5ta luuqadood ee Jacaylka | buugga aad u aayi doonto.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2021
  • Asc
    Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
    1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
    2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
    4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
    5- Loollan (Aadan-Sahan)
    6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
    7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
    8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
    10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
    11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
    12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
    13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
    14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
    15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
    16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
    17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
    18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
    Dhammaantood ka dalbo Website kan:
    www.iqrabooks.net/
    Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh Lanbarkan:
    +90 (551) 993 46 35

ความคิดเห็น • 170

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 2 ปีที่แล้ว +29

    Shanta luqadood ee jacaylku iyagoo qodoba ah
    1. Isticmaalka Ereyada amaanta ah iyo dhiirigalinta marka uu sameeyo jacaylkaagu wax fiican
    2. Waa in wakhti la wada qaato
    3.Waa in wax laysku hadyeeyo
    4. Waa in wax lays taro oo jacaylkaaga aad u noqoto wax tar
    5. Xidhiidhka jidhka iyo istaab taabashada

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +37

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @farhiya1433
    @farhiya1433 2 ปีที่แล้ว +23

    Qof sii fog ku fahnsan inad hesho wax fudud ma ahn alle calafka ha no hagajiyo🤲

  • @mohamedmursalsaciid9972
    @mohamedmursalsaciid9972 2 ปีที่แล้ว +22

    Adan waxan kugu amanay wax tahy qofka kaliyah an fahmayo ilahy haku karamyo qapbigyga korisay inta in upahnaa ❤

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +18

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 ปีที่แล้ว +4

    Wixii ehel caashaq ahoow like saar bal caawa hallays bartee lOl

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 ปีที่แล้ว +3

    Shanta luqadood ee jacaylka:
    1. Isticmaalidda erayada ammaanta ah iyo dhiirrigelinta wanaagsan.
    2. Wadaqaadasha waqtiga.
    3. Hadiyaha.
    4. Wax-is-tarka.
    5. Xidhiidhka jidhka iyo galmada.

  • @hafsajama4884
    @hafsajama4884 2 ปีที่แล้ว +20

    Msha Allah buug runti aad u qiimo bdan weeye wn dhameeyay 279 page weeye 👍😇 so amazing this book you must read it

    • @noradensmeal.
      @noradensmeal. 2 ปีที่แล้ว +1

      Hada marka jacelkaagu miyuu adagyahy😂hadad dhameysey buugas misw kolba wiil bad go.haydh tiraa

    • @abdirashidahmet4725
      @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว

      Thanks wll

    • @abdirashidahmet4725
      @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว

      Sidaan ku heli karaa wll book gaa

    • @hafsajama4884
      @hafsajama4884 2 ปีที่แล้ว

      Pdf ban ku akhristay wll

    • @hafsajama4884
      @hafsajama4884 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirashidahmet4725 pdf Ayan ku akhriyay

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 2 ปีที่แล้ว +18

    The best video , i read this book last year this will make you romantic.
    Allah rewarded ustaad Adan sahan

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid macalin

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 3 หลายเดือนก่อน

    Amaan waad mudan tahay walaaalkey Adan Sahan Rabbi hanoo kaa xafido, waxaan kaa faa'idey ma qiyaasi karo.

  • @saxarlasabawaag7050
    @saxarlasabawaag7050 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadanoow walaal barnaamijyadaada noo soo badi.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad 😊

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraKaLah
    JazakaLaah kheir wllo

  • @hiremedia2059
    @hiremedia2059 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll adan

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 2 ปีที่แล้ว +2

    Hab Tabintaadu Waa cajiib Mansh Allah Tabarakalah

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 ปีที่แล้ว

    Many many thnx walal, 🙏

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 ปีที่แล้ว

    Thanks adan

  • @fihiimayuusuf8652
    @fihiimayuusuf8652 2 ปีที่แล้ว +3

    mashallah ustaad keep going 👏👏

  • @hanniaidrous1618
    @hanniaidrous1618 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo 🧠👂✍🤲🏻allah ha ku barkiyo

  • @abdifitahjimcaale8840
    @abdifitahjimcaale8840 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalka

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadannow waxaad ka sheekaynaysaa waxaanad wali gaadhin oo kuu dhiman
    Intaasina waa kaftan
    Walaalkay aadanow waad ka amaanan tahayba alle haku sharfo💟💘

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks teacher

  • @xasangaas5708
    @xasangaas5708 2 ปีที่แล้ว +4

    Lataliyaha guurka iyo is diyaar garaynta maskaxda

  • @mohametsuleiman013
    @mohametsuleiman013 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 2 ปีที่แล้ว +3

    adan you are my hero 🕯♥️

  • @yacqub2579
    @yacqub2579 2 ปีที่แล้ว +3

    Oo kalay aadan amaan iyo kalmada wanaagsan laba ayay kala yihiin
    Qofka kalmad wanagsan mar kasta dhe
    Amaantana xad u yeel oo haka badbadin
    Wax kastaba limit ayay lee yihiin

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xilligii aan aadan ugu taxnaa sidii musalsal muuqaaladiisana isku dawayn jiray waxaan ka soo noqday may 2024 mahad balaadhan sxb

  • @fartuunomar1071
    @fartuunomar1071 2 ปีที่แล้ว

    Mybe You Are My Mind Walaal Adan

  • @laylacalimaxamuud-xr3cv
    @laylacalimaxamuud-xr3cv 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inankani waa Mucjiso hooyada dhawahy nasiib bay leedahy tuu guursadaana ka daran 💋 jah

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    Thank you my role model Adam❤🙏💯✅

  • @maxamedcraxmaan8235
    @maxamedcraxmaan8235 2 ปีที่แล้ว

    Masha aalh Aadan zhp

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah qof ilahay xigmad siyayba tahy walal ilhy haku barakeyo aqligda

  • @rajabofficial9869
    @rajabofficial9869 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin karti leh aallah haku dhawro

  • @camaaryarecamaaryare5250
    @camaaryarecamaaryare5250 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan ka helay thanks

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @hooyohooyo697
    @hooyohooyo697 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallaha keep going zhp

  • @azmamohameth844
    @azmamohameth844 11 หลายเดือนก่อน

    Mncha allah uztaad keep Going

  • @Ilyaasjeell
    @Ilyaasjeell 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll sida wx utabiso wn ka hele
    Ee intee ka heli karaa buugagta aad turjumto Mhsanid iso jwpna🥰🥰

  • @istaahilali5652
    @istaahilali5652 7 หลายเดือนก่อน

    Shugran waan kaga mahadcelinayaa waqtiga noo hurtay ajar Allah kasiiyo ❤

  • @YAXYE_JAMA
    @YAXYE_JAMA ปีที่แล้ว

    M.n sha allh aadan runtii wxd tahy TH-cam wx tar aad fara badan u leh

  • @jamacy114
    @jamacy114 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @nasraahmed9102
    @nasraahmed9102 2 ปีที่แล้ว

    Wll adan soo turjum insha allh
    Rabbi haka rali noqde

  • @hayaandheere2456
    @hayaandheere2456 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo zxp

  • @hamarawilyrics5485
    @hamarawilyrics5485 2 ปีที่แล้ว +1

    Moving forward

  • @hassansalad7433
    @hassansalad7433 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah and baarakallah aadan adeer waad mudantahay aamaan duco iyo bogaadin intaba adeerta aankuleeyahayna waa da,da sck

  • @zakariejama1138
    @zakariejama1138 2 ปีที่แล้ว +2

    Ka Soo Daawo TH-cam ka Osloop ama أسلوب
    Video gaas ayuu Aadan inoo Soo Macneeyay uun,
    Vaar xalaal ah

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow legend cabiritaanka ku haboon tahay wlle mufakir tahy nio horey usoco sxb mcne

  • @cilmidahir1765
    @cilmidahir1765 2 ปีที่แล้ว

    Tnx pro

  • @ramadanonline5817
    @ramadanonline5817 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll

  • @xafzayar5322
    @xafzayar5322 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof fiican ayaa tahay aadan😘

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 ปีที่แล้ว

    Walalkey aadan khadar alle haka raali noqdo

  • @umumucadbintuabdalah3354
    @umumucadbintuabdalah3354 2 ปีที่แล้ว

    Adanow adigu amaan waad ka dhantahay geesi garasho dheer baadthy allh ku xafide

  • @nimcoyusuf8201
    @nimcoyusuf8201 2 ปีที่แล้ว

    Wll illahy ha ku siyadiyo cilmiga iyo aqonta

  • @moussaomarali6791
    @moussaomarali6791 2 ปีที่แล้ว

    Adan waxan kugu amaanaya int ad qof wanagsan o nolashay wax kabadalay. Allaha ku xifdiyo

  • @somalicourse
    @somalicourse 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Wax Baan ka Faaiday Akhii 🔥🔒

  • @noradensmeal.
    @noradensmeal. 2 ปีที่แล้ว +3

    May may war bilaa buug ban Anuu jacelkeyga ama noloshayda ❤ku wataa kan buuga qorey i dhaamo

  • @ahmedmedahmedahmedmed3266
    @ahmedmedahmedahmedmed3266 2 ปีที่แล้ว

    Adan saxan hoore usooco sxb respect to adan from Djibouti 🇩🇯

  • @yusufjiile7943
    @yusufjiile7943 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wa barnamij dadka odhan anfacayo

  • @timiriyocaano7512
    @timiriyocaano7512 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadoo wayn wll aadam sahan waxaan jeclahay wax usheega iyo dhiirri galintaada mahadsanid wll guulayso waligaa.

  • @Isaaq_man
    @Isaaq_man 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadban karayn inta
    🚶‍♂️

  • @jiyoo4207
    @jiyoo4207 2 ปีที่แล้ว +1

    Amaan waad dhantahay teacher 👨‍🏫 horay usoco waxaan aad u jeclahay siriraha maasooniyada thinks walaahi adiga hortaa ma aqoon qolodaan dib markaan ubaaray wax badan ayaan arkay markale mahadsanid garab istaaga walaala haaga soomaaliyeed

  • @monamohmet8870
    @monamohmet8870 8 หลายเดือนก่อน

    Soo turjum wllo❤

  • @fadumosaleban7042
    @fadumosaleban7042 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll horay usoco ala haku dhawro noo sii wad wanagad no hayso wax badan ayan ka fa iidaye

  • @mahametabdi975
    @mahametabdi975 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadan sahan wil somaliyed 🤩🤩🤩

  • @SacadCabdirisaq
    @SacadCabdirisaq 23 วันที่ผ่านมา

    Aad ayad umahadsantey walalkeeyow

  • @naasiryuusuf5347
    @naasiryuusuf5347 2 ปีที่แล้ว +3

    Kaalin wngsn iyo sumcad buuxda iyo saameyn weyn ayaad taariikhda gashatey heerkan maanta aad joogto
    Manasiib baa
    Ma dadaalbaa koley dadaal wey tahay lkn markii aad dareentey inaad guul kusocoto ayaad dadaal bixisey aad kuraaxeysaneyso sababta aad ugu raaxeyseneyso dadaalkana waa inaad heshey energy kuwada sida
    Sumcad iyo caanimo
    Saameyn iyo lacag iyo waxyaabo kale oo adi kugu weyn.
    Marka su aasheydu waxay tahay ?
    Akhrisku kaalin intee le'eg ayuu hormarkaaga shaqsi ahaaneed kaqaatey aftahanimadada iyo hadalka saad ukala dhigdhigeyso run ahaantii waxyaabo uusan qofkale haysan ayaad lakaliyootey si cajiiba waliba
    Waxn aamin sanahay inaad tahay dhalinyarada ugu saameynta badan aduunka .
    Su'aasheydaas mid lagasoo jawaabo hadey mudantahay barnaamij khaas ah kasoo samee wll qli 🙏
    Magaceygu waa nasri Yusuf ismail kunool jigjiga, sheekhnur cise

  • @user-yd7vaaaaaHidd
    @user-yd7vaaaaaHidd 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin aadan macalin fican baa tahay

  • @deeqzixasan900
    @deeqzixasan900 2 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan brotherkie macalinkeyga thy wax badan waa iifaaidaysaye allaha ku karaameyo

  • @mohamedsalah5961
    @mohamedsalah5961 2 ปีที่แล้ว

    Adan allah ha ku xifdiyo wll nin amantisah la so kobi karo ma tihide👏👏👏👑

  • @abdishakuur.online
    @abdishakuur.online 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot of your sharing wLL aadan

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 2 ปีที่แล้ว

    Hhh legend cilmi nooga tabay Pro bukaas inoosoo turjum insha allah

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 2 ปีที่แล้ว

    Hore u do

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    Really book

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad ismalurena vedio kaso sameh isaganah
    MahadsaniD,

  • @calimxareed2180
    @calimxareed2180 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad nin dagan tahay cilmigisa badan yahay m.a🙏💯

  • @aarkaxsn2144
    @aarkaxsn2144 2 ปีที่แล้ว +4

    War amantii nagala hadhene waakas dhagaxdixedka doxa yaal noqonaye yeelkede aadanow ustad mahadsanid 😞 😂😂🙋 good night

  • @Kinsi630
    @Kinsi630 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wll qli

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan5921 2 ปีที่แล้ว

    Legend always legend u so funny wlhi bro

  • @cumarcabduwalixasancali4719
    @cumarcabduwalixasancali4719 2 ปีที่แล้ว

    Mahsanid sxb sare

  • @zakibiniamofficial1519
    @zakibiniamofficial1519 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaceel marbuu iso marey balse ma calfan lakin waxan la yabanahay jaceel kale ila manta wan heli la ahay kalinimo ayan ku dhameystey ber cimrigeyga 25 years 😥

    • @ramlodhalhow6088
      @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว +1

      Zaki wll haniciin kalinimada aniga waxaan leeyahay jaceel ii dacada ah hadane kalinimada ayaan jaclahay oo marmar baa jaceelkeyga ka for,gaada sii aan kalinimo udareemo waayo marka aad jookto meel ciid la ah maskaxdada ayaad lasheekesanesaa

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 2 ปีที่แล้ว

    Sxb aadan baraamijyadaan nosoo badi waad ku mahadasanahay sxb

  • @hoodoaxmed182
    @hoodoaxmed182 2 ปีที่แล้ว

    M.sh wll Alle Haku karameey0 Sharafi korkagah cilmi badan oofa idadisa laso kobikarin Ayad haysaa Alle Haku siyadiyo Amin Gesi karti lehbad thy wad udhabar Adegty cilmiga Adiy0 walidkaba Alle haydin barakeyo Annagana kuwii kafa ideysta Allow nagayel Amin

  • @yuusufcabdi2831
    @yuusufcabdi2831 2 ปีที่แล้ว

    Nin fiicanbaa tahy lph

  • @mubarigabdisalaan5498
    @mubarigabdisalaan5498 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 2 ปีที่แล้ว

    asagoo somali malahelaa buuga

  • @newversion8702
    @newversion8702 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanta ducadi noogumaad bilabin السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @hamidchanel3093
    @hamidchanel3093 2 ปีที่แล้ว

    Bar naamij wanaAgsan baD inoo heesa Alle hakaa awaal mariyo

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 2 ปีที่แล้ว +1

    BIIGTA II YAALO AYUU KAMID YAHAY LKN SANADKA CUSUB AYAAN KU BILAABI INSHAAAALLLAAH ASAGOO CARABI AH

    • @adanalli3299
      @adanalli3299 2 ปีที่แล้ว

      Spx wa ubahantahay number lagaga Soo xiriro ii sheeg

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @user-nv2qm2hc8e
    @user-nv2qm2hc8e 2 ปีที่แล้ว

    Aadanow zxp mcne buugaan afsoomaali mayahay hakaana kahelaa
    Haduusan ahayn zxp nooga soo dhig

  • @Usaamecabdi12
    @Usaamecabdi12 2 ปีที่แล้ว

    Aadanow walaalo inoo soo turjun adooraliya

  • @buuleyare6398
    @buuleyare6398 2 ปีที่แล้ว

    Saxib kasohada walalo

  • @Macalin-do4sc
    @Macalin-do4sc ปีที่แล้ว

    Ma bugaag aad turjumtay aya jiira saxiip

  • @apiishkatar7754
    @apiishkatar7754 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxad dadka siisa waqti iyo wanag wana wax ad aqoonteda ledahay wanad wanagsanty waxa somali haysata ka hadashay

  • @mufakaribnukader2227
    @mufakaribnukader2227 2 ปีที่แล้ว

    Wll waa maxay jacayl

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 ปีที่แล้ว

    SXB jaceylku waa wax aqliga wanaagsan dareemi Karo ama Uu fahmi karo Muslim ahaana jaceylka qoyska waan kabaranay balse shaqsiyada qofka ama shaqadiisa Uu qabto ayaa baraaraha qoyska ayey bedeli Kara kasoo qaad abwaanka ama hasaayaalka waxy awoodaan in ay afka ka siiyaan wax walba oo ay ugu horeyso amaantu xog ururin la u ririyay mar hore oo dumarka Laga ururiyay oo loogu magac daray gabar yahay Kee mudan inaad guursato ayaa qeexday shaqada ragu iney lug kuleedahay farxada qoyska maahan dhinaca qarashka qarashka oo yar ayey dadku farxaan inta badana hantiilayaasha waxaa ka farxad badan faqiiriinta waa fahamka iyo qanacsanaanta

  • @arahimkaraama4297
    @arahimkaraama4297 2 ปีที่แล้ว

    Adan walal noo soo turjum buugan buugi loolan wuu wacnaye

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 8 หลายเดือนก่อน

    Ina adere xogahan ma anaa kuhadalaya mahadsanid ustaad

  • @inashiine7885
    @inashiine7885 2 ปีที่แล้ว

    Niyow Waad Cilmi Badan Tahay😎😍😆