Galaxy A32 Review 4G 🥰🔥 + Ku guuleyso hadiyad 🎁

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 165

  • @Soyaal226
    @Soyaal226 3 ปีที่แล้ว +96

    Waan obaahanahay sababta aan ogo baahanahay waxaa waye mahaysto
    Bil ramadaane weey tahay waxaan iskaga dhagaysa lahaa quraanka
    Hala la igo sharfo

  • @bulshaawi2522
    @bulshaawi2522 3 ปีที่แล้ว +38

    WAXAAN UGU BAAHANAHEY WAXAAN AHEY ARDEY DALAALA SBB AHA WAXA LAGU JIRAA RAMADAAN .. QURAANKA INAN KU DHAGEYSO JECLEYSTEY HA LA IGU SHARFO

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 3 ปีที่แล้ว +14

    Waan ubaahanahay sababta aan ugu baahanahay waxa weeye mahaysto bil ramadaan ayaa lagu jiraa quraanka ayaan ku dhagaysan lahaa kariimka love dhac iigu siiya❤❤❤❤

  • @cabdifataxidris9921
    @cabdifataxidris9921 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ugu baahanaha in aan quraan ku dha gesto wll

  • @abdiraxmanibro7524
    @abdiraxmanibro7524 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxn uga bahnay zhp kay oo xanuunsan ayaan ugeenaya so you quraanka Alle ku shafiyo isoo duceeya walaalayal 🤧🤲

  • @sultansiciid2934
    @sultansiciid2934 ปีที่แล้ว

    qofki nabiga kusaliya scw alah haka rali noqdo

  • @mohamedkaireh8954
    @mohamedkaireh8954 3 ปีที่แล้ว +3

    A32 5G

  • @clrasaaqaxmad8931
    @clrasaaqaxmad8931 ปีที่แล้ว +1

    Quraan baan kudhagay sanayaa

  • @tiktokofficial6107
    @tiktokofficial6107 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi wll aad Ayn u jeclahy wxn ku dhagysani quraanka xadiiska wloo wxn ah qof sheekh ah ee iga ducayso
    From awdal

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad ayaan ugu bahanahy maxayeelay wn jeclahay sawmaha dee😂 war liketa haygala bakhaylina sidayda okalaad jeceshihiine😂

  • @heegantechnology
    @heegantechnology 3 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu soo horeeyey

  • @sahroabdi8773
    @sahroabdi8773 2 ปีที่แล้ว

    War ilma aderayalow yaaa isheega inta suuqa xamar ka joogo waan ubahanahyye

  • @alqaboyofficial9169
    @alqaboyofficial9169 2 ปีที่แล้ว +2

    Kasoo hadal M32 5G call recording

  • @MahdiMediachannel
    @MahdiMediachannel 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah brother horumar wacan mida kale imisaa la iibiyaaa brother mobileka adigoo reali ah

  • @Akram_media
    @Akram_media ปีที่แล้ว

    Waxaan uga mobilekayga sameecadiisa ayaa shuush leh MarkA earphones 🎧 lagaliyo caadi ayuu noqonayaa please igu qaado

  • @xudeyfihasan2354
    @xudeyfihasan2354 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi somali maxamadeey earpoda la'aan aa iheysey muddo 1 years ah anigoo waayey wax aan ku gato lkn in aan jadiyadaan helo uyo in kle adiga ayaa goaamin kartid
    Please like me 👍👍

  • @zayithofficiall2889
    @zayithofficiall2889 3 ปีที่แล้ว +4

    𝚆𝚊𝚢 𝚓𝚒𝚛𝚊𝚊𝚗 𝚍𝚊𝚍𝚘𝚠 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚘𝚘 𝚜𝚒 𝚢𝚊𝚊𝚋𝚘 𝚔𝚕𝚎 𝚍𝚞𝚠𝚊𝚗 𝚞 𝚒𝚜𝚌𝚖𝚊𝚊𝚕𝚊 𝚕𝚔𝚗 𝚊𝚗𝚒𝚐𝚊 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚡𝚊𝚗 𝚔𝚞 𝚍𝚑𝚊𝚐𝚢𝚜𝚊𝚗 𝚕𝚑𝚊𝚊 𝚚𝚞𝚛𝚊𝚊𝚗𝚔𝚊 𝚔𝚊𝚛𝚒𝚒𝚖𝚔𝚊 𝚙𝚕𝚣 𝚐𝚒𝚟𝚎 𝚖𝚎 !

  • @daacadchannel6885
    @daacadchannel6885 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan u banahay airpods kaa sababta aan ugu bahanahy waxay tahay waxan wataa gaadhi markaa waa igu dhib in aan anoo gaadhi wada hadana mobilka dhegta saaro markaa waxa igu haboon airpods kaa

  • @dahaboinnagatame7882
    @dahaboinnagatame7882 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah Ramadan kariim waan ubaa hanahay inash allah will

  • @hargeysaganalwixiicusubnog2382
    @hargeysaganalwixiicusubnog2382 2 ปีที่แล้ว +2

    waxan ubahanah A32 wayo waxan ugu bogey biyuhu magalayaan

  • @maryanmahamed5436
    @maryanmahamed5436 2 ปีที่แล้ว

    Aada ayan ugu baahanyahay Alle dartiisa lovta nagusaara

  • @jamalhagajiye5587
    @jamalhagajiye5587 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore RAMADAN KAREEM DHAMAN MUSLIMINTA
    wadba ugu banahay wayo mahaysto hada o mobilkan kudhagaysan laha sida quranko kale
    loveka hayga xasiina wllo yal

  • @Rz_flims
    @Rz_flims 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo ad yn ugu bhnhy sbbtoo ah maheysto midan kuisticmaalo mopilka SAS Ayaan ugubhnhy

  • @قناةعزوز-س2ك
    @قناةعزوز-س2ك 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ugu bahanay arday ayaan ahay waxna waan ku dhigan lahaa

  • @aamiincarab1766
    @aamiincarab1766 3 ปีที่แล้ว +1

    Moobilkaygu waa A12 samsung

  • @ubaxibrahimcs9506
    @ubaxibrahimcs9506 3 ปีที่แล้ว +1

    S31s qimadhi mis kusamee ys

  • @abdifatahbulhan1971
    @abdifatahbulhan1971 3 ปีที่แล้ว +2

    Zhp SAMSUNG A52 5G kso hadal

  • @123Xayesin
    @123Xayesin 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ubaahanahay

  • @aamiincarab1766
    @aamiincarab1766 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo anigu waxaan ahay arday yar oo wax barta siiba ahaan dhinaca diinta waxa jira dadka erifoono sita hadana aan ku dhagaysan shay Alle ka raali yahay الله أكبر anigu marka waxaan ku dhagaysan lahaa wixii Alle raali galiya السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @marianabdi708
    @marianabdi708 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll qaaali ale haku barakeyo war bixin ka soo bixi a52 5g I.a

  • @mascuuudbashiir638
    @mascuuudbashiir638 3 ปีที่แล้ว +1

    Isa soo barbardhig A32 A72 A52
    Waxaad soo raacisaa wll mobiladan qiimahooda

  • @karamajr8943
    @karamajr8943 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wall waxan aan ugu bahanahay waxa ey iga saacidayaan dhanka dhageysiga si fudud.
    NB: walalayaal igu caawiya 👍Like ama ❤Love si an ugu guuleysto "Mhdsndiin".

  • @altagamen4646
    @altagamen4646 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp ka soo diryari 4G iyo 5G Waxan ahaay daaka leh telefonka 5G please

  • @yaxyeclaahi1568
    @yaxyeclaahi1568 3 ปีที่แล้ว

    Laynku dhufay liketa saara

  • @madoweboy12
    @madoweboy12 2 ปีที่แล้ว

    Waan ubaahanahay waxaan ugu baahanahay waxaa soo dhaw bil qeyraysan waxaan iskaaga dhageysan lahaa xadiis

  • @faallooyinkaislaamka
    @faallooyinkaislaamka 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ugu bahanahay inaan ku dhageysto kheyrka inaan ku dhageysto

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 2 ปีที่แล้ว

    waxaan ubaahanahy inaa. wax kudhagaysto

  • @abdirahamanmahamedabdi675
    @abdirahamanmahamedabdi675 3 ปีที่แล้ว

    Haa wllo waxn ugu bahanahy Ad iyo Ad sababto ah waxn wax ku bartaa alada Zumka sido kle mahysto

  • @Fateabde
    @Fateabde 3 ปีที่แล้ว +5

    Ineed earpods

  • @heegantechnology
    @heegantechnology 3 ปีที่แล้ว +3

    Iam first person

  • @bushroaxmed6283
    @bushroaxmed6283 ปีที่แล้ว

    Abowe A13 kasoo hadal xagga culayska io kalarka oo aan kabadali waayay

  • @ramlacali3847
    @ramlacali3847 3 ปีที่แล้ว

    Kaliyaata inaan kudhagaysto wixii wanaagsan only

  • @jabriilraage8469
    @jabriilraage8469 2 ปีที่แล้ว

    Wacdiyaashaaa Yaxham zxp

  • @King_cc31
    @King_cc31 3 ปีที่แล้ว +1

    Lacagtisa waa imisaa

  • @ahmedsoyal2523
    @ahmedsoyal2523 2 ปีที่แล้ว +1

    Saraland wng

  • @mohamedmustafabdisalah7925
    @mohamedmustafabdisalah7925 3 ปีที่แล้ว

    A32 jeebeegeesa maanoosheekti manoosheegeesi moo anaa nii wasaso

  • @qadanhoodo161
    @qadanhoodo161 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaan rabaa inaan ishegtid mobilka ugu fican waan ibsanaya

  • @siciidxaashicabdilaahi
    @siciidxaashicabdilaahi 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahdsantay sharaxadaada sidoo kale

  • @siciidcabdi1270
    @siciidcabdi1270 ปีที่แล้ว

    waan ubaah nahey sababto ah dhaka kaculusahey😭😭😭😭

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 ปีที่แล้ว

    Ka diyaari farqiga kala dhaxeyo 5g

  • @مختاراوخ
    @مختاراوخ 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa imisa qiimaha a 32 4g
    Iyo qiimaha 32 5g adoo raaliya

  • @karanaxmedadan3825
    @karanaxmedadan3825 2 ปีที่แล้ว +1

    Inanibsadan doonaya

  • @akamein6573
    @akamein6573 2 ปีที่แล้ว

    War niyow m31 keen zxp please

  • @CilaahiAADAN-kw4eo
    @CilaahiAADAN-kw4eo ปีที่แล้ว

    Kusali nabiga scw bls

  • @cabuudnimcaan7299
    @cabuudnimcaan7299 3 ปีที่แล้ว

    Waan ubahanahay sabbath oo ah ragoo dhan baa haysta

  • @mohamedamiin2889
    @mohamedamiin2889 2 ปีที่แล้ว

    Sual galexy m32
    &. Galexy A32
    Maxaa u dhaxeyo bro

  • @mohaabdul5789
    @mohaabdul5789 3 ปีที่แล้ว

    Macalin marka qiimihiisu lacag imisa ayaa lasiiyaa ⁉️

  • @omarabdalah8357
    @omarabdalah8357 3 ปีที่แล้ว

    Sobobta han ugubahanahay ayaa Ah waxn xafidaa casharo

  • @ahmedjack6748
    @ahmedjack6748 2 ปีที่แล้ว

    Ani aa u baahan isoo dir zxp

  • @daahircali1913
    @daahircali1913 2 ปีที่แล้ว

    Qiimaha a32 wa imisa

  • @aidarousabdi9751
    @aidarousabdi9751 ปีที่แล้ว

    Culayska Samsung ka lagama dhamanaayo

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 3 ปีที่แล้ว +1

    Edit kaH markaH sameynaayoH ayaaN wxaan jeclahy inaaN headphones qaatoH si aan u maqloH si viicaN waxaN edit gareynaayoH taasiH darteeD ayaN ugu bahanahy waaN helayaH haduuH ALLEH ii qorey inaaN noqdoH ka ku guuleystaH hadiiH kalenaH waaN iskaH iibsaN doonaH goortaaN heloH wxaaN ku gatoH headphones kaaD maantaH free gaH ku bixineysaaN

  • @seynabmuxumadnuur6857
    @seynabmuxumadnuur6857 2 ปีที่แล้ว

    A32 baa biyo iga dhax dhacY isla markiina wan ka bixiyay illa hadana wuu ii shaqeyn la yahay

  • @fadxiyahasan
    @fadxiyahasan ปีที่แล้ว

    Are zxp beas maanu qaadin

  • @ShuceybCali-t7w
    @ShuceybCali-t7w 6 หลายเดือนก่อน

    Zxp efootbal Malugu dheeli karaa

  • @farxaancumar2646
    @farxaancumar2646 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad review kasoo bixiisa A52 Vs A72 kadib qiima mobelada soo racii iyo mesha laga helo mid ka mid ah ayaaan uu bahanah

  • @ahmedsoyal2523
    @ahmedsoyal2523 2 ปีที่แล้ว +1

    Isbarbardhig

  • @idirisqamacofficial5607
    @idirisqamacofficial5607 2 ปีที่แล้ว

    asc
    marka hore zhp qli
    wll ka waran 13 pro max

  • @reerhuddurofficials6437
    @reerhuddurofficials6437 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ugu baaxanay waxa waaye waxaa isticmaala mobile yar oo androad ah waxaa rabi inaa helo mobile kaas

  • @siciidismaaciilnuur5297
    @siciidismaaciilnuur5297 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ugu bahan yahay inaan pubg ku ciyaaro

  • @khadiijaahmedabdulle2892
    @khadiijaahmedabdulle2892 3 ปีที่แล้ว

    Qimaha sheg

  • @siciidxaashicabdilaahi
    @siciidxaashicabdilaahi 3 ปีที่แล้ว

    Sidoo kale doonaynaa Hadii uu idinsoo gaadhay A72 lacala hadiii

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 2 ปีที่แล้ว

    Wllo meeqa

  • @bashkaliiban8582
    @bashkaliiban8582 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan uku baahanahay waxaan dheela pubg

  • @ShuceybCali-t7w
    @ShuceybCali-t7w 6 หลายเดือนก่อน

    😊😊

  • @firoomsaahasim7138
    @firoomsaahasim7138 2 ปีที่แล้ว

    A32 qiima wax intee

  • @abdifataxaxuseen3867
    @abdifataxaxuseen3867 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @abdihayirashid2767
    @abdihayirashid2767 3 ปีที่แล้ว

    Sxb wan ku salaamy sxb Waxaan Wataa iPhone 8+ 256 gb Waxaan qaaty bishiii labaad Marka Waxaaan Ubaahanhy in aaan iska badolo kayga oon qaaato iPhone 12 La isticmaaly oo cudlahyn Seen ku heli karaaa mahad sanid

    • @barbaariyahasubacleyda30
      @barbaariyahasubacleyda30 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan ugabaahanahy inaan kitaaba kushubto baley istoorka waayo xir ayaan ahay teeda kali faamil keyga lama jogo xir ayaana ahy ha la igu caawiyo hadii macquul iitahy sidaas baan ahy wallhi والله في عون العبدماكان العبدفي عون اخيه

  • @maryanomar2717
    @maryanomar2717 2 ปีที่แล้ว

    Baliis taabo like 😪

  • @haradigeedmedia1377
    @haradigeedmedia1377 3 ปีที่แล้ว

    Review kasoo bixi m02s

  • @crizaaqaxmed1203
    @crizaaqaxmed1203 2 ปีที่แล้ว

    Meeqo waaye lipx

  • @yaxyeclaahi1568
    @yaxyeclaahi1568 3 ปีที่แล้ว

    A32 water test mayah zxp pls

  • @karargabyow3536
    @karargabyow3536 2 ปีที่แล้ว

    A32 5g

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 3 ปีที่แล้ว

    4k maku dubaa

  • @apdunazzer
    @apdunazzer 3 ปีที่แล้ว

    Wali ma shaqeeya adeegii isku badalku

  • @Werdi-qn3mk
    @Werdi-qn3mk ปีที่แล้ว

    Iphone x please🙌

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan uga faaiidaysan lahaaa kor uqaaadka aqoonta

  • @abdirahiinmaxamednuur5628
    @abdirahiinmaxamednuur5628 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan uraban in aan ku dhageysto qur' an kariimka iyo axaadiista rasulkena Muhammed scw I.a

  • @xanaannour2782
    @xanaannour2782 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤👄👄👄👄👄👄💙💖💕💕💔

  • @daadirnaan8880
    @daadirnaan8880 3 ปีที่แล้ว

    A50

  • @onlinereadingquran6874
    @onlinereadingquran6874 3 ปีที่แล้ว

    Nice muradso sherkd qimo bsdan

  • @sidaxmedcumar0975
    @sidaxmedcumar0975 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mrhibaale1801
    @mrhibaale1801 3 ปีที่แล้ว

    A52 A51 A32 A11 A10 maxay kukaladuwanyihiin

  • @mohamedadanmohamud4134
    @mohamedadanmohamud4134 3 ปีที่แล้ว

    Moha Susan

  • @cabdizalaanahmed5151
    @cabdizalaanahmed5151 3 ปีที่แล้ว

    Samsung galaxy a32

  • @ShortsA252
    @ShortsA252 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ugu bahanahy in aan pubg ku ciyaaro

  • @muztaphekaraamoofficail7878
    @muztaphekaraamoofficail7878 3 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Fateabde
    @Fateabde 3 ปีที่แล้ว +1

    Please ! Give me eirpods

  • @muxiyocade907
    @muxiyocade907 3 ปีที่แล้ว

    Wn bahne bakhti lo macune
    Blahah wxi kula gudboonada same

  • @IbrahimCabdullahi-p1p
    @IbrahimCabdullahi-p1p ปีที่แล้ว

    Pea muudeeqaa