Caddaani Hirmoge''Magac Somali Udhantahay Ayaan Samaynaynaa (O) Waan Baddalaynaa''Su'aalihii Dadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 198

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 หลายเดือนก่อน +10

    Cadaani hirmooge waa niin soomaalidii qumanaayd ah oo geesiniimo iyo aqoon allah siiyay

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 หลายเดือนก่อน +13

    ACS Allaha we will being Hepl you inshallah Somalia weyn Keep going Guys

    • @abdidouhour
      @abdidouhour 2 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊

    • @abdidouhour
      @abdidouhour 2 หลายเดือนก่อน

      😊

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 หลายเดือนก่อน +7

    Afhayeenka jwxo cimrigiisa allah barakeeyo cadaani guul abo ❤❤❤❤❤

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 หลายเดือนก่อน +5

    Allah Subxaanahu watacaalaa haxoreeyo dhulkaas Soomaaliyeed ee Ogaadeenya

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul somali galbeed insha allah waan ka xuroobaynaa xabashida mr cadaani guulayso

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy 2 หลายเดือนก่อน +14

    Jabhada halaga dhigo soomaali galbeed from samaroon siciid

    • @HamseApdirahman-i1i
      @HamseApdirahman-i1i 2 หลายเดือนก่อน

      Taa waxa laga waydin mayo

    • @superfun1819
      @superfun1819 หลายเดือนก่อน +1

      Somali Galbeed adoo aminsan imoow

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂adhi orod deganka aad ledhahay xore iskada somali galbed

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hafsaahmed5515aniga shisheeye ima haysto 😂 deegaabka kililka shanaadna waala wada dagaa 😂

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii หลายเดือนก่อน +3

    Waa arin wanagasan. Guul iyo gobanimo. ❤14/09/24 Nairobi🇰🇪.

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaaahay qabriyada ha u nuuro naftood hurayaashi halgankii qoriga kuso naf waayay agoonti jwxo na meel ay jooganba alaha koriyo oo ha ilaasho isha alaaah guul jwxo❤❤❤❤❤

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid หลายเดือนก่อน +7

    Jabhada Xoreynta Soomaali Galbeed. WSLF. is the Key to African Unity 🇸🇴🌍✍️

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad หลายเดือนก่อน +11

    Anigu ogaden maahi mj baan ahay kayimi doolo bari magaca ogaden dhib kuma qabo viva ogaden

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem หลายเดือนก่อน +4

    Ma ogi, in soomaalida kilil5, magaca soomaaligalbeed, in uu jiro magac kaga wanaagsan oo loo bixin lahaa dhulka soomaaliyeed ee kililka 5, ma jiro bay ilatahay. Sababto ah, waa magac uu qabiilka u yar iyo kan u badan ba uu u soo hiloobi lahaa.
    Nabadeey.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 หลายเดือนก่อน +3

    MASHAA ALLAAH
    CADAANI HIRMOOGE
    HALGANKA SOOMAALI GALBEED,
    QEEYB WEEYN,
    AYUUKU LEEYAHAY
    ALLAHA KUBARAKEEYO.
    .....TEEDAKALENA
    HALKANKA WAXAALAGA
    #HOGAAMINJIREY,
    #DOWLADA DHEXE EE SOOMAALIYA,
    TAASOO DALKOODHAN MAZ'UUL KA AH.
    ......HADABA SOMALIWEYNEY
    #DOWLADA MUQDISHO,
    #MAZ'UULIYAD,
    AYAA KASAARAN.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gob iyo halgamaaba waakan. Waligiis kama been sheegin doonista go’banimo , si khaldanna dadkiisa uma matalin
    Aler guusha hakugu simo ❤❤

  • @AbshirAbdi-ct1hz
    @AbshirAbdi-ct1hz หลายเดือนก่อน +3

    Walaanimo.soomaalinimo kaadheer madax caafimaad
    Qabta isha allah waan sugaynaa.magac.umada.mideeya.keena.ana.shaydaankaa.lagu.cadaabyyy

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qalad in SG intaas oo waqti ah ku hoos jiraan gumeysi madoow, maahan in Reer kaliya lagu fiirsado dhaqaale iyo dhiigba ilaa qalbi dhagax cadow gacanta loogaliyey,

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guuul Inshallah Somali 🇸🇴👏👏👏👏😊

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e หลายเดือนก่อน +2

    Masuulsoomaliyeed afhayeen guulayso

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waarun ogaadeenka reerjigjiga dega waa soomaali gob ah waa laguwadanoolyahay from muqdisha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DaahirSiyaad-s3s
      @DaahirSiyaad-s3s หลายเดือนก่อน +2

      Wll wuukaa khaldanyahay jigjiga qabiilka daga ee lagulanoolyahay waa jidwaaq ee maaha ogaadeen

    • @AxmedJaamac-p9f
      @AxmedJaamac-p9f หลายเดือนก่อน

      Jidwaaq waa ogaadeen , ogaadeena waa jidwaaq xagee noo kala wadaa ​@@DaahirSiyaad-s3s

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u หลายเดือนก่อน

    Allaah haniiga saaro gymeysiga xabashida walalahey somaligelbeed waxan ku wayey dagalkii 77 shanwiil oo ilmo adeerkey ayaan ku wayey ee ogadaada in dhiiga somaliyeed qaali hayahay xamar ayaan niiga salamayaa guul somali weyan❤❤❤❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mshaa allah ogaadeniya
    Waa dhulka insha allah
    Guuuuuuul❤❤❤❤❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ogadenia qabiil ma aha ee ❤❤❤

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e หลายเดือนก่อน +2

    Haguuleysato soomaali galbed insha allah
    Maanta malinay cadawga ithobiya kalitamajire .
    Hadashato soomaaliweyn.

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Guul iyo gobanimo Calaamo Hirmooge Hambalyo.Wax Garad Qaali ah.

  • @DaahirSiyaad-s3s
    @DaahirSiyaad-s3s หลายเดือนก่อน +4

    Guumaysi diidbaan ahay magac guumaysi sameeyayna waan sidan siday isuqaban

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂itobiya wan necbahay magaca ogaden wu idhabaya mamaqli karo 😂😂caqli maha

    • @AbdiRahiim-u6j
      @AbdiRahiim-u6j หลายเดือนก่อน

      Magaca layskama dooran inaad adigu cuqdadootana looma Samayn ee caadi is ka dhig.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdiRahiim-u6jmagaca adeer guumaysi ayaa bixiyay xuduudana guumaysi ayaa sameeyey 😂 markaa labada Isla wada tuur ama wada qaado hadalba waa intaas 😂

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Somalia 🇸🇴🇸🇴✅✊

  • @guuledakon9040
    @guuledakon9040 หลายเดือนก่อน +1

    Gulufku wa halkisi gayiga somali ba leh🇸🇴

  • @tifowcalixasan8544
    @tifowcalixasan8544 หลายเดือนก่อน +2

    Somaali waa soomaali .midnimo baa loo baahanyahey xamar ilaa iyo addis waan isku xirannahey.haddanawxa nagu waajibey jihaadkii ugu weynaa ee aan ku qaban laheyn itoobio

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      Shalay markii dagaalka kujirnay nalamaydsan jirin ee maanta markii xamar markii lasoo weeraray miyaad na xasuusatay 😂😂

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ♥️♥️✅✊

  • @unitedafricancommunitydcau1333
    @unitedafricancommunitydcau1333 2 หลายเดือนก่อน +2

    Well said Mr president proud of you🇸🇴🇸🇴🇸🇴Mr president l agree with his point of view, Somalia belongs to the great people of Somalia and yet Somalia has right to defend it's territory as well as internal as well external enemies, what Ethiopia is thinking about is day dreaming illegally. Absolutely 100%true.Somalia is not for sale nor it’s available for our neighboring countries to use our land for their own benefits Military space no Ethiopia troop in somali they are not peacekeeping empowered.There are some countries that are using some individuals within the Somali government to achieve their political objectives and this is not something the majority of the Somali people,Somali leaders are accepting.
    This actions will only lead marginalizing our people and some will lead to support some home grown business war terrorism that games play Kenya Ethiopian Force, European, American force misinterpreted Middle East and African.What we are asking our neighbors other world are to respect Somalias integrity and sovereignty and leave our internal politics alone Turkey, Egypt are not the owner Somali no place somaliland tribes government somali will never for sale or rent to our country any Ethopian, Kenya land issues before Kenya , Ethiopian mistrust Ethiopian Somali, Kenya somali, Kenya Force Ethiopian Force,.Somali Somali, somali force have it. We ready to go to our land and sea defending the secret of our country, Somali have had a tribal gangs governments everywhere in the Somali, but Somali do want to know the enemy of our country Ethiopian force, Kenya Force, European Force,U.S force, we are a one Somali. The leaders of Somalia have choice partner countries but to insult the Somali tribe government states of Somali to apologize to the other tribes land issues and that has destroyed the somali people land issues tribal conflict everywhere in the somali and the country of Somalia that was united Somali in 1960-2024 again please. Kkkkkkk the identity is passed with a blanket.We will see !!!A very articulate and professional president, this is the real policy of the sovereignty of Somalia, and a I’m a Somalia 🇸🇴 and I want all of Ethiopia all the way to Addis Ababa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🩸🩸🩸🩸🩸clear message to Ethiopia.
    th-cam.com/video/-GJKkqtbAEA/w-d-xo.htmlfeature=shared

  • @abdulkadirfarah-cj5el
    @abdulkadirfarah-cj5el หลายเดือนก่อน +1

    caadi ma ahan runtii

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv หลายเดือนก่อน

    Geesi guul insha Allah will ✅️

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Soo Dhawaynaynaa Aragtidaa

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Aaallaah

  • @CabdiFataax-x7s
    @CabdiFataax-x7s หลายเดือนก่อน

    WAA RUN MAYU MULUQE WAAD GAFTEEN

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 หลายเดือนก่อน +2

    Markaan xirowno waxaan ubixin lahaa Republic of East Africa

  • @NimcoMohmed-i5w
    @NimcoMohmed-i5w หลายเดือนก่อน

    Manshalah guul soomalida

  • @FaysalXariir
    @FaysalXariir หลายเดือนก่อน +2

    maasha Allah

  • @HusseinadanBule
    @HusseinadanBule 20 วันที่ผ่านมา

    Geesi cadaani hor usoco

  • @ahassan5
    @ahassan5 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkaan waa in la xureeyo.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 หลายเดือนก่อน +1

    Waa soomaali galbeed.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaah tolkey rer dhanaan

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 หลายเดือนก่อน +4

    Adeerow magaca qabiilkaaga waxba lagu wadayeelankarimaayo ee fikirkala lakaalaya haddiikale itoobiyan ahaaneynaa

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 หลายเดือนก่อน +2

      40 sano ayeey dagaalmaayeen wax muuqda oo ka mira dhaliyeen majiraan waayo ONLF waa urur ama jabhad qabiiliya, Somali Galbeed waxa daga Darood oo dhan, Dir oo dhan iyo Hawiye hadey mideyn la haayeen mar hore ayeey Guul Gaari lahayeen lkn nasiib daro ilaa hada iska indha tirayaan walalaheen ogadeen

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 หลายเดือนก่อน

      @@wondroussoul5414 mahadsanid waa run

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 หลายเดือนก่อน

      Waa sax ee magac ina mideeya adigu ino samee taladana ka qayb qaado fikirka in layska saxaa waa mihiim markay soo xaroodena way sheegen hadana ma diidana ee xaga shacabja degaanka ayay howshaas ka fadhidaa

    • @SaluuglaSiciid-qm3sy
      @SaluuglaSiciid-qm3sy หลายเดือนก่อน

      @@aaqilka5158 waad ku mahadsanyahay fikirkaaga lkn midka odaygu sidaa ma odhanin

    • @dhiblaawemedia
      @dhiblaawemedia หลายเดือนก่อน

      Tigray waa qabiil
      Orama waa qabiil
      Faano waa qabiil
      Ogaden waa qabiil
      Maxaa ku jira wll

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 หลายเดือนก่อน +1

    War ma Itoobiya ayaa afti idin ogolaan? Walee afhayeenku waa nin hurda. Maanta maalin ay Itoobiya ay ka liidato majirto ee qorigii dib u qaata waa bilaa shaki waad guulaysan doontaan e, hadii kale Nairobi waligiin kasheekeeya

  • @fardosasiraat792
    @fardosasiraat792 2 หลายเดือนก่อน

    Su sha qaranka inad waydiso waqalad

  • @CabdiCaase
    @CabdiCaase หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul iyo gobanimo

  • @Adanax
    @Adanax หลายเดือนก่อน

    Cadaani hirmoge usoco ninjira diinta dhirigali wallkey

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e หลายเดือนก่อน +1

    Afhayeen aad iyo aad yankusalamay

  • @Mursal-q4u
    @Mursal-q4u หลายเดือนก่อน +1

    Hada kahor ayaan kaqayeeb galay xaflad onlf gabadh baa igo tedhe adigo ogadeen matihid maxaad kasu duntay marka ogadeen laftoda ayaa uyaqaan inay dholka ogadeen layahau

    • @JamesCraxmaan
      @JamesCraxmaan หลายเดือนก่อน

      Ogadeeniya ceeb uma arko lakiin sxb muhiimadu waa in aad walaalkaa garabkiisa istaagto ciidadana difaacato

  • @Daniel-c3j9e
    @Daniel-c3j9e หลายเดือนก่อน +1

    በታሪክ ካማራም ህዝብንም ጋርም አንድንም ዘርም እንደነበርዉ በግላዉዲያም መንግስትም ሱባልያም በኢትዮጵያውያን አብስንያም አንድንም ህዝብንም ባንድም ግዛትም ህዝብንም እንደነበርዉም ይገልጣልም ዝናብ ዘንቦቦም እንደይወድድህም ጎርፍዉም ጉችበልም ከፋፉም መንግስትም ግላዉድያም ይባላም ያንም ግዝየም ብትንትንም እርስንም በርስም በአረብንም ተዋጊም አፍርካም ሲበታትንዉትም ህዝብንም ሆርም አፍርካም ጥፋትም በራብንም ሲተላለቅም ጦርነትም ከሊሎችም አለም ወራሩይም ጦርም አፍርካም እንዱገባም ንብረትም ሚዘርፍም ከሲቶችም የርጅም አንባርም ሚቃማንም ሚገድልም በግንገትም የገባም በታትኖም የግላዉድያም መሞትም በዛም ግዝዩም ተበተኑም ኢትዮጵያ ሱማልያም በዛም ጥፋትም ነበርም

  • @mohamedibraahim2639
    @mohamedibraahim2639 หลายเดือนก่อน

    somalinimo kuraa xeso❤❤❤❤🎉🎉

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 2 หลายเดือนก่อน +2

    Western Somali state " magacaas la baxa" waa deeganka somali galbeed".

  • @KawsarCarab-r9k
    @KawsarCarab-r9k หลายเดือนก่อน

    Masha alaha❤️❤️✅️✊️

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ogaadeenya❤❤waankuqanacsanahay❤❤manaihi❤❤❤waamgaldilayaanl❤❤gobanimokunoolaada❤❤

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 หลายเดือนก่อน

    With or without Ogaadeenya is Ogaadeenya

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 หลายเดือนก่อน

    Aqal dheeroo dhumuc waynloow dhulmaleedahay?

  • @Samir-o4b
    @Samir-o4b หลายเดือนก่อน

    Guuuul

  • @Ibrahim-n6k
    @Ibrahim-n6k หลายเดือนก่อน

    Nin nool waaye

  • @WilkaKennedid
    @WilkaKennedid หลายเดือนก่อน +1

    Somalida af oromoda ku hadasha ....?

  • @Samir-o4b
    @Samir-o4b หลายเดือนก่อน

    Mash alllh

  • @vgigilfsl8160
    @vgigilfsl8160 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalin yarada Somali galbed wa khatigii ay taga lami lahayn wa la jogaa Somaliweyn mel walba wan inay is kaga imaata hubka dawolada Somalia ayaa laga raaba inay caawiso

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 หลายเดือนก่อน

    Qadiyada onlf waan aaminsanahay ee Sidi waagi hore inaga yaan laysu keen adeegsan wa in aan u midowno xabashi iyo tigre

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน

    Marnaba kama qeyb galimeyno magac aan somaliyi u dhameyn .Magaca ONLF somaida yuu kala qeybinaya Hadii wadanku xoroobana sidaasu ukala qeybsanaan doona Ogaadeena horu ugu kaliyeystey magacan

  • @AhmedSheekh-r9o
    @AhmedSheekh-r9o 2 หลายเดือนก่อน

    🎉taariikh iyo hantiba.bulshadu ONLF Bay leedahay ee hala ilaashado

  • @cubeerimedia859
    @cubeerimedia859 2 หลายเดือนก่อน

    Afayeenku su alaha sii sax ah ayuu uga jawabay

  • @XasanKhaliif-d9y
    @XasanKhaliif-d9y หลายเดือนก่อน

    Guuul iyo gobanimo wilasheena

  • @IsmailSiyad-t8b
    @IsmailSiyad-t8b 2 หลายเดือนก่อน

    Kuu iyo gobonibo tolmoge❤

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii magac guud loo baxsho diyaar Soomaaliweyn

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 หลายเดือนก่อน

    Suaalahaad ka arki waa qabaailadii jaajuusiinta itoobiya u ahaa kana ganacsan jireen onlf ta, but onlf dagtayee qabaailada degan deegaan ayaga goormeey qoriga qaadi suaal nacaseed lalama fadhiyeee

  • @NimcanAK
    @NimcanAK หลายเดือนก่อน

    11 sano school dhiganayey luqada axmariga inta wa la iidhigi jiray hada kuma hadli karo nacayb dartii lee lkn hada xasid nimo ubaranaa

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 หลายเดือนก่อน

    Inaad odhan jijjija ayaan moodaye

  • @dallaad
    @dallaad 2 หลายเดือนก่อน

    ciidankii jwxo waan joognaa waliba aad baan ubadanay tusaale waagi hore ee aan jamhadka ahaa hal nin baan ahaa lkn maanta 6 nin ayaan nahay oo diyaarsan inay naftooda u huraaan ogaadenia alx allahu akbar

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO หลายเดือนก่อน +1

    Western somali region of ogaden.
    ( W S.R.O ) waa ila quman tahay soo jeedin caadifad la,aan

  • @AbdulahiHassan-nk7hr
    @AbdulahiHassan-nk7hr 17 วันที่ผ่านมา

    Sumaali.isdeet.guul

  • @HasenAbdi-d7i
    @HasenAbdi-d7i หลายเดือนก่อน

    Somali.galbet.guuul

  • @rahmaarab4749
    @rahmaarab4749 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏

  • @CABDIRASHIIDMAXAMUUD-b6o
    @CABDIRASHIIDMAXAMUUD-b6o หลายเดือนก่อน

    Onlf caqabada hortaagani waa magaca ogaadeeniya hadad rabtaan inad guulaysataan magaca soomaali galbeed qaata

  • @abdinasirdheegissa2636
    @abdinasirdheegissa2636 หลายเดือนก่อน

    Hawd and Recieve Area zma baahna magac cusub.Gobolkiina uun baad magac u bixin kartaan ama ka beddeli kartaan.

  • @abdinasirdheegissa2636
    @abdinasirdheegissa2636 หลายเดือนก่อน

    Soomaali maaha qabiil.Soomaali waa Qawmiyad

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 หลายเดือนก่อน

    Magaca ogaden ma aheen in aan xasaasiyad ka qaadno
    Ka soomaalida kale ahaan
    Lkn maadaama xasaasiyad laga qaaday
    Markaan aan ku midowno
    Magaca ah
    Somali people's liberation front

  • @ijama3578
    @ijama3578 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magac macno malahane ee gumaysiga itoobiyo aan ka baxno dhulka aan soo ceshano

  • @husseinhillow5739
    @husseinhillow5739 หลายเดือนก่อน +2

    Ogaaden somalida kale ayaa ka badan .maxaa lagu diidan yahay in magaca la badalo

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 หลายเดือนก่อน

      Lama diidano ee waxa jiirto inu calaamka usaan ku aqoonsaneen magac aan magacaas aheen xaqaaka iyi waxa aad doneyso waxa aad ku so dhacsan karto waa magacaas. Magaca somali kalbeed wuu fashilmaay oo lo argay iney somalida dhulka Ethiopia dhaceyso 1977. Inshallah marku dhuulka u xoroobo somalida xaaq bey u ledahay magaca ay doonaan in ey labaxaan. Weyna badalayaan

  • @mohaismail7790
    @mohaismail7790 หลายเดือนก่อน

    Hde markd weydeen wx idiin hiiliyo walagu qasbanyhy zabbto ah magc qabiilysan bad wadatan mesha ma ogaadeen keliya ba ku nool afahayeenka wuu qaldnyhy waba qof calaan ah

  • @DaahirMohamed-d3h
    @DaahirMohamed-d3h หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiwasacAbdiwasac-w4b
    @AbdiwasacAbdiwasac-w4b 2 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah guul

  • @Hamdamahamed-f8x
    @Hamdamahamed-f8x 2 หลายเดือนก่อน

    Walaaj waa waalid oraaj jooji

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 หลายเดือนก่อน

    Ku dhegenaan shaha halsheey ma midaynayso umada soomaaliyeed

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +1

    YES

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magacii Deegaankeena, Anaa Hayee Afhayeenka Whatsup kiisa Iisoo Qora Aan Ugu Tuuree, From Hargaysa.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 หลายเดือนก่อน

    50,000000 dhamaanteen waa dhanahay intaas.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Onlf mabda khaldan bey qaten oo snm waxbadan ma dhaman

  • @clahiciroole4592
    @clahiciroole4592 หลายเดือนก่อน

    waabaryay ayaad sacabada saaraysaa lkn waxaad hoos usoonoqon markaad halista gaadhaa?

  • @Somaali215
    @Somaali215 2 หลายเดือนก่อน

    Guul maa gaadhid

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 หลายเดือนก่อน

    Wan dalnaye sidhan xornimo uradhineyne ee maxan usameyna sidhan uxorwno yaa allah ma adhiga sidhan nogu tala galay mise danbi oo galnay aya jiro. Oo nalaga jarayo

  • @kowthar2989
    @kowthar2989 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada somaliyed e hada kacday hadan nahay Ogadenia wan taagersanahay aynu dhulkeni somaliyed o dhan so ceshano

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 หลายเดือนก่อน

    Cadaani hirmooge mudane Ku dhegegenaanshaha magacabi wqzba natiijo soo kordhinmayso ee Tabriiraadka aad ka bixinaysaana wax dadka ka gadmaya maahan oo deeganka Ogadeen uun lama dhaho Hawd and reserve area ba qaybaa ladhahi jiree maynu wax ina mideyaa samaysano Soomaalidu way kala shakiday wakhtigan imikee

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir หลายเดือนก่อน

    Magca badala warka madana dhaafa taas ayaa guusha keenysee

  • @khatrahussein618
    @khatrahussein618 2 หลายเดือนก่อน +1

    Onlf shacab wayhaysataa lkiin hogaan mahaysato

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 หลายเดือนก่อน

      💯💯💯💯💯

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaad ku ogaatay kuwan jooga maxaad dhaliil u haysaa mise maskax mustafe iyo maamulka deeganka ay kiraysteen ayaad sidataa

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli หลายเดือนก่อน

      Hoganka waxa cagta kajaray Ogaden oo calaan kooda ah nala dhinaacsocda. Oo didan SOMALI GALBEED ama WESTERN SOMALIA

  • @IrshaadMaxamed-d2k
    @IrshaadMaxamed-d2k หลายเดือนก่อน

    Gul ogadenia

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 หลายเดือนก่อน

    Cadaani kuma dhiirankaro inuu dhaho haa way burburaysaa ethiopia

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 2 หลายเดือนก่อน

    Halgangu ha aheed allaah dartiis hadiikale waad fashilmaysaan