5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มี.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 185

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว +81

    لا طعم للحياة بدون النساء 🌏🥰❤

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว +21

    Mnsha Allah Ustaad Alle Hakaa Abaal maryo Jazakallah kheyr Sida Aad noola Wadaagtid muuqaalo Ilaa Heer Dhinac walba ka Tayeesan Oo walibana Anfacnoo leh Keep going NEVER GIVE UP ♥ My Dear Teacher Ayub Axmed

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +15

    *Ustaadi* mar waliba xaqiiqdaa ka hadashaa wlhi allah ku sharfo *mahadsanid* 🥰🤞

  • @abdirizackabdulahi4119
    @abdirizackabdulahi4119 2 ปีที่แล้ว +12

    Waad mahadsanatahay wll ino soo badi wanadaada iyo dhiri galinta aad malin walpo sida quruxda badan inogo so jedisid. I.a rapi haku xafido

  • @eng.mohamedsharifibrahim3691
    @eng.mohamedsharifibrahim3691 2 ปีที่แล้ว +12

    متاع الدنيا المرة الصالحة🌍💖💯

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallahu kheryran Dr Ayoub Ahmed sois bénis

  • @abdirahimhyder5975
    @abdirahimhyder5975 ปีที่แล้ว +2

    My brother Jazakallah kheir You’re My Good teacher from ireland Dublin

  • @abdifataholow
    @abdifataholow 2 ปีที่แล้ว +10

    In Qofka si Qoto dheer ah aad oga fiirsatid shaqsiyadeeda, ogaan qadashadiisa ayaa ku horseedi kartaa in aad guri lagu nagaado aad wadaagtaan.
    In si indho la'aan ah xiriir ku biloowday aad guur oga gudubtid ayaa ah mid Kun jeer ka culus dhul gariir 10.5 Magnitude ah .
    Kafiirso Qofka aad xariirka la leedahay in uu yahay Qofkii saxda ahaaa

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Jazakalahu kheyren

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 ปีที่แล้ว +5

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +5

    Xaqiiiqada runtaaa ii dumar badan ay sameeyaan waaye runtii so thank u ustad keena Ayuubu❤🌹💯

  • @mohamedjibril2593
    @mohamedjibril2593 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshaalha Nice advice

  • @aminosaleban3534
    @aminosaleban3534 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalh allah haku barkeeyo

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka llaha wad ku mahdsn tahay muqalka ad nala wadagtay

  • @farhiaabdirahmansheikh2581
    @farhiaabdirahmansheikh2581 2 ปีที่แล้ว +7

    shugran ustaad allaah yaxfidka

  • @laaralovely2257
    @laaralovely2257 2 ปีที่แล้ว +7

    Xaliye 2 uunbaad noqotay Adana dumarow fadhiga kakaca oo shaqaysta kk

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 2 ปีที่แล้ว +4

    masha alah wky ayuub axmed shukran 100%wax xaqiiqa kahadashaa ilhy haku dayo cimriga haku dheereyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @alimohamoud2590
    @alimohamoud2590 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhi

  • @abdirahmanhereri9621
    @abdirahmanhereri9621 2 ปีที่แล้ว +14

    Nebiga ku sali wll

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa wcs wrxma wll jasakalahi qaryn ale ha ka abalmariyo wanaga iyo talada tuusan ee aad nala wadagtahy halkan ad nugu shegti❤❤🙏

  • @nimcaanmuuse3896
    @nimcaanmuuse3896 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ustaad illaahay caqliga ha kuudaayo

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah macalinka dhalinta somaliyeed jimco wngsn🕋

  • @nabadiyonolol9113
    @nabadiyonolol9113 2 ปีที่แล้ว +8

    Shan waxyaabood
    1.tayada gabadha leedahay
    Ee ma aha muuqaalka gabadha.
    2.dhanqanka,aadaabteeda gabadha.
    3.gabadha xoolaha kaliya eegta.
    4.sxbteey dalabka kudar,third party.
    Danweyn kaama laha.
    5.gabadha sxb bada qalafsan leh.

  • @abdallaaddeposs7064
    @abdallaaddeposs7064 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend keep going ✊

  • @jabshefabrication2106
    @jabshefabrication2106 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ❤

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah 🤩

  • @greantube2968
    @greantube2968 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a Teacher🥰

  • @B_R114
    @B_R114 2 ปีที่แล้ว +2

    جزا كم الله خيرا ogow dadaku kamamaarmaan iniiwaxloosheega

  • @banaadirofficial6544
    @banaadirofficial6544 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ayub Ahmed keep going

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a wll wax tahye qof kliya TH-cam ka kliya runtda ka hadlo muqlada waa kuwa nololsha dhabtda ka hadlo wax badan waa ka faa'idye mahadsnid wll keep going ino so badi mar wilbo video,s

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 ปีที่แล้ว +21

    Raga 2022
    Xabad kub iyo Bari lee ku doortaan Gabadha 😆🤣
    Ragoow dooq xumidiiiNaa😝🙆🤭🏃

    • @stromkilson5066
      @stromkilson5066 2 ปีที่แล้ว +4

      @hibo Maxamed baayo raga isku mid mahan ee ha wada jamcinin 🤦🏾‍♂️

    • @maxamedcabdiraxmaan7078
      @maxamedcabdiraxmaan7078 2 ปีที่แล้ว +2

      That’s really

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +2

      Hibo xabad fake ah bari fake ah kub fake ah ayaa 2022 soo baxday ayagana waa siranyihiin

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal ayuub

  • @cumarseyid8873
    @cumarseyid8873 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad alle haku zharfo❤

  • @ismaciil5865
    @ismaciil5865 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a walaal Allah haku xafido

  • @mofootballhighlights9787
    @mofootballhighlights9787 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks ustad

  • @habicabdiofficial2365
    @habicabdiofficial2365 2 ปีที่แล้ว +11

    Ayuupow waxbarasha kasoo hadal wall thanks

  • @mohaking7521
    @mohaking7521 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll ilaahay haa ku xafido

  • @hibaaqsiciid5961
    @hibaaqsiciid5961 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah

  • @taymiyahkhaalid7717
    @taymiyahkhaalid7717 2 ปีที่แล้ว +15

    ماشاءالله
    الله يبارك في أخلاقك ومبادئك الجميله

  • @fahadcabdi9286
    @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayuub ilaahay hakugarab istaagee ihiili wll Haddad waqti ilaqaadato waad ilmayndoontaa tan laygu dhigag ilaahay qofna Masoo mariyo😭😭😭🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @yahyeidiris2245
      @yahyeidiris2245 2 ปีที่แล้ว

      Allah qalbigaaga ha farxad galiyo wllky

    • @fahadcabdi9286
      @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว

      @@yahyeidiris2245 sxb isooducee alaha kubarakeeye

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 2 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid Baan ahay wall Malinti sacado yar mahe inta kale wan ilmaynaya ilahyna wan baryaya sujuda wan ku ilmeya quranka sido kele wajigaygu ma qalalo lkn ho Taladan wall uma behind qof bini aadam ah Kalia ilaahaY isku xir tuko xaqiiq ilahy kurbada wu ka qadaya iskada ninkan aad ledahy arintaydan ku shegaya ilaahy u sheego arintada Ola shekayso xaladada u bandhigo ku,oy hortisa xaqiiq maku hungobi dontid 🥰

    • @fahadcabdi9286
      @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว

      @@aishaabdi2397 walhi Saladaan kudhex ilmeyaa wlhi bilahi tolahi hadana humuutayday ilaahay waa qaboon jindoonaa adigana Sido kle alaha kuu qaboojiyo

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry Apowe Allh Qalbiga hakuu dhaYo Qof 100% Qalbigaaga Lama Raacsiiyo😥🥺🥺

  • @anabkaarshe8215
    @anabkaarshe8215 ปีที่แล้ว +1

    may the first Motivator 🙏 ✨

  • @abdiladiifabdifataax3249
    @abdiladiifabdifataax3249 2 ปีที่แล้ว +6

    ustaad alle ha ku barkeeyo 🌹runtii waanadaadu way itaabata hore usoco 😍

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว +2

    Màsha Allah

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalimu tnkz jimco wanakzn

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaallaha bro

  • @hachimdjama8491
    @hachimdjama8491 ปีที่แล้ว +1

    M.a walalkey ayub axmed waad mahadsantahey

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 2 ปีที่แล้ว +9

    لاحياة بدون النساء، النساء نحب حبا جمال نعاشق 💘💘💘💘💘💘

  • @abdinormatan9345
    @abdinormatan9345 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏

  • @misssiyat1019
    @misssiyat1019 2 ปีที่แล้ว +5

    Advice the female gender too. Outline the mistakes of men in relationship and traps they use!

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother 👍

  • @saamiyamuuse5179
    @saamiyamuuse5179 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother

  • @alizaki3192
    @alizaki3192 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a sxb legend baa tahy horay usoco🥰👊

  • @cashayusuf9756
    @cashayusuf9756 2 ปีที่แล้ว +2

    Another level

  • @Slh4341
    @Slh4341 3 หลายเดือนก่อน

    Best my tearch❤❤❤❤

  • @sucaadaqaasimibraahim1323
    @sucaadaqaasimibraahim1323 2 ปีที่แล้ว +4

    ASC.WW walaalaheyga sharafta leh ii soo duceeye muraad baan lee yahay

  • @hamdaismail4263
    @hamdaismail4263 2 ปีที่แล้ว +10

    Raga maanta jooga kub iyo badhibaa laga raacay🤣

  • @Slh4341
    @Slh4341 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @user-hb5gk5is5f
    @user-hb5gk5is5f 3 หลายเดือนก่อน

    masha alah ilay hakubakeyo sxb

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro 2 ปีที่แล้ว +6

    Baabuurku waa matoorka saaran ee ma ahan qoloftiisa kore👍
    waa xigmad iga gadan

  • @yooniscabdi7756
    @yooniscabdi7756 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahy sxb sirdoon
    Kufiicnayd waxa qofku
    Uurka kuhayo ayaad
    Soosaaraysa🥰🆗️

  • @anabkaarshe8215
    @anabkaarshe8215 ปีที่แล้ว +1

    golden motivator

  • @fahadcabdi9286
    @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว +9

    Ayuubow inbadan commentigayga waa aragtag imtegram wlhi malihi iyo Facebook ba marka qalbigaygana madagana oo qiso xanuunbadan oo aaan laooyo habeen walbaa ihaysta aniga ilaahay Baan maalinkasta Barbayaa marka iisoo jawaab 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏😭😭😭😭😭😭

    • @asiaharir508
      @asiaharir508 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll ale qalbiga hakuqabojiyo

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry 😰😰wll ilahay qalbiga haku qabojiyo o dhibkana haka qaado 😰

    • @fahadcabdi9286
      @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ruweydadahir2230 aamiin wlshy

  • @qadarmideey4454
    @qadarmideey4454 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a lpx waad ku mahad sanatahay waayo waad nawanisa lakiin waxa aan ku wey diiy aa waya mada dii English ka wqan sugaynay sxb mcln

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 ปีที่แล้ว +6

    Ragan maanta jooga badhida io bishmaha ayuunpay naagta ku qiimeeyan😂😂🥰

    • @sayidacool7190
      @sayidacool7190 2 ปีที่แล้ว +1

      waa runtaa wll gabdhahan iyagaa xumeeyay

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah💔💔💜💜💞💞❤❤💛💛

  • @walalnurio7756
    @walalnurio7756 2 ปีที่แล้ว +1

    Maclim Ayub Ahmed lenged

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax waaye 👌😍

  • @khadraxuseen76
    @khadraxuseen76 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allh

  • @yuusufaliomar1705
    @yuusufaliomar1705 ปีที่แล้ว +1

    Macalinka.waan ku slmaya

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs m.a wll ayub axmed

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ปีที่แล้ว +4

    Ka baro Haasaawaha ama shukaansiga you tube iyo chrome'
    Si aad wax badan uga barato dhaqanka gabdhaha iyo waxay xiiseeyeen/soo jiita/ jecel yihiin ama Neceb yihiin, daraasad Ku samee...

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +3

    Jumaca wangsn wllky

  • @cabdicasiiscabdicasiismaxa8820
    @cabdicasiiscabdicasiismaxa8820 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc Walaal suhayb.
    Kawaran hadii iyadu aay tahay qof wanaagsan Lakiin ma taqaanid saxiibadeed.

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh xaqiiq waxaad sheegtay say tahay

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah macalinka nolosha

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga raga isma fahano sababtoo ah been hadaa arka waan katagaa maba lasii soconkari

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub waad noo xaliyeysay manta ma is tir.

  • @saabircadde6311
    @saabircadde6311 2 ปีที่แล้ว +2

    iso jawb wll muhiima ku eheee

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc walalkey ayuub axmed

  • @raxmacabdilahi3925
    @raxmacabdilahi3925 2 ปีที่แล้ว +3

    Ragaw qurux aan qiima lagudarin waa qotin liil daran👍yaan lagu kadsoomin muuqaalka sare

  • @ceynashbishar1875
    @ceynashbishar1875 2 ปีที่แล้ว +1

    MnShllh 🥰

  • @hawoumar9527
    @hawoumar9527 2 ปีที่แล้ว +9

    Kkkk ASC ayuub walaalo malmahaan hablaha Ley jafooysaa laakin dabeycadahaan aad Ka hadleyso nin iyo Nagbo wee Ka soo baxi karaan.kkkkkkk walaalo xaliye hanagu naqan waan Ku duceyneynaa kkkkk

  • @ridwanzack7424
    @ridwanzack7424 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow mnta wadngu dhamatay

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxbadan ban kafa iday wll ilahay haku xiftiyo

  • @aminamohamed6456
    @aminamohamed6456 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxay mahmaah aheed ninka kabaha ku tolaaya marka hare kabihiisa fiiri

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal markasto qofkale qalbiga waxa ku jiro qof biladan ogan karo malaha

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll markad sharaxdid isku day inada dulmartid qodobada

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaya arag ?
    Blse maxaa wiil iyo gabadh ajanabi ah isu keeni kara aan Guri iyo jacayl xalaal aH ..
    Noloshu asalkay ka xumaatay

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 2 ปีที่แล้ว +2

    ✅ ✅ 👍

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad qurbuhu waxba ma haleyo wadane qofna ma badalo waa qaacida qaldan ayey dadku isticmalaan

  • @hamzebouhaden
    @hamzebouhaden 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow 😳 you know the women very well 🙂😜🙂😜

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 2 ปีที่แล้ว +7

    Midkale gabar ilmaheda nin ugu tageyso waa 100/10 walalkey wa ku dheratay gabdhaha wali si sax aheyn ma xajiyada kugu kacsan mise qalad aya ka fahantahay dumar ax

  • @ironlady886
    @ironlady886 2 ปีที่แล้ว +2

    Sifooyinka aad sheegtay Oo dhami waa dumarka xun xun sifadooda

  • @mohamedabdullahi5535
    @mohamedabdullahi5535 2 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍👍👍🏿

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilah la cabdo

  • @khadargarane9822
    @khadargarane9822 2 ปีที่แล้ว +2

    Qorolka Mesha ku qoran iyo hdlkada isma lahan wll.