Lacag kasta oo ku soo gasha miyad rabta inaa save gareyso? Dhexdhexad noqo always

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #dhiirigelin #budget #savings #moneymindset

ความคิดเห็น • 33

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v 12 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 12 วันที่ผ่านมา +2

    Masha,allaah naadiyaay waxaad moodaa inaad aniga iga hadle

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 วันที่ผ่านมา

      Macanto Salma inaga dhan bay ina wada haysata ama soo maray keliga ma ahaa qaali, waynu ka bixin Insha Allah. Thanks ❤️❤️❤️

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel 11 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah abayo wax badan ayn kaa faidey malinkan ku bartey ayn lacag save gareyn bilawey runti ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah habibti, waa ku Faraxsanahay inaa wax badan ka faiday Allah yaa barik. Ilahay ha ku siyadiyo macanto. Thanks ❤️❤️❤️

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 12 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah wllo wa tala wanaagsan xabibti

  • @QaaliCali-tr5ub
    @QaaliCali-tr5ub 11 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs abaayo masha allah ♥️

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 11 วันที่ผ่านมา +1

    Khayr allah ku siiyo naadiya nuuray❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 วันที่ผ่านมา

      Ameen habibti, Caasha betyahan comment ma arag sidee tihiin? Hope inaa dhaman ladan tihiin mashqul aduun la noqday. Thanks ❤️❤️❤️

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 10 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks abaayo

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 12 วันที่ผ่านมา +1

    Alla hakubarakeyo abayo

  • @SafiMohamed-z7v
    @SafiMohamed-z7v 11 วันที่ผ่านมา +1

    Asc huno mashallah sister

  • @kariimabilan469
    @kariimabilan469 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah walaashey macaan mahadsanid ❤ dhiiragelintaada.. gabdho 10 buuxiya abaayo usaara subscreibka insha Allah

  • @KatrahAhmed
    @KatrahAhmed 12 วันที่ผ่านมา +1

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 11 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah jazakallah khair walaal naftayda weligay inaan wax siiyo kaman fikirin laakiin ehel iyo caruurta ayuunbaan ka fikira

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 วันที่ผ่านมา +1

      Macanto ha ilawin naftada sida carurta iyo ehelka wax ugu bahan yihiin bad adna ugu bahan tahay. Wax yar xata ha noqoto Insha Allah. Thanks qaali❤️❤️

    • @shukriahussein1146
      @shukriahussein1146 11 วันที่ผ่านมา

      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haye walaal mahadsanid, hada waxaan bilaabi inaan pocket money naftayda siiyo. Thanks again Nadia sharaf 💕💕

  • @AmranAhmed-b9y
    @AmranAhmed-b9y 11 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo nadiyo masha aallha illahey ajira hakasiyo dhiragalintaad waxan kafaiiday intaa kumaso kobii karo macanto jiskallah qeyr

  • @fartuuna7742
    @fartuuna7742 10 วันที่ผ่านมา +1

    Qofkaas waa aniga waxa isoogala kuli inaa meelkurito baa rabaa oonawaxba bixin mahayo kabixi la ahay anoo akoon kuritay anaa iska yaaban😂😂

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  10 วันที่ผ่านมา

      Macanto waxna ka dhiigo, waxba isticmaal, dhiig keliya haday noqoto wareer iyo cidhidhi is gelin,,wixi ku mühim ah ka sameyso Insha Allah. Thanks l❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 12 วันที่ผ่านมา +1

    You are right xabiibtii jzklq meel wax la dhigto waa wax fican weeye thanks for sharing qaaliyeey ❤❤❤. Keep it up good advice

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  12 วันที่ผ่านมา +1

    Asw,
    Jumcah wanagsan dadkaygow, I hope dhamantiin waxan idin rajayn nimco, cafimad iyo nabadgelyo. Thanks ❤️❤️

  • @awilali6102
    @awilali6102 12 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid naadiya
    Alle haku grab galo
    Sidaad noorali galiso
    Soobadi wllo