ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • WAA HEES UU HORAY U QAADI JIRAY FANAANKII WAYNAA EE HOBALADA WAABARI OMAR DHUULE ALI ALLAHA HA U NAXAARIISTEE HADANA WAXAA QAADAYA FANAANKA CODKA MACAAN ABDIFATAH YARE.

ความคิดเห็น • 1K

  • @hal-abuurdhajacjimcaale5590
    @hal-abuurdhajacjimcaale5590 9 หลายเดือนก่อน +228

    2024 haddaad dib usoo booqato oo dhagaysanayso heeskaan macaanka badan, waanku salaamayaa nabad na waankuu rajaynayaa insha Allah.❤

    • @ayaanyuuzufmohamud
      @ayaanyuuzufmohamud 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wn soo raadiyay hestan
      Hada ayaaan dhagysanyaaa

    • @yaxyemohamed4636
      @yaxyemohamed4636 8 หลายเดือนก่อน +2

      Way ku socotaa 😢❤😅

    • @AbdiSamira-qx1bd
      @AbdiSamira-qx1bd หลายเดือนก่อน

      @@ayaanyuuzufmohamudsed😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂s😮w you know 😂😂😂ssssssssssssssssssssssss😂😂😂sassssld de world

    • @QuruxsanInaahmed
      @QuruxsanInaahmed 28 วันที่ผ่านมา +1

      Wllo

    • @MoAbdi-un3dy
      @MoAbdi-un3dy 24 วันที่ผ่านมา +1

      waan kaaqaaday wll adna sidoo kale qayr ayaan kuu rajaynayaa inshaa allah

  • @MunoShariif-q3y
    @MunoShariif-q3y 3 หลายเดือนก่อน +91

    Waxan dhagesanaya 26/june/2024 walibo anigo xalada aad igu xuntahay an haysana qof xitaa icawiya like isar hada iga danbeso 😢nafsiku wa ged harwen malin ban harsan dona 😢😢

  • @siciidsharmaake8642
    @siciidsharmaake8642 8 หลายเดือนก่อน +203

    Iso celi hada iga dambeso😊
    memories still listening😢❤️

  • @munaali41
    @munaali41 6 หลายเดือนก่อน +45

    Waxan aad udhagaysan jiray 2015 mar ay noloshu aad iigu cuslayd cid ii caawisana an waayay alhamdulilah iminka wan bogsaday waxan kusoo xasuustay caawa iyado meel ka baxaysa ban maqlay 15/4/2024😢

    • @Ameeen-dek-moh
      @Ameeen-dek-moh 5 หลายเดือนก่อน +1

      nolol qurux bdannn ayaan ku rajeenya

    • @Mudan-di5vp
      @Mudan-di5vp 5 หลายเดือนก่อน +1

      Farxadban ookale kuu rajeynayaa ❤

    • @mubashirmuhammad4440
      @mubashirmuhammad4440 5 หลายเดือนก่อน +2

      Guulayzo lpx ❤ anagay hada nagu culus tahe noso duce

    • @munaali41
      @munaali41 5 หลายเดือนก่อน

      @@mubashirmuhammad4440Geesiyow ilaahhay culayska fudayd hakugu badalo❤

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 7 หลายเดือนก่อน +43

    11 years ka dib daawanaya clfataax king of voice ayuu ahaa hadaad 2024 daawnayso like iisaar sxpoh noloshu kuma xumayso

  • @rockymilk1917
    @rockymilk1917 9 หลายเดือนก่อน +84

    2024 hadad iso booqatoh like Isaar wll😢❤

    • @Haboon4433
      @Haboon4433 4 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 10 หลายเดือนก่อน +497

    Haddaa Heestana 2024 Ku soo gaartay oo caafimaad ku daawaneyso like isar mahadsanid 🙏

    • @BilebulaleDiiriye
      @BilebulaleDiiriye 6 หลายเดือนก่อน +4

      Mahad alee hasugnato 2024❤ 2:07

    • @najibhassan7018
      @najibhassan7018 5 หลายเดือนก่อน +7

      Waan ku soogaray cafimad buuxa after 8year kadib cawana dib udhagesanaya runti. Ilahey cafimadka iyo cimriga ha ino siyadiyo ❤️‍🔥

    • @najibhassan7018
      @najibhassan7018 5 หลายเดือนก่อน +5

      Waan ku soogaray cafimad buuxa after 8year kadib cawana dib udhagesanaya runti. Ilahey cafimadka iyo cimriga ha ino siyadiyo ❤️‍🔥

    • @XamdiCaydiid
      @XamdiCaydiid 5 หลายเดือนก่อน

      Uuu

    • @mohamedm6994
      @mohamedm6994 3 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe 4 หลายเดือนก่อน +58

    Heestan waxaan soo dhagaysanayay 5 sano ee u dambaysay, caawa oo ay tahay 7/8/2024 saacaduna tahay 9:24 habeenimo ayaan dhagaysanayaa aniga iyo saddex aan walaalo nahay oo iga yaryar,jawigu waa iska deganyahay laydh yar oo qabow baa dhacaysaa,daarada xaafada baan ku cawaynaynaa dhan waxaanu ka daawanaynaa dayaxa dhana dhirta ubaxa leh ee daarada baanu udgoonsanaynaa oo aanu nuugaynaa caraftooda❤.
    Dib baan ugu soo laaban doonaa muuqaalkan anigoo u xiisaya jawigan weliba❤.

    • @MoodharAadan-dz3xp
      @MoodharAadan-dz3xp 3 หลายเดือนก่อน +1

      HEESTAN MUDA RAADINAAYEY HADA SOO HELAY ❤

    • @sacadmahamed5736
      @sacadmahamed5736 3 หลายเดือนก่อน +2

      Huda haybe waligaa jawigu saas hakuu ahaado wllo

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe 3 หลายเดือนก่อน

      @@sacadmahamed5736 mahadsanid walaal waan u xiisay durba

  • @muniirmousa7153
    @muniirmousa7153 5 หลายเดือนก่อน +93

    waan huba inaad heestan ereyada mcn Aad dib ugu zoo noqotey 14:5:2024 hadaad iga danbeyso like ta igu dhoob legend

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 4 หลายเดือนก่อน +2

      Marka ma like baad doonasa Legendoww 🤣

  • @AminaNoor-cx5cz
    @AminaNoor-cx5cz ปีที่แล้ว +34

    Hestan waxan dhageysani haya 2023 bisha july anigoo shift habeen kujira umulisanimo ah❤❤❤ intii comentiga aragta waxan urajeynaa kher iyo barwaqo i,a

  • @Maan-P
    @Maan-P ปีที่แล้ว +104

    10 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy ปีที่แล้ว +5

      Fanaan kaan fanka logama dambeyn🥺 We miss him❤😊

    • @sahra_muhammad
      @sahra_muhammad ปีที่แล้ว +6

      Hees walbo waa jogta🥺😂

    • @sahra_muhammad
      @sahra_muhammad ปีที่แล้ว +1

      @@Maan-P waa umalin heesta dhigstaba waa tagan tahy💀😂

    • @sahra_muhammad
      @sahra_muhammad ปีที่แล้ว +1

      @@Maan-P maxa igu wato rebly gaga😂😂

    • @mohamedabdullahi9308
      @mohamedabdullahi9308 ปีที่แล้ว +1

      Aduun xiligaa ban yurub soo galay hadana ilaahay xaalkayaga waa ogyahay alow na ilaali

  • @Najohqanciye
    @Najohqanciye 9 หลายเดือนก่อน +66

    2024 still listening to this song ❤😊

  • @AminaRashid-d4g
    @AminaRashid-d4g ปีที่แล้ว +122

    Heestan wan jeclahy waxan ku xazuztaa waqtiyo wacnaa oo noloshyda soo maray wxanan rajaynayaa anigo nolozhyda wax badan ka bdalay inan dib ugu soo noqdo comment kan 26/may/2023😢😭

    • @abdullahsamiran35
      @abdullahsamiran35 ปีที่แล้ว +3

      Sodowow markale abayo,cimri dheer iyo cafimad kurajeyna

    • @Said-Dalboon
      @Said-Dalboon ปีที่แล้ว +4

      aduunka ayaaba dhamaad iska ahe walaal cibaadayso

    • @BilebulaleDiiriye
      @BilebulaleDiiriye 6 หลายเดือนก่อน +1

      isha alah❤

    • @N8mco
      @N8mco 6 หลายเดือนก่อน +2

      Cawa 12 apr dhagaysanayaa❤ ilahay cimriga hayno dhamanteenba amiin

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 ปีที่แล้ว +34

    Amazig Song
    Jacaylkii miyuu ku helay
    Hirtaanyo miyuu ku baday
    Huq iyo ciiliyo dhibiyo
    Ma hawl buu kugu fur furay
    Hayee qaylada miyaad
    Dadkoo hurda Toosisaa
    Wuxu ahaa Fanaan Cod Tolmoon oo Meel kasta ka dhigan Abdifatax yarre
    Still watching 28/05/2023 🎻❤️

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 ปีที่แล้ว +18

    heestan aniga jcylkeyga oo labo magaalo kala joogna ayaa wada dhagysaneyna isagaa isoo sheee gareeyey isagoo wx qoraya
    wuxuu diyaarin buugiisii jaamacada heerka labaad 😢❤
    waa ku jclhy mcn badanow BAM

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +26

    *cabdifataax tacabir ilaa hada kama bixin qalbiyada dadka fanka jecel wuxuu ahaa mar la arag mudo yar ku hantiyey dhamaan quluunta macaashaqiinta* 😢❤ *GOD BLESS HIM* ❤🙏

    • @hanadahmedvlogs3508
      @hanadahmedvlogs3508 ปีที่แล้ว

      Zxp aad bn ku salaamaya Nin qaali ah bad tahy mahamed jama cawa anoo heestan jawi ku saxaya bn comment kugu dhex qabtay

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@hanadahmedvlogs3508 *Hamse aad ban ku salaamay✋ heestana waa dawo oo waxyaabo badan bay dawo ka tahee mararka qaar ku tuuro* ✋😁

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb 4 หลายเดือนก่อน +24

    Hadaad Dhagaysanayo 2024 like saar heestan waxasuuus😢

  • @Marwaan5
    @Marwaan5 9 หลายเดือนก่อน +72

    Waxaan dhagaysan jiray 2016 iyo 2017 marka isku dhacno
    Ugu dambayn jacaylkayagii waku guulaysanay caruurna way ii dhashay Alx
    Lkin wxa isku dhacnay 2022 iyadoo iga dalbatay furiin isla markiiba
    Wana ku qancin kari wayay inay iska dhafto furiinka anigoo usheegay qalad walba inaan anigu dusha saaranayo lkin way iga madax adaygtay ani ahan ad ban ujecla wxa sameyana wa garan waayay 😢
    Anigo iyada inyar o naxariisa xataa ka waayay ayan arkay qar azxabtayda ka mida o tahriip usocda wxana ushegay inan raacayo
    Wa usheegay inan tagayo iyada lkin wxay igu tidhi hadal jeesjeesa😢 iyado warqadeeda Mooye an wax kle iwaydiin wxana usheegay inaanan warqad uhayn sbbta oo ah ma Rabin inaan furo sidii ayaan asxabtaydi tahriibaysay ku raacay
    AlxamdulilaaH xeradii wa kaso baxay casimada Tripoli ayana imi waana laso hadlay lkin nasiip daro waxay ii shegtay inay wali goaankedi ku taagan tahay furiina rabto
    Talo aya igu cadatay lkin wxa isku dayay ina mar kle isku dayo inan qanciyo una shego in aanan ka marmi Karin anigu lkin way ku madax adaygtay masiin warqadeedi waana meermeriyaya ugu dambayn wxa la gaadhay xiligi an donta raaci lahaa anago sidi ISU afgaranla waana usheegay ina doonta raacayo malin dhaw
    Lkin hadalka ay itidhi wuxu ahaa😢"anigu ASAY qaadi Kari maayo ee warqadayda isii sii"😢
    Markaas ayaan go'aan saday ina furo lkin si kadisa ayaa bada naloogu qaaday isla malinti xigtayba. Sidii ayaana talyaani ku galay Alx. Marki an laso hadlay way iwaydiisay warqadayda mxa iisiin wayday ugu dambayna waa siiyay😢 . Wadanki waxa kaso baxay 2022 bishii 8aad i caawa waa 2023 bishii 12aad aya ah 23.😮 wxa kaso maqanahy sanad, 4bilood iyo 21habeen
    Wa jeclahy walina ma ilaawin sbbta an u ilaawi waayay wxan u arka inay sabab utahay codkeda o an malin walba maqlo marka an caruurta ay idhashay la hadlayo iyada ayayna la jooga caruurtu.
    Wxan urajaynaya inay ku noolato nolol ta ugu fiican wax ciil AMA cuqdadana uma hayo ilahyna nabsigayga hkaa ilaaliyo 🤲
    Habeenki gogoshaada iyo
    Miyaad hiifta maryaha 😢
    Hadaad Halakn soo gaadhay wa mahadsan tahay wll

    • @kawsarmuxumedkawsar3418
      @kawsarmuxumedkawsar3418 9 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @AliHussein-vf6ru
      @AliHussein-vf6ru 9 หลายเดือนก่อน

      Waad halgantay sxb, Alle wuu ku samatabixiyay ka warhay noloshaada oo dhan ubadka iyo oorodiiba. ❤

    • @BoQoraDaSamiRka-m3b
      @BoQoraDaSamiRka-m3b 9 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢 sorry

    • @Soonioyaa
      @Soonioyaa 7 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢

  • @khalidfantastic
    @khalidfantastic 4 หลายเดือนก่อน +22

    Kusoo laa laabashada heeskan waxay ii noQoTeY caaDo aan DhamaaD Lahayn❤

    • @Mohammedlibaan
      @Mohammedlibaan 4 หลายเดือนก่อน +4

      Pro kula midbaan ahay

    • @geenyobari-vt9ii
      @geenyobari-vt9ii 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa hees qlbiga taabanysa

    • @aragsan-zg1xy
      @aragsan-zg1xy 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad aboowe heestan waan kusoo laalabta

    • @miigane-iq7cf
      @miigane-iq7cf 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa hees taabasholeh

  • @muhsinmahamud7497
    @muhsinmahamud7497 6 หลายเดือนก่อน +7

    Hestan.waxan dhagesanaya tarqds aah 17/4/2024 wa habenimo 03:51 waxan dhax muqurtee xasuso oo an dib uso celis lehen😢 halka ilmada iga gabac leyneso😢qofka so xasusanaya manta wexey si wada farxad u wada jogan wil an qarabo nahay o edaday dhashay xgna sxb i aha asana ka danbeye ina kala tagno.mantana asa jcl ka dhexeya😢away balanti ehed waligey kama tagayo😢💔Kuwa iga danbeyo waxan kula talin iney cid aan.naftoda ehen eyna aminin😢

    • @KaafiyaMohamed-vr9cz
      @KaafiyaMohamed-vr9cz 6 หลายเดือนก่อน

      sorry wll 🥺🥺

    • @muhsinmahamud7497
      @muhsinmahamud7497 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@KaafiyaMohamed-vr9cz wa adunyo wll 🥺💔

    • @KaafiyaMohamed-vr9cz
      @KaafiyaMohamed-vr9cz 6 หลายเดือนก่อน

      @@muhsinmahamud7497 idam alleh waxaad wayday waxka wanagsan incha allh wll 🤲

    • @KaafiyaMohamed-vr9cz
      @KaafiyaMohamed-vr9cz 6 หลายเดือนก่อน

      @@muhsinmahamud7497 idam alleh badal khyr qaba 🤲🥺

    • @ayaandayib7093
      @ayaandayib7093 3 หลายเดือนก่อน

      Waxan jeclan laha inan kulaso xidhidho Lkin nasibdaro commentgyga inad arki iyo inkle Ma hubo

  • @salaadbobe
    @salaadbobe ปีที่แล้ว +19

    10 sano kadib hadaa dhageysaneysid heestan jaceylkii waa ku helay ☝️💝

  • @MaryanAxmad-do8oy
    @MaryanAxmad-do8oy 9 หลายเดือนก่อน +17

    Haben ki igu dambeysey ladalkag ayan kadhigey cawa 2024 waxan go ansadey jcelaka an aniga kaligey ku qabo adigo og markastan ad qalbig igdhawacdo inan ka tanasulo bal sideydi gabar ku ilaliso ama kaga fikirto hadad hesho ilasho ayan ku dhihilaha aniga hadad xitaa nin kasoharto nolasheyd kugum sodhaweynayo malintan kubaranayey sidan kugu farxasana ayan Mantan katigista nolashad ugu farxsanhy

    • @Yahyecabdiqaadir
      @Yahyecabdiqaadir 7 หลายเดือนก่อน

      Hada Qofkii saxda ma hysa wll😊

    • @happyibrahim356
      @happyibrahim356 7 หลายเดือนก่อน

      Qalpiyeey dadka wangzan wlhi dad xunba ku soo hagaag wxn ku rajaynayaa nolol quruxbadan alpi rabbi anigah meeel waangzan imari😢

    • @IsmaacilMohammad-mr4xw
      @IsmaacilMohammad-mr4xw 6 หลายเดือนก่อน

      Sory

    • @nouriadiamond29
      @nouriadiamond29 6 หลายเดือนก่อน

      baga ayad goaan uga gadhay jacayl aan lagula wadin bedel khayr qaba wad heli wll

    • @Mdirrp
      @Mdirrp 3 หลายเดือนก่อน

      Wllhi gabar I jecel inanan dhawac uquureen 😢 ilahow gabar ijecel on ilaalsado😢 khayr badan kurajena maryan

  • @mohasaid3049
    @mohasaid3049 ปีที่แล้ว +256

    Dadka heestan Dib u dhageysan doona like saara 11 /4/2023❤

  • @fahiimafani4500
    @fahiimafani4500 ปีที่แล้ว +18

    Dhaawac ka wayni ma jiro markaad dib ka jeclaato qof aad dareemi waydy marku ku jecla
    22/5/2023 habeen salaasa 11:4
    fanaankan mel igu sheega💔🥺

    • @niamawarsame6732
      @niamawarsame6732 ปีที่แล้ว +2

      Nolosha sidaa ah qof markii hore jcylka kaa diiday
      Hadana isla isagii dib kuu soo jcldy
      Aduunku waa hadhkiisa galin
      Malina waa adiga malina waa qyrkaa 😢

    • @niamawarsame6732
      @niamawarsame6732 ปีที่แล้ว +1

      @@mss_muno_malpoquruxeey walhi waan dareemi karaa ilhy hakuu sakhiro jcylka markaad kaligaa dareemaysid waa xanuun wlhi😢

    • @mss_muno_malpo
      @mss_muno_malpo ปีที่แล้ว

      @@niamawarsame6732 amiin❤😭😭😭

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 ปีที่แล้ว +23

    Old is Gold hada heestan erayada macan dib usooradisay like ❤🥰

  • @ahmedabdiqani5728
    @ahmedabdiqani5728 ปีที่แล้ว +23

    13/04/2023🥺💔
    Thursday 🥀🔥
    Ramadan 23 😢
    Aaapo xapiPi 🥺💔😭😭😭😭
    Farxad iigu noooloow 🥺🤴😊

  • @MiijhDfrrf
    @MiijhDfrrf 11 หลายเดือนก่อน +11

    Waxn dhageysanaya heesta habeen Axad ah taarikhduna Ku beegantahy 11/Nov/2023 WA habeen go'aan adag Ka gaaray qof aan aad u doonayey oo in badan iskakey indha tiraayey

  • @Mhoodomaxamedgood
    @Mhoodomaxamedgood ปีที่แล้ว +12

    Run ahantii aduunyadu waa maalmo qudha
    Lama huuraanna waa qof aad jeceshahay
    Lakin marka aad ka tagto waa iska sidan
    Xasuuusta madow ee qalbiga kutaal 2012
    ayan caawa xasuustay waa aniga oo ah jmc tayga
    Qali ifka naxariis ku nolow
    Anigana nasiibkay Happy

  • @HussamAhmed-p6v
    @HussamAhmed-p6v หลายเดือนก่อน +3

    2025 hadaad dib usoo booqatay fanaanka iyo Heestan Cajiibka ah 🎉 runtii waxaad tahay qof xasuus la nool oo waayo araga ilaa 💔❤️‍🩹

  • @CabdiladiifMursal
    @CabdiladiifMursal 9 หลายเดือนก่อน +6

    01/04/2021 baan dhagaysanaayey xilligaas waxaan diyaarinaayey jamacadda heerka 2aad waan kusoo jeedi jiray anigoo akhrinaaya daraasadayda lkn kumaanan jirin xaalad jacayl ❤

  • @saalimtrt7209
    @saalimtrt7209 9 หลายเดือนก่อน +3

    Jaceylkii miyuu kuhelay hiirtaanyo miyuu kubaday huq iyo ciiliyo dhib mahowl buu kugu furfuray ❤ cumar dhuule alle hakuu naxariisto asxabta iga dambeyso waan idinsalaamay waxan idiin dardaarma kuxiraashada alle inaad badisaan wlhi waxkasta weey idiin wanaag sanaanan I a dhamaan amuuraheena alle unbaa sahlikaro

  • @happyibrahim356
    @happyibrahim356 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow waxn ku waydiisty
    Nolol qurux bdan yaa rabbi
    Ilaahow qofka I xumeyeey rabbi waad iragtaa iga masax qof ig farxiya isii oo ka wanagzan ilaahow waxwalipa waad awood😢😢

    • @Hafsahirsiali
      @Hafsahirsiali 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin wlllo dhamanteenba 😢

  • @Kureejo
    @Kureejo 2 หลายเดือนก่อน +4

    "Horaad u mutaysatee
    Ma hadduu nabsigii ku helay"
    Salaan gobeed dhammaan mucaashaqiinta ee meesha isugu timid waliba kuwa heesta soo raadiyay😊. Waxaan rajaynayaa inaad hesho jacaylkaaga maalin uun hadaad haysatana Allaha isku kiin daayo.

  • @fadiaabdi2607
    @fadiaabdi2607 8 หลายเดือนก่อน +8

    Heesta mrkey so baxeysah 9jir ban aha gbdhaha ila dhashay ba fanankan crush ku aha imika ano jecel ban is arkay fanankan
    Hestuna daren goniya bey ileedahy
    Jaceylka yaranta kugu hela ee cid walipa kaaala taliso xnunkisu wata cidkastana wxad modeysa cadawga jcelkaga
    Inta qalpiyada kabugta ilahy ha shaafiyo😢❤

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 9 หลายเดือนก่อน +6

    Caawa oo sannadka 2024 laba habeen inaga xigaan ayaan ku dhagaysannayaa Yare Towers, Nayrobi qolka 501,
    29/12/2023 waqtigii tagayoow salaama salaama. 😢

  • @AasiyaBidhiid
    @AasiyaBidhiid 9 หลายเดือนก่อน +7

    Hogolaan meel dhow Ka dini
    Haraadku maku qabtaa
    Waxa and gacantaba ku hayan
    Miyaad weli haybisaa yaa salaam😢

  • @samsambashiirmohomed2393
    @samsambashiirmohomed2393 9 หลายเดือนก่อน +17

    20/01/2024 still listening to this song 😢💔 Miyuuu nabsigii ku helay😢💔

    • @NadiaHeiba
      @NadiaHeiba 8 หลายเดือนก่อน +3

      22/1/2024😅

  • @quenmalabo942
    @quenmalabo942 9 หลายเดือนก่อน +7

    Rer TikTok salan sare ❤❤❤❤❤ love idinku ahay 😂

  • @Monafadax
    @Monafadax ปีที่แล้ว +13

    Heetan waxn dhagaysan habeen aan qof aan adi u jeclahaye tabaye wan u xiisye lkn ma rabo inaan dib kugu noqdo all markadii jidhak ka xanuusnaysdi iyo markadii qalpig ka xanuusnaysdi iskuma dhawa wan dareemaye lkn wan ka gudbayaye insh allh 13/8/2023🥺🥰💔

    • @fahandeeq4962
      @fahandeeq4962 9 หลายเดือนก่อน

      Dadaka dhan waa bukaan qalbiga cesho wll

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 8 หลายเดือนก่อน

      Walhi ce vrai moi aussi jaceylk 2o22 😢😢😢😢

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 ปีที่แล้ว +34

    Hodaan mel dhaw ku di’in haraadku maku qabtaa ❤️🥹
    Waxa gacantaba ku hayn miya wali haybisaa😭❤️aduunyooy xalka ba 🥹❤️ilhey io ani kliya xiliga dhagesan jire io cawa farqiga Nolosheyda udhaxeya adunka wa merto Allhamdullah jclka wa cudur wlhi calaf wngsan ban ilhey waydiste 😊

    • @daahirabdi1862
      @daahirabdi1862 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah nolol fiican oo jacayl kabuuxo

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 ปีที่แล้ว

      @@daahirabdi1862 abayo mhdsanid ilhey nolosha hano wada qurxiyo 😭❤️

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 11 หลายเดือนก่อน

      Manooshahay hada wll
      Badhaadhe ku waar❤

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@dhiibsanetvshow wa nolahy wll Allhamdullah ilhey cimriga hano barakeeye 😊

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 11 หลายเดือนก่อน

      @@gabadhugaradkudhalay4387 mashalah wll calafkii ma heshay mise wali

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 9 หลายเดือนก่อน +10

    xusuus 11 sano kahor mrke hestan so paxesay ee yar yareyn man fahmen micnaha heestan lkn hadda wan fahmay💔😭😭

  • @اماميرة-ض2غ
    @اماميرة-ض2غ 6 ปีที่แล้ว +38

    heesa ma dhegeysto mana ka helo lakiin heestaan dareen weyn bey i gelisey jacelkii ugu duugnaa ayey soo kicisey markii is jecleen xabiibkeyga waa hees cajiib ah iyo cod maacan ah waxa ilaahey waxa kaga barinaa inuu ilaahey kuso xanuuniyo asaga qaadir ehee ..abdifitaax markaan qur.aan kaagi arkey sida wanagsan u aqrisey aya ku duceyey inu. ilaahey dembigaagi dhaafo

    • @najibab2138
      @najibab2138 ปีที่แล้ว +3

      Illahayna ducadadi waa aqbalay walal qaaali ah ayad tahay Allaha ku sharfo

    • @AishaAbdillahi-om3ec
      @AishaAbdillahi-om3ec ปีที่แล้ว +2

      Mashallah ❤❤❤🎉🎉 walal qalbi fiican ayad tahay❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mohamedheykal5837
    @mohamedheykal5837 ปีที่แล้ว +14

    Dabcan qayladu dadka way ka toosisa hurdada balse wa qaylade su aashu qaylada teeda ugu xun wa tan aad qalbiga ka qayliso adoon afkaba Kala furin, ka gubo qalbiga malaha wax ka kulul ma jiraan.

  • @Fardowsa-pj9ju
    @Fardowsa-pj9ju 6 หลายเดือนก่อน +7

    Alla waqtigu cajiibsanaa heestaan 2019 ilaa 2022 baan aad udhagesan jiray waagaas waa oon jiray waxaa jecla wiil hada Exkeyga ah oon kala harnay dabeecadihisa qalafsan baan isku seegnay 2024 bisha may baan guursanaya mid kale oo reerkeeno igu darayaan aduunyo

    • @deganmuuse
      @deganmuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

      waxn oo kuu zoo qoro ma garanaYo lkn wllhy wn izka ooyay mrkii aan qoraalkaga akhriyay nolol fiican baan kuu rajaYnayaa io reer wnagsn 😢❤

    • @Fardowsa-pj9ju
      @Fardowsa-pj9ju 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@deganmuuse aamiin abayo mahadsanid saa iidarentay ❤️🫂🥹

    • @kipirlaydahgarxajiz
      @kipirlaydahgarxajiz 4 หลายเดือนก่อน

      Wllhi qoraalkaaga waa xamili waayeyy zoryy rugzan io reer zan 😢❤

  • @nimcorozia-1664
    @nimcorozia-1664 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wakhtigan kujiro iyo waxaan dareemayo maanta anoo kabxy waaya kalena kujira baan soo booqan doona heestan insha alllaah❤️

  • @asadxussenadan1837
    @asadxussenadan1837 ปีที่แล้ว +43

    Qofkii iga dambeyow 👍 liketaada waa quudan donaa once un 28\5\2023 ♥️malin axad ah .......

  • @Misssugeyso1111
    @Misssugeyso1111 ปีที่แล้ว +5

    Hadh qodaal an ku heen ma inad harsata rbtaa
    Horaad u muteysate
    Ma haduu nafsigi ku helay❤🙏

  • @abdirizakeid3408
    @abdirizakeid3408 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amazing song abdi fatax yare 17-10-24 cidii iga dambaysa liketa ha ila dhaafin

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 ปีที่แล้ว +15

    Waxn gacantabo ku heyn miyaa wali heybisaaa😢adun iyo xaalked waye 🥹rabiyow sidan nolasheyda wax kaga badal
    19/8/2023 😭12:32pm😢
    ma aqaan sidey nolasha noqon donto ama ay nasibkeyga ahado

  • @aizh3573
    @aizh3573 21 วันที่ผ่านมา +2

    Heestan wxan dib udhagaysanyaa 26/sep_2024 wxy iii noqotay kniinini aan xaanunka jcyl iskaga yreeyo😭😭💔

  • @mushtaqomar4340
    @mushtaqomar4340 ปีที่แล้ว +5

    Waxan bartay qof isla wakhtigan anoo 3 week heestan ku celceshanayeey qofna wuu iga tagay qof na ana ka tagay 17 jun/2023 inzh allah khier 😢😢😢😢❤❤❤

  • @ahmedzaki4314
    @ahmedzaki4314 4 หลายเดือนก่อน +6

    Ma garanaayo wiixii iidanbeyn doona oo Allah oo kaliya ayaa og timaadada waxaanan ka baryayaa sidii kheyr ii leh markasta lkn wakhti xaadirkan qalbigayga iyo maskaxdaydu ma midaysna sababto maskaxdu go'aan ayey qaadata lkn qalbigu maya .
    Ma jiro qof ila dareemi kara dabka ka shidan qalbigeyga qofkiisina ma oga , Alla aduunyo dheeligaagu badanaa.❤❤

  • @MohamedHassan-gp4wh
    @MohamedHassan-gp4wh 3 ปีที่แล้ว +27

    Haben walbo ba dhagestaa hestan iyo hees kalo asi qaday dagan ladhaho macanka maba ka daalo🥰 04/06/2021 yaila mid ah✌🏻

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +7

    Hees uu leeyahey oo aan dhageysan inay jirto umalayn mayo Abdifitah yare tacabir😆Muxu fanan ahaa cod cajiib ah leh oo dagnaan u sii dheertahey kolay ku xiisney fanankeenow❤

  • @abdikhadarahmedadan2448
    @abdikhadarahmedadan2448 ปีที่แล้ว +7

    Sanadku waa 2016, waa fiid meeshu waa Africa galbeed. Waxa khadka iga la soo hadashay gabar 2010 nin Maraykan iga raacday ka dib markii uu ku ciyaaray! Year baan dhageysanayey heestaan.

    • @mariyabbe3304
      @mariyabbe3304 ปีที่แล้ว

      Ax abowe 😭💔

    • @abdihakimahmed10
      @abdihakimahmed10 5 หลายเดือนก่อน

      Dumarku dhibka heysta waa taas intay nin lacagleh daba ordayso bay bohol kudhici

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 4 ปีที่แล้ว +18

    4 /10 /2020
    Habeen Axada cabaaro 12:11 pm
    💔😥kaligay ayuu jacaylki igu hadhay 🌌🎶

  • @afufoow4012
    @afufoow4012 2 หลายเดือนก่อน +2

    Benta waa run yar oo mcnaan 😢 waxaan sigaar Ah u salaamin kuwa Qalpi yayoda ladhawacy 😢😢

  • @NadirUpdy
    @NadirUpdy หลายเดือนก่อน +2

    When i listening this song i feel sad 😢 so who's watching 2024

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 11 หลายเดือนก่อน +10

    Jaceyl baa i helay cadowna baa wahel ka dhigtay😢
    Lakiin waa kasoo bogsan haya
    Heestan quruxda badan oo iga hadli haysa waxan dhageysan haya 19/11/2023 sanadkii dhamaaa 2024 timid guul baa noo wada rajeynaa hadad qoralkeyga aragtay sxp ❤

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 6 ปีที่แล้ว +8

    Xasuustii cumar dhuule
    Abdifutah yare fanka u bahnaa 2018 comenti aan baxshay ayaan caawa dib u arkay 2024/01/26

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet ปีที่แล้ว +16

    29| june| Thursday 10:23pm ... waa zhpky, si secret ahbaa u jecely wxanka baqa hdan u sheego ina zhptimada iyo jcylka hal mar wda waayo, hdana mrku I dareemi waayo heart broke bn noqda sida caawo kle.... illhyba og waxay ku dambeyn 😢🙏

    • @Khalidgamo
      @Khalidgamo ปีที่แล้ว

      😢

    • @marwaandaahir2202
      @marwaandaahir2202 ปีที่แล้ว

      Usheeg hadaadku guulaysatana farxadlaqaado hadaad waydana hore ugasoco lkn wakhti hayska luninin

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet ปีที่แล้ว

      @@marwaandaahir2202 wn usheegay Waxanan noqdey one sided love...😔

    • @molmoahmed
      @molmoahmed ปีที่แล้ว

      @@zelma_ahmetguuuulayso wll lkn waliga madaxaga hoos hagayn

    • @mariaali677
      @mariaali677 ปีที่แล้ว

      ​@@zelma_ahmetsorry si xirfadleh ina u isticmashide aheyd Asa kuso bandhigan lahaa

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasuusti cumar dhuule cali.
    habenkii gogashaada iyo miyaad hiifta maryaha. Legend cabdi fatax yare.

  • @HamdaAydurus
    @HamdaAydurus หลายเดือนก่อน +7

    1/9/2024 still listening 😢

    • @MunitaXirsi
      @MunitaXirsi หลายเดือนก่อน +1

      Anaa cawa ibaxaysaa❤

    • @Augass-vd4kv
      @Augass-vd4kv หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MunitaXirsiana hadaa dhageysanaaya

    • @MunitaXirsi
      @MunitaXirsi หลายเดือนก่อน

      @@Augass-vd4kv sowmaha jacaylkii miyuu ku helay🥹

  • @apdiaziizdayib9805
    @apdiaziizdayib9805 4 หลายเดือนก่อน +9

    heeskan waxan dhagysanayah habeen Eida carafa ah anooo gabadh markaa aan haasaawe wadaag ahyn dhowr habeen ka hor iga yara xanaaaqdeyy oon cawa oy tahyy bishu 16/6/2024 aan raali geliyyy mudo 1 saac raal gelinteeda ku jirayy waxa hadalka iga caawinayyy habeenkaz chewing kat ugu danbeyn iyado iga raali ah seexatyyy kat sababtaan u cunayyy waxay ahyd buuufiz xun baa i hayyyy kenya tagyy oon joogayy mar 3 bilood waxba ka zoo waayayy hadeer ooy habeen.eida thyyna adis ababa ayaan joooga i.a totobaadka.ku xiga waxn qabanayah hargysa 💚🤍❤️ i.a waxn zoo booqan doona anoo jooga meeshan rabay i.a😢❤
    nin 20 jirsadey io aduun waa lagdamayah ❤
    hogol aan meel dhaw ka din
    haraadku ma kuuqabtah
    waxad qacantaba ku hayn
    miyaad weli haybisaaa😢
    noloshu waaa halgan wlhi ❤ dhalin yaro shaqaa inooo balan ah io camal suuban io hablaha soomliyed oo la ilaalio m.m.c❤

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 3 หลายเดือนก่อน +1

      Inan rag dayac baa ka dhargay wale, waa laga baxayaa lakiin insha allah ragu waanu foolan uun dhibkale oo dhan wuu maraa saaxiib addis baan joga qudhaydu hawlo buufis walibana si balaadhan ban cawa u fadhiyaa aad ban ku salaamayaa walaal dadaal baa inoo balana❤

    • @UgbadAdan-nk1zm
      @UgbadAdan-nk1zm 3 หลายเดือนก่อน

      ❤🎉 Lnaged🎉

    • @apdiaziizdayib9805
      @apdiaziizdayib9805 หลายเดือนก่อน

      I.a pro 😊​@@zakariagoh6687

  • @abdiazizalidirir476
    @abdiazizalidirir476 2 ปีที่แล้ว +15

    Who watching 2022 this song feels me bad wlhi l like the way he singing so it's wonderful voice..😔😔😔🥰🥰🥰🥰

  • @KingShaava1108
    @KingShaava1108 ปีที่แล้ว +13

    Thu, 2/2/2023 yaa dhagesanayo weli waan jeclahay heestan 😔😔🥺❤

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 4 ปีที่แล้ว +35

    2020 who's watching

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dhuule ayaan kuxasuusta heestan cadi Maha mashalah ala maxa dhageystay iyadoo canjalad ah

  • @MaxamedAxmed-h9e
    @MaxamedAxmed-h9e 9 หลายเดือนก่อน +3

    Rally when i heard this song brings back allot of memorisez and i remember many different situations amazing song from 2010-to 2024 kuwa cida iga dambaysa like and share peace and love

  • @mabruka9236
    @mabruka9236 9 หลายเดือนก่อน +2

    C/fataax codkiisu wxuu aha calaam kale ❤❤wlhi waxad moodo in heesta lo sameeyay isaga codkiisa

  • @mustafe983
    @mustafe983 9 หลายเดือนก่อน +4

    January/2024 ani wan idin salamay hadad iga dambayso ❤😊

  • @nizahagio
    @nizahagio 9 หลายเดือนก่อน +2

    2023 bishii 12 Hestan waxan udhagesan jiray jacayl uhaaya awgiiis xili an oran jirya qofki ku fahmi jiray muxu isku badal balse waxan Niyeystay malin in uu soo noqod doono waliba aso daremaya jacaylka an uqabi jiray balse waqtiga uu soo labanayo anan wax jacaylki horey ah anan uqabin mantana way dhacday sidii an ku fikirayey waqtigas an jacaylka la ildarna balse uu iska key indha tiri jiray (JACAYLKII MIYU KU HELAY )😊

  • @xaragojecelfardwscumar
    @xaragojecelfardwscumar 4 หลายเดือนก่อน +5

    Haduu ihelay jacayl uu waqtigu iidiidey 24 /may /2024 😢

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 8 วันที่ผ่านมา

    Wxn hubaa in ay Wali jiraan dad raadiya heesahaan ookle qalbigooda waa naxariis iyo xasuus xanuun badan wan kusalamy 2024💔💔

  • @shukrinasri6869
    @shukrinasri6869 ปีที่แล้ว +188

    7/5/2023 ❤ who is listening to this amazing artist

  • @koriye_channel
    @koriye_channel ปีที่แล้ว +2

    Heestan midhaha waxa lahaa horena u qaaday Cumar dhuule AHUN
    Cabdifataaxna halkeedu dhigay

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk 4 หลายเดือนก่อน +3

    17/jun/ 2024
    Jacaykii miyuu ku hellay😢
    Hadad iga danbayso like liketa ha ila dhafin

  • @Abdale_Osman
    @Abdale_Osman 6 หลายเดือนก่อน +2

    2015 ban dhageysan jiray hestan ano jcylkaba aqoon cwa anoo ka mid dadka lanool dhibta jacylka waxan modaa iney ani iga hadleyso qoftii jcylka iga baxdayna nabsigeygii wa helay wxayna iga baridaa inan mr 2aad amino lkn anigoo jecel hadana damirka igu dhexjira idiidaya inan kulabto 😢
    Alow mustaqbal wngsan sii dhalinta somliyed hablo iyo wilalba🤲

  • @khadrastar359
    @khadrastar359 4 ปีที่แล้ว +5

    still Ma iloobo dhageysigeda heestan xasuus i gooni ah 4/10/2k20 hameyn Axad sogalyso 😪🤒❤️❤️🌌🎧

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jognaa manta inuucodkaas macan uu quraan ku aqrinayo alle ayey mahad usugnaatay lagend abdifitax tacabir ❤

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 4 หลายเดือนก่อน +3

    16.6.2024 from burco hodan qaylo
    Eid mubaarik ❤

  • @Hayatthassan3783
    @Hayatthassan3783 6 หลายเดือนก่อน +2

    I liked heestan walhi😢❤

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +5

    Tacbiir codkaaga allaha kugu anfaco heestaan jacaylkiigii ban kusoo xasuustaa 2011 way dhimatay oo ifka ayay igu cidlaysay lkn qalbigayga ayay ku dhex nooshahay

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. 9 หลายเดือนก่อน

      Rabi haw naxariiisto wll.

  • @Mo.xigmaawi
    @Mo.xigmaawi หลายเดือนก่อน +1

    Favorite song 4/9/2024❤ isoo xasuusi oo like isaar hadaa iga danbaysid❤

  • @mohamoudxavi37
    @mohamoudxavi37 ปีที่แล้ว +6

    10 years later if u watching this masterpiece give me like

  • @mohatoni8668
    @mohatoni8668 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heeska qiimaha badan ee aadka u macaan hadad 2024 dhageysaneyso. Wanaag iyo nolol wanaagsan baan kuu rajeyn.❤

  • @madadaaloofficial6783
    @madadaaloofficial6783 9 หลายเดือนก่อน +3

    😢2024 inta ila dhageesanaysa

  • @maxamedgaradwarsame2857
    @maxamedgaradwarsame2857 5 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadaa waxeey heleen carrab dhan dhansan kara laxanka Heeska
    Dhaguhu waxeey marti sooreen Codkii Dahabiga ahaa Cabdifitaax Catabir Taarkhdu waa 19-May -2024 cid waliba oo iga dambeeysa Salaan milgaleh ayaan kusalaamay Guul baana idiin rajeeynayaa Ahl-sharafoow.!❤

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 11 หลายเดือนก่อน +9

    Jacyalki miyuu ku helay
    Hirtaayo miyuu ku baday
    Hohiyo ciiliyo dhibiyo
    Ma hawal buu kugu fur furay
    Still on fire 🔥 waxan rajaynyaa inaan usoo laabto comment anigo wax badan noloshayda ka badlay ❤😊

  • @Zharmarkemohamed
    @Zharmarkemohamed หลายเดือนก่อน +2

    Jacaylku xumaa oo xanuun badanaa ilaahow dadka is jecel isu daa 😢

  • @CabdisamedHaybe
    @CabdisamedHaybe 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wakhti aan kala garan waayay maskaxadayadu dib iyo hore dhinacaygu ka shaqayanayso jacayl awgii 31/1/2024 😢❤

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 8 หลายเดือนก่อน

      Waka baxesa anibo sasa aha hder alx

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 2 หลายเดือนก่อน +1

    Still listening 2024/8/8
    Wax walba wan sameyo wan ilaabi la ahay hawlaha noloshuna way igu cusladen 💔😭

    • @zeynuuassan3548
      @zeynuuassan3548 21 วันที่ผ่านมา

      𝑩𝒂𝒄𝒌 𝒕𝒐 𝒍𝒊𝒔𝒕𝒆𝒏 𝒂𝒈𝒂𝒊𝒏 𝒊𝒏 26/2/2024🥺🙇‍♀️💔😭

  • @Dj-Amiin_99
    @Dj-Amiin_99 8 หลายเดือนก่อน +4

    26/01/2024 who is listening to this song 😢💔❤️‍🔥🤦🏻‍♂️

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wali waan dhagaysta heesta alxmdulila markban kulana dhagaysiin hada uu iljooga walba qalbigaygu ku igala joogayaa hogal aan meeldheer ka dini haraada miyaa ku qabtaa waxanad gacanta ku haye miyaad haybisaa ☺ 2024/3/2

  • @masaaricartan3846
    @masaaricartan3846 2 ปีที่แล้ว +5

    xilli aan dareen gaar ah aan uhayey heestaan 2013 waqti adag ayuu ahaa marka maqlo heestaan ayaa xusuusta

  • @kalidali593
    @kalidali593 3 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan wxn ku xasuustaa gabadh aan aad u jeclaa 2017kii jeclyku aniguu igu horeyy ..iyadana wuu ku dambeyy

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb 4 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan 2014 gabadhaan aad isku Jeclayn iqaadi Jirtay Manta waahoyo ubad haysata heestan walahi xasuus gooniya iguleedahay hapeen saacadu Tahay 1:30pm 2024 xasuus😢

  • @husaynmohomat6637
    @husaynmohomat6637 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jacaylkii miyuu kuhelay
    Hirtanya miyuu kubaday
    Huq io ciil io dhip io
    MahawlBu kgu furfuray
    28/6/2024
    Waxan rajaynya inan comment kuzo laaptO aNo wax padaN qapzaDaY insha allaH✊

  • @Argsana
    @Argsana 9 หลายเดือนก่อน +4

    2024/1/6 habeen sabti soo galyso😢jacylku muyuu ku helya🥺💔

  • @vanzaka6357
    @vanzaka6357 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tacbiir Big Legend 22 July 2024 Isniin 2:20 Duhur Jawiga Waa Iska Bariga Dhaxe Hesta Kaliyoon Ka Cajisin Ma Howl Buu Kugu Furfuray 🥺