Hal Meel oo yara wax ka tosa. Horumarka aan garay abyo waxa kamida Inaan ka koraay inan Naag Khayr keya cayo oo aqiro iyo aduun ku seego labo inan dadka ku mashqoli. 3 ruuxan rabin aniga ma wadawado. 4 nafteyda waxey u qalmin uma qado ah inan inan Gabar somaliyed manta dhan daba Guro Meel kasta ka dawado muqalkasto lee dahy la socdo hadana aan cayo aniga xanun darema waxey heysato heli wayay waa intaa ugo muhiim ruux ka kori Alx wan ka koray horumarna intaas igu filan mcnto❤❤❤❤ caydada waa ajir i socda ha iga dalin ❤❤ takk
Thank u so very much for ur support and advice ❤ ur 100 % right because somali woman never educated themselves and they always waist time in social media or fighting with each other, they don’t even know how to support each other may Allah help us all
Alx ani ma jecli waxyaalaha malaa yacniga follow neh ma dhihi waxaa wax ka faidaayo lee racaa hbeenkii neh dhafar ma aqaani oo cisho hdaa tukado waaba seexdaa alx hamiyo bdan ayaa leeyhy wadan igu cusub aa imady 5 bil mokohor luqadiisa ayaa baranooyaa hda i.a riyooinka kala neh way ii rumoowi doonan hamdiyy adi neh waa mahadsan thy malintaa ku barty ilaa manty waa kula socdaa 2/10 /2023 aa ku barty markaa wax ka caajiso adi aya igu dhiiri kaliya thanks qalpi
Waa run caruurta ajaanibka waxay 100% ku hadli karaan afkooda hooya iyo luqada wadanka ku dhasheen Caruurta Soomaali af Soomaali iyo dhaqankooda ma yaqaanin Say Wallaahi weeye baa lagu wacyi galiya Tara yar baa caruurtooda bara af Soomaali oo u diida guriga markay joogaan inay ku hadlaan luqada,wadanka af Soomaali ku hadla
Hamday sida u lahayd social media ka fogaata adiki baa ku ilawey noloshyda wax badan ina ka bedelo sabab u aha Waaba u soo xiisa muqaladada mararka qaar inta fura baa arka hadana ina wakhti hayn
Allow Alle maxaa hormar gaartey halkasa ayaa qeylo iyo Afdheer lafadhida tankale waxaan waa aduunyo aduunkan ilahey a maamulo mana ogida waxii beri dhacayo ee qeyladan iyo is xiiqintana meelahas la aada qofyahow wareersan ee socialmedia ku qafiiftey isuma jeedo maxey qabsatey socialmedia intasa dhex fadhida 🤫
Hal Meel oo yara wax ka tosa. Horumarka aan garay abyo waxa kamida Inaan ka koraay inan Naag Khayr keya cayo oo aqiro iyo aduun ku seego labo inan dadka ku mashqoli. 3 ruuxan rabin aniga ma wadawado. 4 nafteyda waxey u qalmin uma qado ah inan inan Gabar somaliyed manta dhan daba Guro Meel kasta ka dawado muqalkasto lee dahy la socdo hadana aan cayo aniga xanun darema waxey heysato heli wayay waa intaa ugo muhiim ruux ka kori Alx wan ka koray horumarna intaas igu filan mcnto❤❤❤❤ caydada waa ajir i socda ha iga dalin ❤❤ takk
Hada gabdha ka helin maxa pageda ujoogda say mashallah Gabdha
Adigo maydhan weyan kuwa sarirtana ku barorta naftoda inay badalana rabin gabdha hormar gadhayna cay iyo hadal xumo melahas ula fadhiya aqas
abayo maxey kugu samesay xamdi kolba wax ilawi ladahay kugu samesay dhor jeer comment ledahay .ani kuma cayay sida dadkle kugu jawaban iyagoo xamdi aqoon ulaheen difacya wayo dhibka isku sameesen angu ma ogin! lkin talo wallatinimo kusiina gabdhas hadey qald ka gashay wac usheeg .hadey qof wax garad tahay cafis ka dalban lkin hadey tahay hawadas ka nacay?! abayo ilahay wuxu dhahay adoomade ii nabad galiya aqirdad ilasho qali comment danbe ha uso qorin 👍
Canjeeladaada Island duwo closha wyneee aqli kle malihide hoy 😂
Koly aniga dhirigalin was kaa hela waxn ahy hooyo cunug 3 jir ah heesto jamacdna had bilaabeso 21 yrs na jirta hammi wn laha lkn dciif inaa ahy bam umalayn jiry hal habeen goal qatay maskaxdyda iyo dhiragalinta hamdi qofkle ban noqdy thank u ilaa malinta qiyaamo ❤❤
M.a hmblyo ❤❤
JECLIYAA HADLKAADA RUNTII WAA AAN LADHACAY WAANA KU FARAXSANAHAY .. MUUQAALKAAGA MARABIN IN UU IGA DHAMAADO ❤MAHADSANID XAMDIYEEY ILAAHAY HAKU SHARFO ....AJAR IYO XASANAAD ALLAHA KAASIIYO🎉
Thank u so very much for ur support and advice ❤ ur 100 % right because somali woman never educated themselves and they always waist time in social media or fighting with each other, they don’t even know how to support each other may Allah help us all
Xaqiiq ❤❤
Afartan qof ducadodawalaqbala salada ayaiguculus iduceya 😢😢
Alle hayno wad fududeyo abyo
Allaha kuu fududeeyo salaada. Abaayo Astaqfaarta akhri adaa arkaya adoo cibaabadada jeclaaday
Maalin dhawayd qiso Astaqfaarta ah oo gabar Sudan ah ka sheekaynayse waxay dhahday qof dumar ah oo gaalo ah ayaa waxay aragtay Astaqfaarta faaiidooyinkeeda oo laga sheekaynaayo markaas ayey istiri faaiidooyinkaan adna raadso kadib markay 2bilood akhrinayse way soo islaamtay. Allahu Akbar. Hadaba adoo islaam ah xagee joogtaa qof gaal ahaa haduu Allah ku soo islaanshay
Abaayo ducada nabi ibrahim aqriso Rabbi ijcalnii muqiima salati tiktok ku qor weykuso baxee salaada wey ku fududaanee insha Allah
Ilaahay ha kuu fududeeyo salaada inshallaa
Ilahey hano wada fududeyo abyo
Hamiyada aan leenahay Allaha nowada fududeeyo dhamaanteen aan isku duceeyno marwalbo❤❤❤
Aamiin
Mashallah abaayo hadii aad heli laheyn boqolal adiga o kale ah horumar aad u weyn ayan gaari laheyn dumarkena somaliyeed! aad ayaad ugu mahadsan tahay dhiirigelintada❤
Hada ayaan chanelka kuso biiray
Masha Allah wllo macaan waankugu hambalyaynaya
somalida aad baan u jeclahay, mahadsanid
ka hor inta aanad ku shaqeyn TH-cam
Hankaa laysku dhaafee
Dadkuba haybta guud Siman.
Xaqiiq wye wlle abyo aniga nh mjcli waxyaabhan xun xun iyo wxyaabo maalaa yacniga ah ka jiro maba jcli inaa daawado ilaa aan kaa eheen dhiiragelinta iyo kuwoo kle oo dhiiregelin ah daawada wlle alxm mar walba sidaas ayaan jclhy inaa sameeyo waan nh sameynaaya oo ku taagsanaya waxyaabaha ii muhiinka ah oo horey iiwadaaya waxyaabaha kle qashinka ayaan kudaraa noloshyda ayaa mashqul igu filan iyo hormarkeeda mhdsnd macalimadeyda , dhiiregelisadeyda, qaalideyda 💯 mhdsnd ayaan ku leeyhy wax ku dhiba Allah kuma tuso aduun iyo aaqiro ayaan ku leeyhy hamdaay.
Alx ani ma jecli waxyaalaha malaa yacniga follow neh ma dhihi waxaa wax ka faidaayo lee racaa hbeenkii neh dhafar ma aqaani oo cisho hdaa tukado waaba seexdaa alx hamiyo bdan ayaa leeyhy wadan igu cusub aa imady 5 bil mokohor luqadiisa ayaa baranooyaa hda i.a riyooinka kala neh way ii rumoowi doonan hamdiyy adi neh waa mahadsan thy malintaa ku barty ilaa manty waa kula socdaa 2/10 /2023 aa ku barty markaa wax ka caajiso adi aya igu dhiiri kaliya thanks qalpi
Wadan keee timid abaayo
Masha allah my dear ziz hamda jazakalaa khyr hn❤❤❤❤❤
Waa run caruurta ajaanibka waxay 100% ku hadli karaan afkooda hooya iyo luqada wadanka ku dhasheen
Caruurta Soomaali af Soomaali iyo dhaqankooda ma yaqaanin Say Wallaahi weeye baa lagu wacyi galiya
Tara yar baa caruurtooda bara af Soomaali oo u diida guriga markay joogaan inay ku hadlaan luqada,wadanka af Soomaali ku hadla
Mansha allh tabarakallh adi iyo awladada alle ha idin xafido qof ku dayaaho iyo hami leh
جزالك الله خير يا حبيبتي ❤❤❤
Thanks hamda 😊
Thnkz xbbt dhiiri galintda
Masha allah abayo wad mahadsantahay i am from UAS guleyso
Soo dhawaw qaali ❤❤❤
Masha Allah abayo dagmadi guricel ayaan kaa dawanaynaa 😅
Masha Allah tabaraka Allah
Keep going sister
May Allah bless you ❤❤❤
Mansha Allah dumaashi haadii laisdhagaysanlaa soomaliba sidan maahaateen illahay khayrka hainawaada garaysiiyo ❤❤❤
Masha alaah wlhi hamda dhiri galin dada Waan jeclahahy mararka qaar xalada aan ku jiro ayaad kahadasha waayo Goan ayaan qata 6 sano kamana dhhabeeyo iso duceeeya insha alaah inaan guuleysto waan jeclaha bebygi 5 ayaan wada hada insha alaah sanadka danbe hadaan cafimad qabo inaan isbadalo ayaan rajeynaya❤❤❤❤
Masha allah
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo talo wanaagsan baad nasiisay jazaakallaah ❤❤❤
Mashalla ilaahay caqliga fiican ha kuu xafido walaal❤
Masha Allaah Tabarakallaah
Mahadsanid walal mcn 🙏
Hamday sida u lahayd social media ka fogaata adiki baa ku ilawey noloshyda wax badan ina ka bedelo sabab u aha Waaba u soo xiisa muqaladada mararka qaar inta fura baa arka hadana ina wakhti hayn
Fariid horay usucu masha alaah dadbadan aan garan itaas ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
xagy joogta inantni waan ka helay
M.a congrats I’m happy for you may allah make us reach our goals insh 🎉
aad baad u fiicantahay inaad aragto, waad ku mahadsan tahay qaan gaadhnimadaada hareerahayaga
xamdiyey guusha waa uqalantaaye hori usoco
Thanks hbbti ❤️👸🏼✨💯
Ok weye qoftaan abaayo shaqalaha noso badi
Masha"Allah 🎉
Asc hands
Walal do you sell covers of decorative pillow couch
If you do I’m interested plz let me know US MN
Thanks
Good job qaali dumar
Maansha Alh❤
Xamday ina ader allh ku dhowro cilmi kaa bartay anigu
Alle cimriga ku dhere abyo ❤
Hore maar wanagsan ❤❤❤❤❤wllo
MashaAalah
Abayo alle Haa kubarakeeyo Allen Haa kuxifdiyo
Mansh allah ❤❤❤
Mashaa allh ❤❤
Qaliyay shugran waxa badan ibarty karti badan❤
Keep going habo mcnto❤️
Manshaallah ❤❤
Alla ya nolosha iga Tusay mRka camerada laga leexiyo tan 😅
Thanks
Waxaan routine ayaa ka ficn
Waan ku taageeraa run badaneey
Hamdaaay❤❤❤🎉🎉🎉
dhirigalisadyda❤😘😘
Sax maasha allaah abaayo
Intaad waday youtube ka waa kugu xidhnay
Crush ayaan ku ah dhiirigalintada
MAANSHALLAA ♥️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Wll.wad.mahdstah
Marawaxadii aduunkaa😂
Adi cilada A ledahay waa wax adan ehen iska dhigtaa
Waa argtidada waan kugo ixtirama qalbi ❤
❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽
Hor muudka hablaha bathy hamday
❤❤❤❤
WaruntaWalalo
Noo soo badi huuno
Me Lafii hore
dumarka somalid bes maah ee dumarka ayaa kasimanb
Warun Ethiopianka diinta christianka way ku aad adagyihin maogolo in losheego diinta islamka
MarwaxoGoodJob
😢 sax
Thanks wllo
HorayUsoco
Abaayo soobadi
Uhihhhj
❤❤❤❤❤❤❤1¹1❤
Hanka laku meel mara
Tanks xppti 💯
Xamdi abaayo macaan wan ku salaamay abaayo
Soo booqo channel kayga Deeqa Aadam youtub
masha allah ❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤