Wararkii u Danbeeyey Wefti Kasocda Ruushka Oo Soo Gaadhay Somaliland iyo Madaxweyne Biixi oo soo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน +29

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Ruushia 🇷🇺

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 หลายเดือนก่อน +7

    madaxwayne lahashii ruushka oo waliba base sii kaa ethiopia isagaa kuu dhaama ethiopia inaga daa bilaa calayk

  • @FansoorHD
    @FansoorHD หลายเดือนก่อน +9

    Maxamed aadan dirir Kac iswasnee 😂😂😂

  • @Kingboy_gi2
    @Kingboy_gi2 หลายเดือนก่อน +7

    Somaliland Ethiopia 🇪🇹 and Russia 🇷🇺 guul iyo gobonimo

    • @KhaalidAirdrop
      @KhaalidAirdrop หลายเดือนก่อน

      Wll anoo somalilander ah ethopian dantey ma oga iam somalilander

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน +1

      ​@@KhaalidAirdropisku fikir ayaynunahay wll guul soomaliland marabno cidaan dalkeenahayn

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem หลายเดือนก่อน

      Wanili wasaa

    • @KhaalidAirdrop
      @KhaalidAirdrop หลายเดือนก่อน

      @@TewodrosBethlehem hadii aad somali tahey wallkaa ka maad xumaanteen waxaana kuma hadasheen iam somalilander 💪 somali hayna deeqdo qaramadu haynoo kala duwanado

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim3351 หลายเดือนก่อน +1

    Toban sano kahor ayaan idhi waar Ruushka ayaa meel uu aduunyada kaga soo dhowaado iyo gaashaanbuurba raba ee saldhig siiya, oo aqoonsi ha lagaga baddasho. Cid baan i dhegaysane waxan idhi ama isagaa ina aqoonsan ama reer galbeedka ayaa ina aqoonsan si ay uga hor tagaan Ruushka oo xeebaha Somaliland saldhig laga siiyo.

  • @add-tech
    @add-tech หลายเดือนก่อน +8

    Very good news tonight

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 หลายเดือนก่อน +2

    Russia must have close relations with Somaliland. No matter power challenges amongst the four power States, Somaliland should maintain neutral. Somaliland needs financial support, if Russia is offering support to Somaliland we welcome.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 หลายเดือนก่อน +8

    Kkkkkkkk caawa aadbuu u marqaamay

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedabwaan2673 Wa runti

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 หลายเดือนก่อน +1

    Ruushka iyo shiinaha halasoo dhaweeyo maraykan waxba nooma hayaane

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland wixii ay ka weyday 33sanadood daanta galbeed, waxaynu ka heli daanta bari ee taa ha la ogaado. Dhawaan na shiinuhu waa kii taageeray heshiiska MOU-ga, waana ta soo kicisay Ruushka maanta, oo isaguba joogay shirka shiinuhu warka ka cadeeyey!!.

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk walee Aadnba bi,iyay kuwan Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane dirir

  • @SabaaxSiciid-hc4wl
    @SabaaxSiciid-hc4wl หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliand 🇮🇹 🎉

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน +1

    Kac... Reerkaasi miyuu jiraa Reer Bossasow🙏

    • @mktarcali1212
      @mktarcali1212 หลายเดือนก่อน

      Horaan u maqlay

    • @mktarcali1212
      @mktarcali1212 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MohamedDeeq-r4ghubso deeqa, ha caayin dadka iska hubi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva

  • @NuurAyaanle
    @NuurAyaanle หลายเดือนก่อน +3

    Subxanlaha kaca han is wasne 😮😮

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน

    Positive Media reporting are essentially important.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m หลายเดือนก่อน

    Nuur madoow waa siyaasi rug cadaaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RoodamaxamedRoodamaxamed-z2b
    @RoodamaxamedRoodamaxamed-z2b หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤kusoco wariye

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    DOOFAR DEBERO WEYNE WAASKH BELE DAMIIR CIIDANKI BAAN JIBYE BUU KAA DHAXA LEEYE UMADU CADOWGA UU JEBYE😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m หลายเดือนก่อน

    Guuuùl jamhuuriyada sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mmsports90
    @mmsports90 หลายเดือนก่อน +1

    Musbaarka Nooca Looyaqaan Ayuu Cunay Jaadka 😂

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland eeg imikay hayad ruush keeni

    • @HawaA-w9g
      @HawaA-w9g หลายเดือนก่อน

      Gaal ha soo dhowaysan faruukh badan ayuu dalka kaga tegayaa.
      Puntland Gaal kuguma haysato dhabarka Ku qaado

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m หลายเดือนก่อน

    Bal caddie gude sidaa Runta ma usheeg karaa waa maya❤❤❤❤❤

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 หลายเดือนก่อน +3

    Kac is wasnee😂😂😂😂😂

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 หลายเดือนก่อน

    Taar tv agaasime maxmed dirir
    Waa dhaqan yaqan dad yaqaan.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland way guulaysanaysaa.

  • @mahadcawil-w9r
    @mahadcawil-w9r หลายเดือนก่อน +1

    subxaanallah kulahaayaa kac is wasnee ee daan wayn leh oo dadkani qolyahoodu magacyo xumaa😂😂😂😂

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤

  • @AxmedMaxamuud-x7u
    @AxmedMaxamuud-x7u หลายเดือนก่อน

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +2

    CIDKASTA OO WAX INA TARAYSA SIFIICAN HALOO SOO DHAWEEYO DANTENA IYO DANA HOODA AYNU ISKU WADNNO

  • @fahmoyassin7175
    @fahmoyassin7175 หลายเดือนก่อน

    Ruushka halagafa ido iyo India maree kankana cirka halodiro haday daqli ledahay dawlada Somaliland hakento

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 หลายเดือนก่อน

    hadii uu qaybka ahaa jabkii ciidamadda b madow waa in dil lagu xakumo

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน

    Wafdigaasi waa daruuri xaaladan liano waa dawlad veto power leh oo aynu u baahanahay siyaasada Somaliland na waa in ay ahaataa dhexdhexaad oo bari iyo galbeed iyo waqoyi intaba aynu la wada macaamilaa oo maslaxadeena aynu cid walba aynu kala shaqaynaa ee aynaan xilif gaar ah gelin markaa galbeed iyo bari labadaba waynu u baahanahay kii inaga maarmana waa maca salaama, maanta missanka dhaqaalaha caalamka iyo wershadayntu waxay u liicday bariga kuwaas oo maalgelin iyo amuuro badan aynu kala shuraakoobi karo, maanta reer galbeedka dukaamadooda sida kuwa Somaliland badaacada ay iibiyaan boqolkiiba 85% waxa lagu sameeyaa China hadii maanta China tidhaa waxba idinka iibin mayno dhibaato weyn ayaa la kulmaysa.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน +1

    KAAC. ISWASNE.....MAA. REER. MJ .....BAAA.....LAAA....YIIDHA....😲😲😲😲🥺🥺🥺

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน +1

    Malaa dadkaasu Somali Malaa ha waayo magacyo xunxuma

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน

    soomaaliand bilo u soo miiqa ale ha isku diro aaamiiin aaamiiin 😮

  • @Waabsade
    @Waabsade หลายเดือนก่อน

    Bal munaafaqaa day xilimuu yidhi ciidanka jabkiisa anaa ka danBeeyay boqorku 🤔

  • @faah-l2d
    @faah-l2d หลายเดือนก่อน

    daarood dad aaboo wada dhalay mahaa ilaa haday reero soo galaan waa reero magacaa uun wadaaga

  • @AbdikarimMille
    @AbdikarimMille หลายเดือนก่อน

    Shalaan. Dagnay.

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 หลายเดือนก่อน

    waxaan odhan lahaa madaxwaynaha somaliland muuse biixi horeynu ugu hungawnay heer galbeed waxaaanay aaminsanyihiin on single policy of somalia saamayn badan inaguma laha laakiin ruush hadaaad wax wanaagsan aad kala hadashaan ciidankana wuu tababarayaa gaas ta iyo shiidalka markiiba wuu soo saarayaa inta aad isku lugaynseen ragan daboolanaya uun ee munaafifqinta ah laakiin hadaad wax wayn kalahadashaan china iyo rush way soo saarayaan ood shuruudan uga dhigtaan mudo cayamin waxaan saa uleeyahay kolay china iyo western way aamin san yihiin single policy laakiin way kawaxtar badan yihiin heer galbeed waanuu kudu faacayaa sida suuriya laakiin heeer galbeed wax tar haday wax tarayaan waabaad utagtay maxaad ka faa idiay aan lugooyo ahayn

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    RUUUSH KU HALA SIIYO WUXU RABO ICTIRAAFKANA KU DHAWAAQAN

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu หลายเดือนก่อน

    Malaha Magacyo Jin ayuu tirinayaa ee Qabiilo maahan wuxuu sheegayo

  • @ElizabethRivas-e4o
    @ElizabethRivas-e4o หลายเดือนก่อน

    Gutmann Plains

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi หลายเดือนก่อน

    Interesting topics keep up the good work 😂❤❤😂😂🎉😢😮😊 going through forward ⏩⏩⏩⏩.

  • @ShamsadiinHaybe
    @ShamsadiinHaybe หลายเดือนก่อน

    SaxibLibaaxLibaaxdhalay

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 หลายเดือนก่อน

    Waxaas Oo beelo ahi way jiraan waana ku dulmanyihiin Maamul Goboleedka Putiland.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน

    Ruushaka waa ubaahanahayi sifiican

  • @Halgame334
    @Halgame334 หลายเดือนก่อน +1

    HJ KULMIYE WIXI KASOO HADHA INA CLI WARABA MUTAYSTAYY.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Taaar = warqaad=Layliye=warside=kac=wa=side
    Maxaaa laga waddaa Taar TV

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    imisan laha usiyo uk wanu ku habasaneruushkainoogu yeedha anigawaxanodhan laha haalakeeno ruushka Somaliland haina citirafane beri horeyidhahden hadasaylcanasiisan waanu idin citirafi inagadiidanay ethiopia iyo rushkana wasaxiibo

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 หลายเดือนก่อน

    waliba haqodo shiidaalka maraykanku uu dabooshay waayo wuu u imanwaayay isagaay utaalaa ruushka soo dhawee kolay laba daran mid dooro bay marasaa single policy laakiin ruushku wuu soo saarayaa shiidaalka macdanta iyo dufaac aynu ubaahanahay wuu inaga taageeraya dhanka ciidanka

  • @Akfamly
    @Akfamly หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk. "Kac-Han-Iswsne" Qabiil Miyaa? 😂

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha allaa guul guul guul

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน

    Putland baalo iyo baas ayaaba kunool bal eega wx macyo shydaan leh mesha jooga
    Somaliland' hada calamka Ayaaba usoo baratamaya mshaa Allah mesha ay slnd talo ayaaba loo barataamayaa

  • @JimaaleAhmed
    @JimaaleAhmed หลายเดือนก่อน

    Kac aan is dubbeynee reerkaas magac ba ku dhacay

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @FansoorHD
    @FansoorHD หลายเดือนก่อน

    Caawa maqaayadu way shaqaynaysaa Ee Aabo yaal La waso 😂😂😂

  • @abdirisaqyousuf4703
    @abdirisaqyousuf4703 หลายเดือนก่อน

    Saldhigaas baa ina anfacaya ee siiya ruushka

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 หลายเดือนก่อน

    Waa ninka kaliye qadaad weyntu dhageysan waayo maba fahmayan😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน

    HADDII HAY DHACDO MARUUN AAN TAGO GAROOWE WAA IN AAN SHEEGTA REERKA NALA HAYB MAGACA EE BADHULBAHANTE

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp หลายเดือนก่อน

    👍

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 หลายเดือนก่อน

    Taar tv wariye qaliya

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s หลายเดือนก่อน +2

    Bisinkaa 😂😂 waxas ma qabilba ladhaha

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 หลายเดือนก่อน

      Wax badan buu ku daraya . Lo"jir wa jira lkn Adhi jure ma jiro. Lo" Jir waxay ahayen GURGURE DiR . Warsengeliga aya gumeystay oo Midgo u guuriyey u bixiyey Lo" jir. . TIiRE & tuur- yar maba degaan Boosaaso. Galbeed bay jiraan iyo Caro Oromo.

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 หลายเดือนก่อน

      @@NOREDIN666waxiiba sowdigaa cadeeyey kkk

    • @mktarcali1212
      @mktarcali1212 หลายเดือนก่อน

      Anaa aqaan qof ka mida

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Dadkaa magacda qabiilkooda sidaa yahay ayay inna leeyihiin isku Soomaali baad tihiin

  • @hodankariye
    @hodankariye หลายเดือนก่อน

    Bagaha buqland Ilaahay ayaad dumiyaye nabsigii reer somaliland ayaah ku dhacday

  • @mukhtaarmukhtaar
    @mukhtaarmukhtaar หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somalilandares

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 หลายเดือนก่อน +1

    Manaa waalan misa cadan baa la heesayaa

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 หลายเดือนก่อน +1

    Tani cidaacad maha ee waa tii Geela lagu raaci jiray

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 หลายเดือนก่อน

    TUURE & TUUR YAR maba degaan BOOSAASO. LO" JIR WAA QABIIL

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 หลายเดือนก่อน

    Kac is wasnee ma reerba

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f หลายเดือนก่อน

    Dheqdheqaga muqalka jooji❤❤❤

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 หลายเดือนก่อน

    Cuqubo halkii lagu gaday caw ku hurudaa soomaalind waa dulmigaad ka gasheen

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 หลายเดือนก่อน

    Russia ugu yaran 600 oo gantalka scad c aya saldig ya dodhi horey ka yaal. Madama dowladi hore Siyyad Bare uu 24hrs dadka kaga saray. Ha inaga ibsaden oo lacagta storage ka ha bixiyan, mantey uu baxan yihin. Ama 100 BM 24 iyo tanks ha noga bedeshan. That's the perfect deal, they need it for Ukraine and we need the BM 24 and tanks to crash our enemies are similar to the Ukrainians !!! 😂

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux หลายเดือนก่อน

    Aan iswasna waa qabi magaciisa ayn maqli jirey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkk reer garaad leh Kkkkkkkkkkk

  • @AbduBerry
    @AbduBerry หลายเดือนก่อน

    Baro beesha sacad muse

  • @khadarothman1100
    @khadarothman1100 หลายเดือนก่อน

    Taar Tv alxaqiiqa.

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 waxaasoo guraan guri ma qabaailaa

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 หลายเดือนก่อน

    Taae yv wuxuu maqlay in USA iney diidey MOU gaii khiyaaliga ahaa

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 หลายเดือนก่อน

      Adigu badhyo culus ka ahow😂 Somali anigay igu dayata aniguna lafban utuura intay kumashqulsanyihiina dhanka kalan howsha kawata

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df หลายเดือนก่อน +1

      Congratulations Somalilanders😅. Finally we are there after they wanted to block us. Thanks Allah. Our lost freedom in 1960 is found back in 2024. It's 64 years. It's my age Alxamdu lillaah.

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk maxaa qudhun qadhaadh la isu ururiyey oo majeerteen loo bixiyey

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 หลายเดือนก่อน

    Muxuu wx bartey belo ku ciyaadhey 😅😅😅

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน

    BAGA AYUU U BURBURAY HESHIISKA CAN GAADHI LAGU QABAN RABAY HADA OO WAJIGII LABAD LA JOOGO AYAAN GAADHI BADA FURAN OO WADDO WALBA TAAGAN KHADYAAN KA JOOGNA

  • @YasinNur-sd9px
    @YasinNur-sd9px หลายเดือนก่อน

    Magada beenta sp waxasi ma jiraane😅😅😅

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 หลายเดือนก่อน

    Rush ku wa Duulaan halaga feejiigato

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 หลายเดือนก่อน

    Kac aan iswasnee, wan dhogorweyn, oodaa qoyan, shalaan degney iyo fur ku caag ma qabiilo iidooraa tolow . Anagaa Bosaaso joogna mana naqaane.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน

      MAAD ISKA SOO RIIXDEY????.

    • @FadkaBankacuriye
      @FadkaBankacuriye หลายเดือนก่อน +1

      Kac iswasne iyo wandhogorwayn uyo furkucaag wa wabaailka daarood ama harti sidaan taarikh ku hayo

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 หลายเดือนก่อน

      @@FadkaBankacuriye Horta Isaaqu wax walba wayska qaataan. Mid baan idiin sheegayaa: Waxaa jirtadacaayad u dhexaysa MJ mudug iyo MJ Bari Marka waxaas aad maqashaan waa dacaayad ay naga sameeyeen MJ Mudug anaga lafteenu waanu dayaacadinaa.

    • @abdiabdiraxiimsiciiddheere1515
      @abdiabdiraxiimsiciiddheere1515 หลายเดือนก่อน

      Waa adinka

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @MaxamedCadde-q6y
    @MaxamedCadde-q6y หลายเดือนก่อน

    Kac is wasene

  • @mustafemohamed8180
    @mustafemohamed8180 หลายเดือนก่อน

    Nin rageed

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 หลายเดือนก่อน

    Stop moving around the 😅

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 หลายเดือนก่อน

    Biisinke iyo raabiiyow waaxu aba tiir xuuma raabiiyow gaabadha yaaga haa u geeiin

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul หลายเดือนก่อน

    𝕚𝕝𝕞𝕠 𝕕𝕚𝕪𝕒𝕒𝕟𝕠 𝕚𝕪𝕠 𝕕𝕒𝕟𝕚 𝕨𝕒𝕝𝕚 𝕜𝕒𝕝𝕒𝕙𝕒𝕣𝕚 𝕨𝕒𝕒𝕪𝕒𝕪

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 หลายเดือนก่อน

    Gabal kuu dhec sixirroole cuqdaddada u dhimo

  • @mowliidjiciir3895
    @mowliidjiciir3895 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk waad naga qoslisay caaw

  • @IbrahimBillow-c3q
    @IbrahimBillow-c3q หลายเดือนก่อน

    😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @AadanAadan-r9e
    @AadanAadan-r9e หลายเดือนก่อน

    Warun

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅Waar muxuu Khriyaya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน

    Geeeeeeeesi manoooooli😂😂😂

  • @AbshirAhmed-e5w
    @AbshirAhmed-e5w หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤