Wax ka ogow iPhone 14, Airpods Pro 2 iyo Apple Watch 8

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Shirkadda Tufaaxa (Apple) waxa ay xalay soo badhigtay telefoonkii laga wada sugayey ee iPhone 14 oo 4 nooc ah, Airpods Pro 2 iyo Apple Watch 3 nooc leh.
    Ka ogow muuqaalkan wax badan, hoosna ugu yeer qof sugayey iPhone 14.
    #iM252
    #iPhone14

ความคิดเห็น • 95

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +27

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🤲☝🕋

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +4

    Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed صلى الله عليه وسلم

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal umada somaliyeed kaalin muhiima ayaad uhaysaa, alle ha ku barakeeyee, xog aad ku soo daashay wakhti aad ku bixisay ayaan anaguna aayar daawanaa markaas bay qaarnaga midihi like yar saari waayaan, waar walaal naga raalinoqo

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 2 ปีที่แล้ว +3

    ‏اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك المجيد اللهم بارك على محمد وعلى عالي محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم ‏إنك حميد حميد

  • @ahmed_silva
    @ahmed_silva 2 ปีที่แล้ว +6

    wllkey keep going run ahntii macluumad muhiim aya ka soo bandigta
    😘😘

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +12

    Mudo 7 Months sugayey 14 iPhone waxan haysta iPhone 6s sbbto ah waxaa weeye inaan iibsado 5 years hasta 6s Waan ogahay Somali comments arka muxuu iibsan wayey iPhone kale inta oo dhan sbbto ah waxan ahaay shiqsii mustqbalkiisa iyo ka walidkii ka fikiraya madam tahriib lacag Badan ugu baxeen so maray Somalia to libiya . Waxan arka asxbta iibsada kolba iPhone so baxa lkn maxay taraysa Ajanibita ayago lacag haysta ayey hadan haystan s10 sumsum

    • @Maniacone
      @Maniacone 2 ปีที่แล้ว

      Good job

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Maniacone 👍🏾

    • @Alina-pp7kx
      @Alina-pp7kx 2 ปีที่แล้ว

      M.a❤️

    • @Xarago319
      @Xarago319 ปีที่แล้ว +1

      Fariid batahy wll allha ku xafido sometimes in lafakaro wa wax ad uwngsan allha ku xafido walidkaga iyo inti muslum ah oo walidki unolahy amiin yarabi

    • @M.OZIL4
      @M.OZIL4 ปีที่แล้ว

      @@Xarago319 Amiin walaalo

  • @RodaRasmi-q6f
    @RodaRasmi-q6f ปีที่แล้ว

    Wan haystaaa waa Mansha alaaaah❤❤❤❤❤

  • @Juujanah
    @Juujanah 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleylahey waa muuqaal isu dheeli tiran, Mahadsanid Mudane Mohamed-Nur iyo team #IM252 idil ahaantiinba.

  • @daadirdaacadchanel3826
    @daadirdaacadchanel3826 2 ปีที่แล้ว +1

    Wakusalamy maxamadow salan kadib nio waxan kuwediina hadda kahor waxaa jirtay koorso kusaabsan barashada kumputerka nio koorsadadi weli mafurantahy mise mar horaa udanbeysy

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks brother 👍 IM252🎤❤️💕❤️
    ANIGU TECNO SPARK AYAN SITAA MUDO 2 RAMADAN IYO BAR
    WALINA MAN SARIN MURAYADA DIFACA SAMESNA MAN GEN
    WA TELKI IGU MUDADA FOGA AAN ISTICMALAY❤️
    GOOD LUCK ALL FENDS

  • @hassannor105
    @hassannor105 2 ปีที่แล้ว +6

    Masul Mahadsanid aniga waxan wata 13 pro max
    Wana siwadanaya insha Allah wax weyn o kaladuwan maku arkin

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว

      Hadaad 13 Pro wadato faido malmahan inaa gadatid 14ka

    • @apdiqanimohamettali2576
      @apdiqanimohamettali2576 2 ปีที่แล้ว

      Isku mid baynu nahay awal waxan islaHa gado lakin wax badan kuma kaLa duwana

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax cusub soo may kotdhin
    Iphone 12 iyo iPhone 13 ayay kaga dhamaatay shirkadii Apple

  • @reekha337
    @reekha337 2 ปีที่แล้ว +1

    please kasoo hada ipad air 5th Generation😞

  • @fahaddahirtohow
    @fahaddahirtohow 2 ปีที่แล้ว +2

    iPhone 15 goortu soo baxo isoo qabta jaaw.

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP 2 ปีที่แล้ว +1

    Iphone 14 lacag uma haysto lkn inshalllah
    Iphone 22 ayaan qaadan doonaa within the first week.

  • @B.jaamac
    @B.jaamac 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaaad mahadasanid

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว

    Aad u mhdsnthy muqaal in badan sugaaye ✌️

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 ปีที่แล้ว +1

    Aniga hada 3days Haysta 14ka

  • @armaan2828
    @armaan2828 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @Naajihussein98
    @Naajihussein98 2 ปีที่แล้ว

    Iphone 14 pro max is my favourite phone ✌️❤️

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial 2 ปีที่แล้ว

    Wll goorma imanaya ios 16

  • @malyunahmedaraye412
    @malyunahmedaraye412 ปีที่แล้ว

    In battery uu dhaqsi eber noqonaayo 14pro max maqlay run miyaa warkaaas

  • @cmc1154
    @cmc1154 2 ปีที่แล้ว

    Ku mahadsanid hawsha aad hayso wl

  • @jeeluu_adam
    @jeeluu_adam 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad salaamaad.

  • @dejisnet6904
    @dejisnet6904 2 ปีที่แล้ว

    thanks libaax

  • @cusmaancaliisaq
    @cusmaancaliisaq 2 ปีที่แล้ว

    14pro max l.n❤️🥰🥰

  • @mohamedhassan2969
    @mohamedhassan2969 2 ปีที่แล้ว

    iphone 14 promax haduu 1100 ka bilaabanaayo iphone 13 iyo iphone 12 pricekooda hoos ma usoo dhacaan mise price ka meeshiisa ayuu joogayaa

  • @zawdahcabdiraxiim7004
    @zawdahcabdiraxiim7004 2 ปีที่แล้ว

    Galaxy A52s 5G network

  • @ustaadxayaakalaah959
    @ustaadxayaakalaah959 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @abdirahimmahamudhassan1814
    @abdirahimmahamudhassan1814 2 ปีที่แล้ว

    Horey usoco good job well done

  • @ceyduruuscredit3018
    @ceyduruuscredit3018 2 ปีที่แล้ว

    Security code ka ee Whatsapp ka muxuu yahay misne muxuu kuu soo kordhinayaa

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 2 ปีที่แล้ว

    Qodobka satellite-ka ku saabsan dunida oo dhan ma ahaan doono

  • @powerofenglandmanchesterci4648
    @powerofenglandmanchesterci4648 2 ปีที่แล้ว

    M.a pro mahadsanid

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 ปีที่แล้ว

    wlal apple watch series 7 tan E Sim- card ka leh 950 dollar aya lagadaa.. not 400- 500..

  • @daahirmoahamedaliwarcadeey7322
    @daahirmoahamedaliwarcadeey7322 2 ปีที่แล้ว

    first commnet Horumar wacn iam 252

  • @ismailabdirahman9452
    @ismailabdirahman9452 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid

  • @nishowcaliadam5555
    @nishowcaliadam5555 2 ปีที่แล้ว

    Asc ostade wad maxad santaxay waxan kuleyahay keep going

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 2 ปีที่แล้ว

    waxa aan kahelay in satellite toos ego xirmaayo new iphones

  • @I.m.Kaliil
    @I.m.Kaliil 2 ปีที่แล้ว

    Ustadow wararka kaso baxaya apple ayaa inbadan lagu dhawqayey inuu san laheyd duleed simcard ka gala oo lagu isticmalo kaliya esim ma ka heysa alhbar ah in kuwa africa loso dirayo lo so sameyndoono simcard

  • @ilyasabdullahimohamed8170
    @ilyasabdullahimohamed8170 2 ปีที่แล้ว

    Ultra 22 S maxuu kaga duwanyahay sxp

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 2 ปีที่แล้ว

    hadii aan hays iphone mini 12 kawaran hada waan isku daalnay aniga iyo iphone mini 12 iphone gift lacagti ega dhameeyay full storage

  • @bahjoahmed701
    @bahjoahmed701 2 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan Sxbka Nolosha🥺🌏✨️

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 2 ปีที่แล้ว

    Sxp mahadsnid 100 jeer Sidaad Horumarka noogu hayso

  • @srk6186
    @srk6186 2 ปีที่แล้ว

    Macalin iphone 13 pro max baa wadaa maigu badali karaan iphone 14 hadaa lacag ku daro

  • @qalinlecarabow1813
    @qalinlecarabow1813 2 ปีที่แล้ว

    saacada aan ka helay bro

  • @BAKAR_MOHAMED_BAAKR_BARAAWE
    @BAKAR_MOHAMED_BAAKR_BARAAWE 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @maryanadan1099
    @maryanadan1099 2 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal galaxy m32 5g

  • @omarikar82
    @omarikar82 2 ปีที่แล้ว +1

    Salaamulah team Im252

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 2 ปีที่แล้ว

    Wali qofka haysta 12 pro max u baah naba 14 ka

  • @qoranegodane4778
    @qoranegodane4778 2 ปีที่แล้ว

    Noosheeg?

  • @wllhunter710
    @wllhunter710 2 ปีที่แล้ว

    Yaa iihadiyenayaan iphone 14 pro max wlalayaal🥺😥

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 ปีที่แล้ว

    Iphone 12 iyo Iphone 13 iyo iphone 14 waa iskumid wax ay kukala duwan yihiin majirto
    Anigu 13 ayaan wataa 5 biL kadibna waxay yidhaahdeen 14 ayaa soo baxay hooyadiin usheega kamaan xiiso dhicinba 13kii yaad 14 ukeenteen.
    Bulshada somaliyeed waxaan leyyahay yaan indhaha laydin qabanin wax cuaub majirto aan ka ahayn numberka 12 13 14 15 16

  • @abdulkadirahmed2096
    @abdulkadirahmed2096 2 ปีที่แล้ว

    Aniga riyo ahaan ayaan u iibsaday

  • @adarwrsan3881
    @adarwrsan3881 2 ปีที่แล้ว

    M.a mhad Snid wll

  • @rashkapall7222
    @rashkapall7222 2 ปีที่แล้ว

    S22 ultra aya kafcn

  • @shucaybmaxamed3150
    @shucaybmaxamed3150 2 ปีที่แล้ว

    Qiimaha horta imuu cajabin 🤑🤑

  • @mouminyasin4002
    @mouminyasin4002 2 ปีที่แล้ว

    S21 fe biyo magalaayan

  • @zhamzowudhaa2215
    @zhamzowudhaa2215 2 ปีที่แล้ว

    *hory usco wall mcn*

  • @Somali_Boy_143
    @Somali_Boy_143 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Eng Im252

  • @cmc1154
    @cmc1154 2 ปีที่แล้ว

    *#9900# lambarkan iyo faa'iidadiisa sharaxaad naga sii wl

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 2 ปีที่แล้ว

    Garabkaaga Allah galo sxb sare

  • @King-Cazam
    @King-Cazam 2 ปีที่แล้ว +1

    𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲𝐚 𝐩𝐢𝐧

  • @maslahismailhassan399
    @maslahismailhassan399 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal qali salan kadib vedio walbo aad xaga youtubeka wan lasocdaa balse telephonka iphone waligeey imasoomarin runti .
    Walalkey hadaad iphone aad i awoodo igu sharaf plz iphone noocey donto haa ahaato plz

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 2 ปีที่แล้ว

      Kkk dawarsi lix-saac ah. Hdaadan weligaa qaadanin mxaa kufaleysaa isk dhaaf.

  • @agedow
    @agedow 2 ปีที่แล้ว

    🙌🏿

  • @abdulaahiahmedaddow6855
    @abdulaahiahmedaddow6855 2 ปีที่แล้ว

    Gadan makare wa iska dwana 🤣😅👍 ceb miya

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan xogaa Wuu fiicnaan jiree markaan maxaa ka qaldanay tallow, I phone 📱 14 bro Max waxa ugu muheemsan oo dhan kama hadlen, I phone 📱 14 malahan meel laga galiyo SIM-Card waxuu ku shaqeeynayaa E SIMCAD, SOMALIA iyo xitaa Afrikada kale ay adkaan doonto inuu ku shaqeeya wa bilaahi toowfiiq.

    • @drmohamedali7624
      @drmohamedali7624 2 ปีที่แล้ว +1

      Somalia wa laga hela E sim wll

    • @Gahtaan.
      @Gahtaan. 2 ปีที่แล้ว

      @@drmohamedali7624
      Mashaa Allah waa ok markaa

  • @aas5855
    @aas5855 2 ปีที่แล้ว

    No 1

  • @dalmarabdulqadirhassan708
    @dalmarabdulqadirhassan708 2 ปีที่แล้ว

    Iphone 14 pro io iPhone 14 bro max yaa fican walal waqti xadirkan ke dalbadaa walal please iisheg OK lph

    • @kaaficabdiraxman1439
      @kaaficabdiraxman1439 2 ปีที่แล้ว +1

      14 max kaas dalbo ok wuu kaaga fcn yhy dhan walbo sxb

    • @dalmarabdulqadirhassan708
      @dalmarabdulqadirhassan708 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kaaficabdiraxman1439 oo thanks zxp iphone 14 pro max dalbaday thanks mzl

  • @axmedcabdi9021
    @axmedcabdi9021 2 ปีที่แล้ว

    Asc saxbi moobeel igalumay ayuu igaga xidhnaa gmail markasta oon kufuro is dhaho kan aan wato iima noqonayo moobeelki kale ayuu igu xujaynaya xitaa jabi ayaan is dhahay igama ogolo ee seen kuheli karaa jimeelka

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 2 ปีที่แล้ว

      Waa Ka kacsan kartaa kliya u cadee inaa adiga thy

  • @faaraxmouse5492
    @faaraxmouse5492 2 ปีที่แล้ว

    Zhpow horta aad ayaad u mahadsanthy
    Wax hada faa iido cusub ka muuqato saacada arkaa
    lakin yaa
    dhaqalahaa
    aan saacadaa yar ku iibinaayo zhpow
    maba hayo hadan hayana
    masaajidaan dhigan lahaa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 ปีที่แล้ว

    Apple waa ninam duulaan ku ah jeebka dadka

    • @abdialpha
      @abdialpha 2 ปีที่แล้ว

      Aniga isma lihi qaado iPhone nooc kasta uu yahay Samsung $350 jooga ka wataa

  • @zhamzowudhaa2215
    @zhamzowudhaa2215 2 ปีที่แล้ว

    *hory usco wall mcn*