Iska Daa 8 caado oo xun xun ? | Si aad u hor marto | Nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 572

  • @adnanyousuf7969
    @adnanyousuf7969 5 ปีที่แล้ว +330

    1= eedeynta dadka kle
    2=isbarbardhiga dadka kle
    3=kalsoni la,Aan
    4=katanaazulida mabaadi,daada
    5=in Aadan aqoonin qaabka dadka kle loola xariiro
    6=cagajiidka/wahsiga
    7=inad isku aragto inaad kaliga caqli leedahy
    8=kafiirsasha la,Aan

  • @aliabdallasharif3277
    @aliabdallasharif3277 5 ปีที่แล้ว +203

    Bro Wallahi aniga ma’aqaano si aan kuugu mahadciyo. Illaahey qeer haku siyo.

  • @abdullahileejo4514
    @abdullahileejo4514 5 ปีที่แล้ว +103

    Runti aad baan u jeclahy channel kaan .runti waxan ka bartay waxa ween. Mahadi rabi aye u sugnaatay .
    Alx mahad sanid ustd OMAR

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +35

    *❤OGAANSHO❤*
    *muqaal wax tar leh wlHi intaan noolHy kuma illooPi doonna wllo omar* 😭😭😭

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +45

    OGAANSHO Waxan ku jeclahay xaqiiqda iyo dhabta uu soo gudbiyo walale allaha ku barakeeyo mahad sanid

  • @jecelyahanpoi7261
    @jecelyahanpoi7261 5 ปีที่แล้ว +85

    Am the first😎😎😎👏
    O.inshar Akhiii mhdsnid

    • @Aj-ob3lw
      @Aj-ob3lw 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan Kanaalkeyga subscribe ii saar walal 🙏🙏

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 ปีที่แล้ว +43

    Motivitional Speaker
    ~Omar Inshaar~
    aLLh Keep you Bro❤💯🙋‍♀️

  • @user-ji4ck1cq3j
    @user-ji4ck1cq3j 5 ปีที่แล้ว +24

    aad ayaad u mahadsantahay wll nala jecel horumar aduun iyo mid aakhiraba ilaahay ha ka abaal mariyo aduun iyo aakhiraba

    • @yahyeahmed4775
      @yahyeahmed4775 2 ปีที่แล้ว

      aad ayaan uga helay Magaca kuuugu qoran 🤍

  • @mohamedmahdi9622
    @mohamedmahdi9622 5 ปีที่แล้ว +27

    Allaha naga dhigo dad akhiro iyo aduunba guulaysta 🤲🏼🙏🏽

    • @Aj-ob3lw
      @Aj-ob3lw 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan Kanaalkeyga subscribe ii saar walal 🙏🙏

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว

      Ilaawo amiin

  • @dadircabadjr8048
    @dadircabadjr8048 5 ปีที่แล้ว +40

    Msha Alah nin cod wanagsan.
    inti muslim Ah ilahey.ha. Amansado

    • @Aj-ob3lw
      @Aj-ob3lw 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan Kanaalkeyga subscribe ii saar walal 🙏🙏

    • @radiogoolfm9627
      @radiogoolfm9627 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll Allah dartiis subscribe igu saar

    • @ladanmohamedahmed8929
      @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว

      Aaaamiin yaarabi

  • @ashligalde539
    @ashligalde539 5 ปีที่แล้ว +42

    Wallahi sxp cumaraw maxaaankuu sameeyaaa sxp wallahi halyay baatahy

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 5 ปีที่แล้ว +23

    First Waa Ani Ustaad Omar inshaaar Alle Aduun Iyo aakhiraba Haku shardo

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 ปีที่แล้ว +11

    OMAR OINSHAR WAAD KU MAHADSAN TAHAY INAAD WAQTIGAGA U HURTO MUQAAL TAYO LEH OO DADKA SOMALIYEED WAX KU SOO KORDHINAYA THANKS 100%100

  • @hamzekoffcial9722
    @hamzekoffcial9722 5 ปีที่แล้ว +28

    OMER AL INZHAR KEEP GOIN🏃‍♂️

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว +1

      hamze Abdi walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I

  • @bashirmualin8204
    @bashirmualin8204 5 ปีที่แล้ว +11

    Mansha Allh omer onsher Qof isku hawlay dhiirigalinta ummadda soomaliyeed siiba dhalinta so kacayso iyo kuwa dhaxe Allow cimriga udheere isaga iyo inta diinta islaamka jecel
    Omer Bulshaawi

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 5 ปีที่แล้ว +15

    Ustaad Omar inshar Mahadsanid.
    Waa channelka kaliya inta aan fiirsanin like aan saaro yaa ila mid ah.

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 5 ปีที่แล้ว +14

    Wan salamaya Dhaman Walalhey Somaliyeed 🙏🙏❤️

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 ปีที่แล้ว +11

    جزاك اللهُ‎ الخیر
    My teacher omar inshar
    Ilaahay ha inagu anfacoo 👍👍👍👑👑🎓

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว

      Cumar Cabdi walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I saar

  • @abdirahmanmohamud523
    @abdirahmanmohamud523 5 ปีที่แล้ว +7

    Anaa u horeeya inta jecel dhiri galinta omar inshaar like i SAR!

  • @abdulkadirabdiraxmaanhasan5410
    @abdulkadirabdiraxmaanhasan5410 5 ปีที่แล้ว +8

    ILaahey caafimaad iyo cimri dheeri alaha ku siiyo 🌲👏👏🤲🤲🤲👏👏walaal cumur inshaar ustaad mhdsnd 👉👈

  • @monirayusuf30
    @monirayusuf30 5 ปีที่แล้ว +10

    جزاك الله خيرا..

  • @ruweydaabuukarmustafaxalii2219
    @ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 ปีที่แล้ว +9

    shukan yaa Akhi qali waad mahsanthy ilaahay haku xifdiyo aqiro iyo aduunka ajar ilaahay haka siiyo jazakala kheyran 😭😭

  • @aweysabdikarimomar9399
    @aweysabdikarimomar9399 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle hanagu toosiyo wadada saxan blse aad ayaad inoo dhiira galisaa mansha Allaah Alle hakaa abaal mariyo

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว +15

    Mahadsanid wllo jazakulahkheyr..runti Aad baad noodhirigalisa markasta.. keep going bro👌👍Hore u soco

  • @cabdimalikalimaxamed3326
    @cabdimalikalimaxamed3326 5 ปีที่แล้ว +11

    Wlh baraamijadaada wn jclhy iyga le raadiyaa beryhn waad soo badineysaa ee saan nooga wad sxpow caqliyadeyda ayaa wax kabadeshey

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 5 ปีที่แล้ว +2

    SHUKRAN, YAA USTAAD OMAR. VIDEO-KAAN 3 JEER KA BADAN AYAAN DAAWADAY, 8-DA CAADO EE XUN XUNA RUNTII WAAN QABAY, WAANA IGA DAAWEYSAY, JAZAKALLAH

  • @barkhadaliabdi2721
    @barkhadaliabdi2721 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Door muhiima ayaad ka
    qaatay Nolosha soomaalida
    Go For Ward

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 ปีที่แล้ว +7

    anaa u horeeya like asxbta OGAANSHO

  • @horor8743
    @horor8743 5 ปีที่แล้ว +6

    Ogaansho channel ka kaliga aan ku tiir sanahay { keep going }

  • @Rama____1
    @Rama____1 2 ปีที่แล้ว +4

    2019 markan videogan dawnayy qof horey u socda ahyy hda🥺😌Come back sameynoyaa

  • @yasiinzhiinaldo7068
    @yasiinzhiinaldo7068 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan aaday dalka turkeyga waa sii dhafay lkn Greece ayaa isoo ceshay kuwii kale se way dhafen
    Sidad niyada nagu dhigyso
    Thank you so much

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks wll😘

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalia Aya wax kasta igu filan in aan ku fashilany dawlad ama dad nimo wadaniyad leh, sida aan leenahy in an dowlada noqon wax ino ogalyn dawldha jarka ama beesha calamka, hada garo iyagu inama mamula ee inaga noloshena u xor ah. Walalyal aynu ku noolano nolosha xaqiiqda ah ❤️🇸🇴❤️

  • @abdirizakzaacid3311
    @abdirizakzaacid3311 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha 🅰 llh wllo cumar 🎷 waxaa laguugu tillmaami karaa hanuuniye dhaba 🏇 horay usoco wll mahadsanid

  • @shaaficicabdullaahi7620
    @shaaficicabdullaahi7620 5 ปีที่แล้ว +1

    Good advices. I have taken notes

  • @moviestrailers8798
    @moviestrailers8798 5 ปีที่แล้ว +30

    120 comments for the first 20 minutes.... viva ogaansho

    • @Aj-ob3lw
      @Aj-ob3lw 5 ปีที่แล้ว

      Fadlan Kanaalkeyga subscribe ii saar walal 🙏🙏

    • @moviestrailers8798
      @moviestrailers8798 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Aj-ob3lw i.a

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ❤Walaal Omar inshar 💙

  • @user-mt5qw4vk9z
    @user-mt5qw4vk9z 5 ปีที่แล้ว +1

    شكرا يا استاذ كل الإحترام والتقدير

  • @monirayusuf30
    @monirayusuf30 5 ปีที่แล้ว +4

    😊 aad bad u mahadaantahy wllo.. Waa *8* caado oo aad u muhim ah ah.. ❤

    • @bishaar2432
      @bishaar2432 5 ปีที่แล้ว +1

      5 ma ahane wa 8 walalo

    • @monirayusuf30
      @monirayusuf30 5 ปีที่แล้ว +1

      @@bishaar2432 ok.. Thanks

  • @aminmohamed5042
    @aminmohamed5042 5 ปีที่แล้ว +1

    It is wonderful advice

  • @malaakChannel
    @malaakChannel 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukran Ustaaadi❤

  • @AhmedYaasiin-ng3yj
    @AhmedYaasiin-ng3yj 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalahu khayr❤❤❤❤❤

  • @mohamettabdi3072
    @mohamettabdi3072 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla mxaa gugu faaiday Allaaha gubara geeyo walal

  • @abdixunduble77xunduble17
    @abdixunduble77xunduble17 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll omar inshaaar

  • @zaahircawaalemedia9714
    @zaahircawaalemedia9714 5 ปีที่แล้ว

    Zhukran Omer inzhaar

  • @apdallamahrez1188
    @apdallamahrez1188 5 ปีที่แล้ว +20

    Wll omer inshar adoo mahadsan waxaad noo soo galisaa barnaamij habka ugu fudud ama systemka laysku caateeyo iyo advices nagasii sida loo buurnaado ee aan iska i laalineee wll aad ayay muhiim noo gutahay MAHADSANID 💜❤❤

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 5 ปีที่แล้ว

      Leysma caateen karo wll way adag tahay hadad tahy qof buurnida udhashay hadad tahY lkn hadad Cuno iyo dhef ku buuraty waa macquul hadiisa aad u dhalaty burnida iska ilow 😂😂

  • @zubeyrcrkarate6150
    @zubeyrcrkarate6150 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wall omar

  • @shortmovies0122
    @shortmovies0122 4 ปีที่แล้ว

    jazaakallahu kheyr wll

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mhdsnd wll inshr

  • @MohamedAhmed-tj5eu
    @MohamedAhmed-tj5eu 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @m.i.m3420
    @m.i.m3420 3 ปีที่แล้ว

    فجزاك الله خيرا عنا

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cumar ishaar ❤️

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakalllah walkey Omar inshaar shukran alle haku xafido ...

  • @calishiine6270
    @calishiine6270 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb cumar marwaliba

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustd.

  • @muste123
    @muste123 4 ปีที่แล้ว

    Shukran jazaaka laah

  • @kingqurbohvlogs9779
    @kingqurbohvlogs9779 5 ปีที่แล้ว +3

    Cumar inshaar wll aan waxbadan ka faaiiday thanks wllkey ilahay haku xiifdiyo🙏🙏❤

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid OGAANSHO

  • @rabatpropertyLimited
    @rabatpropertyLimited 5 ปีที่แล้ว +6

    Omar keep going walal
    Wankutageerah

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 4 ปีที่แล้ว

    Mabruuuk 300k mahsanud ustaad

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran zhp

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 5 ปีที่แล้ว +4

    Qodobka 8aad wlhi macalinkeega baa kusoo xasuustay👏❤

  • @XariirMaxamed-xx3sw
    @XariirMaxamed-xx3sw ปีที่แล้ว +1

    walahi ogaansho ihay haa ku siiyo wax ficaan aduunka wax ka jecelahya kaliy ilhay iyo walidiitada love you❤❤❤

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 ปีที่แล้ว +6

    Mahad sanid
    Omar inshaar
    Hadafka nolosha ee qofwalba uu sugo waa guul iyo inuu riyadisa rumeyo haduu Alle yiraa
    Lkn tasi waxay ku kiran tahay dadalka qofka

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ogaansho

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar dadalkaga

  • @abshirlaaly1678
    @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid cumar inshar
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedsanbul146
    @mohamedsanbul146 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid OMER INSHAR

  • @sabriina444
    @sabriina444 5 ปีที่แล้ว

    Omar mahadsanid wll😍😍

  • @deeqmohamed3521
    @deeqmohamed3521 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaaah allaha kuxafido akhii cumar inshaar horay usoco

  • @mohamedhussein7307
    @mohamedhussein7307 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakaallahu khyr Ustaad Omer Inshr

  • @saabiraxmed365
    @saabiraxmed365 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa xaqiiq bro allaha Ku xafido wax badan ayaad inoo fa,ideysay

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @waabaricusub5073
    @waabaricusub5073 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa chanalka kali ee inta aanan fiirsanin like saaro yaa iila mid ah walaleyal

  • @ibrahimsalah3730
    @ibrahimsalah3730 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad omar inshar 🥰🥰🥰💯💯💯✌✌👌😍😍😍

  • @hanamaxamed8439
    @hanamaxamed8439 5 ปีที่แล้ว +4

    Wcs pro waxan kaga mahad celinayaa video yada aad inoo soo gud biso❤😍

  • @muxsinapdala1790
    @muxsinapdala1790 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah aad baan u jeclahay chenalka ogaansho

  • @faisocabdikharim7967
    @faisocabdikharim7967 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsh Allaah khyr shugaran 😍💞

  • @kashkasg5297
    @kashkasg5297 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah muqal faido bdn dhinacyo bdn runta la shegay mahadsanid wll horey usoco💙😇🇸🇴👌🏽

  • @aminahmed8382
    @aminahmed8382 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid Walal

  • @abdullrahmanjoseph6930
    @abdullrahmanjoseph6930 5 ปีที่แล้ว

    Msha allah kanaalkan inta an ku jeclhay waa wacya galinta
    Walal omar inshaar hore u soco🖒

  • @shaktikeke4711
    @shaktikeke4711 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wall omar

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah, mahadsanid

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my brother cumar

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama1168 5 ปีที่แล้ว

    mhdsanid sxb ogaaansho.

  • @scorehighlights1591
    @scorehighlights1591 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah pro

  • @samriyebarry2357
    @samriyebarry2357 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Brother

  • @mustafmaxamuudxuseen814
    @mustafmaxamuudxuseen814 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah wlle

  • @guushaaduunka4110
    @guushaaduunka4110 5 ปีที่แล้ว +3

    Omar sxb mar kaan muuqaala daada fiir sado run tii inayadaa ii dhisanto
    Sxb hora u suco wakulagarab taa ganahay taa geero buux da masha Allah

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omer ishaar waad noo faaiidaysay allah haku sharfo

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 ปีที่แล้ว

    JasakaLLAAHU Kheyran bro

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wll cumar inshaar

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 5 ปีที่แล้ว

    Mnshlh ogaaansho mahadsanid walal

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 5 ปีที่แล้ว +6

    Mida kowad dadkeena somaliyeed ayaa ubadan
    Wax marwaliba ku hadaaqan ama yiraahdan waxaa dalkeena bur buriyay cidaa iyo cidaa
    Dowlad hebel ayaa kadambeysay burburka dalkeena
    Taniyo waagii 1991 ilaa mantadan lajoogo 2019 wali wax leeyihiin waxaa dalkeena bur buriyay dowlad hebel iyo cidaa
    Wax xal ah oo lagu fikirayo maleh
    Kaliya qaladkii ay galeen ayay dad kale dusha kasaarayaan
    Jamhadihii dagalamayay waxay ahaayen somali waxa islaynayey waxay ahaayen soomaali maleejiyaadkii dalka kugal gashay somali bay ahaayen
    In kastoo waxas oo dhan laga dambeyay lkn waxaa fiican in ayanan eegin ee aan kafikirno mustaqbalka dalkeenan hagaajisano

  • @imanhazan3465
    @imanhazan3465 5 ปีที่แล้ว +2

    first keep going ogansho and team ogansho

  • @smartadams5153
    @smartadams5153 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad omar, wax badan waan kafaaideystey, maclin,iyo walaalba

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว

    Shukran akhii kariim in badan sugaynay mawduucan

  • @issemohamud8591
    @issemohamud8591 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa channel ka aaan wax badan ka faaido thanks

  • @suadohussein2770
    @suadohussein2770 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wl Omar markasta wa isku dayaa in aan sameeyo cadooyinkaan waana ku faraxsanahay inaa ka hadashay shaqo wacan❤👍👍👍

  • @muslimdaahir6794
    @muslimdaahir6794 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal bilyan jeer