Galaxy A33 5G waa mid ka mid ah telefanada cusub ee Samsung, ka ogow wax badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • A33 5G waxa uu ka mid yahay telefanada sanadkan soo baxay, waxa uu ka mid yahay telefanada tirada yar ee dunida yaalla ee leh 5G, awoodo kala duwanna waa uu leeyahay dabcan.
    Wax badan ka ogow Samsung Galaxy A33, lana wadaag asxaabtaada.
    Ka iibso Haleel-Samsung Reseller-Somalia isaga oo dammaanad leh.
    #iM252
    #Samsung

ความคิดเห็น • 89

  • @kibraaniwiilboqortooyo
    @kibraaniwiilboqortooyo 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo ku leeyahay wall qaaliya maalinkii aan channel Jaan bartay waxaa ku xurnaa 20k but today 250k so hard wallahi keep going pro wax badan kaa faa'iiday thanks.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 ปีที่แล้ว

    Thanks MI252 Channel.

  • @mohamedhassan6457
    @mohamedhassan6457 ปีที่แล้ว

    27.4.2023 soo gaty

  • @keynaynmoha309
    @keynaynmoha309 2 ปีที่แล้ว +2

    macnahaaga biyaha ma sida iphonka ookle miyaa oo bada dhaxdeeda miyaa la isaga duubi karaa wax wax iiga sheeg aan wada fahamne

  • @xasanmaxamuud3474
    @xasanmaxamuud3474 ปีที่แล้ว

    Waa fiican yahay Ee Hada Qiimahiisu Waa immisa

  • @najiibbulshawi6695
    @najiibbulshawi6695 2 ปีที่แล้ว

    A33 INSHA ALLAH COME SOON.

  • @Abukhaalid1988
    @Abukhaalid1988 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @isxaaqyaretv7281
    @isxaaqyaretv7281 2 ปีที่แล้ว

    Waa kalay waana soo gaday thanks

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad wx walbe oo wanaagsan baad xaq uledahy

  • @samigabas
    @samigabas 2 ปีที่แล้ว

    Mansha’Allah. 📱🎉🥳

  • @ahmednahar5072
    @ahmednahar5072 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso ustaad moha

  • @mahadcade6450
    @mahadcade6450 2 ปีที่แล้ว +1

    waad mahadsinid

  • @walalcatoowofficial5187
    @walalcatoowofficial5187 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @jx8099
    @jx8099 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maxamedcraxmaan3925
    @maxamedcraxmaan3925 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib waxa aan kaa codsanaayaa in aad muuqaal kasoo kasoo sameyso sida loo isticmaalo application ka loo isticmaalo saacadaha ee loo yaqaano ( M active )
    Marka aan saacada ku xiriiriyo iima soo muuqaneyso watch face push oo ah halka laga badalo sawirada saacada la saarto ee sidee usoo muujin karaa
    Codsi waaye wallaal waa ku baryaaa

  • @shucaybofficial
    @shucaybofficial 10 หลายเดือนก่อน

    A335g celis ah oo nadiifa cidii ubahan ila so xidhiidh wuuna cusubyahy

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @mohamedqaasim9403
    @mohamedqaasim9403 ปีที่แล้ว

    Anaa iibsaday waa mobile sare

  • @c.kamandoo
    @c.kamandoo 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxa aan kaa cod sana yaa in aad microsoft ubax vedio ka soosamayso mobilka sida uu u maamulayo please 🙏🙏

  • @abdimalikabdulahi3000
    @abdimalikabdulahi3000 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @zeinuuumohamud183
    @zeinuuumohamud183 2 ปีที่แล้ว +1

    Please A13 wax. nooga sheeg

  • @mohmmedmustafe9287
    @mohmmedmustafe9287 2 ปีที่แล้ว +5

    A52 Rm6 Gb 128 qimihiisa meeqo waaye zxp💙

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 2 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid zxp

  • @iskandeurhassan1818
    @iskandeurhassan1818 ปีที่แล้ว

    Saxib kasoo hadal redmi 12 pro

  • @farmatony7357
    @farmatony7357 2 ปีที่แล้ว +1

    Isbuucaan soo gatay best waaye siiba dabkiisa iyo game ku ciyaarida

    • @Mryuuz
      @Mryuuz ปีที่แล้ว

      Beenta Iska dhaaf bettery kiisa eber waaye

  • @nimcocali-bq1so
    @nimcocali-bq1so ปีที่แล้ว

    Wll kasoo halal a 23 plz

  • @muzthaphe__astra7769
    @muzthaphe__astra7769 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waxan ka codsanaya si xushmad leh inaad ka soo hadasho A13

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 2 ปีที่แล้ว

    Waankutaageera zxp Hore usoc zxp meel electric fur

  • @hormarkabulshada8228
    @hormarkabulshada8228 2 ปีที่แล้ว

    Wll techer mohamed wax manooga sheegi kartaa moobeelka A22samsung ?

  • @karargabyow3536
    @karargabyow3536 2 ปีที่แล้ว

    Wllka waa imisa

  • @Dhuuxadiinta
    @Dhuuxadiinta ปีที่แล้ว

    A32 kahadal wll

  • @c.risaaqmaxamed5729
    @c.risaaqmaxamed5729 2 ปีที่แล้ว

    Keep kuwin sxb

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan #IM252 waxad falanqayn noogu soo samaysaa Laptop Yada Apple ee #MAC_BOOK sida loo isticmaali qaaababkiisa Ram kiisa iyo sida uu uga duwanyay Laptob Yada kale

  • @lookthere8512
    @lookthere8512 2 ปีที่แล้ว

    Bro iPhone 13 pro max mowduuc noogu diyaari bro insha’Allah ama samsung s10 plus sida battery-ga looo kordhiyo tayadiisa waayo midka aan isticmaalo sidaa uma heynaayo

  • @mushtaqabdisamed6585
    @mushtaqabdisamed6585 2 ปีที่แล้ว

    How much plz in Kenya

  • @ibraahimim5470
    @ibraahimim5470 2 ปีที่แล้ว +1

    Apple watch ⌚ Ka soo hadal gaar ahaa series 7

  • @mukhocige7156
    @mukhocige7156 2 ปีที่แล้ว +1

    qiimaha wll

  • @zaygacade6033
    @zaygacade6033 2 ปีที่แล้ว +1

    First views

  • @ckariinxasanmaxamed5335
    @ckariinxasanmaxamed5335 ปีที่แล้ว

    Sxb moobilka f22 ka soo hadal inaan wax ka ogaado ayaan rabaa

  • @single6547
    @single6547 2 ปีที่แล้ว

    Walaal casharada soo badi yaaqey

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 2 ปีที่แล้ว

    Pls pls pls A03s kaso hdal wa ku tugaa wa marki labaad

  • @keekolpnever1269
    @keekolpnever1269 2 ปีที่แล้ว

    Macalin ila 2017 kii kudawan jiry tagero buxda macalin 2bada mobil mid igu cawi

  • @MrActionGamer
    @MrActionGamer 2 ปีที่แล้ว

    Sxb ipad pro ka soo hada

  • @AqbalAjib
    @AqbalAjib 2 ปีที่แล้ว

    yaah maxaa dhahdey macalin

  • @cabdilaahimaxamed1258
    @cabdilaahimaxamed1258 2 ปีที่แล้ว

    ASC WLL MAXAMED WLL MA NOOGA HADLI KARTAA ASAMSUNG 22 MAADAAMA QOFKA UGU HOREEYAY AAN NOQDAY WAA CODSI WLLKEEY

  • @Zeyman964
    @Zeyman964 2 ปีที่แล้ว +1

    M32 Ka Soo hadal ustaad Mahadsanid

    • @Zeyman964
      @Zeyman964 2 ปีที่แล้ว

      Waa Mobail Dadban rabaan in ay ogaadan M32 Samsung galaxy

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 ปีที่แล้ว

    Asc Sxb Mahadsanid Waaban Iibsaday Saaka

  • @lookthere8512
    @lookthere8512 2 ปีที่แล้ว

    Samsung s10 plus dual sim-card ma leeyhy kaliya mid arkaa keyga midka kale sida loo geliyo position-ka sim-card isku deyey inaan geliyo lkin magalaayo oo xoogaha sim-card ka wey weyna isku egyihiin midka caadiga isticmaalo micro sim-card qaabkee ku xalin karaa hadey macquul thy na iPhone 13 pro max sida labo sim-card loogu adeegsado oo Add Cellular plan uu leeyhy lkin qaabka aan u register gareyn lahaa ayaan fahmeyn hadey macquul thy mowduuc inooga soo diyaari mahad sanid waxaan sugaa A72 hadda waxaan isticmaala Iphone 13 pro max iyo Samsung s10 plus iyo Samsung A71 8gb ram 256GB storage waxaan sugaa A72 ama A73 mowduuca sidaad uwaddo na wanka heley oo hoos kasoo bilowdey kor usii socotaa waxaad la tartami kartaa kuwa intaas millions subscribers haysta oo telephone-nada ka hdla runtii si wngsn noogu sharaxdaa telka keep going bro

  • @KingGaming-gr5qo
    @KingGaming-gr5qo 2 ปีที่แล้ว

    Saxib ipad 9th kaso hadal

  • @nidamudinpro6430
    @nidamudinpro6430 2 ปีที่แล้ว

    Wll techno war bixin nagasii

  • @AsmoAli-yc1sr
    @AsmoAli-yc1sr ปีที่แล้ว

    Lacagtiis meeqo waaye

  • @poetyaskaofficial3687
    @poetyaskaofficial3687 2 ปีที่แล้ว

    Walaal marka hore waan ku salaamay illahay haku xafido WALLAAHI mudo dheer ayaan kuugu xiranahay waxaan kaa bartay xitaa jaamacada inaan ku baran doono uma malaynaayo aad baadna u mahadsan tahay waxaan kow ka ahay taagyerayaasha aad u faaideysid sida taxanaha ahna kuugu xiran ayaan ahay runtii markaad muuqaal soo galiso sugida muuqaalka xiga aad ayay iigu adkaataa,
    Waxaan rabaa walaal oo iga codsi ah inaad hal mar kasoo hadasho update/ka cusub ee
    Samsung Android 13 Update: One UI 5.0, release date, wax ku saabsan xiliguu soo bixi doono iyo aduu waad garanaysaaye mahadsanid wll waxaan rajaynaa inaad aqrin doontid fariintaydaan sidaan u dheer oo caajiska badan iigana soo jawaabi doonti
    Waxaan ahay qof kuugu xiran ilaa bilowgii iam252♥️

  • @aslam1367
    @aslam1367 2 ปีที่แล้ว

    Iphone 12 pro max ka so hadal lph

  • @imkeymuusic5665
    @imkeymuusic5665 2 ปีที่แล้ว

    Saxib a30s samsung Galaxy kaso hadal

  • @mohaninakhadar5217
    @mohaninakhadar5217 2 ปีที่แล้ว

    Mclin A 32 plse

  • @zakariyemoxamed796
    @zakariyemoxamed796 ปีที่แล้ว

    M33 KSO HDL BRO

  • @haa24tv46
    @haa24tv46 2 ปีที่แล้ว

    Xariga lagu dhegaysto ma lahan miyaa

  • @mukhtaarahmed2911
    @mukhtaarahmed2911 2 ปีที่แล้ว

    Glaxy A13 kasoohadal

  • @sadamturkiofficio1736
    @sadamturkiofficio1736 2 ปีที่แล้ว

    Wax yabo badan ayan Kaa Fa idnay wllky

  • @jokarpes4317
    @jokarpes4317 2 ปีที่แล้ว

    Pro samsung A52 please

  • @saiddalmar
    @saiddalmar ปีที่แล้ว

    Waan iibsaday mobile kan waa se mobile aan charger lahayn iyo headphone check wire

    • @xuseendayniile2799
      @xuseendayniile2799 10 หลายเดือนก่อน

      Niyahow dabkiisa Kuma qancin Ani mise dab Ayaa iiga furan ma'ogi wlh lkn A14 Ayaa ka dab hees fcn maila aragte mise waa kaligee

  • @cfitaaxyare71
    @cfitaaxyare71 2 ปีที่แล้ว

    M32 Kasoo hadal

  • @deeqowaxmed3662
    @deeqowaxmed3662 2 ปีที่แล้ว

    Samsung F23 ka soo hadal

  • @Ziidanipio12
    @Ziidanipio12 2 ปีที่แล้ว

    ZxP GiFti ahana Ma aigu siisid.A 33 6RM 😔😔........

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 2 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid waxaan doonayo inaad kasoo hadasho ciladaha update ka ay keenan wll cilad baa iiga timaid dhanka update ma ii xalin kartaa moobilkan noocisa baan wataa A32s sidee u xaliya

  • @xawamaxamed8267
    @xawamaxamed8267 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ugu horeeya like dhac igu siiya😝😝🤣

  • @ismailkunciil10
    @ismailkunciil10 2 ปีที่แล้ว

    Taleefan walbo qiimihiisa kasoo hadal kan u qiisan si aan u gato 😎

  • @mohaninakhadar5217
    @mohaninakhadar5217 2 ปีที่แล้ว

    Revewi kaa sugayaa

  • @zaailboy2894
    @zaailboy2894 2 ปีที่แล้ว

    Macalin ani ma heesto A33 balse waxaa hestaa m32 kwrn miyuu yahy mobeel fiican please waa ku baryaa macalin video ikaaka soo sameey

    • @maxamuudsuufi8913
      @maxamuudsuufi8913 ปีที่แล้ว

      M32 meeqa kasoo bixisey pro adigoo mahadsan

  • @kibraaniwiilboqortooyo
    @kibraaniwiilboqortooyo 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan jeclaan lahaa maadaama uu weynaaday kanaalka in aan ku soo biiriso/darto ethical hacking tools Ka casharo kusaabsan.

  • @japieofficial6948
    @japieofficial6948 ปีที่แล้ว

    Earphones kiisii maxaa laaga iloobay Bluetooth baan ku isticmaalaa ani waa wataaa 33 5G

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 ปีที่แล้ว

      Telphonada danbe oodhan lama soo raaciyo earphone

  • @mucaadnor4051
    @mucaadnor4051 2 ปีที่แล้ว

    Haleel dadka ayee dhacaan wllhi 🤞🤣

  • @deqacabdulahi7318
    @deqacabdulahi7318 2 ปีที่แล้ว

    Sxb senkuhelikaraa

  • @canabtube4260
    @canabtube4260 2 ปีที่แล้ว

    330 markaa telfoon kabaxaayo mawaalanaha keyga anoo heestaa iidhaanto🤣🤣

  • @zeedmustafa7456
    @zeedmustafa7456 2 ปีที่แล้ว

    A32 kwrn 🙄

  • @farmatony7357
    @farmatony7357 2 ปีที่แล้ว

    Niyoow beenta iska daa 330 dollar ku lahaa walaalayaal yaa la idin dhicin aniga 265 dollar ku iibsaday oo ay ku jirto chargerka, qolofka iyo screen protector all

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 ปีที่แล้ว

    Samsung suuq geeyaheeda ayaad noqotay ee arimihii faaidada lahaa dib u soo celi

  • @AsmoAli-yc1sr
    @AsmoAli-yc1sr ปีที่แล้ว

    Lacagtiis meeqo waaye