MUNIIRA YAAWAAYE QOFKA AY SAAN UGA MASEERSAN-TAHAY? DHAMEEYSO MUUQAALKAAN WAAD YAABI!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 226

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +28

    th-cam.com/video/pVrwWsdjxbs/w-d-xo.html
    ASXAABEEY CHANNELKAAN SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @SamiAbdale
    @SamiAbdale หลายเดือนก่อน +39

    Abayo muniira nabad gali ilahey waxu kudhahay adoonkayga ii daa xita hdey xuman sameyneyso ma adiga laguu xisaabina hda wax xun maba sheegin fikirkeeda kaliyee nala wadaagtay ummada amaan sii ilaahey ayeyna kugu dacweysay yeynan musiiba kugu dhicin ee ilahey adoonkisa udaa teedakle ma qof ay kudhagohadleysa ogtahy qalbigeda miya kujirtaa war ilaahey ka baq subxannlllh😢😢😢😢

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน +35

    Hooyo hadalka baro raali maka tahay inaa ugu wacdid sootii layiri qofku wuxuusan raali ka,ahayn looguma wici karo soo lama oran.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +5

      Waa dhiira gelin loo baahan yahay!

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน +2

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee OK wlashay

    • @IsraYussufhussein
      @IsraYussufhussein หลายเดือนก่อน +4

      Walaaleey adiga maxaa gabdhahan ku daba dhigay adoomada ilaahey unabad Gali waxey rabto ha sheegto

    • @IsraYussufhussein
      @IsraYussufhussein หลายเดือนก่อน +3

      Inaad qof walaalkaa dulmiso Cid kugu taageereryso maleh hadaad wax usheegeyso si private Maa ugu sheegtid hadaad qof fican thy

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 หลายเดือนก่อน +6

    Waalid markii wax la siiyo ayaaba wax la helaa barako iyo Duco❤

  • @SakiMolid
    @SakiMolid หลายเดือนก่อน +5

    Waad dhalikrtaa gabdhaha yar yar ka har alle ayye kaaga dacwooty acuudbulaah muslim ma tihid miyaa
    Islaamka daaa
    Allah wuxuu ku yiri adoonkayga iidaaa ee udaa hadikle cibra lagu tusayaa subxnlah

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 หลายเดือนก่อน +9

    😂😂😂😂 muniraa sida lo hadlo ma taqaano ii aamiina walhi sax waye mamo Naiima aya shariixi kartaa sida dhaqalah losaameyo masha Allah ❤

  • @Saharaaftin
    @Saharaaftin หลายเดือนก่อน +8

    True sister you always show other their corrections I wish all mothers are like you

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 หลายเดือนก่อน +13

    Teeda kale daah iyo fadhi iyo wax qurxan oo qof kale u yaala hadan ku mashquulo ma anaaba wax aruursan karo wa inaad ondhaha ka laabata wixi ka hor joogsanayo ina wax meel dhigato kadib ayaa wax kuu aruuri karaan oo wax ku qabsanee gabar walbana sidi tabarteeda ah meel wax ha u dhigato cabaayad iyo daah waxbo so kordhi maayaan wabilahi towfiiq❤

  • @Amino-t2j
    @Amino-t2j หลายเดือนก่อน +2

    Dadka danyarta ayay uhadlaysa muniiro marwo sharafbadan ayadka rabi halaga runshego umadinan xiiqsan

  • @Nuuriyonimco
    @Nuuriyonimco หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wbr abaayo naciima waan ku salamayaa, wax yaalo badan oo wanaagsan waad soo gudbisaa, laakiise marka aad gabdhaha qaar soo qabsatid ma jeclaysto, waana ka garaad weyn tahay mowduucyada noocaan ah. In qof wax uu soo dhahau fal.celin laga sameeyo, muhiimada waa in guud ahaan la fiiriyaa waxa uu qofka soo gudbinayo wax fasaad umada u ah miyaa mise maya. Kuwaas oo kale in laga hadlo dadka looga digo way fiican tahay. Laakiise abaayo, mowduucan fal celinta gabdhaha qaar waxaan kula jeclaan lahaa in aad iska dhaaftid. Labo sabab ayaan kuu leeyahay. Mida hore waxaa meesha ka baxaya xaq dowrkii qofka muslimka ah oo xad gudub baa imanaya aan laga fiirsanin. Asba waa hadlaye adna kadaba hadal bay noqonaysaa. Mida labaad aftahannimada ilaahay deeq uu baxsho waaye, fahamka in shey laga hadlona waa qofba tabartiisa. Marka abaayo heer aqoon ilaahay hadduu kaa kor yeelay dad badan Alxamdulilaah dhex, iska na dhaaf. Walaahay gabdhahaasna ma aqaano sida adigaba kuu aqoonin. Hanka aan kaa qabo ayaa weyn meelahaan oo kalena ma kula jecli, adigoo qofna tilmaamin fariintaada waad soo gudbin kartaa. Abaayo maadaama shicaar kaaga uu diin yahay, miisaankeedana waaloo baahan yahay. Dhankaas yuusan sheydaanka kaa soo gelin. Allaha ku barakeeyo

  • @SamarMohamuud
    @SamarMohamuud หลายเดือนก่อน +5

    Yaab badanaa muniro meeshan waa kaga so horeesay waligeyna ma arag ayadoo qof heesato dulmigaa iska daa maamo qalbigeeda kuma jirtid waxe ka waday iyo cidee uwaday ma ogaa kartid ilaah adoomadeyda ii nabad gali ku dhahay dambi ey samesayna adi wax laga weydii maa lakiin adi yaa ka cafinaa hada ayadaa ku dhagan tahay mida kale waxee so dhigto markaa uxumeeso yaan la dawan so maaha waa ila yaabana meeqa sanaa muniiro dawaneynay 7sano waigena ma arag waxaa ka shegeso

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo หลายเดือนก่อน +7

    Comment Aya ugu qoray qofka asago perfume guri qurxan dagan ayu hadana wax dhaqaalesan kara lacagta so gasho kuxirantahay qofna 1$ aya save garen kara qof na kun dollar qofwalpo jeebkisa muhimada in wax la save garesto waye adigo walid ka wax sinayo ilmahaga aya hadana saving samesan karta munira jileeca iga da ina ader hadal xata mataqanid

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 10 วันที่ผ่านมา

    aadigu sidasuun usoqado qoof naftad ku mashquul muniir guulayso❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

    My Rajo waa runteen dad wax fiicneen sameynaayo ayaa jira guri qasri ah dagan lkn dambibfaraha kula jira

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน +25

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +3

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @nasteexodhiblawe2159
    @nasteexodhiblawe2159 หลายเดือนก่อน +4

    Nolasho waa sadax qaybood
    1 Wax aasaasiyaad ah oo laga marmikarin la aan tiis na la socankarin taasna waalidka lambar koow ayuu ka yahay
    2 xaajiyaad ayaa la dhahaa waa wax layka dhaafi karo nolashane ee sii socon karto
    3 tag miiliyaad ayaa jiro waana. Waxa iska baashaalka kubaxo
    Ee gabdhoow iska daaya heblaaya sidaa yeeshay ee yeel ee wax qab sada

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 หลายเดือนก่อน +7

    Amin Ya raab 🙏🏽 ❤️❤️ thank you sister , May Allah bless you , always 💕

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium หลายเดือนก่อน +6

    Nicmo abaayo ilaah ku dhariyay iska daa please please walaashay mcn ilaah dartiis ayaa kula hadalay please please Alaah ku xafido adiga iyo qoysjaga Allahumma amiin Yaa Rabi xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Maxaa qaldan walaal, aniga maxaan sameeyay? Baraha bulshada wax yimid ayaan falanqeeyay hee!

    • @FLuulkaAliBelgium
      @FLuulkaAliBelgium หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Asc wr wb xabiibtay kuma dhihiin wax qalaada ayaa samaysay waxaa ku diidaan inuu raacin eray iyo cilaaqtaan abaayo mcn waxaa tahay qof balaaqo taqaano lkiin dadka isku mid ma ah qof a af goroco wax ku dhahay ilaah dartiis aniga kula hadalayo waxaan ahay qof af goroca oo hadalkaga naxawaha nuxurka ayaa ka maqan saas awgeed ayaa kula hadalay waa laga dhaca xabiibtay mid kale qofka run sheeg waa xaruuri Abaayo mcn walaashay ay sidaadoo kale ah xabiibtay Ilaah dartiis ku daa adigoo raali ah Alaah ku xafido amiin amiin Yaa Alaah Jazakalaah Kheyr xabiibtay

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee alla mxd daalimad tahay ood soo indho adagtahay waliba wlee ilahay ma jecla dulmiga adoomihiisa!!!

  • @nasraibrahim9898
    @nasraibrahim9898 หลายเดือนก่อน +4

    لا تجعل يدك مغلولة الى عنقك ولا نبسطها كل البسط dhaqalaha wa inad waxna isticmasha waxma dhigata قاعد حاجة الانسان متعدده متجدده ولا نهايه

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      MaashaAllaah Nasra Allaha ayaaba noo sheegay, mahadsanid!

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 หลายเดือนก่อน +7

    Maahmaahaa waxaa aheyd yaryareestaa wiilkiis latuugaa qofka hadii wax dhaqaaleysan heerba magaaro.

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 หลายเดือนก่อน +6

    Waxey ila tahay inaan dhaqaale ku sameyn karo anigoon fiirin oo la tartamin qofka wax i dheer waayo sidaan u daba ordaayo oon isu leeyahay gaar qofkaas ayaaban deen iyo dhib galaa , laakiin kuwa iga hooseeya markaan fiiriyo oo taagteyda ku talaabsado waan gaari meeshaan rabo ilaahay idankii.

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Naciima abaayo waa runta ,walaahi waa yaabey , meshan aqli iyo aftahanimo aya laisku dhafay

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka quruxda kamuuqato guryahoda & jirkoda uunba dhaqaalo inay kahadlaan aad u dhagaysta wayo dadaalkodi ayay kamira dhaliyeen ayada hadhagaysan ayay naledahay Ma ana kadhagaysana sidan dadkas udhagaysanayay oo isala gaar herka cml Alx Wan usoo dhawaday somalya jogaa kiran kabaxnay Alx dukana furtay Alx ilmahayga wax barasho way ii watan Alx xajigana dhaqalaha Wan islafahanay Alx curadenana shaqan gaysanay Alx jamacadna way dhigataa Alx caqligaygan kashana mooyee naag xasid ah taladeeda madhagaysto Alx nimco kasta oo xagaada nooga ahaatay YAA RABI SHUGRAN

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi runtad u shegtay haday ku wana qadanayan ee caqligada haku barakeyo

  • @aliyowibrahim1704
    @aliyowibrahim1704 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha Allah abayo aad ayaan kuu tageera horay u soco insha Allah❤❤❤

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y หลายเดือนก่อน +2

    Islanyahay ilahay kabaq dadka qulubtisa kuma jirtide muniro wa sax waxay ka hadlayso waxi a dhaqaleesan laha walidkey an galiyay dadkan wax dhaqaaleso dhahaayo wa dad walid wax sinin

  • @fadumo7265
    @fadumo7265 หลายเดือนก่อน +14

    abay muniiro wa ku raacsanahay anaga ka dhabdho ahaan anago og ina waalidkena alle kasokow in noo bahan yhy wlh blhi kun shil aan mel dhigi karin nafta le iga bixi karto moye hooyadey mcn ilaa ey la cagta ka nacdo inan ordo an diyar u ah inash allaah alle hooyadey cimri dheer iyo ciwado suban alle hasiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +4

      Ma fahantay waxa laga hadlayo baariyeey??

    • @fatimaomar7809
      @fatimaomar7809 หลายเดือนก่อน

      hoyo mcn walaladry inta eey wax iga bahanyahiin wax mel madhigan karo wlhi

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 หลายเดือนก่อน +4

      Dee hooyadaa wax hawdirin laguma dhihin axsan waxay hooyo mcn ka baahantahayna cid meel kale u quurtaaba yar Lkn wixii kala hari karo waa la kala reebtaa. There's a big difference between needs and wants. Waxa loobaahanyahay iyo waxa la rabo markaan kala saarno umbaan meel gaareynaa dadka badanaa waxay meel ka Gaari la'yihiin waa dhaldhalaalka ay nafta iska rabto lkn laga maarmo oo laga ahaan karo.

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 หลายเดือนก่อน +2

    Shayga keliya ee aad Facaa kula tartantaa hanoqdo waxbarashada iyo Hormarka Adiga oo xasdeyn, Maro la xidho iyo Cadar laguma tartamo micne ma sameeyaan

  • @user-umuAli
    @user-umuAli หลายเดือนก่อน +14

    Chanalka kaliya oo sitoos ah dadka qaldan wax loogu sheego mashaa allaah alle ha idin barakeyo naima adiga iyo familykaga quruxda badan mashaa allaah ❤❤❤ insha'Allah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal qaali!

    • @mariamabdi7041
      @mariamabdi7041 หลายเดือนก่อน +2

      ManshaAllah Allah ha ku jeclaado waan ku jeclahaye . Runtaan kugu jeclahay.Allah ha ku xifdo ❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      @@mariamabdi7041 Mariam walaal qaali Allaha ku jeclaado mahadsanid!

  • @AaminaCabdi-y4d
    @AaminaCabdi-y4d หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo Naima Allah kuxifdiyo shukran ❤❤❤❤❤

  • @Farh940
    @Farh940 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha nacima ilhay ha ku xifdiyo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax waxase ka liito kuwa ay la saxan thy oo ka jiibinayo.mida kale fius unba riixaye maxa macna leh oo ay dadka u shegtay yase ka dhabiilsan oo ka dhaqalo bdn wxn huba iney xasidnimo u hadleysay ayado dadka ku xiran ku xasteysay lkn qofki wax grd ah wey fahmeysay dhociladana ilahbey leyahin

  • @RahmoAbdi-tj9wo
    @RahmoAbdi-tj9wo หลายเดือนก่อน

    Muniiro maskiiney maa ka fakan weysay gabadhaas wan jeclahay waana qof afgaaban oo danaheeda taqaan

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allaaha naciimo waad madsathy dhiiragalintaada

  • @Mascuud-sm8lx
    @Mascuud-sm8lx หลายเดือนก่อน +9

    Masha allaha ilaahey haku xifdiyo runta ayaan jeclahay kusoco

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน +10

    Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi ❤

  • @samiyaali4263
    @samiyaali4263 หลายเดือนก่อน +15

    Naima I cant say I like you
    But I love you so much MashaaAllah

  • @Hiirpalmia
    @Hiirpalmia หลายเดือนก่อน +13

    Qof waxbartay baa taladiisa laqaataa ( Tack Naima )

  • @ifraahhashi9129
    @ifraahhashi9129 หลายเดือนก่อน +1

    naima ur shaydhamad ilahay umada uga baq qabri baad galaysaa ogow

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaqalah hadu yaryahay iyo hadu badan yahay qof kay kuxidhantay sida u waxumaareyo

  • @ummuabdiraxman7120
    @ummuabdiraxman7120 27 วันที่ผ่านมา

    Walashy qali wan ku dhgestaaa waxan kugu jeclady tintaaa marka gabdha munro ma aqan waxan kaga nastexaynayaaa in adn ubixinin hadalka baro wayo danbi Baykug tahy

  • @faizamahmoud5337
    @faizamahmoud5337 หลายเดือนก่อน +7

    Adiga Maxa ka galeey hadalka munira

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 หลายเดือนก่อน +2

    Qof walbaa wixii caqligiisa uu garan karo ayuun buu ka hadlaa lkn gabadhaan ciladeeda waxa ugu badan aragtideyda sida wax loo qeexo ayeeysan garaneynin

  • @madinacadey1924
    @madinacadey1924 หลายเดือนก่อน +5

    HAMDA DICOR HOME AYEE KU DHAGA HADLEYSAY CIDI CAAD KAMA SARNO

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 หลายเดือนก่อน +7

    Kkk naciimo waa daba dhigatay nadiira iyo fartuun naga daa dee naciimay 😊

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Walaal maxaa qaldan, barahaan Bulshada wixii lasoo dhigo in laga hadlo ayaa qofka soo gelinayaba ugu soo tala galee adiga maxaa iga rabtaa walaal Allah kacabso !

    • @KhadraQaali-p3p
      @KhadraQaali-p3p หลายเดือนก่อน +2

      Naciimo aqoon baad leedahay walal ee maad talent la timaadid intaad marba qof hadalkiisa soo qaadanaysid. Waa iga talo.

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +1

    Dad youtube lacag kasoo gasho oo shaqeysto ayaa kuleh wax meel dhigo😢

  • @sgyuytew
    @sgyuytew หลายเดือนก่อน +4

    صح كلامك جزاك الله ❤

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 หลายเดือนก่อน +49

    Aniga waxan ku dhihi laha dadkaan ad malin ba qof ku dhageysid iska dhaaf waxa adiga ad leedahay keenso waa ceeb waad ka badisay

    • @Wanaag1111
      @Wanaag1111 หลายเดือนก่อน +3

      Ruunta miya ku haasata nacima ruunta ku jeclahay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +6

      Waxa aan kasoo hadlayo yaa adiga wax kaa weeydiinaayo? Aqli yar iyo aqoon laay qeebta daawashada ayaan ugu tala galnay. Dadka fahmaya waxa aan kahadlayo aqriso qoraaladooda ee wax kabaro si aad noo soo gaartid, inta ka horeeysa booska noo camir DAAWASHO WACAN!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +3

      @@Wanaag1111
      AAD AYAAD U MAHADSAN-TAHAY WANAAG JECEL!

    • @Wanaag1111
      @Wanaag1111 หลายเดือนก่อน +4

      Adiga mudan nacima hadalkaaga xikmada leh aad u jeclahay ilahey haku xifdoiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +3

      @@Wanaag1111
      Aamiin shukran!

  • @nimconeyruuschannel9169
    @nimconeyruuschannel9169 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo naima waa kugu raacsanahy baaraka llahu fiik

  • @FartuunAbdullahi32
    @FartuunAbdullahi32 หลายเดือนก่อน +9

    Ani markaan arkaayeyba waa ka laabty video ga muniiro waayo wax dan ii ah kama dhex arkin kaliya waxan daawadaa dadka ka hadlaayo sidee wax loo dhaqaaleestaa kuwaas lee i maraayo😅😅 team dhaqaalo welcom😊

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Dantaada ayaad taqaanaa iyo wadada saxda meesheey kaa jirto!

    • @FartuunAbdullahi32
      @FartuunAbdullahi32 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee aad baa u mhdsnthy walasheey aaad bn kuu taageeraa wax badana waa kaa faaiday haba ugu badnaatee dhnka caafimaadka shukran Naciima

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 หลายเดือนก่อน +7

    qof aan shaqaayin xagee uu dhaqaalo ka sameeyanaa oo sugaayo nin waxa uu siiye oo hadan ku xiriraan walidiin jooga afirko

    • @Hafsabilanqis
      @Hafsabilanqis หลายเดือนก่อน +2

      Haduuba meel fursad uu ku shaqayso hayo haba shaqaysto mada wadan uu ka fa iidaysan karo maxaa nin u suguu

    • @Hafsabilanqis
      @Hafsabilanqis หลายเดือนก่อน

      @TerminatorNiceman wll maxaa daac daacsi ah qofkii tusaale 100$ qaata biil haduu 10 $meel dhigto soo wax muu dhaqalaysan dadka dhaqalaha haysta maxaa loo fiirinaa qofwalba wuxuu ilhay siiyay intu isku finaysiiyo soo xataa 2$ meel madhigan karo dhaqalaha ma inaad qof wuxuu haysto

  • @munaobuli2586
    @munaobuli2586 หลายเดือนก่อน

    Waanku salaamy naciima walaahi markaan dawaday muuqaalkii my rajo waxaad moodaa inaan is ogayn markiiba waan gartay inay u jeedo xadi ilaahay caqligaad ku talinayso hakuu dhaafo muuqaal walba siday runtu tahay ayaan u sheegtaa mahadsanid

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน +2

    Beraha wa jeclahay maanshallaah ♥️

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs habo naciima sax wa ka weyne waxa meesha ku qoran in aa laga hadlin parche hooyo hadalka baro horaba u tiriye side hadalkeda dadka u cajabine poverina per questo motivo sheeko kale u gashey qof masersan ay u eg tahaye muniira iska dhaafa hada lee bilowdey labis iyo banaan baxow ma lola yabaayo 😂😂😂😂

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +4

    Waalidka hadaa dhaqaala kasameen karin kawaran asagii markaa meelsaartid bahidiisii wixi tabatada ah kadib ina adeer ina abti iyo kuwale malinkasta kugula diririraayo biil nin hebalow wax udie kasohadal naciimo 😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Waalidka miyaa igula diriraya qof kalle wax soo sii?

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +2

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee haa qaraabo kasta wax sii kii taleefan soodiro udir uu taaganyahay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +4

      @@user-gb1tn3cn2b
      May taas qalad waaye qofkeey heeysatana Allaha u fududdeeyo! Waa culees, lafadhiiso usheeg si tartiib ah, Dadkaas dhan inaadan kaafin karin, ee qasnadaha Allaha ay wax karaadsadaan! Markii aadan meel kuwada nooleen ayay ugu sii daran tahay!

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee hye xbbti jazaakillahu kheiran

  • @ramlaabdi3252
    @ramlaabdi3252 หลายเดือนก่อน +1

    Ifka hakugu tuso gbadhan mskiinta ah dulmigad ku samynyso ilaahy wuxu yiri adoonkay faraha iga qaaad

  • @SacdiyaOsman-do7hm
    @SacdiyaOsman-do7hm หลายเดือนก่อน +3

    Asc naciima waxan jooga Nairobi waxan bill uqataa 1450 dollar waxbarsh bill raashin kiradii oo 500 dollar ah waxwaba intas Ayan kumareya Marka side waxuga. ,dhigata waxwaban Kenya waqaali ilatali naciima asc

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +3

      Talo ku anfacdo waan kusiini waa hadeey kaa go'antahay inaad dhaqaalo aruursato, shilin shilin kudar ayuu ku yimaadaa, ma'ahan inaad 100$ marwalbo dhigeeysid. Bil walba wixii kaa go'a Ilaahoow meey 10$ noqoto 12bilood waa lacay aruurinta horane waa lacag yar! Gooni iila soo xariir!

  • @nurarage967
    @nurarage967 หลายเดือนก่อน +14

    Hooya waxaa ila qurax badan inaa gabadhaa isaga harti waa yara ceeb

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +4

      Yaa Hooyo kuu ah? Hooyadaa garan meeysid miyaa? Orodoo hadalka soo baro!

    • @nurarage967
      @nurarage967 หลายเดือนก่อน

      @dhaqaaqaaddhaxashidee waa hagaag , Alxamdullilah hooya wa leeyahay wanna tan igusoo ababisay in qofkii iga weyn ee hooya ah aan ixtiraam ahaan hooya udhaho .ceebna maahan dhaqan xumana maahan.
      Taa waa taa, tan kale wll sikaleba aan udhahee anu kumaan aflagaadayn ee maadama aad halku dhig ka dhigatay xumaanta iyo dulmigaa reebayaa, ayaa Anna wixii aan nasiixo u arkay kuu reebay Wll. Hase ahaatee raali noqo.
      Mahadsanid.
      Xisaab Alley agtaalaa.

    • @zeemahdi6542
      @zeemahdi6542 หลายเดือนก่อน

      Walaley gabdha adh dali kartith isaga har subxanallah​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @raqiyogym
    @raqiyogym หลายเดือนก่อน +3

    Mashallaah abayo naciima guleso👈🏻👍👍😁😁😁

  • @KhadraQaali-p3p
    @KhadraQaali-p3p หลายเดือนก่อน +3

    Adigu maad talent la timaadid maxaa gabdhaha ku dabo dhigay waan ku taageersanaa laakiin imin inaad eber tahay baan arkay sorry .

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 หลายเดือนก่อน +11

    Kkkkkkk hooyo hadalka baro Walahay waad la heeshay magacaas caadi mahan Nacima❤

  • @hamdiisak4826
    @hamdiisak4826 หลายเดือนก่อน +2

    Codkar nimada iyo hdlka lahelo waa hibo uu alle baxsho habo

  • @Umuam
    @Umuam หลายเดือนก่อน +2

    Asc naciimo hooyada madhimatay ? Maalin dhawayd ayaa chanelkaaga ku arkay dhowr sano hor muuqaalo aad iska duubteen.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Haa walaal Allaha u naxariisto, 4sano kahor ayay dhimatay!

    • @Umuam
      @Umuam หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee alle hau naxariisto wll

    • @Umuam
      @Umuam หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee alle ha unaxariisto wll

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂 Masha Allaah beautiful sister ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน +4

    Wll wuu kula simanyahay walid wllna wax ad siisayna waxba kumma naqusan ee ayada wax ka si yahiin

  • @ruqiahusseinhassan1545
    @ruqiahusseinhassan1545 หลายเดือนก่อน +5

    Ascww Qaali Naciima. Intaan dhihi lahaa && In ka badan Qiimo leh Adigaaba sheegey Maasha Allaah Na Daadihi thanks Allaahumaa Baarik❤

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 หลายเดือนก่อน

    Naima sidaad u hadashay waad ku saxantahay ,maxaa yeelay dadkeena waxey maanta wax ka dhageystaan waa social media hadii qof inuu soo fashisto dhaho dhaqaalo kahadlaa usana ka hadleyn uu dadka dhahayo wax baabi ,mida kale qof u jawaabayo qofkas muu lahadlo maanta waxaa lagu jiraa xili xun sidee dhaqaalaha looga soo horjeysan karaa .yaab qofkasta inu iska hadlo ayuu rabaa

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj หลายเดือนก่อน +6

    Aniga maba daawado markaad adiga kahadasho umban arka waahore ayan lagor camal dhegeystay qof waxgarada cidwalba madhegeyskaro macalimadena nowad casharada

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi หลายเดือนก่อน +7

    Ruumi aa karbaashosa

  • @Ayan-q8h
    @Ayan-q8h หลายเดือนก่อน

    Lipstick iyo clothes and perfumes and daahayo 😂😂😂😂 hormar miyaa???!

  • @khadraali3097
    @khadraali3097 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Abaayo mesheda dhigtey waxa dhibtey gabdhaha oo malin kastay wax kasto so dhigan borogaram Cusub hadana gabadha Ruumi channel ayaa dhaqal laha ka hadasho daris na ah uuna firso labadoda

  • @AaminaAweys-l7y
    @AaminaAweys-l7y หลายเดือนก่อน +2

    wa la samern kara dhaqaalo

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 หลายเดือนก่อน +1

    Qof taan aa hada rabto ineey dad wax u sheegto fashil badanaa hooyo hadalka baro meesha ka caraar.😂😂😂

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +1

    Shala dawadey waa layabay dadku isku jeeb mushaar level maaha 😅

  • @UmmAnnaïs
    @UmmAnnaïs หลายเดือนก่อน

    Asc anigu dadka commentiga dhirigalinta soo qora muqaalada canykana waa la yabe wlhi habar gabadh yar kudhagan mar walbo maxaa ugu camiresiin maseerka idinku ni diley wale

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 หลายเดือนก่อน +4

    Qofki wax yar maareyn waayo wax badanna wax kama qabsan karo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Sax kalaamak waa sidaas hadalka dhan jawaabtiisa, caqliga Allaha kuu kordhiyo!

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier หลายเดือนก่อน

    dhibka uku wey heysto waxaa waaye wadankiwadankii waxbadan joogto muiiro mesha ka gac school aad xidaa deyn haku ahaade skills samysaa lacag usameyo why xirfad ku shaqo dagtaa ubaahan tahay markaas muhiimada lacagta ogaan toondaa sirdeena meshaa kuma sheegi karnee hurdada kagaca.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaallah 😍🥰🥰

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhj qoftaan caadi ma aha dad ay xaasid dhahee ayadaaba hada xaasidnimo wadee see qof mubadar ah oowax dhaqaaleesaneen heer ugaaraa
    Kow heer soogaar kulahaa heerka tuugsi maa ku soo gaaraa mise waa soo xadaa hadaanan waxayga kala qorsheesan war qofta magaca waa ku dhacay Runtii

  • @ayaannuuramohamoud9933
    @ayaannuuramohamoud9933 หลายเดือนก่อน +7

    Iso duceeya in illahay shaqo wanaagsan isiiyo
    100 dollars 💸 qaata bas ka raaca waxba iima dhigman

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Walaal amuurahaada Allaha kuu fududeeyo! Sabar waad guuleeysani!

    • @munaismail2019
      @munaismail2019 หลายเดือนก่อน +1

      Risiq badan oo barakaysay walaal Rabi haku siiyo intaad hada haysana hakuu barakeeyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      @@munaismail2019
      Aamiin aad ayaad u mahadsan-tahay adigana Allaha kusiiyo!

  • @dekahaji
    @dekahaji 23 วันที่ผ่านมา

    Munira qof hadal yaqaan ah ma ahan.

  • @MunaApdilaahi
    @MunaApdilaahi หลายเดือนก่อน

    Maxa aniga iga quseya Naagta cadarka qliga haysata iyo ti fadhi qurxon haysata ani waa dhaqalaysana kistayda

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +3

    Naciuo aqlileey hore usoco guuleeso ayadaan wax aruursan karin waa doqon hadal mataqaano my rajo waa qaldan tahay naciimo run sheega ayaan kugu jeclahay

  • @Sihamonline
    @Sihamonline หลายเดือนก่อน

    Quran iyo wax layku walaqaya ina dadka la cayo idin islanta ini dabajin ya ku banayey saykarab ha usarin walahi wan ka dhax arkay balayo weyan idinka islanta dadka isku diraysa ocaysay uf walahi islan wan necbahay

  • @SWIFTZFN
    @SWIFTZFN หลายเดือนก่อน +2

    Marka kowad waa inay sobarato sida lo hadlo muniro marka xigta waa ina taqana sida dhaqalaha loga hadlo thank you Naima

  • @juujuuquruxu2689
    @juujuuquruxu2689 หลายเดือนก่อน

    Naa gabadha ka har bisinke adiga waxa rabto sheg yaa ku heesto dulmi qur aan lagu furaayo wa maxey 😅

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dhamaadka qosol waaayay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Ilaa dhamaadka hala daawado maad dhaheeysaa Khaali? Waan kusalaamayaa!

    • @omarkhaali556
      @omarkhaali556 หลายเดือนก่อน +1

      Haa Naimo waa kaaqaaday dhamaadka qofkan daawan wali madaawan videoga,adiga is ahow adaa lagaa hantiyay

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin หลายเดือนก่อน +11

    Muniir waa sheydaan horaan uarkay waa xaasid gawdhaan may rajo ladhaayo hamd home decor kawada iyo ruuumi chanel kamaseer santhay muniiro ilaahey kabaqa hadan hdl yaqaan maha qfka caqliga leh wadareema

  • @safiinasiyaad303
    @safiinasiyaad303 หลายเดือนก่อน

    Xafadada lashekeysanaysid kulaha ar wan qoslay 😂😂😂

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 หลายเดือนก่อน +2

    Naciimo abyo adi hadaa wax baratay haku digan dadka iskadaaaaa abayo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Bismillaah maxay tahay digashada aad kahadleeysid? Aniga waxaan iraahdaa wax hala barto fadhiga halaga koco!

  • @ima6291
    @ima6291 หลายเดือนก่อน +1

    Qofku inu xarakodo iyo inu wax dhaqaleysto maxaa isaga dan ah yaaab waxasa nagu hadal baranayo

  • @qaalidaahir364
    @qaalidaahir364 26 วันที่ผ่านมา

    Edo maxa inanta llaga siya hdesa qof masersan owjiro ino adi yahayy ma ogtahy😮

  • @munamohamedali8643
    @munamohamedali8643 หลายเดือนก่อน +2

    Hamdi home decor ku socotaa

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v หลายเดือนก่อน

    Nuckaastiii social media waaxkaley mowdey dadkiii iney waaaxderyiiihiiin bey mowdayan bulshadiii somaliyeed😂😂😂😂😂😂😂

  • @FarhiamohamedAbdulle-ev3qn
    @FarhiamohamedAbdulle-ev3qn หลายเดือนก่อน

    Horta kaamirada gadaasheeda ka soo bax Qof dadka la dagaalayso fikradahooda is qarinayo waa maxay??

  • @nasteexodhiblawe2159
    @nasteexodhiblawe2159 หลายเดือนก่อน

    Gabadha ha shirkaha caalamka ushaqeeyo waxaa laga helaa soomaali kaliya oo wax kasta gato iyagoo ubaahnay hadana faqri ka sheegta

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali หลายเดือนก่อน

    adaaba qoray daba. la ordaayee maxaa bogooda burcad leeysugu jiida ya illaahe ka cabso xisho 🤔🤔

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn หลายเดือนก่อน

    1mid ma kugu racsani sis. Walidinntada iyo walalahada oo bahan waxba ma aruurin kartid

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix shilin shilin lagu daray ayaa dhaliya boqolaal