Episode 21:Baqdinta dad Dhexgalka | Social Anxiety | Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ni ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto.
    Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.

ความคิดเห็น • 107

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 2 ปีที่แล้ว +42

    Gabadha kaliya ee somaliyad ah een arkay inay ka hadlayso mawduucyo si dhaba qofka noloshiisa uu saamaynaya una bedelaya qofka dhinaca wanaagsan,sida wanagsan e aftahanimada leh eed uso gudbinaysaana wa mid nuxurka mawduuca macno dheerada u samaynaysa masha allah..Channelkan wuxu u qalmaa 1million wuxu u qalmaa in dad badan u gaadho oy ka faaidaystaan wa channel la tartami kara channelada calamiga runtii wan kugu hambalyaynaya hno dadaalka hana ka niyad jabin sii wadida waxad noso gudbiso. Jazakallahu khair walalo.

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +6

      Mahadsanid walaalo , Jazaka Laah kheir ♥️

    • @abdikani4376
      @abdikani4376 ปีที่แล้ว

      Waa macalimad macquula ilaa xad alle cilmiga ha u siyaadiyo

    • @ZuhuurMohamed-u7b
      @ZuhuurMohamed-u7b 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamdahussein.kabashoabaayo wllhi anigaa cabsidaa la nool banaanka xataa uma baxo guriga ayaan isaga jiraa dadka lama sheekaysan karo oo hadii qof uu wax waydiiyo waxan dareema cabsi wadno garaac iyo anigo aan qofkaas eegi karin cabsi awgeed ee maxad igula talin abaayo

    • @RoodaAbdiHassan65
      @RoodaAbdiHassan65 5 หลายเดือนก่อน

      M.a❤

  • @Nemcohodan1
    @Nemcohodan1 หลายเดือนก่อน +1

    Video an barteyda tiktokta ah so dhigay aya dadku iso tilmaamen gabadhan insha alh inan wxbadan ka faaido ban rajeynaya❤

  • @Jaabir143
    @Jaabir143 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah Tabarakillah ♥️🙏 Barnaajim midka ugu qiimaha bdn inta aan bilaabay horumarinta Nafteyda wlhi Qalbiga baan kaaga duceeyay Adi iyo Labadaada waalid Allah ha idinka yeelo Ahlul Janatil Firdows Aclaaa Waad mhdsan thy abaayo 🙏👏❤️#HamdaHussein

  • @abdilahibarre2494
    @abdilahibarre2494 2 ปีที่แล้ว +6

    Xamda Xuseen Ilaahay haku barakeeyo waxa aad noo soo gudbiyaa casharro caqiibo leh oo badbaadinaya shakhsiyada qofka bini aadamka ah Ilaahay ayaa wax badbaadiyee. Waxa aad Iska reebaysaa dhaxal Ilaahay iyo ummada ku fahmaysaaba kugu xasuusan doonaan. Ilaahay taariikh if iyo aakhiroba ku anfacda hakaa dhigo walaal.

  • @Gudbiye_media
    @Gudbiye_media ปีที่แล้ว +7

    Alx Wlhi Runtii waxaan dareemaya kalsooni badan inta badan social anxietygu waa wax Aad adigu iska daawayn kartid hadii aad ogaato meesha ay wax kajiraan Ama wax kaa soo Raaceen
    QODOBADA IGA CAAWIYAY INAAN SOCIAL ANXIETYGA KA GUULEYSTO WAXAA KAMIDA
    1:waxaan Aamina Cid igu mashqulsan inaysan jirin
    2:waxaan kuqanca Sida ilaahay ii Abuuray ee Quruxda leh
    3: waxaan Aad udhex galaa asxabtayda anigoo lashekaysta waqti walba

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 10 หลายเดือนก่อน +2

      Anigu isma lihi cid kaa daran baa jirta social anxietyga, hadana waan is khasbaa oo kalsooni aan caadi ahayn baan isku qabaa inta qudha ee aan isku wadaayi waa inaan class activity ga qaybtayda ka qaato. Ardayda lama hadli karo, runtiina waddan aan ku cusbahay baan joogaa oo luuqadana way iyara ciishay. Guriga cidna lama hadlo even qoyskayga xittaa waan ka cabsanayaa bannaan aan ubaxana iskaba daa iyo asxaab aan raaco.

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan หลายเดือนก่อน

      ​@@Naagnool124 wa Easy wlal wad Iga Dawayn Karta Waxas

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid xamda!

  • @صدامسلطاناحمدمحمود
    @صدامسلطاناحمدمحمود ปีที่แล้ว +2

    Rabbi raali hakaa noqo ustaadi xamda xusein 😊

  • @safiyobashirmusse5469
    @safiyobashirmusse5469 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid abayo Hamda barnaamijka waan sugayay hadeer baa notification isoo dhacay oo ah inaad soo galisay 🙏

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo inbadan ayaad naga caawisay waadna na dhirigalisaah 💯💯👏👏Allah ku xifdiyo inbadan🤲🤲

  • @Siciid04
    @Siciid04 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaal Xamdi. Eebbe cilmiga iyo caqliga ha kuu siyaadiyo. Taxanaha Kabasho.❤
    اجعل من يراك يدعو لمن رباك.

  • @Sagal-dc5bv
    @Sagal-dc5bv 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalimadaydii hamda Hussein illahay haku sharfo ❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @Abdifitah430
    @Abdifitah430 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaadi hamdi, marbaan is idhi yaa sheekadaada uga sheekeyey markad ka hadleysay Abdi iyo sheekadiisa..

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah manta ku ugu wanagsana bad so daysy

  • @ruwaydamohamed8774
    @ruwaydamohamed8774 2 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله الله يا عزك
    xamda xussien waad mahad santahay mawduuc cajiiba ayaad kahadashay waana mawduuc aad moodid inuu naftayda kahadlaayo .thank you sister ❤

  • @Bisinka-i1
    @Bisinka-i1 2 ปีที่แล้ว +2

    Mawducyada barnaamijkani dhamaantood waa is barid iyo is-barasho ay dhaliinta haatani u baahan yihiin marka loo eego zemenkan aynu maanta leenahay oo aad noogu buuxiso walaal boos dhakhtarnimo iyo macalinnimo waa barnaamij aan sugo oo aan jeclahay, waa barnaamij soo daahitaankiisu aan tabno imaatinkiisana ku taamo, eebbuhu hakaa abaaliyo walaal hawshaasi bulsheed ee aad cilmi ahaan iyo baraarug ahaan noogu soo gudbiso, waan ku bogaadinayaa waana kugu dhiirigalinayaa doorashadaada hawshan iyo qabashadeeda.

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah maanta mushkilada in badan ii haysatey ayaa laga hadlayaa mahadsanid wlo qaliyey

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 7 หลายเดือนก่อน

      Iskumid walal 😊

  • @Bashe12
    @Bashe12 2 ปีที่แล้ว +2

    walaal rabbi horay u socodkeenna ha taageero adiga iyo annagaba diamond baad noo tahay dhammaanteen inta Afka aad wadaagtaan.💪

  • @sahalsiyad4786
    @sahalsiyad4786 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah hamda ilah haku barakeeyo aqligaaga iyo aqontada iyo cimrigaaga amin .
    Fadlan nosoo badi barnaamijyada wax tarka leh hadii aad awoodo yacni xaga waqti u helis in aad barnaamj ku diyaariso hawlagaaga kale aad uga mashquulin mahadsanid .

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah.
    Alle cilmiga hakuu barakeeyo

  • @lightuptolight
    @lightuptolight หลายเดือนก่อน

    Kwrn intan hdan wada qabo ADHD, chronic anxiety, overthinking, social anxiety, quite bpd 😢ilah ba ilehe intasba bad breath ba I keenay nafteydana wala go domay ,kalsooni iyo in aan bulsho dhex galo wado gooniya ayy iga raacen ilah baan gargaar weydiistay🤲😭

  • @nusaybaadna7791
    @nusaybaadna7791 2 ปีที่แล้ว +2

    Jassakallah khayar wll hamda

  • @manhahanda2937
    @manhahanda2937 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal Xamda

  • @amiincabdi2528
    @amiincabdi2528 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah wlhi marar badan baa igu dhacday inan qof cusub isbaraano oon oon ka dib aan garan waayo meel aan uga bilaabo iyo waxaan ku idhaahdo taxanahani aad bu ii anfacay mahadsanid walal hamda hussen

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +3

      Cafwan walaalo, wax kasta oo kugu cusub jidhku intuu baranyo sida saxda ah ee uu uga falcelinayo waa laga yaabaa inaad calaamadahan ku aragto.

  • @maysuurmohamed1387
    @maysuurmohamed1387 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah illahey hadu xifdiyo abyo

  • @mdirye4764
    @mdirye4764 2 ปีที่แล้ว

    Cod hallaasi ah ayay wax ku sharaxdaa ustaad hamda .
    Thnx hamda.

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @ridwaanahmet4791
    @ridwaanahmet4791 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walaalo qali ilhey hano kadayo sidan kasbasho u bilabay wax ween baa iska kay badalay mahad calin tada kamadalo

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 5 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid Hamda❤

  • @AaminaAbdullahiahmed-e2s
    @AaminaAbdullahiahmed-e2s 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph หลายเดือนก่อน

    Thanks Kaniiniga xagee laga helaa

  • @xaraagohussein5889
    @xaraagohussein5889 2 ปีที่แล้ว +3

    Abayo daar ilahay ayan ku jeclahay 🥰

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 2 ปีที่แล้ว +1

    guulayso walal

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xamda, walaalo fadlan ka soo hadal inner child healing iyo chakra healing.
    Waxaad sidoo kale noo sheegtaa tips yaryar oo aanu kaga takhalusi karno social anxiety.

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @bile-25
    @bile-25 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal macaan

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 2 ปีที่แล้ว +7

    Aniga wan qaba social anxiety waxana ikoesaday hoyadey iyo abahay waxa cirir sas ahna maso arkin yaranteydi waliba kaalima ayan kagali jiray waxbarashada mrkan in mudo ah social anxiety daremayay o jamacada xita inyar 1 ama 2 asxab ah mahe anan dadkale dhexgalikarin martida gurigena imato kadhumanayo wayo wxan aminsanahy inanba shekwyn karin kadib markan in badan nolosha dhib kudaremay xurnima la.an daremay ayan dib isu daba galay mesha waxan igaso raceyn iyado gabdhaha ilamidka ah wada xor umarayan dunida mrja kadib ayan ogaday in laigaso racay gabar walashey iga yar o laila barbardhigi jiray mrkan yaryareyn waliba mrkan 11 ama 12 ila15 melahas mareynay aya waxa ladhihi jiray heblo adey ufirfircontahy way karti badantahay wa xarifad kadib ayan iska dhadhacsiyay adiga waxas walasha lagi shegayo matihid o waxa tahay mod an wax sas ah kufilneyn kadib ayan isdhihi jiray dadka hala falgalin yey ku ogaanine wayo walasha waataa dadka kudhexjirta e shekeneyse adiga sas uma kalsoni badnid lkn waxan layabay aya aheyd melan adla uyaryareyn aniga aya melwalba kaga ficanan jiray walshey o kalsonidaradi yaranti somartay aya walshey ku kaliftay inay mrka 10 sogartay noqoto mid aniga iqarisay o nolosha mel iskaso sartay tasna waxay kaliftau in dadki aniga iriixaan o dhahan walaga karti badanyahy ana meshas laiga dhumiyay qofnimadeydi alx hada wan is ogaaday wan isla tacaalaa cuqdadina way iga baxday

    • @Hjan4566
      @Hjan4566 ปีที่แล้ว

      I’m proud of you abayo for pushing through everything you are going through ❤ you are strong women go ahead ❤❤❤❤❤❤

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 ปีที่แล้ว

      @@Hjan4566 abayo i think 11months ago inan soqoray qoralkan wlh waqtigas iyo hada laba qof ayan kala ahay waxan kunolahay my highest live alxmd waxwalbo iga qaldan diban umaslexeyay o rabi baan uwakishay thnk u so much sister🥰❤ for your movitation

    • @Asiaherse
      @Asiaherse 7 หลายเดือนก่อน

      Wllo keep it up no one can define your self!! Cidna iskama kaa taqaano❤️❤️❤️❤️

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 2 ปีที่แล้ว +6

    Social inxiety waxa uu igu bilowday yaraan taydii waxa uu iga soo bilowday guri iyo hadaladii tabnaa ee la iiga oran jiray la igulana kaftami jiray way isaamaysay ilaa dugsi quraankii ilaa jamacda heer naftayda aan karaahsado waxkasto oo dad dhex gal way i dhibaysaa waan oga hay naftayda waxa carinaya dawee ayaan is dhahy lkn waan dawayn wayay
    Waxaa rajaynayaa in vediogan in uu dawdayda noqdo mahadsanid ustaad hamdi 👏

    • @russelljackson4014
      @russelljackson4014 2 ปีที่แล้ว

      Ani kula mid ahay Public speaking Dhib ku Qabaa hada dadaal ban wadaa youtube gal wa is bedli kartaa inshallah

    • @OmarAbdi-g3u
      @OmarAbdi-g3u หลายเดือนก่อน

      Hadi aad qoralkeyga aragto hada 2 sano kadib maxa ku hagaage walal

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 7 หลายเดือนก่อน

    Much thanks xbbt🎉

  • @mohamedyusuf8108
    @mohamedyusuf8108 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll Hamda Waad mahadsan tahay in badan

  • @Qaaxsi
    @Qaaxsi ปีที่แล้ว +2

    Iskaba daad in dad shisheeye iga ah toos u dhax galee xitaa waxan kabaqa in Aaladaha online-ka ah aan kala hadlo dad shisheeye iga ah !!

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +5

    Imikan islaha ilba ku haysa ee isdabiib malaha wa social anxiety oo igu batay xita dhidid badan iga imada markan bulshada dhexgalo

    • @DHEEREHERO
      @DHEEREHERO 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxb hdaad dwadaada heshay ee ilaah tala saaro dadaalnah

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 2 ปีที่แล้ว +6

    Sist mahadsanid, fadlan waxaan kaa codsanayaa Mowduuc kusaabsan Kobcinta maskaxda caruurta iyo tarbiyadooda inaad taxane noo bilawdo, aad baan ugu baahi qabaa because waxaan ahay hooyo heysata 6 kids kuna nool Europe, Thanks again Sist

    • @Hjan4566
      @Hjan4566 ปีที่แล้ว

      Somali motivational podcast dhageyso wll kasa ka hadla mowducyo nocasa ❤

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph หลายเดือนก่อน

    Heer waxn Garaay wadna garaac saaid io dhidid waxn ka sii baqaa in leyga sii fahmo😮

  • @yaabfajac4812
    @yaabfajac4812 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mcaanto

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว

    Bishii koowaad ee sanadkan diyaarad emarite oo aan ka soo raacay Dubai to London gabafh cad ayaa diyaarad raaca necbayd baaa illaa one hour gariiraysay

  • @zainababdi2604
    @zainababdi2604 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo kiniinadan hadaan halmar qaato ma iga kaxaynayaan mise markasta oo xaalad taaganthy baa la qaataa

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Kuniinada laguma degdego illaa maare kale la waayo maahine 🙏

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว +1

    Qof waliba Tiisa ayaa hortaagan lkn anagaa ayaa is moodna in nalagu mashquul san yahay

  • @abdirahiim0899
    @abdirahiim0899 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan dhin xun ku qabaa dad dhex galka ilaa nollshey dii riski an galiyey oo an shaqado ku wayey oo an cidada an u gudan wayey oo wadamo badan an oga haajiray runtii

  • @zainababdi2604
    @zainababdi2604 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa caqabada ugu wayn ee fursado badan oo isoo maray I seejisay wxyna iga soo raacday reerkii isoo korsaday oo cay iyo canaan hadal xun mooyee maalina hadal wngsn aan I odhan daryeel iyo naxariis maalina imay siin

    • @hamdi7738
      @hamdi7738 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaka xumahay walal Saynab in dhibkaas kusoo gaaray balse alxamdulilaah maanta fursad baa haysataa waana rajaynayaa inay ku noqoto mustaqbal quruxbadan bilowgiis💐💕

    • @zainababdi2604
      @zainababdi2604 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdi7738 shukran xpptii

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +20

    I'm suffering from social anxiety what do you advise

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว +4

      Isla Video-ga 23:47 tag.

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +1

      @@garaadsan.6191 dawada miya

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Kamalkamal12347 haa bro isla Video ga inaad dhameysato isku day.TH-cam-kana kasii raadi waa buux.

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +1

      @@garaadsan.6191 thanks wl

  • @motimacade1
    @motimacade1 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa keena in qofku ururada asxaabta badan iyo kulamada Bulsheed ka dhex baxo isagoo aaminsan laguuma baahna ku darsoo waa qof aqoon leh dabeecad leh diin leh

  • @caishaosman3090
    @caishaosman3090 2 ปีที่แล้ว +3

    hamdaay wllalo wxaan ahay stutter person jamada ayaan dhamaan rabaa wexeeyna igu bilaaway duqsigeygi sare 😓😓😓 saaid ma ihi lkn xiliga aan dadka IGA weeyn oo aan xushmeeynayo aan lahadlaayo waan tartaraa waana kabaxaa in aan dadka dhaxdooda ka hadlo why xadalkeeyga lama fahmaayo😓😓😓

    • @hananhaji353
      @hananhaji353 2 ปีที่แล้ว +2

      Abyo ilahy ha ka caafiyo ,laga yaba in ay wax yabo kale kenan ,lkn waxan isleyahy in ay ku kentay cabsi fara badan oo aa dadka ka wa weyn ka baqdid, ama ad cabsi ka qabtid ama hadal qaldan ku hadasha

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +4

      Hag-hagada waxa sababa cabsida ka timi yaraantii waa haddii yaraantii hadalkaaga laga maadsan jiray ama lagu canjili jiray iwm. Lkn dad badani markay waynaadaan way ka koraan.
      Ogoow: dadka waawayn waa bani’aadam markaad la hadlaysi xoogga ha saarin inaad saxsanaatid ama ay kuu arkaan inaad qof muxtaram ah tahay iwm , xoogga saar inaad hadashid bes. Haka fikirin in lagu fahmo ama lagu xukumo midna.
      Maskaxda marka culayskaa saxsanaantu ka dego carrabku wuu hagaagi Bi’dniLaah 🙏♥️

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo xamda dawadas oo fahfahsan iso dir adpa ugu baahanahay heer an gadhay inan qofpa la kulmin kaligay iska jogo siba dhididka padan meel buuqa hadan galo diiqad ba gala naqaska igu dhaga neefban raadiya dawadas adpa ugu baahanahay

  • @monizaeman1033
    @monizaeman1033 2 ปีที่แล้ว

    Waxay i gelisey xasuus dheer qisadasi wllo Hamdey
    2012 bey sidaas oo kale igu dhacdey in xaflad aan ku qalin jabinayey oo weli kaalmaha hore kaga jirey aan ka qeyb geli kari waayo baqdin aawaded kadib aan sidi kaga hadhey
    Wax isoo marey bey ahayd lkn Alxm hada wan ka baxey dhiiranan badan na wan leeyhy hada

  • @qalinlemedia1526
    @qalinlemedia1526 ปีที่แล้ว

    Xagee kaalaso xidhiidha wll

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga hadalkaa iga luma markaan dareemo cabsi saa'ida anoo carab la unbaan is arkaa

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +3

      Waa wax dabiici ah lkn waa inaad maskaxda u sheegto in ammaanku suganyahay carrabkuna markuu ammaan dareemo ayuu caadi noqon Bi’dniLaah.

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 ปีที่แล้ว +1

    Waxa la dhahaa "Shir-ka-nax."

  • @hodoayan8632
    @hodoayan8632 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllo anxiety side layskaga dawayn kara marmarka qaar Waxan isku arka inan bixi karin baqdin aad u daran darteed 1 month aan danahaga u seego Oo anan albanka gaadhi karin maxad igula talin lahayd

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 2 ปีที่แล้ว +1

      1 month wee yartay aniga 4 sano ayaa guri kujiraa kaliya school lee aadaa

    • @WalalahaChennel
      @WalalahaChennel หลายเดือนก่อน

      ​@@Anfac__annamku caawiya wll

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 2 ปีที่แล้ว

    Abyo muuuu my sister

  • @hawdreservedarea5613
    @hawdreservedarea5613 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamdaay tusaalaha aad soo qaadatay waa isla aniga uun marka aad leedahay cabdi waa nin dheere dadka ma dhex galo kaligii socod weeye walaleey cudurkan waan qabaaye maxaan iskaga daweeyaa.

    • @timeforbinaryoption7715
      @timeforbinaryoption7715 2 ปีที่แล้ว

      Macmacalayaaasha aad iyo hudheelada dadka u fiirso qaar baqaya so qabo😄😄😆

    • @safiahasan-wm1nl
      @safiahasan-wm1nl ปีที่แล้ว +3

      Waxyaabaha aan. Aniga i shaqeeyay waxaa ka. Mida. Exercise iyo inaan dadka lahadlo awalkii hore. Qofka xata aan. Garanaayo waan. Ka. Dhici jiray hada qof aad. Garanayso mid kalaba salaan haadad sii. Awoodidna waxyaabo waywaydii sheeko u. Bilow

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +3

    Xamda qofna umad jawabin sabab ? Kininaga xage ugu dhow o laga hela

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Ahlan walaalo khaalid, kiniinka aan xilqaddan ku sheegay ma aha mid aad pharmacyga kasoo qaadanaysid sida kaarjabinta. Waa inaad aragto dhakhtar ku takhasusay xanuunada dhimirka , uu ku warayso, baadho, qiimeeyo xaalkaaga kadibna kuu go’aamiyo inuu kiniinku yahay xalka koobaad iyo inkale . Haddii markaa uu kiniinku xal u yahay xaaladda aad kujirto waa inuu dhakhtarku qiyaaso xaddiga saxda ah ee ku habboon xaaladdaada iyo calaamadaha uu jidhkaagu bixinayo. Mahadsanid

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdahussein.kabasho mahadsanid xamda
      CBT ayapa wax iga ridey mar an isku dhiriyey

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +3

      @@Kamalkamal12347 CBT gu saa’id ayuu kuu anfacayaa iyo inaad mawduucan wax badan ka raadiso oo dhaqan geliso talooyinka aad hesho, waad ka bixi kartaa ee ha niyad jabin 🙏

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hamdahussein.kabasho haye wll mahadsanid

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

    Asc xamda dhakhtar physchatary waxa iso qorey sertraline iyo lerazapom maxay saameyn igy yeelan hada ma bilaabin wali wan ka si baqaya ina ki si xanuunsado ?

    • @Abdalllahamed
      @Abdalllahamed 6 หลายเดือนก่อน

      Marka hore CPT makugu daaweynin miyaa horey muu daawo kaaga bilaabay?

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 ปีที่แล้ว

    Walalo monophopia makasoo hadli kartaa

  • @sacaadaamxed9767
    @sacaadaamxed9767 2 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid huuna

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว

    Runtii waxyalo badan oon somary ayaad badanka ka hadashaa mahadsnid

    • @OmarAbdi-g3u
      @OmarAbdi-g3u หลายเดือนก่อน

      Sidee uga gudubte wll