CIA iyo FBI Maxay ku kala duwan yihiin? Maxayse tahay shaqadda mid kasta?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2024
  • CIA iyo FBI Maxay ku kala duwan yihiin? Maxayse tahay shaqadda mid kasta?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 114

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 9 วันที่ผ่านมา +51

    Waaa 2 Urur ooo Islaaamka iyo Ummadaha Caalamka in loogu Gumaaado Loogu talla galey.
    Alle Hanoo sooo Celiyo Cududihiii Islaamka Eee Dunidani Qarniyada Kasooo talinayey.
    GUULEYSO SAXIIIB ABDIRAHMAN OMER MADXA WABERI MEDIA.

    • @Mu-mina123
      @Mu-mina123 6 วันที่ผ่านมา +2

      Xaqiiq weeyaan

    • @ZiciidBustaale-ld5zk
      @ZiciidBustaale-ld5zk 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤😂😂😂🎉😢😢😮😮😅😅😊😊

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g 9 วันที่ผ่านมา +17

    Magacaygu waa cabdi risaaq cabdulahi halkana waa commentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) m.a usdad cabdi raxman

  • @MohametttSalmaan
    @MohametttSalmaan 9 วันที่ผ่านมา +37

    First comment 🎉

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 9 วันที่ผ่านมา +31

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej 9 วันที่ผ่านมา +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maxamedcabdikariin3610
      @maxamedcabdikariin3610 9 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu calaayhi waselam ❤❤❤❤❤❤❤

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 5 วันที่ผ่านมา

      Scw

  • @yoonacade72
    @yoonacade72 8 วันที่ผ่านมา +7

    Baqti iyi balaayo iyo magac jirin hala baxaan si kastoy isu kaashaden maxaabiista xamaas waaso ogaan waayeen allahu akbar❤

    • @Mu-mina123
      @Mu-mina123 6 วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq waaye.

    • @HuseeinAhmed-ng3jq
      @HuseeinAhmed-ng3jq 5 วันที่ผ่านมา

      😂🎉🇵🇸🇵🇸❤🇵🇸❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 วันที่ผ่านมา +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @SaalaxsharmaakeMohamed
    @SaalaxsharmaakeMohamed 9 วันที่ผ่านมา +5

    Warbixin taa wad ku mahad San tahay zxp❤

  • @fanka_manta
    @fanka_manta 9 วันที่ผ่านมา +6

    Incha Allah bisha 9 waxan rajeynya inaan gaadhno 1m❤

  • @abdallah-seick
    @abdallah-seick 9 วันที่ผ่านมา +4

    Team Djibouti 🇩🇯

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Muhiim Inan Wax badan
    Oo Inaga Qarsoon ka Barano
    Si Aan Uga Hortagno Dhib,kooda
    Soo Badi Barnmijyada Noocana

  • @umereal3341
    @umereal3341 9 วันที่ผ่านมา +4

    Macalinka Xogaha Respekt bro

  • @mubaarikmaxamuud7045
    @mubaarikmaxamuud7045 8 วันที่ผ่านมา +1

    Zxpi Afghanistan 🇦🇫 ka so hadal

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 9 วันที่ผ่านมา +2

    Hore Usoco Ustaad🏆👍

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 9 วันที่ผ่านมา +7

    2 badaas hayadood muslimiinta un bay basaasaan oo isku diraan, shaqada ay dalkooda ka qabtaan waxa ka badan shaqada ay dalalka islaamka ka qabtaan, hadana waaba inagaa aragna 24ka saac in ay misaakiinta reer falastiin basaasid ka dhex wadaan, MARAYKANKU WAA CADOWGA KALIYA EE MUSLIMIINTU LEEDAHAY, waxay hub iyo dhaqaale iyo awood hayaan muslimka un bay hoos ugu sii dajiyaan

    • @Mu-mina123
      @Mu-mina123 6 วันที่ผ่านมา +1

      Xaqiiq weeyaan.
      Dalkaloo gaala ma arkaysid iyagoo wax u maleegaya waa muslimiinta uun. Cadawga shaydaanka Ku xiga ee muslimku waa maraykanka

  • @AbdikadirAbdilahi-yx7oy
    @AbdikadirAbdilahi-yx7oy 9 วันที่ผ่านมา +6

    Waa ok

  • @sakariyeabdilahi3551
    @sakariyeabdilahi3551 9 วันที่ผ่านมา +8

    10 of comments

  • @user-uz4lo7rd3y
    @user-uz4lo7rd3y 8 วันที่ผ่านมา +4

    Walhi waxa tahay youtub barka kaliya aan ku qancay sharaxdisa codkisa mawdicisa sida aadka ah muhimka u ah gar iyo guldaro waa ku tahersanhay (waa kuu kaliyag hada gardarantahay kuma jiro ani😂)

  • @user-wu5jc9ux2c
    @user-wu5jc9ux2c 9 วันที่ผ่านมา +5

    magacygu waa abrihaman cumar halkani wa bari media kusodhawada muqaalkeena cway😂

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 วันที่ผ่านมา

    Thanks so much Waaberi Media .

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah golden voice keep going bro ❤❤❤

  • @user-eu4ep5hv9j
    @user-eu4ep5hv9j 9 วันที่ผ่านมา +6

    Adoon odhan argagixiso is weydii maxa looga jedaa,yaa bixiyey magaca,se waa ayo argigixisada dhabta ah.

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 9 วันที่ผ่านมา +3

      Argigixasadu waa xayawaanada howan ee suurad xumaynaya diinta islaamka waxaana kow ka ah argagixisada alshaydaan

    • @Mu-mina123
      @Mu-mina123 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@MubaaRik1argagixisadu Kuma koobba Muslim oo qudha, argagixisadu ugu badan waa gaalo.
      Waa nacdal qabayaal ay gaaladu sameeyeen oo sheeganya Muslim iyagoo madhinaya Muslim waa Kuwaa argagixisadu

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 6 วันที่ผ่านมา

      @@Mu-mina123 waa runtaa bro alshabaab iyo inta lamidka ah waxa aasaasay ee hadana maalgeliya waa mareykan iyo gaalo siay usuurad xumeeyaan diinta islaamka ah oo oqfku markuu islaam maqloba argigixiso iyo waxaasi ugu soo dhacaan

  • @SakariyeabdiTaana
    @SakariyeabdiTaana 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ciid Mubarak musliminta❤❤❤❤❤

  • @idrisnor
    @idrisnor 9 วันที่ผ่านมา +5

    What 😮

  • @user-fx2mp8li5t
    @user-fx2mp8li5t 9 วันที่ผ่านมา +3

    Hampaliyo Sxp Abdi Raxmaan 500k Iyo In Ka Badan

  • @user-pc2uu9qk1n
    @user-pc2uu9qk1n 9 วันที่ผ่านมา +6

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fx6xl3xh6r
    @user-fx6xl3xh6r 7 วันที่ผ่านมา

    Ww masha allah Thnk u abowe lkn dalkena somali maleeyahay fbi ama cia ❤

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 9 วันที่ผ่านมา +2

    Sawirka kowaad ee madaxweynaha use waxaad ku sameesey ai 🎉

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 8 วันที่ผ่านมา

    Chef wa ku salamay

  • @AbdirahmaanAbdilayl
    @AbdirahmaanAbdilayl 9 วันที่ผ่านมา +4

    Ogaalka cusub

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Soo Badai kuwan Xoga,hooda
    Si Aan Wax uga Ogaano
    Waa Muhiim Tani

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 8 วันที่ผ่านมา

    Thanks my teacher wabari Academy

  • @IbraahimIsse
    @IbraahimIsse 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ya ila jacel in dhul weynaha Somaliyed koox sirdoon ah loo aas aaso
    Si bulshada Somaliyed amni usiiso

  • @triplealpha8739
    @triplealpha8739 8 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo Hambalyo sxb Abdiraxman inchaallah guku rajaynaya cafimad qab iyo gul marwalba sxb

  • @AbdirahmanAli-lz2ij
    @AbdirahmanAli-lz2ij 9 วันที่ผ่านมา +4

    American 2001 kusohaday sxp saree biini nadal

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 7 วันที่ผ่านมา

    Allah dumiyo maraykan iyo wixii u adeegaba

  • @malyaan-karoon
    @malyaan-karoon 9 วันที่ผ่านมา +3

  • @Somalimoves
    @Somalimoves 9 วันที่ผ่านมา +3

    Qofka 2aad😂

  • @higilhassan975
    @higilhassan975 9 วันที่ผ่านมา +3

    Mxaa loso gabiyay fbi and CIA

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 8 วันที่ผ่านมา

      CIA =Central Intelligence Agency.
      FBI =Federal Bureau of Investigation.😎

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 6 วันที่ผ่านมา

    waadmahadsantahay wll

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 7 วันที่ผ่านมา

    6:19 wejiran lkn wa kuwa shacabka laayo ee amniga qatarta ku ah

  • @MubaaRik1
    @MubaaRik1 9 วันที่ผ่านมา +4

    Interpol kuna maxay kaga duwan yihin mise wa isla iyagii gaalo magacyo badanaa😂

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 8 วันที่ผ่านมา +1

    The great nation 🇺🇸❤️ 0:04

  • @Mr___jaceeeloww
    @Mr___jaceeeloww 9 วันที่ผ่านมา +2

    Waaw😂🎉🎉🎉

  • @fadxicabdiraxmaan5203
    @fadxicabdiraxmaan5203 9 วันที่ผ่านมา +8

    Alleh Janada Hana wada Geeyo Afkii II saara Like 🎉😢

    • @SuhaipHiis
      @SuhaipHiis 9 วันที่ผ่านมา +1

      اامين يارب

  • @user-cy1rv1dg1n
    @user-cy1rv1dg1n 9 วันที่ผ่านมา +2

    🎉

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 9 วันที่ผ่านมา +4

    Asc sxp Abdirahman cumar ismaaciil ❤❤

  • @user-yg1bd1is1r
    @user-yg1bd1is1r 8 วันที่ผ่านมา

    Warbixin loo baahnaa ustaad😊😊

  • @user-lm2gu2ol9r
    @user-lm2gu2ol9r 3 วันที่ผ่านมา

    Lattest comment 😂😂😂😂😢😢

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ururo shaydaani ah weeye

  • @hassanomar4389
    @hassanomar4389 3 วันที่ผ่านมา

    Hay'ada sirdoonka cia
    Hay'ada dambi baarista fbi

  • @AhmedJama-bl6gu
    @AhmedJama-bl6gu 9 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay hormar gaadheen lkn Naar ayaa uraacday😂

  • @user-sq7qu1fi6o
    @user-sq7qu1fi6o 7 วันที่ผ่านมา

    Runtii. waa daad. Iyoo. Dal jraa

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m 8 วันที่ผ่านมา

    Wllo kuwa double agent ah kasoo sameey barnamij mahdsanid

  • @shukricumar9709
    @shukricumar9709 4 วันที่ผ่านมา

    Nisa agency

  • @mohamed.ashraf.8
    @mohamed.ashraf.8 6 วันที่ผ่านมา

    Hayada sirdoon ee turkiga iyagana warbixin kooban nagasii tan gudaha iyo tan dibadaba ?

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale Wax Nooga Sheeg
    Maxay kala yihii.
    CIA & SECRET SARVES
    Ciidan,ka Aqalka Cad

  • @user-jm7wo5vc4v
    @user-jm7wo5vc4v 7 วันที่ผ่านมา

    Wll meta ama mi6 kasoo hadal

  • @user-cy3cg8uz6c
    @user-cy3cg8uz6c 9 วันที่ผ่านมา

    waaaberiyoow haayada 3aad ee maraykanka ee 2daba ka mug weyan maad maqashay ee psa

  • @momeddaher8528
    @momeddaher8528 7 วันที่ผ่านมา

    Swat kuna mahay tahay Zxpp

  • @Manaf_4
    @Manaf_4 วันที่ผ่านมา

    Hhh😊

  • @KhadarIsmaiil-bs8jv
    @KhadarIsmaiil-bs8jv 9 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka qasa maxaad udaysay zxb

  • @KhaalidSky
    @KhaalidSky 5 วันที่ผ่านมา

    Nisa kasoo samee

  • @Tsgchs
    @Tsgchs 9 วันที่ผ่านมา +1

    Buunbuunin weeye waxoodu 😂

  • @user-mg5lm4bf1c
    @user-mg5lm4bf1c 6 วันที่ผ่านมา

    Seve house fiirso qofki rabo CIA

  • @AdmiringBilliards-sk7lp
    @AdmiringBilliards-sk7lp 9 วันที่ผ่านมา

    Waxan ma nagu so celceline

  • @user-nb8it5km2x
    @user-nb8it5km2x 8 วันที่ผ่านมา

    Waxa ad kaso hadasha hayada sirdon ee Ruushka (mosad)

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 6 วันที่ผ่านมา

      Mosad israel weeye maahan russia kgb weeye

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji10 8 วันที่ผ่านมา

    CAI siroodoonka Inta badan Xooga sarta Aminiga calamka oo dhan
    FBI da amniga gudaha beesa

  • @user-gh4th9gs5o
    @user-gh4th9gs5o 5 วันที่ผ่านมา

    Last comment😂😂

    • @ibraahimali5900
      @ibraahimali5900 2 วันที่ผ่านมา

      Kan ma awoowgaa ayaa soo qoray

    • @user-sq3zp5yq9p
      @user-sq3zp5yq9p 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kaan aderka miya so qory😂😂😂​@@ibraahimali5900

  • @yahyeburhan
    @yahyeburhan 8 วันที่ผ่านมา

    iyagoo sidaa u xoog badan cia,fbi,mossad waxay soo qaban waayeen yaxya sinwaar marka waa wax beena haday kudhahaan wax walbaanu ognahay dagaalka gazana waxa uu kunoqday mid beenahooda oo dhan dhulka lasima.

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 9 วันที่ผ่านมา +3

    Hassan shaikh😂😂😂😂
    Dhibatada somali waa islamka
    Ania dhihin ee waxa dhahay Hasan sheikh
    Kalay qabiil ku dafac adorn qaden

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 9 วันที่ผ่านมา +1

      Madaxda na hogaamiso waxa noo keenay gaalo rabaan la dagaalanka islamka

    • @cariifofficial4931
      @cariifofficial4931 9 วันที่ผ่านมา +1

      Sxp waxaan talo ahaan kuu siin lahaa inaa luqada English ka barato, intaa qof waxuu ku sheegay danbi ku mudan laheyd.

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 9 วันที่ผ่านมา +3

      @cariifofficial4931 hada ma waxa iga dhaa dhicineysa kuwa na hogaayo waa Islam sax ah , waar lunsan tahay ee meesha waxaa noo joogo cilmaaniyiin rabaan in kitaabla la iska dhaafo oo lagu dhaqmo dimuquradiyada wana dhaqan gaaalo

  • @Bidaayewaye
    @Bidaayewaye 5 วันที่ผ่านมา

    Somalia iyo wadmada la midka ah ee dagalada ka jira waxa qaso waa CIA aduunka way qaseen

  • @user-mo2eu4si6p
    @user-mo2eu4si6p วันที่ผ่านมา

    Who is the best hacker of somali he is me who am i😂😂

  • @ontirebreezy2577
    @ontirebreezy2577 6 วันที่ผ่านมา +1

    Im CIA OF UNITED STATES OF AMERICA

    • @KUNKADAANO
      @KUNKADAANO 3 วันที่ผ่านมา

      I am fbi 😂

    • @omarozil182
      @omarozil182 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaas Maanaga dhaadhicin Rabtaa Hada 😂

  • @abukarabdulahihasan4134
    @abukarabdulahihasan4134 9 วันที่ผ่านมา

    Sirdoonka dibada hadaan la
    Dhageysan kan gudaha wax ma sheego Nabadiyonolol

  • @craxmanmaxamad2287
    @craxmanmaxamad2287 วันที่ผ่านมา

    Russia ka so dal lph

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 9 วันที่ผ่านมา

    Kasoo hadal NIA da somaliland zxp

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 6 วันที่ผ่านมา

    Sorry ur info is senseless
    No more subscribe bye

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ya ila jacel in dhul weynaha Somaliyed koox sirdoon ah loo aas aaso
    Si bulshada Somaliyed amni usiiso

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale Wax Nooga Sheeg
    Maxay kala yihii.
    CIA & SECRET SARVES
    Ciidan,ka Aqalka Cad

  • @HASSEN-it6mb
    @HASSEN-it6mb 9 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale Wax Nooga Sheeg
    Maxay kala yihii.
    CIA & SECRET SARVES
    Ciidan,ka Aqalka Cad

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale Wax Nooga Sheeg
    Maxay kala yihii.
    CIA & SECRET SARVES
    Ciidan,ka Aqalka Cad

  • @AmirAmirkalid
    @AmirAmirkalid 7 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale Wax Nooga Sheeg
    Maxay kala yihii.
    CIA & SECRET SARVES
    Ciidan,ka Aqalka Cad