Ku raaxayso Nolosha Kana fogoow Caadooyinka dhibta leh ( dopamine nation book)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb
    @abdirahmanabdilahi-sk4wb 4 หลายเดือนก่อน +6

    Maansha allaah
    Mahadansid ustaad
    Noo soo badii muuqaladan
    Noocan oo kale ah

  • @MaxamedXaajiga-yc1vo
    @MaxamedXaajiga-yc1vo 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allha thanks

  • @marianmuse2780
    @marianmuse2780 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc jazahumulaah khayaran 🎉

  • @LeilaMohamed-t6q
    @LeilaMohamed-t6q 5 หลายเดือนก่อน +1

    JizakaAllah khairan walalo adun kana fil nnicma aqira fijanna

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar6900 5 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going 👏👏👏👏

  • @mohdekc
    @mohdekc 4 หลายเดือนก่อน

    good news

  • @rabiibrahim7893
    @rabiibrahim7893 5 หลายเดือนก่อน

    Af oromo ma usheegi karts please ❤

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 5 หลายเดือนก่อน

    AZTAQFIRULAAH ILAAHOW NOO DANBI DHAAF

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 หลายเดือนก่อน

    Waa run social media ayaan dhex wareegayaa

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar6900 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga youtube lee isticmaalaa adiga lee kaa daawadaa saameyn miyey igu reebi kartaa😢

    • @Arabduur
      @Arabduur 5 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, saameenta ay kugu yeelan karto waa markaad inta daawato aadan ku dhaqmin😂
      Magudbe ha noqon😂

    • @abdirahimomar6900
      @abdirahimomar6900 5 หลายเดือนก่อน

      @@Arabduur ok

  • @NuuraYaasiin
    @NuuraYaasiin หลายเดือนก่อน

    Macalin mubarik jazaka allhu khayr ustaad sidee u baran karaa English ka writing ka sideen advice ugu nuqdaa iyo speaking ka muuqaal ka soo same maclin please

  • @Shukrimahmed2020-r9s
    @Shukrimahmed2020-r9s 28 วันที่ผ่านมา

    Ani comment akhris la qabsday😅

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu mahadsan yahay mubaarik aar waa talooyin cajiiba wayo waxaynu joognaa wakhti ciroole iyo caruur ama yar iyo weyn miidhiyaha ladhex dabaalanayo waa balwad liidata wakhtiga aad ucuna daawashada mobileku ilaahey sharka miidhiyaha haynaga bad baadiyo

  • @ayansicid4626
    @ayansicid4626 4 หลายเดือนก่อน

    Anigu musasalkan iska jari lahay ilaahay ah iga masxee

  • @Arabduur
    @Arabduur 5 หลายเดือนก่อน +1

    Greate,
    Aniga youtupe iyo google ayaan social media ha ka daawadaa😂

  • @DeeqFaarax-m2o
    @DeeqFaarax-m2o 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad

  • @muxiyadiinismaciil7684
    @muxiyadiinismaciil7684 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allah ustaad

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 4 หลายเดือนก่อน

    Xadiid maxaa waye

  • @hassantry245
    @hassantry245 5 หลายเดือนก่อน +1

    Facebook app wn Iska tiray

  • @Sana-zr7sz
    @Sana-zr7sz 5 หลายเดือนก่อน +5

    Nolosha fashilkiin uwayna baan maraya iyo walwalkii uwayna iiso duceeya❤ducada 40 qof waa la aqabala

    • @xasancalimaxamad3329
      @xasancalimaxamad3329 5 หลายเดือนก่อน

      Alle farxad aan soo daahin ha kuugu beddelo walaal.

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah mubaarak guul nasriga Masha Allah

  • @AxmedSaalax-o4e
    @AxmedSaalax-o4e 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad ugu mahadsantahay barnanijta isdaba jooga ah waxtarknaleh

  • @ayuup______kilwe4268
    @ayuup______kilwe4268 5 หลายเดือนก่อน

    Alxmd ani social media waxan ka isticmala whats app iyo youtube io snap chat
    Waxana aad ugu badnahy whats app isna asxabta unban kala hadla
    TH-cam na waxyabo waxan barto ah aya mar walba igaso hor baxa oon dawada io taloyin nolosha ah okle sida videogan okale

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay ustaad alle hakaa abaal mariyo anagana hana so hadeeyo

  • @cabdcali6
    @cabdcali6 5 หลายเดือนก่อน

    KAFAIDAISIY WACAN MACALIN TANKIY YUO

  • @MAHADALIAWALEH-ss3zn
    @MAHADALIAWALEH-ss3zn 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah mahadanid macaalin

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 4 หลายเดือนก่อน

    ما شا الله

  • @mohamedmuhudin5512
    @mohamedmuhudin5512 4 หลายเดือนก่อน

    Coming soon 100k ustaad

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน

    Salaan Sare Macalin

  • @saarahasuusabdi4324
    @saarahasuusabdi4324 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu kheyran ❤

  • @adamibrahimabdi6885
    @adamibrahimabdi6885 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walky

  • @XAMSEShiikh-o1q
    @XAMSEShiikh-o1q 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad baad umahadsantahay

  • @shaqosahal9442
    @shaqosahal9442 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin

  • @EngBabaa
    @EngBabaa 5 หลายเดือนก่อน

    Xasiid maxaa waaye

  • @Gureeymahdi44
    @Gureeymahdi44 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha haku xfido

  • @khaliilali1961
    @khaliilali1961 5 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allah libaax noolow

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 4 หลายเดือนก่อน

    Mcalin thank you ❤

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 4 หลายเดือนก่อน

    Aztaqfirulaah

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 5 หลายเดือนก่อน

    Aztaqfirulaah

  • @nazraadem-wu3js
    @nazraadem-wu3js 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @amalyar2612
    @amalyar2612 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad❤

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 5 หลายเดือนก่อน

    Jisaakallahu kheyr

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 5 หลายเดือนก่อน

    Jazaa ka allaah macalin

  • @taarofihri-qo2wn
    @taarofihri-qo2wn 5 หลายเดือนก่อน

    Jazaa ka allaah macalin

  • @ZaynuDiin
    @ZaynuDiin 5 หลายเดือนก่อน

    Excellent libaax

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 5 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad

  • @makarana4344
    @makarana4344 4 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @xornimo9882
    @xornimo9882 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah

  • @hassantry245
    @hassantry245 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks,Prof.

  • @drmucaad2989
    @drmucaad2989 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @warsameisaak2419
    @warsameisaak2419 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @marshalparis
    @marshalparis 4 หลายเดือนก่อน

    ninkan wan ku qosla wuxu so dhageysta youtuberka ajanibta oo waxay sheegan bu run moodaya oo markaso halkan la imaada uu ka sheegaa lakin wa jaahil ma ogo wuxu sheegaayo 90% wa qurafaad marka dadka ninkan jaahilka ah wax ka rumaysta baa halagsamay

    • @abdullahialidahir444
      @abdullahialidahir444 หลายเดือนก่อน

      Maxa ku cadyne in uu jahil yahay adna caalim tahay