Waxaan gacanta ku hayaa telefoonka A73 5G (Wax badan ka ogow hadda)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Samsung Galaxy A73 5G waa mid ka mid ah telefoonada soo baxay sanadkan 2022. Wax badan ka ogow tayadiisa iyo waxyaabaha uu leeyahay, hoosna ugu yeer sxb aad la jeclaan lahayd telefoonkan.
    Waxaad ka iibsan kartaa shirkadda Haleel-Samsung Reseller-Somalia.
    #iM252
    #GalaxyA73

ความคิดเห็น • 94

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 2 ปีที่แล้ว +8

    Samsung A73 wuxuu dhaama iphone bdn sida 7,8,10,11 waa wx kle wlhi 😍
    Iphone 7plus ayan 1year wataa wn ku daaley i.a A73 ayan soo gadan 🥹

  • @alisamadoon893
    @alisamadoon893 2 ปีที่แล้ว +7

    Su'aal?
    Ustad ma leedahy meel lagu barto waxyaabaha la xiriira technology da💯👏

  • @bahjoahmed701
    @bahjoahmed701 2 ปีที่แล้ว +10

    You can't imagine mi happiness because I have this phone✌️😁

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 2 ปีที่แล้ว +3

    From muqdisho university🎓🎓🎓🎓

  • @abdirahmanmohamed6112
    @abdirahmanmohamed6112 2 ปีที่แล้ว +5

    Brother Muhammad, thank you for introducing us to the things that we do not know about electronic mobile, I request you to talk about SAMSUNG A22, thank you.

    • @mohaabdi11
      @mohaabdi11 2 ปีที่แล้ว +1

      A22 iyo A23 wxba iska dhaaman sxb ee video uu kaga hdley A23 ayaa jiro kaas lee iska daawo mhdsnd 🙂

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 ปีที่แล้ว +6

    Noocyada Samsung S series ka iyana kasoo hdal. Versions koodii udan Beeyey. Sidoo kale A series ka iyo S series ka keeba tayo ahaan wanaagsan ama farqi ah oo u dhaxeeya hduu jirona noosoo gudbi baro. Thanks 👍👍👍💯💯💯💖

  • @فتحمحمود-و6ف
    @فتحمحمود-و6ف 2 ปีที่แล้ว +5

    لكنه غالى غيرمعقول !! ، فما لك لا تذكر عيوبه ،ونعلم أن كل شىء له عيوب وعلل كالحرارة وغير ذالك

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa haaysta sxbkey waana qofkii ugu horeyey ee haaysta mudo 2 bilood dubai ayuu kadalbadey 489+20 jajar ok 256 g r 8oo mahadsanid

  • @GuLeithA
    @GuLeithA 2 ปีที่แล้ว +6

    Bro A13 Ka soo hadal thanks 🥰

  • @keynaynmoha309
    @keynaynmoha309 2 ปีที่แล้ว +3

    sxb samsung nada A iyo S10 wixii kahoreeyay yaafiican dhinaca waxtarka malaga helaa biya magalaaan A vs S10,8,9 ????????????

  • @mushtaqmacalin4962
    @mushtaqmacalin4962 ปีที่แล้ว +1

    Qiimihiisa waa meqo abowe😢❤❤

  • @Sacadabib
    @Sacadabib 2 ปีที่แล้ว +3

    S series inoo bilow zhp thnkZ. 🥰

  • @darwiish1096
    @darwiish1096 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb mahadsanid fadlan adigoo mahadsan kasoo hadal A74 5g qiimihiisa iyo xogtiisa oo dhamaystiran

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 2 ปีที่แล้ว +1

    Lacgta aya waali ah ustaadi

  • @markous9820
    @markous9820 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb illahay kugu dharshe sual ka wedina A73 pls runta igaga sheeg, ( A73 oo RAM 8 ah room kisuna yahay 128gb ama 256gb wamaxay different saxda ah ayku kala fican yihiin ? Waxan rabay Inan Kato labadoda wan kaladoran la ahay lkn RAM 6 Marna donimayo kaliya ram 8 ka I sharaf kisa 128 gb ama kisa 256gb ram koduna wada yahay 8 wamaxay different saxda ah)

  • @nuurkaynuur4754
    @nuurkaynuur4754 2 ปีที่แล้ว +8

    Im252 wll Waxaan rabaa inaan wada hadalno oo I caawisid wll dunida ayaa wll lagu yahee xoogaa barnaamijo aan is leeyahay waad iga caawin kartaa ayaan rabaa inaad iga caawiso wll

  • @maxameddeeq9313
    @maxameddeeq9313 วันที่ผ่านมา

    Sxb iiso jawab galaxy a55 5g iyo galaxy A73 5g kee fiican

  • @mahadfeyzal3734
    @mahadfeyzal3734 ปีที่แล้ว +1

    Anaa heesto isoo sax daxda kaamard leh lkn waxmaka soogadaayo

  • @nimcomaxamed3699
    @nimcomaxamed3699 ปีที่แล้ว

    Alla nasib badna ani cadan nasib waa u yelan wayey

  • @suldangamer7081
    @suldangamer7081 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllka Sidee Loo Furtaa Light Screen Ama Leydhka Yare Ee Xaga Sare Ee Iphone Ka

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว +4

    Miyaad ogayn
    A71 cabirkiisa wa 6'7

  • @arqamabdirahman6670
    @arqamabdirahman6670 2 ปีที่แล้ว +1

    Talephonada Redmi pocco etc kazoo hadal ee shirkada Xiaomi ustaad please and please

  • @bahjoahmed701
    @bahjoahmed701 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going mi bestie 💓 💕 💗 😘

  • @yuusufciye8418
    @yuusufciye8418 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend tahay

  • @mahadmohamettaadan1929
    @mahadmohamettaadan1929 ปีที่แล้ว

    Waa OK telephone A73 waana kan hada aan isticmalaya waye

  • @Garshe8
    @Garshe8 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp muqaal aad telkaas ku duubty mna tusi kadhaaa

  • @sahalabdiladif3517
    @sahalabdiladif3517 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mobile waan gadanayaa insha allah

  • @khalidmohamed1224
    @khalidmohamed1224 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wax noga sheeg ( app vpn ) in la isticmali karo iyo in kale? Maxaa yeelay wadamo qaar laguma ogalo inaad isticmaasho apps, sida WhatsApp wadamo qaar lama ogolo waxaad ku qasbantahy inaad vpn raadsato..!!

  • @fatimahhassan3919
    @fatimahhassan3919 2 ปีที่แล้ว +4

    Infinix Note 11pro kasoo hadal ❤️

  • @minifootballkajowhar1049
    @minifootballkajowhar1049 ปีที่แล้ว

    Ustsd a33 AMA a73 midkee aya igu talin laheed inan iibsado

  • @mohamedabdishakur909
    @mohamedabdishakur909 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal shaashada wirwir baa ku jira

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 2 ปีที่แล้ว +3

    kepgoing legend❣️

  • @khadarmaxamed2369
    @khadarmaxamed2369 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanad guuro wacan zxp

  • @ahmedyasinmohamed5590
    @ahmedyasinmohamed5590 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaan kaalasoo xidhiidhayaa itoobiya 2 mobeli oo jarmalka nalooga soo dirty ookalah sumsong Galaxy A52s 5G waxaa laleeyahay hada kadib update ma yeelanayaa ka soo jawaab

  • @cabdinaasir1552
    @cabdinaasir1552 2 ปีที่แล้ว +2

    A23 Is Muujiya❤️

  • @warsohassan3934
    @warsohassan3934 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waa iga codsi (Samsung A32) kasoo hadal

  • @Ahmed-xm9iu
    @Ahmed-xm9iu 2 ปีที่แล้ว +2

    AMAZING EXPERIENCE.

  • @farxaanclaahi-kp3qd
    @farxaanclaahi-kp3qd ปีที่แล้ว

    Khatar waameeqo Lacagta iisheeg ♡

  • @morahmaanomar7932
    @morahmaanomar7932 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ayaa u bhn mana hesto lcg yaa ii gdayo xqiiq ah 😩

  • @Muuse99
    @Muuse99 ปีที่แล้ว

    War adi sxb shirkada haleel ma Isla shaqeesin miyaa video gaan 6 bil ka hor waaye 499 la gadaa ku sheektay xalayaa weydii wali 488 last kullaha

  • @ugaasmacnaawi5388
    @ugaasmacnaawi5388 ปีที่แล้ว

    Wll wll dhaga adayga jooji noso duub TV lagu xidhayo cpu
    Taaso noqonysa computer

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Cageey

  • @raxmabintuaxmed9395
    @raxmabintuaxmed9395 2 ปีที่แล้ว +3

    A52 maka hadlin bee🥰

  • @wacays.8057
    @wacays.8057 2 ปีที่แล้ว +2

    A 13 ka soo same pro

  • @jawharanafiiis4220
    @jawharanafiiis4220 ปีที่แล้ว

    Wll redmi note 12 pro kaso hadal plz

  • @xawojeylaanimaxamed1850
    @xawojeylaanimaxamed1850 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllky telfonka waa meqo waa iimuhiim blz iijawaab

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 ปีที่แล้ว +2

    Very good 👍

  • @leyloabuukarmaxamed8150
    @leyloabuukarmaxamed8150 ปีที่แล้ว

    anaa rabee waa imisa qeymihiisu

  • @AliizaAliiza-ee5wy
    @AliizaAliiza-ee5wy 2 ปีที่แล้ว +2

    Plse macalin oppo f21 5g kasoo hadal adigoo igu qadarinaayo daawadahaga inan ahay

  • @madshamohamed3440
    @madshamohamed3440 2 ปีที่แล้ว +1

    m32 kasoo hadal

  • @sharmoboy6823
    @sharmoboy6823 2 ปีที่แล้ว +1

    A32 kasoo hadal wll

  • @funy194
    @funy194 2 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma ahan

  • @LiilovePro
    @LiilovePro 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waxan ku weydinaya 2 su'aal
    Page classic ma ubadalan kara page experience.
    Tan kle page iga delete gareysmay ma so ceshan kara?

  • @santa_0045
    @santa_0045 2 ปีที่แล้ว

    Android version 13 one ui 5.0 baa ka danbeyyy

  • @xujjo3092
    @xujjo3092 2 ปีที่แล้ว

    Redmi note 11 pro kasoo hadal ustaad

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 ปีที่แล้ว +1

    Suuq geeyaha Haleel ee samsung

  • @prohusnihasan4774
    @prohusnihasan4774 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxan xasusta mudo dheer inan ku xerna youtubyada unpoxsing ee ajanabiga ah mudo kadib Ayan arkay luqdeyda hooyo lkin wxan kula talin lahaa ya intas lagu ekenin

  • @ramlayusuf8017
    @ramlayusuf8017 2 ปีที่แล้ว +2

    A13 4g ka soo hadl

  • @zhaxzhaxlawgasomalieed936
    @zhaxzhaxlawgasomalieed936 2 ปีที่แล้ว

    Wll wxd kazo hadasha s10 5g

  • @sadikabdurahman8259
    @sadikabdurahman8259 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib ka soo hadal oppo reno 7 adoo mahadsand

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 2 ปีที่แล้ว

      Somaliya malaga helaya oppo

  • @cabdulaahifaysal6279
    @cabdulaahifaysal6279 2 ปีที่แล้ว +3

    Nabiga ku sali mohamed scw

    • @Mofaysal
      @Mofaysal 2 ปีที่แล้ว +1

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sxp

  • @MaxamdReerbaadiye-pr8lj
    @MaxamdReerbaadiye-pr8lj ปีที่แล้ว

    A70 nougat soo hadal

  • @mohamedibrahim-fk5sn
    @mohamedibrahim-fk5sn 2 ปีที่แล้ว

    Magaraayo nothing phone 1 bro waxba maaha

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Sxb

  • @abdimalikali73
    @abdimalikali73 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @KhalidKhalid-yk2tf
    @KhalidKhalid-yk2tf ปีที่แล้ว

    Waww

  • @abdifatahsheikh5215
    @abdifatahsheikh5215 ปีที่แล้ว

    Asagoo 256GB ah waa meeqo

  • @cabdinaasir1552
    @cabdinaasir1552 2 ปีที่แล้ว +1

    A23 Ayaan Wataa Dab Dhamays Ayaan Kunacay Yaa Ila Qaba

  • @c.casiisyuusuf9581
    @c.casiisyuusuf9581 2 ปีที่แล้ว +1

    First time

  • @xiishcade9587
    @xiishcade9587 ปีที่แล้ว

    wan heesta alx A73 5g

    • @Muuse99
      @Muuse99 ปีที่แล้ว

      Meeqo kasoo bixisay lpx👋🤔

  • @nimcomaxamed3699
    @nimcomaxamed3699 ปีที่แล้ว

    420ayaa kuso gadey waa Isla Kan cml

  • @omaryusufafrah2981
    @omaryusufafrah2981 ปีที่แล้ว

    Afrah

  • @fahadmaxamud9070
    @fahadmaxamud9070 2 ปีที่แล้ว

    Anaa soo gatay

  • @nuurdiinnuurdiin4566
    @nuurdiinnuurdiin4566 2 ปีที่แล้ว

    Vnus ka soo hdal wll

  • @CaafialiAhmed
    @CaafialiAhmed 5 หลายเดือนก่อน

    A33 5G AYAA UGU WANGSAN

  • @ahmedabdisalaam7691
    @ahmedabdisalaam7691 ปีที่แล้ว

    xagee kala soo xariraa

  • @khaliilyare279
    @khaliilyare279 2 ปีที่แล้ว

    A13

  • @Ayuub535
    @Ayuub535 2 ปีที่แล้ว +2

    First

  • @liibaanloyal4467
    @liibaanloyal4467 2 ปีที่แล้ว

    Faiso

  • @mohamudsanka5362
    @mohamudsanka5362 2 ปีที่แล้ว

    ᴛᴀʟɪʏᴏ ᴀ 72 ᴋᴀsᴏᴏ ʜᴀᴅᴀʟ

  • @zaynuabdalla815
    @zaynuabdalla815 2 ปีที่แล้ว +2

    kepgoing legend❣️