahaansha

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees xasuus badan laha BUUNIS wayo waayo waqtigii xamar shined dowladii KACAANKI barakeysana ee aabo siyad Allaha unaxaristo. Wallahi wan ooyey xasuus darteda dad ilbax ah akhlaq leh aheyn

    • @SomfilmsFHD
      @SomfilmsFHD 2 ปีที่แล้ว

      Beenaale ayaad tahay Heesta ninka sameeyey cabdiqays iyo Buunis ba Hargeysa ayay joogeen xiliga heestu soi baxday. Afweyne-na waa dhintay xiligaas.

  • @najuumohamed1193
    @najuumohamed1193 7 ปีที่แล้ว +13

    Still watching alta dartiis waliba 💖💖💖💖💖💖💖

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial2937 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestii wuu ku tuntay

  • @hamdayar7964
    @hamdayar7964 6 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dhageysanaya heestaan sanadkan 2018 wan u xiisay wlhi noolaada

  • @muhiimdhuuxgooni749
    @muhiimdhuuxgooni749 11 ปีที่แล้ว

    Alta ayaa aad ugu fiican buunis ayuuba soo dhaweeyey codkiisii caadi maha alta

  • @zackyabdi1569
    @zackyabdi1569 7 ปีที่แล้ว +5

    big Salan nd Jimco wangsan dhaman somali-weyn from Bosnia

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 10 ปีที่แล้ว +1

    wat a reall song ! dey both raining woow alta vs dalmar yre

  • @sagaro143
    @sagaro143 11 ปีที่แล้ว +6

    Heesta m alta ayaa kaga codwanaagaan dalmar, both of you, wad mahadsantihiin

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 10 ปีที่แล้ว +61

    kuwaan heesaya iyo kuwaan meesha safan waxan kula talinaa iney shaqeystaan ama ay wax bartaan diintana raacaan, wallaahi waqti ayaa ku socda, fannaan soomaali sharaf uma dambeyn doonto nolol maalmed cariiri ah yuu ku jiraa waligii fadlan hadda iskaga baxa intaad dhallin yar tihiin,,,

    • @asadkariye8928
      @asadkariye8928 10 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @abdihodaan
      @abdihodaan 9 ปีที่แล้ว +4

      adna waxan kugu la talinayaa walaal inaad dhageysan ! waayo qof walba isla saxsan adigana waxaa kugu qaldan inaa daawatey waxana jeceleyn dhibka soomaali na heysta waa qof walba saxsan adigaa iska bilood hadaanad jeceleyn ha daawan si lagaa ga amaan helo walaal adoo raali ah.

    • @ahmedmohamoud5137
      @ahmedmohamoud5137 7 ปีที่แล้ว

      Hamza Hassan Arbac intiinaba waad dhagaysateen

    • @fatatejr9808
      @fatatejr9808 7 ปีที่แล้ว +2

      Bashiir Dheere maxaa soodoontay adi bro waa adiga malaaigta iska dhigayaa 😂😂😂😂😂

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 8 ปีที่แล้ว +8

    Waa Heestii Al Fanaan Buunis Tolow Buunis Ma Noolyahay Isago Indho La Bu Heesi Jiray
    Caleek
    Golihii Barbaartow
    Geedkkk Jacaylkow
    Gar Baan Taa Ka Leeyahay

    • @nuurtoali7729
      @nuurtoali7729 8 ปีที่แล้ว

      fiyuuiiiiiiiiiiií2

    • @munamohamed2308
      @munamohamed2308 8 ปีที่แล้ว +1

      Bancade1 Ceerigaabo

    • @mamejuba4313
      @mamejuba4313 7 ปีที่แล้ว

      Bancade1 Ceerigaabo xaladka iska dhaf heesta buunis male abdi tahlil ayaa le Iska sax jwb buunis uu nol yahay qoxontiga shed dher ayuu joga

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 8 ปีที่แล้ว +9

    heestan waa Top aad ayay u shidantahy
    thanks Toolmoone Cod Qurux Alta and dalmar

  • @najmajamac7735
    @najmajamac7735 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsha alah nice waaye codkaaga alaha kuu daayo

  • @Thepathtojannah77
    @Thepathtojannah77 11 ปีที่แล้ว +1

    Woooow dalmar and alta waa kabaxsaten dalmar codwanaag waaku aqanay balse alta idhuntay

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 7 ปีที่แล้ว

    Somali ma ahi laakin musiga somali maryooleyda aad baan u jecelahay. Salaam from North Korea

    • @faaerespect8164
      @faaerespect8164 5 ปีที่แล้ว

      Bro hadaa noshahay kk wan kagatay xikmada

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว +115

    Heestan cidii dhagaysanaysa 2018 like ta ii sara axapey 👉👉👉👉

  • @salimhussein3495
    @salimhussein3495 6 ปีที่แล้ว +5

    Very nice song
    I love it
    With the nice voices from our fanaan ya sheenaaa

  • @tahinheart4534
    @tahinheart4534 5 ปีที่แล้ว +53

    2020 I'm here....❤

  • @LaakoTv
    @LaakoTv 5 ปีที่แล้ว +32

    2019 wixii dhagaysanaaya like i saar

  • @123-b3c4p
    @123-b3c4p 7 ปีที่แล้ว

    Heestan waan u bogay caadi maaha maanta ayaa iigu horeysa maqalkeeda

  • @rashidibrahim9410
    @rashidibrahim9410 8 ปีที่แล้ว +23

    You are great people - I love you very much!

  • @munayassin415
    @munayassin415 11 ปีที่แล้ว +5

    wooow caadi maaha heeskan well done dalmar n maxamed

  • @adoonalleguuleed800
    @adoonalleguuleed800 8 ปีที่แล้ว +16

    alta codka ka haystaa dalmar yare wadadaa qulqul bro.

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +2

    Labada xidig Ee sheekhaal Mahamed Alta, Dalmar yare 🎼🎸

  • @hayamsiyad
    @hayamsiyad 11 ปีที่แล้ว +6

    I love this song well done dalmar yare & mohaked alta xxx

  • @moismail6233
    @moismail6233 8 ปีที่แล้ว +73

    Still watching in february 2017. greetings from BOSNIA. love to somalia

    • @kaafiyamustafe6567
      @kaafiyamustafe6567 7 ปีที่แล้ว +3

      me toh tlhi proh kama xiizo gooyo heeztan
      one love dalmar and alta😘😘😘

    • @kalimabdi7943
      @kalimabdi7943 7 ปีที่แล้ว +1

      Kaafiya Mustafe

    • @kaafiyamustafe6567
      @kaafiyamustafe6567 7 ปีที่แล้ว +2

      +kalim abdi 😉

    • @albinothonbok1838
      @albinothonbok1838 7 ปีที่แล้ว +1

      Ismail Kaahiye u

    • @libanabdi4548
      @libanabdi4548 7 ปีที่แล้ว +2

      Ismail Kaahiye maxaa ka qabataa Bosnia.
      allah kugu xafido scb.

  • @deeqaroodaofficial8859
    @deeqaroodaofficial8859 11 ปีที่แล้ว +3

    wlh ninkan caajiib waye axsan fanaan axsan cod

  • @abdikaniabdillemursal4712
    @abdikaniabdillemursal4712 3 ปีที่แล้ว +26

    This song reminds me of my past
    2022 still listening 🎶

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 ปีที่แล้ว +1

      Isku xilli isku sanad isku saacad iyo waliba isku daqiiqado ayaan daawanaynaa kawaran 😂
      Markaan dhamaystay baan is dhahay bal comments ka eeg in wax xiliyadan daawaday jiro saa comment gaaga oo 1minit ago ah baan arkay kkkk
      Masha allh ilaahay cimriga haynoo barakeeyo inaga iyo ragaas 8yrs ago heesta ay qaadeen aan caawa daawanayno iyo fanaankii heesta lahaaba Aamiin

    • @fadumaabdille731
      @fadumaabdille731 2 ปีที่แล้ว

      Wallle annu go doon igelyey ax 😣😣😣😣😣

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +23

    Maxamed Alta aa kuleh top ina adeer Codkaaga cajiib waaye😍

  • @maxamedibrahimcali7653
    @maxamedibrahimcali7653 10 หลายเดือนก่อน

    Al-fannaan cabdiqaadir mayow (BUUNIS)codkiisi ahaa

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 5 ปีที่แล้ว

    Wey kucayaareen boqolmar kabadan walli.
    Buunis raaligalin qaado musikistoo raali galin qaado. Waryaada badnadiina marsadda hees waxba kama taqaaniinee

  • @wiilwanaaagsan6794
    @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

    Ninkii heestan lahaaa jigjiga aya wada jognay 2014 . No copy

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 5 ปีที่แล้ว +2

    12/December 2019 wali wan ku heystaa heestan alta codkaaga🖤

  • @djkimovich
    @djkimovich 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 aa daganahay Yaa Ila saaran doonta like it

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 ปีที่แล้ว

    Cajiibeey cajiib waan cajaby, Alta axsan fanaan waad kaga wadataa dalmar bil xaqiiqatan

  • @mr.abdisalamibrahim
    @mr.abdisalamibrahim 8 ปีที่แล้ว +4

    heestaan waa hees talantaali ah waxey na ku wanaagsana laheyd in ay isla qadan rag iyo dumar

  • @abdireezdeonkodduniyah6293
    @abdireezdeonkodduniyah6293 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024 😢ayn dhageysanaya Ila 2014

  • @ZAYEDAHMED23
    @ZAYEDAHMED23 ปีที่แล้ว +2

    Still hit 2023 😊

  • @diirsheyare
    @diirsheyare 10 ปีที่แล้ว

    Ceeb maahan iyo xumaan heesta soo wada qaadaan lkn waxaa ceeb iyo xumaan inaad sheegi waysaan ama aad xusi waydaan Fanaanka ay ku soo baxday heesta marki ugu horeeysay ,Cabdi khaadir mayoow buunis

  • @xamdinuur4889
    @xamdinuur4889 11 ปีที่แล้ว +1

    ooh aad ayaad u cod macaantihin maxamed alto iyo dalmar yare waa heestii alfanaan buunis. Nice pic

  • @MAANKA_CADE10
    @MAANKA_CADE10 3 ปีที่แล้ว

    Wow ishcalaa hees wee igu socotaa sidii faleenbadii oo kale yaa ila daawanaayo 2021 inta iga danbeeso likta💖👈🙏

  • @mohametthassanelmi6470
    @mohametthassanelmi6470 ปีที่แล้ว

    alla xss time wlhi heestan aadban u xssta 2013 aniga io abtige mahad xashi baa wada dhageysan jirny anigo yar wlhi wlipo wxn aad u jcln marke fartuun omar io dalmar ee kaftmyan oo faraha ku tagyo aad ban u jcla wlhi i mss waqtigz hda abtige turki ayuu jga aniga muqdisho baan dhex mushuxaya manta oo ay taarikhdu thy cimriga allha no dheereyo

  • @citizenguy8484
    @citizenguy8484 3 ปีที่แล้ว +1

    Wali wan dhagysanaya 2022 yaa ila imida

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb 3 หลายเดือนก่อน

    4:52
    27:9:2024
    Friday afternoon ❤
    Hees waaa dhaaftay Tani waan ku nasaya jmacad aya ka imaday❤😮

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 3 ปีที่แล้ว +1

    Boosniya yaa salaam 2021 yaa ila dhageeysanaaya

  • @aziiliyeyozliya4435
    @aziiliyeyozliya4435 6 ปีที่แล้ว +1

    Haygu gaaf wareegine
    Geezun aniga iga gudub👏✌
    Dalamr ✌✌✌

  • @hersi6773
    @hersi6773 3 ปีที่แล้ว

    Waa xusuustii fanaan cabdiqadir buunis iyo waayihii 1996kii

  • @sakariyeaadan6214
    @sakariyeaadan6214 5 ปีที่แล้ว +9

    Inta dawnysa 14 november 2019 iyo wixii iga dnbeya like igu ksbeya

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +7

    sweet voice moha alta❤❤❤❤❤

  • @mustafuhassanu2044
    @mustafuhassanu2044 8 ปีที่แล้ว

    gulihii jacaylkoow geedkii barbartoow garbaan taakalweyahay gud music dalmar yare

  • @hamzaadan4561
    @hamzaadan4561 3 ปีที่แล้ว +7

    Legends Never fall💪 who's here 2022 ☝

  • @sakariyahamsa7501
    @sakariyahamsa7501 9 ปีที่แล้ว

    asc hestan aadban usoo dhawaynaya maxamed alta iyo dalmar yare

  • @mohamedarrawe4802
    @mohamedarrawe4802 8 ปีที่แล้ว

    ap ap ap ap ap jidhi dhico altaa ku haysta codka axyaa fanaan iga dhe

  • @abdyphatah7604
    @abdyphatah7604 11 ปีที่แล้ว +8

    Nice heesta waa ku raxeysateen caadi ma'aha I like it duubiska

  • @yaxyeadan9631
    @yaxyeadan9631 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 haben xasus igu yeelan doonah inshallah 😢🤑🙁

  • @halimoahmed91
    @halimoahmed91 8 ปีที่แล้ว

    still am watching 2fanan aan taageero alle haydin sooo hanuniyo

  • @fartunbashiir2961
    @fartunbashiir2961 5 ปีที่แล้ว

    hesaha fananintii horee qadeen arkii diib loso qadayo pls qof walbo soo klinayo TH-cam hakuso qoroo COPE Reyd sidey uu ogadan jilkaa sobaxaya in horee loo qadaay thanks

  • @lajecleydaahmed1704
    @lajecleydaahmed1704 5 ปีที่แล้ว +4

    Hestan inta dhageysato 2019 like👀

  • @hassanosmanmohammed6884
    @hassanosmanmohammed6884 7 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw xasustii BUUNISJacaylkaaga man gabin mana aan gadinAxsan axsan!!!!!

  • @maankadeeq2283
    @maankadeeq2283 10 ปีที่แล้ว

    Ohhh wasoo xasuustay my fanaan buunis bililiqo aa wadiine heestan samen ileh

  • @faysalabdirahmaan5521
    @faysalabdirahmaan5521 4 ปีที่แล้ว +5

    Wali yaa ila daawanyoH 2020 lkie ha ila dhaafiN plz🙏🏾

  • @mohammedabdi2830
    @mohammedabdi2830 ปีที่แล้ว +2

    Viva libaan jama. Old is gold

  • @abdigadi2360
    @abdigadi2360 10 ปีที่แล้ว +4

    What a good song! I like it

  • @faizohassan9666
    @faizohassan9666 7 ปีที่แล้ว +102

    intah lasocoto 😋🎤20 18 like sara plz 😗

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 8 ปีที่แล้ว +1

    Asal hees macaan laba fanaan cod fiican

  • @hibohassangedi8915
    @hibohassangedi8915 10 ปีที่แล้ว +1

    Wow heesihi horey heeso dee

  • @naimamagan7504
    @naimamagan7504 11 ปีที่แล้ว +6

    I like the way u alta u qadaayo super👌👌👌👌