Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun .
    Kanaalka / @marwanmedia
    Instagram www.instagram....
    Telegram t.me/+8ygYwLan...
    Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia

ความคิดเห็น • 42

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน +21

    1M oo Like gaarsiiya Muuqaalkan 😂

    • @AbdifatahAbdiwahab
      @AbdifatahAbdiwahab 2 หลายเดือนก่อน +3

      Kabadan u qalma dhirigaliye ❤

    • @CYCtrader
      @CYCtrader 2 หลายเดือนก่อน

      2m ayan gaynaynaa

    • @KingXadis
      @KingXadis 2 หลายเดือนก่อน +1

      I.A janagale

    • @CADAAWE1200
      @CADAAWE1200 2 หลายเดือนก่อน

      dhalinyaro 1m like and subcribe halagarsiiya
      rolmodelka wllken❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +5

    Noloshu waxay i baratay sirta uu ilaahay kugu jeclanayo waa marka aad ilaahay ka baqdo ama xasuusnaatoo oodan caasin markaad keligaa meel joogto oo keligaa tahay ... waxaad heleysaa awoood raabinya inshalah

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      @@Jaalejaale12 xaqiiqo wye

  • @RaxmaMuxamed
    @RaxmaMuxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks my brother xaqiiqdii firaaqadu waaba ka nolosha burburiyo allaha haku sharfo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aad iyo aad

  • @CADAAWE1200
    @CADAAWE1200 2 หลายเดือนก่อน +1

    thanks pro❤

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad keep going

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 2 หลายเดือนก่อน

    keep going

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going🎉❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน +1

      @@williamwilliam1337 mahadsanid .

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas 2 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkaan waxaa ii soo diray saaxiibkay Yaasiin, waa saaxiib wanaagsan markasta dhanka wanaagsan ii jiida waxaan markhaati ka ahay saxiibka wanaagsan inuu yahay wadada horumarka iyo wanaaga.
    Marwaan aad ba u mahadsntahay broda.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      Allah Yacizak wll ❤️

  • @Ganey-official
    @Ganey-official 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad tas kuguma raacsani qofka asaguu jeceyl leh ayuu danihiisa racan karaa tusaale qofkaan markuu malinkii so shaqeysto amaba qirshihiisa Malin laha ah uu qabsado ayuu jacelkisa lahadli karaa lkn dhafar may
    Inaa ifantay aa rajeynaa ustaad

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน +2

      @@DayHighlights2024 wan kala Aragti duwanaan Karna .
      Ma xumo Aragtidaada mahadsanid .

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs wlll thnks

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🌹

  • @user-fx4pf8nf2d
    @user-fx4pf8nf2d 2 หลายเดือนก่อน

    Masuul sare❤❤❤❤

  • @Cabduqaadirshbashiirmaxamuud
    @Cabduqaadirshbashiirmaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    M.a❤️

  • @RaxmaMuxamed
    @RaxmaMuxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Qof kastow waxa aad qabanaysid kafiirso hadii hadal dhahasid iyo hadii ficil samaynaysid waxan allaha ma xaraatimeeyay mise wuu baneeyay hadii wax xalaalyahay kusoco hadii xaaraam yahay kajoog hadii aad garanayn culumada waydii xaqiiqdii adaa usarayn aakharo iyo aduunba

  • @mohamedmuhiyadin9653
    @mohamedmuhiyadin9653 2 หลายเดือนก่อน

    1M Likes And Subscribers waad uqalantaaa masuul🎉🎉🎉

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedmuhiyadin9653 Allah Yacizak .

  • @Cabduqaadirshbashiirmaxamuud
    @Cabduqaadirshbashiirmaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    wll marwan podcast mee?.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      Waan soo wada wll

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 2 หลายเดือนก่อน

    MARWAN WAA MAHADSAN THY SXP
    ALLE HAKU SHARFO

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mujaahid11 aamin wll

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare 2 หลายเดือนก่อน

    I have a question, brother my question is half of my time, I spend more time on social media than I sleep, but all that time, I listen to podcasts, documentaries, and something useful. I don't use any tiktok, Facebook apart from TH-cam and sometimes facebook, but not much. My point is, is it a good issue,or does it impact me on the bad side ?because if I stop, I don't know where to go to learn what I want. Answer me as soon as possible. thank you, ustad Marwan.guul and gobonimo❤❤

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ka raalli ahow madama aadan su aasha iiwaydiin lkn waxan rabay inaan jwbta booboo wllo
      Internet has two side bad or good if you watch sth good that is good but if you use bad side like wasting your time without doing anything meaningful or learning sth new that will effect you bad side

    • @Ustaadyare
      @Ustaadyare 2 หลายเดือนก่อน

      Thank you for your great answer, but I mean, if I learn everything I want from social media, will it affect me in a bad way if it is good? I'm not asking you the bad thing. But I'm asking you the good thing, because social media and university, school, reading, and other areas of knowledge are not the same. Understand my question.

    • @bilkhyarmustafe3958
      @bilkhyarmustafe3958 2 หลายเดือนก่อน

      @@Ustaadyare that would be great you are improving your awerness and knowledge so I think nope

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Ustaadyare Ustaad Yaroow .
      Dhawr Arimood ban Kaga jawaabi Su'aashan Kana Raali Noqo wan Kaala soo daahay .
      Masul Muhiimku wa Sida aad Sheegtay oo waad Ka Faa'idaysata Lakin Indhahaaga Caafimadkooda u danee,
      Maskaxdaadana ka Fakir .
      Ugu Yaraan wakhtiya kala fogfog isticmaal .
      Xiliga hurdadana saacad ama Badhsaac iska fogee mobileka .
      Sido Kale waxaad Samaysata Xiliyo aad hawlo offline ah aad qabsato .
      Lkin Wax saamayn ah Ma igu yeelanaysa oo dhanka xun ah jawaabteedu wa May .
      Marka Laga reebo Indhaha Caafimadkoda iyo Maskaxda Labadaasna ka Taxadar .

    • @Ustaadyare
      @Ustaadyare 2 หลายเดือนก่อน

      @@marwanmedia wad mahadsan tahay ustd, sidaad iga soo jawaabtay.

  • @mohamedbaariofficial
    @mohamedbaariofficial 2 หลายเดือนก่อน

    Wllhi arinta jeceylka maanta arain fiican baad ka hadashay mahadsanid wa runtaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedbaariofficial Allah Yacizak .

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    Salaam yaa axbaabii

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad yutubka jadwal mausameysay isbuucii imisa muuqal ayaad sameysa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 หลายเดือนก่อน

      Haa jadwal ban ku socda
      Isbuuci 4 muuqaal

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +1

    awoowe Forex ka baro .. mahsdanid