Q-1aad Fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga Deeqaha waxbarasho, Ustaad caawiye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 มิ.ย. 2024
  • Fahamka fursadaha iyo farsamooyinka xeraysiga Deeqaha waxbarasho, Waxa soo jeedinaya Ustaad caawiye
    Waxa soo agaasintay madasha sawrac.
    #faahiyepodcast #somalia #ganacsi #faahiye #motivation#scholarships #deeqwaxbarasho

ความคิดเห็น • 40

  • @miski3389
    @miski3389 14 วันที่ผ่านมา +5

    MaashaAllaah. Si layaqaan oo faafaahsan buu xog noo siiyay ustaadka Allaha ka abaal mariyee.

  • @nimcomaxamed9114
    @nimcomaxamed9114 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahdsanid wllo

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 15 วันที่ผ่านมา +4

    Caawiye waa fariid hadda jarmalbuu aaday.

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 16 วันที่ผ่านมา +2

    Siyaasi Caawiye waa nin yar oo aragti dheer.

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 16 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkii cawiye ahaa waan fadhiyey wax bdana wn ka fiday

  • @halimaabdirahman7868
    @halimaabdirahman7868 11 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah tabaaraka Allah
    I wiish our kids have these goals and ambitions

  • @codayaadam1280
    @codayaadam1280 15 วันที่ผ่านมา +1

    Muuqaalka qaybtiisa kale soo gali wllo

  • @macalinkajaceeylka5315
    @macalinkajaceeylka5315 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanjd walal faahiye

  • @khadarqasim7973
    @khadarqasim7973 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allah
    Allah hakuu barakeeyo walaalle

  • @umayma1263
    @umayma1263 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaallh mahadsanid ustaadi alle haku sharfo wax badan ayaan ka faaiday muuqalkan.🙏🏽

  • @axmedmaxamed9368
    @axmedmaxamed9368 วันที่ผ่านมา

    Fast wep.

  • @user-nb1lu9ls8m
    @user-nb1lu9ls8m 15 วันที่ผ่านมา

    Thank you

  • @maimunmimi95
    @maimunmimi95 13 วันที่ผ่านมา

    mashaaallllh good

  • @AishaMustaphe
    @AishaMustaphe 16 วันที่ผ่านมา +13

    Mahadsanid fahiye alle hku barakeey hawl fiican ayad dhalin yarada uhysaa anigu wali bachelar ma qadan wa sugi la ahay
    Dhalinyaroyy dhiiri galiya wiilkan oo hada 177 qof ba dawady dhowr qof bana like sadhy

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 15 วันที่ผ่านมา

    Part 2 soo qabo Ustaad

  • @najipmohamed
    @najipmohamed 16 วันที่ผ่านมา

    Ustaad pan africa wax wara ma ka haysaa, sanadkan aad ayay u habsaamen

  • @KlMedia7
    @KlMedia7 11 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaadow websites ka ayagoo qoraal ah Comment ga noosoo dhig.
    Mahadsanid.

  • @axmedcabdi7103
    @axmedcabdi7103 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah walalkan siwacan ayuu u sharaxayaa mahad balaadhan ayaan kaaga haynaa arinkaa.
    Kaftan yar😂
    Macalin waxad aad ugu celcelinaysaa jaamacadaha kuyaal magaaloyinka
    1. Deeganada puntland
    2. Konfurta moqdisho
    3. Laascanod
    4. Borama
    Waxad sicad iskaga indhatiraysaa kuwa kuyaal
    1. Burco
    2. Berbera
    3. Hargeisa
    4. Gabilley
    Waxaad mooda in dhanka siyaasada aad u xaglinayso😂😂😂😂😂😂😂😂
    Thanks ustaad

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 15 วันที่ผ่านมา

    Qaybta 2aad soo galo wll

  • @shadiyashafici8327
    @shadiyashafici8327 11 วันที่ผ่านมา

    Inshallah waxan rajaynayaa inaan helo school ship markan qaato bachelor degrees 2025 inshallah

  • @fastfilms2
    @fastfilms2 15 วันที่ผ่านมา

    Part 2 me

  • @saidmohamedosman7613
    @saidmohamedosman7613 15 วันที่ผ่านมา

    Sxb websites ka scholarships ka ma heli karaaa .
    Mahdsanid

  • @ayubmohamed8909
    @ayubmohamed8909 14 วันที่ผ่านมา

    mahadsand

  • @user-bp6dz5sh1u
    @user-bp6dz5sh1u 16 วันที่ผ่านมา +1

    "Madasha Sawrac".

  • @delilsherif3140
    @delilsherif3140 9 วันที่ผ่านมา +2

    How I learn somal language

    • @nimcomaxamed9114
      @nimcomaxamed9114 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I teach you if you want

  • @miski3389
    @miski3389 14 วันที่ผ่านมา

    Fadlan qaybta labaad lasoo dhaqso.

  • @user-bh3oq9ko8h
    @user-bh3oq9ko8h 16 วันที่ผ่านมา +1

    Pan african kasoo hadla sidee loo xareysa, iyo wuxu yhaya????

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  15 วันที่ผ่านมา

      Muuqaal hore ayaan ku diyariyey wll

  • @musemohamedmohamoud
    @musemohamedmohamoud 16 วันที่ผ่านมา

    Inta video ga kadhiman hadaa hayso soo geli

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  16 วันที่ผ่านมา +2

      Waan soo galinaya walal qaybta 2aad

  • @ahmednuur10
    @ahmednuur10 16 วันที่ผ่านมา

    Warkii PAN African ka xilima la furayaaaa

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  16 วันที่ผ่านมา +1

      July wll

    • @mohamedmuseaden9956
      @mohamedmuseaden9956 16 วันที่ผ่านมา +1

      Muuqaalka haaf waaye qeybo kale miyuu leeyahay faahiyow❤

    • @ahmednuur10
      @ahmednuur10 16 วันที่ผ่านมา +1

      @@faahiye_podcast July 1da mise July uun umalayn walaal

    • @mohamedkobra2305
      @mohamedkobra2305 16 วันที่ผ่านมา +2

      Ani pan african ayan xareyay qaybta nageria 2023 ila hada wax iso jawaba ma arag ustaad fahiya fariinatyda hadu arkayo hayso jawaabo fadlan

    • @Nolol_Toosan
      @Nolol_Toosan 16 วันที่ผ่านมา

      Slide maba la arko🤔​@@faahiye_podcast