Axmed Aadan dheere (Qaran-suge) - Sababihii dhaliyay Kacaanka I Garacad 20.11.2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 81

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah adeer ahmad waa qof qiima badan oo dadkiisa jecel waxa kuu rajeynaa Cimri dheer iyo caafimaad insha allah ❤❤❤❤❤

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 10 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allah waa oday somaliyed oo rug cadaa ah 100 profisor oo mareykan ku nool buu ka faaido badan yahay marar badan soo wareeso taariiqda uu hayo ha soo bandhigo ❤

  • @kingkhadar12
    @kingkhadar12 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah Ahmed cimridheer iyo cafimad allaha siiyo. Si quruxbadan ayuu nogashekey qaabki dowlada kacanku uso shaqeesay, mashallah walhi somalia wax uga fiicna kacanka majirin baan isleyahay ilahow unaxariiso abahi Dalka m. Siyad barre, rabi nin lamida somali hakeeno,ameen, qabiil marabno iyo qabyalad

  • @MohamedaminAmin-e8h
    @MohamedaminAmin-e8h 9 หลายเดือนก่อน +6

    Its very interesting always to hear our historical county

  • @codkabeesha
    @codkabeesha 9 หลายเดือนก่อน +2

    Thalnk you very much Ayanle, this was one of the best interview of: wixii lasoo marey xilligii Kacaanka; wallahi aad baan u qoslay.

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 10 หลายเดือนก่อน +8

    Fadlan soo warayso prof abdi shucayb oo ah khabiir ku takhasusay sooyaalka somalida iyo xadaaradihii somalida iyo dalka somalia taariikhdiisa fadlan waraysi nooga soo qaad wuxu jooga muqdisho mahadsanid ❤

  • @AhmedAhmed-qe1fp
    @AhmedAhmed-qe1fp 10 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaallah, Axmed waxaan bartay 1981 isagoo ah Duqa Degmada Jarriiban, aad ayaan ugu faraxsanahay firfircoonida iyo kartida ka muuqata.
    ALLE SWT ha xifdiyo hana barakeeyo.

  • @moaaro6387
    @moaaro6387 10 หลายเดือนก่อน +3

    M.a ilhay cimri dheer iyo cfimaad haku siiyo adeer ayanle adna sdkle mahadsanid

  • @abdirahmanabdulqadir7720
    @abdirahmanabdulqadir7720 10 หลายเดือนก่อน +6

    Ader axmed aadan cimri dheer iyo cafimaad Allh ku siiyo ader

  • @mohammedkhaderfara2697
    @mohammedkhaderfara2697 9 หลายเดือนก่อน +1

    maamsha allah ayaanle waxfiican dhaxal no ahbad runtii no so aruurisa dadka somalida legend 👍 thanks again

  • @ak-kasim
    @ak-kasim 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wareysiga Saxda ah ee hanoolaato waakan oo kale 👍 👌

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 10 หลายเดือนก่อน +4

    Good interview (as always from Hanoolato and Ayaanle). Cheers

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah tabarakalaah illahow cimriga kuudheere thanks bro adigana🤔🤔🤔

  • @user-gk4xg4xr8w
    @user-gk4xg4xr8w 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xaashalilaah intaa isii seeyn aya iga badan jalle siyaad waa u ka horeeyay bulshada uu waqtigas madaxda u ahaa lipaax iga dheh

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 9 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah waa taariikh somali dad wanaagsan waa ey ka buuxan qaran suge cimrigiisa Allaha ha u barakeeyo allaahuma aamiin

  • @fridaywireless5118
    @fridaywireless5118 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hanoolato 🔝

  • @AyuubYareXasan
    @AyuubYareXasan 10 หลายเดือนก่อน +5

    Xogo badan ayaan hubaa in aad Cumar Maxamuud kahelayso, sababtuna waa dad Dowlad marwal ahaa illaa haddana kaligood Dowlad u ekayaal ah!! .

  • @xuseeabdulaahi6383
    @xuseeabdulaahi6383 10 หลายเดือนก่อน +4

    Asc ayaanle iyo adeer aadan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa nin xalaal maal ah Mansha alaah waa 40jir maanta ❤

  • @rabile6352
    @rabile6352 9 หลายเดือนก่อน

    Waa dawlad yaqaan khabiira ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha ubarakeeyo

  • @Abuukar3350
    @Abuukar3350 10 หลายเดือนก่อน +3

    Supax wngsn ayaanle iyo Azxpt 🎉

  • @apaa_hassan_13
    @apaa_hassan_13 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waya Arak lee Saan Usheey Keen Karo Ahmed Aadan Dheere & Hanoolato 👍🏾👍🏾

  • @Mohosultan2019
    @Mohosultan2019 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waa odey xog ogala run ah

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 10 หลายเดือนก่อน +3

    He is really funny , gentleman .he is a great Actor 😂❤😅😅😅😅😅😅

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 10 หลายเดือนก่อน +3

    Odayga waa nin soo jabay oo funny ah 😊😊

  • @Somadow9903
    @Somadow9903 10 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤ Runti aad agaan u jeclahay dadki hore xooga dawladnima ah ayaan ka uriyaa Tolow gorman dawlad Rasmiya helayna

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 7 หลายเดือนก่อน

      3000 markii la gaaro qarnigana 22aad noqdo ayaan heleynaa

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @Hiiltacab1
    @Hiiltacab1 10 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaalida labeentooda marka wareysiyo laga qaado waxaa laga helayaa dhaxalka dhaqankeenii dhowrsanaa, waxbadan ayaana laga faaidayaa balse qabqablayaasha nagu batay wareysiyadooda waxba lagama faaido aanan naceyb iyo xumaan ka aheyn
    Qaran Suge allaha ku xifdiyo waxaa ka mid tahay dadka astaanta iyo dhaxal reebka u ah xalaal miiradka & qabka Soomaalinimada

  • @codkabulshada651
    @codkabulshada651 10 หลายเดือนก่อน +2

    runtii waxa uu noo iftiimiyey waxyabihii wanaagsanaa ee lasoo maray
    run ahaantii waxa uu caadi inoo dhaxgeeyey garnigii tagay iyo qeyb ka mid ah
    waxyabihii wngsanaa ee uu usoo joogay
    cimri-dheer cafimaad wngsan iyo cibaado suuban ku rajeynaa adeere

  • @aliguled2713
    @aliguled2713 9 หลายเดือนก่อน

    Waa nidaam dadkii adoonsaday kadibna waxaan jirin ka dhigay taariikh madow

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 9 หลายเดือนก่อน

    Marshal aya ugu sareeya darajada ciidamada

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 9 หลายเดือนก่อน

    Odeyga weli waa Guulwade( kaadir).

  • @muxamedcabdihodan3524
    @muxamedcabdihodan3524 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato

  • @mohamedhashi193
    @mohamedhashi193 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walee kacaankii meel Somalia meel fiican ayuu gaarsiiyay

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 5 หลายเดือนก่อน

    Shaqsi qiimo badan ayaa waraysatay

  • @abshirali313
    @abshirali313 10 หลายเดือนก่อน

    👀 see u in Gaalkacyo

  • @ah3069
    @ah3069 10 หลายเดือนก่อน

    Xaafadeydi😊

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 9 หลายเดือนก่อน

    Axmed aadan dhere qaransuge rugcadaa siyaasadeed waana khabiir wax bartay waa nin cadaalad ah

  • @lakanuu4real557
    @lakanuu4real557 10 หลายเดือนก่อน

    First ❤

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Adeer Axmed Aadan dheere. Ma laga yaabaa inuu xasuusto habeen aan ceel gows ku dabaashay? Iyadoo askartu meel ku shirsan yihiin oo ku dhagan ciyaal baan dharkii inta iska soo badalay bartii ku soo noqday oo iska dhigay innocent. Lkn Adeer Axmed madaxayga intuu taabtay buu yirii Waa kan ninkii ceelka ku dabashay because timihiisa wali qoyan 😂

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 10 หลายเดือนก่อน

    Waraysi Qiima badan weeye Iyo Waqti Qiimo leh oo la soo dhaafay oo aan soo Noqonayn.

  • @nasrocalixussen9803
    @nasrocalixussen9803 10 หลายเดือนก่อน

    Wa xiligii eey ilka yartu naaxday waana ilaa iyo hada waxa eey ka samri la dahay

  • @Farah1996
    @Farah1996 10 หลายเดือนก่อน

    Aderkay ahmed aadan dheere waxa xogogaal u ahay inuu xog badan hayo allaha cimraga udheereeye.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 10 หลายเดือนก่อน

    Wallahin waa qoslsy beer yaambo qori sacab music. .hhhh

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 10 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdu waa dhaxal.

  • @wasacshafi5425
    @wasacshafi5425 10 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaante so wareso margan garwe ayuu jogaaye

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 10 หลายเดือนก่อน

    Wadanka waqti badan ayu madaxka ahaa cabdi rashid lakin ma dhisin waxba wadooyin iyo warshado muxu u qabtay wadanka siyad barre aya dhisay wadanka iyo wadooyinka meelkasta

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkk .. runtii oo shactro ah buu sheegay.

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 9 หลายเดือนก่อน

    Yassin nuur xasann yuu yahay

    • @NurAbdelkader
      @NurAbdelkader 9 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka wadaa yuu yahay

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 9 หลายเดือนก่อน

      @@NurAbdelkader qabiilkiisa zxb

  • @FarhanHussein-j7n
    @FarhanHussein-j7n 10 หลายเดือนก่อน

    Mr. Ayaanlow bala inoga soo diyaari magaalad Garcad waxabarasho ahaan sida uu xaalku yahay

  • @cawaalemahad7211
    @cawaalemahad7211 10 หลายเดือนก่อน

    Cinqilaabka Aan dhiig kudaadan maxaa laga wadaa .
    Madaxweynihii Dalka ugu sareeyey
    Shirqool ku dhintey ee danbiga ka weyn muxuu yahey

    • @cabdilaahiidriis598
      @cabdilaahiidriis598 9 หลายเดือนก่อน

      Dowlad sharci ah markaad ridayso ciidan iyo sirdoon keedii ama madax weyne, Wasiiro saraakiil noocwalba leh lama dilin oo habeen bar baa milatari meel walba oo muqdisho ah oo idaacaddii baarlamaankii qabteen ayadoon askari ladilin

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 9 หลายเดือนก่อน

    Leego waa maqlaa laakiise cid micnaynaysa illaa hada ma arag.

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 10 หลายเดือนก่อน

    Runbaad ka sheek tay taariiqda goobjood ayaan ahaa adeer

  • @dimbiltransportllc3452
    @dimbiltransportllc3452 10 หลายเดือนก่อน

    Ayanle this is true story it’s funny
    Don’t laugh brother
    Thank you

    • @kingkhadar12
      @kingkhadar12 10 หลายเดือนก่อน

      It's funny or it's not funny? Please try to write down your mother language at least

  • @Gla277
    @Gla277 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdirisaaq Maxamud abubakar baa ku jiray

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 10 หลายเดือนก่อน

    Golaha sare kacanka mahay 25 waxay ahayen 5 ina xaji masale waaba la xiray oday waxba ma oga

    • @NurAbdelkader
      @NurAbdelkader 9 หลายเดือนก่อน

      Odeygaa kaa saxsan waa 25

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 10 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheelh ayey ka mudan yihin hugaamin qandho ku dishay Xasan sheelh wuu ceebeeyey.wadankii

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 10 หลายเดือนก่อน

    Mj dhib badanaa hhh

  • @highflyer215
    @highflyer215 10 หลายเดือนก่อน

    Goorma udambaysay Somali tiraahda war faataxada noo mara.

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 7 หลายเดือนก่อน

    CIIDAMADII BURCO DAGANAA BUU KAMID AHAA NINKAASI MADAXWEYNAHA DILAY

  • @osmanali611
    @osmanali611 10 หลายเดือนก่อน

    Fiil maarshaal

  • @ayanleabdirahmanfarah6485
    @ayanleabdirahmanfarah6485 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk kalmada ayaanlow ana ayaanle weye magacaygu
    Adban ugu qoslay wallahi 1991 aya dib loguso celiyay gacanta dad weynaha. Kkkkkk runbad shegtay adban ku salamaya

  • @ah3069
    @ah3069 10 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga leegada maxuu ahaa yaana utaliyay oo hogaanka uhayay?

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 10 หลายเดือนก่อน +1

      wa xisbiga SYL oo uu madax uu ahaa waagas Haji bashir ismacil yonis

  • @inaali8861
    @inaali8861 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan mar ciyaal oorfane qof kamida sowareyso noloshodi lafoole iyo side wax barashadodi aheyd

  • @omarosman619
    @omarosman619 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waxa uu been ka sheegay in dalku fowdo ahaa kacaanka ka hor.
    Dalku nabad ayuu ahaa,fowdo ma jirin.
    Musuqu waa jirey weligii oo Soomaali waa meheradeed.

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 9 หลายเดือนก่อน

      Meel haddii musuqmaasuq ka jiro, fowdo ka maqani ma jirto.

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 10 หลายเดือนก่อน

    Kan ana aqaana gulwadayaashi kacaanka ayu aha o dadka xirxiri jiray dhihijirayna wa kacaandiid marka wixi bu u hiloobay

  • @abdullahiarte8543
    @abdullahiarte8543 10 หลายเดือนก่อน

    Iska das malayacniga blweenen uhiili fadalan shacabka hiiran

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 10 หลายเดือนก่อน

      Taariikh ayaa la aruurinayaa adiguna qabyaalad ayaad ka hadlaysaa war intaad ayaanle u sootuugso hiiraan leedahay meeday madaxdii udhaaratay dadka Mee Madaxweyne xasan sheekh amasagaa dalka kitaab u maray mise ayaanle

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha Allah feeyla soof Axmad Aadan dheere Aqoon yahan qabiir ah waxaan ugu tagay gurigiisa Ku yaal garacad runtii waa Dadka loo baahan yahay in talo iyo Aqoon laga qaato mudan weeye runtii waa Dadka Fara Ku tiriska ah ee Ku haray umada soomaaliyed Alow cimri dheer Ku sii waa nin qaran ah runtii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 10 หลายเดือนก่อน

    Saxiix