Deg Deg Wasiir Fiqi Oo Itoobiya Dhiigga Ku Kiciyay Iyo Itoobiya Oo Yaaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice หลายเดือนก่อน +11

    Thnks maalinkasta waan dhegeystaa
    Onlf sidii loo aqoonsan lahaa ka shaqeeya

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 หลายเดือนก่อน +7

    Insha Allah guul pro

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w หลายเดือนก่อน +5

    Walee ogaadeen aan gobanimo udaaa iyo nadaam dawladnimo anigu wanjeclahay aanba caayee waan ogahay inay soomaali la aantood jirteen ilaahay ha idin xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 sheeko

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u หลายเดือนก่อน +7

    ILlah idinkis ĥubkaas somali galbeet ayuu gacanteeda ayuu galaya Insha'ALlah Aamiin

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 หลายเดือนก่อน +5

    Sure enough I see if somalis are going to unite now and form somali weyn inshallah

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +4

    Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 หลายเดือนก่อน +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴HaNoolaato 💪🏽

  • @hassanguedi7203
    @hassanguedi7203 หลายเดือนก่อน +1

    C/ rahman waa hadal yaqaan qosol socda guulaysta sxb form ciise Djibouti waan nigu xidha ahay

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 หลายเดือนก่อน +1

    C,raxmaan waa runtii

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Weyn Ku Sidoo Boqolkii itoopiya Ku 1881 qabsanya Likee Uk and USA Farance germal Somalia weyn 6 Gobale oo waaweeyeye Leeda Ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul Guuul Somalia wey Inshallaha❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah waa runtiin cadawga kowaad ee somaliya waa itopia, wayna jabayaan insha allah iyaga iyo waxa raacsanba

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 หลายเดือนก่อน

    Mshaa allah waan guuleysanayna
    Rabi haina mideyo itobiya iyada
    Iswada cuuntay

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 หลายเดือนก่อน

    Waa qosqoslaysiin
    Qabyaalad iyo qosol
    ALLAAH hayo dad fiican nagadhig

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo Abdi Rahman

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 หลายเดือนก่อน

    Ugaasyo❤❤

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 หลายเดือนก่อน

    soomaaliya Guul💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @shakurshire7252
    @shakurshire7252 หลายเดือนก่อน

    Caqligasi waa kaa suuroba awowga alle gub isku dhufo xabad awow yaasha ayaa xabashi hoos joga 2024

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad deegaanka ha looraro diridhaba

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u หลายเดือนก่อน +1

    Oromada Waxaa Waaley Odey Huule-ah oo Buurmadow Layiraahdo Laakiin aan anigu
    u-aqaan Xaar Madow. Wuxuu ugusheekeeyey Wax
    Dir Layiraahdo Baatihiin oo aan aniga Xaar Madow -ahu aan Boqor u-ahay ee Kaalaya Naqabsada.
    Bisiq Sarmaan

  • @Emi92546
    @Emi92546 หลายเดือนก่อน

    Somaali weyn baa u soo guureyso Somaali galbeed oramada waan cuneyno, dofaarta

  • @CabdiCagjar
    @CabdiCagjar หลายเดือนก่อน

    Guul somalia 🇸🇴 hanolato

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d หลายเดือนก่อน

    Ala waxasn kabaqayaa hadii la aqoonsado anagoon ubabaahnayn inaa maryaa dhigagataan labadiinan iyo jaamac waal nuurbaa idinka nasabsan xaasid inankaasi masha

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 หลายเดือนก่อน

    East Brent’s joojiya

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m หลายเดือนก่อน

    Ala abdirhman maxaad nin regeedtay ❤❤❤❤❤❤

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 หลายเดือนก่อน

    Abdirahman wa nin qadiyad somaliyeed leh runti Somali waxaan U necebahay ki Ethiopia taaageera

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣insha allah guul somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน +2

    Oromiya waa dameero👉🏾🫏🫏🫏🔫damaaci badan oo dagaaga ah

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 หลายเดือนก่อน

    WAA SAX WAXEY LA MID TAHAY CIRKOO OO DHULKA KU SOO DHACAY

  • @Ikyar
    @Ikyar หลายเดือนก่อน

    السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @MuslimoIsxaaq-x1f
    @MuslimoIsxaaq-x1f หลายเดือนก่อน

    Wariyaasha wan jecelahey

  • @MunaAhmed-l1z
    @MunaAhmed-l1z หลายเดือนก่อน

    Fadlan wacyi geliye somalida state in ay u diyaar garoowan gooni isku taag.

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน

    Fiqi waa ninkan.kaliya ee muqdisho ka nool

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    Fiqi ormkii waa qaniiney

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEKH WAANU GARABTAAGANAY CUMAR GEELENA MIDH U SIIN CIRKA HASOO RIDAN OROMADAN FAQRIGA

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 หลายเดือนก่อน

    Ha.way awooda. Sida.ay u hadley odoyasha. Somali state on garashada gaban

  • @somalioutlet
    @somalioutlet หลายเดือนก่อน

    LABADAAN NIN WAA MUSIIBO WLHI WAXKASTO IYAGOO RUNTA KA SHEEGAYA AYAY MADADAALO KA DHIGEEN. RAGI SYL DHABARKOODI KASOO BAXAY SALAAMA.

  • @IbrahimJahuur
    @IbrahimJahuur หลายเดือนก่อน

    Adkaatay saanaa rabaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 หลายเดือนก่อน

    Oromo %50 waa soomaali xageey ka aadi oromo afbaa lagu noqdaa ma aho qoomiyade😊

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 หลายเดือนก่อน

    itobiya bada ayadu ma doneyso ee waxa la rabaa I ay qabato oo kaliya yahuud ayaa doneysa bada somaliya inay qaadato

  • @tajudindayib5867
    @tajudindayib5867 หลายเดือนก่อน

    Wlhi daacad baa u qoslay

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed9601 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliye hanoolaato

  • @FiroBare
    @FiroBare หลายเดือนก่อน

    Benina nagadaya

  • @Remember1977
    @Remember1977 หลายเดือนก่อน

    Abiye Ahmed wuxuu marayaa yaa galkeeda nooga celiya.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน

      Abiy waa dameer👉🏾🎤🫏🔫

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte waa isaga cida kadambeeya in ay itoobiya qabsadaan wadanka

    • @AlaaleAlaale-kq1qr
      @AlaaleAlaale-kq1qr หลายเดือนก่อน

      Farmajaa usaxiixay 4 dakadood qaainka

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน

    Weligeed etopia meeshii larabay ayaa laga gujiyay.
    Maqale ilaa baxardar iyo ilaa omo ayan aqoonsan ayaa laguyuri

  • @Ikyar
    @Ikyar หลายเดือนก่อน

    Nimanyahaw markad faalada wadanqosolka iska daaya

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 หลายเดือนก่อน

    Hawawiga oromia.....

  • @Islanimo
    @Islanimo หลายเดือนก่อน

    Dekada berbera ha dumiyo kulaha jigjiga nuclear ha lagu dhuufto kawaran xaasidsna

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec หลายเดือนก่อน

    HADA AYAAD FAHANTEE IN DDS AY GACAN KU JIRTO OGAADEEN TURRUBKA BARAN MAAYO.

  • @jamajamaa9661
    @jamajamaa9661 หลายเดือนก่อน

    ragaan xariifiin waaye war ayaan kasugenay weba iska shekesanayan

  • @kojarkojar-gk2ek
    @kojarkojar-gk2ek หลายเดือนก่อน

    you are so historian kkkkkkkkkk😎😎😎😎 long life jaarso + somaliland 😎😎😎😎

  • @A.AhmedAdde
    @A.AhmedAdde หลายเดือนก่อน

    Ilkacasiw bal adiga saaxiibkaa, iga hubiya tarjumaddan Amxaariga ah ee tixdaan idiin soo diray ku saabsan. Mahadsanidiin.
    ኢትዮጵያ ሰውየው
    አሃን የዱርና የስንት ይዟል
    እና ተዋማው ኃይል ሆኖ
    እንዳንዴ እንደ አህያ እንደ ሆን
    ዓላማው በጊዜ አንድ ተብሏል
    በናሳር በተያዘው እና
    በአካቪያው እንደ አንዱ ሲሆን
    ዛሬ አቢዮው
    እንደሆነህ ኦሮሞ አንደኛው
    አብዝቶ እንደሆነው በደብዳቤ ተለቀቁት
    እንዴት በአምስት ምንም እንደአካያ ባህላችን
    እና እንደሆን በስድስት ቅድስና አካል ከስትቀናው
    ከበተማ እንደ ባህላው
    እንዲህ የማድረግ በቅድስነት
    የተያዘ እንደሆንህ አብዛኛውን ማየት አይኖርም
    ነገር ግን ታውቆ ማህበረሰብ
    የማህበረሰብ የእንግዲህ ዓለም እንደሆን
    እንደ ስንት አብያይዎት እንደሆንህ እንደሆንህ ይወዳድራል

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w หลายเดือนก่อน

    SCWW DHALINYARADA MAXAMED SUPER SALAAN SARE REER SOMALILAND BAANU NAHAY ODAYGAN SAQAKANKA MUUSE KU SHEEGU GURIGIISA MA SIIN KARO MAHOOYADII BAA LEH WAA LADILI ISAGA IYO DHAMAAN FAAMLIGIISA XATAA QURBA WAYDUN ARKI DHULKA INAGA LEH NINKAN IYO REERKOODU WAA HADHAAGII FALAASHADA

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 หลายเดือนก่อน

    Oromo aduunka oo dhan tuugsigeedi wadnaha ka qabtay inay na damaacido maanta waa damiirla aanta somalida

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 หลายเดือนก่อน

    Somaliland way socotay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    Ithopia manaba wadankeena ma qabsan karto cirka hadeey u duusho

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน

    war waxaan dowlada ma aha ee siyasada hawiye ee beenta ah naga gadaayo maxeey ahayeen ogadeenku aqli iyo maangananaa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 หลายเดือนก่อน

    May god bless Ethiopia 👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤.😂

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 หลายเดือนก่อน

    War somalia weyn Dhan walabaa id kss dhs s

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j หลายเดือนก่อน

    Waxaa kamuhiimsan in xamar safaarada looga furo

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade หลายเดือนก่อน

    Habirtiis male bada (wixiisa keyganh anaa iskale kaaganh kulalihi )miyaa wixisa ma.arkeesid leh (አራም ኦሮሞ ሀሬ

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 หลายเดือนก่อน

    CABDIRAXMAANOOW BUNKA KAA MID AH ETHIOPIA LACAG BADSN AYAA KASOO GASHA

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 หลายเดือนก่อน

    Labadii ilmo zaaniyiinta ahaa ey adoonimada hidahaa u laaha ey faqash hadhaynla ahaa ey nolol ugu dambeysay wakhtigii afweyne oo agoomoway markii aabahood afweyne lagu hor bireeye oo af isku dayaya inay ku ciil baxaan laakin anu taaganahay hadan isaaq nahay dameer an saaranahay maxay dhuusadiisu iga dhibi

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 หลายเดือนก่อน

    Soomali iidoor weydiidene qol gaalaraacah baababara dagane masar hamadfac haku dhufato 😮😮😮😮

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 หลายเดือนก่อน

    Waar duligan dhulka sòmaalida laga karilaayahy hala iska difaaco xoolaha sòmaalida ayeyba xalaalaysteen

  • @cawilmaxamed345
    @cawilmaxamed345 หลายเดือนก่อน

    Balli eheheheh

  • @KhadarCawil-r6c
    @KhadarCawil-r6c หลายเดือนก่อน

    War nimankani waa niman waalan wixi aanu dhageysaney ayey doonayaan iney yagu badalan war waxasi saxafad maa hee iska daya beenta

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c หลายเดือนก่อน

    Hal saalbo baa lagu dhifanayaa berbera si dadka oowdal jooga eey jabuuti wax ugala soo dagaan waa hadii eey keenaan itoobiya ee illaa wax lailaashado ma'jiraan hadii cadaw lasoo ka xeeysanayo

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 หลายเดือนก่อน

    War diridhaba meeday

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z หลายเดือนก่อน

    Ogaden jigjiga oRomo Ka Qaadane. Kenya dhax fadhiyan dhulkooga oRomo oday Cali U faka fakanayan nolf siddii hote mahan shacab laga dhige Ogaden onlf hub uiibiya oday Cali dhulka Ku maqan itobiyo Emaraad siin rabtaa wax Ku beera rabo iska dhiciya

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน

    Marhore bala rabney reer DDS idinkoo shatiga Ethiopian wata inaad qabsatan lana waregtan
    Manta cabadkan idinkama yeereen bedelkeeda aya qolo kale cabadi lahed

  • @Cusmaan-f9i
    @Cusmaan-f9i หลายเดือนก่อน

    Abi axmed adis ayuu gudomiya ka yahay meel kle uu tagi karo maleh Ethiopia way kala tagtay sidii jugus laafiya oo kle manta abii iyo madaale madaale ayaa xamar oo idil save u ah muxu xakumaabo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 หลายเดือนก่อน

    Meesha qosol mayaalee hala iska cesho daalimiintan dhulkii cunaya maxaa markasta dhulka sòmaalida InLa cuno uxalaashadeen ma iyagaale

  • @ShabibSk-go7ks
    @ShabibSk-go7ks หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh หลายเดือนก่อน

    War heedhe oromo wallaahi ineysan 2maalmood nagu qaadaneyn ee waala buunbuuninayaa mooyee

  • @Adenbacha-k3o
    @Adenbacha-k3o หลายเดือนก่อน

    Cilqabayal darod

  • @ZamzamCartan
    @ZamzamCartan หลายเดือนก่อน

    War ooromo mel wasareynaa aduunka oromo aya uuku fulaysan kenyaa ku arka😂 war ooromo iyo somali is levall ma ahan habaqiinaa somaliyey

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @MouminIbrahim-hp5jd
    @MouminIbrahim-hp5jd หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 หลายเดือนก่อน

    Faqash dookon somaliland iyo ethiopie waa guuuul

    • @Abdisoccer
      @Abdisoccer หลายเดือนก่อน

      😂😂idoor gaal dabzda uu dhaq

    • @najiibyare4483
      @najiibyare4483 หลายเดือนก่อน

      Aamus oramadi ku dhashay wase

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 หลายเดือนก่อน

    Muxuu dhiig ku kicinaa sida Uu u Hadley not hab Dipolamatic

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426 หลายเดือนก่อน

    War dalka awalba hargidir. Baa itoobiya dalka. Uga biqijjirtey hg daarood iyo isaaq raxanweyn baa lagu mashquuliteyey

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 หลายเดือนก่อน

    Waar oromo oowo geed gaal gurey soow giii wiil waal baa diley

  • @EdRd-g1i
    @EdRd-g1i หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s หลายเดือนก่อน

    ETHOPIA OO KALIYA AQOON SIGEEDA XAGUU TAGAYAA LACALA HADAY SAMAYSO TUSAALE PHALSTIN WAXAA AQOONSAN 100 IYO SAMTI MANAHAAYSO DOOWLADNIMO

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 หลายเดือนก่อน

    Darodism oo Somalinimo laga dhagayo😂😂😂, reero dadaab inay somali wax uu sheegayaan bay moodayaan, Halkay somali ku sheegan darod ka dhiga bal 😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน

    Labatan sano ciidanka nabad ilalinta la jogin hadi ciidan lo dhisayo somalia may u dhisan hal tuulo alshbab lagama qabsan wa halkidi masar maxay ku so kordhin karta ciidanka hada keenyso

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 หลายเดือนก่อน

    Askarta Ethopian ka waxa loo wada bada BABa AL Mandal Red Sea meesha Huutiska ka daglamayso ayaa loo waada cidamada malatiriga ee Ethopia si ay uga diriraan Hutiska Yemen ! arintaas. somali badan ma ka hadlaan. Ethopia dagal sokeeya haya. somali sidee ula diri raysaa ayaada is dileeysa

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @Ikyar
    @Ikyar หลายเดือนก่อน

    Nimanyahaw markad faalada wadanqosolka iska daaya

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z หลายเดือนก่อน

    Ogaden jigjiga oRomo Ka Qaadane. Kenya dhax fadhiyan dhulkooga oRomo oday Cali U faka fakanayan nolf siddii hote mahan shacab laga dhige Ogaden onlf hub uiibiya oday Cali dhulka Ku maqan itobiyo Emaraad siin rabtaa wax Ku beera rabo iska dhiciya

  • @mohamedabukarabukar3691
    @mohamedabukarabukar3691 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @Ikyar
    @Ikyar หลายเดือนก่อน

    Nimanyahaw markad faalada wadanqosolka iska daaya