10kan qodob haddii aad ka digtoonaato... | Gefafka dhallinta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Dhallinyaro ma dhamma, dhammaan la'antaasna aadamanimada dabadeed waxa u soo raaca gefaf door ah oo ay ku dhacaan, 10ka ugu muhimsan ayaan ka eegaynaa.

ความคิดเห็น • 129

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +63

    "Bani aadamka oondhan wuu khaldamaa lkn kii ka sonoqda ugu kheyr badan"

    • @mhaabdimha4814
      @mhaabdimha4814 3 ปีที่แล้ว +3

      Jinni maa thy nio wlhi waa iga yaabisy meel walba wa jogtaa 😁

    • @dauorad
      @dauorad 3 ปีที่แล้ว +1

      leo youtube 🤣🤣🤣🤣😂

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 ปีที่แล้ว +42

    Maadaama oo aan ahay qofkii u horeeyay
    Ee imaada halkan waxan qof walba ku salaamaya halka uu joogo iyo maamuuskiisa☝☝♥️♥️✋✋✋

  • @sacadabdishakour9518
    @sacadabdishakour9518 3 ปีที่แล้ว +29

    Adan sahan ninka xaqiiqda ka hadla one love from hargeisa❤❤

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +17

    Dhalinyara nimada waa rajo iyo xanun ama dhib
    Waxa sidaa yiri Sheikh mustafe H. Ismail💎💐

    • @zhafi1267
      @zhafi1267 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq 🙌🏾

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa run sxb hadalka waa in la iska shaandheeyaa
    ٱلَّذِينَ يَسْتَمِعُونَ ٱلْقَوْلَ فَيَتَّبِعُونَ أَحْسَنَهُۥٓ ۚ أُوْلَٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ هَدَىٰهُمُ ٱللَّهُ ۖ وَأُوْلَٰٓئِكَ هُمْ أُوْلُواْ ٱلْأَلْبَٰبِ

  • @munaali3731
    @munaali3731 3 ปีที่แล้ว +18

    Qofka ugu horeya maanta like isaar wll

  • @captainmo77
    @captainmo77 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofka waxa wanaagsan waalagaga daydaa wax badan ayaan kaaga dayday oo wanaagsan.
    mahadsanid ustaad guuleyso.

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid macalinka psychology ee aan reer burco isku nahay noloshayda oo dhan wan kula socdaa nio

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 3 ปีที่แล้ว +4

    walal aadanow waxaadba mooda inaad aniga iga hadleyso, wallhi inta aad sheekty marba jirtay aan ku suntana hayeeshe rabbi waa iga gargaaray caadooyinkaas xun xun allahamdullillah thaank u so mch walal #Aadan.👍

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 ปีที่แล้ว +5

    If you're young & if you want be rich you most read one boog the book is name (rich dad and poor dad)

  • @maymuuncismaam5341
    @maymuuncismaam5341 3 ปีที่แล้ว +2

    Middaa shanaad ee urur oo hadda kahor isoo martay laakiin aan dib isoo Mari doonin iyadoon ku haboonayn maahane inta kale wan kafiyoobahay oo malahi kumana dheco....malaha wan dhafayba wakhtigii dhalinyaradee.
    Mahadsanid walaal Aadem sharafakallah

  • @supersia7702
    @supersia7702 3 ปีที่แล้ว +5

    MANSHA ALLAH walaalkay Allah haku sharfo if iyo aakhiroba

  • @hooyohooyo697
    @hooyohooyo697 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going bro

  • @abdixakiin3047
    @abdixakiin3047 3 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +5

    Run ahaanti aadanw mwuduuc qof wlbo dhalinyr ah tabnya ka hdashy mdhnsid wllo kalin wngsn ugu hirta umda

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว +1

    Allah ha noo naxariista dhameenteena

  • @huseinupdirhmanhuzeinmatan7970
    @huseinupdirhmanhuzeinmatan7970 3 ปีที่แล้ว +4

    Adam wllo wllHi anGu talo kasto ad ii siisyo waan qatay insha allh marka malay an gadho waan ku soo xasuus doonay insha My best Teacher Adam Alla Ha ku Barbara galalo wllo QlI #sahan xogaha

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 3 ปีที่แล้ว +6

    Waad yara baxdey malaha nio
    Soolapo oo soodhawaw

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ileen Horay Ayaa loo yiri “”Wixii Adiga kugu Jirin Aqlaaq iyo Cilmi ah Walaalkaa Ayey kujiraan” Anigane Adan wax badan Ayaan ka bartey Marka waxaan dhihi Lahaa Walaal Aadan Jazakallahu Kheyr,’

  • @mohammedaliwolverine8369
    @mohammedaliwolverine8369 18 วันที่ผ่านมา

    aad io aad 10 qodob oo muhima ayaad ino shegtayy ustaad mahadsanid mar labaad

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 3 ปีที่แล้ว +1

    Sahanka xoogaha iyo wall aadan waan idin salaamay dhammaan umada soomaaliyeed ciid wanaagsan chanelkan wuxuu dhiiri galiyaa dadka siiba kuwa afka uuku hadlayo fahmaya ee ah inaga soomaaliyeed marka waa in aynu kafaa ideysannaa inta ina anfacaysa

  • @siciidabdulaahiabdi6645
    @siciidabdulaahiabdi6645 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah sxp Aden runtii qodoba loo baahnaa baad ka hadashy Alaah ku xifdiyo sxp

  • @cawilciise425
    @cawilciise425 3 ปีที่แล้ว +3

    Gafkaaga wx ka baro si aadan u shalaayin markaad gabaowdo

  • @shaybeshow7672
    @shaybeshow7672 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah Mahadsanid sxp

  • @samiiryowsamiiryo8590
    @samiiryowsamiiryo8590 3 ปีที่แล้ว

    Wali Aniga Ayay isoo maree xiliyo aad iya aad u Adag oo niyad jap fara badan igu keenay lkn wan waday anigoo Ad kay sanaya oo niyaday du hoseyso ugu damben wan kabaxay mar kaas ayan samays tay ereyo aan Ad kay sigayga ku til maa mayo oo ah (#mudanaha Ad kaysiga laqab siga iyo soo kaba shada# ) taas oo asxab taydu badan ka aan fahmin mesha aan ka kenay iyo waxa aan ula jeedo sxb Adn manta waxad ii if tiimisay wax aan ku sugnaa ood igu bararujisay tnks

  • @AhmedMohamed-zs3bz
    @AhmedMohamed-zs3bz 3 ปีที่แล้ว +3

    NIOW AADANOW WAAYAN DHALINTA BADANKEEDU WAXA AY HELAAN TALOOYIN ANFACAYA HADANA WAA DHIF IYO NAADIR INTA SIDEEDA UQAADATAA

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin labaatan jira iyo wakhtigu wey lagdamayaan 😵😵

  • @nabiilbulle6431
    @nabiilbulle6431 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Adan

  • @F06r
    @F06r 7 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahanka chanelka kaliya ee aan taageero
    Horu socod wanaagsan bro

  • @jaabir1584
    @jaabir1584 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa Kuwa waTaa ♥️❤️❤️❤️❤️

  • @ozamegurey4163
    @ozamegurey4163 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا آدم

  • @mohamedyusufali4143
    @mohamedyusufali4143 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a
    Thanks ustaad

  • @mohammedaliwolverine8369
    @mohammedaliwolverine8369 18 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid ustaad ❤

  • @hooyomacaan7544
    @hooyomacaan7544 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadam-sahan

  • @mahamedqali8691
    @mahamedqali8691 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhalinyarada somaaliyed aad aye u badan yihiin illah haka dhigo kowo dalka iyo diinta iyo nafahooda wax u qabto

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 3 ปีที่แล้ว +1

    Sigaarka inaan caboh cid aan kala tashaday ma jirtoh, balse waxa ugu adag ayaa ah inaan ku qanacsanayn cabistiiza balse aan waqtiga iyo stresska aan iskaga dhaafiyo un. Igama adka markaan doonan cabaa alle hayga madoobeeye

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle หลายเดือนก่อน

      Been dheh , umadda ha sirin .

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Shuk ran ustaad

  • @hogaamiyesaki4749
    @hogaamiyesaki4749 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @califaaiido3538
    @califaaiido3538 3 ปีที่แล้ว +1

    manshalh. aadaow beryahan xagi taariikhda beryahaN wad iska yar days. khamisti suqa kugu arkay macalin kumana zalamin

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shb

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid Aadan

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +1

    🏳...ILAAHEY HAKU SHARFO.....Mr..Aadan...💫⭐
    🌹❤ 🏳🏳🏳......Thanks Brother

  • @abdikanimohammad1690
    @abdikanimohammad1690 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zxp

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid jaalle

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +1

    Talo muhima

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @abduxalim882
    @abduxalim882 3 ปีที่แล้ว +5

    Imisa jeer baad ku soo noqotay maqaaxidan 😅😅

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 3 ปีที่แล้ว

    Muqal xog bdn wata m.a wll Aadan Sahan.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว +1

    Great food ThAnks

  • @mohamedjamaal2841
    @mohamedjamaal2841 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan Sahan alle haku Sharfo wllo qlli

  • @aduudofficial7823
    @aduudofficial7823 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Aadan saxan

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet 3 ปีที่แล้ว +1

    Macha allah muqaal anficiisa wata♥️💯

  • @dayibahmed3250
    @dayibahmed3250 3 ปีที่แล้ว +1

    KEEP GOING PRO

  • @cabdulaahicaad2900
    @cabdulaahicaad2900 3 ปีที่แล้ว +1

    Hal qodob oo muhiima ayaa wax ka fahmay oo ah qododbka 9 laad mahadsanid wll

  • @abdialpha
    @abdialpha 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 ปีที่แล้ว

    Nin yar oo garaadka wayn mashaa allaah jzk khayran

  • @shukriduale735
    @shukriduale735 3 ปีที่แล้ว +1

    Go go forward💛👍

  • @abdiqaniomar985
    @abdiqaniomar985 3 ปีที่แล้ว

    M.a aadan

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan sahan khibrad socota adbanu jutageernaa

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Kèep going

  • @mohamedhusien2689
    @mohamedhusien2689 3 ปีที่แล้ว +1

    Ok , Aadan sahan nio zhp , kolay magaalo ahaana wynu wada joognaaye , xagee ama buugee ayaad u malynaysaa in aan wx ka faaidaayaa , hadsy noqoto mustaqal ahaan IWM . Xageese ka helayaa ?

  • @bile-25
    @bile-25 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @SadiiqCabdirashiid-cf4jq
    @SadiiqCabdirashiid-cf4jq 5 หลายเดือนก่อน

    Bun iyo waxkubixiya balayo buman kuibsada ankuciyaro cag naqasle shbag kadhxsar balayidhi gushawadgadhiyr😢😢😢

  • @shiekhjamacsiciid1095
    @shiekhjamacsiciid1095 3 ปีที่แล้ว +1

    Indheer garad

  • @khayrqabe3108
    @khayrqabe3108 3 ปีที่แล้ว

    Wllky aadan allaha ku karaameeyo

  • @odayquule8642
    @odayquule8642 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan sxp qodobka 10aad baan kusoo xasuustay Ee waxaa jiro Dhalinyaro faro Pdan oo Somaliyeed oo ku dhipan caadoyin xun xun sida (siigada) marka sxp videogaan kan ku xigo bal ka dhig oo ka waani Dhalinyaro Pdan oo god madow galay,intaasi waa iga odaynimo maadamo Aan ahy nin weyn oo 35 jir ah..!!

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ahmedabdi6056
    @ahmedabdi6056 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallkyow

  • @mamedapdi6157
    @mamedapdi6157 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahd zan thy wll🙏

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว

    1 quusta iyo niyad jabka
    2 joojinta aqriska
    3 aasaasida wax khibrad la aan
    4 kala shaandheyn la aan
    5 deg deg qof ka dhalinta
    6 caadifada iska xanaaqa iyo shaqeysi la aan
    7 raaligelinta dadka kale iyo amey kula yaaban
    8 cid kale eedaynta mar walba wuxuu asaga ku fishilma
    9 iska dhax joogsiga gafka iyo denbi ku waarida gafka towbad laan

    • @ZiyeshJiin
      @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว

      Qaladaadka dhalinta iyo gafafkooda
      10 ku bixinta lacagta meel walba
      11 u qaadasha wxii ladhaha ayaga in lagu wada

  • @abdirisaqyuusuf4753
    @abdirisaqyuusuf4753 3 ปีที่แล้ว

    M. Wllo alah haku xafido

  • @zalwabintuabdalah4630
    @zalwabintuabdalah4630 3 ปีที่แล้ว

    Inbadan ban Soo boqdaa chanalkan bal in video cusub lasoo dhigo aaad bad umahadsanthy ustaaad Adam waad noo faaidaysaa mar walibaa

  • @jiijodaud5550
    @jiijodaud5550 3 ปีที่แล้ว

    Jazkumallah khayre pro 🥰🙏

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +1

    Khilaafka sucuudiga iyo imardkaka dhex bilawdy mxa laga faidya
    Muuqal an so diyriyy so galiyy hda xisynyso so dawn krtan asxaapta

  • @sadaamcsalaan4664
    @sadaamcsalaan4664 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku sharfo sxb lkn hal su.aal kalmada diiqad waa luqadee

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan thy wllo 💯

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wacan

  • @cabdiahmed3333
    @cabdiahmed3333 3 ปีที่แล้ว +2

    Sahanka xogaha xaqiq

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว +1

    Haddii aad jeceshahay barashada English ka nagu soo biir
    So dhowow walal

  • @yg2481
    @yg2481 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazon ma soo galisay buugaagtii ama se goormad soo galinaysaa shoodhe

  • @fadxijamac2945
    @fadxijamac2945 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll keep going

  • @maxamed7karan165
    @maxamed7karan165 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan sahan bro nolow

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว

    Gaf kasta oo aad samayso wax ka baro💯

  • @burcoboysofficial7595
    @burcoboysofficial7595 3 ปีที่แล้ว +1

    Oky

  • @cabdimajiidrashiid5768
    @cabdimajiidrashiid5768 3 ปีที่แล้ว

    Well done bro

  • @azuzhaji5929
    @azuzhaji5929 3 ปีที่แล้ว

    Macalin Adan khadar caliyooòòoooow 💋💋💞

  • @updykareemallimohamed7793
    @updykareemallimohamed7793 3 ปีที่แล้ว

    Love you pro ❤

  • @hooyomacaan7544
    @hooyomacaan7544 3 ปีที่แล้ว

    SULTAN DAHIR BAIBARS
    aadam-sahan_
    sahanka-xogaha_
    Ka timi khadar xasan berbera,soomaalilaan dhulka-soomaaliyeed

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +2

    M a

  • @dopeskills2778
    @dopeskills2778 3 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid wll Adam

  • @dikranddua8212
    @dikranddua8212 3 ปีที่แล้ว

    Absuletly

  • @smf2957
    @smf2957 3 ปีที่แล้ว

    Sxp waxaan ka mid ahay Asxapta kugu xiran Waxan ka codsanayaa in aad mowduucyada aad ka hadashayo aad usameyso qoraal muqalka dhexdiisa ah aadna soo qulaasayso si fahanku u fududaado, Waayo midna kama xasuusto qodobadii aad ka hadashy marku vedioga dhamaday

  • @arahimkaraama4297
    @arahimkaraama4297 3 ปีที่แล้ว

    waa muqaal i anfacay

  • @Xogogaal-s4k
    @Xogogaal-s4k 3 ปีที่แล้ว

    Kula aragti ayan nahey adan walaal

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 ปีที่แล้ว +1

    Kafaafkaa waan iska ilaaliya inaan ku dhaco 😏

  • @cabdisamadwarsame7966
    @cabdisamadwarsame7966 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanidi wall

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 2 ปีที่แล้ว

    𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖

  • @calicumar9687
    @calicumar9687 ปีที่แล้ว

    1aad waa inaad tahay qof diin leh