Mahadsanid Abdillahi, Su'aal Please. Qofka speaking kaaga qaaday Ethiopia fool ka fool baad u wadafadhiisateen mise kulan online ah, ma Ethiopian ayuu ahaa hadii aad fool ka fool u wadafadhiisateen?
Ustaad,shukran marka hore,wxn ku weydiyay lacgta nomad sheegin inta ay tahay mida kale passport-ka ma ka somaliland ma ku gali kara mise lama aqoonsana waa in aad haystid mid somali ama mid Ethiopia. In aad iga jawabtid ayaan rajeenya 🙏❤
Mashallah walaal Cabdillaahi. A candle loses nothing by lighting another candle. Thanks
Informative video, thanks walaal.
aad u mahadsantahay wllow si fcn baan u dhagaystay waanan ka faaiday xog badan jazaakallahu khayr
Ustaad Cabdilaahi Eebe miisanka xasanaadka hakuugu daro👏
Well informative! Thanks brother for sharing this information.
Waa mahadsantahay ustaad Abdillahi Mohamed Abdi
Ahlen wazahlen my little brother a.laahi mohamed abdi hassan
Ilaahay haka jaza'i siiyo information kaas aadka u mihiimkaa eed nala wadaagtay
Information fcn ayaad nala wadaagtey thx
Shukran ustaad, wax badan baan ka faa'iday, hage toos ah buu ii noqday ustaad.
Jasakkalahu khayr walaal alle ha ka abaaliyo intaa aad noo faa'idaysay aqoontaad nagu dhaantay
Thanks walaal si aad nooga sharaxdey Alle haka abaal mariyo
Imtixaankaan iyo shahaadadiisuba waa muhiim lkn diyaar gariwgiisa waxaa ka horeeya in aad baska ka dhisantahay❤❤❤
Thanks wax badan ba I faidaysay illhay ha I fududeyo adna khayr ha ku siyo
Mahadsanid 😊
Mahadsanid wll wax badan bad noo iftiimisay
Aaad umahadsantahy wll .wax badan waan kaa faaiidy. Aamiin alle ha inoo fudeeydiyo
Mahadsanid in badan walaal.
Maasha Allah, mahadsanid wll
Thnks teacher, I'm very intresting this topic.
Mahadsanid wllo jazakallah
Legend kii. Mahadsanid
Mahadsanid eng Abdilahi
mahadsanid bro
Mahadsanid
Mahadsanid walaal.
Thank you🇸🇴
Thanks sxb
Mahadsanud sxb
Mahadsantahay meel aan ka bilaavaan garan la'aa❤
Wd mahdsan tahay wll. Runtii xog aad u fiican baad naga siisay ielts
Mahadsind wll
Mahdsanid wll
Thanks alot pro
Aad bad umahadsan tahay wll Allah yaxfidik.
Shaqo wacan 🎉👏👏
Mahadsanid wllo
Saaxiib linkga material books si fiican noola wadaag codkaga qaybtaas sifican looma maqlee.
Well-done wlo xageee kala soo xidhiidh karaa?
Mahadsanis wll
Saa nooku faidesay sxb ilhy adna muraadkda hakugu sahlo waligy muqaal saa ufaahfaahsan xogtaasna xanbaarsan maynu helin baahida ardayda somaliyed Waka jwabty jskalah khyr
Mahadsanid Abdillahi, Su'aal Please. Qofka speaking kaaga qaaday Ethiopia fool ka fool baad u wadafadhiisateen mise kulan online ah, ma Ethiopian ayuu ahaa hadii aad fool ka fool u wadafadhiisateen?
Xog dhamaystiran ayaad naga siisay imtixaanka walaal aad baad u mahadsantay.
Alle hakaa Abaalmariyo.
Xog fiican ban ka faaidnay thnks especially in jigjiga lagu gali karo
Seddexdii imtixaan e aad gashay min immisa ayaad keentay overall
Bro wd ku mahd san tahy rich information
Mshlaaaa
wll aad bu ii anfacay mahadsanid
Ustaadow hadda anigu waan diyaarshaa waxna waan kaa kororsaday cml
nin wax badan nagu kordhiyay baad tahay
Yaa diyar karo horta ielts intermediate madiyarin karaa
Masha allaah wlal numberka noosoo qor aan kaa faa,iidaysanee course noo biloow
Sxb xageen kaala soo xiriiraa mardhaw ayaan samaynaya examkaase
Wllo Facebook Abdillaahi Shiine igala soo xidhiidh
Instagram maleedahay sxb
Xgeen kaala soo xidhiidhaa wlloh
shahada hada heshid waqti ee kadhaceyso majirta
Hargeisa Coach or trainer ieltska ma leyhiin !???
Ustaad,shukran marka hore,wxn ku weydiyay lacgta nomad sheegin inta ay tahay mida kale passport-ka ma ka somaliland ma ku gali kara mise lama aqoonsana waa in aad haystid mid somali ama mid Ethiopia. In aad iga jawabtid ayaan rajeenya 🙏❤
$180 meelahaas weeye wll
@@salmacabdilaahi2186 mad gashay inadeer adigu
Asc inadero aad ayaad umahadsantahay sifiican ayaad noogu iftiimisay ardayda rabta inay diyaariso iyagoo dalkii jooga waxaan rabay inaan ogaado meelaha onlineka ee mock testiyada kaaqaadaya markaa halkee kaalasoo xiriira
Mahadsanid
Xagee lagu galyaa
Lacagta la shubayaa waa imisa?
maxaa u soo galin wayday
Saa nooku faidesay sxb ilhy adna muraadkda hakugu sahlo waligy muqaal saa ufaahfaahsan xogtaasna xanbaarsan maynu helin baahida ardayda somaliyed Waka jwabty jskalah khyr