FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 5 วันที่ผ่านมา +11

    Alx 25 sanaa jiraaa jaamacada heerka 2aad ayaana ahy sanadkii ugu dambeeyay inkastoo hadda xanunsanahy oo isbitaal kaga jiro wxaaas dhan lkn riyadeydu waa meesheediii haddu rabbi nafta iga aalana waa rumeynaaaa insha allah

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  3 วันที่ผ่านมา

      @@istahil.roble7788 ilaah haku cafiyo qalbi 🥰🖐🏽

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 วันที่ผ่านมา +18

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 วันที่ผ่านมา +1

      ❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 5 วันที่ผ่านมา +2

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 วันที่ผ่านมา

      Hadaa rabtit inu Alazhar kabaxo hey masar sidacada ugu sobar

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 วันที่ผ่านมา +6

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 วันที่ผ่านมา +5

    MASHA'ALLAAH ALLAAH inoo wada xafido caruurteena ani xitaa saas kufikiraa ineey caruurteeda ineey noqdaan kuwa diinta ISLAMKA bartaan ookudhaqmaan maanta point fiican kahadashi ALLAAH kadhigo awlaadeena iyo intiiy awlaad aduunka jooga kuwa diinta ISLAMKA barta oo kudhaqma اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @FadumoAbdulahi-w9j
    @FadumoAbdulahi-w9j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa Allah

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 5 วันที่ผ่านมา +3

    We somalis should understznd more about "Blessing in disguise". Subhanallah mrkad ilahay ku xidhntay eed ogtahzy in wax walba waqtiga kugu haboon u rabbi ku siinayo, it's powerfull thing. Alx.
    Merci soeur Naz❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kusali nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw 💕

  • @BrainBloom-7
    @BrainBloom-7 5 วันที่ผ่านมา +6

    Asc
    Abyo video editing ka maiga caawin kartaa iyo side codka loo saaro video ga. Thanks

    • @umuahlamchannel27
      @umuahlamchannel27 4 วันที่ผ่านมา +1

      Wcs abayo CapCut so dajiso

    • @YasAbokar
      @YasAbokar 4 วันที่ผ่านมา

      @@umuahlamchannel27 abayo vloger inaa noqdo ravaa dhib miyaa youtube iyo kee fiican wax looduubo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 วันที่ผ่านมา +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @feeto1118
    @feeto1118 5 วันที่ผ่านมา +3

    Marawaxo baryahan nin dhere aWay

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 วันที่ผ่านมา +3

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 5 วันที่ผ่านมา +3

    maashaa Allah you are amazing person ❤

  • @yunnaali3117
    @yunnaali3117 5 วันที่ผ่านมา +2

    Suncream naga so garsii wll

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alaah xamday wall wan kudonaya xalkee ka helaa❤❤❤

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, wow Walaahi qosal ayaan maanta iga dharjiisay thank you quruxeey, dadaal. Dadaale waa gaara dantiise, Illaahay hakuu fududeeyo waxbarashaa ka gaar meel saare, 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷 good luck, honey. Keep the good work. Wish you the best and good luck with your exam.

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi qof lagudaydo ayaatahay❤

  • @AishamohamedHooyomcnt
    @AishamohamedHooyomcnt 5 วันที่ผ่านมา +5

    Abay Marawoxo wan kusalamay reer commentlan maxad katiri meeshi xasarad yar eykajirtaba udadanaya dadka kujarjarayo hadi Adiga xamdi ah lagugu so dhago all ready shaqadodey qabsaden hadad qof kuso dhegto sido kale adigibey kula safanyihin magartan iney rayigoda wax kucabiraan oo qofki xadgudub wado illahay kacabso ey dhahan gabdhaha videogan videoga xiga kuso wani ana aankusi hormare war dumarow aan isceshano saan xal me ehe qof qabriga wehel idin kugu noqonayo majire boga jecli berka jeclidan iska dhafa hoy hoy ismaqal majira

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  5 วันที่ผ่านมา

      @@AishamohamedHooyomcnt wxaa waxas waaye mcnto qadiyad la aan waa dad aan isku kalsonen cabiri Karin fikirkoda taas waxey ku shege ineey dumarka somalida cabir laheyn iyo fikriad

    • @AishamohamedHooyomcnt
      @AishamohamedHooyomcnt 5 วันที่ผ่านมา

      @@yuuuuga1 absolutely walahi wa wax lalayabo Aado weyn

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 5 วันที่ผ่านมา +2

    Saxwaye hurdada waa muhiim ciyoiw inlasexdo

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 3 วันที่ผ่านมา

    Your are so funny. That’s the first time I see your channel. I loved. Thanks for sharing your video.

  • @fartunadan5510
    @fartunadan5510 วันที่ผ่านมา

    Jah masha Allah wlhi San u dawanye happy ❤️🫶🏻😌 ilahy ha ku xafiido caruurtan rabi ha ku koriyo qali 🤲🏻❤️

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ManshaAllah Tabarakalah

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 5 วันที่ผ่านมา +2

    Salida kalunka caadi noo tus wll Xamda insha Allah marka oo aad soo galiso

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 2 วันที่ผ่านมา

    Sarwaalaa bismillaah oo maryaha asturan maguriga umbaad kuxidhataa wll xijaabo😢

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 3 วันที่ผ่านมา

    Wilka lee dhunkata ina kala jeceshahay wa laga daremayaa quruxey

  • @YasAbokar
    @YasAbokar 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mcnto meeqo saac seexataa maalmaha scholka jiro

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sister truth must be told waa runtaa inta aad sheegtay. Your health and family comes firts inta kale can wait. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FathiyaYusuf-co3gb
    @FathiyaYusuf-co3gb 5 วันที่ผ่านมา +1

    It’s never to learn and to seek knowledge is powerful. Keep going sis❤

  • @Barbarisooy-hooyo
    @Barbarisooy-hooyo 2 วันที่ผ่านมา

    مشاءالله. بركاللله. فيكم❤🎉

  • @KhadaryasinYasin
    @KhadaryasinYasin 6 วันที่ผ่านมา +2

    Weeeeeeee soo dhacyeeey rotiinkiii😂❤❤❤❤

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 5 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂dhaga hadal free waxa ma cunaakujiraa

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    quruxey malayga ma laga helaa sweden mahadsanid abaayo waxaan ku arkey mid basbaas leh

  • @yurubhasan9573
    @yurubhasan9573 3 วันที่ผ่านมา

    Jah Dumaashi dhemanay wan kusalamay❤❤❤🌹🌹😘

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 4 วันที่ผ่านมา

    MashaAllaah Allaah hakaaga dhigo kii wax kutara aduun iyo aakiro Aamiin❤

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Hamda cadeey cabitaan lush kush xaliimo ka dhigayo nosoo gali qaali adiga waaku aaminsanahay Cayil maha yaah ❤

  • @Halomaqueen
    @Halomaqueen 2 วันที่ผ่านมา

    wan ka helay seda at u jeclatay in at welkaga a dinta ugu jeclatay

  • @saaficali8680
    @saaficali8680 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wllshy somalidu man sha allh mataqaano ha iskasoo duuubin gurigaaga

  • @NasroHussainshale
    @NasroHussainshale วันที่ผ่านมา

    Maxa waye weelka an laracineynin

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 5 วันที่ผ่านมา +1

    maashaa Allah

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 3 วันที่ผ่านมา

    Makiinadan malawax ban rabaa

  • @falxadomohamudosman3810
    @falxadomohamudosman3810 4 วันที่ผ่านมา

    Marooxo aaway nin dhwwre

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal1011 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xamdiyeey imisa saac ayaa gabadha dhalinyarada ah kufilan 😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 วันที่ผ่านมา +1

    Frist Commentaires One Like Asaxaabta Xamdideena 👍😂

  • @Halomaqueen
    @Halomaqueen 2 วันที่ผ่านมา

    masha allaha hawao

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 5 วันที่ผ่านมา +1

    Muqalkaga waa ii dheera galin

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 6 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤ hadal ma ku dhihikaro 😂😂😂

  • @AishamohamedHooyomcnt
    @AishamohamedHooyomcnt 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @وردةالجور-ل2ز
    @وردةالجور-ل2ز 5 วันที่ผ่านมา +5

    Xamdiyeey abaayo guulaha aad gaartay ama aad doonaysid in aad gaartid dadka dhan ha usheegin
    Dadka oo idil kuma wada farxayaan ogow ishuna waa xaq
    Mida kale waad qurux bdn tahay hadalkar thy geesiyad thy ……
    Marka dikriga ilahay afkaaga kuhay subixi galabki wirdi quraana malin kasta ah aayadba ha ahaatee❤
    Caruurtada sidoo kale ku aqri ama iyaga bar ❤
    Runti waankuu baqaa abaayo
    Siiba ayaantan markad waxbarasgada xooga saartay masha Allah
    Siguud uun badanaa wax inoogu sheeg
    Lkn heerkaad joogtid iyo kaad doonaysid?!
    Waalagu xasdi karaa ama lagaa nixi karaa
    Raali noqo waan kugu fogaaday waanada👋🏽

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  5 วันที่ผ่านมา +1

      @@وردةالجور-ل2ز Haye qaali Mahad sandi

    • @qadrodahirahmed3709
      @qadrodahirahmed3709 5 วันที่ผ่านมา

      gabadha hanugutirin guulaha aygaarto hadee dhoo sheegto anaga waagutayadhaa hada xisaabta aad udhacbanaa ayada ijacleeysiisay

    • @YasAbokar
      @YasAbokar 5 วันที่ผ่านมา

      Waxaas waa fakar qaldsn

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @SadiyaMohamed-q5g
    @SadiyaMohamed-q5g 6 วันที่ผ่านมา +2

    Aqwaan sokor iyo bur saliid baris basto adigaba gurigaaga laga helo sidee anaga noogu waanihee😂 marawaxooy tankale sidaa iskaga goyni leheene soo faidey aqwaney❤❤❤😊😊😊😊

    • @AyaanSalat-h4x
      @AyaanSalat-h4x 5 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂 exactly hada waffle 🧇 bur bey ka samesay plus sokor kujirto xita hadu diyar sanyagay xamdi qawda ma qaashi nagada ina ader

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  5 วันที่ผ่านมา +2

      @@SadiyaMohamed-q5g abyo waa Xaqiiq qaali lkin ogaaw said aniga uma is ticmalo.

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud 5 วันที่ผ่านมา

    Yaanku ma iron baa hamda

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 4 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah thank you for your inspiration ❤❤❤

  • @SahraDahirAbukar
    @SahraDahirAbukar 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asx abayo wazaan u bahanahay skincareka marka xagee kala soo xiriraa

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 5 วันที่ผ่านมา

    Wllhi waa runta guriga hooyo waa naxariis markan isbuca ku jiro 5 beri Cid ilama hadli jirin cunto ma cuni jirin hooyo baa wax suuqa iga keeni jirtay wn ka tagi jiray guriga oo banaan bn iska fadhisan jiray markan reer yeeshay oo an janis an kaligay meel ku fadhisto wllhi suliga Intan galo bn oyi jiray 😢

  • @hodanahmes7028
    @hodanahmes7028 5 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah beautiful sis❤

  • @nimcoahmed1269
    @nimcoahmed1269 5 วันที่ผ่านมา

    Viva marwaxo❤❤❤

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah xamdi marka arko wankaca markasan fresh noqda mahadsanid xabibti

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 5 วันที่ผ่านมา

    Hamdiyy waxaa ku qediina luqada Norwatiga meeqo aa ku baraty

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah keep going sister ❤❤😊

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 3 วันที่ผ่านมา

    Kenya ban joga

  • @farhiyaali1072
    @farhiyaali1072 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc habo iska ilaali ilmaha ka daa in aad kaamirada ku qabatid waan

    • @farhiyaali1072
      @farhiyaali1072 6 วันที่ผ่านมา

      Adiga waxaad duubeysid dumbo laakiin caruurta ka daa in aad dadka tustid

  • @saarahRoble
    @saarahRoble 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabarakallah, allow kuu xifdi anagana noo xifdi adduun iyo aakhiraba. ❤❤❤❤❤

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 5 วันที่ผ่านมา

    Marwaxo nin dhere aaway

  • @khadramohamed1622
    @khadramohamed1622 5 วันที่ผ่านมา

    xamdi mashinkq cafega inte ka heshay

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn 5 วันที่ผ่านมา

    Mashaalh. Xamdi organic Waana dhiira gelisey deganey

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 4 วันที่ผ่านมา

    Amiin ìnshaAllah illhay hakuubarakeeyo dhamantiin

  • @safiaadan6733
    @safiaadan6733 5 วันที่ผ่านมา +1

    Oo istarashad/ tirtiraha aad alaabta wax ku cuntid maad ku kordhaqeysa 😂 wabaa labalabe iyah😅😅

    • @nasrineabdu7564
      @nasrineabdu7564 5 วันที่ผ่านมา

      Ani burusha hadi sinkiga lagu dayo wa ka wiswisa sida u necebahay si kasta nadif u yahay sinkiga . Ayadana maradi welki Bey igu medhey hhh

  • @fali2695
    @fali2695 5 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 5 วันที่ผ่านมา

    Maa shaa allaah sharaf iyo karaamo riyadaada allaha kuurumeeyo

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 5 วันที่ผ่านมา

    Hamdiyey qali weelka habeenkii iska foorari ama dabool nabigu csw saas buu noo sheegay caafimadkenana u fiican

  • @drehsanhassan6064
    @drehsanhassan6064 5 วันที่ผ่านมา

    Abaayo najmo warsame ma walaalo tihin ree tookiyo watch

  • @YasAbokar
    @YasAbokar 5 วันที่ผ่านมา

    Saliida malayga ciyaalka masiisaa

  • @Halomaqueen
    @Halomaqueen 2 วันที่ผ่านมา

  • @IqrasWorlddd
    @IqrasWorlddd 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @XafsoMaxamed-o3r
    @XafsoMaxamed-o3r 5 วันที่ผ่านมา

    Abyo ilahay ha kuu deysto carurtada

  • @Sky4Abdi-zt3yp
    @Sky4Abdi-zt3yp 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha kaaga dhigo wiilka caalim dadka diinta baro ina adeer .markaad tiri wiilkayga inuu Azhar I iga naxo baan jeclahay waan qiirooday.

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 5 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah

  • @abdifatahali3431
    @abdifatahali3431 5 วันที่ผ่านมา

    Xamdi aniga dhafar baa idilay habeenkii waqti ficanmaseexdo walahi malintii baankashalayaa waanjeclahay dhirigalintaada

  • @FarhiyoUgaas
    @FarhiyoUgaas 5 วันที่ผ่านมา

    Your face looks 25 jir Mashaa Allah

  • @SadiyaMohamed-y1w
    @SadiyaMohamed-y1w 5 วันที่ผ่านมา

    Maansha.alh hasheegine uqari wiilka

  • @bidhanchannel
    @bidhanchannel 5 วันที่ผ่านมา

    Aniga wanku sher gareya

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 5 วันที่ผ่านมา

    Allah hamigaaga hakuu rumeeyo ❤

  • @nasroabdi3685
    @nasroabdi3685 5 วันที่ผ่านมา

    Abaaa mashiinta birta ah oo aad waxkudubeysid koronto miyaa mise

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 4 วันที่ผ่านมา

    Hhhhh qosol badanaa gabadhaan walhi kibirka wa gabarnimada

  • @UmuNaimaofficial
    @UmuNaimaofficial 5 วันที่ผ่านมา

    walalayal youtuebekeyga iso boqdaa pls

  • @fardowsaabdullahi1382
    @fardowsaabdullahi1382 5 วันที่ผ่านมา

    Hamdaay 🎉 hadaa kula joogi lahaay hadyad baan ku siin lahaa , Masha, allh tbrkllh

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 4 วันที่ผ่านมา

    Naagtan marwaxo kartibadan baaaa ladhahaa nag jil jil can maaha waa qof nolosha adunka kareysan nolaw mar waxadeena ❤wlhi adaa kujeclahay nolaw walashey iga ween ❤qalanjo qoor dheerna wala dhahaa ❤War nagtan rabi baa karaameye nolaw xbbti❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 วันที่ผ่านมา

    Eeeeeee Masha"Allah Xamdi 😂😂😂 Routine Kadaan Ka Hellaaaa🎉 Horay U Soco Quruxeey ❤❤❤❤🎉

  • @Dheymonqurux
    @Dheymonqurux 5 วันที่ผ่านมา

    Intaadan seexan alaabta qasaalada kugur iskaga seexo😂

  • @farhiyahussein6794
    @farhiyahussein6794 5 วันที่ผ่านมา

    Wlalayee gurigaa hanoosoo duubin anagaba guryaan daganahay caruurna way noo joogana jamacadana wan dhiganaa alxm marka wll qarso gurigaga

  • @XamdaMaxamed-sw4os
    @XamdaMaxamed-sw4os 5 วันที่ผ่านมา

    Suuban iyo samatar ❤😂

  • @fali2695
    @fali2695 5 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah guul guul ❤❤❤❤❤

  • @KhadraMohamud-m5m
    @KhadraMohamud-m5m 6 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo sharobo fican nosheeg inan meljifo ayan rabaa mahadsanid

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dhool bariyey dhiiri galintaada shidaal bay ii tahay😂jasakallahu khayr

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 วันที่ผ่านมา +1

      @@Inasuldan1235 Mahad sanid abyo mcn 🥰🥰🥰

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 5 วันที่ผ่านมา

      @@yuuuuga1 adaa mudan gacalo

  • @farhianur1650
    @farhianur1650 5 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 5 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 5 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah tabaara kalaah gaari dumar walaahay waxaa ufiir saday somalida qaar markay rabaan inay ku caajis galiyaan ama nolosha aad wadato ka hadho waxay ku dhahayaan iska ilaali haduubin hasamayn waa lagu cawryi waa lagu ilaysan waa lagu xasdi hada kuwa saa kuleh iyagaaba xaasid ah hadaanu ahayn maxaa baray waxaa dhagay sanina somalida waa dad islam ah qofka alle isku xidhana cidi wax ma yeeli karto adkaarta akhriya niyada na gashta inaa cidi wax idin yeeli karin buufiskana iska yareeya dumarow wax baa la cawryi iyo wax baa la xasdi dumarka hadaa nahay inaga uun baa cadow isku ah aan kala mashquul no gabadhii aduun keeda la jaan qaaday na aan garab istaagno tan kalena aan soo jiidno aduunka gabadh soomaaliyeed baan ugu jeclahay sidii tii hooyadaa dhashay bay kuu garab istaagi marka dhib kugu dhaco alle haysku keen daayo somali hadaa nahay noloshana alle haynoo wada qurxiyo aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 5 วันที่ผ่านมา

    Nice vlog 😊🎉😊

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 5 วันที่ผ่านมา

    Mashaallh❤

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 5 วันที่ผ่านมา

    Alhamdullah