Sidee loo xaliyaa walwalka | Hagaha Caafimaadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2021
  • Sidee loo xaliyaa walwalka
    Dr:Maryan Daleel
    Cudurada Guud Qalliinka iyo qoraa

ความคิดเห็น • 41

  • @sacdiyochannel3548
    @sacdiyochannel3548 3 ปีที่แล้ว +1

    Our dr our queen wlh waxa ka mid tahay macaliminti iso martay ee anan waligey ilawi donin proad of you Dr maryan Ahmed Daleel❤️

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 3 ปีที่แล้ว +3

    Our Queen Dr Mariam proud of you 👑

  • @Instagram-KAMAAL.98
    @Instagram-KAMAAL.98 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah drs maryan daleel waad noo faaideysay

  • @sowdahassanabdullahi793
    @sowdahassanabdullahi793 3 ปีที่แล้ว

    masha allah horumar wacan Dr maryan daleel😍😍

  • @zaamiya729
    @zaamiya729 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah drs

  • @xafsanuura8633
    @xafsanuura8633 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshllah top Psychologist👌

  • @ilhanbashir3587
    @ilhanbashir3587 3 ปีที่แล้ว

    Masha'allah Dr's maryama❤

  • @dr.ahmeddaleel1025
    @dr.ahmeddaleel1025 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah si fiican ayaa u fahmay muwduucan

  • @maryamabdallaabdurahman3291
    @maryamabdallaabdurahman3291 3 ปีที่แล้ว

    masha allah well done dr mariam😘

  • @mariamabdikadir8842
    @mariamabdikadir8842 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xbtt proud of you 😍😍😘

  • @ummaxmad6420
    @ummaxmad6420 3 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc muhiim ah

  • @Leyodelic
    @Leyodelic 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazing Information ! Very Useful.

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer ปีที่แล้ว

      Baayo isheeg teelkaaga

  • @maymuunmohammed7783
    @maymuunmohammed7783 3 ปีที่แล้ว

    M.a drs keep going

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah psychology gii oo qof ah

  • @khayrechanel5507
    @khayrechanel5507 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walahayga soomaliyeed qof aan u sheegto dhibkayga ihaysta oo aan xooga ku nafiso ma idinka helaa

    • @nimoabdikarim3590
      @nimoabdikarim3590 5 หลายเดือนก่อน

      Haa walal qaali waliba sirtadane insha Allah wanku xafidayaa anigaa waqti dheer dhibkas iheystay o ku daremi karo 😢

    • @khayrechanel5507
      @khayrechanel5507 4 หลายเดือนก่อน

      @@nimoabdikarim3590 intee kasoo qabtaa

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 หลายเดือนก่อน

      Abayo walalakaaga cml ayaan ahay waa igu nafisi kartaa😢

  • @salmadaleel245
    @salmadaleel245 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a 😘

  • @yacquubbakal6727
    @yacquubbakal6727 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga walwal waxaan dareema markaan siigo sameeyo intaa sameenaayo waan faraxsanahay markey shahwada iga imaato waxaan dareema walwal aad u xanuun badan

    • @iptizamilays8876
      @iptizamilays8876 3 ปีที่แล้ว

      Wax kle mahan waxa ka walwasha hhhh waa carurtada aya cidlesay oo godop kagashay😜😁😁😁

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 ปีที่แล้ว

      Been

    • @mohamed.mowlid5804
      @mohamed.mowlid5804 3 ปีที่แล้ว

      Haa nio waa arkay aniga walwalkaas aduunyada dhanaa kula soo yaryaraaneyso markaa xalada cadiga aheyd kusoo laabato waxaana walwalkaas uu ku heynkaraa ilaa maalmo Alle hanaga soo madoobeeyo waa bahal nala dagatay

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 ปีที่แล้ว

      Sh ma siigaysataa adna Wallee xalada kaligay ima hayso

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 ปีที่แล้ว +2

    CAAFIMADKA waa MUHIM 😍😍

    • @engcade4736
      @engcade4736 3 ปีที่แล้ว +1

      Caafimaadka Iyo Wal Walka Maxaa Iska Quseeyo Markaa 😁😁😁

    • @engcade4736
      @engcade4736 3 ปีที่แล้ว

      Dayax Draama Isheg Noh Waxa iska Quseeyo

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 3 ปีที่แล้ว +1

    Astan siduu Ramadanka u dhamaaday ma leeydiin arkin!

  • @khadarcismaan6254
    @khadarcismaan6254 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu 27 sano ayaan qabay

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 3 ปีที่แล้ว +1

    I would like to be ■ psychiatric ■

  • @Xalweeste
    @Xalweeste 2 ปีที่แล้ว +1

    4:24 walwalkeyga waa kaas marwalba waxaan ka cabsadaa In jirkeyga gudihiisa caafimaad ahaan bad qabin waxay ila noqon in xanuun ii haayan google waa iwaalay saan xanuun walba ugu baraya oo walwalkeygu sii kordhiyay maanra hadaan maqlo hebel cudurkaas u dhintay anigana waxay ila noqon inaan qofkas wadadu maray maraayo alle ha iga caafiyo waxaan rajeyna in aan degnaan dareemo mudada so socda

    • @ayaanlashaare4575
      @ayaanlashaare4575 ปีที่แล้ว

      Hda see ka noqotey walal

    • @Xalweeste
      @Xalweeste ปีที่แล้ว

      @@ayaanlashaare4575 Alx mudo kadib soo kabasho ayaan dareemaya hada wll

    • @somalitiktok1815
      @somalitiktok1815 ปีที่แล้ว

      @@Xalweeste asc sxb

    • @Xalweeste
      @Xalweeste ปีที่แล้ว

      @@somalitiktok1815 wcs

    • @somalitiktok1815
      @somalitiktok1815 ปีที่แล้ว

      @@Xalweeste sxb waa kubahna I kula soxariro sekula sooxariira

  • @iimanaden3597
    @iimanaden3597 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh😝😝😝😜😜😜😁😁😁😁