"Habaryoonis Waxay Yidhaahdeen Haddi Cirro La Dooran Waayo Waan Dagaalamaynaa" Faysal Cali Waraabe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 244

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 หลายเดือนก่อน +13

    Faysal waa fariid run badan😂

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji หลายเดือนก่อน +14

    Waxa la yidhi, "" Doqonku kow iyo toban indhood buu leeyahay, toban Tolkii buu ku arkaa, ilna cadawgiisuu ku arkaa".

    • @axmedtimacade4693
      @axmedtimacade4693 หลายเดือนก่อน

      Wllhi bilaahi tolaahi inan faysal cali xuseen nacas nimo lagu sheegi karin wa geesi geesi dhalay

    • @omarabukar568
      @omarabukar568 หลายเดือนก่อน

      Feysal faaruq

    • @FaysalAli-xr9nl
      @FaysalAli-xr9nl หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa wadani waa laga badinayaaye mar labaad buu fuuli buurta gacan libaax.
      Wadani tolkeed u xiniinyo wayn dheh.

    • @FaysalAli-xr9nl
      @FaysalAli-xr9nl หลายเดือนก่อน

      Mudane faysal waa fariid aan baqan.
      Huwan baatahee afka huurafa leh kajeedi.

    • @said1498ify
      @said1498ify หลายเดือนก่อน

      Nin kani nacas maahee run buu ka hadlay. Hadii Tolnimo Jirto oo inuun Garxajisnimadu run tahay. Maxaa 2003 buu tartamay Riyaale bay ka raaceen Habaryoonis 2010. In maantana ninkii uu wadanka keenay ee uu ka dhigay Gudoomiyaha Golaha wakiilada in laga hor mariyo caqli maaha. Yaan xeerin tolnimada aad sheegaysid? Mise Garaxajisnimadu waa Card wadani xoqonaayo.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled หลายเดือนก่อน +9

    Bacaaaaaaac
    Weligaaba waxaa Lagu isticmaalaa xiliga doorashada xawayaan

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p หลายเดือนก่อน

      Adigaa bucuuc bacaaca ah dab soo hindhisa new faqash

  • @Nawal-h9i
    @Nawal-h9i หลายเดือนก่อน +8

    Viva mudan Faysal Ali Hussain ❤❤

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 หลายเดือนก่อน +7

    Faycal haqiida ayuu ogyahay.legend 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw หลายเดือนก่อน +4

    Waa fariid faysal ali warabe qofka Somaliland jecl guuuuuul Somaliland

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 หลายเดือนก่อน +4

    S
    Mansha Allah Markan Waa
    FEYSAL insha. Allah 💪🏾💚🤍❤️☝🏾🎉🎉🎉

  • @abdiqaniartan-mo5hf
    @abdiqaniartan-mo5hf หลายเดือนก่อน +7

    Ninkani caadi ayuu u waashay

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 หลายเดือนก่อน +1

    Fariiid faysal habo waanu ku garab taaganhay adaa soo bixi inshallah guulayso

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 หลายเดือนก่อน +4

    Mucaarad mucaarad kale mucaaradaya waa muxaafid is yeelyeelaya

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน +7

    Faysal marakay dorashadu so dhawaato wuu sii waaashaaa laakin dib lagu maqlimaayo inshaa allaahu

    • @mohamedsallaar
      @mohamedsallaar หลายเดือนก่อน

      war kala tag ninka habaarka

    • @NuraQallib
      @NuraQallib หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan waa lagu shaqastaa garxajis kalqaybitiisa isagu han male

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

      @@NuraQallib waa bahala neef ah oo walida doqonniml ayaa u dheer

    • @MohamedDhise
      @MohamedDhise หลายเดือนก่อน

      Waar ninka maxaad ku habaaryay ee uu kuyeelay

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedDhise waa dameer dhaga wayn

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax หลายเดือนก่อน +2

    Madaxaweyene fayasal cali guul guul

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 หลายเดือนก่อน +8

    Nacaskan faysal wa waraabe dharma dadka gashaday nin aqli wa ka marayahay waan ceebay garaxajis insha allah mdw wa noqon sababtun wa gesinimo dadnimo daacaðnimo leh aqoonyahnimo leh dadka isku wadikara muse wa askari dhiiga caba faysal aqli Yare waxa ku mudan Dr cirro guulwarta from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ozzylink
      @ozzylink หลายเดือนก่อน

      Waa nacas siiyasad wax ka aaqoon! Ciidagle waxan mesha kasraa

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 หลายเดือนก่อน

      @@Fadumaabdirahman22 CIRO HADUU ISCADAYN WAAYEY MAGACIISE CADDE GUDE LIIBAAN WADANKII KU BURBURINAYAN ISAGUNA UU QOSLSYO OO CIIDANKII CAYAAYO SIDEE LOO DOORAO 3CAJUUS ILSAHAY KU KA KHAYR BADAN NA SII

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 หลายเดือนก่อน +1

      @@nimasahal8599 wa tahay musow askari dhiiga caba ama faysal aqli liita nin siyaasi ma fududado tankale Dr cirro gesinimo dadnimo daacaðnimo aqoonyahan imp leh aqli saliim leh diɓimasi leh ilahay ha xifdiyo cirro guulwarta insha

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt หลายเดือนก่อน

      Kkkkk ciro hurdaya huwan ee cawliga cadawaga ku shaqeeya een 5 yr old lagu amini Karin kursi uma qalmo Xaaran banu kayahy.

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 หลายเดือนก่อน

      @@kaltunhrg-zm6wt YAA WAX KU WEYDIINAYA ADIGA?? 3 CAJUUS KII RABI U QORQ HELI

  • @NageeyeHussein-w1z
    @NageeyeHussein-w1z หลายเดือนก่อน +13

    Waa faysaloo waa faaruqoo waa filim kartoonA

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 หลายเดือนก่อน +1

      Walahay inaanu ahayine ciro huraadaye ciro huwan wuu ka wcnyhy ciro cadowga ayuu dabada u mayidhaya faisal na dadkiisa ayuu la dhintaa

    • @haboonadan
      @haboonadan หลายเดือนก่อน

      @@Sumayo987xaqiiq wallo ❤❤❤❤

    • @haboonadan
      @haboonadan หลายเดือนก่อน

      Cil iskaga dhimo.

  • @MohamedSuleman-f3s
    @MohamedSuleman-f3s หลายเดือนก่อน +5

    Odayiigi sida gabadh min wayiina ah ayuu hinaase aan daawo loohayiin ayaa ku dhcay

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน +1

    WAA RUNTII FAYSAL CIRO WAA HUWAN HADAANU HJECLO NAHAYNA HAL COD SIIN MAYNO BAL INSY NAAR SOO HINDHISAAN AYNU EEGNO 😂😂😂

  • @XirsiDiriye-h2f
    @XirsiDiriye-h2f หลายเดือนก่อน +1

    CAY I WAA CALYO GUUL
    UCID GUUL FAYSAL

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c หลายเดือนก่อน +2

    Hadii ay Somlaland doonayso inay wax ka hadhaan, waxaan ku talinlahaa inay faysal doortaan. Wadani maba qarsanayaan inay cadowga Somlaland lasafanyihii .

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 หลายเดือนก่อน +5

    Faysal cali warebe geesi qaren weye allow dhowr

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal cali WARAABE iyo Muuse biixi waa Dumiyeen sharaftii Reer ISAAQ (sheekh ISAhaa)

    • @QueenCawo-b2q
      @QueenCawo-b2q หลายเดือนก่อน +1

      Wadani FAQASH NO VOTE farmaajey u shaqeeyaan horgaladu

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 หลายเดือนก่อน +2

    ❤FAYSAL OOLOOSOOWAARIDEY. KALA QEYBINTA. GERXAJIS POWER ❤. WAAR. ADEEROW. NAGA. FADHIISO. CIDI. KUDOONIMEYSEE. ISLAYAAB❤OO QAJIL. VIVA. GERXAJIS POWER ❤❤ WAA MID QUDHA ❤

    • @haboonadan
      @haboonadan หลายเดือนก่อน

      Aniga oo garxajis ayaa doranaya. Maxad ka badali karta.

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 หลายเดือนก่อน +1

    Dhab weeye faysalow shaah ku wado cabi mayno hadaan fuuli waayo kursiga khasab weeye ninamkaa habaryoonis inay dalka qabtaan weeye

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 หลายเดือนก่อน +9

    Faysalow weligaa marka ay doorashadu soo dhawaato ayaa lagu adeegsaa!....waar ceebowday ee iska aamus!...hadda quus ayaad taagantahay!

  • @HassanXusein
    @HassanXusein หลายเดือนก่อน +3

    Faysalow always waa lagaa dhexhadlayaa,ninbaa ilaahay kaadhoge marqudha maad meel istaagtid.shilinbaad eryanaysaa,tolkaabaa lagugu saliday nacasyahow.

    • @xogdoonkawarka
      @xogdoonkawarka หลายเดือนก่อน

      Odaygu xaqiiqda ayuu Ka hadalay sababtoo ah cida buurta jabhada saartay dalka waxba ulamay hadhin sidaana kursiga laguma fuulo

    • @NuraQallib
      @NuraQallib หลายเดือนก่อน

      ​​@@xogdoonkawarkacidii qaranka loodhiibee hubkii iyo ciidankiiba ka soocararay ee ceebeeyay soomaalilaan waxba wadanka ulamayhadhin

    • @ismailismail_mohamed1342
      @ismailismail_mohamed1342 หลายเดือนก่อน

      ​@@NuraQallibcid hub kasoo carartay ma jirtee kuwii ciidanka jabkiisa ka dambeeyay maydaan ahayn .war somaliland meel ad ku ledihin majirto wll iyo kursi ad helysaan

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 หลายเดือนก่อน

    Isku xishood SubxaanaLaah istaaqfurlaah Ilaahay ha sahlo.

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 หลายเดือนก่อน +8

    maanta wu ooyayaa anaa ugu dambeeyay nimankii dhamal aadan eed ka dhalatay anana wad na ceebaysay adna guusha diyaar uma tihid adeer ee iska naso 20 sano ayan ku dhisaynee umadda aan share la galnee bal qabyaladbad nagu xiijisee

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 หลายเดือนก่อน +1

    insha allaah guulayso faysal cali waraabe

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr หลายเดือนก่อน

    Faysal BAA soobaxaya bal dagalama cade nimanka ugu darani waacidagale ee faysalow wadaxidhxidh

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 หลายเดือนก่อน

    Shacabka Soomaali Dhibka Alle ha ka Saaro,Risqi Waasac Alle ha ugu Deeqo,Shicibka Soomaaliyeed.
    Yaa Rabi, Amiin Yaa Rabi.

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 หลายเดือนก่อน +4

    Waa nacas aan Tolnahay ee ha loo dulqaato

    • @FaysalAli-xr9nl
      @FaysalAli-xr9nl หลายเดือนก่อน

      Nacas iyo waxliitaba adigaa ah.
      Mudane Faysal waa fariid karti badan, runtana aan kagaban, cidna aan ka baqan.
      Huwan baad tahee ooy, cidi ciro hurdaaye dooran maysee.
      Hadhaagii kulmiye noqon maayo isbadal

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 หลายเดือนก่อน

    Allah kariim, reerkii iidoor cidluu fadhiyaa.. waabay madax lahaan jireen.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂ciro jiic cidina dooran mayse ciidagalow faysal cali waraabe waa geesi qaran soo saara habaryonis abaal maleh

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 หลายเดือนก่อน

    GXJ36 wuu tashaday, Cirona waa Madaxwaynaha 6aad kursuguna debeda ayuu noo yaalaaaaaaaa insha'allah Tacaalaa

    • @ismailismail_mohamed1342
      @ismailismail_mohamed1342 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk in la riyoodo in laseexda ka horeysa 😂😂😂😂😂😂

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 หลายเดือนก่อน +4

    legend faysal.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ VIVA WADDANI. MIYAAD. OOYI. VIVA. GERXAJIS POWER ❤❤❤

    • @ismailismail_mohamed1342
      @ismailismail_mohamed1342 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk in la riyoodo in la seexda ka horeysa bal waxad qaadi kartan qaada 😂😂😂😂😂

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน

    Feysal Cali warabe waa run sheeg

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg หลายเดือนก่อน +2

    Kani nacasaysanaa naftaada ayaanad matalin Anaa cidagale ahoo in aad na hor taagnaato cidina kaa yeeli mayso

    • @ThomasSaeed-x6v
      @ThomasSaeed-x6v หลายเดือนก่อน

      Indr daa hadii kale inagaa isa sudhmayna

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน +1

    Ciiroo waa niin aamusa ragkha fican waalaasoda libaxo maschallah taabarakallah

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 หลายเดือนก่อน +1

    Habarjeclo ninkay raacda soobaxaya muuse iyo markale

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 หลายเดือนก่อน +2

    Asc War Yara he Rer Somalandnow. Faysal aynu dorano insha Allah
    Isbadalba wen Jira xalada Somaliland imbadan ogyahyy.

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน

    Walahiii réer Awad niina kusitamayi maaar u ba kohaya inchallah waaakasa faysal faaruuba maaakusaana maschallah taabarakallah waa niiyaata wanagsan laki muusse waaba maanamo uu afxunyak

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah geesi geesi dhalay wllhi oo runta yaqan haday reer somaliland caqli cafimad qaba leeyihin wala dooran laha

  • @haboonadan
    @haboonadan หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤Gulayso faysal Cali Hussein. Cadawga ma cilbaxo.

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt หลายเดือนก่อน +3

    Bal eega ninkaa wayn ee leh mdxwynaan doonayaa wuxu kuhadlayo

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane หลายเดือนก่อน

    Odaygi Faysal’ waaa dhuuun yeeedhis

  • @FaysalAli-xr9nl
    @FaysalAli-xr9nl หลายเดือนก่อน

    Nolow Mudane Faysal run badane.

  • @ozzylink
    @ozzylink หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan ahay nin ciidagle ah! Ciidagale oo u midoobo sidii ninkan Faysal xisbigiisa loo soo afjari lahaa. Wa traitor!

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa หลายเดือนก่อน +2

    fayasalo wallahi in anad matalin iSkadaa cidagale Reer Cali Xuseen hadal malayacniya malin walba in aad nasoo caydo oo Cadagude wax kasheegto waa ku doqonimo xisbiga ucid ad adaa halkaa dhigay.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 หลายเดือนก่อน

      Fsidal ina xashi ba.ku badalyae xarka iska doo..salaxley bs uf ku thidi mel kale adin ba...miskin.

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

      Waa dameee xun oo bilaa caqliya faysal xatta isalantisu ma tirsatto

  • @ahmeddool
    @ahmeddool หลายเดือนก่อน

    Faisal guulayso bro, nin caqli badan weeyi runtii

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 หลายเดือนก่อน

    Eebbe haku daayo faysalaw 21.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน +2

    Ciro oo ldoirtaa waa callaacal timo leh kan faaruqa ahna intaasi buu ku ganacsadaa yoo intuu codka garxajiska qaybiyo ayuu qaybiisa iibasadaa saas buu ku soo saaraa muuse handaraab ciro cirkaa uga dhaw wuu meelaysan yahay waa muusehandaraab maxadaxwaynaha iidoorka kaasi waakaas intii biifhi qaataha ku hadlay oo ma soomaali baa dawlad noqon maya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    FAYSAL WAA RUNTII SHEEGAA SABABTA BAA LAGU CAAYAYAA WAXAA CAYAA HUWANTII GUDAHA IYO DIBADA

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 หลายเดือนก่อน

      Car bal adigu daacad u noqo faysal oo codkaaga sii oo muuse haka dooran.
      Naftaada ayaad masuul ka tahay iyo codkaagee car bal faysal sii 😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo fasal cali warabe ilahay haku xafido keep going

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc หลายเดือนก่อน +3

    FEYSAL FARUUQ DOQON YAAN LADOORAN

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 หลายเดือนก่อน

    Viva Egr faysal cali xuseen geesi geesi dhalay wllhi

  • @duualehadawe4000
    @duualehadawe4000 หลายเดือนก่อน

    I love it , he is completely right 😂😂😂

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 หลายเดือนก่อน

      He never been wright he was wrong

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 หลายเดือนก่อน

    Faysal guuleso geesi somalilan 🎉🎉🎉🎉

  • @Muzaawi
    @Muzaawi หลายเดือนก่อน

    Inshallah Sanadkan Faysal Ali Hussein!

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 หลายเดือนก่อน +1

    Horgal waa wecel Faisalow..Garhajis matihid..Jeegan iyo Heego aya ku birtay horgalow.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l หลายเดือนก่อน

    Ilaahay kabaq adeer maalin walba dad haisku dirine xishood cirahan aad kuwaalaty
    Waa adoo kale oo tartamayee ma aha Madaxwayne Takale waa maxay colaada aad uhayso reerkaas subxaana laah

  • @MustafeKhadar-r6i
    @MustafeKhadar-r6i หลายเดือนก่อน

    Faysal waa legend

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp หลายเดือนก่อน

    Yes Faisal is truly patriotic

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira หลายเดือนก่อน

    waanu sugaynaa inay far qaadaan hadaan habar awal nahay.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 หลายเดือนก่อน

    Yaahu Faysal nacaas nacaas dhalay kudafad marfalgalam

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

    waleeee faysallll godbuuuu kurideyyyy afarta aaaaad masruuuuufka siiiiisaaaaannnnnn

  • @muniraabokor1694
    @muniraabokor1694 หลายเดือนก่อน +1

    Faysal Faaruq waar Xisbiga wareeji

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 หลายเดือนก่อน

    Faysal the leader the new president somaliland

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 หลายเดือนก่อน

    Calyada iyo dhareerka ayaa ka qubanaya
    Doqonsanaa kuwa dhegeysanaya

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk หลายเดือนก่อน +1

    DOORASHAN AYAA KU DHAAFIN DOONTA MIIDAANKA SIYAASADA CEEB AYAAD KU TAHAY DALKA AKHAS YAHOW

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน

    Musse niin xun oo carrur xun daalah oo wasiro réer waalbee ki u ku doqonsa buuwaataa oo shabaabku baa baala ba iyo dagaal iyo gaajoo siku daasanayah Allah ka babadiyo amin

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 หลายเดือนก่อน +1

    Waar xishoo oo dadku u sheeg barnaamijkaaga cusub ee lagugu dooranayo

  • @yeabyeab9449
    @yeabyeab9449 หลายเดือนก่อน

    tolkey habar yonis faysal wala isticmaley ee ana cidagele ah tolkey ciyarta an isla oganoo

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 หลายเดือนก่อน

    Habar yonis way waalatay ee ilaaha
    Miyirka ha u soo celiyo
    Habar jeclo abaal oomaydu dhigan habr awal ka daran

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน +1

    Khalaas Odaygan way ka dhan tahay Adeer Bal Ummada ka xishood aad Hortaagan tahay.

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน +1

    Muusse waa niin xun oo dagaal baataneh oo qabyalaasana oo ragkha doqon oo xun oo kaarasiya oo been badan oo siili cabudo somaliland uu buurbuurnaayah caruur rag iyo dumar sidi daakah kaabo oo shaabka habeen reer uu duusana uu daalah

  • @NuraQallib
    @NuraQallib หลายเดือนก่อน

    Faysal madhane ay kushaqastaan habarawal

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 หลายเดือนก่อน

    Marka ma cida galaad Madaxwayne u noqon mise Somaliand.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d หลายเดือนก่อน

    Horgal 80 jir ah !

  • @AAYA23
    @AAYA23 หลายเดือนก่อน +2

    Faysaloow Waad Ceebowday Nin wayn baad tahay e Xishood.

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 หลายเดือนก่อน

      Hhhh waa fataal caadeqate.ah🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 หลายเดือนก่อน

    Dadki waa wayna Somaliland waxay bilaabeen ba in reeraha la isku diro

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน

    Waa run wadagalamayna adigu iska naso Faysal wa fuley

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax หลายเดือนก่อน

    Faysal.caliwarabe.waxan.odhanla
    Ha.ololaha.dardar.geliya.xusbigiina

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 หลายเดือนก่อน

    Maya May waxba ku meydersen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Geeesi alle haku xiftiyo bidmilahi karim
    Waxba huwenta gudaha
    Weye😂😂😂😂😂😂

  • @daacadable
    @daacadable หลายเดือนก่อน +1

    Tunga isku xaaray sanadkan wuu dhacayaa. NGO danbe ku qadhaaban meysid sidaadiibaad basaasnimo ku noqoneysaa.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Faysal,bohonaw,22sano ayaa g36 lugahahaysay oo baraswajiga kaabaxday,.
    Faysal,xiniiyaha aadsalaaxayso ,iskadaa faysal adiga iyo muuseba waad dhacaysaan.
    Ee iimaanka .

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 หลายเดือนก่อน

    Tugada oo ilaahey barya gaajada aad kabaxdaane gaajo majirtee alle aamina hadii kalle gaajadaa ayaad kujiraysaan

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 หลายเดือนก่อน

    Ayatollah Faisal Ali guulayso

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 หลายเดือนก่อน

    Muuse Jaahil iyo Heego ayaa intaa u soo dheebay ileen waa lagu shubtaaye, Faysal Faaruq iyo Muuse Jaahil way Kharifeen waa Cisaabad markay Fashilmeen waxay damceen in ay Umada iskudiraan, ka shuba waalaynifahmaye

  • @MaxamudIbrahin-l1q
    @MaxamudIbrahin-l1q หลายเดือนก่อน

    Faysal waa fariid muwadina

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน

    Niinka xuun nakaridi muusse haye inchallah

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw faysal soo baxaa
    Habar yoonis ha buufiyee kkkkk

  • @LibanJama-k4n
    @LibanJama-k4n หลายเดือนก่อน

    Faysal dhiiiqo waayee

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 หลายเดือนก่อน

    Waxaas somaliland siyaasiyiin u ah, subxaanallah

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 หลายเดือนก่อน

    Afxum buu ku taasadaa faaruun niimo lakine ciiro issaq oo issaq waa Siku wadaa AF EE ciiro waa hukoda waan niin aaamusa oo siyaasi ii eeekhe

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 หลายเดือนก่อน

    Faysal wa cilaajka siyaasada somaliland ku jirA cidiba uma jawaabto

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 หลายเดือนก่อน

    Kini awalba moorgan naagaha u hayn jiray hsdana Muuse ayuu bagaja usoo çıksa garxajisna ma matalo ciigale maahan waa garac WAN’la wayn ah

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 หลายเดือนก่อน

    Faisalaw magacaa ha jiro 21.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr หลายเดือนก่อน

    Guul xisbigawadani

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 หลายเดือนก่อน

    Jamal Ali Houssein wuu ku sheegay nacaas inad taaxay

  • @DayibAhmed-q2w
    @DayibAhmed-q2w หลายเดือนก่อน

    Goor maa ka korayaa siyaasigeennu reernimo
    Se goormaa gaadhi doona siyaasi han sare iyo wadaniyad leh